Mnsha Allah walal candi raxmaan cumar waabari waa xog aan sahlanayn qof kasta oo Muslim ahna indhaha u furi doonta dhanka wanaaga aynu qadarta rabbi ka eegno mahad sanid walalkay. Iyo reer waabari media kaftan ha iga ahaate intii isku fikir ah oo isku wax,aaminsan ayuunba isu أهل شركه او اهلل خوف والخشوع الله وعظمه الله جوفي كريم تحب فاءسون كل اينسان كل مخلوق RABBI AYAA KULEH لا تخف ولا تحزن فإن الله معنا HA CABSANINA ANIGA AYAA MACIINA AHE LAAKIIN WAAGORMA GOORTA AADAN CASI ALLE MOOYE CABSI KALE KAXISHO NAYSID زيادت إيمان انشاء الله خير عفون يا اخواني واخواتي
Waxyaabihi ugu muhiim sanaa ayaad ka tagtay Hadaad taariikh ka hadlayso sida ay tabay uga hadal. Isku dirki Cismaaniyiinta iyo alaa sacuud Heshiiski ala sacuud iyo ingiriiska Lawrence alcarabi(basaas ingiriis ah) iyo cabdi casiis alla sacuud heshiiskoodi Waxyaabo badan ba taariikhda aadka tagtay
Hadal Afkaaga kasoo baxaa waxaa ugu Wangsan Saliga Nebiga Muhammad)ﷺ:📿
Asc.abdirahmaan omar mahadsanid akhbaarta aad noo soo gudbisay
Scw scw scw scw scw
Scw scw sxw
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
Salalaahu calayhi wasalam
C.raxman cumar aad bad ugu mahadsan tahay xogaha aqoonta kudheehan ee aad Nala wadagtid waxan kaa codsanaya inaad kahadasho xog kusaabsan bangiga aduunka sida uu u shaqeeyo dabinadisa marbad kahashahay lkn arimaha deynta somalia ku koobned mahadsanid...
Mahadsanid ustaad
Ustaad taariikhda sheekh maxamed cabdi wahaab hal Mar noo soo diyaari iyo sababta jameecada wahaabiyiinta la dhaho loogu magac daray adoo mahadsan
Mahadsanid ustaad tariiqda somalida xageda bal ino leexi
Mar hore bu ka hadlay 🎉
Saxib magaalda al Ula waxa ka socda ka soo hadal.magaaladuu nabiga ﷺ ❤ diiday galisteeda.
SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤
Mnsha Allah walal candi raxmaan cumar waabari waa xog aan sahlanayn qof kasta oo Muslim ahna indhaha u furi doonta dhanka wanaaga aynu qadarta rabbi ka eegno mahad sanid walalkay. Iyo reer waabari media kaftan ha iga ahaate intii isku fikir ah oo isku wax,aaminsan ayuunba isu أهل شركه او اهلل خوف والخشوع الله وعظمه الله جوفي كريم تحب فاءسون كل اينسان كل مخلوق RABBI AYAA KULEH لا تخف ولا تحزن فإن الله معنا HA CABSANINA ANIGA AYAA MACIINA AHE LAAKIIN WAAGORMA GOORTA AADAN CASI ALLE MOOYE CABSI KALE KAXISHO NAYSID زيادت إيمان انشاء الله خير عفون يا اخواني واخواتي
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦🇸🇦dhagsi wacan marwalba Cabdiraxman Cumar Waabari media
Dastuur Waa Aafo Anagaa Naheysta
Dastuur Waa Aafo Anagaa Naheysata
Dastuur Waa Aafo Anaga Naheysata
Waana Luqdaafo Nalagu Ebteleeyay oo Gaallo inagu Aafeysay
Dastuur Ilaahey Ayaa isagoo dhameystiran Nasiiyay Waana Kitaabka Qur.aanka Kariimka Ah
Kaas Aan isku dhaqno ileen Asagaan Ku dhex jirnaahe
Ilaahow Wadankeena Keen Hogaamiye Diinta iyo Kitaabka Qur.aanka Kariimka Ah inagu dhaqa Diinta Suuban Ee Islaamkana ☪️ 🕌 🕋 Hor Ka Yeell
Amiin😢❤
Macalin mahadsanid sxb abdirahman wabeeri ❤❤
Impressive 😊 abdirahman omer qoyska ree althaani iyo ree alnehyaan noo soo diyaari .... soo badi barnaamijyadan noocan oo kala ah
Waberi midia mahadsanid sxb aad ayaan ugu xidhanahay janalkan
Video yadada waxtar beyleeyihim sxb mcn ❤ hore u wad wanaagaada waa laguugu soo xasuusan doonaa.
Mahadsanid macalin waxan ubahnahy inad ka hadasho faidada Ramadaanka wayo waxa yar aya noga hadhey sxb
Dowladiii cabaasiyiinta Ka so hadal ❤❤
Mahadsanid wll ❤
Noolow waligaa🥰
Keep going ❤❤❤
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
ALLAHU AKBAR☝️🥺❤️
صلى الله عليه وسلم ❤
Mansha alah kusalinabigeena muxamad scw scw
Golden voice 🎉
SALLALLAAHU CALEYHI WASALAM😢🥺
Magacaygu waa C/raxmaan cumar halkanina waa waaberi media kuso dhawaada daawadayaal muuqaalkeena maanta ❤
Aad baad umahadsantahay sxb sare ❤❤❤❤
The only one ☝️ star 🌟 Abdirahman waber ❤
Ninka kaliyeen ka daawado TH-cam thnks abdirahman😊
Ogaansho channel
The Legend ❤❤🎉 brother
Walal adoo mahadsan waxan rabaa sh maxamed bin cabdiwahaab tarikhdiisa
Jumca Mubaarak❤
gold voice horay usoco
Keep Goin Brother ❤✊️
Keeep giong pro m.sh allaah
Waa taarikh dahabi ah ❤🇸🇦
Maasha Allah walaal horay usoco
Salalaahu calayhi wasalam ❤
Guulayso brother❤
C/raXmaaN cUmar keep gouging ❤pro
sallalahu calayhi wasallam❤❤❤❤❤❤❤❤❤
I love waaberi media
Waberi media 🎉❤😊
Scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤
SUBXAANALLAH☝️🥺💯
Zxp alcula kasoo hadal🎉🎉
Mahadsanid abowe
4 qabiir oon xiseyo so dhawaada
Mansha Allah khaliijka kuxiji
waadmahadsantahay wll qaali
Waadku Mahadsantahay xogta wanaagsan aad inoosoo Gudbisay Lkn Ogaaw Xaraka Layiraahdo Wahaabiyo Majirto
Asc walalkey Cabdiraxman🤝 Walal waxan ka codsanaya inad kaso hadasho Magaalada Al-culaa fadlan walal mahadsanid.
waw wllky maskaxiyanbad iikorosisy
ramadan karima❤❤❤❤❤ mubarka
Boqortoyada barakaysan
Jumco karim all Somali
Kaalay nala dhagayso buug cod ah.
Sln sare ustaad
Waa Cajiib m.allah
mahadsanid wllo
warryaa hee waa ninkaadan chanel ka leh dastuurka sacuudiga waa kitaabka alle ee haku sheegin afkaaga markale bilaa dastuur
Ustad wxd kso hadasha
" svalbard global seed vault "
keydka seeds ka ee aduunka ugu weyn
Ee adamuhu sida farshaxmeysan usameeyen ❤🙌
First coment 22 seconf 🎉
Sxb noloshu waa waqti 😮
Wll allah ku sharfo
❤❤❤❤Scw scw scw scw scw scw
Scw❤❤❤❤❤
Waxaan aasaasi doonaa khilaafo haddii uu alle i gaadhsiiyo inshallah
Way aas aasanthee taageer
@@lovermohamed3346 waatee anigu hadda khilaafo jirta ma arkee tan aad adigu sheegayso magaceeda ii sheeg
Wuu koobnaa mawduucu . Imuu qancin 😮😢
Reer alsaudi Sheydaamo weye magacii islamka wey bahdileen 😢
zxp kanalki kanalki cusba mee 😊
Mashaallah😊❤😂😢😮😅😊
guulayso
Sxp maxay tahay sababta uu maxamed u yagleelayo dowlad cusub miyuu san islaamka raacsanayn❤ii jawaab sxp aad ayaan kuu taageeraayee
AAWEY "FAGAARE MEDIA" ...🤔
Bari ayaan bilaabaynaa insha,alah tabinta barnaamijyadiisa
@@Waaberi-Media INSHA ALLAH...🙏
@Waaaberi-Media asc😮
oo yaa wax soo tabinaya ma maalinba mid wll@@Waaberi-Media
Fardaha noosoo diyari
2:46 Sawirku maahin sawirka Sheekh Muxammad ibnu C/wahaab.
Muuqaalka waad ku dadaashay laakiin khaladaad dhawr ah baa ku jira ..
Marba waxa usheegay haday sax yihiin alx dheh
Qalad lee raadi 90
Waa ku saxantahay
Sax taliye
Xukunka waxa Iska leh ilaahay kadibna cabdilcasis alasacuudii
Mansha alaah mahad sanid wll
maxaa uga tagtay maanta sacuudiga qofka xukumo inuu yahy maxamed bin salmaan oo ah yahuud munaafaq ah oo magaca lee muslim ka ah wxuu tirtiray sharaftii iyo karamadii dhulkaas barakeysan wxuu jabiyay amarkii nabiga magaladi qoom thamuuud lagu halagay ayuu club ka dhisay gaalada caalamka iskgu keenay 😶
Lsakiin biqorka asiga maaha marka suu uxukumaa waaxaa xukuma boqor salmaan
Ano Dirciya marahayo ayaan dageyste, Between Riyadh and Madina.
Salalaahu calayhiwasalam
Ima qancin daalimiintantan haysta hantidii iyo dhulkii islam ka iyadoo falastiin 4 yahuud ah sida u galayso 😢😢😢😢
sucudi waa wadan fcn lkn dad qurun ah baa jooga
Walaal kalmadani lagu ma dagdago
@@tarikhmal00 wxaan ka yaabay kuwa gaalo raacyo ah baa madax u ah oo palastine dhabarka ka jabiya iyo yeman
@@Abdihafiidmaxamuud waasaxan tahay lkiin ogow in malaayiin muslimiin wadan ku wada nool lagu ma gafo
qoyska haysta wa eey yuhuuda ka amar qaata🙂
𝙨𝙤𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞𝙮𝙖 𝙙𝙞𝙗𝙗 𝙤𝙤𝙜 𝙣𝙤𝙦𝙤 𝙬𝙡𝙡 ❤❤
Sucuudigu kii hore maaha 😢😢
Jimce kariim
Hadi uu mohamed bin Salman sii xukumo wa LG kal tagi donaa sacudi Arabi
Hadhihin xarako ee dheh wado toosan maxamed cabdi wahaab ilaahow janada fardawsa geli😢😢😢
Argagaxisada aabahood ayuba ahaa
@@AbdikarimMohamed-fh8joehelu tawxid ayu aha bidcada ridiyay janadi allah geyo
@@AbdikarimMohamed-fh8jo isku xishoo suufiyahow
Sxb waa qalad taariiqdu 1.446 hada waa meeqo taariiqdu
Somalida waxay doontaay iska sheegtaa
❤❤❤
Much more than
In Musalsalka Saacad Buuxda Lagadhigay Ahayd
Qofka sawrika ka muuqdo waayo
Sheekh maxamed binu cabdulwahaab ma uu san rabin inuu jago aduun qabto lakiin
Waxaa uu goo bayay nin xaqa garab ku siiyo
Marka xarako ma ahanee
Scw scw scw scw scw scw scw ❤
King un King
Sucuudi micnihiisa maantaa iigu horaysa
Carab faa'ido maleh hadey dad yihiin dadka qaza lagu xasuuqaayo kuma daawan leheen ee wax unbay sameen lahaayen
Carab waxba haka sheegin waa dad sharfan lkn wuxuush dartood ha ucaayin nabi maxamad NNKH baaba ka dhashay
Waxyaabihi ugu muhiim sanaa ayaad ka tagtay
Hadaad taariikh ka hadlayso sida ay tabay uga hadal.
Isku dirki Cismaaniyiinta iyo alaa sacuud
Heshiiski ala sacuud iyo ingiriiska
Lawrence alcarabi(basaas ingiriis ah) iyo cabdi casiis alla sacuud heshiiskoodi
Waxyaabo badan ba taariikhda aadka tagtay
1 8 milan waa been sheekada😊
Billion waye maha million