Marwaan Yare | JAWI CAASHAQ | (Music Video) 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ต.ค. 2018
  • Thanks for watching! If you want to see more new videos subscribe to this channel give this video a like and a comment!
    Waanu qiimayn 5 of ee ugu soo horysay🌸
    Qofka ugu like ta badan🌹
    Ha moogaan Haataf COMMUNITY page ka; iyo sheekooyin dheeraada...
    / haatafitv
    Hadii aad rabto in aad video kale oo badan aad fiirsato ama aad rabto in aad noqoto kan ugu horeeya ee ogaada marka video cusub aan soo galino. Subscribe, like-ta dhac-isagasii waa walaal kaaye. Ha hilmaamin in aad comment ka dhiibato.
  • เพลง

ความคิดเห็น • 2.8K

  • @LibanLS
    @LibanLS 5 ปีที่แล้ว +1893

    all waxaan halkan ugu mahad celina walalkey marna saxiibkeey hataf abdi oo in badan isla shaeeno waxaan kuleyahay joog oo jiir ayaa ku leyaha and my fans mel walbo ad joogtan aduunka one love galaab wanaagsaan all

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  5 ปีที่แล้ว +121

      Marwaan: Saaxiib adigaa mudan, runtii aadbaan ula dhacay sida fans kaaga ay ugu riyaaqeen heestaada. Adigoo waliba ah fanaanka ugu da’da yar ee Soomaaliyeed, I can’t wait to produce your next big song. Soo dhowow marwaan, you are the best. Mahad Sanid. 👍👍👍

    • @rihaamahmed6124
      @rihaamahmed6124 5 ปีที่แล้ว +25

      wll marwan wan kula jirna heestna codkaga ku jiclane 😍 nolow

    • @nimcoqaali1902
      @nimcoqaali1902 5 ปีที่แล้ว +14

      My brother hore u soco

    • @nimcoqaali1902
      @nimcoqaali1902 5 ปีที่แล้ว +14

      Codkaaga aad ayan u jeclahay ❤️❤️💋💋💋👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💋💋💋😍💋💋💋🌹🌹🌹👌👌👌

    • @fardowzacawil9220
      @fardowzacawil9220 5 ปีที่แล้ว +9

      Marwan wa salaman thy wllkey

  • @FOOTBALLPLANETYT
    @FOOTBALLPLANETYT 5 ปีที่แล้ว +1265

    Ninkaan Cod Baa ku Dhamaady Dayaxna Style ☝️☝️☝️

    • @qamarali2672
      @qamarali2672 5 ปีที่แล้ว +14

      meshaan hees ayaa loo joogaa ee dadka heesaha hadaa jeceshahay dheh, ileen la is sirimaayee 🤨

    • @nasramohamed4987
      @nasramohamed4987 5 ปีที่แล้ว +14

      Willow hdn like kuu saaro oo aad qurankii like ku badalty mxy like kuu tari zubxnlh rabbi ka cabso

    • @abdirzakalinour9163
      @abdirzakalinour9163 5 ปีที่แล้ว +4

      GORGOR MEDIA nacasyhw nacasku dhalay dawarsiga kda quranka karimka cwan bd tahaye

    • @Azaki-rh2of
      @Azaki-rh2of 5 ปีที่แล้ว +1

      Waxan wa doqan wlhi ma qurankad like ku tugzanyza caqli ku dar reer miyoo

    • @abdulkadirhajiahmed1368
      @abdulkadirhajiahmed1368 5 ปีที่แล้ว +1

      Zxb somali dhana sas eh e adna qalad malihid

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 5 ปีที่แล้ว +895

    Ado dawanaya hadad comantiga aqrinesid shanta somali like isara ku yaro rer filanad ban ugu fani donaa alaberka team marwan lol

    • @najmaqaxar6061
      @najmaqaxar6061 5 ปีที่แล้ว +9

      Heestan anba jeclaaday nio like nagu soo shiida markaade

    • @nasrudinsimba9827
      @nasrudinsimba9827 5 ปีที่แล้ว +4

      Meel walbo waatagantahay asal dalad ....nagadamoow

    • @awalesomali5632
      @awalesomali5632 5 ปีที่แล้ว

      asal dhalad faraxsan heedhe wllo qali youtube miyaa ka dhex shaqaysaa horta meelkasta waan kugu arkaa

    • @abdirahmanabtidoon3426
      @abdirahmanabtidoon3426 5 ปีที่แล้ว

      😆😆fans

    • @Axidig
      @Axidig 5 ปีที่แล้ว +4

      asal dhalad faraxsan muqaal walba o aan dawado waan kugu arkaa bal like isaar wllo

  • @axmednuur3836
    @axmednuur3836 2 ปีที่แล้ว +75

    Heesuhu waaa danbi quranka halagu dadalo

  • @mgaas8211
    @mgaas8211 5 ปีที่แล้ว +158

    Marwaan Yare Fanan Da'Yar oo Cod macaaN inTa igu Raaczan Like You qabo👍😍😍😍

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 5 ปีที่แล้ว +2380

    Inta Qur'an ka jecel halkan like saar

  • @vanismachannel2335
    @vanismachannel2335 5 ปีที่แล้ว +202

    Marwaan Yare💯❤❤❤💯
    Adoo Jano ii ahaday
    Haween ku ag joojin mayo
    Adoo jawi cashaq doonay
    Marnaba ku jigaari maayo
    ❤❤❤❤❤❤💯🙏

    • @abdihakeim4083
      @abdihakeim4083 5 ปีที่แล้ว

      Saabiriin Colow
      Hmmm

    • @Umiina55
      @Umiina55 5 ปีที่แล้ว

      Meshn kacarar nya😂😂😂😂

    • @mohamedsadak8777
      @mohamedsadak8777 5 ปีที่แล้ว

      Sabiirin ❤

    • @intadhibkajacelwalalkod8387
      @intadhibkajacelwalalkod8387 5 ปีที่แล้ว

      Saabiriin colow intana ma jogtaa hhhhhhhhh

    • @libaxlibax7424
      @libaxlibax7424 5 ปีที่แล้ว

      Saabiriin Colow mawaan yare nin shidan baan thy nolow wllo codkaga waxkasadba ku dhafday

  • @halaalgirl962
    @halaalgirl962 3 ปีที่แล้ว +69

    Yaa dwanaya 2021😍😄 heestan xasuusbey iitahy 2019😥

  • @farhia.Mohamed
    @farhia.Mohamed 5 ปีที่แล้ว +63

    Erayada 100%
    Music 100%
    Codka100%+++
    Laxanka 100%
    Hataf 👌👏👏👏well done

    • @saalimrooti6174
      @saalimrooti6174 5 ปีที่แล้ว

      100

    • @saalimrooti6174
      @saalimrooti6174 5 ปีที่แล้ว

      💯

    • @saalimrooti6174
      @saalimrooti6174 5 ปีที่แล้ว

      Thanks

    • @sakariyeahmed2901
      @sakariyeahmed2901 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @inawaabericade1586
    @inawaabericade1586 5 ปีที่แล้ว +195

    Marwan Yare my bro sanadkaan adaa la haayo hore u soco 👉✌️✌️

  • @anwarzadaad7083
    @anwarzadaad7083 5 ปีที่แล้ว +155

    dad kan markay hees cusub arkaan
    Dhahaya quraanka yaa jecel
    Quraanka ha keenina meshan fadlan 🙏🙏

  • @halimaahmedmohamed2849
    @halimaahmedmohamed2849 5 ปีที่แล้ว +16

    Marwan aya kuleh codkisa wa top masha Allaah walaahi wanka helay codka👍👍❤❤

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv 5 หลายเดือนก่อน +7

    Waxaan hubaa in aad heestan macaan dib uso booqatay 🥱 Hada iga danbayso like dhac ku sii yaqeey...👍😛

  • @xamsexadaari529
    @xamsexadaari529 5 ปีที่แล้ว +300

    Haataf Abdi fanka waxad u tartaa badanaa. Marwaan Yare Talented Singer hore u soco. mucjisadii Nabiil Bulle hawshiisii buu wataa. wakaas lyricska saxda ah.
    Adoo janno ii ahaaday
    haween ku ag joojin maayo
    adoo jawi caashaq doonay
    Marnaba ku jikaari maayo
    Hadaad ila jirin aduunka
    Jirada ka dawoobi maayo
    dartaa jalka quudan maayo
    Jidiinkana raadsan maayo
    Kooris
    Dareenku jilniin ka weyne
    Qof aan adi ahayn jamiila
    bogayga u jeexi maayo
    Jacayl la wadaagi maayo
    Baydka labbaad
    Qalbiga ii jeelanaaday
    Anuu jaahwareerin maayo
    Sidaad jamataa xal weeye
    Marnaba ku jujuubi maayo
    Markaad ila jirtid aduunka
    amaan afku joojin maayo
    jacayl boggu waayi maayo
    jikaar kuu quudhi maayo
    Kooris
    Dareenku jilniin ka weyne
    Qof aan adi ahayn jamiila
    Bogayga u jeexi maayo
    Jacayl la wadaagi maayo

    • @fahmoomar1728
      @fahmoomar1728 5 ปีที่แล้ว +3

      Hadaad Ila JirIn Aduunka
      Jirada Ka DawoowI MaayO
      Dartaa JaaLka Quudan MaayO Axx Axx 😭💏💍🌹❤
      Hamzeh Abwaanka QarnIga 🙏💞

    • @fisanmohamed100
      @fisanmohamed100 5 ปีที่แล้ว

      wale yarku waa shidanyhy waliba saarleh

    • @ibrahimabdullahi7122
      @ibrahimabdullahi7122 5 ปีที่แล้ว +2

      Hit song🔥 keep It bro Marwan

    • @XOGTAQARSOON2024
      @XOGTAQARSOON2024 5 ปีที่แล้ว +1

      MANSHA ALLAH ABWAAN

    • @armaanhaajilyrics7402
      @armaanhaajilyrics7402 5 ปีที่แล้ว +1

      Abwan waan ku amin sanhy wlhy horay usoco sxb abwaan da yar baa thy inaan kul kulmo waan jclhy hadaan ku arko insh alah 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 5 ปีที่แล้ว +52

    Marwan yarka sanadkan ku heysta iyo My brother Haataf abdi aan Resbacti buxa uhaayo alla yacizak wlalkey well-done 👏👏

  • @rayaanaragsan5339
    @rayaanaragsan5339 4 ปีที่แล้ว +16

    2020 yaa daawanayaa oo kuso noqdy heestan khaamtaa❤❤❤❤

  • @abdallarasta5990
    @abdallarasta5990 5 ปีที่แล้ว +26

    Kan yar waa fani fanaan diyaarsan #xamze xadaari best erayo #nabiil bulle best mulaxam #Hataf abdi best video hd diyaarsan adaa ugu sito inta inta muqaal soo galiso youtube hormar wcn #hataf abdi #Marwaan yare best fanaan diyaarsan oo cod macan horay usoco

  • @asiye717
    @asiye717 5 ปีที่แล้ว +59

    intaan lasheegin Laxanka ayaan garta nabil bule inuu Leyhy axyaa mulaxan Nabiil Bule 👌😘👑
    HatuF Waligaa Hormar wcn Wehelkena 💪

  • @abdirahmanadan2838
    @abdirahmanadan2838 2 ปีที่แล้ว +20

    Watching still 2022 with my best feelings 💓 😌 Marwan the best singer

  • @asmaraliabdi7777
    @asmaraliabdi7777 5 ปีที่แล้ว +27

    Marwaan baan ku haysta anigu
    Go forward pro

  • @reo9475
    @reo9475 5 ปีที่แล้ว +83

    Willasha somalidu waa geesiyin
    Allow wadankooda nabad ugu dhiga
    💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 5 ปีที่แล้ว +12

    fanaaninta dunida ayuu la tartamaa marwan yare dubista jiliinka iyo codkaba like hada ila qabto☝️☝️☝️☝️💖💖💖💖

  • @kingbiy8274
    @kingbiy8274 5 ปีที่แล้ว +9

    Sifcn haloo dawado walal keen marwan .... Dayax been nuuriye hees waa ku ciyaray abwaankiine waa xushman dareeyey

  • @maxamadkaahiye2249
    @maxamadkaahiye2249 5 ปีที่แล้ว +150

    inta marwan yare jcl like ila dhaca

  • @kingliirbij4729
    @kingliirbij4729 5 ปีที่แล้ว +23

    Marwan yare ❤❤ fanaan aan jeclhy hore usoco haataf Abdi sidoo kle like saara adoo raaliya

  • @CuradOfficial
    @CuradOfficial 5 ปีที่แล้ว +16

    Number 2 Like ta intii marwaan taagerta

  • @inaozmanlyrics6171
    @inaozmanlyrics6171 5 ปีที่แล้ว +535

    Marwaan Yare aYaa Kucod Mcn Heestan
    INta iGu Raacsan like HasaraN 😜💋💔

  • @SAMIOFFICIALL2018
    @SAMIOFFICIALL2018 5 ปีที่แล้ว +7

    Alfanan marwaan wan kutagersanahy sxb ..like igu dadalal😍😍😍

  • @salmasaid4669
    @salmasaid4669 5 ปีที่แล้ว +17

    hada intow hees yarkan so qaday ad ka heshay like tabo😙😙

  • @daadiramiin8383
    @daadiramiin8383 5 ปีที่แล้ว +21

    Walaalkay Hataf Abdi Iyo walaalkay marwan yare👏
    Fanka waxbaad kusoo kordhissen😍😍
    Bartiina kagahaaya walaalayal💯❤✔
    Marwaan My boy keep going👆🔜👏

  • @CabdisamadRashid
    @CabdisamadRashid 3 ปีที่แล้ว +5

    Heesmcn oo muuqàalkeeda laga shaqeeyay hore usoco prother haataf abdi

  • @jamalnazir2920
    @jamalnazir2920 5 ปีที่แล้ว +360

    Adoo hestan quruxda badn soqaday kudhasimayo adoo dayax kaga ficnaday liketa kula dhafimayo anoo adi ku arkaya dayax dawan mayo 😍😂

  • @abdirahmanabtidoon3426
    @abdirahmanabtidoon3426 5 ปีที่แล้ว +98

    Heestan dayax dalnurshe ba yiri ana leh misna walhy inankan ba ka cod macn like👍

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 5 ปีที่แล้ว +77

    Hada ila jirin adunka gacalo jirada kadawobi mayo bbeh 👌👌👌👌👌👌❤❤💘💘

  • @mukhtarali8641
    @mukhtarali8641 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay ha ku naxariisto xasan Insha Allah jannad Ayan isku arki donaa hestan marka aan maqalo asiga Ayan Ku xusuusta adeer ban u ahay 😭 😭💔

  • @leyladhiblaawe1491
    @leyladhiblaawe1491 5 ปีที่แล้ว +3

    Marwan cod baaa kugu dhamaaday masha allah war dayaxow is dhaqdayee codkiina miyuu kaa raacay cod yaayuur lee laso baxday bee naga tag marwan yare in the house keep going bro 👌👏👏

  • @thestarboy264
    @thestarboy264 5 ปีที่แล้ว +232

    Inta jiifka kudaawaneyso like iisara

    • @dekoabdullahi7716
      @dekoabdullahi7716 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh 😂😂😂

    • @hassanelmi8118
      @hassanelmi8118 5 ปีที่แล้ว +3

      Hhhhh you killed wlhi hhhhh ani iyo sadax qolka fadhiga joogaanba waa lawada jiifaa hhhh

    • @thestarboy264
      @thestarboy264 5 ปีที่แล้ว +1

      Hassan Elmi 😂 😂 😂

    • @silvacriz6714
      @silvacriz6714 4 ปีที่แล้ว

      Wraa mesha maxaa ka qabanee quraanka baro bro mudhu🤣🤣

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 5 ปีที่แล้ว +168

    Sanadkan waa sanadkii biyaha lagusoo dhex heesayay miyaaa haatuf abdi fanaaniintii oodhan luguhu biya ugaliyay loooool😂 inta ila aragtay like

    • @ashomohamednoor7105
      @ashomohamednoor7105 5 ปีที่แล้ว

      MN143 Studio armu yaxas lugaha ka gosta dadkan lugaha logaliyay biyaha 🤣

    • @ibnuabdallah7278
      @ibnuabdallah7278 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂😂xala ku riyoday iney soo socoto saan kadaa qarxiska dee

    • @Tk-nr7nm
      @Tk-nr7nm 5 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂

    • @fatumamohammed4887
      @fatumamohammed4887 5 ปีที่แล้ว

      MN143 Studio hahahah mA ila argtay adiga le ka dhiman 😂😂

    • @yusufbashir9234
      @yusufbashir9234 5 ปีที่แล้ว

      Cool

  • @luulmahamed5209
    @luulmahamed5209 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaaaw Marwan yare legend hees iyo badh way iga gadantahay

  • @gonwaynkulane2841
    @gonwaynkulane2841 ปีที่แล้ว +3

    Hadaan birtii ahay bir labteydu waa adi 🥰
    Balwadeydu waa adi maryama 🙈❤

  • @abdrizakkayse9842
    @abdrizakkayse9842 5 ปีที่แล้ว +201

    aniga hada i jeceshahy ha dhafin 👍

    • @abdihakemqurbo5712
      @abdihakemqurbo5712 5 ปีที่แล้ว +2

      abdrizak kayse kkkkkk war ma ciyaalki quraanka like ta ku raadin jirey baad ku biirtay

    • @abdrizakkayse9842
      @abdrizakkayse9842 5 ปีที่แล้ว

      @@abdihakemqurbo5712 malaha qof aya igu qaldi walal

    • @abdirahmandualle8000
      @abdirahmandualle8000 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhh

    • @kayseguuleed9430
      @kayseguuleed9430 5 ปีที่แล้ว

      Waryaa comment meesha kasaaar quraan iyo hees meel hasoo wada galin alle ka cabso walal plz massageka ka saar

    • @azcadkhuliyoh1979
      @azcadkhuliyoh1979 5 ปีที่แล้ว

      adigoo ayo ah dee markaa

  • @mustaafinadiif4518
    @mustaafinadiif4518 5 ปีที่แล้ว +31

    3hours ago 420 coments yaab
    somali youtube ka may usoo guurtay like isaara koley 4m baa iga danbeeye

  • @Wadani-tv
    @Wadani-tv 5 ปีที่แล้ว

    Dayaxow Nasiibka Blh Waalagaa Wataa Waxaan Qariyo Mahayo
    Marwaan Adiga Ayaa Kuleh Horay Usoco

  • @daadirxasanrooti3797
    @daadirxasanrooti3797 2 ปีที่แล้ว +21

    2022 hada hestan dhageysaneyso legend baa tahay like saar

  • @aysaaa965
    @aysaaa965 5 ปีที่แล้ว +34

    Style😍👌
    Face😍👌
    Voice😍👌
    Dance 😍 👌
    Marwaan caade i love you quruxloow 💗🌷😚

  • @anfacbeauty3333
    @anfacbeauty3333 5 ปีที่แล้ว +579

    Somalida xasidnimo laguma ogeen see cml ilaa malintuu TH-cam so baxay like baan ka baryayaa 😪😪😪like iku cawiya cunta inkama baryayee see cml hadii kalo TH-cam adinga i nici doonaa 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @kafitaahmed6537
      @kafitaahmed6537 5 ปีที่แล้ว +1

      😆😆😆

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 5 ปีที่แล้ว +1

      Anfac beauty abyo subscribe isaar

    • @tasmamusic3236
      @tasmamusic3236 5 ปีที่แล้ว +1

      😃😃😃like waa lagugu caawina bes ha ooyin

    • @faisalartan4751
      @faisalartan4751 5 ปีที่แล้ว +1

      Like wax lacunaayo miyaa like ku waalateen somaliyee😡😡😡

    • @fardowsohussein9951
      @fardowsohussein9951 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhhhhhhhhh like lo oynaya

  • @mayirhuseen2546
    @mayirhuseen2546 4 ปีที่แล้ว +3

    Zhpo Runtii Heesahaga aad Ayaan Uga Helaa Zxp Marwaan Yare

  • @midnimocadaalad8018
    @midnimocadaalad8018 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa heesta kaliya eenan ka daalin ama dhagaysigeeda ku raaxaysto hore u soco marwaan iyo abwaanka samèyay xamse xadaari .laxamiiste nabiil .haatuf dhamaantiin best hees ayad iska kaashateen.like inta commentka aragta

  • @kingjamaludin6185
    @kingjamaludin6185 5 ปีที่แล้ว +70

    ✔Erayada xamse xadaari 💯
    ✔Laxanka mucjisada laxanka 💯
    ✔Nabiil bule 💯💯
    ✔Musicka furinle 💯
    ✔Codka Marwaan yare 💯
    ✔Duubista Haatuf 💯
    ✔Hore usocda dhmntiin💯
    ✔Guul iyo Gobanimo ❤

  • @sumayoahmed1072
    @sumayoahmed1072 5 ปีที่แล้ว +20

    Marwaan yare quruxlow ❤️😍😭 with beautiful song

  • @dadsgirl721
    @dadsgirl721 5 ปีที่แล้ว

    wuxu kaga veiw badtay wa jilista uu la jilay xaskiisa ficilka iyo erayda isso jiidtay un marwaaaaankayga😍😍ani xa ii wacan waysy 5m gaari laheeeed😃😃😃😃😃

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +13

    Yaa dawanaya 2020😍

    • @rayaanyusuf617
      @rayaanyusuf617 4 ปีที่แล้ว

      badra Mustafe channel ☝️

  • @farxiyobaasto2910
    @farxiyobaasto2910 5 ปีที่แล้ว +46

    Marwan yare inta stykisa iyo codkiisa tageersan like isara bal

  • @jamilodheman4242
    @jamilodheman4242 5 ปีที่แล้ว +36

    Dareenku jiliin kaweyn qof aan adi ahayn jamiilay jirkeyga u jeexi maaayo jeceyl lawadaagi maayo 😲♥️👍🤔♥️

  • @maryamahajji2626
    @maryamahajji2626 4 ปีที่แล้ว +3

    War waxu cod macan oo qurux badn jah ina ader keep going ❤👍

  • @zaajinabees8824
    @zaajinabees8824 5 ปีที่แล้ว +5

    Who is watching in first 2019 all somalian happy new year one love from vidnam

  • @zuuzulastqueen1900
    @zuuzulastqueen1900 5 ปีที่แล้ว +107

    WAA MESHA KALIYA AAN KU KULANE SU SALI NABIGAGA SWC

  • @zalmanhashiboy2746
    @zalmanhashiboy2746 5 ปีที่แล้ว +38

    heestan October 16 Ninka daawaday ani idheh like I saara

  • @hamdiananaaly3213
    @hamdiananaaly3213 5 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii abwan qaliyaga xamse xadari iyo music furinle codka mcn marwan yare ragg culus baa is helay keep going

  • @najiibtarabi5412
    @najiibtarabi5412 5 ปีที่แล้ว +1

    qofkii ugu danbeeyay ee dawado waa ani keep going wlalkay marwaan yare

  • @haboon1139
    @haboon1139 5 ปีที่แล้ว +5

    marwaan suu iska siiya jeclhy
    ereyada xamse xaadirna wa jeclhy laxanka nabiil bullana waan jeclhy🌹😙haataf abdi the one and only🌹🏵

  • @abadiigeh980
    @abadiigeh980 5 ปีที่แล้ว +6

    best song 2019 hore usoco💪💪
    asxaab gacmaha amateedka ufura liket hayla dhafin

  • @nimcuushnuur9791
    @nimcuushnuur9791 29 วันที่ผ่านมา

    Xagaga markan u ciray inad zag IGA beydha xerkisa jeceylka mheee xan Io cebi yey Ku racai 😢❤

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 5 ปีที่แล้ว +18

    FANAANKA SANADKAN IYO HEESTII SANAD MARWAAN INTA TAAGEEERTA LIKE HA IGA BAQIILINA

  • @xusnimusse1732
    @xusnimusse1732 5 ปีที่แล้ว +9

    Adaa ku leh heesta i really loved❤🌹💯Marwaan yare🔥

  • @mohamadmahamuud1658
    @mohamadmahamuud1658 5 ปีที่แล้ว +13

    kan yar cod kisa wnka hela wlh long life bro 👍

  • @munajama5507
    @munajama5507 5 ปีที่แล้ว

    Hanbaliyo marwaan waan garanayaay inaad heestaa yeelanaysi hore u soco

  • @somalilandgirl8019
    @somalilandgirl8019 5 ปีที่แล้ว +1

    Inu dayax heesta xadaY o marwan leyahy eryda ka garanysa wayo heestu j bay ku bilmaysa o ku dhamanysa dayxna f ay qaliysy so waxa iska cad inu marwan yare leyhy heesta hoore u soco bro hatuf and marwan yare one love ❤

  • @abdikhalaqmacaneye3977
    @abdikhalaqmacaneye3977 5 ปีที่แล้ว +142

    Hadii aad tahay qof muslim ah like iisaar 😋

    • @somali7378
      @somali7378 5 ปีที่แล้ว +2

      Subxanalah heerkaas mee comments kula gaartay

  • @fartuunabdalla6611
    @fartuunabdalla6611 5 ปีที่แล้ว +29

    Marwaan waa ku aamin sanahy 💗💘 markaat illa jirto aduunka gaclo amaan afku joojin maayo
    Hadaad jif ku daawaneyso like saar ado mhdsn wll

  • @afnaanzuleiman1380
    @afnaanzuleiman1380 5 ปีที่แล้ว

    Axyaa fanan marwaan yare heesta adaa leh wixii kale wyska tagayaan hore usoco pro

  • @axmedabdiraxmaanmashaallah6071
    @axmedabdiraxmaanmashaallah6071 5 ปีที่แล้ว +1

    2018 ayaad qaaday heesta hanoo soo cusboonisiin heesta qaar cusub soo waan ku taageernaa

  • @Mariamm34
    @Mariamm34 5 ปีที่แล้ว +7

    Laxanka nabiil bule waa iga gadan yhy wlh😍❤❤❤

  • @warsanmoalim1191
    @warsanmoalim1191 5 ปีที่แล้ว +75

    Wiilkan yar waa mbappe ga fanka yaa igu raacsan😍😍🙌🙌

  • @jamilamaxamed7826
    @jamilamaxamed7826 5 ปีที่แล้ว +21

    Heestan cawan Arkay wlhi waxana itusay jcylkyg Alle ha idaye wana magacayigi Oo dhamayistiran jamila janno Al fanan marwan yare hore usoco Wll inbdn Geridu Haa kudayiso

  • @abdorahmanabdullahi3361
    @abdorahmanabdullahi3361 ปีที่แล้ว

    First comment 2023 year

  • @qaaliquman3924
    @qaaliquman3924 5 ปีที่แล้ว +3

    Marwan waa wiil cod iyo style ba leh oo uqalma inuu fanan noqdo horay usocda haataf iyo marwan 😘👏👍👏

  • @hodanabkor7816
    @hodanabkor7816 5 ปีที่แล้ว +6

    AXXXXX Ya Fanaan Xagaad ku Maqnayeed waligaaaa waaaaw what a voice

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 5 ปีที่แล้ว

    Marwaan yare hore u soco..cadowgaa ha jabo

  • @foziamohamed1982
    @foziamohamed1982 5 ปีที่แล้ว

    Marwan yare ale haku barakeyo fanankena Adigaa kawato hoor usoco wall ha u joojin

  • @amiiratulquluub2252
    @amiiratulquluub2252 5 ปีที่แล้ว +3

    Hala fanaanka sanadka marwan yare iyo haataf horo usocda wllo

  • @cabdicalifuuad7731
    @cabdicalifuuad7731 5 ปีที่แล้ว +3

    Marwaaan Yare Fananinta Ugu kacsan 2018 ka Ayuuu ka midyahay go Forward Bro 🤝🤝✋

  • @faadumacaadle4036
    @faadumacaadle4036 5 ปีที่แล้ว +1

    marwaan yare adiga ayaa ku leh heestan run ahaantii

  • @sacdiyoabdi5633
    @sacdiyoabdi5633 5 ปีที่แล้ว

    Adiga kuleh qurux STL waaw hore usoco codkagaa cajab

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 5 ปีที่แล้ว +889

    Marwaan Yare Intah Taageeetah Oo Heestah Snapka ka Daawatay Liketah 🔥💯✔❤

    • @queenamiira9318
      @queenamiira9318 5 ปีที่แล้ว

      Ismail Abdirahmaan masha allah

    • @omarjameeco8689
      @omarjameeco8689 5 ปีที่แล้ว

      Ismail Abdirahmaan marwan hori usoco baro

    • @daherjunior6317
      @daherjunior6317 5 ปีที่แล้ว

      mid lmida zhp mrwaan

    • @user-6764
      @user-6764 5 ปีที่แล้ว

      Ismail Abdirahmaan n

    • @user-6764
      @user-6764 5 ปีที่แล้ว

      omar jameeco 🇸🇾

  • @halaalgirl962
    @halaalgirl962 5 ปีที่แล้ว +4

    Marwaan yare 😍legengd
    HAATAF Abdi gamcuhu kuma go aan❤❤❤

  • @deeqociise3092
    @deeqociise3092 5 ปีที่แล้ว

    Music cod laxan intaba wa cajab cajab cajab cajab cajab cajab one love marwan

  • @bashiirsaciid8221
    @bashiirsaciid8221 5 ปีที่แล้ว

    dayax dalnuurshe intuu marwaan kaga hor maray waa xaaskiisa qaaliga ah farxiya the boss lady intii igu raacsan like ii saara

    • @Abdikadir1
      @Abdikadir1 5 ปีที่แล้ว

      Anagu xaas madaawaanee heestaan dhageesanaa abti😂😂

  • @xidigtaabgalcusman1362
    @xidigtaabgalcusman1362 5 ปีที่แล้ว +23

    Reer yaaqshiid 😘😍😍😍😍😍😍😘

  • @nasromohamd5634
    @nasromohamd5634 5 ปีที่แล้ว +4

    Marwan runtii wan ku amiinsanahay waxas baa ka hees ah 👌👌💯💯💯💯

  • @hassankhalif3651
    @hassankhalif3651 4 ปีที่แล้ว +24

    2020 hda dawaneso like sar

  • @yahyeayman4727
    @yahyeayman4727 5 ปีที่แล้ว +3

    Heestan xaq waxa u yeeshay marwaan keep going brother ★★★

  • @goldengril8570
    @goldengril8570 5 ปีที่แล้ว +14

    OnLy like oKaLiya Haddi aaD ka hezheY wiiLkan Yar💋❤👈

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 ปีที่แล้ว +7

    Lengd marwaan yare is back and one an only king hathaf abdi if you want zuper video you have go king hathaf we love you my kingz keeep the going both of them like share

  • @Omrey10
    @Omrey10 5 ปีที่แล้ว +9

    2019 hadaa dawaneysid liketa igu dharbaax ✔☝👈

  • @inamuqtarganeey9326
    @inamuqtarganeey9326 5 ปีที่แล้ว

    Masha Alaaah. Waxakamitahay. Fanaaniin ta Codkooda. Aan jeclahay. Hormar balaaran. Kurajeeynaa. )-waxan kale Aan ogahay Cadaw in Aaleedahay. Sida Aan Aragnay ba. Lkn. Geesinimo muuji

  • @shaxshaxleybeauty6486
    @shaxshaxleybeauty6486 5 ปีที่แล้ว +164

    Heesta adaa ku soo baxay heestana aadaa leh

    • @barawonurali5488
      @barawonurali5488 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah

    • @sahalyare7653
      @sahalyare7653 5 ปีที่แล้ว +1

      adiga maa u sharciyeeyse isheeg iga jwb huno

    • @deeqagobaas6410
      @deeqagobaas6410 5 ปีที่แล้ว

      @@sahalyare7653 akoko

    • @ugaasqablan3564
      @ugaasqablan3564 5 ปีที่แล้ว +1

      @@sahalyare7653 hahey isaga ku nuuraaya
      Dayax wuxu dhaamaa oo keliya waa xaaskiisa uu lasoo qaadey
      Ninkanna waa iskaabulo isagaaa isla qaadey de farqigas udhaxeeya

    • @nashaadluul8355
      @nashaadluul8355 5 ปีที่แล้ว

      Shaxshaxley haa queen asaa leh

  • @khaalidcheesto7483
    @khaalidcheesto7483 5 ปีที่แล้ว +16

    wewe marwan yare king

  • @honkongsiidowabayac5024
    @honkongsiidowabayac5024 4 ปีที่แล้ว

    www hees iga dheh dayax dalnurshe adaa kawadataa maryan yare never give up

  • @apdideeq478
    @apdideeq478 5 ปีที่แล้ว

    heesta Marwaan yare ayaa iska Leh 🙌