Marwaan yare | XADRAYN JACAYL | (Music Video) 2018

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 มิ.ย. 2018
  • (Music Video)
  • เพลง

ความคิดเห็น • 2.2K

  • @FaaizaCaddi
    @FaaizaCaddi หลายเดือนก่อน +5

    Heestan 2024 soraadiyey walhi horeyna waa udhageestay marwaan ina adeer cod kar baa tahay m.a ❤❤🎉

  • @chinekuriya5029
    @chinekuriya5029 6 ปีที่แล้ว +248

    inta quranka jeceL farta taag☝😊❤

  • @sharmaarkehasanali6343
    @sharmaarkehasanali6343 5 ปีที่แล้ว +20

    Ninkan wuxuu soo qaaday hees muuqaal iyo mirabo kadhisan war like isaaara soomaaliyey xushmad dhamaantiiin one love😍😍

  • @aragsanmahadalle7466
    @aragsanmahadalle7466 6 ปีที่แล้ว +1050

    Illahay qalbiyadena haka madoopeeyo heesaha iyo wixi lahalmaala
    Hadad igu racday like walal

    • @akramabdirahman6653
      @akramabdirahman6653 5 ปีที่แล้ว +3

      fadumo mohamud
      Aamiin
      Aamiin

    • @nasroosman4017
      @nasroosman4017 5 ปีที่แล้ว +2

      Aamin

    • @zaxarlazz6777
      @zaxarlazz6777 5 ปีที่แล้ว +2

      Amiin walaalo😣😣😣😣😣😣😣😣😣

    • @farxiyocalibarre7420
      @farxiyocalibarre7420 5 ปีที่แล้ว +4

      Aamiin

    • @frysalomar2965
      @frysalomar2965 5 ปีที่แล้ว +7

      fadumo mohamud Amiin walaalo Lakiin waxaa ku weeydiinaa adi Maxaa inta ka soo doontay?

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 6 ปีที่แล้ว +158

    war somaliyay like ta igu qabta inta quraanka tageerta wllayal 😂😍😍😍😍

  • @queentanolasha497
    @queentanolasha497 6 ปีที่แล้ว +880

    Inta yahuuda neceb like isaara wloH 😢

    • @itsmeyo1802
      @itsmeyo1802 5 ปีที่แล้ว +17

      inta yahuuda an necbaneen Like isaara walalayaal

    • @haruunaden2386
      @haruunaden2386 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkkkkkkkk

    • @miaabdi3116
      @miaabdi3116 5 ปีที่แล้ว +1

      captanka ciyalka xafada påææææ

    • @sasharodriguez7196
      @sasharodriguez7196 5 ปีที่แล้ว +2

      marwan my jecelkeyga

    • @mcmuqdishozaki5542
      @mcmuqdishozaki5542 4 ปีที่แล้ว +2

      Qofya huuda jcl majiro ee hakuqaraawanin

  • @sakariyeayaanle6614
    @sakariyeayaanle6614 5 ปีที่แล้ว +238

    Inti quraanka jecel liketa wllyal😘😘

  • @aarkamudug
    @aarkamudug 5 ปีที่แล้ว +140

    Xaajiyadayda baa 💝XUBI 💝la yiraahdaa
    ❣️xubi xayaad❣️waa qof nolashayda ku qaali ah waana qoftii iigu Horaysay oo nolashayda Saamayn heerkeedu sareeyo ku yeelata qiyam iyo qofnimo mug leh baa Rabi qani kaga dhigay aniga iyo iyada labo qaaradood bay noloshu nagu kala waabtay 😪jismigeena kala maqan 😔lkn qalbiyadaan wehel isaga nahay 😘
    Team of love mahayo like cml isku muujiya farta taaga

  • @ramlanuur9372
    @ramlanuur9372 6 ปีที่แล้ว +734

    Cunugaaan wuxuu ku fcnayahay mar kasta iskama soo qeyliyo sanadki 1heees oo mcn ayuu kasoo tuura saaas ku soco boowe😘😘

  • @maryanlaki6247
    @maryanlaki6247 6 ปีที่แล้ว +38

    Heestaan dhiigee I dhaqaajisay wlhi ❤❤❤❤❤❤ Marwaan Yare Kuu Taaganhy legend

  • @deeyoo
    @deeyoo 6 ปีที่แล้ว +31

    Waaaaw Waaaaw Hees❤❤
    2 waan ogaa laakiin 2 baa iga yaabiyey
    Haataf inuu best producer yahey iyo in Nabiil Bulle yahey malaxanki 2017 iyo 2018 waan ogaa labadaa.
    Laakiin in saaxibkey alfaan Wali Rasto sidaan u tumayo Musik iyo in Marwaan sidaan cajiibka ah u heesi karo wey iiga yaabsadeen❤
    Waxaase u wada macaaneeyey Ereyada Abwaan Kabiir AbdiQani X Oktoobar Respect👌👌👌
    Isku soo duub Hees biinisay in fankeenii dhintey oo inoo muujisay inuu weli noolyahey...... wada Guuleysta👏👏👏👏

    • @rahmamoalim7340
      @rahmamoalim7340 2 ปีที่แล้ว

      Saxariirjacely

    • @jamiikecali3654
      @jamiikecali3654 ปีที่แล้ว

      Huu34iuru3eyyr4nhdhdhdfhf

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@rahmamoalim7340❤❤❤😂😂😂😂

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@rahmamoalim7340❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @hassanmadhiin7559
    @hassanmadhiin7559 4 ปีที่แล้ว +30

    2020 aniga ayaa ugu horeeya please like isiii

  • @cabeeydaahir
    @cabeeydaahir 6 ปีที่แล้ว +373

    lyrics
    xuralceyntii janadee xabiibi
    geenyo xusuusi igu reebtay baa tahee
    Qalanjadii xaad deydaa kicisaay
    xidigtaa dumarkaaba xushaan
    xubiyeey jaceel xad dhaaf ah
    xiskiyo qalbigaba ku xirto
    xidida dhiiga xambaara
    xinjiroosto naftii xanibantee
    xiriirka dhaxdeena yaal
    ku xamdiyay alle dooqa soo xulay
    ku xadireyey jaceelka xisilay
    xiisaha galgaceylka xagaaga
    xoojiyo kaba dhoowra xumaatada

  • @azhaarazhaar9610
    @azhaarazhaar9610 6 ปีที่แล้ว +19

    boqol jeer ka badan inta saaka oo qudha dhagaysatay waan ba ka xiisa dhici laayahy xalay luuqa layga soo diray waan ka helay marwaan hore usoco bro

  • @cabdikariimqabyo-diid1633
    @cabdikariimqabyo-diid1633 5 ปีที่แล้ว +24

    heestani waaba ka yaabe ha loo kaco way hees dhaaftoo shan heesood bay maraysaaye
    Like ta hala dhaafina Qabyaalad diidka

  • @Mustaqbal-Tv
    @Mustaqbal-Tv 5 หลายเดือนก่อน +67

    Heesta 2024 hada so radisay legend ba tahay like isku muuji👍🤑

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf 3 หลายเดือนก่อน +2

      Waa ikan

    • @mubaarigmaxamuudguuleed
      @mubaarigmaxamuudguuleed 2 หลายเดือนก่อน +1

      Walhi wan soo raadiyay❤😂😊

    • @Mullaxo4l
      @Mullaxo4l หลายเดือนก่อน

      Wa ikan😂😂😂

    • @MowlidEid
      @MowlidEid 27 วันที่ผ่านมา

      Sixiriile thy sxp

  • @nujuumarts6307
    @nujuumarts6307 6 ปีที่แล้ว +232

    Siduuu Lugaha Leeeyahay Intiii Qofeee Ka Heshay Like Isaaara 😍😍Ka Helayba InanKa

  • @minamattias1541
    @minamattias1541 6 ปีที่แล้ว +1406

    Nabiga ku saliya SCW

  • @Qanciye11
    @Qanciye11 6 ปีที่แล้ว +189

    Yarka sanadka From sweden well-done 👏👏🙏

  • @kabacade252
    @kabacade252 5 ปีที่แล้ว +10

    Hadaad quraanka dhigatay waxna kataqaan like iisaar

  • @ahmeddarajo5873
    @ahmeddarajo5873 6 ปีที่แล้ว +19

    Hees si walpa u shidan👍❤ well done marwan yare and hatuf abdi

  • @ashoabdullahi9156
    @ashoabdullahi9156 6 ปีที่แล้ว +157

    Ilahay amarkis wali wilkan wan iska jeclahy heso xanun ah ayu qada walhi qofki jaclka wax kayaqano Lee daremi karo. Walal marwan guleso wan kutaganahy ani Aisha ahan. Inte ila takerto igu sara lek

    • @azmaismacil
      @azmaismacil 5 ปีที่แล้ว +1

      masha allh aniguba waan kahelay wilka marwaan qurux noolow wllky qaaliyaw

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 5 ปีที่แล้ว

      Asho abyo subscribe isaar

    • @ZulthanTv
      @ZulthanTv 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhh heeso kuLa

    • @carfomaxamud2633
      @carfomaxamud2633 5 ปีที่แล้ว

      Addadbs
      Vsbe

  • @xiishyareproduction3750
    @xiishyareproduction3750 5 ปีที่แล้ว +178

    Inta Jacell Nabigena SCW Io Diinteena Sharafta Leh Hall Mar Like Ii Saara Mahadsanidiin |■

    • @ahmedabdullahi5896
      @ahmedabdullahi5896 3 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw💯

    • @sacdiyoali4111
      @sacdiyoali4111 3 ปีที่แล้ว

      scw

    • @haweyamohamet4811
      @haweyamohamet4811 3 ปีที่แล้ว

      Zcw zcw zcw

    • @amiramustafe386
      @amiramustafe386 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @nasrodaahirjama7490
      @nasrodaahirjama7490 3 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw

  • @salmaanbuule5510
    @salmaanbuule5510 2 ปีที่แล้ว +4

    Yaa iladhageeysanaayo 2022

  • @farxiyobaasto2910
    @farxiyobaasto2910 6 ปีที่แล้ว +42

    Ala aniga wilkan sty iyo qurux daan oga helay walee waa fanan qatar ah ❤❤❤👏👏👏👏👏👌👌👌

  • @darinmoh7403
    @darinmoh7403 6 ปีที่แล้ว +17

    Warkasaaa imara 😍😍😍😍baryahnba hees sasa ma arag😂😂🙄caadi maha kan yari ☺gulled iyo safwan dhinac inoo dhiga 🤗ilmaderoyaaal😉

  • @munalizamunaliza1735
    @munalizamunaliza1735 6 ปีที่แล้ว +18

    Ku xamdiyay alle dooqa so xulay ku xadreeyay jacylka xasilay
    Marwan yare 😘😍💕

  • @somsaid8416
    @somsaid8416 5 ปีที่แล้ว +14

    100%100, xigmad jacayl iyo😍😍😍😍 afsoomaali nadiif ah

  • @queenayah7769
    @queenayah7769 6 ปีที่แล้ว +24

    Reer Scandinavian ayeey u shidan tahay weli😊😊 keep moving forward guys.🤗✌

  • @JACAYLKAABBEJK
    @JACAYLKAABBEJK 6 ปีที่แล้ว +8

    WOOOOOOOOOOOOW ESHACALLA HEESTII SANADKA HATUF ZXP XAQIIQ WAXA TAHAY QOF AAD U QADAY FANKEENA SOMALIYEED INTA IGU RACSAN LIKE ISARA AZXPTA

  • @maryamrunn8524
    @maryamrunn8524 5 ปีที่แล้ว +29

    Heestan wlhi malin ta firsan wajiranahay

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 5 ปีที่แล้ว +36

    Anaa laiga wadaa😂like igu yaaciya

  • @faskaaweys3843
    @faskaaweys3843 6 ปีที่แล้ว +99

    Messenger kisa kuso arkay wlhi Intii friends fbga kala eh like isara🤣🤣🤣🤣

  • @Hismail88
    @Hismail88 6 ปีที่แล้ว +66

    Inta qof gulled simpa heestiisa cusub sugeyda like meh 💪👊

  • @huzeinhazancabdi6934
    @huzeinhazancabdi6934 5 ปีที่แล้ว +10

    Woooow cod iyo qurux Allah ha inuu kaa daayo

  • @sharmaakemillanoh734
    @sharmaakemillanoh734 5 ปีที่แล้ว +9

    Ho listen 2019😍marwaaN
    Høre uzooCo intiiH tageertaH like

  • @Ibraahim_Sm21
    @Ibraahim_Sm21 6 ปีที่แล้ว +68

    Heestaan waa iga gadan thy💯🔥

    • @fjelle-ls6vy
      @fjelle-ls6vy 6 ปีที่แล้ว +1

      Ibraahim Shakul Yare Hesta xanuun waye dad kala lomay isa soo xasusinee❣️💓

    • @sihaamshuuriye3577
      @sihaamshuuriye3577 5 ปีที่แล้ว +1

      Ibraahim Shakul Yare ❤️😘

    • @inahassan6431
      @inahassan6431 5 ปีที่แล้ว +1

      Ibraahim Shakul Yare hayeh marwan yare anu lacagta I xilsaray wllo keen heee soobas lacagta hesta

  • @MunaMW
    @MunaMW 6 ปีที่แล้ว +93

    Marwaan yare 😍😍 inta jacel like isara

  • @ixsaan9294
    @ixsaan9294 5 ปีที่แล้ว +8

    Alaaa marwaan miyaa heestan qada wlhy anoon wiil Kan aqoon ayaan jeclaa music ayaa lagugu soodiray walee waa fanaanad buuxa hore usoco

  • @daahirmhassan8645
    @daahirmhassan8645 5 ปีที่แล้ว +9

    Yaa ila Daawanooyo 2019 I am still watching 2019 best of song and my favorite singer keep going bro cde💯❤️

    • @asadabdi8481
      @asadabdi8481 2 ปีที่แล้ว

      2021 oo dhamada dawana masha allah allaha ciri dher iyo cibado suban nasiiyo💎

    • @paneenaofficial8502
      @paneenaofficial8502 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkkk

  • @ismailmaryacase3184
    @ismailmaryacase3184 6 ปีที่แล้ว +29

    0:45 yaa waduuuuuud maxd samaysey marwaan ✌🔥🔥

  • @nimcoahmedosman1959
    @nimcoahmedosman1959 6 ปีที่แล้ว +73

    Cadi mhn xabdkan istel intii kaheshay gacnta taagan ilke ❤❤❤

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 3 ปีที่แล้ว +8

    2020 ilaa 2025 inta dawaneyao like 😂👍

  • @miskiomar3308
    @miskiomar3308 6 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Marwan Yare ❤❤❤❤ kama daalo inaan dhagaysto heesahag cood macan❤❤❤

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 6 ปีที่แล้ว +35

    Heestan wey iga gadantahy Marwaan yare Hore Usoco

  • @nimcaanyare2587
    @nimcaanyare2587 6 ปีที่แล้ว +4

    First Commenti Marwaan YareH Liketa WalalaYaalow 👍👏💖🔥

  • @naimabarre7307
    @naimabarre7307 5 ปีที่แล้ว +6

    Wooow wiilyar oo cod mcn wlhi waa fanaan sax ah marwaan ysre viva

  • @sagalyusuf7327
    @sagalyusuf7327 6 ปีที่แล้ว +10

    I love this guy 😜 keep going marwan😘

  • @sojanasaalah2778
    @sojanasaalah2778 6 ปีที่แล้ว +20

    nabiil bulle heesuu ku lug yeeshay ma wa xumato marwaan io haaTaFNa barteedii bee so wada dhigeen 😍😍

  • @hamdahamda7625
    @hamdahamda7625 6 ปีที่แล้ว +10

    Ax yaa jacayl iga dheh m.a inaba caadi maha😍😍😍😘😘

  • @munaatimiimi8628
    @munaatimiimi8628 5 ปีที่แล้ว +1

    Marwan😍 jilka so gacay keep going

  • @luulmahamed5209
    @luulmahamed5209 5 ปีที่แล้ว +1

    Xuural cayntii janaday xbbi hhhhh intaa hadii laigudhaho jikada cunto magubateeen waankujiri lahaaa Legend marwaaan yare

  • @indhocashaq8067
    @indhocashaq8067 6 ปีที่แล้ว +80

    Eshcala xural cayntii janada xbbi woow yarku shidana ar hadad toltihin numberka iga so qora 😍😎😂😂😂😂inti ka heshay sidayda like hayla dhaafina😎

    • @abdulaziismohamud2585
      @abdulaziismohamud2585 6 ปีที่แล้ว

      Indho Cashaq

    • @quruxdumar8451
      @quruxdumar8451 6 ปีที่แล้ว

      Indho Cashaq sxibey wiilkan WA will qalpi ficn xushmad yaqaano wlhi dagan

    • @indhocashaq8067
      @indhocashaq8067 6 ปีที่แล้ว

      Sagal Xuseen iso bar abaawo waan ku heestaaye 😂🤣

    • @cabdulgoor1765
      @cabdulgoor1765 5 ปีที่แล้ว

      Indho Cashaq macantoacanto

  • @daadiramiin8383
    @daadiramiin8383 6 ปีที่แล้ว +14

    SomalY plz lkike igu qaptaNice song wlhi pro keep going 👌 xuural cayntii janadaa xabiibti 💋❤

  • @xigmadahanolashamisir5068
    @xigmadahanolashamisir5068 5 ปีที่แล้ว

    Codkisa io laxanka waaaaw😍
    Hor mar wacan bro

  • @Queen-Alii
    @Queen-Alii 5 ปีที่แล้ว +35

    waligey inta maa iiman like iisiiyaa

  • @kingdayax7389
    @kingdayax7389 6 ปีที่แล้ว +12

    woow cadi mahan hdii ee ku qancsay like isaar

  • @qalisultan8430
    @qalisultan8430 6 ปีที่แล้ว +7

    wow 😲axsan erayo marwanow hno nagti ku hesha nasiipleh 😍😘

  • @axmedsayidnour4387
    @axmedsayidnour4387 5 ปีที่แล้ว +4

    War meesha illahay iyo rasuulka ha keenina fadlan intaad like raadinaysaan wllyaal

  • @mosaalah2254
    @mosaalah2254 5 ปีที่แล้ว

    woo woo marwaan nice fanka waad ku heysataa

  • @adoontialle3364
    @adoontialle3364 6 ปีที่แล้ว +51

    Naagta jiifta meesha iga qoslisay aniga😁😁😁😁 maxay qabanaysaa ar bal like isara

  • @gulledsimba3309
    @gulledsimba3309 6 ปีที่แล้ว +30

    The one on only fanan @marwaan

  • @Aadan_macruuf
    @Aadan_macruuf 6 หลายเดือนก่อน

    Xuurul ceynteydiyeey ,Allh❤❤ hàkaa xafido❤❤,jcyl wcn oo dacadnimo kudhehan,
    .jcylka dhibka kadaaya soomaaliyeey❤

  • @jiyaamohamed9452
    @jiyaamohamed9452 6 ปีที่แล้ว

    fanan muuqal iyo cod isu darsaday hormar wacan narwaan yare

  • @hamzahonesttripleh7722
    @hamzahonesttripleh7722 6 ปีที่แล้ว +13

    Hadalo nin weyn ku hadlo 👏👏👏✅❣️👌

  • @apdulmalikxiiz7562
    @apdulmalikxiiz7562 6 ปีที่แล้ว +12

    marwaan Fanaan mustqbal leh
    haatuf hore usoo
    aar soomaliyey idinku dar ilaahay liketa isku xilqaama 😃😃😃😃

  • @Abdimohamed2795
    @Abdimohamed2795 3 ปีที่แล้ว +3

    Cawdan soo booqday halkan 2021 ya iga danbeyo like wa dhankiina❤👏👏👏

  • @sakhiyakoraad9194
    @sakhiyakoraad9194 5 ปีที่แล้ว +13

    War yaa muslima
    Marwan yare ii geya inader dar allah jacayl baan u haya😪
    حب من طرف واحد😅

    • @MuseAfrah
      @MuseAfrah 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @amiinabdirashiid3724
      @amiinabdirashiid3724 4 ปีที่แล้ว +2

      Mxa kadooni Dee nagahan ayaan ka wareeray naa aniga ima ogid inaan heeso France KU heeso oo aduunkoo dhan layga yaqaano naa Soo haad Instagram kayga aan kusoo diriye Soo haad From Frence 🇫🇷 Paris D'acrrod

    • @zoomlucky2171
      @zoomlucky2171 4 ปีที่แล้ว

      @@amiinabdirashiid3724 hahahahaha yaabo heli karo

  • @hargeysaawiboy7644
    @hargeysaawiboy7644 6 ปีที่แล้ว +20

    Erayadii abwaan & gool haye hore cabdiqani xaaji october 👏👏👍

  • @abdiqanimohamedjilaal3453
    @abdiqanimohamedjilaal3453 6 ปีที่แล้ว +12

    Marwaan yare hor usoco sxp fanan aan tageero liketa haleygu takuleya inta ila tagerta ilma aderayaal

  • @nimcobuule736
    @nimcobuule736 2 ปีที่แล้ว +8

    Codka 100%
    Miraha 100%
    Steylka 100%
    Dubista 100%
    Music 100%
    Jawi daganu ku heesa
    Boqorkan sanadkii hal hees o
    Qurux bdn do qada 💯💯

  • @mohammedabdillahi1227
    @mohammedabdillahi1227 5 ปีที่แล้ว +2

    Xural caynti janadaay hppi GaYi xazuuz iGu reebtay baatahy aad lajadi xaadaydaad kicisaay xidigtaan dumarkaba xushaay😘😘😘

  • @asturan_edebsan5630
    @asturan_edebsan5630 6 ปีที่แล้ว +12

    Wow inaba cadi mahan heesta ereyadeyda ba iqancise laxanka iyo cofka iyo vedio kba daran. .marwan yare waka baxsatay huno

  • @abdiraxmanmaxamad7720
    @abdiraxmanmaxamad7720 6 ปีที่แล้ว +7

    Intii diinta jecel liketa ka zoo muqdaH 😍

  • @kadarosman3508
    @kadarosman3508 4 ปีที่แล้ว +193

    Who is here in 2020🤗💪from Germany.

    • @ismahanadan4600
      @ismahanadan4600 4 ปีที่แล้ว +10

      Me ☝️we iga so qabatay caawa🤣from 🇸🇴

    • @b-native1193
      @b-native1193 4 ปีที่แล้ว +3

      Hargeisa

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 4 ปีที่แล้ว +3

      𝐹𝑟𝑎𝑛𝑐𝑒 𝑎𝑛𝑎 😂🤷‍♀️👊🇫🇷

    • @mumtazbbekuumumtazbbekiu3623
      @mumtazbbekuumumtazbbekiu3623 4 ปีที่แล้ว +1

      Me

    • @isaqahmed1277
      @isaqahmed1277 4 ปีที่แล้ว +2

      🇧🇪from Belguim waan soo dhumay maanta😂😂

  • @najibabdi2992
    @najibabdi2992 4 ปีที่แล้ว +2

    Intii quraanka jacel HaysoracDo liketan Ha ilowin

  • @fjnaaji1732
    @fjnaaji1732 6 ปีที่แล้ว +13

    Wooooow marwaan yare hore u soco mazuul✊✊✊
    Top song ❤❤❤

  • @hanisomali8971
    @hanisomali8971 6 ปีที่แล้ว +18

    Waaaaw anoon fiirin laxanka heesta baan dareema inuu saaaray lenged nabiil bulle dubista quruxda badan lenged kale hatuf abdi drectar jira♥️♥️❤️❤️👑👑

  • @indhodeeraley7999
    @indhodeeraley7999 5 ปีที่แล้ว +2

    Top iga dhe😍MarwN yre🖤🖤

  • @shamsabuyuk6845
    @shamsabuyuk6845 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah cod kaada heestaada every thig I'm supporting you

  • @muniiracabdullahixasan230
    @muniiracabdullahixasan230 6 ปีที่แล้ว +5

    fanaan hadan ahan laha the one and only marwaan bis baan la hees heesi lahaa😂😂😂😂

  • @kal-deeqcaddeh9267
    @kal-deeqcaddeh9267 6 ปีที่แล้ว +260

    Mucjisada Laxanka NabiiL Bulle👉❤❤
    NabiiL Dartii Like😂😂

    • @fadxiyaali8933
      @fadxiyaali8933 5 ปีที่แล้ว

      P
      j

    • @hawahawa1074
      @hawahawa1074 5 ปีที่แล้ว

      Laxan maxaa laga wadaa wllyaal wlhi ma aqaan

    • @sacdiyoxassan4574
      @sacdiyoxassan4574 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hawahawa1074 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 noweydibo aaa oganee huuuno

    • @hawahawa1074
      @hawahawa1074 4 ปีที่แล้ว

      @@sacdiyoxassan4574 maba i shegayaan in eesan iga roneen ayaan u maleen

    • @sacdiyoxassan4574
      @sacdiyoxassan4574 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hawahawa1074 hhhhhhhhhh waxba nama dhamane wax noga roon alaha keeno

  • @SihaamMohaa
    @SihaamMohaa 5 ปีที่แล้ว

    Marwan yare cod macan ilahay ku siyey mansha allah bro horay u soco❤🙏🙏

  • @fatumaahmed8390
    @fatumaahmed8390 6 ปีที่แล้ว

    Masha alh murwan qurux waaan ku boogay abowe❤️❤️❤️💋💋

  • @samataryare4733
    @samataryare4733 6 ปีที่แล้ว +52

    Aar yaaa somalia like igu Qabta inta shidan aniH ugu Shidin

  • @abdirahmanofficial168
    @abdirahmanofficial168 6 ปีที่แล้ว +6

    Legend marwan come back like isara waxan ahay tageero marwan

  • @jeanettwetzel1263
    @jeanettwetzel1263 5 ปีที่แล้ว +1

    Waan ladhacay sxb heestan

  • @ahmedlionmedia6710
    @ahmedlionmedia6710 3 ปีที่แล้ว +3

    Xidhiidh dhexdeena yaala ku xamdiyay ale dookha Soo xulay
    Mirihihiisa caadi maaaha marwaan yare like iisaar zxp

  • @jamilajami493
    @jamilajami493 6 ปีที่แล้ว +6

    Like ma ii zaarten somaliyay

  • @ismahanvlogisma8864
    @ismahanvlogisma8864 6 ปีที่แล้ว +5

    Haataf abdi♥👌 ku aaminsanahy bro wlh videoyaashaada best and marwaan kly iska arag war waaba so daahe inta iga danbeso ilaahay dartiis igu saara😢😍

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 ปีที่แล้ว +3

    Hees Macaan Iga Dheh

  • @waagaiyosheeko2887
    @waagaiyosheeko2887 5 ปีที่แล้ว

    fanan sare waye blse video musqusha lagu dhexdubay muxu yahay amazing

  • @SomaliGlobal
    @SomaliGlobal 6 ปีที่แล้ว +3

    Hore usoco bro haataf Abdj

  • @amiiroyusuf899
    @amiiroyusuf899 6 ปีที่แล้ว +220

    Hhhhh Yaahuudiina Wr Dadkan Meesha May seexdan Waayaabe
    Bal iska Raali Noqdoo illahaay Dartii Like ta xuntaa Noogu Saara 😁🙏🙄

    • @aasiyadaauud7191
      @aasiyadaauud7191 6 ปีที่แล้ว +1

      Amiiro Yusuf kuu saaree lkn liketa mxaa lagu helaa xbbti bal iisheeg

    • @amiiroyusuf899
      @amiiroyusuf899 6 ปีที่แล้ว

      Aasiya Daauud Xbbti Wlee Midhkaa laguma helo dadkna na bry hhhhh

    • @ahmedfaisalabdillahi6461
      @ahmedfaisalabdillahi6461 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh Amiiro yusuf hhhhh kuu saarnaye bal kunaax

    • @ayanmohamed2128
      @ayanmohamed2128 5 ปีที่แล้ว

      Xariirka dhaxdena yaal ku xamdiye Alla dooqa so xulay waaaw inaba caadi maha

    • @foosiyaxaaji5063
      @foosiyaxaaji5063 5 ปีที่แล้ว

      walhi waaa zing beceoz waaa zhidaan tay ilhaay baan igu dharzhe xagu jooogaa

  • @aydaruuzaliubayd5676
    @aydaruuzaliubayd5676 5 ปีที่แล้ว

    Xidhiidhkeena DhexdeenayaaL Ku Xamdiyay Alla Dooqa SooxuLay😎Marwaan Yare HOre Usoco Brother💜👏

  • @xamseyare5661
    @xamseyare5661 5 ปีที่แล้ว

    waan ka hele heeesta wayo waan Ku taageeraa xagee kaa RAad shaa cod iyo magac waad Lee dahay masha allah

  • @farhitamoha7368
    @farhitamoha7368 6 ปีที่แล้ว +3

    Haye hye Xural caynti janaday xabibi ✌🏾🔥❣️waligey like layma sarin isaara plz

  • @haboihtoim5125
    @haboihtoim5125 6 ปีที่แล้ว +15

    Laxanka Nabiil bulle walahi I love so much what a legend waw

  • @hamdiqali5355
    @hamdiqali5355 5 ปีที่แล้ว +4

    nice song keep going bro I love you marwaan yare

  • @ilwaadqurux9099
    @ilwaadqurux9099 6 ปีที่แล้ว +1

    Xurilceytii janadii xabibi yaa salam cod mcn steyl ka everything 👌👌👍👍👏😘😘😘