Waa wax wanaagsan runtii Ahna in lagu dhiirigaliyo Shacabka somaliyeed inay Hantida umadu tahay wax Lama taabtaan ah in la iska Ilaaliyona ay mudan tahay Badbaadada umadnimo Midnimo,iyo wada jirkeeduba Aduun iyo tan akhiroba ay ku Jirto wa muhiim???
10 jir ayan ahaa dagal ka marka uu dhacayey 1991shacabka waxay samenayey markan so xasuusto walahi domlad in loso conin in larido ee wadan ka ayaa losocday allah unaxriisto aabo ayaa iigu dhahay dad kan wadan ka ayey dulaan ku yihiin waa 1991 sanad kadib wadan ka wan kso tagnay ila iyo hada kuma lawan
Dhibka naheysta Waa Hal cudur waana cudurka dilaagaa ee qabiilka, waxaana cudurkaas maanta dili kara Waa dhalinyarada soomaaliyeed
Xaashi wa runtaa walaahi wa burburnay soomana anaan kabsan
Wa somali sax ah ninkaasi
Alle ayaa towfiiqda wafajiyey alle towfiida ha wafajiyo soomaali dhammanteed❤
Allaah Allaah Allaah
Waa runtaa wariye muwaadin ah ayaad tahay, runta sii sheek intaad nowshahay
Masha allah, hadii sidaa loosoowada rajuuci lahaa waa hagaagi laheeyd!
Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Subxanallah khasaara weynaa wadanka iyo qaranka dhaman wadaniyadi oo dhan waxa loo burburiye qabyaalad owgeed anigu marka aan dalkeyga dib ufiiriyo qalbigaa ixanuuna mawaxaa waligeed iisoo macaanaanaa qabyaalad waxan sifiican uga dharagsanahay fool xumada ey leedahay qabyaalada waana halista ugu weyn oo illaa aan ka kaba l'anahay hadeynu nahay somali illahow dalka iyo dadka nobadbadi illahow aamiin
Xasan habralaaye ha loo sheego
Waaxaqiiqa warkaasi waana
Siday wax udhaceen 🌳🤝🌳
Bal ka warama kuwii wakhtigaa joogay bangiyada dalka iyo meelihi lacagta lagu hayey sidee ayey ka yeelen talow,kuwaas ayaaba ugu darnaa.
Ma jirto wax ka xun dambi aad ilahay adoomadiisa ka gashay laakiin tawbada waa wax markasta kuu furan hadey daacad kaatahay ❤❤❤😊
Kusoco horfadhi media like igu caawiya
Waxaa sabab u ahaa hubkii qaranka oo gacanta u galay hal qabiil oo Lagu dagaal geliyey nacaybka qabiil somaliyeed.
Waa wax wanaagsan runtii
Ahna in lagu dhiirigaliyo
Shacabka somaliyeed inay
Hantida umadu tahay wax
Lama taabtaan ah in la iska
Ilaaliyona ay mudan tahay
Badbaadada umadnimo
Midnimo,iyo wada jirkeeduba Aduun iyo tan akhiroba ay ku
Jirto wa muhiim???
xaaji muumin ha u sheego siyaasi yiinta Somaliyeed iyo xasan shiek xaqa umada cunayan
Odey muumin ilaahay haku barakeeyo waxaad tahay nin geesi ah
Bililiqadii 1991 bilaabantay ilaa maantay socotaa.
Waxanay kusocotaa hantidii Qaranka!
ilaahow nadabaqabo
Hassan sheikh iyo Muuse biixi iyo ahmed madoobe iyo daniga puntland iyo qaar kaloo badan sida nuuh tani iyo mahad salaad iyo caruurtooduba ilaahay baan idinku dhaarshee waar toobad keena intaad nooshihiin oo soo celiya hantida aad ka qaadateen dadka iyo dadkaad leyseen iyo kuwaad jeelal u dirteenba, Allah ha idin waafajiyo inaad sidaasi muumin fiidow aad umada hor timaadaan ood ilaahay iyo umadiisaba aad waydiisataan cafis waxaad haysaana aad iska bixisaan.
Tani waa xaqiqcad oo jirta manta allha hawafajiyo kuwakale nool maanta tanokale
Adaa sheegaya xaashiyow
indhacde iyo cabdiqaybdid iyo C/ cabdi shakuur .cabdiwaal .muuse suudi yalaxow .iyo USC 1991 HANTIDA SHACABKA IYO MIDA QARAN XOOGA LAGU HEYSTO 32SANO HALAGA BAXO TUUGAYAHEY DOWLAD MARABTAN
Wallee.wixii.aanku.arkey.madactooyada.maalinti.maxamed.siyaad.barre..Allaha.unaxariisteen.wixii.laga.guraayey.madxtooyada.qofsuurenkara.majirto
Ana wixi an u tagna alab waxba mahan dil iyo fawaxish dinte la haystay markas xata culimo hadlaysa ma arag xamer ban jogay
somaliya xita hada hadey dowlad adag wlh ka dhalto hore aye ka burburinayaan waa hubaal wlh somali hadaa nahay dad cawaan ah ayaa nahay oo doqoma ah Barita wax gadaal ka imanayo kameysan fikirin jahiliin ayaa nahay wlh aniga huba manta hadey somaliya dowlad xita ka dhacado 5 sano kaliya haloqabto somalida dhexdeeda ayaa burburineyso cid kale haka filanini taas somalida nasab manihin aniga owg waa cawaan. Cadi doqomo ah dunida dadka u cawaansan waa anaka I Amina taas Lkn dad wangsn baan isku heysanaa Lkn wlh manihin dad dhulkuuda babinayo waa Anka kaliya manta xita ankoo burbursan ayaa gumeystihii dhulkeena sineynaa Marka dad aqli leh miyaa nahay adeer somalida haba laqabsdo aan qabaq dowaldinimada hadii kale dadka halbaro qalinka halaqato aderyaal jahaliga walaga bixin taas aan qabaa aniga hadii kale gumeysto aan wax ku darsno ileen cawaan ayaa nahay ismamaamuli karno ismana dhafeyno waa hubaal
WAX MAXAMED. SIYAAD BARE KADAMBEEYAY OO. WANAAGSANI MAJIRAAN INKAARTIISII BASNA. KUDHACDAY. MANA AY. GARAN. ILAAHAY. ILAABTA. OO. IS CAFIYA
10 jir ayan ahaa dagal ka marka uu dhacayey 1991shacabka waxay samenayey markan so xasuusto walahi domlad in loso conin in larido ee wadan ka ayaa losocday allah unaxriisto aabo ayaa iigu dhahay dad kan wadan ka ayey dulaan ku yihiin waa 1991 sanad kadib wadan ka wan kso tagnay ila iyo hada kuma lawan
Hogamiyha koxeed wa 1 khol hawiye ku kobna cidkle kumjirin ila iyo xada hawiye Dowlad marabto Morgan wax udhanto majirto hawiye
Hhhhhhhh allaha ka toobad aqbalo
Runtii hal tanag dhibtu maahan,
Dhibtu waa in dadkii isboobeen
Saanadii dawladana lafarayareestay
Dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano
Ooy heeee
@@mahamedmajor4679 Oohini adigey kugu haboon tahay👎👎👎
Mooryan dhiigyocab ah Guryihii uu dhacey iyo dadkii Daarood uu u umulodoox godka ayuu la galaya
Awowgagi dhakada mudhux sana ba dhig yacab aha kkkkķ
@@XasanWeli-r2z😂😂😂😂 waakee awowgi
Diinta ma dumin ee way dhisan
Maxaa ka galey dadka xukuna maxaas gaaska uu ka dhacey afisyooni?
Soomaha nio waxay ahayd sida saxda ah inuu muqdisho tago halkaa ku qabto shir jaraa'id ku wareejiyo maamulka banaadir kadibna halkaa ka hadlo,ilayn meesha uu ka dhacay waa muqdisho ee maaha hiiran
@@abdirahman6263 haah gaaska waxaa lahaa umada soomaaliyeed
Hadaa muxuu ahaa adeerka siyaad bare
33SANO WAA IN LAGU DHUFTAA 50KII LITAR QIIMAHA AY NOQOTO WAA INUU BIXIYAA ODEYGAAS
Ben ayaad sheegtay ee diinta baro waxuu qatay ayuu bixiyey 33 sano wax kasto qiimo ma laheen ok