Ilaahey ma dhihin salaada sida aad rabto u tuko ee waxa uu yiri qawaaninta salaada iyo habka ixtiraamka leh in loo tukado sababto ah wax aad hor joogta allehii ku abuuray oo wax walba abuuray shiicado wa dad qasan oo wareersan ee yaanan la is daalin!
hadaan maanta ku dhaho cali waa wiilkii alle oo aan ku dhaho alle khiyaan oo aan saxaabadii rasuulka ku idhaahdo naartay gelayaan oo nacdalo weliba oo aan quraanka alle bedelo oo aan awooda alle meel kaga dhaco ma muslim ayaan ahay | ogow hadaba shiicadu muslim maaha
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك🙇🙇
اللهم يامقلب القلوب تبت قولوبنا على دينك يارب 🤲😭
Subhanallah laaillaha illaah Mohamad rasuullaah scw 😭
Allahayow khaatumo wangsn baan ku waydiisaney 🤲
Aamiin yaa rabi🤲
Allahuma aamiin
Waad ku mahadsan tahay sida aad wakhtiga badan ugu bixinaysid inaad walaldaa wax u faa,iidaysid
Thanks BUULOXUBEEY
Subxanallah ilahay ayaa xumaan ka nasahan shiicada ilahay ayaa naga nabadgaliyey iyo kufri oo dhan alxumdulilah
Maxd tahay marka adu sunni miya
Aaamin
زكريا
Anka ayuu caruur uhayo iranta waxaan ahay suni ninka iqabo shico waaye waan irañi
@@johnmaier1550 😂😂 bisinka ninkas sidee ugu nooshahy marka🙄
Sunada nabiga scw & akitaabka quraankan raaca walalyaal. culumada isaalmka suniyiinta ah Caqiidadada iyo fakrika kaqaata shiicada & mufsidiinta kale iska dhawra. Waa halis aad u ween. Allah sw iimaanka hanagu sugo Ameen.
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبناعلى دينك
الله يعزك ويكرمك عنجد استفذت منك أشياء كثيرة واكيد راح تنفعني شكرا جزاك الله خير
شكرا يسلمك اخوك من الصومال ♥️🇸🇴
@@hagahaofficial9868
العفو اختك من صومال 😊💫
Waxaan jeclaan lahaa in magaciina loo badalo JAAMACADDA BUULO XUUBEEY. Waayo waad ka weyn tihiin idaacad waad mahad san tihiin
Waa run
سبحان الله العظيم
اللهم اني اسألك حسن الخاتمة
اللهم يامقلب القلوب ثبث قولو بنا على دينك يارب
MASHA ALLAH JAZAAKALLAAHU KHAYRAN
Subxana allah war somalida ha la garoo hadan dowlad la an kusii jiroo qaar badan oo gaalo iyo shiico ah baa waa la i naga heli😭😭😭
Walee dulmi baa ka jiro aduunyada korkeeda allow naga badbaadi cadaabda aaaqiro alla huma amiin
bulo xuubey waxa lagaafaa ida aqoon badan Alle haku geeyo janatul fardawsa
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك اللهم آمين يا العالمين 🥹🤲
Subxaanallaah waa been shiicada diintooda qofkii iimaankiisu taam yahay uma bareeri Karo lajirkooda Waa Gaallo mudan in baabi, iyo wallaahi
Umul mu,miniin CAA,ISHA binti abii bakar allaaha karaalli ahaadee uu allaah sw uu ugu marqaati furay qur.aankiisa kariimka kadib ifkigii munaafiqiinta ayeey wali waxka sheegayaan iyo saxaabadii rasuulka ee sharafta badnaa ridwaanu laahi caleyhi kuwan shiicada ahi waagaalo ayaan aamin sanahaye jaamacada buulo xuubeey waxan kacodsan lahaa anigoo uhaya ixtiraam weyn ineey bulshadeena somaliyeed ey wax badan ugasii iftiimiyaan si aayneey ubaadiyeeynin dadkeena waayo jahli badan iyo baahi badan ayaa iska jirta
☪️🕌❤🕋Muslim alhamdulilah
jazakallah wll
سبحانالله 😢😢،الله اكبر 🤲🤲🙏
M.a wll waxbaan kaafaa idnay idaacadaan Rbx ilaahay hadaayo
Marwalbo oo aan janis heloo waxaan booqdaa aalada TH-cam waxaa soo ugu dagaan dagaa chanelada soomaalida sida buulo xuubey radio Horufadhi media xogta dahsoon cabdi xafiid channel wadanka tv garaad tv dabagalka wararka xogmaal iwm guul gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️♥️❤️♥️
Kuwo Somalida oo lacagta u galay ayaaba iiga daran Allow naga qabo
Sobxanallah 😭😭😭😭
Warbixin kasoodiyaari xaalada hindiya iyo bakastan eekashmiir
Walal Madhabka Takfiirka nosoo samee jazaka Allah
Masha Allah Allah hakudayu
Ileen qudbo sirada shiicada ayaa laga keenay subxanllah
Qudbadii😱udambeysay supxaanallaah bal eega sida ey uqeeliyeen sida in rabi iyo rasuul loogasheekeenaayo laailaaha ilallaah muxamadurasuulullaah scw 😭😭😭😭🤒☝️☝️
Scw
Subhana Allah
Masha Allah cilmiga allaha kuu siyaadiyo
Jazakallah kheer walaal💙
Thanks ina xaji cismaan👌👌👌
Asc.
Shiicadu waa dad ka fog diinta Ilaahay (swt). Waa qoom uu shaydaan baadiyeeyey. Shaqo Kuma leh diinteenaa kuwaasi.
Alshabaab iyo al qaacida shiico miya wa sunni
Ilaahay, ha soo hadeeyo.
@@xbuthul3705
Alshabaab iyo Alqaacido,
caqiido xumo, gaalnimo keenaysa la guma sheegin,
in kastoo iyagaba lagu xanto inay siyaasaddoda ururnimo, cadawga islaamku abaabuleen.
SUBHANNALLAH☝️ ALLHAMDULILAH 🤍 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH ☝️ ALLAHU 🤍 AKBAR ☝️ LAHAWLA 🤍 WALLAQUWATI ☝️ ILLAA 🤍 BILLAAH ☝️ ASTAQFURULLAH ☝️ HASBUNALLAH 🤍 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL ☝️ LA 🤍 ILLAHA ☝️ ILLAA 🤍 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII ☝️ KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️
subhanallah shiicada waa munafaqin.yahuuda ayay wax badan isku fakir yahiin
Subxanallah dadkas muslim ma la dhihi karaa hee
Manshaallah mahadsanid walale
Subhanlah😭😭😭
Subxallah wa fasaad cad sanam bisa udhiman
thanks buulo xuubay
Sheecqda islaaam u maleeenaaye hasbiya is allaah ilaaahayooow naga badbaadi aaamiin
Allaahuma yaa muqallibal quluub thabit qalbii calaa diinik🥺
Wax walipa hayska aaminina soomaaliyey dad utaga soo dhageysta canugan yar ee wuxuu doonayo kuhadlaya hadhageysanina Shicat Imam Cali Cs❤❤❤❤❤
Sub xaanalaah ilaahow adigaa wax og hanuunkana haaya ilaahow hanuunkaaga ayaan kaabarinay
Shukran wllo
Mahadsanid macalim
Mahadsanid walaal
سبحان الله لااله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم 😭😭
Sobxan Allah 😭😭🥺🥺
Asc wll Xasan kuwa Caynkaa Ah islaam Maku tilmaami Karnaa 😭😭😭😭😭😭😭 From Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Maya
alllaaah ha soo hadeeyo shiicadda iyo gaaladaba
100 dhis laga saarey ma shiica somali ahba
Ramadan Mubarak wllyal
يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك يا رب العالمين 😭🤲🏻😩
Alla mxy umada lumiyen shico,, allow naga qabo
Subxanallah waxaa mahad oodhan iska leh Allihii inaga dhigey islaam😭
Allow diintaada Xaqa Qalbigeena kusug🤲
illahay hasoo hadeeyo
Allow naga badbadii dhagartoda subxanallah
سبحان الله :
Wa wax laga. Xishoodo waxy sheegyan
سبحان الله
Subxanallah 🥵
ilaahey haso hadeeyo wa muslimiin wareersan ee
Aamiin
سبحان اللہ🥺
Subxaana Allah
waagaalo shaatiga islaamka
Allah hasoo hanuunsho anakana xaqa hanagu sugo
☝️ SALLALLAHU 🤍 CALLAYHI ☝️ WASALLAM ☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍☝️🤍
Ilahay ayaAa mahad le iga dhiigay islaam 💙💙💗
ilaahay aya mahad izka LeH oo Muslim Sunni ah iga dhigay 🙏
Ilaahey ma dhihin salaada sida aad rabto u tuko ee waxa uu yiri qawaaninta salaada iyo habka ixtiraamka leh in loo tukado sababto ah wax aad hor joogta allehii ku abuuray oo wax walba abuuray shiicado wa dad qasan oo wareersan ee yaanan la is daalin!
ASC walal waxaan jeclaakahay in aadnso badiso qeybtaan EE shiicada sababtoo waxbadan baa kafah wexey necbyihin iyo wexey jecelyihin walal mahadsanidwll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
SUBXAANAALLAH
Horta ani waa yaabe somali meel wlba maku jirtaa subxnlllh😢😢😢 war somaliyeey jooga waxaan ka gaabsada😢😢😢
Subxanallah illahy hana mootiyo shartooda
SHIA IS THE REAL ISLAM THE TRUTH RUNTII IAMINAA SHIA AYAA SUNNI KASAHSAN ALHAMDULILLAH SHIA KADORTEY SUNNI❤
Xoolow akhri bukhaariga
Xadiis ka ku yaal
Oo sheegaya in iiman cali laha
Kooxdaan halis waaya alaha Hana qabto aam
Subxanallah ar wuxu maxay dhahen masana muslim ku sheeganayan Subxanallah 😭
Allah soo hadeyo
Aamin
Amin
Subxana allh walahu Akbar kabira
Subxana Allah waa dad islamka Ka fog 🥺🥺😭😥😭
Subxanallh Yaa rabi nobambi dhaf😢❤
Subxanalah waa saaiid ka badbaadintaa islam sax ah maahan
Waxaan layaabay sakada laga qaadayo fuqarada lana siinayo tujaarta
Taasaaa been aheen
ALLAHU AKBAR
Nebiga scw alle ha inaka dhigo kuwaa qiyamada Nebiga la kulma yaa allah 😢❤😊
Astaqfurullaaah
Astaqfurullaaah
Astaqfurullaaah.
hadaan maanta ku dhaho cali waa wiilkii alle oo aan ku dhaho alle khiyaan oo aan saxaabadii rasuulka ku idhaahdo naartay gelayaan oo nacdalo weliba oo aan quraanka alle bedelo oo aan awooda alle meel kaga dhaco ma muslim ayaan ahay | ogow hadaba shiicadu muslim maaha
SALA LAAHU CALAYHI WASALAM
Waa qilaaf ey qilaafayan muslimiinta suniyiinta ah
Waagaalo shaatiga islaamka xirn
Kuwan waa gaalo subxanallah
Subxanallaah shiicado waa gale be🤔🤔🤔bisinka salada 5 mar maba tukadaan bisinka
Subxaanallah
Alloow Jidka Toosan Nagu Dil
Subxanallah 😮
Subxana allaha
m.a shiicada waa gaaalo 😁
Allow adiga aya mahad ku sugnatay oo Muslim iga dhigay Shicada I raacin
Hadii aad akhtiso
Wll maxaa casharkan saddex goor ugu zoo celisay
'kkk
😀😀