GURI AAD UQURUX BADAN OO XARAASH AH KAN JANIS IYO FURSAD WUU DHAAFAY LACAG YAR KU QAADO HORANA KADAG

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @kamalali79
    @kamalali79 8 หลายเดือนก่อน

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 8 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah waa raqiis

  • @AA-ks2tw
    @AA-ks2tw 8 หลายเดือนก่อน

    Maashallah Guri fican aya manta so bandigtay

  • @DeeqDaacad-g4j
    @DeeqDaacad-g4j 8 หลายเดือนก่อน +2

    M.a waa Fursat

  • @AbdulUgaas-lr5rv
    @AbdulUgaas-lr5rv 8 หลายเดือนก่อน

    Okay thanks wlo lkn meshu malahaan isbes guryaha u dhexaysa

  • @ubxmohamed1570
    @ubxmohamed1570 8 หลายเดือนก่อน

    Guri waxa laga daga wado iyo Mel fcn kan wado maba hesto

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 8 หลายเดือนก่อน

    Somalia guryaha qalad lo dhisa

  • @Daarulixtiraam
    @Daarulixtiraam 8 หลายเดือนก่อน +1

    What Country is this

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulrahmanabdullahi3886
    @abdulrahmanabdullahi3886 8 หลายเดือนก่อน

    Huryaha marki la iibsaday noo soo sheega sidi aan ula socono ama aan mid kale raadsano

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 8 หลายเดือนก่อน

    Kor lamiyeri

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 8 หลายเดือนก่อน +1

    Fadlan jooji af somaaliga qaldan ,Janis (chance) fursad kubedel fadlan

    • @KINGMOHA5388
      @KINGMOHA5388 8 หลายเดือนก่อน

      waxaas qiil oo aad wax kaga sheegto haka dhigin adeer jaanis qof walbo oo soomaali ah ayaa adeegsada oona fahmaayee. wax muhiim ah ka hadal sida guriga qiimihiisa iyo meesha uu ku yaalo dhismaha iyo sida ay kula tahay hadii kale iska fiirso.

    • @abdikadirahmed9540
      @abdikadirahmed9540 8 หลายเดือนก่อน

      @@KINGMOHA5388 adiga baddas maxa kugeli, ma gabadha ayaad u shaqeysa? Mida kale ama af ingiris kuwada hadla ama af somali

    • @UmzakiUm
      @UmzakiUm 8 หลายเดือนก่อน

      Fursad laftirkeeda soomaali ma aha waa wanaagsan tahy in soomaaliga oo barax la,lagu hadlo

    • @abdikadirahmed9540
      @abdikadirahmed9540 8 หลายเดือนก่อน

      @@UmzakiUm ha run baad Ka sheegay lakin ereyga fursad ayaa no dhama madama Aan nahay ummad muslimin ah , ujedka wa in af somaaliga la xojiyo mar walba.
      Aniga waxan ahay qof Somali sijui ah sidas u taqanan oo Aan af Somali school far loga digin oon iskey u bartay ingiriskana fasix ayaan ugu hadla,
      Mahadsanid um

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 หลายเดือนก่อน

    Maxay tahay guriga macawiista loo galiyay. Foolxumo.