WAA GURI IIB AH OO AAD UQIIMO JABAN KUNA YAALO XAAFAD QURUX BANADAN JAWI DAGAN KUHEL LACAG YAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 20

  • @daahirhersi1769
    @daahirhersi1769 ปีที่แล้ว +1

    Allaah ha kaa dul qaado allaah ha kaa caafiyo allaah ha kaa shaafiyo allaah adoowa leh awoo diisa ha kaaga dulqaado sanboorku ma dhib Yara allaah Ayaan kuu baryey si daacad ah allaah ha kuu aqbalo walashy

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 ปีที่แล้ว

    اسئل الله العظيم رب العرش العظيم أن يشفيك ilaah ha ku daweeyo dawo aan ahayn halkaas magaranayo

  • @kamalali79
    @kamalali79 ปีที่แล้ว +1

    السلام عليكم شكرا اختي على الفيديوهات الجميلة التي تشاركينا بها دائما جزاك الله خيرا وبارك فيك آمين آمين.

  • @HassanElmi-x4c
    @HassanElmi-x4c ปีที่แล้ว +1

    Masha allah, Nice house and good location.
    About your health, may Allah take care of you and I would like to share my experience I had with allergies. I would recommend you that you try to take some Loratadine tablets 10 mg or even 20mg. Let me know how it goes with the tablets.

    • @queenaraweelo5915
      @queenaraweelo5915 ปีที่แล้ว +1

      10 mg is right even adult 20mg is high but you need to speak with you doktor.

    • @HassanElmi-x4c
      @HassanElmi-x4c ปีที่แล้ว

      At least, it is a start@@queenaraweelo5915

    • @queenaraweelo5915
      @queenaraweelo5915 ปีที่แล้ว

      Guriga habka loo dhisey aad baan uga heley siiba koridoorka, habka qololku isku soo jeedaan qolal waaweyn. Deyd fiican oo wax lagu beeri kato labo baabuurna gali karto. Aad isaga fiiri sabealooga guri Siyaad barre xiligiisii buu u egyahay.
      Gurigu waxuu u baahanyahay in saqafka laga badalo qarash 5000 dollar. Safiito iyo alwaaxeeda 1000 dollar. Daaqado badan iyo albaabo qaarkood rinjiyeey 1500 dollar Mutuleel oyo iyo musqul 2000 dollar. Kalar marin 1000 dollar. Cagdhiga deydka iyo silig 700 dollar. Qarash saaida 1000 dollar
      Qiyaastii 15000 oo kale waa in aad galisaa si aad u heshid guri qurxoon oo la dagi karo.
      Gurigu waa bulikeeti waxuu u baahanyahay in aad dhulka qol jabisid ood eegtid in guriga dhagax si fiican loo soi buuxiyey gadaan la sameyn qolalka dhan waa in la jabiyo oo dhagax iyo niis lagu soo buuxiyo shamiito xoogana lagu cag dhigo. Dibadana waxuu u baahan yahay in sokolka la soo dhiso. Korantadii biyo galintii waxaas oo dhan waa harsanyihiin.

  • @h71497
    @h71497 11 หลายเดือนก่อน

    dhulka waa masha,allah lkn guriya waa in la dumiyo wayo guriga waa dhismihihore ee 1960 ila 2000 qofka guriga iska gadaayo bal weydi inu ku gado ama ku iibiyo raqam yare ila 1000 ila 6000 dollar wll ku qanci oona fahansi ilahay khery badan ha siiye qofka dhulka iskale lkn kan guri ma lagu tilmaami karo adiga waad ku mahadsantahay wll sacdiyo

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 ปีที่แล้ว +1

    Gurigan hadii la cusboneysiiyo quruxdiisa waa la yaabaa, jokada xata saa rabto u dhisan kartaa qolkii lee mesha kugu yaalaa❤

  • @husseind7942
    @husseind7942 ปีที่แล้ว

    Màshà àllah

  • @Sarta100
    @Sarta100 ปีที่แล้ว +1

    Gurigaan waa meel wasaq badan maxaa loo hagaajin waayay beeca ka hor sidaan yaa u galay maxaa loogu bahdilay ma bililiqaa guroga maxaa ku dhacay khashin qub baa moodaa dadka leh saan maxay ugu galeen gurigaan. daryeel xumo iyo nadaafad xomo..

  • @Unmiit1998
    @Unmiit1998 ปีที่แล้ว

    Apaayo boos baarubax kuayaalo mala helaaa

  • @shacwac
    @shacwac ปีที่แล้ว

    Guriga Cabirkiisa maxaa loo sheegi waaye iyo sabarlooga uu wato

  • @umanabil737
    @umanabil737 ปีที่แล้ว

    Guriga mitirkiisa waa inisa

  • @jamalbotor3342
    @jamalbotor3342 ปีที่แล้ว

    Tambelax ishke

  • @babacali-f7y
    @babacali-f7y ปีที่แล้ว

    guriga ma kireesatay

  • @CabdulaahiMaxamed-r6y
    @CabdulaahiMaxamed-r6y ปีที่แล้ว

    2vcc