Daawo Garoonka Kismayo Caawa Qasan & Axmad Madobe Amar La Siiyay Dagaalki Raaskambooni Hub Uruursi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar ninkan Haa I ayaa la odhan joray wxuu qaatay eelikabtar wuxuu markaa doonayey inuu ogaado bal nimankakan dawlada Somalia 🇸🇴 ladagaalamayaa meeshay degaan hargeysa ayuu kabaxay waar halka yaa dega markaasay kuyidhashden isaaq ayaa dega hadana magalo kale ayuu soo fadhiistay hakkana yaa dega wuxuu soo ogaada quad nimankai inaga aasa who ay tahay mid aad xoog uleh oo aan laga dhamaaneyn wuxuu ku soo noqday miiskii saraakiisha salaan ayaa lagu taxay markaasuu wuxuu yidhi waar ISAAQ ma qabiil baa mise waa qaran markaasay yidhaahdeen mayee waa qabiil kuwa dagaalamayaa waa afar qudhmis ah bahal dhirbaaxaa ayuu qaaday labada indhood ayuu ku dhuftay Beenaale Beenaale dhalay waar waa QARAn ee qabiil maaha waa ninkii hargeysa raga intuu gaadhiga dabadiisa xadhiga ligaha kaga xidho jiidijiray laamida si hilibkiisa laamidu ula hadh markaa dadka hada daaroodow idinka dagaalamayaa waa ragii aabayaashood aad lasmida jiideen maw malaynaysaa inuu Naf kugu daynayo sujuuduu kugu dhufanayaa waayo ina rag ciil cadaab ka dooray am done