Asbuuci hadaa shan maalin ka baxdo cashar dhan 1baal bishii waa labo juz sanad iyo sadex biloodna waa ku dhameyn kartaa quranka iyado aa ku garab watid subcin joogta ah sidoo kale marka dhameysid waxa ku naqtiimin karta mudo lix bilood adigo markan ka baxayo labo baal iyo bog(nisful xizib) ❤
Wadada ugu fudud oo quranka lagu xifdiyo dhageysiga 5jeer bagii dhageyso qariga jeceshahay ama sheikha jeceshahay then 1ayad 3jeer aqri iska dhageyso malinti 1maqro ina xifdiyo wxay kugu qadana 30min sido kle subaca wa umuhiim quranki aa so dhaftay ina ku murajaceyso hda weydid qof kula subciyo labo mid samey ina saladaha sunoyinka ku tukatit ina mrka socoto kaliga iska aqris sido kle yelo ina bishi 3jer ama 2jer 1jer ina quranka ku dhameysid wxu sabab unoqda xifdinta inay aad kugu fududato oo carabkaga jilco
Sakaan tashaday kadib markan ka niyad jabay goaan aan gaadhay bil ka hor isla hadalkaa aad lahayd ban isku lahaa.hadana ilahay ban baryay oo waxan idhi ilahow cid idhirigelisa ama i support garaysa ma haysto ama ixasusisa marwlba hanan socodkyga gushay ee i adkee garabkaygana ahow. Talabadi xigtay an qaaday youtube ka so galay video gan ba igu horeyay wan dhagaystay wllhi inad aniga ila hadlayso ban moday ilahay ba ila kulan siyay allah haka abaal mariyo nosii wad mawduucyadan oo kale wll thanks
JAWAAB : aniga waxaan u arkaa dhibka ugu weyn ee maanta dhalin yaro heesata iney tahay mobile Ka, hadii ay noqoto inaa aduunyadeena ama aakhiradeena Ka mashquulno. Waan u baahannahay muuqaaladaan oo kale.
Noo soo badi ustaad mawduucyadan ookale Si aan fahan Intan kadheer u helo adigana alle ajar hakaa siiyo anaga alle kuwo hadalkaagu anfacoo wax ku qaata hanaga dhigo🎉
Mahadsanid ustaad Salmaan caqabada I heysato waa isticmaalka dawashada musalsalada oo waqti badan iiga baxo se laiskaga Jari karaa kaso hadal insha Allah
jadwalka quran xifdinta iyo mawadicda joogteenta waan daneyaaa mahadsanid ustad
Nidaamka xifdinta quraanka iyo joogtaynta caqabadaheeda waan danaynayaa Ustaad
Asbuuci hadaa shan maalin ka baxdo cashar dhan 1baal bishii waa labo juz sanad iyo sadex biloodna waa ku dhameyn kartaa quranka iyado aa ku garab watid subcin joogta ah sidoo kale marka dhameysid waxa ku naqtiimin karta mudo lix bilood adigo markan ka baxayo labo baal iyo bog(nisful xizib) ❤
Waaan jeclaaan laahyn inaad maqaal nogu soo diyaariso , jadwalka quraan xifdinka 💯 . ADIGO MAHADSAN 🎉
Haaah ustaad inoo soo badi alle haku barakeeyee.
Jadwalka quraan xifdinta iyo joogteenta waan u baahannahay ustaad ❤
Wadada ugu fudud oo quranka lagu xifdiyo dhageysiga 5jeer bagii dhageyso qariga jeceshahay ama sheikha jeceshahay then 1ayad 3jeer aqri iska dhageyso malinti 1maqro ina xifdiyo wxay kugu qadana 30min sido kle subaca wa umuhiim quranki aa so dhaftay ina ku murajaceyso hda weydid qof kula subciyo labo mid samey ina saladaha sunoyinka ku tukatit ina mrka socoto kaliga iska aqris sido kle yelo ina bishi 3jer ama 2jer 1jer ina quranka ku dhameysid wxu sabab unoqda xifdinta inay aad kugu fududato oo carabkaga jilco
Mash alh abyo iga caawi
ماشاء الله تبارك الله ❤
Mel aa ku baratit mia ka cawiya@@hananhassan5363
Qab noce mel lagaga dhageysta quranka online melo badn free ba jira@@hananhassan5363
I can't believe sababta loga faa,iideystan la'yahay dadkan o kle, thank you ustad
Maashaa Allah Allahuma baarik 🎉🎉🎉🎉 aniga waan doonayaah ustaad in aan xafido kitaabkeenna kariimkaah bi'idnilaah
Alaykuma salaam masha Allaha qofkii 276 Ee video gan daawada million thanks my teacher 🎉🎉🎉
Ustaad
2 bog haddan xifdiyo malin kaste intee ku dhamaynkara quranka
Mashadsanid
Celcelis 2sano oo kaliya zxp
@@flabflab8288 maye ku laabo
Ruranka waa 604 bog
2 bog haddan xifdiso Malin kasta Ruranka wa xaa ku dhameynee 302 malmod waa 10 bil.
@@YoonisCali-lx8iq mhdanid wll
jadwalka quran xifdinta iyo mawadicda joogteenta waan xiiseynayaa ustaad thanks
Macalin adigo mahadsan ino soo diyari xifdinta quran karimka ah oo dhan muddo sadex bilod ah 😊💯
Sakaan tashaday kadib markan ka niyad jabay goaan aan gaadhay bil ka hor isla hadalkaa aad lahayd ban isku lahaa.hadana ilahay ban baryay oo waxan idhi ilahow cid idhirigelisa ama i support garaysa ma haysto ama ixasusisa marwlba hanan socodkyga gushay ee i adkee garabkaygana ahow. Talabadi xigtay an qaaday youtube ka so galay video gan ba igu horeyay wan dhagaystay wllhi inad aniga ila hadlayso ban moday ilahay ba ila kulan siyay allah haka abaal mariyo nosii wad mawduucyadan oo kale wll thanks
My dear teacher ustaad salmaan
Thanks teacher ani hadda ayaan wadaa xifdinta qur'aanka subax kasta wxaan aqriyaa labo bog mana ahn markii iigu horeysay ee aan xifdiyo xoogaa wxan daremay inaan siyar ku ilaawayo markaa ayaan go'aansadey inaan xifdinta dib ubilaabo ,teacher soo badi mawduucyadan ❤
Chennelskan oo kle somalida xasaasiyad ayee ka qadaan 😂😂 guuleyso ustaadi
Allaha ku sharfo salmaan ❤
Quranka inan xifdiyo marwalba waan ka cajisa jasakal lah wllo wan isku dayaya🙏
Mahadsanid ustaad Salmaan maadow 🙏
6 jus ayaan rabaa inaan ku dhamayo 3bilood
Isoo qaybi❤please 🙏 🙏
Haa wan rab ❤
Jazaakallah, waxbadan baa kafaa iidey ❤
Haa zxp waan u baahanahy in aan xifdiyo quranka
8:10 haa
جزاك الله خير
Mahadsanid ustaad❤
Masha Allah ustaad, arimahaan joogtaynta soo badi iyo xifdinta Qur’anka Kariimka.❤😊
best advice of the week thanks Ustaad
Thanks ustaad ❤🧠
Asc aad ayaad u mahadsantahay haa muuqaal joogtayta aad kaga hadlayso noo soo badi inshaa allaah
أ. البروفسير سلمان مادو، شكرا على قدمت لنا من المعلومات النافعة بذاتها.
Haa ustaadi mowduucyadan halkaa ka sii wad ❤🎉😊
Jazaakalaahu khayran ustaad waxaan aad Arabi lahayn jadwalka quraan xifdinta
جزاك الله خير 🎉❤
Masha Allah nossheg sidan xifdin lahayn quranka
Haa ustaad sii wad
Masha Allah for the great work Teacher tell us some thing Else for the consistency 😆🙌🙏
Mahadsanid ustaad mawduucya noocan ah inoo soo badi.
Allaah haku barakeeyo ustaad
Waan ka faa`iidaysaa
Muqaalladaada
Joogteyda muqaladeeda noo so badi ustaad barakallah
M.a ustaad ilahey haku barakeyo
Haaa ustaad waan daneyneyna noo soo badi thanks❤
Ustaad salmaan madow mahadsanid 🖤
Mahadsanid macalin.
Mansha alaah wan ka faidnay ustaad Allah hakubarakeeyo
Mahadsanid ustaad salmaan
ustaadi aad ayad umahadsanthy sida nolo wadaagty adne badel qeer ah allah haku siiyo. waxan jeclaan lahaaa inaad fadhi kle ksmeyo qaab ugu fudud ee qu'aanka loo xifdin kro mudo sanad ah
Nidaamka Xifdinta Qur'anka
th-cam.com/video/qbQUXUmqRQY/w-d-xo.htmlsi=NtNQGzyr0v00LrX5 waa muqaal ka hadlaayo xufdinta quraanka
Ustaadow noo soo badi gaar ahaan jadwalka qur aanka
Aad iyo aad Ustaad Muuqaalada joogteyn ta noo soo badi Aadaa u mahad Santahy Ustaad ❤
Haa ustaad ❤ waa daneynaya
Haa ustaad soo badi🎉🎉🎉
jadwalka quraan qaybida waan jecelahay inaad muuqaal ka samayso khayr allaha ku siiyee
Mahadsanid macalin salman.
Ustaad Mahadsanid
E mawduu qur aanka xifdinka kasohadal
Ustaad waad mahadsantahay noo soo badi muuqaalada ku saabsan mowduucaan insha allah.
JAWAAB : aniga waxaan u arkaa dhibka ugu weyn ee maanta dhalin yaro heesata iney tahay mobile Ka, hadii ay noqoto inaa aduunyadeena ama aakhiradeena Ka mashquulno.
Waan u baahannahay muuqaaladaan oo kale.
Thanks 🙏
Noo soo badi ustaad mawduucyadan ookale
Si aan fahan Intan kadheer u helo adigana alle ajar hakaa siiyo anaga alle kuwo hadalkaagu anfacoo wax ku qaata hanaga dhigo🎉
muhiim mahadsanid wll no soo kordhi
aadbu ii caawiyey runtii
Ustaad aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay waxa inoo tahay anagoo badan dhiiri geliye iyo tusale ku dayasho mudan allaha ku dhowro
Tnx ❤
Ustad waa mawduu muhiim ah noo Soo samee
Haa mudane waan rabna
Thanks !! Teacher Salmaan Maadow
Haaaa aad iyo aad ustaad
Mahadsanid ustaad mawduucyadan oo kale nosoo badi ❤
ما شاء
جزاك الله خير الجزاء
Haaa macalin noo soo badi❤❤
جزاك الله خيرا يا استاذ
Mahadsanid ustaad .
Jadwalka quranka lagu xafidi karo
Fadhi nooga so sameey.
Haa Ustadii Inoo badi thanks high more
Aniga waxan u bahanahay wall inaan ku xifdiyo qur.aan ka 2 sano😊 iso sheeg
Mahadsanid
ALLAH haku barakeeyo asaga dartiis baan kuu jeclahy mahadsanid
shukran ustaad salmaan madow
Mudane aad iyo aad ayaa umahadsantahay❤
نعم استاد
Jazak allhu khayr wlo macalin
Shukran ustaad waa dhiiri galin qiimo badan
Tan quraanka aad baan udaneeynaa mclin ajir allaha kaasiiyo
We are proud of you macalin halkaa noga wad.
Ustaad Ilaahay ha kaa ajar siiyo hana kuu barakeeyo cimriga iyo caafimaadka ee noo soo badi mawduucaan
Ustaad alle hakaa abaal mariyoh noosii wad dhiirinta❤❤❤❤
Masha Allah ustaad salmaan qaab ku xifdiyo quran
th-cam.com/video/qbQUXUmqRQY/w-d-xo.htmlsi=NtNQGzyr0v00LrX5
Waa muqal ka hadlaayo xifdinta quraanka
Haa uztaad mawduucaa waanu xiisaynaynaa mararkale nala wadaag mahadzanid
Horay usoco ustaad wax kasiibadan kaa rajeynayaa ❤
Haa Ustaad
Haa wll waadna mahadsantahay
Waana jeclaan leeheen in aad qeybo kale noogasoosameesid waayo
Jogteynta waa tiir eynan kubaraarugsaneen
Inoo soo badi ustaad mahadsanid
Haa macalin waa mowduuc muhiim ah nogu asxaanfal qeer alle
hakugu jaseyo
Mahadsanid ustaad Salmaan caqabada I heysato waa isticmaalka dawashada musalsalada oo waqti badan iiga baxo se laiskaga Jari karaa kaso hadal insha Allah
جزاك الله خيرا
Fadlan muuqaalka samee inta sano ee ayadahu noqonayaan
soo badi ustaad. Mahadsanid
Jazakallahu khyr wlalal
Haa so badi ustad ad badna u mdhsn thy
Barnaamidka quraanka waan rabnaa ustd ❤
th-cam.com/video/qbQUXUmqRQY/w-d-xo.htmlsi=NtNQGzyr0v00LrX5 waa muuqal ka hadlaayo xifdunta quraanka
Sii wad mclin❤
Haa ustaad noo wad mowduucyadan oo kale