Shukran OGAANSHO, taliska iminka IRAN ka taliya,waa cadowga keliya ee maanta ay umnada sunniga ahi leeyihiin, keliya waxay ku foogan yihiin iney qof sunniya shiico ka dhigaan, lkin iskuma dayaan in ay qof kiristan ah shiico ka dhigaan .
Mahadsanid Ustaad Cumar Iinshaar. Ma umalayneen in xaalka Iran sidan udarantahay runtii. Waa shacab cabbudhsan, xaalku ma wacna, xili kasta na wey ka dhexqarxikartaa.
Allah ha halaago dulli weeye shiicada iiraan waddan ay galaan ma liibaano waligii dhulkeena soomaliyeedna iyagoo is qarinaya oo suufiyo sheeganaya ayay joogaan lkn ma jirto maanta cid ku baraarugsan oo mustaqbalka dalkeena ka fakaraysaa allaahu mustacaaan.
Gabadha xijaab looma dilin sida warbaahinada galbeedka sheegayaan waxaa loo dilay in ay ahayd kurdi iyo sunni sida ay xaqiijisay qowmiyada sunniga ee kurdida ee ku nool iiraan!!!!
m.a runtii mawduuc muhiima ayaad ka hadahshay waana dareemi karaa waqtiga kaa galy se waxaan ku leeyahay 1m inaad gaadho iyo in kabadanba waad u qalantaa kaliya hore usiiwad hawshaad hayso allena talo saaro wsc
MashaAllah wll Omar Allaha Ku deysto. Fadlan wll muuqaalada aad waxyaalaha shaqsiyaadka ah oga Hadleyso soo gaabi sida muuqaal hore oo ku saabsanaa gabdhaha isqaawiya Yacni waa loo baahan yahay inaad Ka hadasho lkn yeey isku waqti noqon sida muuqaal kaan oo kale oo Ku saabsan taariikhda ama joogtada waxyaalo badan waana muuqaallo caam ah sida Kan oo kale.mahadsanid.
SOMALILAND SOMALI DJ JABOUTI D.DEGANAKA SOMALIDA N.F.D SHANTA SOMALIYEED ALLAH QALBIGERN HA IKU KEENO HAL MAALIN INZHA ALLAH QUWADA AFRIKA KA TALISO NOQO DOON
Cumar inshaaar sxb waa ku salaamey I kasta o aan kugu waafaqsanahy dhibaatada maamul xumo iyo bidcada shiicada hadana waxaanan kugu waafaqsaneyn in ay iiraan ka xuntahey xukuumadaha boqortooyada ah ee daaliminta ah ee kuwa aad ku nooshahey hada adigu ay ka mid tahey ee Qatar ee alshabab iyo qaacida lacagta siisa dunida islamka dhibka ku haya ee aadan ka hadlin Markaaad ka hadasho boqortoyoyinka daaliminta ah ayaan iiraan kaa dhacey aan doonaa
War ninkaan iimaan iyo caqiido wanaagsan baa u wehelisa xog-ogaalnimaddisa xaqiiqda ku salaysan....waa markii iigu horaysay oo qof soomali aqoonyahana sidaan uga warbixiyo dal kuma sheegi Karee waa hoyga maleeshiyaadka shiicadda ay reer galbeedku taageero si loo barakiciyo muslimiinta sunnidda ah. ALLAH ku bareekeyo wlle
Taas ayaa been ahyen aniga ayaa joogo Markaan so baxaayay waan isku so tashtay mida kale Dadka Wadan joogo Waxey ku dhahaayaan Maxaad u timid iran Ma meel aad aado ayaa aduunka ka weyday Wadanka waa kacsan inta aan joogay Ku dhawaad 4 mar ayey Policeka & shacabka isku dhaceen Maalin walbo dhagtaa la haayaa lkn maalin uun waa fa kanee Odayga duubka weyne Xarigiisa xoola kuma jiro dadka aan so arkay waa Dad caburran Lkn Beledka waa Mid dhisan Oo horumarsan Tareeno Dhulka hoos maro Mashaariic kale Magaalooyin Aad u qurux sida Qum & isfahan Miraad
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
Muxamad WCS Wll hadii adfurtay
Lek sar
😏😏😏
2017 ilaa hada waxan aaminsanahay in omer inshar yahay TH-camrka ugu fiican soomalida
Cimrigaaga allaha dheereeyo cumaroow
Wixii ummadda Islaamka dhibaayo allha ka qabto
Islaamka waa guuleysan doonaa maalin uun
Suuriya wixii ku dhacay alle waa ogyahay
Shukran OGAANSHO, taliska iminka IRAN ka taliya,waa cadowga keliya ee maanta ay umnada sunniga ahi leeyihiin, keliya waxay ku foogan yihiin iney qof sunniya shiico ka dhigaan, lkin iskuma dayaan in ay qof kiristan ah shiico ka dhigaan .
Mahadsanid Ustaad Omar Inshar wax badan shiicada iyo muctaqadaadkooda khuraafaadka soomali u caddaysaan rajaynayaa, waayo fikirka tashayuca wuu ina soo dhex galay !
Xaqiiq weeye raafido way joogtaa dhulka soomaalida waxay ku dhuuntaan suufiyo ayaan nahay.
ما شاء الله يا عمر إنشار شكرا يا أخي الكريم الفاضل
Aan xusunano Allah SWT iyo nabigena Mohammed scw
scw
Mahadsanid Ustaad Cumar Iinshaar. Ma umalayneen in xaalka Iran sidan udarantahay runtii. Waa shacab cabbudhsan, xaalku ma wacna, xili kasta na wey ka dhexqarxikartaa.
Alle garabkaaga ha galo mar walba ha ka daalin inaad xaqiiqada sheegto ilaahay ha kaa abaal mariyo shakhsiyadaada oo kale alle ha noo badiyo cumarow.
He has no Instagram no Facebook no Twitter but he has 2 billion followers prophet Mohamed scw ❤️
scw
ﷺ, lkn nio illaah ka cabso like haku raadsan magaca nabiga
Doqomada islamka lashegay wakana war kadaa nacalay3
Reer mii aan aqoon lahayn oo iimanku ku yar yahay baat tahay, waxan meesha ka delete, Inaad nebi muhhamed social media ku qiimeyso maxaad ku kenty
Brother you are shit don't try to combair p muhamed an normal man
Mahadsanid waxan xasuustay Suurigii
yaraa ee markuu sii dhimanayey yidhi
Rabbigay baan uga warami waxa aad nagu samayseen!!!!!!!
Hadana Ajiibkii Rabbi baa bilowday xattaa annihaaya.
Keep going my brother ogansho go forward 💖💯💪
masha allah shukran aquunaa cumar jazakallahu qeyr allana ha inooka xafido.
Mahadsanid ustaad cumar inshaar
Allah ha halaago dulli weeye shiicada iiraan waddan ay galaan ma liibaano waligii dhulkeena soomaliyeedna iyagoo is qarinaya oo suufiyo sheeganaya ayay joogaan lkn ma jirto maanta cid ku baraarugsan oo mustaqbalka dalkeena ka fakaraysaa allaahu mustacaaan.
*tnx mcaliN*
Subxaana allah ilaahow naga qabo sharta shiicada iyo quraafiyiinta
masha allaha allaha codka ku barakeeyo
Ade2r codlkisa haku mashquulin qadiyada taagan kahadal
Wlhi waa sugaayay qisada mahsi amiini,😘❤️
Keep going mr omar inshaar
Iran
Insha Allah
way guuleysan doonaan
Mn sha allh ustaad cumar alle haku xafido
Maanshaa Allah
Subxanallah, Insha Allah gabadha eheladedii justice inay helaan ayaan u rajaynayaa, yadana Illahay how naxariisto 🤲
Gabadha xijaab looma dilin sida warbaahinada galbeedka sheegayaan waxaa loo dilay in ay ahayd kurdi iyo sunni sida ay xaqiijisay qowmiyada sunniga ee kurdida ee ku nool iiraan!!!!
Iraan waa dad diindan ahaydaan nimada iyo munaaqicnimada
Warye beenta dhaaf suniyiinta waa kuwii dalka iraan kadhigay meel aay reer galbeedka naageheena Muslimiina filguulaan kadib illaah ayaa keenay shiicada inaay soo celiso islamkii
Gabadhan sheydaanimo ayaay meesha latimid
@@Ibn_Ishaaq iiraan dad ka suniga wey xasuuqaan waxa ayna kayihiin sunniga boqolkiiba 10
shiico Ilaahey ha burburiyo gaalo waxba nooma dhaamaanee
Iyagaa gaalada ka xun oo ka nijaasaysan
M.allh wllky waa runta illahey haka goyo dhibki ay ugeysten islaamka ❤🤲☝😢
m.a runtii mawduuc muhiima ayaad ka hadahshay waana dareemi karaa waqtiga kaa galy se waxaan ku leeyahay 1m inaad gaadho iyo in kabadanba waad u qalantaa kaliya hore usiiwad hawshaad hayso allena talo saaro wsc
Mahadsanid walal wan sugayay qisadan
M,a sxb cumar mahadsanid
Mahad sanid Ustaad Omar❤🙌
M.a Omar inshaar keep going bro
Walal cumar jazakallahh
Cumar inshaar xadiis nabi maxamed xadiis laga wariyay ayaa ahaa muslimka 70 firqi ayeey ukala baxayaan shicada waa kamid
Cumar inshaarow waxan noqday qofkii ugu horeye ee dawado videogaan
Maanta ayay guranaayaan mirihii ay beerteen iiraan iyo ruushka inshallaaah
Omar hori usoco
Ilahow somalia nabad kayeel maalinkasta dadkii ayaa xaqdaro loo dila wadankena aan uduceyno ilahow nabad nasii🤲🏽🤲🏽🤲🏽😥😭
Amiin wadankeena wadamada kle lma mid aha🥺🥺🥺
Allhow qatumada noo toosi 🤲❤️
M.allaah
MashaAllah wll Omar Allaha Ku deysto.
Fadlan wll muuqaalada aad waxyaalaha shaqsiyaadka ah oga Hadleyso soo gaabi sida muuqaal hore oo ku saabsanaa gabdhaha isqaawiya
Yacni waa loo baahan yahay inaad Ka hadasho lkn yeey isku waqti noqon sida muuqaal kaan oo kale oo Ku saabsan taariikhda ama joogtada waxyaalo badan waana muuqaallo caam ah sida Kan oo kale.mahadsanid.
Suni iyo Shiico wax la yidha ma jiraan ee Allaha Islamka mideeyo kana dhigo kuwi kitaabka Alle ku dhaqma naxariis iyo nasteexo ku wada dhaqma
Mansha allah omar inshaar❤
Jasakallh cumar burburintii suuriya ciqaabteeda wey mari iinsha allh ma ilaawo wixii ka dhacey xalab iyo ximis
Mahadsanid omar♥️
Dar ilaahay ku jeclahay omar🥰
Legend ogaansho wankuslamaya lipaaax ♥️
Omar Inshar Waa Ku Tageera Hore Usoco Aya Ku Leeyahay 🥰🙏👍
Cumar inshaar waxankugu timaami karaa geesi damiir nool leh xogobadana soo saara Alaaahay waxan kaaga baryayaa inuu
Kusiiyo cimridheer iyo cibaado suuban
Caqligaaga wanaagsana kuu siyaadiyo
keep going wll omer ishaar
Thank you so much wlhi wan so gayay wan arkayay gabadhan
ماشاء الله
Walaky ogansho hore usoco zxp macan😎😎
Thnks
Allaha ku barakeeyo
Ayatulaha Kala taga Edeb Darada ALLE HA xafido Ali Khomeini
Wll Omar Inshaar Hore Usoco
Thanks 🙏🥰
Mar dhaweyd Aya ... Aadan sahan (sahanka xogaha) Aya kahadlay mowduucan 🔥😊
Masha allah
Asc walaalha ogaansho dhamaantiin
SOMALILAND
SOMALI
DJ JABOUTI
D.DEGANAKA SOMALIDA
N.F.D
SHANTA SOMALIYEED ALLAH QALBIGERN HA IKU KEENO HAL MAALIN INZHA ALLAH QUWADA AFRIKA KA TALISO NOQO DOON
Joker😂
Ninka noloshayda wax badan ka badalay👍
Same....🤞
Madaysay siigadii 😂
Jabka iraan waxuu farxad uyahy yahuuda allah qaboojiyo iraan
Ilahay ha ku barekeeyo wll cumar🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
wll barnamij kaso same xasuuqi suuriya ustaad cumar🥰
Asx wllo cumar inshaar waxa aan ubaahnaa inaan kula soxidhiidho.halkaan kaala soxidhiidhaa……mahadsanid
Walahay waa rabaa inaad kahadasho ayaantan baraha bulshaday haysatay
Omar inshar wll wxn ka codsanayaa inaad iska dhaafto erayga ah rasuul yar mxaa yeelay wxa laga yaabaa inay ku daawadaan caruur yar yar iyo dad cilmigoodu yar yahay waa codsi wll allaha na cafiyo dhamaanteen
Alle ha qaboojiyo dowlad lagu taahan karo waayey
CuMar IisHaar guuleYso wlaal mCn✨♥️😊
Ilaaheey haka aaro dhibaatada ay ugeesteen suuriya i.a
Ustaad Kaas rasuul Uma dhawo marka plz afkada ka ilaali xataa inaad dhahdo sidii rasuul yar adigo mahadsan
Amazing 👏 🙀
InshAllah, one day Iranians will be liberated for good from khoumeini regime
My brother to be continued insha allah
Cumar inshaaar sxb waa ku salaamey I kasta o aan kugu waafaqsanahy dhibaatada maamul xumo iyo bidcada shiicada hadana waxaanan kugu waafaqsaneyn in ay iiraan ka xuntahey xukuumadaha boqortooyada ah ee daaliminta ah ee kuwa aad ku nooshahey hada adigu ay ka mid tahey ee Qatar ee alshabab iyo qaacida lacagta siisa dunida islamka dhibka ku haya ee aadan ka hadlin
Markaaad ka hadasho boqortoyoyinka daaliminta ah ayaan iiraan kaa dhacey aan doonaa
Rasuul haku matalin sxp ninkas
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد
War ninkaan iimaan iyo caqiido wanaagsan baa u wehelisa xog-ogaalnimaddisa xaqiiqda ku salaysan....waa markii iigu horaysay oo qof soomali aqoonyahana sidaan uga warbixiyo dal kuma sheegi Karee waa hoyga maleeshiyaadka shiicadda ay reer galbeedku taageero si loo barakiciyo muslimiinta sunnidda ah. ALLAH ku bareekeyo wlle
Wcz wll
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
Mashallah iraan waa dal Muslim ah waa halka wadan dunida ka taagan Muslimiina wali illah iyo quraanka laga caqoon tahay
Ninyajow hadambaawin war ayaa yahuud kuu soo caqrisay ayaad umada ka dhadhaacsiinaysaa
Khamanii waxaa laga yaabaa in uusanba quraanka aqoon😁
Yuhuudda iyo Iiraanba way wada shaqaystaane😄
@@Tilawa5 astaqfuruallah dheh si aad dad u bahdisho been ha u sheegi akhiradada ilaasho
👀way adagtay anoo online ah inuu soo dhaco ogaansho 🙌dhif
Jasakumul llahu qer wlal😥
Cumar iyo walaalaha waan idin salaamay
Nimankan gaalaa baaricisay beri horaa baarka laga jari lahaa.
Hadana waa beer cadaad!!!!!!!
Waa war reer galbeed sxb qli kahadal dhibaatada 2wajiilayaasha reer glbedka cawa wad reerglbd santhy cumar
Cumar inshar wll page gaylan media ma adigaa leh mise waa qof Soo qaata vedio yadaada
Cumar maashaa Allaah haka daalin shaqada aad haysid
M.a horay usoco ustaad cumar
Soo badi pro tariqda wadmda islamka
halkaa kaga hay Ustaad cumar si hawl karnimo ah ayaad uga hadashay JAZAKALLAH...
First comment 😊
Wlhi cumar wan ku jeclhy walaal mrkad ka hadasho xaladaha socda
Scw scw scw scw scw
Inshaar wll alle haku xafido wax kaloon kudhoho garan maayee runtii nin youtuber iska caadi ah matihid waxad tahay baraarujiye iyo macalin garanayo qiyamkiisa
Taas ayaa been ahyen aniga ayaa joogo Markaan so baxaayay waan isku so tashtay mida kale Dadka Wadan joogo Waxey ku dhahaayaan Maxaad u timid iran Ma meel aad aado ayaa aduunka ka weyday Wadanka waa kacsan inta aan joogay Ku dhawaad 4 mar ayey Policeka & shacabka isku dhaceen Maalin walbo dhagtaa la haayaa lkn maalin uun waa fa kanee Odayga duubka weyne Xarigiisa xoola kuma jiro dadka aan so arkay waa Dad caburran
Lkn Beledka waa Mid dhisan Oo horumarsan Tareeno Dhulka hoos maro Mashaariic kale Magaalooyin Aad u qurux sida Qum & isfahan Miraad
Noo soo badi update ka sxb.
Cumar in shaar ilaahay kacabso umada muslimka shiinada Masada xuma madaxda dunida muslimka sunigaba fa sahaad baa ka jira imaradka carabta Masaru moroco baxrayn waar shicib islaam ayaa jira laakiinse dowlad islaam majiro
Hadaa ma raafido islaam ah xageed ku aragtay.
Allah Akbar
Walaal cumar inshaar waxaad kanalka qudha ee aan ku kalsoonahay barnaamij yadiisa waad ku mahadsan tahay sidaa markasta noogusoo gudbiso xaqiiqada illaahay haku barakeeyo