Caalin Qorax soo wareyso marka aad Diri mara tagto ee Danbe weliba Qoraxaa laguu sheegayo ee masku soo eryadey xog badan buu deegankan Buurta Gacan libaax ka hayaa waxa uu ka mid ahaa markii 1982 kii Lixle uu galey buurta gacan libaax Godka caluule dhalinyardii la socotey Waxa uu hayaa taariikho aad u fara badan waa caan hadaad Diri mara tidhaahdo Qorax mee way kuu sheegayan Marbaa Saab tv wareysi ka qaadeen cali seenyo
Hadaad buur ama jungle maraysid waxa la sii qaataa kabaha iyo qalabada kale ee loogu talo galay in buuraha lagu fuulo. Waxaa kaloo la sii qaataa AK47, in case aad u baahatid
DUL ISTAAGAY!!! DUL ISAAGAY!!! DUL ISTAAGAY!!! GOOMA BARANAYSAAN AFKA HOYOOYIN KIIN? WAAR BARTA AFKIINA!!! SFKIILABA JIRKAA KU HADLAY SAANE!!!! WAAR WAXA TIDHAHDAAN ( IS DULTAAGAY ) ( WUU IS DULTAAGAY ) ( WAY IS DULTAAGAY ) ORDOO WAALIDKIIN WAYDIIYA OO BARTA AFKIINA OO TEBAA SAXA? NABAD GELYO
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️💗💝💝
Scw
صلا الله عليه ؤسلم صلا الله عليه ؤسلم صلا الله عليه ؤسلم
Dhulka Somaalida Quruxdiisu Waa Woqooyi, Quruxdaasi Waa buuraha dhaadheer
Halka aan joogo Ee Mogadishu Maaha buuraley, Waa dhul xeeb iyo dhul beereed ubadan,
Calin ebyan Waad ku mahadsan tahay So Gudbinta,, Muuqaalada Quruxda badan,
Waa video aad u qurux badan, Masha Allah, dhulka iyo dalka dadka waad kala bartay
Dr Mahadsanid
DADKA AQOONTA BUUXDA ULEH GODDULEELA IYO QABOOBE AADBAA UMAHADSATIHIIN IYO ISKUXIRAHA CAALIN ABYAN MASHAA ALLAAH
Waa video aad uqurux badan ee Soo badi walaalo
Mahadsanid
Dalkeenu waa barwaaqo masha alla walal xamar imisw igu imaanaya adood iga raliya
Waxad mudanthay inaad 1m kabadan gaadhid🎉😊
Mahadsanid
This is our beautiful country
Ilahow dalka dadkaba noo hagaji aamin
Waad mahadsantay, beautiful. Insha Allah one day hiking ban uu iman.
WAA Meel Qurux Badan 👍
Waar inadeer Dron yar iibso si aad hawada ama dusha uga duubto waxani waa taariikh dhaxal gal ah mahadsanid ❤❤❤❤❤❤
Ii iiibiya idinku 👀
@@caalinAbyan diyaar inadeere na tilmaan
MASHA ALAAH ALAAH HABARAKEEYO DHULKA WAA DHUL QURUX BADAN DALXIISKA KU FIICAN❤❤
Masha allah alle dhul qaali ah ayu ina siiyay.
@caalinAbyan WAALAAHI SAXII ALXAMDULILAAH
mahamadow waa Nin cajiib ah Masha Allah
Waa dhul qurux badan runtii.masha alkah
Masha Allah dhul quruxbadan gacan-libaax
Mashaa Allaah dhulka
Allaha inoo barakeeyo
Dadku yar iyo waynba shabeelka waxay ku khaldaan harimacadka lkn waad saxday sawirka shabeelka
Waa xaqiq waayo waayadaa lama arag shabeel 👀
Zxpkay caalin abyan ❤
Mahadsanid
Wow muusa Cabdalle is not easy 😂😂
wlhi wadankena waa qurux miran❤❤❤
Mahadsanid
Wa qurux badanyay lakin ya ka faidaysan dona weyan suashu
Asc waad ku mahad san tihiin
Well done.
Ustad wan ku salamay
Dhul quruxbadan ❤
😂 WAA is Xoreyesay Buurihii Ayaa ka Dhaadhacday Mantay 👍💯😂🎉🎉🎉🎉
Nin ay ku hadhay ayay hawli haysa.
@caalinAbyan 😅👍💯🤣😅😅😅
Masha allah waxaynu leenahay dhul dalciis oo aad u quruxbadan kamana faaidaysano yaab wazay ahad inlaga sameeyo hotelo iyo waxyaaba ha aan laga marmin
Insha Allah maalin aya iman si fcn uga faaidaysano
Meeshan waxa iiga muuqda inay ahan jirtay meel boqor ku nasan jiray markay boqradu safar galaan markaa anon aqoon uleh aya fahmi kara
Dhagxanta meesha wada taala wa wada calamado qabri iyo hanti aasan tilmaamaya
Mansha allah meeshu waa wada godod waxaan ku farax sanahay in godkaa magaca dumar sita lagaari kari waayey 😂😂😂waa illahay mahadii
Wa la gaadhi wayay 😂
Waxa loo gaadhi waayay Cali cadaani baa sheegay kulaha alaabtii buu u eegyahay 😂😂
Allahu akbar
DHULKAA DEEGANKA HALLAGA ILAALIYO XATAA HOTEL.
WADOOYIN AYUUNBAY UBAHANTAHAY.
INSAA ALLAAH WAKHTIGA SOMALIA NABADNOQOTAA LAGU DALXIISI DONAYE.
Caalin Qorax soo wareyso marka aad Diri mara tagto ee Danbe weliba Qoraxaa laguu sheegayo ee masku soo eryadey xog badan buu deegankan Buurta Gacan libaax ka hayaa waxa uu ka mid ahaa markii 1982 kii Lixle uu galey buurta gacan libaax Godka caluule dhalinyardii la socotey
Waxa uu hayaa taariikho aad u fara badan waa caan hadaad Diri mara tidhaahdo Qorax mee way kuu sheegayan
Marbaa Saab tv wareysi ka qaadeen cali seenyo
Insha Allah doorka dambe
Wa mel ma wll meshu magceed
Gacanlibaax
Dhirtaas Soo qaad Cabdi qani anigu waan Beerayaa 😂😂😂
Gacanlibax sawtan ka imi
@caalinAbyan Wan fahmay,Mar kale insh-ALLAAH.
❤
Cali cadaani is not easy 😂😂😂😂
Godloola
Godadka caynkan ah marka la booqanayo waxa laxaxaystaa dad archeology iyo geology waxka ka yaqaan si ay macluumaad dheeraad ah uga bixiyaan meesha.
Insha Allah doorarka dambe ayaynu abti samayn
Abyan meelahan ma halkii jabhadda buurta gacan libaax gashaa. Wali maanu arage 😂
Maya
😂😂😂
hhh calamada dumarku waa halkaaad soooomarteyyyyyyyy
Mercury ma laga helaa
Cabdi qani alin dhagax iskarow
Ciyaala suuq odayga wayn calamadii dumarka inuu leeyahay kuyeene😂
😂😂😂
Hadaad buur ama jungle maraysid waxa la sii qaataa kabaha iyo qalabada kale ee loogu talo galay in buuraha lagu fuulo.
Waxaa kaloo la sii qaataa AK47, in case aad u baahatid
Ak 47 hhhhh
Waar caalinaw lafahaaga ilaasho
Inta kalana 👀
😂😂😂
Kkkkk calaamadii dumarka. Hhhh
DUL ISTAAGAY!!!
DUL ISAAGAY!!!
DUL ISTAAGAY!!!
GOOMA BARANAYSAAN
AFKA HOYOOYIN KIIN?
WAAR BARTA AFKIINA!!!
SFKIILABA JIRKAA KU HADLAY SAANE!!!!
WAAR WAXA TIDHAHDAAN
( IS DULTAAGAY )
( WUU IS DULTAAGAY )
( WAY IS DULTAAGAY )
ORDOO WAALIDKIIN
WAYDIIYA OO BARTA AFKIINA OO TEBAA SAXA?
NABAD GELYO
Is dul taag iyo dul istaag wa kala laba
Calamadi dumatka isku xishoda,😡
𝕄𝕒. 𝚂𝚑𝚊𝚕𝚕𝚑