WhatsApp business ku hormari ganacsigaga || ku xiro Page Facebook || Ku dar jawaaab celin dagdeg ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • WhatsApp business wuxuu ka mid yahay apps loo isticmaaalo chatting ka sido kale waxaa ku hormarinkartaa ganacsigaga adigoo isticmalaa farsamooyinkan ;
    1: ku xir page facebook
    2: ku xir reply jawaab dagdag ah
    3: ku qor business profile war bixinta gancsigaaga
    💢Sida loo sameeyo jawaab celin page Facebook iyo WhatsApp
    👉bit.ly/3s38UhY
    💢kusoo biir telegram channel
    👉t.me/garaadsoo...
    💢Halkaan kala soo dag Adobe InDesing
    👉 tech.garaadso.n...
    💢Halkaan kasoo dagso software walba oo multimedia ah
    👉tech.garaadso.net​​
    💢Iska diwaangali website ka oo la xariir
    👉 Number-kan whatsapp 252626933412
    ka mid noqo asxaabta ku midaysan garaadso group
    ========================================
    💢Barashada illustrator cc 20
    👉cutt.ly/VjWILz...
    💢Barashada photoshop cc
    👉bit.ly/3grE9hf...
    💢Barashada premiere pro cc
    👉bit.ly/3dceN56...
    💢 Barashada after effects cc
    👉bit.ly/3gpNWV7...
    💢 Barashada filmora wondershare
    👉bit.ly/3esdCyS...
    💢Barashada camtasia studio
    👉 bit.ly/2XxkZ13...
    💢💢💢💢💢💢💢💢💢
    #garaadso​​​

ความคิดเห็น • 84

  • @curismedia8786
    @curismedia8786 3 ปีที่แล้ว +7

    masha allah thanks

  • @DAYMADA
    @DAYMADA 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah muqaal qiimo leh mahadsanid ustaad

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah mahadsanid ustaad waa muuqaal aan aad ugu baahnaa

  • @mohahassan1
    @mohahassan1 3 ปีที่แล้ว +5

    Pro tan waa ubaahneen waana kaa faidnay lakin waxa ubaah naa laheen inaa noosoo sameeso sida follow loogu sameesto Facebook gaaga oo usaarmo meeshii aheed adfarandid ee unoqoto follow pro waa codsi ok

  • @aadanfood23
    @aadanfood23 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother waad ii faaideysay
    Qofki hal xaraf ku bara addoon ayaan u noqon ayuu yiri cali ibnu abii dhaalib.
    Duco ayaad iga mudan thy
    Alaha ku barakeeyo
    Fahamkana hakuu ziyaadsho
    Thanks next

  • @Hanaqad
    @Hanaqad 3 ปีที่แล้ว +2

    Muql cajib ah Allah ku dayo💓

  • @haqabtireonlinecollege6580
    @haqabtireonlinecollege6580 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allah
    Mahadsanid engineer c/raxmaan

  • @samigabas
    @samigabas 3 ปีที่แล้ว +1

    aad baan ugu baahnaa zxp mahadsanid

  • @naasirsiciid654
    @naasirsiciid654 3 ปีที่แล้ว +2

    Pro adobe lightroom course nooga soo diyaari

  • @Daudii
    @Daudii 3 ปีที่แล้ว

    Waraa sxp horumar baa kaa muuqda mansha allah

  • @zaciimkaofficial2203
    @zaciimkaofficial2203 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad waxaad noso sameysa sidee page fecbook follows bdam lahelaa noso duub maclin

  • @axmedamiin4733
    @axmedamiin4733 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll

  • @A.Salahrealman12
    @A.Salahrealman12 2 ปีที่แล้ว

    thanks,ustaad

  • @aaminosiciid6191
    @aaminosiciid6191 ปีที่แล้ว

    Mashaallah alle habaakey wll wax badaan baan kafaiiday

  • @Daljir5
    @Daljir5 2 ปีที่แล้ว

    Absolutely Amazing waa cashar aad u muhiiim ah 💯

  • @caabixaji2956
    @caabixaji2956 2 ปีที่แล้ว

    Mshaa allah mhd snid bro

  • @jimcaleismail1024
    @jimcaleismail1024 3 ปีที่แล้ว

    Masha ALLAH inbadan mahadsanid ustaad ❤❤❤ Jazakallah .

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 3 ปีที่แล้ว

    cillad ayaa iga haysataa isku xidhka
    fadlan halkee ayaan kaala soo xidhidhaa ustaad

  • @fatimahassanbashle2168
    @fatimahassanbashle2168 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @cabdikariinok6814
    @cabdikariinok6814 2 ปีที่แล้ว +1

    Ok maashalh

  • @bixinspareparts2287
    @bixinspareparts2287 2 ปีที่แล้ว

    asc ustaad mahadsanid waa cashar fiican

  • @sheikhafrica6444
    @sheikhafrica6444 2 ปีที่แล้ว

    Ku mahadsanid mclin

  • @cabaascaaqil5610
    @cabaascaaqil5610 2 ปีที่แล้ว

    Thnks sxb noosoo badi

  • @Yarma_baashi
    @Yarma_baashi 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah wll qli

  • @aaminosiciid6191
    @aaminosiciid6191 ปีที่แล้ว

    Mashallah wll

  • @AbdulAziz-vl9pu
    @AbdulAziz-vl9pu 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid waan ka faaiday video-gaan

  • @aishaabdirahman1510
    @aishaabdirahman1510 2 ปีที่แล้ว

    Aaday u mahadsanthy wll aaad ayey inoo anfaceysaaa qof af soomali ku hadlayo inuu barnaaminyadaaan inoo soo galiyo

  • @A_madoobe.
    @A_madoobe. 3 ปีที่แล้ว

    Thanks Ustaad

  • @Balawii
    @Balawii 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah thank you eng

  • @muhdinmohamedyuusuf4105
    @muhdinmohamedyuusuf4105 3 ปีที่แล้ว +1

    Thnks ustaad ustaad hal su aal website maku isticmaali karaa telkeyga

  • @mowliddirac9998
    @mowliddirac9998 3 ปีที่แล้ว +1

    Ugu horeyn anigo kuu mahad celinaya
    Waxaan abuurtay facebook page
    Waxaa iga khaldan currenc-ga wuxuu iso qabanayaa £ marka side baan u badalayaa

  • @hiboyousuf6142
    @hiboyousuf6142 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Mahadsanid eng

  • @liibansane235
    @liibansane235 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah muql cilmi badan ku duuganyahy.

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid sxb

  • @sacdiyoyuusuf553
    @sacdiyoyuusuf553 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tnx ustaad👌

  • @dvmgeelle5520
    @dvmgeelle5520 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan jeclaan laha iand kaso hadashid sida faceboom page monetization loogu sameeyo iyo hadi Not eligible uu ka noqdo sida lo xaliyo

  • @nimcobadan5404
    @nimcobadan5404 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Walal

  • @iammohamedsaed
    @iammohamedsaed 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah saaxiib mahadsanid

  • @anshaxcadeboqrkajecelka2881
    @anshaxcadeboqrkajecelka2881 3 ปีที่แล้ว

    Than you zxb cde

  • @ismaciilcalimohamed6477
    @ismaciilcalimohamed6477 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad admin sidee uga dhigaa

  • @mohamedyusufali4143
    @mohamedyusufali4143 3 ปีที่แล้ว

    Thanks ustaad 💯 🙏
    Adope xd nobilow ustaad ado mahdsan hdy macqul thy

  • @Aadancarabo7700
    @Aadancarabo7700 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad lkiin waa iishaqayn wayee

  • @abdilahimustapha6861
    @abdilahimustapha6861 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh alh

  • @Fanaata
    @Fanaata 3 ปีที่แล้ว

    Macalin facebook geega page wuu leeyahay markaan kuso xir maagane faceebooka bage cusub sameey ayuu igu dhahaaya

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 3 ปีที่แล้ว

    Guuleyso Macalin

  • @abdisalaamabubakar8309
    @abdisalaamabubakar8309 3 ปีที่แล้ว +1

    Noolow wll nuurkii dalkoow

  • @alma123.4.
    @alma123.4. 3 ปีที่แล้ว

    maasha allah good jop

  • @xigashomedia5153
    @xigashomedia5153 3 ปีที่แล้ว

    Mnshalah

  • @ahmedabdimire6332
    @ahmedabdimire6332 3 ปีที่แล้ว

    Sxb suaal aan qabaa WhatsApp kaaga mahelikaraa.

  • @Engismaeldiriye
    @Engismaeldiriye 3 ปีที่แล้ว

    thanks brother

  • @aasiyafaaraxcumar9246
    @aasiyafaaraxcumar9246 หลายเดือนก่อน

    Wax badan baan kaa faaiday Mhdsnd wll

  • @faraxcabdi1411
    @faraxcabdi1411 2 ปีที่แล้ว

    Qaybtii kale meeday wll

  • @mohamedmohamudhussein5064
    @mohamedmohamudhussein5064 3 ปีที่แล้ว

    M.a Ustaad waxan ku waydina Facebookaga caadiga ah maku xiri karta jawaab celin dagdag ah markii uu qof massengerka kaalaso hadlo. mahadsanid.

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว +1

      Maya ma arkin sxb

  • @faraxcabdi1411
    @faraxcabdi1411 2 ปีที่แล้ว

    Qabtii kale meeday wll

  • @Aqoonkeen
    @Aqoonkeen 3 ปีที่แล้ว

    War sxb payment disabled ayuu leeyahay

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 3 ปีที่แล้ว

    Keep up pro

  • @FatimaCusmaan-h5k
    @FatimaCusmaan-h5k 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @wacdarogroup4419
    @wacdarogroup4419 3 ปีที่แล้ว

    Keep going sxb🙏

  • @omarsaeed531
    @omarsaeed531 วันที่ผ่านมา

    Sxb waa ii shaqaysay like taadana waa ku siiyay. Waxba iskuma sheegano

  • @look9652
    @look9652 3 ปีที่แล้ว

    Sida store looga dhigo manoo sharaxi kartaa wlo?

  • @FatimaCusmaan-h5k
    @FatimaCusmaan-h5k 3 หลายเดือนก่อน

  • @najmaadam5943
    @najmaadam5943 2 ปีที่แล้ว

    Page kaaga Restricted waye laigudhahay wll wuuna diiiday

  • @dvmgeelle5520
    @dvmgeelle5520 3 ปีที่แล้ว

    Great💯

  • @KHAAMIS
    @KHAAMIS 3 ปีที่แล้ว

    Keep giONg

  • @ahmedabdimire6332
    @ahmedabdimire6332 3 ปีที่แล้ว

    Sxb garaadso.no.watermark see uhelikraa .WhatsApp groupka waansoogeliwaayey

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      Page ka GARAADSO gal ka dib ku dhufo WhatsApp

  • @everyoneismyfriend6934
    @everyoneismyfriend6934 3 ปีที่แล้ว

    side facebook sponser loo sameyaa muuqaal kasoo diyaari

    • @everyoneismyfriend6934
      @everyoneismyfriend6934 3 ปีที่แล้ว

      pageka garaadso ma aanan aqoon lkn wuxuu igu soo gaaray qaab sponser ah sidee loo sameyaa f page sponser
      boost post

  • @najiibhassanfilms4614
    @najiibhassanfilms4614 3 ปีที่แล้ว

    madsanid ustad inte kala so xirira numberka whats app kaga ubahanhy

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว +1

      252626933412

  • @abdifataharte130
    @abdifataharte130 2 ปีที่แล้ว

    Macalin sidaas ayuu i leeyahay (This number isn't associated with a WhatsApp or WhatsApp Business account. Please review the number you entered, try connecting another account or create a new account)

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  2 ปีที่แล้ว

      Waxaa macquul ah in number kaas uu ku xiranyahay page kale

  • @muniirfilmsandvlogs6106
    @muniirfilmsandvlogs6106 3 ปีที่แล้ว

    Sidee muuqalkan aad u editing garaysay bro

    • @GARAADSO
      @GARAADSO  3 ปีที่แล้ว

      Camtasi studio. Casharadiisa waxaa ka helaysaa channel kan

    • @muniirfilmsandvlogs6106
      @muniirfilmsandvlogs6106 3 ปีที่แล้ว

      @@GARAADSO thnks bro

  • @user-tc2gf3do3t
    @user-tc2gf3do3t 3 ปีที่แล้ว

    Zxp kalar garedhin casharo noo bilaw

  • @suudisaid2457
    @suudisaid2457 3 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @qeyrfaafiye6991
    @qeyrfaafiye6991 3 ปีที่แล้ว

    M.a sxb keep going dislike la,aan wlhi horey usoco

  • @fatimahassanbashle2168
    @fatimahassanbashle2168 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @mowliidmohamed1670
    @mowliidmohamed1670 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @khalidabdikadir6942
    @khalidabdikadir6942 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @mohamedibrahimaliumar1411
    @mohamedibrahimaliumar1411 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid