Sh cukasha khayrbadan allah ha siiyo wa nin khayr badan, aqon fican ayan u leyahay wanag iyo tawaduc ayan ku aqanaa, jamacada qaybtii master ka ayan wada qadnay hal mar isku fasal ayaan ahayn,
jadiidiyo oo ah jamecadk aaad katiesan tahay ee galada walalka dhigatay cid ka xun male alsaadicuun bana kun jer idin dhama jadiidiya ethiopian baaa as asay diintana wax badan bay dafirsan yihiin ilaaa makaaa laga radiyaaa jadiidiyo markaaa shekhuw adunmarka hore kaso bax ururka ethiopian ku as asay oo ururada somaliyeed sogal hadii kale ethiopian wax uu aas asay nin haysta dhagaysan mayne nagu kala wad
Qalad miya. Hadaan hijab wayn qaadano. Quraan ka lagu sheegay inaan xijaabka. Qaadano Maxa. Loo cambareey naa dumar ka muslim ka ah 🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤔🤔
abdi razaq muudey يقول رسول الله صلى الله عليه وسلم في حديث يرويه حذيفة :" كان الناس يسألون رسول الله صلى الله عليه وسلم عن الخير وكنت أساله عن الشر مخافة أن يدركني... فإن لم يكن لهم جماعة ولا إمام قال: فاعتزل الفرق كلها ولو أن تعض بأصل شجرة...) مجرد نصيحة أخي وآسفة على التطفل
Ninkan ayaa si fiican uga hadlay ee intiina qoraalka jecel halkan ha ka akhristaan, www.maankaab.com/2017/04/magacyo-kala-fog-iyo-mawqifyo-midaysan-maxay-tahay-koox-diineeddan-cusub-ee-lagu-dhawaaqay-al-saadicuuna-bil-xaq/
ماشاء الله تبارك الله الشيخ عبدالقادر عكاشة
Sheekh Cukaash weli waa baby face maasha allah.Ilaahay jannadii ha kaaga jaasiyo.
Ilaahay khayr hakaga abaal mariyo sheekha
Sh cukasha khayrbadan allah ha siiyo wa nin khayr badan, aqon fican ayan u leyahay wanag iyo tawaduc ayan ku aqanaa, jamacada qaybtii master ka ayan wada qadnay hal mar isku fasal ayaan ahayn,
Shiikh cukaasha ilaahay ha xafido
jazaakallahu khayr, si fiican ayuu sheekhu uga hadlay.
Sh cukasha allah dartis ayan u jeclahay waa nin qimo badan runtii intan ka aqano.
بوركت يا شيخ فعلا استفدنا منك بمعلومات هامة لم نسمعها من قبل
th-cam.com/play/PL1uw4Rwbcylenhhe45n3nlWv_k-1Ov-13.html
Sh. Cukaasha ilaahay haa ka ajar siiyo, muxaadaraas qiimaha badnaa. Aad baan uga faa'iidaysanay.
Sheekh jadiidu miyaanay urur ahayn?
Jadiidiyo waa ayo horta?
Dacwa Salafiyyah
الشيخ عكاشي حفظه الله
Allah ha xifdiyo hana barakeyo
Jizakallhu runti sheikhn si tosa ayu u ifiyay e alow nga khbo kuwas
فرحمك الله شيخنا
Maasha Allah Sii fcn ayaad Usharaxdi Sheeq Alla akaa Awaal mariyo Shabaab waxa awuuray waa fikradaas
Sheikh Cukaasha & Ahmed Dahir Aweys.....waa laxir'xiray..
shiikhu wuxuu ka hadlay taariikhdoodii iyo xataa nahaaya hadaad fahmi waysay intaas . cid kuma fahansiin karta oon illaahay ahayn ma jirto ee illaahay haku fahamsiiyo. urur kaas tagfiirka ahna illaahay hanaga qabto anaga iyo umada illaahay oo dhan aamiiiìiìiiin
Kkkjjjjjj📻📻📻📻
jadiidiyo oo ah jamecadk aaad katiesan tahay ee galada walalka dhigatay cid ka xun male
alsaadicuun bana kun jer idin dhama
jadiidiya ethiopian baaa as asay diintana wax badan bay dafirsan yihiin ilaaa makaaa laga radiyaaa jadiidiyo markaaa shekhuw adunmarka hore kaso bax ururka ethiopian ku as asay oo ururada somaliyeed sogal hadii kale ethiopian wax uu aas asay nin haysta dhagaysan mayne nagu kala wad
abdulfatah mohamed oo wll Allah haku barkeye hadaynu urur ethiopian & somaliba iskadayno oo islamku inadeqo max inahelya?
Mashallah Allah hakabal mariyo
Masha allha alle ha ku barkeeyo sheekh cukashe
Ka gaabso sh cukaasha
Mashaa alaah shaykhanaa
Sheikh Kishki & Cukaasha...waa Culuma Run ah......maa shaa Allaah
Qalad miya. Hadaan hijab wayn qaadano. Quraan ka lagu sheegay inaan xijaabka. Qaadano
Maxa. Loo cambareey naa dumar ka muslim ka ah 🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤷♀️🤔🤔
Sheekh kheyr ka miyaan lagu dhex faafin Karin jamaacada
Galnimad qiratay o ad afkada hada kashegtay hadane waxad Ledahay wali Musliminan nahay war hoy umada yan lawarerin
Surada ee bisinka magaciis???
ayagaaba dhalaye kkkkkkkk
Saacidun Bil Xaq waxay sheegten in ay Towxid ka dad ka barayan ee dhib ka ay leedahay maxay tahay. Mise Martidu ayadaa kala naxda miyaa miyaa sheekadu
urururadaan ku jirno aanka soo baxnee ururka jadiidiya oo aadka tirsantahay boos maka banaanyahay mise xukuumaadkii ayaa fashilmmaya oo hunguri malahan
abdi razaq muudey oo maxed ku fail urur qayrka sameyay diinta Allah haku deqdo
منى محمد qufaan urur ahyn majiro hadii lees qayaanayana waa arinkale
abdi razaq muudey kkkkkkk
الله المستعان
abdi razaq muudey يقول رسول الله صلى الله عليه وسلم في حديث يرويه حذيفة :" كان الناس يسألون رسول الله صلى الله عليه وسلم عن الخير وكنت أساله عن الشر مخافة أن يدركني... فإن لم يكن لهم جماعة ولا إمام قال: فاعتزل الفرق كلها ولو أن تعض بأصل شجرة...)
مجرد نصيحة أخي وآسفة على التطفل
waa mahadsantahay wll naseexadada xasiiskana waan aaminsanahy lkn wall suaashu mawaxa waaye hadii aan jameeco muslmiin ah daruuf jirta awgood arimaha dacwada aankuwada xariirno in qofkale aa jameeco kale uu yirahdo jameecadas iska dhaaf ee teyda soo gal kulina waa muslimin lkn wasiiladii dacwada lagu wadi lahaa ayuu qilaaf ka taaganyahay..tusaale ahaan ani jameecada aqwaanka ayaan kamid ahay hadii midkale oo salafi jadiid ah igu yiraahdo jameecda muslimka ha qilaafin asigo kawada jameediisa (salafi jadiid) xadiiskaan aadso qaadtayna uu soo qaato masaxbaa arintaas
Ninkan ayaa si fiican uga hadlay ee intiina qoraalka jecel halkan ha ka akhristaan,
www.maankaab.com/2017/04/magacyo-kala-fog-iyo-mawqifyo-midaysan-maxay-tahay-koox-diineeddan-cusub-ee-lagu-dhawaaqay-al-saadicuuna-bil-xaq/
beeenale baaa tahay koox koxaysi wada
abdulfatah mohamed afkaaga qurunka badan culumada ha ku taagin
oro waxbaro jahli murakabaa kuhaye