Waa maxay ChatGPT? Ka ogow 6 waxyaabood.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 มี.ค. 2023
  • Ma maqashay ChatGPT? Waa mid ka mid ah waxyaabaha loogu hadal-heynta badanyahay dunida teknoolajiyadda, ka ogow wax badan, lana wadaag asxaabtaada.
    #ChatGPT
    #iM252
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 50

  • @kingkenyawi1815
    @kingkenyawi1815 ปีที่แล้ว +5

    Pls walal mar 2 aad ayaan kula so hadlayaa walal waxan ahay walalka yar Hooyo iyo aabo midna mahaysdo walal bahi darted Talefan maheysti walal talefan igad pls

  • @B.jaamac
    @B.jaamac ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @yahyaabdi06
    @yahyaabdi06 ปีที่แล้ว +1

    Aniga oo hargeisa jooga ayaaba isticmaala waanu ka shaqaynayaa Somalia 🤷‍♂️

  • @ibrakadarba67
    @ibrakadarba67 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco borther😮

  • @saacidxasan1461
    @saacidxasan1461 ปีที่แล้ว

    keep going up my brother

  • @updallaupdy4327
    @updallaupdy4327 ปีที่แล้ว

    Thanks and ban ku salaamya

  • @warsamemohud203
    @warsamemohud203 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @sayidsom
    @sayidsom ปีที่แล้ว +1

    Ghat Gpt waan is ticmaalaa soomalia waan joogaaa
    Waliba mogadisho

  • @Keam__05
    @Keam__05 ปีที่แล้ว

    Ustaad🥰

  • @ahmedhamza5926
    @ahmedhamza5926 ปีที่แล้ว

    🌹👍🏼 Horay usoco dadaalkaga

  • @cabdiraxmaanmaxamuud7813
    @cabdiraxmaanmaxamuud7813 ปีที่แล้ว

    Im252 oo 252 kun oo rukumadeyaal ah gaadhay.
    Hambalyo engr Shardi

  • @husseingabile
    @husseingabile ปีที่แล้ว

    Macalin aad baan kuu salamayaa🙏

  • @josephdalbooni9784
    @josephdalbooni9784 ปีที่แล้ว

    Im252 👍

  • @cadeabdiqadir
    @cadeabdiqadir ปีที่แล้ว

    keep going

  • @yaremaax5213
    @yaremaax5213 ปีที่แล้ว

    Thanks lbx🥰🥰🥰🥰

  • @mubashirsomali7631
    @mubashirsomali7631 ปีที่แล้ว

    Thanks 👍🙏

  • @Abdullahi-Ismail
    @Abdullahi-Ismail ปีที่แล้ว +1

    Im252 waxaan maraynaa 252k cajiib💥♥️

  • @ahmedabdiaziz1433
    @ahmedabdiaziz1433 ปีที่แล้ว +1

    Chat Gpt waa barnaamij marka si loo eego faaido leh lkn hdana dhibaatadiisa ayaa badan whyo Ardayday badan oo schoolk Lazy ahaa ayaa uga faidaysanaya inay si fudud awood ugu helaan inay wax ku diyaariyan markaa halistiisa markasta badan.

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 ปีที่แล้ว

    maxamed wwaa ku salaamayaa sxb dhawr sano ayaan kugu xirnaa wax badan baan kaa bartay mahadsanid

  • @madear__isaaq
    @madear__isaaq ปีที่แล้ว

    thanks

  • @Ahmed-laki-poi
    @Ahmed-laki-poi ปีที่แล้ว

    Waa barnamij fican

  • @caalami_history_1
    @caalami_history_1 ปีที่แล้ว +1

    Wll waa lugu isticmaali karaa Somalia dhexdeeda adigo adeegsanaya VPN iyo 2nr
    Sidaas ayaan ku isticmaala ani
    Location kana waxa iigu xidhan Poland 🇵🇱

  • @suheybibrahim
    @suheybibrahim ปีที่แล้ว

    anigoo soomaaliya joga ayaan istcimaalaa

  • @Captain_Muudey.
    @Captain_Muudey. ปีที่แล้ว

    Ani ahan mogdisho ayaan waana isticimaal Wuuna ishageeya

  • @ahmedrezw691
    @ahmedrezw691 ปีที่แล้ว

    Asc inganeere waa salaamantahay wll waxaa iga xidhmay iphone 11 pro markaa wax xal ah bal ii sheeg wll

  • @ahmedrezw691
    @ahmedrezw691 ปีที่แล้ว

    waxa ku xidhan waa icloud account mana xasuusto password iyo icloud account tiga

  • @maxamedcadde3233
    @maxamedcadde3233 ปีที่แล้ว

    Asc sxp xageen kaaheli karaa adoo mahadsan

  • @Alphasports.
    @Alphasports. ปีที่แล้ว

    I’m the fast one

  • @cabdirisaaqaxmed827
    @cabdirisaaqaxmed827 ปีที่แล้ว

    Waxaan arkay dad is ticmaalaya Chat GPY oo jooga somalia

  • @kaizen2106
    @kaizen2106 ปีที่แล้ว

    Sxb somalia ma ka shaqena chat gbt

  • @cumaraxmed3107
    @cumaraxmed3107 10 หลายเดือนก่อน

    Artificial intelligence = Garaadgacmeed

  • @kingamiir9542
    @kingamiir9542 ปีที่แล้ว

    Wllahi dhib u arkaa waayo waxaan ahay arday wax kabarta ceelsha maadada programing mrka hdii chat gpt ay wax dhan ay xaliso waxaan baraneyno mxey yhiin mrka

  • @abukarahmed7055
    @abukarahmed7055 ปีที่แล้ว

    Asc ❤❤❤❤❤

  • @engineerhilowle9862
    @engineerhilowle9862 ปีที่แล้ว +2

    Brother maxamed waxaan ahay ardey barta kuliyada civil engineering. shirkada Graphisoft wax managa fahsii kartaa hadaa nahay zxpda im252 adigoo mahadsan

  • @samigabas
    @samigabas ปีที่แล้ว

    ✍️

  • @rajab1365
    @rajab1365 ปีที่แล้ว

    Bro
    kasoo hadal software engineering
    .

  • @joodaxmohamed6448
    @joodaxmohamed6448 ปีที่แล้ว

    ustaad fiver ka soo hadal

  • @nafisacali3840
    @nafisacali3840 2 หลายเดือนก่อน

    Qof somaliya joga uma sheqaynyo miya

  • @kingkenyawi1815
    @kingkenyawi1815 ปีที่แล้ว +1

    Fadal walal hoos ii eeg

  • @atooractor9632
    @atooractor9632 ปีที่แล้ว

    Soo Badi Barnamijyada Tecnolojiyada
    Soo Badi Barnamijyada Tecnolojiyada
    Soo Badi Barnamijyada Tecnolojiyada
    Soo Badi Barnamijyada Tecnolojiyada
    Soo Badi Barnamijyada Tecnolojiyada
    Soo Badi Barnamijyada Tecnolojiyada

  • @AaminaAbdiHusein
    @AaminaAbdiHusein ปีที่แล้ว

    Asc wll plz iga cawi Factbook password kiisa iloobay
    Gmail ka kuxirana password kiisa asna maqani sideen kuhelikara plz isoo jwb malalo

  • @emem3711
    @emem3711 ปีที่แล้ว

    Lgenow iphone 14 hadiyad la igu keeny ee wx ii sheg❤😢

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 ปีที่แล้ว +1

    Artificial intelligence : garaadka samayska ama macamalka .