''Cabdiraxmaan Cabdishakuuraw Somaliland waxba kaama gelin ee kuwa aad " Xildhibaan Guruuje

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 63

  • @mid5094
    @mid5094 หลายเดือนก่อน +9

    Maanshaa alaah Xildhiban guruje cilmiga iyo aqliga ilahay haku barakeyo

  • @HalimaM-b4q
    @HalimaM-b4q หลายเดือนก่อน +2

    Xidhibaan Guruje ,Geesi geesi dhaley. Madaxweeynaha Somaliland ee mustaqbika In Sha Allah.

  • @zakariamohamedabdi220
    @zakariamohamedabdi220 หลายเดือนก่อน +5

    Wadani dhaba geesi. Ilahay ha ku xiftiyo

  • @cadbikhalaq6220
    @cadbikhalaq6220 หลายเดือนก่อน +6

    Nin shaqdiisa loo doortay haya❤

  • @cabdiqanidiinaarproducatio5285
    @cabdiqanidiinaarproducatio5285 หลายเดือนก่อน +4

    Mansha allaah ninkaasi madaxwayne ayuu uu qalma walaahay

  • @Khadar-h8b
    @Khadar-h8b หลายเดือนก่อน

    Guul guul xildhibaan ❤

  • @haydar378
    @haydar378 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha alah

  • @nuuracabdikariimxuseen2206
    @nuuracabdikariimxuseen2206 หลายเดือนก่อน +5

    Xilibaan garuuje wa xilibaanka kaliya ee garanaya wixii loo doortay wa nin wadankiisa jecel ama mucaarid ha noqdo ama muxaafade

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wllhi waa qof kaliya ee aan arkay inu garanayo wixii loo doortay,lkn aan sababta kuu sheego golahani waa gole sharci dajin sidaa darteed isagu waxa uu bartay ee u waliigiba ka shaqynayeyy waxa weeye sharci,sharcina waxa ka shaqayn kara muwaadin dhab ah oo aan kala aqoon muxaafid io mucaarid❤❤

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 หลายเดือนก่อน +3

    Leggen 🎉🎉

  • @saidnour8864
    @saidnour8864 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah xilibaan manta waad heshay midkaa

  • @ShakiraCumar
    @ShakiraCumar หลายเดือนก่อน +4

    Waad asiibty mudne illhy hankaa xafido

  • @HapzaFarhn
    @HapzaFarhn หลายเดือนก่อน

    Legend weeyi walaahi ninkani waa lipaah laba walaahi waanku wadaanaa lipaah❤

  • @mohamedyusuf9806
    @mohamedyusuf9806 หลายเดือนก่อน

    Jawaabta waan sugayay xildhiban waad ku mahadsanid thy

  • @IbraahimCrashiid-i3h
    @IbraahimCrashiid-i3h หลายเดือนก่อน +1

    Nin aqonle
    Somaliland ❤❤❤❤

  • @dahirabdullahi10
    @dahirabdullahi10 หลายเดือนก่อน +1

    Well done mujaahid

  • @IdkIdk-tv6lj
    @IdkIdk-tv6lj หลายเดือนก่อน +2

    Tiisa haka.hadlo

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p หลายเดือนก่อน +3

    Kuruje waa libaxa libax dhaley weyi

  • @IdkIdk-tv6lj
    @IdkIdk-tv6lj หลายเดือนก่อน +2

    Dhulkeena waa ku.dhimanaysaa intaan noolahay

  • @IdkIdk-tv6lj
    @IdkIdk-tv6lj หลายเดือนก่อน +2

    Geesi geesi dhalay waxn hadslkasgu uma.qslmo waa mooryaan

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 หลายเดือนก่อน

    guruuje waad mahadsantahay hadalwanaagsan ayaad ku hadashaty

  • @KAFARAH1
    @KAFARAH1 หลายเดือนก่อน +1

    Abti habarjeclo aday ku codaynasaaye maad is sharaxdid
    Aduunbaa wadani lahuno ah ee

  • @AididAlcadaala
    @AididAlcadaala หลายเดือนก่อน

    Somaalida waxa lagu imtixaamaya reerkan abtiyaladey ah ee cuqubadu heyso😢😢

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa หลายเดือนก่อน

    Gurujow Adan cilmi iyo caqli ku hadlahayn Adunku waxa u ku dhisan yhy sharci ay dhigten balse rabitan beeled kuma dhisana SL kuma dhisana shaci dawladeed e waxay ku dhisan thy sharci beeled, waxa laga hadlayana. Waa dawlad sharciya

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdirisakNor
    @AbdirisakNor หลายเดือนก่อน

    Cajiib bal dawlad kale haydin siido Ictiraaf, Anigu haddaan ahaan lahaa Waqooyiga Somalia sidaan maan uhadleyne Dawladda Somalia ayaa aqoonsi habeen iyo malin katuugi lahaa😅

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 หลายเดือนก่อน +1

    Guruuje waxaad u eegtay wadani wax fahan san. Fadlan ha difaacin Xisbi ku sheeg ka soo hor jeeda Qaranimada dadka iyo Qaranimada Somaliland ka soo horjeeda. Wadani uma Qalantidi in aad ka sii mid noqoto. Waayo isku fikir ma tihidin adiga iyo Ciro.

    • @maxdar11
      @maxdar11 หลายเดือนก่อน

      Waddani waa wada guruje ee beenbay heego idin sheegtay😂

  • @biibaaye-o3k
    @biibaaye-o3k หลายเดือนก่อน

    Madaxweynahaaga muuse la hadal oo markuu 🎤 qaataba isagoo aad moddo caruur oyeysa xamar baa na xasuuqday xamarbaa in xaasidaysa xamarbaa Ina laysay kaa aamusi marka hore ee calaacalka jooji.

  • @najibabdi9676
    @najibabdi9676 หลายเดือนก่อน

    Hogamiye kooxedki snm qaran miya qaran ineyihin sheganayo 😂😂😂

  • @abraQolkisa
    @abraQolkisa หลายเดือนก่อน

    Indhadeega jahilnimada ku dhisan Ma sheegi kartid meel ay 2 dawladood ku midobeen meel ay ku qoran thyna ma jirto

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 หลายเดือนก่อน +1

      Tariikh dafir
      26/06/1960 ?
      01/07/1960 ?

  • @maxamedismacil5770
    @maxamedismacil5770 หลายเดือนก่อน

    Somali waa mid WLL

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p หลายเดือนก่อน

      Kaalay oo midee marbaan kula midawnay oo ku qasaarnay midnimadaba anagaa idin barnay Alle nalama kiin mideeyo Amiin cadawgaya goow

    • @nadiraosman6726
      @nadiraosman6726 หลายเดือนก่อน +1

      Qaaraxland Amisonland Aalshababland daadqalotoland terroristerland faqash jaamjam qaadadwen uuf kaa ahaw Somaliland

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p หลายเดือนก่อน

      @@nadiraosman6726 kkkkkkkkkkkk soo dig udaray faqshtii uraysay kkkkkkkkkkkkkkk

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x หลายเดือนก่อน

    Kaafkaba kuma qorna habar oromoy labo tuulo inay dal noqdaan

  • @Qooyskena
    @Qooyskena หลายเดือนก่อน

    Somalia didka Waa in nilaga daaweyaa rer isaaq lan

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub หลายเดือนก่อน +1

      Somaliland didka waa in nilaga daweya huwan laan 😂😂😂

    • @Qooyskena
      @Qooyskena หลายเดือนก่อน

      @@MaxamuudMaxamed-sm3ub micnaha somalilan waa dhulki Somali axsan isaaqlan 🤪

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub หลายเดือนก่อน

      @@Qooyskena dee somalia waa dhulki somalida af talyani hadad taqnid hhh

    • @Qooyskena
      @Qooyskena หลายเดือนก่อน

      @@MaxamuudMaxamed-sm3ub sida kaa muuqata waxad tahay orom afki somaliga bartay go back oromia land

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p หลายเดือนก่อน

      Alle nagama daweeyo nacaybka aan faqsh u hayno iyo diidista aanu diidnay Amiin Isaaq na waanu nahay land na waanu nahay

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v หลายเดือนก่อน

    Wadanke? War mamul goboled bad badtihin e qaylada iyo beenta daya

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 หลายเดือนก่อน

      Beenta waa tee

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 หลายเดือนก่อน

      Fiintu ha istaagto halkaa ka qayli bal waxa ay tarto.

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan หลายเดือนก่อน

    Tvga huwanta gudaha iyo debedaba uga shaqeeya shacabka somaliland imika way barteen cadawgooda iyo nasteexooda mmtv maalin uunba laydinla xisaabtami insha Allah

    • @cabdiqanidiinaarproducatio5285
      @cabdiqanidiinaarproducatio5285 หลายเดือนก่อน

      Waad iska hadli karta oo kaliyaa 😂

    • @abdirahmanyusuf4924
      @abdirahmanyusuf4924 หลายเดือนก่อน

      Qofkiii ug doqnsanaaaa oo maqashaye cadawga gudaha
      Maxaaad kabadali kartaaa bal waaakaaasa cadawga gudah kkkk aabahaaaa iyo awoow gaaaaban xataaaa Waxa kaqaaadi karin

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p หลายเดือนก่อน

      @@abdirahmanyusuf4924 waxan oo aaaaaa maxay tahay waa maxay kkkkkkkkkk doqonsanaaaa kkkkkkkkkk maxaaad kkkkkkkkkkkkk kartaaa kkkkkkkkk waaakaaasa kkkkkkkkkkkkk aabahaaaa kkkkkkkkkkkk gaaaaban kkkkkkkkkkkkkkkkkkk xataaaa kkkkkkkkkkkkk kaqaaaa kkkkkkk waxaas baad qortay soo baro hortay sida wax loo qoro kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdifitahabdullahi4675
    @abdifitahabdullahi4675 หลายเดือนก่อน

    Kkkk dad waashy. Laascaano igama go'eyso , somalia waanka go'ayaa. Kkkk

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 หลายเดือนก่อน

      Laascaanood waa tuulo waana laga maarmaa adeer maxaa yaala meesha aad doonto tag tuuladaadiina waad haysataa somaliland ❤

  • @ahmedanshur4705
    @ahmedanshur4705 หลายเดือนก่อน

    Garuuje adiga ayaa dadka waaninaya adigaa dad cayaya.
    SSC iyo Awdal fikirka aad ka qabto Adiga oo ah Tgdheer iyo woqooyi galbeed ayaa gobalada koofureed kaa qabaan, waxaan rajeynaa inaad saas u fahamto.

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 หลายเดือนก่อน

      Somaliland waa intaa aad sheegaysaa ugu mihiimsan oo somaliya u baahantahay somaliland ❤