Maasha Allah tavarakallaah Ad Bay u qurux badan tagay bada Lkn lagama faaidaysan in sifiica loo Maal galiyo laga dhiso dhismayaal Xaga dalxiiska ku fiican bay ahayd Somalidu badahan badan Alle siiyey Kamay faaidaystaan
FROM East Cost ATLANTA OCEAN USA, MASSACHUSETTS /Boston. WAAR ODAYGAA AYAA EHELKAYGII AH EHLU MAQAAMKAYGA WARDIGA IYO DUCADA IYO KILDHIGA SHAAHA EE LAWADA CABAYO WAAD SALAAMANTIHIIN AKHYAARTA
Nabad baanu haysanaa, dhul barakeeysana waanu haysanaa. Maxaan Somalida kale ku faleeynaa? Waanu isku filanahay, Allhamdullilah. Bal Somalida kale hanaga hadhaan. Anagu waanu ka maaranaa.
Qoris mariskii waraabe ayaa dhul somaliland ah sheganay meesh ma jabuti bu mooday saylac xata samaronba leh kana talisa afar qof meshay ku arknba way shegtan
May Allah protect and bless Somaliland and peace and prosperity amen
Maasha allaah ilaahoow noo barkee dhulkeena ❤❤❤❤
Istaakhfuru allah, Sheekha ka daaya dambi haw soo jiidinee. Waa dembi qof dhintay inaad tidhaa wuu soo baxaya.
In Sha Allah beri dhow waa la dhisi doonaa oo waxa laga dhigi doonaa goobo dalxiis.
In Sha Allah.
Talo. Odayaasha waawayn. Aad video. Kaduubayso. Please. Wax sii
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Caalin 😊
Aloow xafid Somalia
Somaliland weyan wlal allow xafid somaliland iyo somalia yaba thanks
majeceli badah I don't know why
Sheekh "lsaaq mar mar buu so baxaa" 👍
Manshallah Manshalah Aqoonyahan dhul badan na baray fadlan sacadiin noo soo duub
Meharadii Mr Yoome. Weeye
Mnsha ALLAH muqaal aad uqurux badan❤❤❤❤❤
Maasha Allah tavarakallaah
Ad Bay u qurux badan tagay bada
Lkn lagama faaidaysan in sifiica loo
Maal galiyo laga dhiso dhismayaal
Xaga dalxiiska ku fiican bay ahayd
Somalidu badahan badan Alle siiyey
Kamay faaidaystaan
Tumid ayuu baahanyahay waa la. Dhalaalinayaa asc
mansha allaha dul quruxbadan iyo weeyaan dadkii la, haa aanay ka, warhayn hadii maal gashi lagu sameeyo waxaa ay noqonayaa magaalao dalxiis
🎉😂 Masha Allah 👍🤣 WAA meel Qurux Badan 💯💯💯💯👍 WAA Nincada Allah Nasiiye 😂🎉❤🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂👍👍👍👍
Waa dust Gold waa dahab qeedhin
M.a Dhul Qurux badan Weeye Runtii 👍🫡
Mashaa Allah alxamdulilaah ❤❤
Casaanya waa maxay?
Eray kale oo la isticmaalo ma jiraa?
Masha Allah waa xeeb qurux badan
Mahadsanid
Masha allah
Good bless republic of somaliland
Si fiican baad yeeshey, waayo dadku ayagoon waxba kuu sheegin yacnihii goobta ayay isku dhurmaan
Fadlan Igeey meesha ❤
Waa dhul qurux badan lnk heesta iska daa wll
Abti guulayso
FROM East Cost ATLANTA OCEAN USA, MASSACHUSETTS /Boston. WAAR ODAYGAA AYAA EHELKAYGII AH EHLU MAQAAMKAYGA WARDIGA IYO DUCADA IYO KILDHIGA SHAAHA EE LAWADA CABAYO WAAD SALAAMANTIHIIN AKHYAARTA
Boston ka xagee? Roxbury Dorchester Cambridge Somerville?
@shantagees9425
From Jackson Square bro
Wan kaa qaaday sxb so dhawaw.
Waxyaabo badan.ayey badani badaha kale uuga duwantahay? Waa weedh khaldan waxaa sax ah ( waxyaabo badan ayey badani badaha kale kaga duwan tahay) halkaad ka adeegsatey (uuga duwantahay) waxaa kaga haboon (kaga duwantahay) I'm very sorry in aad afkiinii hooyo sidan.u jejebineysaan. Inkastoo ay kelmedan ( uuga) ay adeegsadaan qolyahaa koonfurtu laakiin waa adapted gareyseen waana khalad waayo afsoomaaliga saxda ah ee buugaagta lagu qoro innagaa ku hadala hadaynu nahay reer Soomaaliland amaba reer waqooyi ba. Mahadsanidin. Soomaaliland illaahayow guulee oo cadowgeedana jebi Aamiin
Go and get a life
bulay xaar waa magaaladii xadaarada ee awoowyashayo
Bulaxaar iyo xeebtaa dheer WAA DEEGAAN nuux ISMAACIIL
Reer axmedkee walaal
@Heba-xk7gr Axmed nuux
Reer axmed iyagu berbera ayay ahaayen Bulaxar waa yonis nuux
@sakiguray3248 HAA SAX
Buulaxaar maxamed case iyo mamaamasan baa dega inta kale waa marti
Bulaxaar
Region
Saaxil
😂❤😂 WAA IN AAN KA DIFACANA 😂👍 CADOWGA 💪👍😂😂😂😂💯💯💯💯😂
ilaahayoow somaliland barakee❤ dhulka yaan baca iyo gurarada lagu tuurin iyo caagaga ta labaad bula xaar ilaa waqtigi faracinti iyaay jirtay oo magalada bulaxaar usaariis baay uu yaqaneen usariis oo aha ilaha faracinada
Mahadsanid
Calin abyan walal ilaahay waxba ma waayo ee erayga badal
Mahadsanid
Bula Kheyr no Xaar 😂😂😂
No khyr xaaar😂
MUUQAAL AAD IYO AAD UXIISABADAN BUUAHAA❤DALXIIS❤WACAN❤
Haaye meeli cusub tag meelo hore aad u duubtay un baad tagtaa sxb😅
Khuraafaad weeye
Qof dhintay weeye
Dadka kadaaya khuraafadka
Xeeb qurux badan
Masha allaa qurux sanaag somaliland nabadu waa muhiim
Waa berbera maaha sanaag
Sanaag ma aha wa saaxil mise wad dhaga laday😂
Asc kudarsoo carsaanyo maaha ta ay cadaanku cunaan waxaa layiraahdaa saango saylac ayaa laga dhoofiyaa ilaa djabouti
Qurux. waar shacabka bada cas ha loo raro
@ismail from usa 🇺🇸
Waar naga tag. Aaway . Tarikhdad shegaysay? Socod ayad noogu dhamaysay
Buuraha ayaan jecelahay
Xagee ku taalaa ?
Halkee kale ayaa sidaa u quruxbadnaan kartaa? Waa Sooooomaliland qaranka barakeeysan. Allow Barakee.❤❤❤
Magaalada magaca ka bedala Cayaaleey ubixiya magacyada foosha xun naga bedela please waan imandoonaaye gobelkeey kutaal?
Maxan u bixina ?
@
Dadka deegaanka yaqaana u badgiga aniga maaqaano laakiin waxa meeshu eey caanku tahay ayaa loogu magacdaraa sida loobarto
Oo ka daa cayda dhulka oo u bixi buulo Xamar
BUULA XAAR WAA GOBOLKA AWDAL MAAHA SAAXIL ISAAQOOW SFKA QAADAN MEEYSAAN DEE
Hayaay, mahadaa dhul boob iyo dhul sheegasho keenteen? Lawyacade oo Noox Ismacil laheeyd baad sheegataan.
Tani waa idin ka xaaraan.
@halimamumin3643 hhhhh beesha isaaq gabigiisuba waa 1960 xitaa hargeeysa waxaa iska leh ABEESHA GURGURE IYO GABOOYE hhhh ma afbaad ku qaadan dee hhhh
M.a
Duqa tubako usaaran walahi
Hhhhhhh War sheeku masoo baxo hadanbaabin
BUULA XAAF ILAA SEYLAC WEEG ISKU XIRNEEYN IYADOON HARGEEYSA ISKA DAAYEE BOORAMA JIRIN
Drone ti away
Wan sita 👀
Waar toobad keen nin waa hore dhintay sooma baxo. Shirkigu sibiqbuu kugu soo galaa, Ilaahayna dembigaa ma dhaafo.
Dacawalay sxb maxad utagi wayday
Ninka ha wanjalin😂😂😂
@JonathanCkay
Dacwaleey waa degaan reer Somaliland
Waa xujo
Abandoned saxib Dabaasha mataqanaa?😂😂😂😂😂😂
Calin muqalada soo koob si ay xalad uyeeshaan
Maa iska tiraahdid dhulka Soomaaliyeed oo iska daysid luuqada qalaad oo aad isku sidkayso 😀
Hanaga caayin degaanada.
Dhul Somali waa caayi loo geeysaneyo degaanada Somaliland.
Heestii. Halka Dooxa.Waheen bad Waqooyi. Kagadaro. Esh qiyaasak.
Wataas
BUXAAR WAA MAGAALADII AYEYDAY KU DHALATAY
Imisa minid baa loo socdaa Bulaxaar iyo hargeysa. WADO WANAAGSAN MA LEEDAHAY
Ma carsaayo
DADKA KU NOOLA DHULKAN AGEY JIRAN?
Dushery ka ilaashaneyaan.
Awoowo Yasmeen baa ku aasan. Bulixaar iyo Ceel Sheikh , Berbera waa Carro Nuux Ismaciil( Sacad Musa).
Waa xeebihii Ingiriska lagula xisaabtame oo loo diidey in ay Ciida cagohooga saaraan.
Hadii. Kale. Inkaar kugu dhacday
Dalkeena marka la joogo xeebahaad tagtay maxaa ka mid ah? Waa su,aal khaldan waxaa sax ah ( dalkeena xeebaha aad tagtay kuwee baa ka mid ah?) afsoomaaligii waa ku ciyaarteen. Kkkkkkkkkkkķķkkkkkkkkkķkkkkkk
gododkan waxa iska le oo gala abu maqaska
War xayeeysiiska ka daaya, Bulixaar iyo Xeebeheena.
Qaar dhul boobka ku caanka ah ayaad hunguriga ka geleh.
Caalinow ma dabaalatid horta miyaa? hhhhhhhhhh
Tak berihi temerita buullaxar
Buula Xamar u bixiya ka daaya caayda bisinka
Eyaaaa Bentaaa Daaa Dulkiiii wa Dul issa
Dhulkeeba Dhul Ciise ah Waad Riyonaysa
@@sakiguray3248
Ciisa ayaa la yidhaahdaa?
Djabouti beey degaan, maxaa Somaliland keenly?
Bal car ha soo gelaan, sida yaxaaska ayaa loo liqi doonaa.
War dad qabyaalada iyo gooni u goosato ku mashquulsan, horumar ma gaaraan ee runto wajaha.
Nabad baanu haysanaa, dhul barakeeysana waanu haysanaa. Maxaan Somalida kale ku faleeynaa?
Waanu isku filanahay, Allhamdullilah. Bal Somalida kale hanaga hadhaan. Anagu waanu ka maaranaa.
Waryaa xishoo saylac iyo lughaya ceel sheekh bulaxaar waa gobolka awdal waa dhuul ciisseweyn hadaad joogi waydan hargeysa ninigu iiman idoor land
Wlhi wan qoslay awdal iyo Bulaxar maxa iska galay hooyada ciise warabaha kawase cawaan yahow xitaa lughaya malihide samaron ayaa lehe kkk
Qoris mariskii waraabe ayaa dhul somaliland ah sheganay meesh ma jabuti bu mooday saylac xata samaronba leh kana talisa afar qof meshay ku arknba way shegtan
Waar dhulku waa dhul samaaroon reeraha shegaanayow joojiya beenta
@@jawharacoofle6580 xalke dhul samarona
@@jawharacoofle6580
Samaron saylac iyo lughaya iyaay leeyin lakin bulaxaar berbera iyaay uu dhawday oo isaaq iya daga
Masha allah