Sh Xuseen Cali. Dacwadii Asxaabta Rasuulka SCW.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ต.ค. 2012
  • Meerasane Media Network

ความคิดเห็น • 615

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 5 ปีที่แล้ว +31

    Alla wanagsana owanaagbadana qof daacada ilahay kusugnaday bal ufiirso waxa xikmad iyo erayo macaan ooqalbiga toos utagaya raxman ku irsaaqay
    Ilhay wawanajiya osaraysiiya qofka dacadiisa kusugnada sida sheekh xuseen 😓
    Allhayow daacadada nagusug oonodanbidhaaf isagana ka abaal iyo ajarsii😍
    June/2019☝️

  • @walaalahmed
    @walaalahmed 7 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah Allow umad dhamaan haddii ay fahmi lahaayen micnaha qur,aankaa wey ficanahay Allah ajir nagsiiyo dhamaan inta dhageysataa

  • @muhyidinmohamed1907
    @muhyidinmohamed1907 8 ปีที่แล้ว +5

    ma shaa allaah ilaahay hanagu anfaco aamiin sheekh allaaha ka ajaraiyo aamiin wllhay sheekh xuseen cali ilaahay darti baan ujeclahay

  • @saleanhamud9186
    @saleanhamud9186 7 ปีที่แล้ว +17

    Allaha ka ajir siiyo sheekh xusen cali wlhi wan ilmeyay marka gadhestay xadiskas Allow towbada no hagajii Aaaaamiin yarabi

    • @abshirhegazi6459
      @abshirhegazi6459 4 ปีที่แล้ว

      Maasha Allaah Allahayow Noo dhow musheeqiinteena

  • @raamoole7429
    @raamoole7429 8 ปีที่แล้ว +80

    illaahay dartii ayan kuu jecelahay sheekh alle haku daayo

  • @alhudaonlinepage9074
    @alhudaonlinepage9074 7 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah Sheikh Xuseen Cali Illaahay ha ku xifdiyo

  • @ilyasmaxemed8624
    @ilyasmaxemed8624 8 ปีที่แล้ว +2

    mashaa allaah jasaka allaah sh xuseen cali alle hanoo dambi dhaafo ookuwii nabi muxamed raaca hanaga yeelo aamiin

  • @zuhrafaroole7361
    @zuhrafaroole7361 7 ปีที่แล้ว +21

    شيخونا فاضل آلله بحفظك ويكرمك في دنيا والآخرة وآلله يجازيك ألف ألف ألف خبر

  • @munahassan8192
    @munahassan8192 8 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah tabarakallah sheikh Xuseen cali

  • @habadyaregedi7476
    @habadyaregedi7476 8 ปีที่แล้ว +17

    MASHA ALLAH
    walaahi shiikhaan ilaahay dartii baan u jeclhy xuseen cali shiik waxaan kaa iri janada sad allaha kaga dhigo

    • @sahalbile9590
      @sahalbile9590 7 ปีที่แล้ว

      Habadyare Hedi

    • @abdulmohamed2154
      @abdulmohamed2154 6 ปีที่แล้ว +1

      Habadyare Gedi shiiqa xagee buu dagan yahay waa sual?

    • @farhansaylici3315
      @farhansaylici3315 4 ปีที่แล้ว

      @@abdulmohamed2154 Djibouti buu dagan yahay

  • @mohamudomar4528
    @mohamudomar4528 7 ปีที่แล้ว +95

    shekhow wllhi marka aan dhegaysto xadiis yadada waxan dareemaa naxariis iyo cabsi dheeri ah Alle haku sharfo xadiis yada noo soo badi waa codsi shekhow

  • @taajaxmed893
    @taajaxmed893 8 ปีที่แล้ว +22

    Ilahay dartii ayan kuu jeclahy

  • @abdirisaqibrahim2170
    @abdirisaqibrahim2170 8 ปีที่แล้ว +16

    mashallah wacdigan maka dhargo mar walbo wan dhagaysa ilahow naga dig kuwi ilahey ku aan faco aamiin sheekh xussen cali ilahey ah ku dayo mahdsanit yaa allah ilahow no danbi dhaaf aamiin yaa allah

    • @hawaabdullahiqayaad9379
      @hawaabdullahiqayaad9379 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahiyoow sheekh xusseen jabuuti Allow xifdi Janatul fadoowsa sii Isaga iyo Asxaabtiisa Aamiin

  • @bulashawi8926
    @bulashawi8926 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah sheikh ilahay ha ku xifdiyo walhi markan dhageysto muxadarada sheikh hussain wan ilmeya

  • @salmaanabdiladiifaadanahme1751
    @salmaanabdiladiifaadanahme1751 3 ปีที่แล้ว +1

    Baraka laah sheekh xuseen cali sheekh aan ilahy dartiis ujeclahy ilahow anoo lakulmin ha idilin aamiin aamin

  • @mustafhaashim740
    @mustafhaashim740 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah sheekh Hussein cali ilaaah dartiisa kuu jeclhay ilaah haku xifdiyo aduun iyo aaakhiro

  • @yuzuf.....editing9236
    @yuzuf.....editing9236 2 ปีที่แล้ว

    M.alaah sheekh xuseen cali muxaadiradaan waxaan dhageesanayaa maan too ay tahay maalin jimca ah sandakan 2021 maalinta ugudanbaysa waxaan laduubay muxaadiradaan 10 years ago 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 walaahi cilmagaa waa dhaxalka kaliyaa ay dad ku aykaa fà idayaan sheekh xuseen cali ale akhirayo aduun hakugugu anfaco wanaa gaaga😍😍👳‍♂️

  • @AQOON-WADAAG.channel
    @AQOON-WADAAG.channel 4 ปีที่แล้ว +1

    masha aallaah allaha ku dhoowro sh.hussen ali allaha dartiis ayaan kuu jecelahay

  • @muzaz777
    @muzaz777 10 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله ياشيخ حسين علي والله اني لأعجبت بمحاضرتك القيمه

  • @mustafegaaruf1843
    @mustafegaaruf1843 9 ปีที่แล้ว +17

    maansha/allah jazaakallaaaah khayran kaziira yaa sheekh xuseen cali
    illahay misaanka xasanaadka hakuugu daro kolay noloshayda nafhaan aad ayey i anfacday qudbadan qaaaliga waana macaaan saday marlabaad jazakallaaaah kayran kaziira yaa akhiii

  • @maahiryare2055
    @maahiryare2055 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah waadku mahsantahy sida wcn aad noo wacdisay sheikh xuseen

  • @foosfarax1307
    @foosfarax1307 7 ปีที่แล้ว +2

    mash Allah ilaahey habo xifdiyo culumadena aamiin

  • @yasinsaid9136
    @yasinsaid9136 7 ปีที่แล้ว +32

    May ALLAH guide us all

  • @mohamedabdullahiyusuf224
    @mohamedabdullahiyusuf224 8 ปีที่แล้ว +11

    walaahi shiikhaan ilaahay dartii baan u jeclhy xuseen cali shiik waxaan kaa iri janada sad allaha kaga dhigo

    • @ahmedcademaahanhesahan8391
      @ahmedcademaahanhesahan8391 8 ปีที่แล้ว +1

      sh xuseen ali allaha barakeyo dhamaan sh yada muslimka ah oo dhan allaha noo dayo

  • @asmaali7958
    @asmaali7958 8 ปีที่แล้ว +27

    mansha allha ilahayo nacafi

  • @abdihafitali2086
    @abdihafitali2086 8 ปีที่แล้ว +4

    jazaaka allah ya Sheeeq anagane allah hanagu anfaco amiiin

  • @colaadhuse3537
    @colaadhuse3537 7 ปีที่แล้ว +4

    mashaaa allah xafidulaaah sheekh xuseen dar ilaahay ayaaan kuugu raaxaystaaa codkarnimadaada ilaahay cimriga hakuu dheereeyo

  • @apsan3180
    @apsan3180 5 ปีที่แล้ว +5

    Walahi majirto muxadro ANkajeclahay markasta Kucecelceshadaa 2019

  • @abdiazizaden3648
    @abdiazizaden3648 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalaah Sheikh xuseen Muxadarooyinkaaga Qalbiga ayaa ugu Daga.

  • @yousufhassan1206
    @yousufhassan1206 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sheekh xuseen cali eesh calaa balaaqo alle haku dhawro

  • @AhmedAli-ng9og
    @AhmedAli-ng9og 6 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh xuseen cali Dacwadii Rasuulka CSW. Alle ha inagu anfaco kitaabka QURAANKA iyo Sunihii nebi yaa Rabbi ilaahaw waxaanu ku Waydiisanay Caqiido Toosan iyo Toobadda iyo Immaanka iyo Salaada Amiin Yaa Rabbi By. Axmed Cali Cusmasn Xasan MOXAMMAD

  • @umumarsum1701
    @umumarsum1701 6 ปีที่แล้ว +16

    Masha allah sheekhan codkisa walahi meel nuu itabta illahay khayr ha ku siyo cod macan ayuu illahay u siyay

  • @cabdirashiidmaxamedcali5126
    @cabdirashiidmaxamedcali5126 5 ปีที่แล้ว +2

    maansha allah sh jasaaka laahu khayral jasaa walaahay qalbiga ayey taabanaysaa muxudarada shaakhani alle haku barakeeyo alle haynagu anfaco inteena dhegaysatay

  • @nuradinahmedfcp9363
    @nuradinahmedfcp9363 6 ปีที่แล้ว +16

    Sh xusen alaha ku sharFo jazakallaH wll

    • @kowtherabdalla7774
      @kowtherabdalla7774 4 ปีที่แล้ว

      masha allah sheikh allaha ku xafidu walaahi wacdigaaga waan ku raa xeey sanaa

  • @mashurmowlid5619
    @mashurmowlid5619 6 ปีที่แล้ว +22

    sheekha waxan dhagaystaba ugu dambaynti wn arkay waxanu ku kulanay kulankii islaamka ee Bangladesh 11/01/2018 alle cimriga iyo caqligaba ha ubarakeeyo runti balaaqadiisa wn ka helay

    • @samoowcali9484
      @samoowcali9484 5 ปีที่แล้ว

      arday miyaa tahay walal

    • @kaphiosaid5228
      @kaphiosaid5228 5 ปีที่แล้ว

      Aadbaan,kuujeclahay.danbigaagii,alhadhaafo

  • @dabshidms1154
    @dabshidms1154 5 ปีที่แล้ว +2

    Jazakalah sheeikh alle haku xafido muxadaroyinka ad qabato ad bn u jeclhy balaqadada

  • @haaruuncumar909
    @haaruuncumar909 4 ปีที่แล้ว +1

    Alle khyr ha ku siiyo sheekh xuseen cali

  • @shukriabdi8139
    @shukriabdi8139 9 ปีที่แล้ว

    Masha allah ilaahow naga kuwii udhaqma sidii rasuulka nnkh aammin aamiin aamiin.

  • @MohamedHassan-du2wz
    @MohamedHassan-du2wz 5 ปีที่แล้ว +3

    mashaa allah ilaahay culumadeena hanoo daayo Allahana xifdiyo

  • @fadumaaden7465
    @fadumaaden7465 8 ปีที่แล้ว +3

    aaaaamin aaaamin aaaamin ilaaahow janadada nagu arsaaq

  • @jamaahmed2566
    @jamaahmed2566 8 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh xuseen Allah Haku dhawro wacdigaaga wax ban oo aan lasoo goobi Karin Ayaan ka faaidey Allah Haku xifdiyo

  • @somalichannel5254
    @somalichannel5254 7 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAH ilahy ha xafido SH xusen caLi TabLiiiQ wllhi aadban ujeclhy Qalbigeyga aadbay udhaQaaajiyan muuqaladiisu

  • @AminaAminaCabdullahiEMAILCOM
    @AminaAminaCabdullahiEMAILCOM 8 ปีที่แล้ว +4

    ilahey haku barakeyo ilahey hakuu danbi dhaafo shiikh xusen cali

  • @foosiahmed6252
    @foosiahmed6252 7 ปีที่แล้ว +13

    Mansha allah sheikh khayir alle haku siiyo
    Ilahay kuwii janada isku arka haynaga yeelo

    • @hasanelmi4799
      @hasanelmi4799 7 ปีที่แล้ว +3

      maashaa allah jazaaka allahu khayr walaahi intii aan daawanayey waxaan dareemay naxariis iyo iimaan

  • @ifrahabdilahi6162
    @ifrahabdilahi6162 7 ปีที่แล้ว +2

    MashaaAllah ilahay haku xafido shikh xusen cali shikh

  • @abdiazizroble3946
    @abdiazizroble3946 6 ปีที่แล้ว +1

    Allaha barakeeyo shiiq Xuseen cali Alle dartiis ujeclahay

  • @aminkafi9785
    @aminkafi9785 7 ปีที่แล้ว +4

    Scw

  • @alipomahamed4667
    @alipomahamed4667 5 ปีที่แล้ว +2

    Allaha kaa ayaar siyo walhi qalbigu na dhaqjiyay shekh xesiin caali alllow janatul far daws allaha geeeyo

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 4 ปีที่แล้ว +1

    mnsha allah walaahi waxaan markhaati ka ahay inuu sheekh huseen cali jabuuti uu udadaalay sida umadu jidka toosan ugu hanuuni la haayeen noloshiisa intii badnayd umada af soomaaliga ku hadasha ayuu u huray allah ha xafadi waxay hayd 2012 ilaahada oo 2020 la joogana dadaalkiisii wuu wada janada meel wanaagsan allah ha dajiyo sheekh jasaka allah ilahay dartii ayaan kuu jeclahay

  • @legend01743
    @legend01743 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allaha ku xafido oo illahay darti ayn ku jeclahay sh xuseen cali jabuuti

  • @xasanyare1152
    @xasanyare1152 10 ปีที่แล้ว +1

    masha allaaah kheer allaha ku sii yo sh.xuseen cali

  • @aaltamooda7045
    @aaltamooda7045 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah sheikh xuseen jabuuti xafidullah

  • @muslimahaimjannah814
    @muslimahaimjannah814 7 ปีที่แล้ว +2

    jazakalah qeyr Sheeq Xuseen cali

  • @warsanaxmed3451
    @warsanaxmed3451 8 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah sheeq s
    Xuseen ale haku xifdiyo anagane ale anaga dhigo kuwa waanada qaato ilahoow ina cafi aamiin aamiin dhamateen

  • @mohamedkhaliifhassan5732
    @mohamedkhaliifhassan5732 7 ปีที่แล้ว +7

    ilaahay dartiis ayan ku jeclahay sh xusen Cali tabliq saxibu dacwa xafithahullah

  • @maxamadcali4338
    @maxamadcali4338 8 ปีที่แล้ว +4

    mnsha allaah alle ha ka Jazaa,i siiyo sheekh anagana alle ha nagu an. faco

  • @shaqobk8039
    @shaqobk8039 8 ปีที่แล้ว +3

    masha aalah aamin shiki aalaha tobada nawafajiyo

  • @abdinasirali3460
    @abdinasirali3460 6 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Sheikhaan wa Sheikh muxadaradis si toos ah kusameyneyaa masha allah allow nagu anfac allow kuwii kudhaqma inaga dhig Amiin ya allah

  • @abdikanisahal
    @abdikanisahal 6 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah, Jazakallah

  • @dajiyamohamed3472
    @dajiyamohamed3472 7 ปีที่แล้ว +20

    masha alah ilahy xaqa ha nagu hanuuniyo

  • @abdimananabdirahman3943
    @abdimananabdirahman3943 5 ปีที่แล้ว

    Illhow baraky sheyqunaaa xussein
    Amiiiin

  • @aliabdirahman5341
    @aliabdirahman5341 9 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah sheekh xuseen cali aad ayaan muxaadiradiisa u jeclahay waanu igalaa wacdigiisu rabi hakaa abaal mariyo sheekh

  • @yusufdaahir9862
    @yusufdaahir9862 7 ปีที่แล้ว +23

    hadal badan haamo lagama buuxiyee yaa alle dartii udiyaara inuu ubaxo

  • @hamdaabdi6282
    @hamdaabdi6282 7 ปีที่แล้ว +10

    masha Allh Tabaraka Raxman rabbi hakubarakeeyo sheikh

    • @itme530
      @itme530 7 ปีที่แล้ว

      Aamiin

  • @carabchannel7799
    @carabchannel7799 7 ปีที่แล้ว +2

    manshaa allaah sheikh xusen jazahumulah kheer ajar allaaha kasiyo aduun iyo aqiiro

  • @nasirmohamed5602
    @nasirmohamed5602 7 ปีที่แล้ว +2

    maasha allaah jasakalaahu khayr sheekh aad ayaan kuujeclahay ilahay dartiis

  • @qudufmahamed9081
    @qudufmahamed9081 7 ปีที่แล้ว +12

    manshaalh alaha ku xifdiyo aabo macan waa sheikh aan jeclahay

  • @cayduruscabdullahiadam2272
    @cayduruscabdullahiadam2272 5 ปีที่แล้ว +3

    2019 like zaae

  • @saidabdishire5770
    @saidabdishire5770 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah sheekh Hussen Alaha haku barakeyo

  • @khadardaahir3305
    @khadardaahir3305 6 ปีที่แล้ว +1

    manshaa Allah ilahay ha kuxiftiyo sheekh xuseen cali raage

  • @dgsh5577
    @dgsh5577 6 ปีที่แล้ว

    jzkl Kher sh xusen cali markan dhagesto adunyo wn naca Allah nawfachiyo Amiiiin yaa Allah tabrklh shake xusen cali

  • @yousufhassan1206
    @yousufhassan1206 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sh.xuseen alle haku xafido

  • @skinyrastar5553
    @skinyrastar5553 7 ปีที่แล้ว

    walahay alle ayaan ku dhaartee sheekh xuseen cali waan ku jecelahay dar ilahau

  • @typtyp5122
    @typtyp5122 8 ปีที่แล้ว +3

    mashallah sheek xussen ilahey ah ku xafido wll

  • @mokhtarmousaali5425
    @mokhtarmousaali5425 8 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah
    alle naxaarta haka xoreeyo sheekh xuseen ali

  • @sabyasooqu7347
    @sabyasooqu7347 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah yaa shiq xusen Cali jabuti shukran allah yaxfidukum

  • @muminahmed3477
    @muminahmed3477 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah. Alle haku barakeeyo maba seexdo Aniga o dhageysan wacdigada

  • @engqambi1189
    @engqambi1189 5 ปีที่แล้ว +1

    masha allah sheekh xusen cali runti ilaahey baa balaaqo kugu maneystey

  • @user-cn9yx2ck6t
    @user-cn9yx2ck6t 8 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير يا شيخ

  • @xuseenabdi7412
    @xuseenabdi7412 9 ปีที่แล้ว +3

    maasha alaah yaa shiqi alaha na fahan siyo

  • @yaserhussein8629
    @yaserhussein8629 7 ปีที่แล้ว

    ilaahay dartii ayaan kuu jecelahay walaalkay qaaliya sheikh xuseen cali

  • @singhamomar4191
    @singhamomar4191 5 ปีที่แล้ว +1

    Illahayow qer kusi sheikh xussein

  • @cismanyusuf4521
    @cismanyusuf4521 8 ปีที่แล้ว +1

    manshaalah shikhuna xuseen xasan iallahyey denbuigisa dhaf dhaf anaganah no denbi dhaf waa sheekh ilahy balaqad siiyey qiiro

  • @ahmedjarati6449
    @ahmedjarati6449 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Jazakalahu Khayr Sheikh

  • @abdiwahidmohamed2433
    @abdiwahidmohamed2433 6 ปีที่แล้ว +2

    يا طالب الرزق في الدنيا بقوته
    تدور من بلد فيها إلى بلد
    أتعبت نفسك فيما لست تدركه
    وضاع عمرك في هم وفي نكد
    لو طرت بين السماء واﻷرض مجتهدا
    في شربة الماء غير الرزق لم تجد
    أقصر عناك فإن الرزق منقسم
    يأتي إليك ولو في جبهة اﻷس

  • @mahatguhadyussuf845
    @mahatguhadyussuf845 7 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH SH XUSEEN TABLIIQ ALLAH HAKU XAFIDO YA SHEQ RUNTII WAD NA HANUNISEE WALLAHI WACDIGADA TOOS AYUU UMADA UTAWANAYAA ALLOW KUWII FAHMAN NAGA DHIG AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN YA ALLAH

  • @abdimaliksalad3928
    @abdimaliksalad3928 8 ปีที่แล้ว +1

    jazakalhu khayra sh.Xuseen Ali

  • @mohameddahirabdulkadir4014
    @mohameddahirabdulkadir4014 7 ปีที่แล้ว

    MashaAllah janatul firdows allaha ku geeyo
    Allah ha kaa abaal mariyo saa quluubteena u qushuucisay

  • @xogxasaasi2859
    @xogxasaasi2859 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah shiiq xuseen alle ha kubarakeyo.

  • @khadarolow2331
    @khadarolow2331 9 ปีที่แล้ว +1

    manshallah walal xussen illah janada hakugu bishariye carabka alla kuba qabtu

  • @amarushakur77
    @amarushakur77 7 ปีที่แล้ว +7

    125 people disliked this!!! wow can't believe it.

  • @ahmedmohamedmohamoud9833
    @ahmedmohamedmohamoud9833 9 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله
    Ilaahay haku barakeeyo ikhiii muslim
    جزاك الله خيرا

  • @nuurosiciid2048
    @nuurosiciid2048 ปีที่แล้ว

    Shiikh xuseen cali Ilaahay haku xafido muxaadaradaadana ku intifaaca Ilaahay hanaga dhigo

  • @abdilatifsamow6352
    @abdilatifsamow6352 8 ปีที่แล้ว +4

    Barakallah and jazakallah qeyraa

  • @inaiguehliban2810
    @inaiguehliban2810 8 ปีที่แล้ว +2

    jazaaka lahou khaire sheik housein ALLAH HAGOUGOU ASTOURO DINTA IFKA iyo AHIRO BA HAYE

  • @abwaandhuux5517
    @abwaandhuux5517 5 ปีที่แล้ว

    Maaanshallah shiikh xuseen cali jazakallaahu khayraa alle haku xafido shiilh

  • @yaasirsaeed7913
    @yaasirsaeed7913 4 ปีที่แล้ว

    Sh.xuseen cali japuuti allaaH haku xifdiyo aduunyo iyo aakhiro wllhi markaan dhageysto muxadaradaada wllhi cabsi bdn ayaan dareemaaa

  • @deeqdarajowillqaran2319
    @deeqdarajowillqaran2319 4 ปีที่แล้ว

    Muxadardin an ugu Hordageystay Sheikh xussen muxadaryinkisa Talefon xata malahen 2012 Dugsiley ban aha ا لحمد ا لله على كل حل

  • @abdiqanimabdi1580
    @abdiqanimabdi1580 10 ปีที่แล้ว +4

    jazaaka laahu khayr ilaahay hakaa abaal mariyo anaga allaah waxaan waydiisanay inooo nugu anfaco inshaa allaah

  • @dahermusa231
    @dahermusa231 6 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallah allaha noo sahlo waa aakhirul saman waayo heesaha somalida million qof wax ka badan baa daawada allaha jidka toosan nagu sugo