6 SHAY OO AY SUBIXII SAMEEYAAN DADKA GUUSHA GAARA l NOLOL CUSUB: #48

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • KAALAY ILA BARRO SIRTA DADKA GUULEYSTA IYO WAXA AY SAMEEYAAN SUBAX KASTA!
    KA DHIGO CHANNELKEENA SAAXIIBKAAGA GUUSHA!
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin

ความคิดเห็น • 364

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  7 ปีที่แล้ว +224

    Waxaan Rajaynaa in aad ladantihiin dhammaantiina kuna Raaxaysanaysiin Nolosha Cusub! Kusoo dhowoow Fiidiyoow kale oo Noloshaada wax kusoo daraya kana dhigaya mid macno iyo Qiime leh. Guusha Adigaa Iska Leh!

    • @juweeriyaxaaji3698
      @juweeriyaxaaji3698 7 ปีที่แล้ว +2

      Ayub Yusuf Sakiin Thanks walaal waxaa tahay qof ku dayasho mudan

    • @umuyasircabdala606
      @umuyasircabdala606 7 ปีที่แล้ว +1

      Thank u walale

    • @laylamaxamed1309
      @laylamaxamed1309 7 ปีที่แล้ว +2

      Ayub Yusuf Sakiin aad baad umahad santahy wle wle waxan joogaa meel qurbe ah waxaana jogaa 3months waxan ahy hooyo ilmo haysata wadanku waxay idheheen luuqada lama ogala in AAD BARATO ilaa lagu aqbalo marka luuqada ayaa igu adag maxaaan sameyn karaa oo aan aniga isku caawin karaa aniga oo aan macalin haysan englishka wn dhagaystaa waxna wn akhriyaa lkn wali luuqada ayaa igu adag bal maxan sameyaa channelkagana wn ku xiranahy oo wax kasta waa isoo dhacaan

    • @MaryamMohamed-qx9yr
      @MaryamMohamed-qx9yr 6 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin , wll alle hakaa abaal mariyo hawshan adag ee aad hayso.wll wxn ku waydiyay magaceeda Nasheedka waa isticmaasho video

    • @abdiwahababdirahman8773
      @abdiwahababdirahman8773 6 ปีที่แล้ว

      Ayub Yusuf Sakiin aduunyada kher hel aakhirana jano gal wlll waadna ku mahad santahy caawimada aad nacaawiso
      Waana ku faaidnay fiiidiyoowyada aad soo dhigto

  • @saynabjaamac6717
    @saynabjaamac6717 3 ปีที่แล้ว +8

    Masha allah waxan dawanya ano fasax kjjira runtii qoralkn waxn rapa inuu qorlkan xusus inoqdo sbbto ah waxn rapa gul weyn inaa garo sandkan 2021 gul weyn i.a😍😘

  • @amatallahm8620
    @amatallahm8620 7 ปีที่แล้ว +62

    Ayub dadbadan ayaad hurdada kakicisay allaha abaaal marin fiican kuugu badalo

  • @raaxaruun9032
    @raaxaruun9032 7 ปีที่แล้ว +16

    masha Allaah tabaarakallaah ilaah ajir iyo xasanaad hakaa siiyo saad noogu faa iideysid wlh barnaamijkaada niyada ayaan ku dhistaa 🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌷

  • @amiiraaxmed2943
    @amiiraaxmed2943 7 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah jazaakallaahu khayran Wll alle hakuu danbi dhaafo adigiyo waalidkii aduunka ku keenay allaahumma aamiin

  • @sahrosheekhchannalsahroshe9698
    @sahrosheekhchannalsahroshe9698 4 ปีที่แล้ว +4

    Asc astaad ayuub wanku salmay baryahaan waxan kamashquulay casharadaada waxan Ku mashquulay waxan waxbo kafaaidenin wana kashalaayay hada waayo markan dawanayay caaharadaada waxan ahaa qof niyad fiican oo mustaqbalkeeda tiigsaneyso had a waxan noqday qof caajis badan waxan go,aansaday inaan badalo jadwalkaa qaldan oo aan usoo laabto dhiiragaliyaha nafteyda ustaaad ilahay haku xifdiyo ee iiso duceey ilahay ayaan kugu dhaarshaye

  • @mawliidfarahqalinle6905
    @mawliidfarahqalinle6905 7 ปีที่แล้ว +5

    Thank you dear bro Ayub. I like it this clip, its a hiden secret for many people. Alhamdulilah

  • @ayandaudyusuf9445
    @ayandaudyusuf9445 7 ปีที่แล้ว +25

    Kkkkkkkkkkk
    Waan qoslay qoslay walal Alle haku sharfe xiliga ay fikradahu soo dhacaan waa wakhtiyadaas aad sheegtay

  • @smile2914
    @smile2914 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah jazakalah kyerr for beautiful advice ❤

  • @maxamuudabdi7681
    @maxamuudabdi7681 7 ปีที่แล้ว +33

    Subscribe ii dhaha walaalayaal allah haydin danbi dhaafo hayga xaasidina waa walaalkiin idinla jecel

  • @bashiirmohamet8118
    @bashiirmohamet8118 6 ปีที่แล้ว +7

    Kusali nabiga sharafta
    Mudan NNK
    Alllahu masali cala sayidina mohamed

  • @nasronasro1246
    @nasronasro1246 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a wllo Allaha ku xafido sida quruxda badan oo nola wadagtay Allaha barakeyno Insha-Allaah guul waan ka gaari donaa

  • @faadumocabdilaahi3965
    @faadumocabdilaahi3965 10 หลายเดือนก่อน +2

    Inshalah waan guulaysanaya waana dadalayaa markasta dhirigalin ubaahdo adga ayaan ka dawada dhiirigalintada hore usoco walal

  • @hanaanhiirad2360
    @hanaanhiirad2360 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha alah warajenayaa insha alha guul guuul guul adna alah haka ajarsii yo aamin aamin aamin guul adi iyoani insha alaah aaminaamin

  • @keyfabdikadir5075
    @keyfabdikadir5075 7 ปีที่แล้ว +10

    Jazaaka allaaahu kheyr ustaad ayub

  • @safiyacrahman4478
    @safiyacrahman4478 6 ปีที่แล้ว +8

    Waxn kunolhay hargaysa waxn ahay ardayad my ustaad yusuf sakiin waxy tahay tabarahay noloshday ilahay haka abaal mariyo sidad nojeceshahay eed wanaga iyo horumar notusinaysid janaday allah haku badalo allah Dartiis ankujeclhay wlhy

  • @zecki.hazzan5966
    @zecki.hazzan5966 5 ปีที่แล้ว +2

    Markasta an so TosoH AllHamduliLAH ban dhaH
    Allow nimcoyinkad nasisaY No siYadiH teacher of life Yuusuf sakin Alleh cumiriga Ha ku dheereYoh macalin👍😘

    • @aaminocabdi3699
      @aaminocabdi3699 4 ปีที่แล้ว

      Maashaa allaah wllo allaah haku barakeeyo si wacan ayaad noogu faaidaysay

  • @mamasoomaali
    @mamasoomaali 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah amazing

  • @axlaamabdirashiid4599
    @axlaamabdirashiid4599 6 ปีที่แล้ว +2

    Wll jasakalh alle hakaa abaal mariyo runtii waxad noo furty dariiqooyin badan oo naga dahsoona inshalh anagana ilahy hanaga dhigo kuwii qaata oo at anfacdo

  • @shantasomaali
    @shantasomaali 5 ปีที่แล้ว +1

    Sanad kahor maanta oo kale ayuu soo dhigay thanks inbadan

  • @OmarAli-qp8mb
    @OmarAli-qp8mb 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha aaalh maanta goaan ayaan qaatay insha aaalh alle hayrumeeyo mustaqbalkayga

  • @abdinafacsiciid5976
    @abdinafacsiciid5976 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

  • @ahmedabdiyusuf
    @ahmedabdiyusuf 6 ปีที่แล้ว +9

    Aan wada guuleeysano Inshaa Allah

  • @falastiinaadam1328
    @falastiinaadam1328 6 ปีที่แล้ว +2

    Allah maa shaa allah maxan radshay waxkabadan udo4sano kabadan hada ayan helay ayuub yusuf sane ayuub mahadsanid wakufarax sanahay qeybah kaladuwa oo fidiyow yada ah wan kafaaideystay aada baa umhadsantahay guuleeyso waligaaa

  • @Alhakim-me6fs
    @Alhakim-me6fs 7 ปีที่แล้ว +2

    May allh reward you and reach where you want.ameen.ameen

  • @LeofaiNo1
    @LeofaiNo1 3 ปีที่แล้ว

    Ayub Yusuf sakiin waxa thy saxiibkeyga labad ee nolosha
    Keep going bro

  • @mohamedcabdulahizaahid969
    @mohamedcabdulahizaahid969 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mahadsanid

  • @habsamidahoyaankakeenaywax4435
    @habsamidahoyaankakeenaywax4435 6 ปีที่แล้ว +16

    qof mesha kucub ayan ahay mayanan sodhawayn mudneyn

  • @ayancdh7200
    @ayancdh7200 2 ปีที่แล้ว +1

    جزاكالله خير يا معلم ايوب

  • @nasiimyasiin167
    @nasiimyasiin167 4 ปีที่แล้ว +1

    Ayuub yuusuf sakiin macalinkyga ♥️

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 7 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll ayub hal dhib aya ihaysta dhanka aqrinta io xifdinta wxa raba ado mahdsan in aad iga caawiso wll jbwta waa imuhiim..... shukran

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 5 ปีที่แล้ว +1

    mardhow ayan kusoxertey walal shugran danbigada Allow dhaf🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedhersiahmed7531
    @mohamedhersiahmed7531 5 ปีที่แล้ว +1

    Allaah haku sharfo pro xaqiiqdii waa siro aad u muhiim ah

  • @dhuxbashir3849
    @dhuxbashir3849 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bro wa mahadsantahy taloyin wangsan oo aad Male wadgtid jazkale allah qeyr

  • @hawayurubmohamed4460
    @hawayurubmohamed4460 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid my Role model ustaad Ayuub yuusuf sakiin 🙏💯🥰

  • @bossofficial8779
    @bossofficial8779 2 ปีที่แล้ว

    Jasaa kalaahu khyr ustaad.

  • @jamaalgoh8308
    @jamaalgoh8308 5 ปีที่แล้ว

    Yuusuf zakiin nin Aan waxbadan kafaa iday guulayso saaxiip

  • @xaawomaxamed7645
    @xaawomaxamed7645 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @cabdiraxmanaxmed5840
    @cabdiraxmanaxmed5840 4 ปีที่แล้ว

    Maaha allah
    Wll
    Ayuub
    Waadmahadsantay
    Wll
    Waan

  • @mahadnuurmahadnuur6371
    @mahadnuurmahadnuur6371 6 ปีที่แล้ว +2

    You are intelligant &brilliant

  • @mohamedmowlid-iy9qo
    @mohamedmowlid-iy9qo ปีที่แล้ว +1

    Ayubow wadmahadsanthy zxb❤

  • @calicabqaricalicabqari8242
    @calicabqaricalicabqari8242 7 ปีที่แล้ว +6

    JAZAKALAHU KHEYRAN YA MACLIN YUSUF

  • @cabdishakuursiciid9372
    @cabdishakuursiciid9372 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo hurdada ayaan IGA kicisay bare ayaad iiga noqotay nolosha

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 26 วันที่ผ่านมา

    Maanta waan kuso xasuustay wana kuso radiyay inaad nabad qabto rajenaa macalin

  • @khawlamohamed4864
    @khawlamohamed4864 6 ปีที่แล้ว

    Mash allah jazakallah ustad barakallah wd ku mhdsnthy ilhy misanka xasanadka hakugu daro

  • @suhuradan5130
    @suhuradan5130 4 ปีที่แล้ว

    Macalin alle ha ku daayo ilaahay cafimaad dheeri iyo cibàado suuban dhiir galiye nololeeda yaad tahay hore usoco wxn jecelahay Inaan noqdo gabadh Somali ug caansan 😍😍💗

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 7 ปีที่แล้ว

    Haa wll alhamdulilah nimcaa kujiraa adigana barwaqiyo gulban kurajaynaynaa mahadsanid😍

  • @roodaxasan8808
    @roodaxasan8808 6 ปีที่แล้ว +1

    jasakalahu khayr wllo alle hakugu bushareeyo janatul fardawsa

  • @user-qo2sx2rn7p
    @user-qo2sx2rn7p 7 ปีที่แล้ว +7

    جزاك الله خيرا يا أستاذ أيوب أطال الله عمرك للخير

    • @abdirisaaqali1634
      @abdirisaaqali1634 6 ปีที่แล้ว

      Asiya Yusuf plz hadad taqanano i sheeg nashidadan magaceeda

    • @user-qo2sx2rn7p
      @user-qo2sx2rn7p 6 ปีที่แล้ว +1

      abdirisaaq Ali
      Waxaa ku dhufataa yutubka أمالنا نهر تسيل عذبا كماء السلسبيل
      Waxa qaday حمزة نمر وحمود الحضر

  • @saeedabdirahman6075
    @saeedabdirahman6075 6 ปีที่แล้ว +2

    mzha allh alle ajar iyo xazanaad hakaasiyo wll ayuup

  • @abdirahiimabdulaahi49
    @abdirahiimabdulaahi49 5 ปีที่แล้ว +1

    thanks bro good motivations

  • @sadiyafaatax4280
    @sadiyafaatax4280 7 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah jzka allahu khayr ustaadi,

  • @zeinababdi5130
    @zeinababdi5130 7 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khayr akhi for ur advice

  • @maryuuumabintuomar4729
    @maryuuumabintuomar4729 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazaakal .wa topic faido badan leh

  • @ahmedqubi7173
    @ahmedqubi7173 6 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsanatahay akhiii fikradaha wanaagsan eed mar walba nosheegto markasta runtii waan ku xiranahay cashiradaada

  • @abdifatahwebdeveloper117
    @abdifatahwebdeveloper117 6 ปีที่แล้ว

    Jazakalahu khayran macalin ayub sakiin

  • @mucaadcabdulaahi7605
    @mucaadcabdulaahi7605 4 ปีที่แล้ว

    Wll ayuub ilaahy hakaa abaal mariyo aad baa noo baraarujisay

  • @luuleyhaaji7668
    @luuleyhaaji7668 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha-Allah
    jazakallah khayr

  • @halimohaliim7259
    @halimohaliim7259 7 ปีที่แล้ว

    Mansha Allaah Iftiinka Nolosha Tayadaleh Yusuf Sakiin

  • @rayaanladan4420
    @rayaanladan4420 7 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah ilaye ku xifdiyo

  • @qasimkarama453
    @qasimkarama453 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ayub yusuf sakiin

  • @raxmamahad9979
    @raxmamahad9979 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah mcln Allaah haku barakeeyo

  • @rahmaabdilahi8251
    @rahmaabdilahi8251 6 ปีที่แล้ว

    Asc mashlh wallkey ilhy dabigaga ha dhafo adiga iyo walideka adaa iyo adaa ayde uu mahdsantahy wall mashlh ilhy aqaliga ha ku dhafo huuno asc

  • @najmamaxamed9576
    @najmamaxamed9576 7 ปีที่แล้ว

    Mansha allah teacher alle cafimadka iyo cimrigaba haku dheereyo

  • @najaxyar237
    @najaxyar237 6 ปีที่แล้ว

    Maanshaaallaaah jazaakumullaah kheyr ayub yusuf sakiin

  • @abdiweliyacquubmohammed4692
    @abdiweliyacquubmohammed4692 6 ปีที่แล้ว

    Tababare qaali ah waxaan ku leeeyahay guuleyso inta noloshaada ka harsan anagana waan kaaga mahad celinaynaa sida aan noola wadaagaysid fikradahaaga wacan

  • @asiaali3182
    @asiaali3182 7 ปีที่แล้ว

    Thank wllo really aadbaan ugu xidhanay barnamij yadada wax tarka leh

  • @mohamettdahirmohamett8942
    @mohamettdahirmohamett8942 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wll ayuub mahadsanid

  • @puntlandgirls7331
    @puntlandgirls7331 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan rajeyn ayuub inaan qaato talaabooyinka waankutaagara weligay inta aan noolahay wan kutaageeridoo illlhy hakaaa abaal maryo teacher jiskaalah

  • @ashamohamed1377
    @ashamohamed1377 6 ปีที่แล้ว +1

    Inbadan mahadsanid aad baan kaaga faaidnay

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah
    Inshallah
    W
    M
    W
    Qaaliyaaaaa

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 7 ปีที่แล้ว

    Guulayso insha allah ustad yusuf sakiin

  • @jtjgfcbhgdyb1673
    @jtjgfcbhgdyb1673 7 ปีที่แล้ว

    Ayuub thnkz farxad ku waar wlky guuleso adiguna wax.thy qof dadka la jecel wanaga iyo guusha alle adna haku jeclado xaqiiqtan markasta waxan radiya barnaamij cusub daqiiqada walab wax ku xidhnahay chnelkan waayo chnlka rajada dadka

  • @sabrinasabra5186
    @sabrinasabra5186 7 ปีที่แล้ว

    Jazaaku laaha kayr Thanks ayub jinatu ilahaye kubshire

  • @umuaamiin1314
    @umuaamiin1314 7 ปีที่แล้ว

    Masha alaah jasakalaah qeyr wad igaqoslisaa waalal

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 ปีที่แล้ว

    Shukran wllkey ayuubow aad baad u mahadsan tahay 💖💖

  • @omarabdirahim2146
    @omarabdirahim2146 5 ปีที่แล้ว

    mahadsanid ustaad qaali ah

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 7 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wllky aad ayan kaga faiidnay khasan aniga wayo waxan ahay mamo hadana wax barata 8sacadood wan dalanaa owaxba manan akhrisan jirin hada se masha Allah waxn wan akhristaa hal sac sad sheegtay thanks inbadan

  • @nurtoabdiaziiz3653
    @nurtoabdiaziiz3653 7 ปีที่แล้ว

    Masha alaaah guul wacan ustaad ayub ale ajir hakaa siiyo insha alaah

    • @yaasincade687
      @yaasincade687 5 ปีที่แล้ว

      aad ayaa u mahada santahay ayuub

  • @nastehafanah5805
    @nastehafanah5805 6 ปีที่แล้ว

    Shugran wllke ayub markasto an dareemo caajis iyo niyad jab xaqiiq waxa daawada muqadalada hda jiifay waxan ukaca in an qabsado wixi an horay ugu caajisay jazakalaaho qeyra inta waqtigaga inoso hireysid

    • @aaminakilwe2819
      @aaminakilwe2819 6 ปีที่แล้ว

      Nasteha Fanah runta kulamid ayaan ahy

  • @marwoabdi4793
    @marwoabdi4793 7 ปีที่แล้ว

    Shukran jazaakaallahu kheyr

  • @najmaniyo3008
    @najmaniyo3008 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wll anigu aadbaan utaageraa talooyinkaaga alle haaa jasaa'i siiyo

  • @Xamdaciiltira441
    @Xamdaciiltira441 6 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله وجزاك الله يا إستاد أيوب

  • @hadaladaculimadasomaliyeed629
    @hadaladaculimadasomaliyeed629 7 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا وبارك الله علمك

  • @muniishamunaqlimuniishamun8329
    @muniishamunaqlimuniishamun8329 6 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah alaha xifdak ayuub sakiin

  • @qalidxoga8568
    @qalidxoga8568 7 ปีที่แล้ว

    Masha alh alh ku xafido wll keey yusuf sakin aad baan kutaker sanhy runtii

  • @roodomaxamadilahaykabadbad1635
    @roodomaxamadilahaykabadbad1635 4 ปีที่แล้ว

    wll ilaahay wxn kabaryaya in ilahay aduun iyo akhiro aa liibaantid wayo wxd tahay qof qali ah wayo wxn ka yabay taloyin kaga wanag san rabi caqali qag haku bara keeyo wll anagana hanaga dhigo ku wo kafa iidaysata

  • @user-dj5cq7mo2i
    @user-dj5cq7mo2i 7 ปีที่แล้ว

    *Alx Scw Jazaka Allhu qayraa akhuuyaa Fikraduhu Mar Mar Waxay igu Soodhacaan Saqbadhka lkn Kama faa iidaysto Talo waata Allahe Maxaan sameeyaa Seen uga faaiidaystaa?*

  • @kowserb1241
    @kowserb1241 4 ปีที่แล้ว

    jasakaallh

  • @fardusshafici
    @fardusshafici 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallah khayr

  • @ManSabriye
    @ManSabriye 7 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid in badan mucalimoo...

  • @adanmaxamud4092
    @adanmaxamud4092 6 ปีที่แล้ว

    masha allah ustaad waxad na barta nolshu waxay ay tahay guuleyso

  • @user-zd1sl9cg5z
    @user-zd1sl9cg5z 6 ปีที่แล้ว

    mcln wngsn ayad thy ayub khyr ilhy ha ku syo

  • @zakiguliyogeeri1980
    @zakiguliyogeeri1980 6 ปีที่แล้ว

    Jazakallaahu kheyr illaahay haku xifdiyo masuulow

  • @saynabsalebaan419
    @saynabsalebaan419 6 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خير شيخ

  • @fowziyaahmed8507
    @fowziyaahmed8507 7 ปีที่แล้ว

    Ayub wll shukran wanadada aad ayan uga faaidaysty

  • @safiomar5579
    @safiomar5579 7 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 🤗👍👍👍👍👍👍👍👍👍👋👍👍👌👍✍✍💌

    • @safiomar5579
      @safiomar5579 7 ปีที่แล้ว

      Masha Allah aboowe 👍👍👍✍✊

  • @hamdaali601
    @hamdaali601 6 ปีที่แล้ว

    Mashaallh jazakalah Khyr aalle haku xafido 😘 zòo cooo bellissimo

  • @ifraxcabdi3621
    @ifraxcabdi3621 2 ปีที่แล้ว

    Jasaakallaah