CALEEMA SAARKA FARMAAJO & MUUQAAL TAARIIKHDA GALAY | DIMUQURAADIYADDA SOMALIA OO CAALAMKA KA YAABAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Caleema Saarka #Farmaajo & Sawir Taariikhda Galay,
    Seddexa Madaxweyne Oo Si Aan Caalamak Lagu Arag Xilka
    isku wareejiyay..................
    Madaxda Ka Qeybgasha Munaasabadda Caleemo Saarka
    Madaxweyne Maxamed CABDILLAAHI FARMAJAO
    Islamarkaana Khudbadaha Ka Jeediyay Ayaa Waxaa Ka Mid
    Ahaa Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta,
    Mdaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Ra’iisul Wasaaraha
    Itoobiya, Madaxweyne Ku-Xigeenka Dalka Suudaan,
    Wakiil Ka Kala Socday Wamada Carabta, Midowga Yurub,
    Mareykanka Iyo Safiirada Wadamada Danbeeya Arimaha Soomaaliya.Guud Ahaan Marka La Eego Madaxdii Ka Qeybgashay Ayaa La Sheegay In Ay Ahaayeen Wakiil Ka Kala Socday Ilaa 120 Dal Oo Caalamka Ah......................

ความคิดเห็น • 177

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  7 ปีที่แล้ว +10

    HAMBALYO, DUCO IYO DARDAARAN..
    Raysalwasaaraha la magacaabay,
    Mudane : Xasan Cali Kheyre....
    #Kheyroow Shacbkaa Ku Doortiyo
    Danyartiyo Maatida
    Duruuftooda Gaarka Ah
    Haka Daalin Weligaa
    th-cam.com/video/J8v5Tkisqtk/w-d-xo.html

  • @maxmuudabdiyare7924
    @maxmuudabdiyare7924 7 ปีที่แล้ว +8

    wllahi waan qiirooday intuu qof qiiroodo khudbada madaxwaynaha somaliyeed somaliyeey toosa mar uun illaahay ayaan idinku dhaarshee goorma ayaad toosaysaan waar qabyaalada ka baxa waar gobalaysiga ka baxa waar gacmaa is qabsada tollaay war tollaay wallahi waxaan idhaahdo garan maayo waar kuwa meesha hadalada xun ku soo qoraaaya qosalka raacinaaya qabyaalada ku soo qoraaya waar maydaan qalbi naxa lahayn waar maydaan iimaan lahay waar maanta ayay somali guul ugu dhawdahay waar xishooda somalilnd ha jirtoo ha joogto somalilnd cidna waxba kama sheegin annaga oo somalind ah ayay somalinimadu nagu wayntay gacmaa is qabdsan doonaa waar inaga daaya naxliga
    Show less

    • @somaliqn3107
      @somaliqn3107 7 ปีที่แล้ว +1

      Maxmuud Abdi Yare masha allh wllo caqliga allha ku siyadiyo somalidi waxay u bateen qabilayta yaal ilaahy haso hadeeyo kolay wax klon idhahno garan mayne

    • @NazuBbe
      @NazuBbe 7 ปีที่แล้ว

      Maxmuud Abdi Yare shukran all allaha naga qabto isha xasadka eee dalalka dariska ah Allaha isjeclesiyo Somali dhan

  • @sqynz7592
    @sqynz7592 7 ปีที่แล้ว +3

    soomaaliya hanoo laato .waan ku farax sanahay in joogay taariikhdii 3aad ee soomaaliya uu madaxweyne si xornimo xil ku wareejiyay madaxweyne kale.guuuul soomaaliya guuul

  • @amalabdiaziz6190
    @amalabdiaziz6190 7 ปีที่แล้ว +6

    mudane sheekh shariif iyo mudane xasan sheekh guulaysta waligiin. soomali hadaw wax garad ku jiro waa fahmi karaan in soomaaliya heerkaan aad gaarsiiseen iyo sida sharafta iyo wadaninima leh eed xukunka u wareejiseen ay tahay wax lagu faano. taariiqda aana idin xusi doonto InshaAllah. farmaajana mid heerkaas sare kasii qaado allaha ja dhigo. guuuul soomaaliyeeeey guuuuuul

    • @xarago1960
      @xarago1960 7 ปีที่แล้ว

      amal abdiaziz ...guul....noolow

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 4 ปีที่แล้ว

      Badii inay iib sadeen iyo gabdhihii miyaa Guula

  • @liyaomars
    @liyaomars 2 ปีที่แล้ว +3

    Maashaa’allaah waalo isku duuban Rabi haidinku garab galo xilka culus aad qabateen Guuleeysta weligiina 👍isku Diin isku luqad isku calan isku dhaqan soomaliya soomaali Baa is kaleh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @haniyey1
      @haniyey1 2 ปีที่แล้ว

      aamiin ya rabi

  • @abdifatahmahathussein4253
    @abdifatahmahathussein4253 7 ปีที่แล้ว +7

    marwada qaranka hooyada umada soomaaliyeed mama seynab

  • @hubihaji2358
    @hubihaji2358 7 ปีที่แล้ว +3

    sheekh shariif waa muwaadin lagu faani karo
    we love him. I really hope that he work with MD FARMAAJO

  • @anisadeeq4467
    @anisadeeq4467 7 ปีที่แล้ว +3

    Ilahay haku fududeeyo Insha allah xilka

  • @heerqaranheerqaran7595
    @heerqaranheerqaran7595 7 ปีที่แล้ว +4

    mashlaah xassan shiiq si fiican ayuu uhadlay baryahan rag dheh.waa hadal ninweyn

  • @zaammusse2900
    @zaammusse2900 7 ปีที่แล้ว +3

    Madaxweynahaashii hore Xassan iyo Shiikh sharif Illaahy ha dhawrro iyaga iyo qoysaskooda. Kan cusubna Allaah ha´Illaahliyo hana u fududeeyo.

  • @oldisgold3053
    @oldisgold3053 7 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo
    waa ciyaartoy fiican
    yessssss😁

  • @طوبىللغرباء-ذ8و
    @طوبىللغرباء-ذ8و 6 ปีที่แล้ว +1

    Hanbalyo hanbalyo guul iyo gobanimo madaxdeenu geesinimo iyo gobanimay muujiyeeen alaw fuliga naga korqaaad💪💪💪💪💪💪✔✔✔💞💞💞💞💞👍👍👍👍

  • @cabdiraxmanmadar2910
    @cabdiraxmanmadar2910 7 ปีที่แล้ว +1

    MNSHA allah alle hakugu asturo xilkaaasa mudane madaxwayne

  • @ahmednuurcabdilaahigaaxnuu135
    @ahmednuurcabdilaahigaaxnuu135 7 ปีที่แล้ว +2

    maansha allaah madaxweyneha cusub iyo kii horeba waxay noqonaysaa taariikhada baalasha dahabka ah ee ay u kowsatay nidaamka democracy ga ah ee new somalia

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว +1

    Somalia Hanoolaaato ❤ 🇸🇴 ❤

  • @sowdaismail4285
    @sowdaismail4285 7 ปีที่แล้ว +1

    aamiin yaa Allah akhiii inshaallah

  • @maqdasdaahir9281
    @maqdasdaahir9281 7 ปีที่แล้ว

    guuleyso mudane Runti wey no muqata kartida u ledahay socelinta midnimadi somaliyed Rajadenu waa riyada shacabka o ad rumeyo
    guuleyso gesiga gayigena ahna geesiga geesta africka viva######Abo##Farmaajo

  • @abdirizakmohamed6889
    @abdirizakmohamed6889 7 ปีที่แล้ว +2

    Ya Allah cadawga Ka Qabo madaxweynaha kenya Sidoo u fiirinaayo farmaajo arag Illaah Ka weeny

  • @saadiyaahmed4650
    @saadiyaahmed4650 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah Tabaraka Allah, Allah ha inoo hagaajiyo wadankeena , Guul iyo gargaar madaxweynayaasha Soomaaliyeed ee sharafta iyo qaymaha badan , waa xaflad taariikhi ah oo la xasuusnaan doono.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว

    Somalia ❤ 🇸🇴 ❤ 🇸🇴 ❤

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว

    Somalia ❤ 🇸🇴 ❤ 🇸🇴 ❤ Hanoolaaato

  • @mahadmhfdqaliifvghh1638
    @mahadmhfdqaliifvghh1638 7 ปีที่แล้ว +3

    illahay waxan kabar yayaa in xilkan culus kula garab galo oo Dan ku ceeboo bin mdane farmajo oo baldahaba adka gashid taariqda smlia insha allah

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 6 ปีที่แล้ว +2

    The right day for Somalia get the cape of good hope after so long floating in between the pacifistic and the Indian Ocean. Simply system oriented with Mr. Nicole's Key UN ambassador roll highly well respected the results.

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 6 ปีที่แล้ว

    I do really appreciate such like Somali presidential power on easy transparent transfer manner is good gesture of aiming new Somalia Jovinal democracy proceeding very well. It is a success.

  • @abdifatahcoutinho5817
    @abdifatahcoutinho5817 7 ปีที่แล้ว +1

    manshallah allow Somali haal far kadig

  • @fartunmohamud5583
    @fartunmohamud5583 7 ปีที่แล้ว +1

    maasha Allah waa mahad Allah u sugnaatey in maanta aan heerkaas gaarno marlabaad waxaa mahad leh madaxdii hore soo gaarsiiyey Kan maatana Allah ha guuleeyo aamiin

    • @hodandahir7808
      @hodandahir7808 7 ปีที่แล้ว

      somaliya waxy sugeesama iyo wanag

  • @iskufilanshigdaahir1153
    @iskufilanshigdaahir1153 7 ปีที่แล้ว +1

    subeyda yusuf ma ila aragtay ishaa karidey wuu kumashquulay masha allah weyqurxan tahay xaaska mw weyneheena ilaah hawada xifdiyee viva intasamaha somaliya jecel

  • @sowdaismail4285
    @sowdaismail4285 7 ปีที่แล้ว +3

    inshaallah ilahaay hakula garab kalo oo kuguma fashilo xilkaan adaag guul wacaan abaha somaliyadh

    • @mahadmhfdqaliifvghh1638
      @mahadmhfdqaliifvghh1638 7 ปีที่แล้ว +2

      sowda ismail aamin walashey insha allah illahay kuma ceebeyo midan waxan rajay naynaa in Baal dahaba kagalo tariiqda smlia in Sha allah

  • @haniyey1
    @haniyey1 2 ปีที่แล้ว

    Madaxweyne Hasan Sheekh welcome back yaaqayoow. Laamiyada naga fur, barakacyaasha yaan la moogaanin, shabaabna naga dhici oo xamar iyo somalia isku fur bal qeer allaha ku siiyee

  • @fatmaali4968
    @fatmaali4968 7 ปีที่แล้ว +1

    madaxwaynaha Codkar maahan khudbada Markii laguu soo qoro ma nuuraso lkn markaa maskaxda ka aqrinayso qiimo ay yeelanaysaa madaxwaynaha Af Somaliga kuma qudbayn yaqaan Malaha englishka ayuu ku dheereeyaa viva Aabo Farmaajo hor usocod iyo Guuuuuul insha Allah👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

    • @haniyey1
      @haniyey1 2 ปีที่แล้ว

      hadaan hadal ka dhargeeynaa iska dhaaf. waa runtaa codkar ma ahan ee illaheey xasan qeerka ha waafajiyo

  • @mustafaaxmed5371
    @mustafaaxmed5371 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alh hore hloo socda oo wdanka han wada dhisano

  • @nuuriyamohamed7935
    @nuuriyamohamed7935 6 ปีที่แล้ว

    wsc mashaallaah walaal soomaaliyeed vivvivivvivivi faramaajo iyo dowladiis alah la jiro alahan xifidiyo aamiinaamiin aamiinaamiin inshaallaah aada iyo aad baa u jecelahay dowladeen cadoow ga alah ka qabto inshaallaah hore u soc gees guuuuuuuush isda baatahay adiga iyo dowladaad alah barakeeyo inshaallaah guuuuuuuuuuuul iyo gobanimo. salaamayaa dhamaantiin soomaalia kheyr

  • @anisadeeq4467
    @anisadeeq4467 7 ปีที่แล้ว +1

    Say insha allah madaxweyne

  • @falastiinmohamed7006
    @falastiinmohamed7006 7 ปีที่แล้ว +1

    yahu waxan sanbukhada wey muxu ka eegaa madaxweynahaa ha naga cunin allow ishoda kahey aamin

  • @halimaadan2037
    @halimaadan2037 7 ปีที่แล้ว

    manshallah tabarakalaah waan qiiroday markan arkay 3madax wayne ee somaliya oo gacanta is haysta waa taariikh shacabkeenana waxa loga bahan yahay inay kudaydan oon gacmaha is qabssno .illahow dawladeena kayeel tii karamadeeda iyo sharaftii somaliya soo celisa.kana xafid cadawgeeda.

  • @mohamedmahat5475
    @mohamedmahat5475 7 ปีที่แล้ว +1

    viva farmajo hambalyo hambalyo mudane madaxweyne

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah Somalia 🇸🇴 🙏 💖 Somalia ❤ 🇸🇴

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 6 ปีที่แล้ว +1

    See the presidential guard automatically widened on the new president espactuller so we are virtue of cap of good hope. Thank you sugar did well. Others fallow his Kenya need to copy the election matters from Domalia

  • @fartunmohamud5583
    @fartunmohamud5583 7 ปีที่แล้ว +1

    Soomaalina Allah mid ka wada dhigo wixii shar ah Allah ha naga qabto aamiin aamiin

  • @hodanalmaas6942
    @hodanalmaas6942 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Uuuuuuuuu Guuuuuul

  • @abdikarimali7036
    @abdikarimali7036 7 ปีที่แล้ว +1

    aaabe qaran farmaajo noloow

  • @mrdevicesomali5004
    @mrdevicesomali5004 2 ปีที่แล้ว +1

    Maantana waa caleema saarka xasan sheekh 😂

  • @juundadle5903
    @juundadle5903 7 ปีที่แล้ว +1

    guuuuul somalia

  • @somalisomalilanderlion1536
    @somalisomalilanderlion1536 7 ปีที่แล้ว +2

    in badanbaa la lahaa
    soomaliyey toosa
    somaliyi maantay toostay
    ee talo in lawadaago
    lawada shaqeeya loobaahanyhy
    cadawgeena la inoo sheegaya inagama fogee waa kuwan ina hor fadhiya ee jaarkeena waxa dalkeena
    burburiyay cidkale maaha alshabab cidkale maaha waa kenya iyo ethiopia

  • @asaldhalad7932
    @asaldhalad7932 7 ปีที่แล้ว +2

    Ani wiilka xariiriyaha aaba u bogay masha allaah .

  • @apdixakiinadan511
    @apdixakiinadan511 2 ปีที่แล้ว

    Insha alaah markale
    Lacamaro madaxwayne
    Famaajo

  • @hodan7631
    @hodan7631 7 ปีที่แล้ว

    maansha allah allha noo barakeeyo dowladeena soomaliyeed

  • @nabilanahil3972
    @nabilanahil3972 7 ปีที่แล้ว +1

    Oh God I was just laughing my President uhuru kenyatta he is clubbing but he doesn't know the meaning hhhhhhh

  • @mohamednoor8209
    @mohamednoor8209 7 ปีที่แล้ว

    masha.alah.waa.guul.somaliyed

  • @mssomalia8663
    @mssomalia8663 7 ปีที่แล้ว +6

    Ar wiilka Barnaamijka Xariirinaaaya Halkee ka Helaa ,, walee wuuuu i dhex qaaday,, wiiloow hadaaad commentygayga aragto Isooo Gaar hadaaa xariiiiiiiiiiiiiif tahay,,,,,,,,,,,,,,,,,, somaliweeeyn gobanimo ,,Cuqdad Ma Naqaaano ciyaaal xamaraaa Nahay ..Aaaaabo farmaajo xilka allaha kuu fududeeyo

    • @somaliqn3107
      @somaliqn3107 7 ปีที่แล้ว

      -Boqorada Reer Diini- 😂😂😂 wlhi waad iga qoslisay

    • @fatmaali4968
      @fatmaali4968 7 ปีที่แล้ว

      -Boqorada Reer Diini- Huuuuno waaa waziirka qorshaynta Facebook wuxuu kusoo galaa Abdi Aynte halkaa baa ka helaysaa

    • @abdihafidmohamud2938
      @abdihafidmohamud2938 6 ปีที่แล้ว

      aYaamiiro waa ikan wll

  • @welovesomaliawanjeclahaywa7883
    @welovesomaliawanjeclahaywa7883 6 ปีที่แล้ว +1

    Uhuru kenyanta maxad u firineysaa maamada ama mar wada qarankeena ha isku firin hadii intii neyrobi ayaan ku rakdenaa

  • @maryanmohamed2458
    @maryanmohamed2458 7 ปีที่แล้ว +1

    Guul Somali odhan Amiin

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 6 ปีที่แล้ว

    I respect Dr. Hassan Sheikh Mahamud transfer of the power indeed to respect the democracy value Somali system now well oriented. Now given a just a chance the Somalia is gonna be best place for mankind and others fellow man example

  • @bintusulaiman8263
    @bintusulaiman8263 7 ปีที่แล้ว

    masha Alllh guul dallkeena Allow la garab gal xilka

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 6 ปีที่แล้ว

    Dr. Right rain at right time to my home land power transfer was constitution deal mattered we respected him the good job done by Dr. Hassan Sheikh Mahmud

  • @saniasunaider914
    @saniasunaider914 7 ปีที่แล้ว +1

    Illahaw nodaa madaxdena

  • @ahmednuurcabdilaahigaaxnuu135
    @ahmednuurcabdilaahigaaxnuu135 7 ปีที่แล้ว

    maansha allaah madaxweyneha alle hallaqabto hawlaha iyo caqabadaha horyaala shacabkana alle hawga dhigo kuwii waxkuqaata dhibaatooyinkii soomaray

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 6 ปีที่แล้ว

    I too liked this picture

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 2 ปีที่แล้ว

    Xasan sh mooryaan ayuu noqdey

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 2 ปีที่แล้ว +1

    M.farmaajo qudbad aad u qiimo badan ayaad shacabkaaga ku doortey u jeedisey waanad ku mahadsan tahey

  • @sacadyare1199
    @sacadyare1199 7 ปีที่แล้ว +1

    warka and buu uwacan yahay lkn dhaqan galin Aa larabaaaa

  • @khadarmaandeeq5901
    @khadarmaandeeq5901 7 ปีที่แล้ว

    soomalilan guul ayaan leeyahay cadawgeedu hajabo waxaan leeyahay hambalyo madaxwaynaha somaliya runtiib waa madaxwayne wax uqabnkaraya dalka waxaanan leyahay soomaliland kama xuma dawlada cusb

  • @hubihaji2358
    @hubihaji2358 7 ปีที่แล้ว +2

    salaan sare maamadii somaliya maamo zaynab

  • @CoolGirll00
    @CoolGirll00 2 ปีที่แล้ว

    6:35 uhuru kenyatta X ismaaciil cumar geele 😂
    its fun to watch this after 4 years and after we undrstand allllllllllllot 😁

  • @kamaalnuur6871
    @kamaalnuur6871 7 ปีที่แล้ว

    karibu mzee uhuru kenyatta

  • @daadirahmed7264
    @daadirahmed7264 7 ปีที่แล้ว +2

    Uhuru wuxu eegayo nagta md ma hee turjuban aya fadhiya gadashoda !!!

    • @mohamedmohamud326
      @mohamedmohamud326 7 ปีที่แล้ว +2

      daadir ahmed Uhuru doesn't lyk a wife of someone his wife mama ngina a beautiful Lady so don't insult Kenyatta he z famous man

    • @husseinabdi6951
      @husseinabdi6951 7 ปีที่แล้ว +2

      MOHAMED MOHAMUD aboow Somali WA qashin Uhuru does he need someone wife,he has beautiful wife Mama ngina Kenyatta

  • @chiwaniboyz1178
    @chiwaniboyz1178 7 ปีที่แล้ว +1

    xasan qaliro noqoday be intan yar madaxwenaha laga qadi

  • @swalehsaid7085
    @swalehsaid7085 7 ปีที่แล้ว +1

    mansha alah waa mahad alah

    • @xamsecabdiraxman2613
      @xamsecabdiraxman2613 7 ปีที่แล้ว +1

      inta sixun wax fasirta ee jecel xumaanteena ee soomaalida ah waxaan leeyahay kudhinta calool xumadiina aad uhaysaan umada soomaaliyeed

    • @xamsecabdiraxman2613
      @xamsecabdiraxman2613 7 ปีที่แล้ว +1

      dadbaa sikale ulamuuqataa khudbada madaxwaynaha oo qabiil iyo qudhon caadaystay allow nagaqabo qudhunkaa nagu dhaxnool

    • @sacadyare1199
      @sacadyare1199 7 ปีที่แล้ว +2

      itus itaabsiiiii

    • @abdulahiahmedraage7113
      @abdulahiahmedraage7113 7 ปีที่แล้ว

      sxb farmAjo igadaa cidanka amisoon xasxasiyo ayaankaqada yanakamaqlin walaal amisoon hadatahay qofmuslin ah

    • @raxmakaliilow8069
      @raxmakaliilow8069 7 ปีที่แล้ว

      masha allaha wa arin lagu faraxad leh somaliya ha nolato insha allaha

  • @TheBuraab
    @TheBuraab 7 ปีที่แล้ว

    manshaalah somalia guule

    • @alohasummer3952
      @alohasummer3952 7 ปีที่แล้ว

      madaxweynha kenya waa lo turjumaya qofba fadhya gadashisa si fican u firsha dag dag miran ma rahina somaliyey

  • @ubahdagan4322
    @ubahdagan4322 7 ปีที่แล้ว

    maansha alaah ilaa h ha noo daayo madax deena jira oo jooga

  • @omarkalinle5913
    @omarkalinle5913 7 ปีที่แล้ว

    guul iyo gobanimo somalia way dhaqaqday

  • @johansforsif6096
    @johansforsif6096 7 ปีที่แล้ว

    muqaal kan wuu i farxad Galiyay waa markii Ugu horaysay 3 madax wayne is gara istaagan dalka hormarkiisana gacmaha isku wada qabsadeen ilahow somali qalbiyadooda isku fur insha allah

  • @طوبىللغرباء-ذ8و
    @طوبىللغرباء-ذ8و 6 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhh
    Acuudubilaaaa Uhuuro kinyatt madaxwaynaha iyo xaaskiisa unbuu kumashquuul sanyhy!!! kkkk yaahuuuu.

  • @dheemanjag2021
    @dheemanjag2021 7 ปีที่แล้ว

    rag culus an ujeeda sheek shariif iyo hasan nolaada nojoga waligiin inshalah

    • @amalabdiaziz6190
      @amalabdiaziz6190 7 ปีที่แล้ว

      aamiiin aamiiin qarankeena alla kasokoow ragaas aa badbaadiyay sheekh shariif iyo xasan sheekh. madax afrikaan ah oo sidaan xilka u wareejiyo lama arag

  • @abdifatahcoutinho5817
    @abdifatahcoutinho5817 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhh Hassan sheikh mahamud always u iska faraxsanyahy

  • @saadiyaahmed4650
    @saadiyaahmed4650 7 ปีที่แล้ว

    Allahuma aamiin

  • @kawsarhashi3296
    @kawsarhashi3296 4 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya hanoolato cadowgeduna hajabo amin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙

  • @halimoahmed91
    @halimoahmed91 7 ปีที่แล้ว

    allow dawlada khyr qabta ka dhig oo cadowga ka qabo wllalhayga soomaaliyeed

  • @abdisharif865
    @abdisharif865 7 ปีที่แล้ว

    hanbaliyo hanbaliyo hanbaliyo

  • @kamaalnuur6871
    @kamaalnuur6871 7 ปีที่แล้ว

    Ethiopia iyo Kenya

  • @inawarsame8095
    @inawarsame8095 7 ปีที่แล้ว

    Uhuru Kenyatta wuxuu dhegta u raacinayaa hadalka gabadha turjumaanka ah ee gadaashiisa fadhisa.

  • @umumaryamasheikh688
    @umumaryamasheikh688 7 ปีที่แล้ว

    MAANSHA ALLAAH TABAARAG DHAMAAN MADAXDEENA SHARAFTA LEH,GAAR AHAAN ANIGA WAXAANBA UHAMBALYAYNAYA 2 DII MADAXWEYNEE HOREE.WAAYO BASHARKA LAMA XAQIREE JIDKII QODXAHABADNAA EE AY INOO SOOXAAQEEN BAAN KU TAMAASHADAYNAA!! GUUL IYO GOBANIMO WAXAA LEH MUDANE SHEEKH SHARIIF IYO MUDANE XASANS HEEKH MAXAMUUD,TAARIKHDA AAN KU NAALOONAY AYAY NOO SOO HORSEEDEEN.WIXII CANBARAYN IYO DHALIIL HORAY AY SOMALI IN KUGU GAYSATAYNA WAXAN LEEYAHAY ILLAAHAY DANBIGINA HAKUDHAAFO SOMALIYAY.MADAXWAYNE XASAN SHEEKH QUDBADIISA WAARUN OO IDINKAA BURASHKA WASAQAYSAN LADULMARAAYO MADAXDEE MADAXDA WAA BASHAR IN LALA SHAQEEYO WAX LOOSHEGA WAAYO IN LACAAYO MAHAN.MAANSHA ALAAH 3DA MADAXWEYNABA GUUL IYO GOBANIMA SOMALIWEYN ISRAACDEENE ISCAFIYA OO SI DHABA OO CALOOL FAYOW U ROOBDOONA OO ISU DUCEEYA,HADAAD WALALKA AMA WALAASHAA MUSLIM NIMA INKA DHAXAYSA UDUCAYSA ADNA MALAA IKTAA KUUDUCAYNAYSA.AAN ISUDUCAYNA

  • @ismailwarsame3790
    @ismailwarsame3790 7 ปีที่แล้ว

    Allah haidlarab galoo

  • @maryanmohamed2204
    @maryanmohamed2204 7 ปีที่แล้ว

    shacabyahow wanaagsani walallaalayaaloow qofwalba xil ayaa ka saaran in lala shaqeeyo madxda wadamadaan aanu joogno waa wada masuuliin tusaale ahaan dadka beesshinka ayaa ugu shaqo yar waana wada sukuurad aan la shaqeeyno doowlada

  • @muhamuudbille9158
    @muhamuudbille9158 4 ปีที่แล้ว

    6:30 Uhuuru wuxuu Fiirinayaa Marwada Madax Wayne FARMAAJO Wuu Jeclaada Balaayo Foolxun Waalugu Gubayaa Tuuk yahow Badayada Sheegtaý birina Maamada Madax waynaha Ayuu Sheeganayaa waa tuuk Gaala

  • @falastiin1000
    @falastiin1000 5 ปีที่แล้ว

    kkkkkk xasan shekh shalay iyo maanta midee buu saxsan yahay balan ku beenaale ,,,,, viva shariif shekh axmed ,,,,,,

  • @mohamednoor8209
    @mohamednoor8209 7 ปีที่แล้ว +1

    Uhuru.Kenyatta.wuu.cabsanyahay

    • @mohamedmohamud326
      @mohamedmohamud326 7 ปีที่แล้ว +1

      Mohamed Noor marka adwaysin mathax insoboqato ayaa hadna cayni Uhuru kenyatta .......Kenya waa uso carartin ee iska daf qofka martitha kuu ahh

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 7 ปีที่แล้ว

      MOHAMED MOHAMUD war soco lahaystayahow kenya ugu nacamlaynaysaa

    • @mohamedmohamud326
      @mohamedmohamud326 7 ปีที่แล้ว

      asna nini kenya wan kudashay wankuso barbaray wankaaqristay sithokale Somali Ayan ahay......sitha andadsomalitha kaarka nageb Ayey aburan tasna hormar maahan......wathajir ayaa wax kasta lagu garaa......mathaxweyna Kenya jaceel ayuu uu athay somalia maahan in ad aflagadeysin

    • @husseinabdi9611
      @husseinabdi9611 7 ปีที่แล้ว

      asna nini 1984

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 7 ปีที่แล้ว

      MOHAMED MOHAMUD jacayl😂 badayada ma hunguryeeyn adiga kulama yaabani horaan u Arkay kuwa gumaysi kudhashay Mida kale somali habo burbursanate lkn cadawgeeda waytaqaana adigoo kale in lagu xoreeyo baa Somaliya lagaraacay 1977 jabkii ugu horeeyay ee somaliya wiiqay buu ahaa waxayna u ordaysay somali inay wada xorowda adna abalkeedii baa ugu dhigtay kenyan udaba dhiliflayn.

  • @hasanabdi7351
    @hasanabdi7351 2 หลายเดือนก่อน

    Naalinti midkaan ladoortay
    Waxay ahayd maali
    Madoow

  • @naleyxusenabukaryartaxisah7134
    @naleyxusenabukaryartaxisah7134 7 ปีที่แล้ว

    ani darmajo wan tagera lkn hal hadl ayan ku dhiibsady oo ah 26 anan dowlad lan ahen oo sii hab samile eey usocoto howshu uguna hambalyeyo madaxda siidan uuso dhiisty oo eey ka kow haheed sheq shariif iyo xasan sheq oo hufnan uso shaqeyay marka yan la iilabiin ee horo halo socdo le ha dhaho

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 6 ปีที่แล้ว

    Guul madaxwaynaha farmaajo reysul wasaare aan jeclaanay kheyre ayaa noo keentay somali ha noolaato

  • @abascade2479
    @abascade2479 7 ปีที่แล้ว

    aad baan uga helay muuqaalkaan quruxda badan , Somalia hanoolaato

  • @Boodboode61
    @Boodboode61 7 ปีที่แล้ว

    maanta somalidii asalka aheyd ayaa marqaati ka nahay. SOMALI BAAN AHAY. somalida sidaan ayaa lagu yaqaanay waa inaan kuligeen gacmaha is qabsana. allow noo gargaar wadada saxda ah noo fududey. no qabiil

  • @wiilwadaniahcumar1425
    @wiilwadaniahcumar1425 7 ปีที่แล้ว

    ninkan benale nabe itobiya ukandha wadan wax qadeen kulha mar hore wadan qasayn hadana waa is badalay

    • @rumi6207
      @rumi6207 7 ปีที่แล้ว +1

      wiil wadani ah cumar waxaan af somali miyaa? ! cajiib.

  • @saadiyaahmed4650
    @saadiyaahmed4650 7 ปีที่แล้ว

    Soomaaliya hanoolaato shacabka iyo dawladaba Allah ha inoo gargaaro.

  • @bintusulaiman8263
    @bintusulaiman8263 7 ปีที่แล้ว

    subayda yusuf wad iga qoslisay wlhi MA ila aragtay su u fiirinayo 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sacadyare1199
    @sacadyare1199 7 ปีที่แล้ว

    ma ayagaaa amisom LA aan dhaqaaaqi karo bro

    • @somaliqn3107
      @somaliqn3107 7 ปีที่แล้ว +1

      Sacad Yare isku xishood qabiil baa kuwaale

  • @maryandiriye1375
    @maryandiriye1375 7 ปีที่แล้ว +1

    war waa loo turjumaya

  • @GUDCURFLIMS
    @GUDCURFLIMS 7 ปีที่แล้ว

    aleylehee dad lama caasiye darisnimo abgaal aa leh horeyna adan cade aya ku wareejiyay abdi rashiid hadana waa taas bal aan aragno hasha maandeeq meeshey ka ridaan

  • @hodanmohamedahmed3719
    @hodanmohamedahmed3719 7 ปีที่แล้ว

    acw aadiyo aad baad u mad san tihiin labada mudane ex shiikh shariif iyo saxan skiikh guulayta

  • @farahhabad8825
    @farahhabad8825 6 ปีที่แล้ว

    Results will be forwarded in 20020