Khudbadii Madaxwayne Farmaajo Oo Dhamaystiran.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 199

  • @paulpogba638
    @paulpogba638 4 ปีที่แล้ว +20

    Guulayso FarmaaJo cidii igu raacsan inuu mar labaad guulysanayo like isara

  • @Fariihahaashi
    @Fariihahaashi 4 ปีที่แล้ว +11

    Firinbiile wakhti kuma hayno adiga iyo gadaal usocodka kula midka mahadsanid madaxwayne guulayso
    Mahadsanidiin tvga honcable

  • @xamdasiciid8751
    @xamdasiciid8751 4 ปีที่แล้ว +26

    Mnshaa allh guul aabaha umada somaliyeed sanadka danbana wn kudooranayna 🇸🇴❤

  • @abdiqanildn
    @abdiqanildn 4 ปีที่แล้ว +18

    Nabad iyo nolol 🇸🇴 2021 2022 2023 2024 2025......

    • @Zeus-d2d
      @Zeus-d2d 4 ปีที่แล้ว

      Xamarjo xaar to jail in 2021, incha allah.

    • @abdirizaksalat9156
      @abdirizaksalat9156 4 ปีที่แล้ว +3

      @@Zeus-d2d magac somali soyelo marka hore magac chinese inta wadatid xaq umalihid ina halkan kasobuuqdo

  • @hoodoelmi2261
    @hoodoelmi2261 4 ปีที่แล้ว +23

    Qudbad aan caadifadeysneyn oon qabiileysneyn ayey aheyd hadey somali qiri waayaan wxy qabatey dawladu waxaa qiri doona kuwa ay dhabarka ku sidaan oo aay taarikh u noqon doonta.

  • @maxamudcilmi4613
    @maxamudcilmi4613 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay dartii like iigu saara

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 4 ปีที่แล้ว +5

    Guul guul mudane Farmaanjo ilaahayow umada Somaliyeed iimaankoodii u soceli

  • @amalabdurahman932
    @amalabdurahman932 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah allah raboyow farmaajo so celi hadu qeyr noyahay wadankenana nabad noga dhig

  • @ahmedmurjanabdullahi3067
    @ahmedmurjanabdullahi3067 4 ปีที่แล้ว +6

    madaxweybaxa uguu dacaad saan aduunka waa madaxweyne Mohammed abdullahi farmaajo

  • @bileabdillhi4052
    @bileabdillhi4052 4 ปีที่แล้ว +5

    Guul abe somaliyeed

  • @waleshire2915
    @waleshire2915 4 ปีที่แล้ว +7

    Waa qudbad aad iyo aad u qurux badan masha allah

  • @keysealkanaana5646
    @keysealkanaana5646 4 ปีที่แล้ว +9

    Soo laaabo adoo nabada ah madaxweyne 😍

  • @dekiyahismail3532
    @dekiyahismail3532 4 ปีที่แล้ว +4

    Guuuuuuuuuuuuuuuul somaliya weydhaqaaaqday kanaxow naaaaqus

  • @lelia_6003
    @lelia_6003 4 ปีที่แล้ว +6

    Guul guul geesi geesi madaxweyne Farmaajo

  • @skrtelali3231
    @skrtelali3231 4 ปีที่แล้ว +4

    NABAD IYO NOLOL SOMALIA HAGULESATO 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😘😘😘😘 1 LOVE. 1 NATION

  • @kafiakaka2283
    @kafiakaka2283 4 ปีที่แล้ว +3

    Guulayso madaxwayne. From puntland

  • @مرحباياطالبالعلم-ج8ق
    @مرحباياطالبالعلم-ج8ق 4 ปีที่แล้ว +2

    Guul guul mundane madaxweyne

  • @sicidmoha18
    @sicidmoha18 4 ปีที่แล้ว +9

    GUUL BA KU RAJEY NAYA MUDANEADAX WEYME FARMAJO❤❤❤INTA IGU RACSAN LIKE ISARA❤❤❤❤❤⚽️❤

  • @muuseqaadi3120
    @muuseqaadi3120 4 ปีที่แล้ว +15

    GuuL iyo gobonimo mudane madax weyne

  • @millionroses9084
    @millionroses9084 4 ปีที่แล้ว +9

    Walhi farmajo waligay wan jecla khaladna kama Amin Sanen hadana waan doranayna

  • @ahmedguul6052
    @ahmedguul6052 4 ปีที่แล้ว +9

    Guul iyo gobanimo mudane madaxwayne adigu iyo xukumadadu waad dadashen inta karaankina ah

  • @nadaabdi4389
    @nadaabdi4389 4 ปีที่แล้ว +13

    Ninkan daacad bu ubadanyahay anigo somaliland ah oo jecel wadankeyga ayan qireya inu masuulyinti Ka daacad sanhay ka karaama badanyahay

  • @ayaanwarsame8264
    @ayaanwarsame8264 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha allh. Guulayso madaxweyne Farmaajo iyo dawladnimda somaliyed.

  • @qazarumari4871
    @qazarumari4871 4 ปีที่แล้ว +4

    Guul Nabad iyo Nolol

  • @cabdimiyirmaxamud5413
    @cabdimiyirmaxamud5413 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allah eebow madax wanagsan nasiisee noosiyadi
    Madaxwayne maxamed cadulahi farmajo wuu u hagarbaxay in uu umadiisa wax uqabto waxana shacab ahaan inalooga bahan yahay inan garab istaagno

  • @hamzemuniir1080
    @hamzemuniir1080 4 ปีที่แล้ว +3

    Guulayso madax wayne

  • @cabdiwaaxidbashiirsaalax3492
    @cabdiwaaxidbashiirsaalax3492 4 ปีที่แล้ว +1

    waligeey mataa geerin madax weey ne soomaliyeed laakin maanta waan helay farmaajo iyo xasan kheere hadii aan nahay muslimiin in shaa Allah Allah waxaan ku wey diisaneey naa Allah inow farmaajo iyo xasan kheere ow noosoo celiyo 2021 wll dheh aamiin

  • @xassancabdulahi491
    @xassancabdulahi491 4 ปีที่แล้ว +2

    Madaxweyne guul adiga io dowladnimadabo

  • @abdirazakbukhatir9925
    @abdirazakbukhatir9925 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah madaxwyne

  • @HooyoUroon
    @HooyoUroon 4 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso.madax.waynaha.umada.somaliya.mudane.maxamad.c.lhi
    Farmajo

  • @diisofficialchannel5011
    @diisofficialchannel5011 4 ปีที่แล้ว +4

    *Farmaajo go forward*
    Doorasho lacag lagu cuno waxba tarimayso.

  • @cmcxasanm7979
    @cmcxasanm7979 4 ปีที่แล้ว +2

    Nabad iyo nolol guuleyso

  • @nuuraalpha6869
    @nuuraalpha6869 3 ปีที่แล้ว

    Guul madaxweyne farmaajo 🥰

  • @ilyasmuse4669
    @ilyasmuse4669 4 ปีที่แล้ว +5

    Afkii baa juuqda Gabar madaxweynaheena waxan ku amaanaba magarano cimri dheer ,cibaado suuban iyo Caafimaad waara ayaan ugu duceynayaa insha allah ninkii Dalka Dhisi lahaane hadey soomaali wax fahmeyso waa adiga
    🤩🤩🤩🤩

  • @sahracaday5669
    @sahracaday5669 4 ปีที่แล้ว +3

    Soooooooooooooooolaaaaabo marlabaad aaadoh Nevada mudane

  • @jannahx5459
    @jannahx5459 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤🇸🇴❤🤲 Ya Rabbi, Bless and give prosperity, peace to my country and us and rid of it corruption and injustice, ameen 🤲🇸🇴❤ inshaAllah we are on the road to success 🤲

  • @abdalla_abroz43
    @abdalla_abroz43 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alH GuuL Iyo Gobanimo.♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @kadirawadjr652
    @kadirawadjr652 4 ปีที่แล้ว +9

    Soo laabo adoo nabad inshallah legend somaali 2 barri bey ayey rabtaa somalia oo dhan inaad dhigto wadamo horumaraY hadana waxba kula qabaneyn

  • @maxmedmuusecumarmuusecumar2511
    @maxmedmuusecumarmuusecumar2511 4 ปีที่แล้ว +3

    Solabo adoo nabada

  • @abdiibrahim9347
    @abdiibrahim9347 4 ปีที่แล้ว +3

    Guul madaxwayne

  • @nasraali2301
    @nasraali2301 4 ปีที่แล้ว +6

    Guul madaxweyne qaran

  • @sahracaday5669
    @sahracaday5669 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha laah guuuulayso mudane

  • @AhmedMohamed-vf6nl
    @AhmedMohamed-vf6nl 4 ปีที่แล้ว +2

    Guul iyo gobannimo mudane madaxweyne.

  • @noway3238
    @noway3238 4 ปีที่แล้ว +2

    Farmaajo ❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @sahracaday5669
    @sahracaday5669 4 ปีที่แล้ว +3

    Halqof iyo halcod markan maqlay wanfarxaymasha alaah alehakuxifdiyo labadadaarooba

  • @Mohamed-sv9ui
    @Mohamed-sv9ui 4 ปีที่แล้ว

    Umada somaliyeed meel kasta oo ay joogan guul midnimo wax wada qabsi u rajaynaya

  • @somswed.5014
    @somswed.5014 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waan aragnay Waxaad qabateen NABAD IYO NOLOL sumcadii umada Soomaaliyeed ay 40% Soo noqotay. 4 more years insha Allah.

  • @afatax9634
    @afatax9634 4 ปีที่แล้ว +6

    Waxan hambalyaynayaa tvga hctv oon ku ammaanayaa si xilkasnimada leh ee u usoo gudbiyo wararka hore usocda.

  • @mustafehaype2618
    @mustafehaype2618 4 ปีที่แล้ว

    M.A guul ayaa usoo hooyaty umada soomaliyeed

  • @koofiyadofficial1808
    @koofiyadofficial1808 3 ปีที่แล้ว

    ALLEH HAKU BARAKEEYO MUDANE MADAXWEYNE FARMAAJO SOO LAABASHO WCN KUURAJAYNAYA 🙏

  • @qoranesiyaad9250
    @qoranesiyaad9250 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mudane madaxweyne ilaahay ha ku xafido

  • @fatxiabdillahi669
    @fatxiabdillahi669 4 ปีที่แล้ว +3

    insha allah somaliland guul dal gooniya

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 4 ปีที่แล้ว

      😂😂 miskiin gabilay been ha u sheegin

  • @umuhamzayussuf5925
    @umuhamzayussuf5925 4 ปีที่แล้ว +3

    mnshllh nolow
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AA_yusuf
    @AA_yusuf 4 ปีที่แล้ว +2

    Guulayso dowlada yadooy iyo madaxda somaliyeed guul iyo gargaara ilaah tubta toosan ilaahay haydinku hagaajo

    • @Zeus-d2d
      @Zeus-d2d 4 ปีที่แล้ว

      Xamarjo xaar to jail in 2021, incha allah.

  • @masraxafuran1029
    @masraxafuran1029 4 ปีที่แล้ว +1

    Siyaasi danayste. Dantaadii waad heshay. Afmiishaar danayste Shisheeye kalkaal laba jeeble

  • @hamdaapdi9364
    @hamdaapdi9364 4 ปีที่แล้ว +3

    Guul iyo gobanimo

  • @sunduscaynad3352
    @sunduscaynad3352 3 ปีที่แล้ว

    Aabo farmaajo guul 🇸🇴🇸🇴soo labo adoo nabada🤣

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 ปีที่แล้ว +1

    Doqon farmaajo.

    • @maxamudcilmi4613
      @maxamudcilmi4613 3 ปีที่แล้ว

      Doqoni madu adiga ayay kugu dhantahay waa fsrmaajo doqon uma aadan quudheen

  • @wayo.arag.TV.somali
    @wayo.arag.TV.somali 4 ปีที่แล้ว +13

    War waawareey odaygii wuu salbabaqay nio sida bixi uhadal

    • @saharasimanyartajogadheer4873
      @saharasimanyartajogadheer4873 4 ปีที่แล้ว

      Muse bixi ma kii wale e cuqdaad la'an xukumi jiray 🤣wale kaasi madax weyne idinkama raacin war farmajo kale la imada saa hade kale howlihina iska wata o malinba mid walan so dorta

  • @fatxiabdillahi669
    @fatxiabdillahi669 4 ปีที่แล้ว +2

    manzha allah

  • @maxamedjocer1271
    @maxamedjocer1271 3 ปีที่แล้ว

    When you miss leadership dontshout go away.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 ปีที่แล้ว +1

    Xaarmaajo duufle.

  • @ugaasqorane1119
    @ugaasqorane1119 4 ปีที่แล้ว +1

    Madexwayne Ahmed Madoobe Guul Guul

  • @faruudxasan3895
    @faruudxasan3895 3 ปีที่แล้ว

    Geesinimada.waa.loo.dhashaa.Ale.ha.xafido

  • @omaregal164
    @omaregal164 4 ปีที่แล้ว +5

    Dalkaan nin aan farmaajo ahayn ma badbaadin karo

    • @Zeus-d2d
      @Zeus-d2d 4 ปีที่แล้ว

      Xamarjo xaar to jail in 2021, incha allah.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadhaco horjooge farmaajo waatuug sooshaqotagay.

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 4 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi Somalia 🇸🇴 inuu gaadhigeegu dhaqaaqay waxaad kugaranaysaa in masuulkoogu yahay nin khabiira kuwii qayl qaylinayay waala aamusiiyey 😂😂 markii lugushahy dadbaad matashaan ayay madaxa hoos udhigeen 😂😂

  • @ayuubsheikhdondhimbil2725
    @ayuubsheikhdondhimbil2725 4 ปีที่แล้ว +4

    Keep going

    • @lelia_6003
      @lelia_6003 4 ปีที่แล้ว

      Illaahay hano Soo celiyo next 30 years dawladeena guul guul guul

  • @mojamal2985
    @mojamal2985 4 ปีที่แล้ว

    mudana madaxwayne caafimaad iyo cimri dharar baan kuu rajaynayaa...

  • @saciidmohamed5946
    @saciidmohamed5946 4 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo waa nin aan lahelikarin Tunti

  • @shukriabdi4378
    @shukriabdi4378 3 ปีที่แล้ว

    Firinbiley ilaahay ha ku duleeyo duli ilaahay ha ku bado lcagata imaaradka iyo shisheeyaha ayaa lugufuulaa maxy kataqaan qaran waa qaxbad waalan

  • @Zeus-d2d
    @Zeus-d2d 4 ปีที่แล้ว +2

    Xamarjo xaar to jail in 2021, incha allah.

  • @hanolato9250
    @hanolato9250 4 ปีที่แล้ว +2

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 ปีที่แล้ว +5

    Waad fashilantee iska hafal fidnooy qabyaaladayste beenaale taariikhdaa kuqori dameerku inta aanu rarka baranbuu dhuusada bartaa hadalkaagu waa beer laxawsi sidii nin inan lasheekaysanaya ookalale fashiluu

  • @idirismuhudin3822
    @idirismuhudin3822 4 ปีที่แล้ว +6

    School, jid, nabadgelyo, biyo maxkamadii dastuuriga lama dhisin tolow maxaa la qabtey?

    • @abdirizaksalat9156
      @abdirizaksalat9156 4 ปีที่แล้ว

      Schoolka hormarba lagasameyey
      Jidna wa ladhisay
      Nabadna meel ficanba lagagaray
      Biyo na rabbi baa nasiiyey
      Dastuurna barlamaankey utala
      Waxyalaha laqabtay kutageer dowlada eed waxba notarumeyso

    • @idirismuhudin3822
      @idirismuhudin3822 4 ปีที่แล้ว

      Maxkamadda dastuuriga ma waxaad moodey baarlamaanka kkkk

    • @abdirizaksalat9156
      @abdirizaksalat9156 4 ปีที่แล้ว

      @@idirismuhudin3822 shikhow wa laigacilmi fican yahay xaga political science balse waxan qiyasaya sharci dejin iyo dastuur in ay barlamaanka iyo shacabka utalan daremaya hadane dowlada gudi ayeyba usarto shaqadisa dad aya kujiro

  • @yusufali2900
    @yusufali2900 4 ปีที่แล้ว +1

    Horta ninku warkiisa ha dhamaystee dhagaysta ma fasal ardayaa waxani

    • @sucadabdinor878
      @sucadabdinor878 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax waaye haladha geesto madaxwey naha 👍❤

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 4 ปีที่แล้ว +2

    Wa marke ugu horeysey oo xarmajo Somaliland yiidahdo lkkn mesha hadal ma yaal ee hawsha inu wada

  • @niciimayousuf3862
    @niciimayousuf3862 4 ปีที่แล้ว +12

    slland waxpa yan lagu dapa,lumin ma rapo anku wada hadalkiine

    • @geesihanad2877
      @geesihanad2877 4 ปีที่แล้ว

      ❤️❤️

    • @geesihanad2877
      @geesihanad2877 4 ปีที่แล้ว

      Nicima madax. ilaahay ♥️♥️

    • @ahmedmohamed2608
      @ahmedmohamed2608 4 ปีที่แล้ว +6

      Soomaliland wax layiraa majiraan anigoo dhulbahanta ah ayaan ogalayn dee

    • @yusufali2900
      @yusufali2900 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmedmohamed2608 adiga khaatumaa lagu dhahaa warka somaliland ka bax bacawyohow

    • @TheQuranExplainsItself
      @TheQuranExplainsItself 4 ปีที่แล้ว +3

      Yusuf Ali khaatumo iyo maakhir hadii ay go’do maxaa kuu dhiman 🤣🤣

  • @narurowehliye4989
    @narurowehliye4989 4 ปีที่แล้ว +2

    Walee hadaan leys xaqireynin qudbadani dhinayo badan beey taabaneysaa

  • @cmcxasanm7979
    @cmcxasanm7979 4 ปีที่แล้ว +2

    Madaxweyne qaran oo daacads

  • @cqaadirraajuugalleyraale1029
    @cqaadirraajuugalleyraale1029 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahow noodaa madaxwaeynaha

  • @mohamudisse5801
    @mohamudisse5801 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxaan soo dhaweyna doorashada dad weyn
    Maxadaxweyne horay
    Usoco

  • @AFLADUN
    @AFLADUN 4 ปีที่แล้ว +6

    horn cable fulay xaar wayn. Meeday intii qayladu? Djabouti iyo SL caydooda waad soo gudbisaan tan N&N waad ka baqataan $$$

  • @zioofficialchannel773
    @zioofficialchannel773 4 ปีที่แล้ว +8

    Wax matare xaarmaajo

    • @caaqil201
      @caaqil201 4 ปีที่แล้ว

      Sheego waxaad aad tabaneyso adigoo caytamin. Mise imaraadka ayaa ku gadatay?

    • @abdalla_abroz43
      @abdalla_abroz43 4 ปีที่แล้ว

      Cidna SharaF Ka HeLimaYso Hadii adan Madaxdada SharafTooda Ka HeLimaYso. DuLiYohow

    • @sumaya6201
      @sumaya6201 4 ปีที่แล้ว

      @@caaqil201 adigu ma'isagad tahay

    • @caaqil201
      @caaqil201 4 ปีที่แล้ว

      Mindinmada ayaa hormar lagu gaaraa

  • @maxamudcilmi4613
    @maxamudcilmi4613 3 ปีที่แล้ว

    Axmed madoo waa in ay dowladdu ay weerar ku qadaa kismaanyo gedo ayuu kahad layaa si kale nabad ma ogola i. Runta la tuso mooyane
    Shisheeyaha la shaqeynaya si laga taqaluso waayo uu xanibay hanaan kii dowladnibo
    Dhina kale ee gobalada sool iyo sanaag iyo cayn way ka baxayaan somaliya inteeda kale sababta keentay taas injioo yadii soo baxay dhawaan waxba lagama siin
    Iyaga oo dhinacna raacayn koonfur iyo waqooyiba
    Sool. Sanaag and Ayn regions let the rest of somalia secede because the oysters that have recetly emerged do not have their share so they leaving somalia without taking so safe
    My name is mahamed ilmi abdalla
    And I live in las'aanood

  • @shukriabdi4378
    @shukriabdi4378 3 ปีที่แล้ว

    Guulayso farmaajo garanmaayaan waxa aad garaneyso qabiil wax matari doono waxaanku talinlahaa caasimada haloo raro hargeysa am kismaanyo

  • @abdirisaksuleiman8619
    @abdirisaksuleiman8619 4 ปีที่แล้ว +1

    Sawdigii yidhi sodon sano hadii laydhiibo ma bedli karo alshabab

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahy hakula garab galo mudane cadawga allaha qabto

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 4 ปีที่แล้ว +7

    wax matare tariikhdu kuqarin mayso

    • @abdalla_abroz43
      @abdalla_abroz43 4 ปีที่แล้ว

      CooLo

    • @mahadmataankuriya
      @mahadmataankuriya 4 ปีที่แล้ว

      @@abdalla_abroz43 waqtigisi wuxu kudhamaystay in kare lagu ilaliyo hadu wax qabanayo 3 sano & badhbu ayu jogay hadu wax tarayo wax mu idin qabto

    • @udgoonxaaji1778
      @udgoonxaaji1778 4 ปีที่แล้ว

      @@mahadmataankuriya wll wax qabat kiisa ma araktid baaa
      Qof wuxuu qabty lama inkiro intuuu qabty ayaaa nagu filan wllky
      Coz kuwii hore waxbo noo ma qaban

    • @hamseahmed6172
      @hamseahmed6172 4 ปีที่แล้ว

      @@udgoonxaaji1778 mansha alh wll alle hanoo barakeeyo madaxwaynaheena shanta 5 somali

  • @hussenmahmoud8941
    @hussenmahmoud8941 4 ปีที่แล้ว +4

    Autistic president... waxan ummada ya celiya...

    • @abdirizaksalat9156
      @abdirizaksalat9156 4 ปีที่แล้ว

      U need to watchout what u say there are people with disabilities reading ur comments

    • @AM-ms9mn
      @AM-ms9mn 4 ปีที่แล้ว +2

      Is Farmaajo autistic? I know he is not the best auditor or public speaker (Aftahan ma’ahan) but that does not mean he is necessarily autistic unless someone knows about his medical condition? Either way, the ONE MAN ONE VOTE talk within the next few months like he promises in a place like Somalia that has not seen such a thing in more than 50+ years since dictator Silas Bare regime took power and current reality on the ground with terrorism and insecurity and poverty and political instability....it is comical talk what he is promising to be held in few months time fully knowing he did not prepare the ground work for such a thing to take place in his watch.
      Marka waahadal iskaqiyaali ah, has nothing to do with autism, he knows what he is doing very well and is meant to mislead the masses that are us educated and deflect the negative attention from those that were saying he would request an extension in his term as president. It is outside of the realm of possibility for a free, fair, and transparent elections to take place in modern day Somalia in the next few months.

    • @abdirizaksalat9156
      @abdirizaksalat9156 4 ปีที่แล้ว

      @abyan ali am a medic and i was realy very disappointed that one day when i was in a class acertain doctor has asked me why somalis discriminate people with disabilities i realy couldnt answer bcs he talked the reality i could only say change will come.

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 4 ปีที่แล้ว

    Sanado bdn hogaanka noo haay insha allh

  • @lilqanciye3078
    @lilqanciye3078 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha kula jiro hda xaq ku tagantahay siwalboy tahay madaxdada xushme fikirkagana si caqliyeysan u caade 😂😂😂😂😂😂

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 4 ปีที่แล้ว

    55 qof oo Kenyan iyo alshabab ah baa dislike saartay

  • @maxamedjocer1271
    @maxamedjocer1271 3 ปีที่แล้ว

    Istil

  • @mohamudabdimohumed3683
    @mohamudabdimohumed3683 3 ปีที่แล้ว

    Dadka iska caac leynaya oo ilawey iney dhimanayan waxba hadal layskama wasekheyo lkn farmajo waa aabe somaliyedboobdacada

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 4 ปีที่แล้ว +1

    Horto Somalidu waa wada dhagax makarafoonka madaxweynaha ama xabad xabad ayaa qofkasta agtaala waxaana jira meel lagawada cantroolo waxaana lasocda qalab loogutalo galay in saxafadu xadhkaha camerada ay ka gashadaan uuma baahna inay madaxweynaha makarafoono wada agdhigaan xataa codkiisa safeex maaha kuwii meesha sameeyey ugumaytalo galin miyaaa 😂😂😂 mise wey iloobeen

  • @AM-ms9mn
    @AM-ms9mn 4 ปีที่แล้ว

    No I don’t think Farmaajo is autistic. I know he is not the best auditor or public speaker (Aftahan ma’ahan) but that does not mean he is necessarily autistic unless someone knows about his medical condition? Either way, the ONE MAN ONE VOTE talk within the next few months like he promises in a place like Somalia that has not seen such a thing in more than 50+ years since dictator Silas Bare regime took power and current reality on the ground with terrorism and insecurity and poverty and political instability....it is comical talk what he is promising to be held in few months time fully knowing he did not prepare the ground work for such a thing to take place in his watch.
    Marka waahadal iskaqiyaali ah, has nothing to do with autism, he knows what he is doing very well and is meant to mislead the masses that are uneducated and deflect the negative attention from those that were saying he would request an extension in his term as president. It is outside of the realm of possibility for a free, fair, and transparent elections to take place in modern day Somalia in the next few months.

  • @ziinbaazzinbaaz3003
    @ziinbaazzinbaaz3003 4 ปีที่แล้ว +2

    Mundane madx weyne qabo qbilistaha

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 4 ปีที่แล้ว +3

    Ma moodaa in uu Maanta yimid. 3 Sano iyo Dhawr billood sow Maamulka ma hayn? War heedhey iska tag.

    • @abdirizaksalat9156
      @abdirizaksalat9156 4 ปีที่แล้ว

      Qof bedela laimoow

    • @nortaa5654
      @nortaa5654 4 ปีที่แล้ว +2

      Abdirizak Salat kkkk mala haayo qof bedelo ilaahay cimriga ha u dheereyo iyaga madaxdena uu u HOREYO Farmaajo

    • @abdirizaksalat9156
      @abdirizaksalat9156 4 ปีที่แล้ว

      @@nortaa5654 ameen ameen sxp

    • @sadiaisse2176
      @sadiaisse2176 4 ปีที่แล้ว +1

      Soolaabo dheh qabyaalada jooji

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 4 ปีที่แล้ว

    Good job madaxweyne aan jecelnahay come back again and again xaasidkaa jab kuwa tabartooda firinbiga kuso aruurtay shame on you