CABSİ WAYN AYAA LAGA DAREEMAYAA YURUB, HALİSTA SOO SOCOTA (DAAHA GADAASHİİSA)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Growth investments are more suitable for long term investors that are willing and able to withstand market ups and downs.
    Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

ความคิดเห็น • 115

  • @zakariaaxmedhassen4202
    @zakariaaxmedhassen4202 2 ปีที่แล้ว +12

    Legend TH-camr kuwa somalida iyo kuwa dunida wax badan ka horeeya keep going bro ♥

  • @sadikfarahsadka242
    @sadikfarahsadka242 2 ปีที่แล้ว +12

    Mudane abdirshiid guulayso ustaad
    Asxabta kamaldaariga jecel nagusobira mahadsnidin

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 ปีที่แล้ว +17

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @sacdiyocumar1821
    @sacdiyocumar1821 2 ปีที่แล้ว +6

    Wadamada awooda sheegatay ayaa la tusayaa ineysan wax awood ah leheen ilaahayna waa Kan UGu awooda badan wuxuu doono kaliyah Aya soconaya ilaahow adun iyo aaqirba na xifdi

  • @abdishakuur.online
    @abdishakuur.online 2 ปีที่แล้ว +6

    ILahay ha naga bad baadiyo

  • @CadiQadirAli9
    @CadiQadirAli9 2 ปีที่แล้ว +8

    Ustaad noo soo sameey barnaamijka roobka in lakala xadi karo mahadsanid

  • @sacdiyocumar1821
    @sacdiyocumar1821 2 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walal sidaa nogu soo gudbisay

  • @abdifitahjeko
    @abdifitahjeko 2 ปีที่แล้ว +7

    Sida Aan u Sugaaye Caawa Ma Maleen Kartid Ustaadi Aada U Mahdsnthy❤️😍

  • @mustafa-oz8fg
    @mustafa-oz8fg 2 ปีที่แล้ว +6

    Yurub waxabay imooden balse hoog inay farah lagalan way muuqata 🤣

  • @akadiye9806
    @akadiye9806 2 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allaah xulwanaagsan baad noo soo xushay waadna mahadsantahay al mar kor soo saar talefonkaaga aan kula hadalno nincajiiba baad tahay

  • @maxamedsiyaadsaciid6460
    @maxamedsiyaadsaciid6460 2 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah.allaha.nakabadbaadiyo.muslim

  • @abdiraxmanmahamed498
    @abdiraxmanmahamed498 2 ปีที่แล้ว +4

    Taxadarkasta sameeyan dhimasho waaysugaysaa hadii wakhtigod lagaro

  • @mukhtarmohamedcolhayecilmi4365
    @mukhtarmohamedcolhayecilmi4365 2 ปีที่แล้ว +2

    Nice bro abdirashid fahfahiin dheerada ee ad na siisay wad ku mahadsnthy waa in aan so ibsada aniga iyo famligayguba

  • @Abdirizaksomali1
    @Abdirizaksomali1 2 ปีที่แล้ว +6

    Aniga talaalka ayaan qaatay waxaana ku raacsanahay dagaalka ruusia ee ukrain 😀😀

  • @zakariyaabdullaahi6459
    @zakariyaabdullaahi6459 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend ustaad mahadsanid

  • @cabdidamedmohamud9825
    @cabdidamedmohamud9825 2 ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan doqonimadiisa mar walba wax binadku samayn karaan ayuu maansooniyad iyo dada tamar daran dusha ka saara zxp ha is yasin nuclar shaydaan ma samayne biniaadam ba samayeeyey

  • @saalaxcusmaan8481
    @saalaxcusmaan8481 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad c.rashiid arinta roobka la xadiyo muuqal nooga soo diyaari wax ka jira

  • @kafiyayasiin9574
    @kafiyayasiin9574 2 ปีที่แล้ว +3

    Markad aragtid dunidu Siday usocoto iyo anagu wxn ku mashaquulsanahy wlhi wad Qusan saka macalinkayagu wuxu kahadlayey faqriga markasu Somali tusaale usoqatey 😪

    • @ramaaguda5281
      @ramaaguda5281 2 ปีที่แล้ว

      Hada nahay lafta geela badha wax naga qaldan

    • @kafiyayasiin9574
      @kafiyayasiin9574 2 ปีที่แล้ว

      @@ramaaguda5281 lafta geela badha yey noo ahayen

    • @munishapea3429
      @munishapea3429 2 ปีที่แล้ว

      Sax wlhi abayo wa yawe gorma anaga hormar gari dona 😢😩

  • @nadiyasaid123
    @nadiyasaid123 2 ปีที่แล้ว

    Wixi alaah keeno cidmaseegayso wllo dhar lagubadbadi maye ilahay amarki ba dhacaya geeri qof walba wa unolyahay lasoco lakin gaalada balayayoyinkan ay wadan alaahna nadhafin walaahiy in cabsi daremayn wayo alaahna wayn alah ba lagacabsada

  • @gambane666
    @gambane666 2 ปีที่แล้ว +2

    Walahi waa sheeko aan caadi eheen tan sxb waad ku mahad san

  • @king____fanaaye3926
    @king____fanaaye3926 2 ปีที่แล้ว +3

    Somalia 🇸🇴 yaa umqan haduu dagaalka seddexad ee aduunka huudu dhaco😐🤚__________🚷

    • @abdibasidmohamed9593
      @abdibasidmohamed9593 2 ปีที่แล้ว

      Somalia wadan mahn waayo wey qaraxda anigo kale nagu ah reer jabuuti nagu sheeg wadan dhisaan

    • @salmaanhappy874
      @salmaanhappy874 2 ปีที่แล้ว

      Allah ayaa Umaqan

    • @naimoh3796
      @naimoh3796 2 ปีที่แล้ว

      Beerhoda bey falan donan kalukoda wey dabandonan xoolan wey leyihin somalia ee dadakin kal bedaka dakan isakafikira

    • @ayaanaabdi2880
      @ayaanaabdi2880 2 ปีที่แล้ว

      Hada ayaan waxaan haysanay dib ufiirin doonaa
      Bun hadii lawaayo badalkiiss lahelaa

  • @saaxilofficial2440
    @saaxilofficial2440 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah wll Allah hakudhowro

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad Abdirashiid Axmed sheekh 🎤 Salan sare 👏 Wall ❤️🌐🙏

  • @ariirowchanel8818
    @ariirowchanel8818 2 ปีที่แล้ว +1

    Macalin waa ku salaamey, Hal Codsi ayaan Wataa Baakgraun Musik-ga managa gaabin kartaa Please ??? Mahad sanid

  • @RashkaRashkaluuban
    @RashkaRashkaluuban 2 ปีที่แล้ว

    Abdi rashid bro waan ku salamay waxan ku darsan lahaa in aad salanto asxabta ku gu xiran

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 2 ปีที่แล้ว

    Jazaaka allh

  • @yuusufliibaan1380
    @yuusufliibaan1380 2 ปีที่แล้ว

    Thanks 🙏 wllo annaga production channel

  • @abdali8352
    @abdali8352 2 ปีที่แล้ว

    Xuutiyin dheh akhi

  • @dhamme0
    @dhamme0 2 ปีที่แล้ว +5

    Beeraha hala beerto (fasho)
    Soomaliyeey waad xaaalka aduunkee

  • @deeqdheere5242
    @deeqdheere5242 2 ปีที่แล้ว

    Maha allah ustaad c/rashiid

  • @axmdmxmd2977
    @axmdmxmd2977 2 ปีที่แล้ว

    Quranka inu kahadlay ayan aminsanahay e adigo ayado so qadanayo barnamij kaso same mahdsanid

  • @cabdiqafaaraxmed2464
    @cabdiqafaaraxmed2464 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @abdidualleh2949
    @abdidualleh2949 2 ปีที่แล้ว

    We driver elcars now shildaka loma bahan. Anigu ogo ina agaan badan laga sameyo

  • @malls1916
    @malls1916 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad Ado Raaliya Warbixin Manoga So Diyarin karta ( myterious vortex in golf aden ) oo Sir ku Saabsan admiral maksimov oo Dilaaca Bada iYo Saudi oo ShegaY Calamadaha Qiyamaha ee ka Mid tahaY ?

  • @caliciidcabdi180
    @caliciidcabdi180 2 ปีที่แล้ว

    Ogow pro hadii inta calamka wax garadka ahi aw mid walba wadan kiisa wax usheegay sida cutada inlakydsdo somalidana ilahay iyo adigaa umaqan xilwaynbaa kusaaran hanagala daahin hadba halkuu xaalku marayo

  • @h.sahmed9341
    @h.sahmed9341 2 ปีที่แล้ว +1

    The music is annoying

  • @maxamedcqaadir747
    @maxamedcqaadir747 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a wllka

  • @Time22999
    @Time22999 2 ปีที่แล้ว +2

    lama dhima nayo ilaa ilahay inoo qoro mooyaane ilaahay barya inta yurub joogta

  • @frxbdi5065
    @frxbdi5065 2 ปีที่แล้ว

    Germany Ayaa joogaa runtii cabsi wayn baa ka jirta raysal wasaaraha schloz wali Waxa uu sii wadaa taageerida Ukraine Durba dadkii Waxay bilaabeen inay baabuurta dhigaan oo raacaan gaadiidka dad waynaha

  • @ahmedibnoumedahmedibnoumed1000
    @ahmedibnoumedahmedibnoumed1000 2 ปีที่แล้ว +1

    My teacher i love and i respect you because you are my rôle model from Djibouti

  • @abkisse8438
    @abkisse8438 2 ปีที่แล้ว

    Hada beertada tacbo miya I leedahay ee bakaartada meel ku duugo

  • @miramohammed7121
    @miramohammed7121 2 ปีที่แล้ว

    Waa run aniga Izma talalne Russia waan rageerasen waa halyeey puten

  • @achwakhachim4230
    @achwakhachim4230 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga spain ayan joga supermercado super market ladoho raqis an cuntada sisan jirney lakin hada ilen salida 80 cent aha ilen 4€ ayu maraya

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 2 ปีที่แล้ว

    Hanburg Germany 🇩🇪 dheh sxb waxaan joogaa magaalada aan ka fogeyn ee iyaduna kadhaho hannover

  • @Xuseen_Afrika
    @Xuseen_Afrika 2 ปีที่แล้ว +1

    99 viewer thanks teacher abdi rashid

  • @Zhangzhi123
    @Zhangzhi123 2 ปีที่แล้ว +2

    from Germany cadanku badankood kiniini ladhaho( jodtablette ) Hadii hubka xun la adeegsado (nuke)ayey soo wada iibsadeen 🤣wixii noqoran alle ka sugeyna ani ahaan cabsi yar iguma jiro wlhi👎🏼😌

  • @aishomohemet1837
    @aishomohemet1837 2 ปีที่แล้ว

    Ustad mad kso hadashid arintan la leyahy roob baa laka xaday wana mhad santahy👑✌️

    • @goldkey1451
      @goldkey1451 2 ปีที่แล้ว

      kkkkkkk xaqiiqadu maaha in roob la xadi karo oo rabbi ciduu wax siinayo cidna ma hor istaagi karto , sido kalana wixii rabbi uu hor istaago cidna ma heli karto .
      arintu siday tahay waxa weeyan in ay jiraan maadoyin la isku darro ka dip diyaarado la oo hawada sare lagu shubo taaso keenta in daruurti +iyo - si ay daruur kenasa biyo uga dhigan oo marka biyihi soo daatan . sida xaqiiqada ahna wa wax dunida oo dhan iska samaysato waxaana lo yaqaana artificial rain . markaas Ethiopia ayaa samaysay oo hawada dhulka somalia iyo somaliland arintaas muddo so wadey .
      si kooban
      duhurkii ma eegta cirka oo ma aragta diyaarad aad moodo inay qiiq siidaynasa ?
      jawabtadu haday haa tahay wan ku salamay . asc bye

  • @binaryoperation5560
    @binaryoperation5560 2 ปีที่แล้ว

    Waan qaatay talaalka 3 jeer waxna aragtidayga kama bedelin kolka talaalka corona virus ka fikirkaagu wax ka bedelaya waa hadal khiyaali ah.

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 2 ปีที่แล้ว

    sadex jeer ayaan is talaalay wax iskeey badalayna malahan oo raashiyaanka ayaan la safanahay munaafaqnimada reer galbeedkana waa iska diiday

  • @mahadahmedmohamed9233
    @mahadahmedmohamed9233 2 ปีที่แล้ว

    Wa bello wlhi yurub o dhan lakudhufto aniga xada wajoga wa dad xun

  • @bidhaamiyetv9094
    @bidhaamiyetv9094 2 ปีที่แล้ว

    Europe waa garanaye Africa yaa umaqan

  • @mowliidabdi6030
    @mowliidabdi6030 2 ปีที่แล้ว

    Haanburuug ayey noqonaysaa afsomali magaaladaaas sxb waxaana kutaalada dekeda ugu weyn germany

  • @sulthansuhith
    @sulthansuhith 2 ปีที่แล้ว

    Ethiopia roob ay samaysatay kawaran ustaade

  • @shamilesmail
    @shamilesmail 2 ปีที่แล้ว +2

    Cunto hala kaydsado kulahaa 😂
    Jawaan hadhuudh ah ayan haystaa anigu

  • @ahmedibnoumedahmedibnoumed1000
    @ahmedibnoumedahmedibnoumed1000 2 ปีที่แล้ว

    Please my teacher abdirashid ka sohadal philosophie

  • @duuroow8432
    @duuroow8432 2 ปีที่แล้ว +4

    ALLAHA U Ziyaadsho

  • @naasirxariir1956
    @naasirxariir1956 2 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @ismaciilcumar4108
    @ismaciilcumar4108 2 ปีที่แล้ว

    Sxb in carabta cadaw losameeyo kadibna ladhaho isra iil ayaa ini ilaalineysa waa qorshe horay u daganaa israa ilna boqortoyo kadhisato wadamada carabta balse bahalka kaxun isra iil oo laga ilaalinayo waa kee?

  • @abdibasidmohamed9593
    @abdibasidmohamed9593 2 ปีที่แล้ว +13

    First viewer

  • @nourboukharihasan1811
    @nourboukharihasan1811 2 ปีที่แล้ว

    Zxb kaso hadal arinta maalmahan socota ee ah roobka wala xadi kara ayado la adegsanayo diyarado daron ah arinta roobka

  • @akramhilaali7410
    @akramhilaali7410 2 ปีที่แล้ว

    2032 the world completely change

  • @Uknownw
    @Uknownw 2 ปีที่แล้ว +1

    Ingiris miyu soo gaadhaya lacalaa hadi nuclear laysu istcmaalo

    • @cabdirisaaqcumar3357
      @cabdirisaaqcumar3357 2 ปีที่แล้ว +1

      Waba wadamada uu horeeya ee rushku rabo inu dunida ka saroo ba ingiris franc usa German iyo dabo dhilifyadoda kale

    • @Uknownw
      @Uknownw 2 ปีที่แล้ว +1

      @@cabdirisaaqcumar3357 hadaa wn xidhxidhinaya wadanki hooyo igu ogaw enshallah 🙉😳😁😊😊

    • @cabdirisaaqcumar3357
      @cabdirisaaqcumar3357 2 ปีที่แล้ว

      @@Uknownw sida si dhanta la wa ama xagayga usow orood oo khalijka carabta igu imow 😁

    • @Uknownw
      @Uknownw 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdirisaaqcumar3357 😬😁😁😁🤣😎🤓

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 2 ปีที่แล้ว

    3 Da Talaal waan Qaatay hadan reer youb iyo ruush isku gubta ayaan leeyahay.

  • @bolatsarkan8000
    @bolatsarkan8000 2 ปีที่แล้ว

    Kama helin

  • @deeqdheere5242
    @deeqdheere5242 2 ปีที่แล้ว

    Malaga yaba sameen in somali ka soo gaarto, ustaad

  • @mahadawilhossein9220
    @mahadawilhossein9220 2 ปีที่แล้ว

    Taas waa been annigaba laba jeer aa istalaaley reer galbeedkana waan ka soo hor jeeda inkastoo ruush naftigiisa sad slam ah baabiyey hadana isaga dhaama kuwan wajiyada badan

  • @faaraxsheeko3669
    @faaraxsheeko3669 2 ปีที่แล้ว

    Sxb kugu xeeran ban ahy sxb cbdi rashiid garab ayaakaga bahanahy sxb talo iyo waxa igusacidi karto sxb

  • @muhiyadinmohamed3998
    @muhiyadinmohamed3998 2 ปีที่แล้ว

    Sxb wakhtiga noo soo gaabi

  • @axmadsaadiq2006
    @axmadsaadiq2006 2 ปีที่แล้ว

    Soobadi

  • @axmadsaadiq2006
    @axmadsaadiq2006 2 ปีที่แล้ว

    Wlle aad baan kuu taageeraa

  • @hamzefaizel2083
    @hamzefaizel2083 2 ปีที่แล้ว

    Anoo 3jeer istalaalay ayaa Hadana Ruushka tagersan Ee Halkaa inaga Hubsada

  • @zakiadams6291
    @zakiadams6291 2 ปีที่แล้ว

    Xusiyiin mahe waa xutiyiin 😂

  • @shiinecade4371
    @shiinecade4371 2 ปีที่แล้ว

    Anaga production waa chanel aan aad ujeclahay wlhi TH-cam hadan Soo galo waxa koowad aan ego wa chanelkan wayo barnamijyada uu kahadlayo waa wax xaqiiqada quseeya

  • @shortsRecap4321
    @shortsRecap4321 ปีที่แล้ว

    putin wa legend nio tallaalna maqaadan

  • @noorsheikh4190
    @noorsheikh4190 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan u malenayay in Russia an kagaso horjedo tabasho hore iyo dagalki 1977 balse tas hada maba jogto waxa i warerinayey wa talalki covidka ilaan 😂

  • @abdullahiahmed581
    @abdullahiahmed581 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahaw uu dagaal weyne dhacaa hubka nuclear kana allow laysku adeegsadaa salaada cishe Ayaan jamaca kusoo tukaday aamiin yaarabi

    • @kafiyayasiin9574
      @kafiyayasiin9574 2 ปีที่แล้ว +2

      Africa fa'iido miya ugu Jirta inay Europe baabado hdd ayey saliid qali nagu noqotaye 😂

    • @abdullahiahmed581
      @abdullahiahmed581 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kafiyayasiin9574 aduunka nimcadii ilaahay baa inta la garan waayey baa waxkale lays mooday
      Ani Afrikaa joogaa welibana meel saliida cuntada lagu daro iyo shidaalkuba qaali kasii noqdeen
      Lkn waxa keliya ee aanu haysano waa qanaaco alx
      Gaalada iyagoo aduunka iskaga baashaalaya bay hadana kibir iyo Isla Wayne ku datsadeen marka anaga iyo iyaguba aakhiro aan Isla wada aadno

  • @abdimalikaxmedmooge7436
    @abdimalikaxmedmooge7436 2 ปีที่แล้ว

    🏆🏆🏆🏆🔥🔥🔥🔥🏆🏆🇸🇴🏆🇸🇴🇸🇴

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 2 ปีที่แล้ว

    Dhar iyo daawooyin waxba ma sheegayaan hadii nuclear dagaal dhaco

  • @mahadahmedmohamed9233
    @mahadahmedmohamed9233 2 ปีที่แล้ว

    Afka wexekashekayan wa ben wa ben toda

  • @mahadahmedmohamed9233
    @mahadahmedmohamed9233 2 ปีที่แล้ว

    Xaquq e shekan wa bentot

  • @hideeyes8565
    @hideeyes8565 2 ปีที่แล้ว

    Aqoonyhan aragti dheer

  • @abdallahussein9174
    @abdallahussein9174 2 ปีที่แล้ว

    Sxb russia xaaladeeda iyo inay ukriane qabsanayso mar dhow iyo inkle noo so ogoow maadaama western media bis arkeeno oo ukriane bis taageeraayo

  • @abshiryerechennel9157
    @abshiryerechennel9157 2 ปีที่แล้ว

    Sxp codka kor u dhig si wanaagsan malaguu maqlo

  • @shekeey3
    @shekeey3 2 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid kaptan

  • @Ahmethvlogs
    @Ahmethvlogs 2 ปีที่แล้ว

    Chp hanaga cabsiin nio waxagu waa beene

  • @abdiadan7436
    @abdiadan7436 2 ปีที่แล้ว

    Qofka kobaad ee comentigaaga soo qora

    • @abdibasidmohamed9593
      @abdibasidmohamed9593 2 ปีที่แล้ว

      Marka ma lacag ayd ku heli 🤣🤣🤣

    • @abdiadan7436
      @abdiadan7436 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk waxan ku faraxsanahay inaa ahaado qofka ugu horeeya waa macalim aan kutaxanahay ee dhinaca wanagsan ka eeg lacag beele kkkk

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 2 ปีที่แล้ว

    Wuu Soo socdaaba dagaal weynaha

  • @saabirinbullefahiasaabirin5284
    @saabirinbullefahiasaabirin5284 2 ปีที่แล้ว

    Been badanaa waan talaalnahay rushkaana la jiraa