ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Heer Baanafunsi waa barawani mise Tuni heer Xamar jajab xisbiyada ama lanta gaheyr ama meel an ka dhereyn Via Roma.sidan filaayo dibada ay joogaan dhamantood dersikena xalaasha eh.mama Illaahay hakuu sahlo aabo macaan.team ilintir jzkl khairan dhaman.
Waa nin yar oo akhyaar ah waxaan rajayn inaad aabe iyo reer adeer heshid in shaa Allaah adoo faraxsan soo noqo in shaa allaah
Reerka uu sheegay anaa aha waana la raadinaa in sha allh magacaas
Reer Banafunsi waa Reer Caan ah, oo La Yaqaano. Waana Reer-Baraawe. Wiilka Yar, Raadinta Iyo Helitaanka Aabahiis Allah ha U Sakhiro, oo Allah ha U fududeeyo, oo Allah ha U Sahlo, Bi Idni Allahil Cazzizul Jabbaar Amiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽
JazakumuAllahu khayran cabdicasiis iyo Asxaabtada❤
Allaha ha u sahlo zReerkiisa iyo Abihiis aamiin Yaa Rabi
Inshaa Allah wiilkaan wuu helayaa aabihii ilaahay ha u soo dhaweeyo cadaymo dhamays tiran ayuu haystaa
Wiilkaan allaha usahlo aabahiis ama heybta aabahiis waxaan rajeeynaya inaay ufudadan doonta waayo abahiis abtirsinadiisa abahiis naneystiisa inasha allah inaay aad ufudadato ayaan ilaah karajeyneyna
WAA REER ABTIGAY WIILKAAN
Hayee ku raadi wallo intii aad ka heli karto
Allaha kuu fududeyo helida aabahaa. Aamiin Aamiin Aamiin
Ilaahay SWT ha soo dhaweeyo in la helo wiilkan Aabihii isagoo nabad qaba, Aamiin Aamiin ya Rabb🙏🤲
Habo alle hakusoaahlo aabahaa iyo ehelkaagaba insha,allah
Rer banfowas waa rer barawe waan hantiilayal waa naagta uu qabo madaxweyane abdi qaasim salad xasan waa biibi man fowas waxey lee yohin shanemo xamarweyane waa dad caan rer banfowase
Qudbo siiro halaga fogaado😢
ALLAHA USAHLO ABAHIIS OO NABADQABO
Allaha kusahlo aabaha macan
Illaahay ha kuu soo fududeeyo aabaha amiiin amiiin yaarabi
Masha allah habo aabahaa waad helee insha allh
Allah u sahlo aabo wiilka
Sxb ismaciil allaha kuu fududeeyo famillkaga inaad hesho ayaan rajeeynaa
Allah ha ku sahlo Aabbe macaan
Allaha u sahla ehelkiisa.
allaha kuu sahlo aabahaa ❤❤❤
guurka markuuxumado waamugdi iftiin laheeyn 😢
Rerka oha rer mana gusto wa masher inshallaah guul ayey kugu dhamaneh habo
insha allaah alle hakuusoodhaweeyo habo qli
Wcs wallo habo ilaahey ha kuu sahlo
😢 ilaahay ha usahlo. Hadaahelin nin wen noqo bareka haw qaban hore usoco
Allha sahlo abihis
Ina abti abaha alle haku sahlo
allaha u soo sahlo wiilkan aabihiis si fudud insha allah.
Alle ha kuu saqiro aabahaa
Allaha u sahlo aabbihis iyo tolkiis
Alla ninmaka nagaha hoo ka guursanayo dhibkay leeyihiin 😢
Ilaahow u sahal aabahii
Allaha u sahlo
Allaha kusahlo wllo
Saa mid gawsa waawayn baa hadhaw iska dhahayaa anaa kudhaloo inta inta baa waxkadhaceen sorry, waar hoy sorry ragmakala saarto ,,,,caruurta ciyaarta kadhaafa oo istres iyo iskubuuq hakutlridina,caafimaadku waa qaali
Wiilkan wiilbaa igaweynaa wuu dhintay ayuu yiri waxay ahaayen qoys intii laba ilmaa laga dhalo waa waqti badan
Allaha usahlo cidiisa
Shaw cawaanta lasheegaba waa soomaali,maba kusoo dhacayso maskaxdooda dhalmada kadib dambigan ay ubadkooda kagalayaan, cidkaleba intaan lagaadhin buu kii dhalay dulmiyayaa, oo abused kusameeyey, hadhaw isna waa inuu aargoostaa,marka noloshuba waa tookadaydii, ama tookadadaadii bes baan ku dhamaynaa,xishooda oo caruuraha hadulmina
Waa heli eedo dhul bahante ogaadeen waa isku mid
Reer baana foosi raadi wll inaad xog ka heshid
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤
Rer baba fusi hasoqoro qofkii haya lan barkoda
War madax Wayne abdi Qasim uufamily layahay water banafusi
Ilaahey wiilkan qalbigiisa ha u qaboojiyo waa xanuun aabo la aan
Hadalada. Dadak yeey kusamayn. Waxtahay niin raaga hau joojinin hadalada gadashada laga sheego
allah ku sahlo abaha ree bana fusi waa dariskene hare hada dadka we kala tage waa ree xamar jajab
Reer BANAFUUSI WA LAGU YAQAAN,
Ugaas nuur haduu yahay saax ah wala helaa abahis qolka re ugaas ruur lagayna
Adiga miyaa UN ah😂😂
@ haaa
Hadaaba taqaanid intaas maad dhagax buur tagtid ama shaygoosh waayo reer ugaas nuurku halkaas dagaan
Reer Ugaas Nuur waxaay degaan Dhobleey iyo Diif oo Afmadow hoos tago oo nin Kismaayo joogo halkaas baa u fudud!
Magaladeena ayey dagan tihiin ree bana fuuse
Wallo u Shere gareey

Allaha kuu fududeyo helida aabahaa.
Aamiin Aamiin Aamiin