Muxaadaro || Kuwa inkirsan Axadiithka Nabiga s.c.w. Taariikhdooda & Shubuhaadkooda | Sh M. Shibli

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 118

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 4 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah jazakalla kheyr Sheekh Maxamuud Maxamed shible Allah ku barakeeyo

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazak aallah kheyer shekh Dr shible shekh Dr faysal barakaallah fiikum

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 5 ปีที่แล้ว +6

    Subxaana allah ilaahoow kuwa nabigaaga kaben abuura haigu darin yaarabi aniga iyo dhamaan ehelkeyga iyo dhamaan muslimiinta

  • @BadbaadoChannel
    @BadbaadoChannel 8 ปีที่แล้ว +3

    masha allaah shekh mawduucaan waa wax aad baahi wayn looqabay waqtigaan waalan dhammaantiin waa mahadsantihiin shukran waa taariikh muhiim ah

    • @shukrimaxamadshukrimaxamad7786
      @shukrimaxamadshukrimaxamad7786 6 ปีที่แล้ว

      Sheekheena.ilaahaw.aduunka.nooxifdi.aakhirana.macaiisa.naga.dhig.ilaahaw.xoodka.nabiga.marka.lacabyo.awal.kaga.dhig.

    • @fatimahersi7397
      @fatimahersi7397 5 ปีที่แล้ว

      labadiina yaawAlan xaqiidii adaa waalan diina waxka taqaanid Sheikh shibli waa nin kheiyr badan waana nin aan sifiican u naqaan ee ka leexo

    • @fatimahersi7397
      @fatimahersi7397 5 ปีที่แล้ว

      sheikh Allaha Barakeeyo Allaha Xafido

  • @khadarxaajiyuusuf8454
    @khadarxaajiyuusuf8454 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazaakallaahu khayran yaa Sheekhii Shible.

  • @jaamaccadaysay8066
    @jaamaccadaysay8066 6 ปีที่แล้ว +3

    sh allaaah waalidiintaaa ha u naxariiisto. waaayo shinili oo allaah ha unaxxariiiisto

  • @abdiyarebashiir1997
    @abdiyarebashiir1997 2 ปีที่แล้ว

    Xafidu,LAAHU Sheikh Dr,Mohamud Shibli & Culumaad Kale Ameen Ameen Ameen Yaa RAABBI

  • @rahmaabokor113
    @rahmaabokor113 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah shiikh alle hauxif tiyo

  • @ismailbile6713
    @ismailbile6713 8 ปีที่แล้ว +4

    jasakalaahu qeyr salaf media iyo shiiqena shibili waxa kahadasheen wax loobaahnay

  • @sumayaosman9292
    @sumayaosman9292 7 ปีที่แล้ว +3

    maansha Allah illahay ha ku xafido SUBHANALLAH BEENTA IYO NABADA NAARTAY KAGULUSHAHAY ILLAHOW XAQA NAGU SUG

  • @fatimahersi7397
    @fatimahersi7397 5 ปีที่แล้ว +4

    mashaAllah tabaraka Allah

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 3 ปีที่แล้ว

    Jasaaka laahu khayr yaa sheekhanaa Dr shibli

  • @abdallaali1833
    @abdallaali1833 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh shibli

  • @nasirorten5546
    @nasirorten5546 8 ปีที่แล้ว +5

    jazaakumuallah khayr shekh shibli

  • @caishamohamedu7833
    @caishamohamedu7833 8 ปีที่แล้ว +4

    masha allah illaahow nooxifdi culimadeena soomaliyeed ee tashuush ka umada kabixiyo Alhamdulilaah

  • @boqoradagalgaduud7564
    @boqoradagalgaduud7564 8 ปีที่แล้ว +4

    mashallah jazaakallaahu kheyr shikh

  • @abdizamedmohamed9249
    @abdizamedmohamed9249 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaaaaaah
    Shiikh
    Shibli
    Ilaahayhaxafido
    Culumadeen
    Diintagaadhkahayaane

  • @ahmedmohamoud9198
    @ahmedmohamoud9198 8 ปีที่แล้ว +7

    masha allah ilhyhayoow xafid sheikh shible

  • @fatimahersi7397
    @fatimahersi7397 5 ปีที่แล้ว +4

    sheikha Allaha noo xafido

  • @allaahuakbar6762
    @allaahuakbar6762 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah

  • @barlinsaid291
    @barlinsaid291 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah alle ha kuxifdiyo

  • @prince4057
    @prince4057 8 ปีที่แล้ว +5

    jzk Allah yaa sheekh dhibille Allah Xaqa haynagu sugo

  • @goljanogsm
    @goljanogsm 7 ปีที่แล้ว +4

    ILAAHAYAW NOO XIFDI CULIMADAADA SHIBLE IYO KUWA LAMID AH DIINTAY DIFAACAYAANE

  • @mk-sy7rx
    @mk-sy7rx 8 ปีที่แล้ว +7

    Maasha alllaah shikhen alle xaqa haku dilo cadey murtadiinta waaba nagu bateen shubahaadkoda

    • @truegold2309
      @truegold2309 8 ปีที่แล้ว +1

      mk 01 Salaam alekoum

  • @abdiaziizmohamed1254
    @abdiaziizmohamed1254 ปีที่แล้ว

    Noolihii ugu caqli xumaa een dhagaysto, waxaa nasiib xun kuwa asaga kor u fiirinaya.

    • @hamseomar3951
      @hamseomar3951 9 หลายเดือนก่อน

      Jaahilku marku hadlu waa caqli laawe vad is odhan at least xataa hadaad ka soo hor jeedo waxa uu sheegayo fa'ido ayuun ba ku jirta xataa hadaad ka soo hor jeedo

    • @wadanisomali9675
      @wadanisomali9675 5 หลายเดือนก่อน

      Adi kooxdee tahay ama firqadee.

  • @ahmedmohamedniema5868
    @ahmedmohamedniema5868 6 ปีที่แล้ว +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw masha allah

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakallah

  • @usaamemahamuud
    @usaamemahamuud 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow na badbaadi

  • @saynababdulle5872
    @saynababdulle5872 4 ปีที่แล้ว

    ManshaAlah JasakaLahu khayr

  • @maxedamen6024
    @maxedamen6024 8 ปีที่แล้ว +1

    jazakkallah kheyr

  • @sharmarkemaxamed929
    @sharmarkemaxamed929 8 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaah alle ha idin xifdiyo

  • @abdifatahroble9003
    @abdifatahroble9003 8 ปีที่แล้ว +5

    mashaa Allah qeyr alle ha siiyo sheekha sidaas yaa la fashilaa munaafiqiinta sirtooda

  • @maxedamen6024
    @maxedamen6024 8 ปีที่แล้ว +2

    miisaanka aakhiro ebe hakugu siyaadiyo

    • @Yaremo
      @Yaremo 8 ปีที่แล้ว

      Maxed Amen djxhchghhx

  • @agoecho8786
    @agoecho8786 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah ilaahay Ajar ha ka siiyo

  • @umaayubumaayub445
    @umaayubumaayub445 8 ปีที่แล้ว +4

    masha allaah

  • @tirikmohamed5086
    @tirikmohamed5086 7 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alla ilaahay haku xifdhiyo

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 3 ปีที่แล้ว

    بارك الله فيه

  • @AYB07-b1j
    @AYB07-b1j 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @shiikhmaxamed4050
    @shiikhmaxamed4050 3 ปีที่แล้ว +2

    ترکتم فيکم امرين ما ان تمسکتم بهما لن تضلوا بعدي کتاب الله وسنتي )

  • @samsungg6galaxy366
    @samsungg6galaxy366 7 ปีที่แล้ว

    masha allaha alaha kuxifdiyo

  • @timaweynechannel3032
    @timaweynechannel3032 8 ปีที่แล้ว +5

    masha allah

    • @kahmed3697
      @kahmed3697 7 ปีที่แล้ว

      Ahmed Salafi I dr

    • @bashirmohamed7451
      @bashirmohamed7451 7 ปีที่แล้ว

      Ahmed Salafi maashaa Allah ilaahey ha ku xaxfido sheikh shibile

  • @haniahmed7947
    @haniahmed7947 8 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah

  • @filsansowjaducnuur646
    @filsansowjaducnuur646 8 ปีที่แล้ว +5

    ilhy hano kiin dayo culimadena wlhi dad badan aya warersan ilhy xaqa hanagu tosiyo

  • @fowziamuhammad1037
    @fowziamuhammad1037 8 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah

  • @anisaabdirahman7165
    @anisaabdirahman7165 8 ปีที่แล้ว +1

    m.a

  • @drmoali8443
    @drmoali8443 8 ปีที่แล้ว

    masha Alaah

  • @xaajixuubsireedxaajixubsireed
    @xaajixuubsireedxaajixubsireed 6 ปีที่แล้ว +1

    waxaan idin leeyahay dadbaa jira culimada caayay ee horta cayda halajoojiyo fadlan qofkii 2kalmadood oo aqoon ah ku dher waa kaa caalim san yahay adoon caytamin hadaad waxaad kula doodin aad taaqaanin adoo kumahadsan kasoo hadal culimada khaladka kaaga muqday adoon caytamin mahadsanid

  • @HANUUN
    @HANUUN 7 ปีที่แล้ว +2

    ASALLAAMU CALEYKUM SHEEKHOW AXAADIITHTII WEY BADATAY WAXAY MAREYSAA IN ADIGA QUDHAADA LAGUGU XUKMIYO KUFRI ADIGOON MARNABA KA LEEXAN DIINTII> MAXEY TAHAY SABABTU?MIDA KALE وَمَا‌ يَ‍‌‍نْ‍‍‍‍طِ‍‍‍قُ عَنِ ‌الْهَوَ‌ى
    MA QURAANKA AYAA ALLAAH KA WADAA MISE XADIITHA?
    AYADAN MAXAA LAGA WADAA IYADANA اتَّبِعُو‌ا‌ مَ‍‍ا‌ ‌أُ‌نْ‍‍زِلَ ‌إِلَيْكُمْ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَبِّكُمْ ‌وَلاَ‌ تَتَّبِعُو‌ا‌ مِ‍‌‍نْ ‌دُ‌ونِهِ ‌أَ‌وْلِي‍‍َ‍ا‌ءَ‌ ۗ قَ‍‍لِيلا‌ ً‌ مَا‌ تَذَكَّرُ‌ونَ surada 7 ayada 3
    TANA BAL KA WARAN ?وَمَا‌ ‌اخْ‍‍تَلَفْتُمْ ف‍‍ِ‍ي‍‍هِ مِ‍‌‍نْ شَ‍‍يْء‌‌ٍ‌ فَحُكْمُهُ~ُ ‌إِلَى‌ ‌اللَّ‍‍هِ ۚ ‌ذَلِكُمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌‍رَبِّي عَلَ‍‍يْ‍‍هِ تَوَكَّلْتُ ‌وَ‌إِلَ‍‍يْ‍‍هِ ‌أُنِيبُ surada 42 ayada 10
    TANA KA WARAN IYADANA?نَحْنُ ‌أَعْلَمُ بِمَا‌ يَ‍‍قُ‍‍ول‍‍ُ‍ونَ ۖ ‌وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌نْ‍‍تَ عَلَيْهِمْ بِجَبّ‍‍َ‍ا‌ر‌‌ٍ‌ ۖ فَذَكِّ‍‍رْ‌ بِ‍الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنِ مَ‍‌‍نْ يَ‍‍خَ‍‍‍افُ ‌وَعِيدِ( SURADA 50 AYADA 45)
    TANA KA WARAN?قُ‍‍لْ ‌أَيُّ شَ‍‍يْءٍ‌ ‌أَكْبَرُ‌ شَهَا‌دَة‌ ً‌ ۖ قُ‍‍لِ ‌اللَّ‍‍هُ ۖ شَه‍‍ِ‍ي‍‍د‌ٌ‌ بَيْنِي ‌وَبَيْنَكُمْ ۚ ‌وَ‌أ‍ُ‍‌وحِيَ ‌إِلَيَّ هَذَ‌ا‌ ‌الْ‍‍قُ‍‍رْ‌آنُ لِأ‌ن‍‍ذِ‌‍رَكُمْ بِ‍‍هِ ‌وَمَ‍‌‍نْ بَلَ‍‍غَ ۚ ‌أَئِ‍‍نَّ‍‍كُمْ لَتَشْهَد‍ُ‍‌ونَ ‌أَنَّ مَعَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌آلِهَةً ‌أُ‍خْ‍‍رَ‌ى‌ ۚ قُ‍‍لْ لاَ‌ ‌أَشْهَدُ‌ ۚ قُ‍‍لْ ‌إِنَّ‍‍مَا‌ هُوَ‌ ‌إِلَهٌ‌ ‌وَ‌احِد‌ٌ‌ ‌وَ‌إِنَّ‍‍نِي بَ‍‍رِيء‌ٌ‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ تُشْ‍‍رِكُونَ surada 6 ayada 19
    وَمَ‍‍ا‌ ‌أَ‌رْسَلْنَا‌ مِ‍‌‍نْ قَ‍‍‍بْ‍‍لِكَ مِ‍‌‍نْ ‌‍رَس‍‍ُ‍ولٍ‌ ‌وَلاَ‌ نَبِيّ‌‍ٍ‌ ‌إِلاَّ‌ ‌إِ‌ذَ‌ا‌ تَمَ‍‍نَّ‍‍‍ى‌ ‌أَلْ‍‍قَ‍‍ى‌ ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍‍انُ فِ‍‍ي ‌أُمْنِيَّتِ‍‍هِ فَيَ‍‌‍نْ‍‍سَ‍‍خُ ‌اللَّ‍‍هُ مَا‌ يُلْ‍‍قِ‍‍ي ‌ال‍‍شَّيْ‍‍طَ‍‍‍انُ ثُ‍‍مَّ يُحْكِمُ ‌اللَّ‍‍هُ ‌آيَاتِ‍‍هِ ۗ ‌وَ‌اللَّهُ عَل‍‍ِ‍ي‍‍مٌ حَكِيمٌ
    AYADAN UGU DAMBEYSA MIYAANEY TILMAAN U NUQONKARIN IN AXAADIITHTA FARAGELIN LAGU SAMEEYEY
    SIDAASNA LA ISKUGU HAYSTO MAR WALBA ?
    SHAKI IIGAMA JIRO IN AXAADIITHTA NABIGA S C W AY XAQ YIHIIN KUWOODA SAXDA AH CIDII DIIDANA WAA RUNTAA WAA HALIS LAAKIIN SIDEE QOFKA CAADIGA AH KU GARAN KARAA SAX IYO QALAD HADII DHIBAATOOYINKA FARAHA BADAN AY DHACAYAAN AXAADIITHTIINA AY KABA HOREEYAAN QURAANKII OO QOFKII LA YIRAAHDO ILLAAHAY SIDAANU YIRI
    MABA DHEGEYSANAYO LAAKIIN HADI LA YIRA WAA XADIITH WEY ILMEYNAYAAN ARINTAAS DAD AYAA KU XAD GUDBAY
    UMADIINA WAALAY DHIBAATO FARA BADANA KU HAYA UMADA. ILLAAHAY XAQA HA NAGU SUGO
    MIDA KALE OON LA YAABAY AYAA AH WAXAAD TUSAALE USOO QAADATAY NIN FATWOODAY OO SHEEGAY IN QOF TUKANAYA SAKADANA BIXINAYA SOOMAYA WA KAAFIR ILAAH BAAN KUGU DHAARSHEE TAASI MA XAQ BAA? SUBXAANA ALLAH إِنَّ ‌الَّذ‍ِ‍ي‍‍نَ يَتْل‍‍ُ‍ونَ كِت‍‍َ‍ابَ ‌اللَّ‍‍هِ ‌وَ‌أَ‍قَ‍‍امُو‌ا‌ ‌ال‍‍‍صَّ‍‍لاَةَ ‌وَ‌أَ‌نْ‍‍فَ‍‍قُ‍‍و‌ا‌ مِ‍‍مَّ‍‍ا‌ ‌‍رَ‌زَ‍‍قْ‍‍‍نَاهُمْ سِ‍‍ر‍ّ‍‌ا‌ ً‌ ‌وَعَلاَنِيَة ً‌ يَرْج‍‍ُ‍ونَ تِجَا‌‍رَة ً‌ لَ‍‌‍نْ تَبُو‌‍رَ surada 35 ayada 29
    SADAQA LLAHUL C CADHIIM W C W W

  • @suadmubarikmuse
    @suadmubarikmuse 8 ปีที่แล้ว +1

    mnzh allah

  • @muhudinomar5274
    @muhudinomar5274 7 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah 🔥💯

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 8 หลายเดือนก่อน

    California group of school wuxuu kuqaataa 108 billion us to naicom house wuxuu kuqaataa 35000 dollars mudaiga house wuxuu ku qaataa 60000 dollars ayuu ku qaataa shiikh maxamuud shibili waa taajir waaye laga cararo naicom house guriya mudaiga house hala dagin wuxuu na ka soo horjeydaa napada somaaliya wuxuu la rabaa Nairobi in ka taajir ro ayuuna ka doonaa

  • @yoonisjeele3528
    @yoonisjeele3528 7 ปีที่แล้ว +1

    Sheikha ale habarakeeyo kuwa ku xad gudbaayo kaalaya la imaada wax cad

  • @halimaali8374
    @halimaali8374 6 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @ayanyusuf7363
    @ayanyusuf7363 8 ปีที่แล้ว +3

    Z

  • @sharifbinshariif2306
    @sharifbinshariif2306 2 ปีที่แล้ว

    Csw

  • @loveruser
    @loveruser 2 ปีที่แล้ว

    Mustashriqiinta uu sheekha sheegay iyo Abuu Daawuud maxay ku kala duwanyihiin? Why midna aad sida Ilaah u aminsantahay kan kalena aad udiideysaa in xitaa ladhageysto warkiisa

    • @wadanisomali9675
      @wadanisomali9675 5 หลายเดือนก่อน

      Soo baar wall kadib weykuu kala cadaanee

    • @loveruser
      @loveruser 5 หลายเดือนก่อน

      @@wadanisomali9675 adaa ii sheegilahaa hadu mesha cilmi ka dhimanyahay

  • @waayoarag531
    @waayoarag531 7 ปีที่แล้ว +2

    salafiyiinta xaaraamiyiin weeyi waa kuwa dilka iyo qaraxa keenay

    • @cabdiaxmed5953
      @cabdiaxmed5953 7 ปีที่แล้ว +3

      qaraxa waxa kadaran caqiidada fasidkaa

    • @cabdiaxmed5953
      @cabdiaxmed5953 7 ปีที่แล้ว +1

      shekhana kheer alaah hakusiiy

    • @yaahkugu871
      @yaahkugu871 7 ปีที่แล้ว

      Cabdi Axmed caqiidada fasidka ah maxaad ka wadaa akhii ma caqiidu khaldan ayey leeeyihiin

    • @dallasissa8955
      @dallasissa8955 7 ปีที่แล้ว

      Waayo Arag

    • @abdugabo9684
      @abdugabo9684 7 ปีที่แล้ว

      War adiga salafi caynaaayo salafi mataqaanaa waxa laga wado🤭🤭🤭

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 7 ปีที่แล้ว

    Wallee Ninkan ciddii uu sheekh u yahay aakhiradiisa sheekh shibli jeebkiisuu ka raadin doonaa.kollay Daahirigan aniga wadaad iima aha.

    • @abdirazakahmed4692
      @abdirazakahmed4692 3 ปีที่แล้ว

      Ehlu baadil baad tahay kuwa laga hadlo OO beenlow war kaagu cad yahay

  • @waikanwakan2907
    @waikanwakan2907 7 ปีที่แล้ว

    shhiikh maahin waa beenaale

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 4 ปีที่แล้ว

    Somalida waxay dhahdaa af xaar bartay waxkasa waa gaalaysiin

  • @sgutube1000
    @sgutube1000 7 ปีที่แล้ว +2

    WAAW , AL-IMAAM AL-AJJURRI (DIED 360 HIJRI) SAX , IYO AL-XAAFITH IBN XAMZI (DIED 456), RAIYGOODII WAAYA HORE AHAA GOORMUU MUQAS NOQDAY OO MUSLIMIINTA MAANTA LAGU AALEEYSIINAYAA.
    IN RA'AYGOODA LA QADAASEEYEE AABA GAAL NIMA AH.
    2DAAS SHEEKH KAMA RA'AYI FIICNA SHEEKH EX PRESIDENT FAROOLE, MADAXWEEYNE SIILAANYO, SHEEKH PRESIDENT FARMAAJO IYO AL- XAAJI MUUSE SUUDI YALAXOOW, IN FACT AFRTAN SOMALIDAA A KA KHEEY BADAN , ILEEN CIDNA MEE GAALEEYSIIN ILAA HADDA. SHIBLI U R NO SHEEKH U R A CHARLATAN DIIN KU QARAABTA, PLEASE SHUT UP FOR THE SAKE OF REAL ISLAM AND MUSLIMIIN

  • @nolantani9481
    @nolantani9481 4 ปีที่แล้ว

    Shible gaalnimada gacanta muukuhayaa wahaabiyada waa xisbi kuxeran Saudi Arabia iyo Israel waa saxiibo cidaa qadi kartaan qalda ani ma ah ogaada

    • @naajaxofficialchannel125
      @naajaxofficialchannel125 3 ปีที่แล้ว

      Oo adigu kuwa sunaha diidan miyaad ka mid tahay waadigan caalimka aflagaadaynayee.. wuxuu ka hadlay waa xaq ee ama qaado ama iskaga tag xor baad tahee.. oo raac kuwa hawadooda diinka dhigtay ee sunihii rasuulka ka fogaaday.

  • @sgutube1000
    @sgutube1000 7 ปีที่แล้ว +1

    KAN WAA BEEN LOOW INKIRAYA IN AXAADIITHTA LA QORAY 150 ILAA 250 SANO KADIB NABIGIII, , AXAADIITH KULLLI WAA QURAAFAAD LAGU ABUURAY BAQDAAD , XILLIGII DAWLADA AL-CABBASIYA , XILLIGII DAWLA AL-AMAWIYA HAL XADIITH LAMA QORIN , MANA DHALAN MID KA MIDA 6DA MU'ALLAF EE AXAADIITHTA , SIDA BUKHAARI WAXUU DHASHAY 194 SANO DHIMASHADII NABIGA KADIB , MUSLIM, , ABUU DAUUD, AL-TIRMITHI, IBNI MAJAH KULLI WAA KA SII DANBEEYEEN.
    5 KA MIDA 6DA SHEEKH EE ALLIFAY AXAADIITHTA MID MOOYEE , SHANTA (5) KALE CARAB MA AHEEYN EE PERSIANS AMA IIRAANIYAANS BEE AHAAYEEN, TAAS WAXEE KU TU SEE IN AXAADIITHTU AY QURAAFAAD LA ABUURAY DHIMASHADII NABI MOXAMAD KA DIB YIHIIN

    • @bashirmohamed7451
      @bashirmohamed7451 7 ปีที่แล้ว

      SG Mohamed warya ilaahey ka cabso

    • @bashirmohamed7451
      @bashirmohamed7451 7 ปีที่แล้ว

      Ilaahey u towbad keen

    • @asadlionish
      @asadlionish 7 ปีที่แล้ว +1

      Maxaad ku tukadaa ? Soonka sidee usoontaa? Xajka sidee ugudataaa? Dumarka sidee uguursataa?
      Iyo axkaamta diinta oo dhan qaabkee usamaysaa shaarubo waynoow hadaad muslin tahay ?
      Illeen waxaas oo dhan quraanku ma faahfaahin hadaad xadiithka tidhaahdo waa beena meel kale oo aad faahfaahinta diinta ka keentaa ma jirteee mr shaydaan shaaruboow?

    • @nalkahealthcare9191
      @nalkahealthcare9191 6 ปีที่แล้ว +1

      SG Mohamed waxaan axadiista ladiidayo waxaa nagu bilabay Ali raage cumar kirish iyo cadnaan ibrahim hada waa nagu bateen ilaah hanaga qabteee

    • @abdiladhif3154
      @abdiladhif3154 6 ปีที่แล้ว

      murtad geeso waa weyn ayaad tahay wa jibkadana uu yahay in lagu edbiyo

  • @sgutube1000
    @sgutube1000 7 ปีที่แล้ว +1

    WAA WADAAKII WAALNAA , JAAHILKII 700 GABDHA SOMALIA OO AIDS WADA QABA KU SOO ARKAY DALKA UK , BEENLOOW AAMINSAN IN DIQSI HADAAYA HADUU KOOB BIYAA KU DHACO OO BAAL GASHADO, 2DA BAAL MIDNA SUN BUU WATAA KAN KALENA DAAWADEEDI, WAX QURAAFAADKAAS AAMINSAN WAA AXMAQ , MA AHA CAALIM DIIN LAGA DHAGEEYSTO, SHIBLI WAA AXMAQ MANA AHA WADAAD , MA AHA CAALIM DIINEED , WAA JAAHIL DIINTA KA DHIGTAY XIRFAD UU KU NOOLAADO, WAA JAAHIL MURABBAC AH

    • @MsHinda11
      @MsHinda11 7 ปีที่แล้ว +1

      sg mohamed,adigaa jaahil murakab ah ee sheikh shibili ka leexo.Isaga iskaba daayee aniga oo dumar ah ayaaba ku leh 700gabdhood waaba yartahay in ka badan ayaa Aids qabaan xitaa waxaa la gaarsiiyey somaliya Aids.Mida kale yaa jaahil gaalada ka hor ayaa Islaamka yaqaaneyn in duqsiga baalashiisa midna ku wato sun midna daawo.Markii ay science ay baareen ayey ogaadayn.Islaamkana waaqii nabigeena csw joogay ayaaba la yaqiinay.sheikh shibili waxaad ku sheegtay axmaq in ay wax kaa qaldan yahay bal ummada somaliyeed waydii sheikh shibili waa kuma dheh??? jawaabta aad heshid inta ku soo qor.adiga oo kale in lagu dambaabo ayaad rabtaa ee ilaahay haku soo hanuuniyo.

    • @nalkahealthcare9191
      @nalkahealthcare9191 6 ปีที่แล้ว

      SG Mohamed jaahil 2ba maahan ee waa adiga jahil

  • @anuurmaxamud2728
    @anuurmaxamud2728 7 ปีที่แล้ว

    wahabiyo nadhaaafa qashin

    • @cabdiaxmed5953
      @cabdiaxmed5953 7 ปีที่แล้ว

      wahabiyadu wa culimadadi.wax ka bark.inshaa alaah.waad kabixi.shakiga.iyo.shubaahadka .kudashaday.

    • @cabdiaxmed5953
      @cabdiaxmed5953 7 ปีที่แล้ว

      waxaan ujedaa.caqiidada.faasidka.ah.Satan.ahlul.bidaca..qasatan.watan.somalida.lugu.aqriyo..ashaacirada.were.mida. aan ujedo.fasidka.ah

  • @mariyamaxed429
    @mariyamaxed429 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @somalisomali8545
    @somalisomali8545 8 ปีที่แล้ว

    masha allah

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 4 ปีที่แล้ว

    Somalida waxay dhahdaa af xaar bartay waxkasa waa gaalaysiin

  • @ismabio9390
    @ismabio9390 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah