“Xamaas Argagixiso ma ahan,ma yeeleyno Xamaas Argagixiso ma dhaheeno" Raisul Wasaare Xamse

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 109

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 ปีที่แล้ว +6

    Cimrigaaga ilaahey ha dheereeyo Ra'iisul Wasaaraheyga Xamse Cabdi Barre

  • @khayr10
    @khayr10 ปีที่แล้ว +11

    M.nzha Allah
    Geesigan camal ayaan u baahanahy
    Allah cimriga iyo cfimadka ha u barakeeyo xamse cabdi bare

  • @HooyoHabibo-c7t
    @HooyoHabibo-c7t ปีที่แล้ว +8

    Maasha allaah wlh ninkaan Waa Muslim dhab ah wlh cadem

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب ปีที่แล้ว +7

    ماشاء الله تبارك الله
    اللهم بارك
    كثر الله أمثالك .

  • @JamaadShiino-fd7xu
    @JamaadShiino-fd7xu ปีที่แล้ว +9

    Ilahey haka dulqaado falastiin dhibka ilahey ha guuuuuuleyo aamiin aamiin aamiin yaarabi 😭 ♥️

  • @UmuAsan-qm1ft
    @UmuAsan-qm1ft ปีที่แล้ว +7

    Xamsow ale hakuxafido cadawbaajiree rabi hakaa xafido

  • @JamacWaa-yz3bz
    @JamacWaa-yz3bz ปีที่แล้ว +7

    Walaaahi waa Muslim qawi ah alahu akbar alahu akbar

  • @samiyaabdi1156
    @samiyaabdi1156 ปีที่แล้ว +3

    Geesiba tahay ku soco adoo kale illahay ha nagu badsho

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s ปีที่แล้ว +4

    Masha,Allah Raysul wasare xamse Abdi bare gesi gesi dhalay

  • @PirloNour
    @PirloNour ปีที่แล้ว +4

    Mashaa Allah rw xms waa hadall uurka ama qullubta qofkastoo damiir leh oo muslim ah ka dhax guuxaysay

  • @asmahooyadeed5282
    @asmahooyadeed5282 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah waa geesi hadal cad Allah haku xafido mudane

  • @murzal31
    @murzal31 ปีที่แล้ว +8

    Ninkani waa Cabqari mudane MAHADSANid madaxweyne baad uqalantaa from SOMALILAND

  • @hamzadabeyl2515
    @hamzadabeyl2515 ปีที่แล้ว +7

    Allaha kubarakeeyo mr Xamza caawa aadbaan ugu farxay khudbadaada wlh Argagixiso maahan waa SAX ❤❤❤❤Mana yeelayno

  • @deqosheikhisaq
    @deqosheikhisaq ปีที่แล้ว +3

    Wallahi illahy ayaa u hiilinayo insha Allah

  • @fardowsaabdulqadirmohamed8128
    @fardowsaabdulqadirmohamed8128 ปีที่แล้ว +8

    Geeesi geeesi dhalay illahay haku xafido ❤😢

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 26 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar masha allah our hero xsmza cabdi barre geesi geesi dhalay wuxuu ka dhashay darawiish allah ku xafido

  • @saammu8231
    @saammu8231 ปีที่แล้ว +14

    War ningan hoyodi dhashay halyaay aye dhashay mnsha Allah Allow wiilashena wiilashi diintooda, dalkoosa iyo dadkooda u dagaalamo Allaha nooga yeelo yaa Rabbi asigane cadawga mujribka ah Allaha ka qabto yarabi😢

  • @marwaan6923
    @marwaan6923 4 หลายเดือนก่อน +1

    Our hero Mashallah, we need this guy to become our president

  • @hamzadabeyl2515
    @hamzadabeyl2515 ปีที่แล้ว +4

    Barakallah mr Xamza mana aqbaleyno wlh qalbiga ayuu kanacay wadaalika adcaful islam wana kugutaageernay RW wana uduceyneenaa insha,allah❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdisameyAbdisamey
    @AbdisameyAbdisamey ปีที่แล้ว +2

    Rasalwasare xamse caadi bare alle ha ku xifdiyo wana matashay oo wadnaga farxisay ❤❤❤❤❤

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 3 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar masha allah.ilaahey ha ku xafido waa geesi geesi dhalay.ilaahey ha ku xafido.waxaan kuu qirey in aad jaceyshahaye diinta.oo aad xaqa jaceyshahaye.taariiqda baal dahab ah ka gashaye .geesi geesi dhalay.waa in aan ilaahey oo kaliye ka baqno..in uu bani aadam raali naga noqdo.waxba nooma tareyso.

  • @ismailissack7543
    @ismailissack7543 9 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ...mob of ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Allah(swt) haa kuu xifdiyo bro Hamze

  • @nimoahmett9299
    @nimoahmett9299 6 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar
    Allow madax iman qawi ah leh
    Oo raganimada diintooda iyo iimankooda ku meel mara ayaanu ku waydiisaney
    Jzakallahu khyr raysal wazaare alle haku sharfo raganimadii la rabay ayad ku hadashey
    Islanimo dhab ahna wad muujisay

  • @SuhuurAsad-y7k
    @SuhuurAsad-y7k ปีที่แล้ว +5

    Ilaahayoow soomaali oo israacda ituz

  • @NadiifoCabdishakuur-ee9vp
    @NadiifoCabdishakuur-ee9vp ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa allaah tabaaraka laah❤

  • @burhanabdi1577
    @burhanabdi1577 ปีที่แล้ว +2

    subhanallah allahu akbar subhanallah allahu akbar subhanallah allahu akbar

  • @saammu8231
    @saammu8231 ปีที่แล้ว +5

    😢😢😢 ma dhageysan karo yarabiiiii 😢😢😢😢

  • @khayr10
    @khayr10 ปีที่แล้ว +2

    Allaah ha guuleeyo falastiin

  • @hamzadabeyl2515
    @hamzadabeyl2515 ปีที่แล้ว +4

    RW Xamza allow noodaa oo cimrigiisa dheerey hadal aansugeynay ayuu kuhadlay cawa walalaheena muslimiinta falastiin qalbiga ayaan ugaduceyneenaa insha,allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mustafanur1353
    @mustafanur1353 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah Allah akbar ilahow kudhoor

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaa wanaagsan in uu ilaahey raali naga noqdo.

  • @OsmanDayib-o7e
    @OsmanDayib-o7e ปีที่แล้ว

    M.a wazirka wahan ugu docoyni cumri deer iyo cafimad iyo hilka uu kuwaro

  • @FaziaHamdi
    @FaziaHamdi ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉mansha.alha.geesi.darb.kuam.jiiro.wahwah

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 4 หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar masha allah geesi geesi dhalay taariiqda baal dahab ayaad ka gashay.palestina way noo ogtahaye dowladeena soomaaliyeed oo ka gubataye.ilaahey ayaa ku ilaalinayo ilaahey ayaa ku jaceyl oo bani aadam uma baahnid.allah xafido waalidkii ku dhalay oo diinteena macaan ku baraye.ilaahey ku siiyey dabeecadada wanaagsan allah ku xafido.

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 26 วันที่ผ่านมา

    We are proud of you as prime minister all somalia loves you and we make duaa for you allah ku xafido

  • @hirsiomar5638
    @hirsiomar5638 ปีที่แล้ว +7

    ما شاء الله ، (إعلان مهم) لا أريد أن أرى بعد اليوم من يطلق على السيد حمز عبد بري (المرحوم) لأن الخطاب الذي ألقاه أمام الجماهير لمساعدة أهل الفلسطين رفع سمعته وعزز سياسته، رغم أنه ينتمي إلى حكومة ضعيفة جداً من كافة النواحي بسبب سوء إدارة قادتها. إلا أنني لم أتوقع قبل الأمس أن يتجرأ رئيس الوزراء الصومالي السيد حمز عبدي بري على إلقاء مثل هذا الخطاب أمام العالم، رغم أن هذا الكلام وقع في مكانه الصحيح ، لأن لو لم يكن الفلسطينيون الذين يدافعون أنفسهم وأرضهم ودينهم، وأهلهم وأعراضهم هم المجاهدون، فمن هم مجاهدو الدنيا إذن !

    • @MOHAMUD550
      @MOHAMUD550 ปีที่แล้ว

      فديت كلامك ي ولد انت حمزه

  • @nasiryre144
    @nasiryre144 8 หลายเดือนก่อน

    Allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi52 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah jir oojoog

  • @XAQSOORMEDIA
    @XAQSOORMEDIA ปีที่แล้ว +2

    الله اكبر

  • @idilmohamednurgedi3392
    @idilmohamednurgedi3392 ปีที่แล้ว

    Masha Allah raisal wasaarah

  • @MadmadNuur
    @MadmadNuur 6 หลายเดือนก่อน

    imrigiisi ilaaahey ha dheereyo

  • @MaxamedJamac-mj5io
    @MaxamedJamac-mj5io 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @FarixaRayso
    @FarixaRayso ปีที่แล้ว

    Waa gesi walahi masha allah

  • @cumarfargeeto3009
    @cumarfargeeto3009 ปีที่แล้ว +1

    Mujaahid baa tahay PM

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢 wllhi waagii khudbadan iyo maanta October,21,2024 waxa Gaza ka jiro inuu ogaa baad moodaa. Safe the Children, Unicef, Human Rights, women’s rights waa goos abeeso hoos buu isagu duleelaa horey Soomaali ugu maah maahdey waana run waan aragnaa double standard iyo lipstick

  • @cabdilahiaadan-v5t
    @cabdilahiaadan-v5t 3 หลายเดือนก่อน

    mansha alah ilahay haguuleyo falastiin

  • @CaashoMaxamed-bo3lt
    @CaashoMaxamed-bo3lt ปีที่แล้ว +1

    😢😢😓alle haguuleyo rer Gaza

  • @aadathreehours2148
    @aadathreehours2148 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah,,hamzow

  • @ayaanleaxmed1435
    @ayaanleaxmed1435 11 หลายเดือนก่อน

    Manshaala xamse alle haku barakeyo

  • @mustafemaxamed1676
    @mustafemaxamed1676 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha Allah xaq ku tagnow

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 ปีที่แล้ว

    Masha allah geesi weeye raysalwasaraha xamse

  • @hamzadabeyl2515
    @hamzadabeyl2515 ปีที่แล้ว +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Mr HAMZA Cimri dheer insha,allah iyo caafimaad RW

  • @cabdiraxmaanabdel5654
    @cabdiraxmaanabdel5654 5 หลายเดือนก่อน

    😮m.a❤❤❤❤

  • @axmedcade7
    @axmedcade7 ปีที่แล้ว +1

    Weli somali geesiyaasheeda wey nool yihiin

  • @AbdunasirKomi
    @AbdunasirKomi 5 หลายเดือนก่อน

    Hamza cabdi guleyso
    Guuuuuuullllll

  • @HamadaHamada-ec8iy
    @HamadaHamada-ec8iy 5 หลายเดือนก่อน

    خلي بالك لايقوقع بي الصومال داخل عدن في امر يكلف جمهورية الصومال خساره لك كل الاحترام والتقدير ومستقبل أفضل وان شاء الله إلى مناصب كبير ......
    من العاصمة عدن.....
    حماده... البرحي ...

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 15 วันที่ผ่านมา

    Waa cadaalad daro marka aad qofka soomaliga ah .oo wax wanaagsan qabtaye.in aad qabiilkis ku xaqirto.ilaahey raali kama ah .

  • @Abokorhazzan100
    @Abokorhazzan100 ปีที่แล้ว

    Walhi waan iga ilmay siiyay

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Sax waye xamas argagixiso mahe wa rag ka gadoday dhibta lagu hayo dadkoda iyo dintena free masjid qudus free falastin thanks so much for support falastin

  • @hamzadabeyl2515
    @hamzadabeyl2515 ปีที่แล้ว +2

    Kuunuu qiradatan khaasi,iin waaye lacnatallah calalyahuudi

  • @FarixaRayso
    @FarixaRayso ปีที่แล้ว +1

    Cownak aya allah yaa arxamu raximiin

  • @AxmedMowliid-oj5jr
    @AxmedMowliid-oj5jr 6 หลายเดือนก่อน

    Waa libax gesi dharabkuma jiro

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 ปีที่แล้ว +1

    Walal xagee jiratey markii la lanayey caruurta iyo haweenka lasacanool marka maxaad u hadali weyedey ma xuma inaad ka hadasho palestin l Inshallah palestin we will wine

    • @MukhtarMaxamud-o4i
      @MukhtarMaxamud-o4i ปีที่แล้ว

      Laascaanood waa arimo qabiil iyo maamul ku saabsan laakin falastiin waa arimo diin iyo isir sifeyn ku saabsan

  • @ebrahim6189
    @ebrahim6189 ปีที่แล้ว

    Ilahy ha u gargaaro anaguna hiil iyo hooy Wan LA garab taaganhy ninka madaxda ii ah ee malayow mid kaliya aan isku af garanay

  • @GhanaGala
    @GhanaGala ปีที่แล้ว

    😂❤

  • @IssaDubad
    @IssaDubad ปีที่แล้ว

    War qaqabta farqda nacaladi haku dhacde

  • @hayrejamaali9870
    @hayrejamaali9870 ปีที่แล้ว

    libaax libaax dhalay

  • @yussufgcl1253
    @yussufgcl1253 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa kafiicneed inuu English kuhadlo

    • @khalif_47
      @khalif_47 ปีที่แล้ว +1

      Turjumaan baa jiro aduunka uturjumaayo

    • @abdihakem112
      @abdihakem112 ปีที่แล้ว +1

      ma isaga leh english dadkan luuqadooda qiimaha ay leedahay laga qariyay war luuqadaaada ku faan

    • @MadmadNuur
      @MadmadNuur 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdihakem112🙏🙏🙏

  • @nafisaali8689
    @nafisaali8689 ปีที่แล้ว +1

    SUBXAANALAAH AKH UF 6 SANO JIR RAJAY AH BUU SIDIISII U HADLAY. RAYSALWASARE DOWLADO WAAWAYN LA HAD LAAYA MA MOODID. WAXA UU YIDHI “ DIIDAY MA DHAHAYO QORTAY HADAD NAGA JERAYAAN “” HADALKA LA KALE ODHAN OG. ALLAH NA LA KALE BAR WACAN.

    • @MohamedOmar-f8l
      @MohamedOmar-f8l ปีที่แล้ว +1

      Maxaad odhan lahayd adigu bakhtiyohow car bal duco halagaa helo

    • @abdirahman0787
      @abdirahman0787 ปีที่แล้ว

      Doqon iska aamus

    • @MukhtarMaxamud-o4i
      @MukhtarMaxamud-o4i ปีที่แล้ว

      Kkk marka ay qadiyadid diini ah joogto, luuqada dibloomasiyada waa laga tagaa gabar😅😅😅😅

    • @banaatshxasan2152
      @banaatshxasan2152 11 หลายเดือนก่อน

      Afkaaga cisho

    • @samraabdullahi4779
      @samraabdullahi4779 9 หลายเดือนก่อน

      Umadaha brain wash ka lagu sameeyay oo awoodaha gaalada u arko wax la ixtiraamo uma xumid yahuu . Allah oo kaliya aa weyn Cid kaloo weyn ma jiro gaaladan xunxun awood malaha hadey awood leeyihiin hal qof oo muslim ah adunka kuma noolaadeen . Maskaxdaada soo celi muslim dhaba noqo oo allah kaliya ka baqa xaqana ka hadla xitaa hadow naftiisa ku weyn. Hadalkiisa waa wax aad ufiican masha allah . Ma is weydiistay sababta somali ugu jirto wadama taargetka u ah wadama us iyo xulafadiisa ay rabshad inay ka shidnaato ay rabaan kana shidan markii Iran 🇮🇷 laga reebo . Doqon uff

  • @IssaDubad
    @IssaDubad ปีที่แล้ว +1

    Halawaqabto barlamaga somaliya way galo beene hadi xamsaba lahaysto

  • @MeranehHassanhoch
    @MeranehHassanhoch 8 หลายเดือนก่อน

    Xamaas waa argagihiso aniga kuley .

  • @abdiyussufmohamed9411
    @abdiyussufmohamed9411 ปีที่แล้ว

    Labadan u danbe wa kuwo qabil u hadlay ninkan wa gesi islam ah magaca somalina mujiyay esakin liq dhadhamayahow

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 4 หลายเดือนก่อน

    Soomaali mideeye ayaad tahaye.hadaan nahaye qurbo joogta waa ku taagernaa.allah ku xafido

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd ปีที่แล้ว

    Warya somali.matihid orodo amaxarada iska xore doqon warya hamaas.iyo shabab wa same wa in kani doqonka xilka laga tura falastiin wa gaalo shica ah kuxme md.xasan.badka.wada.alakin walgu.eryi wasaq.darood.o dhan.baba shici gaala.aha.uf

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 ปีที่แล้ว +1

      NAAYAA DAROOD HADEY SHIICO YIHIIN IDINKANA YUHUUD AYAAD TIHIIN XASAN MUNAAFAQ IYO MOORYANTA AAN DOWLADNIMO AQOON DIIRATADA DADQALATADA AH DUURJOGYAHAY CAWAANTA AH EDEB YEELO

    • @CaashoMaxamed-bo3lt
      @CaashoMaxamed-bo3lt ปีที่แล้ว

      Naayaa maxaa ku hayo micnaha adiga miyaa shabab ah falastiin dhulkooda ayy difacanoyan adi maxaa qabaneysa kac laftigaga xasanka shegeyso difaaco doofaar yahe daarood ku wasye👍😏😏

    • @MukhtarMaxamud-o4i
      @MukhtarMaxamud-o4i ปีที่แล้ว

      Kkk isdaji yareey qabyaalad aya qanjaha ku buuxisee

  • @IbrahimAbukar-nc3oe
    @IbrahimAbukar-nc3oe 6 หลายเดือนก่อน

    Boqolkii iyo boqolba war sax oo xaq ah ayaad ku hadashay we know the west are hypocrits.

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 15 วันที่ผ่านมา

    Dalka soomaaliya ah waxay ku joreen 34 war.ilaahey uma kenin ayaga ayaa isku keenaye.ilaahey wuxuu nasiiyey .dhul wanaagsa.ilaahey wuxuu naga dhigay dad isku diin ah isku af .isku dhaqan.laakiin waxaan nahay jaahiliin ignorant.oo ah cudur.

  • @bedelnolosha2490
    @bedelnolosha2490 ปีที่แล้ว

    Amisom ayaa Xamsa illaa lineyso,waxaana laga illaalinayaa,Soomaalidda Muslimka ah,hadana dadkii illaalinaayey ayuu aflagaadeynayaa..

    • @amizha8922
      @amizha8922 ปีที่แล้ว +2

      Ilaalinta ilaahy Ku falin geesigeena

    • @bedelnolosha2490
      @bedelnolosha2490 ปีที่แล้ว

      @@amizha8922 Been baad isu sheegtey.

    • @samowade1300
      @samowade1300 ปีที่แล้ว

      ​@@amizha8922
      Haka Tago gaalada ku gadaaman , kan leynaya reer gaza iyo kan xamsa saaxiib ku sheego labadaba waa walaalo , labadana Muslim ayay leynayaan .

    • @niraxx2252
      @niraxx2252 ปีที่แล้ว +2

      silka hooyadood amission ma habartaa ba dhasheey nacaaskaa ta wasee i.a muslimka wuu guleesan dhoona wuuna ka xoroobi dhoona gumestayaasha

    • @bedelnolosha2490
      @bedelnolosha2490 ปีที่แล้ว

      @@niraxx2252 Amisom waxey ka illaa lisaa Muslimiinta.

  • @mahamudsahal5969
    @mahamudsahal5969 ปีที่แล้ว

    Xamaas Qof Madoow Adoon ama Cabiid ayay u Taqaan ee Maskiinyahow yaan Gantaal lagu Laqsiin.dadka aad matalaysidna dhib ha u keenin

  • @abdullahixuseen6508
    @abdullahixuseen6508 ปีที่แล้ว

    Ninkan siyaasi maaha siduu uhadlay xitaa anoo fasalka 6 aad iskuulka uga tagay uma hadli laheyn cadiifad ahaan ayuu uhadlay somali qiirone geesi iyo muslim qawi bey daldalayaan cid ogol ma jirto in caruur iyo haween iyo dad aan waxba galabsan la laayo lkin arinta falastiin maaha arin islaam ee waa arin siyaasadeed haduu kan resul wasaare noo yahay wali ma dhawin yuhuudo waa qoomiyad dad muslime ayaa ku jiro lkin dowlada israel waa sahnuuniyiin xaq jir ah ninkan akhwanul musliim baa ka dhex hadleyso waligeyn waxaan eheyn meesha lugu dagaalo loo soo safriyo dagaalka

    • @MukhtarMaxamud-o4i
      @MukhtarMaxamud-o4i ปีที่แล้ว

      Adeerow been ayad sheegaysa ee yuhuud way ku wada socdaan in Palestine meesha laga saaro waayo 1948 aya yuhuud meesha lagu beeray

    • @samraabdullahi4779
      @samraabdullahi4779 9 หลายเดือนก่อน

      Soco dabada udhaq gaaladaas xaqa waa laga hadlaa xitaa hadaa naftaada ku weyneyso muslim daciifkaa tahay cun uff iimaankaaga xooji intaadan qof biliaadana oo illahay ku caasiyay gaal ah wax aqlaq cilido lahayn kuu heesto inaa noolaatid inaadan xaq ulahayn oon awood lahayn aad ka baqi lahayd doqonyahay. koonka allah maamulo Cid aan asiga eheyn Cid ka cabsaneyso ma jirto. Allah is powerful only no body in this world 🙏 allah koonka abuuray . Ciqaab meesha ugu xun urejeynaa yuhuuda nacaa ku taal wacalada

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 8 หลายเดือนก่อน +1

      Haduu san la qiiroon walaalahood la gumaadaayo gaalo u qiiroon la’haa islam wa hal yahuud io nisaara waa gaalo alla ha ciqaabo munaafaqnimo iska ilaali wll

    • @samraabdullahi4779
      @samraabdullahi4779 8 หลายเดือนก่อน

      @@nasiryre144 Mala yaabtay wlhi waan la yaabay yahuud waa qoomiyad muslim leh lagu laha.yuhuud waa gaalo waa diin ma oga .siyaasad iyo faith kaaga way kala duwanyihiin .ayaga way isku danaaniyaan because way isla gaalo.islamka waa hal umad

    • @nasiryre144
      @nasiryre144 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@samraabdullahi4779 waa la yaabe sotu ebe ku yiri quraanka galo sokeye io wll mid haka dhigan hadaa mu’miniintihiin waa qatar cadiim ✊🏿

  • @AbdunasirKomi
    @AbdunasirKomi 5 หลายเดือนก่อน

    Hamza cabdi guleyso
    Guuuuuuullllll