FACEBOOK PAGE SIDEE LOO SAMEESTAA | LACAGNA LOOGA SAMEEYAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • waa kan muuqaalka laga soo xaday nfilm-ka • Bauer, ledig, sucht......
    Halkaan kala dag Whatsapp
    GB------apkfasak.com/g...
    ------------MUUQAALADA WAAN SOO BADIN DOONAA HADII AD GARAB ISIISAAN INSHA ALLAH SI AAN HORMAR UWADA GAARNO SHARE IYO LIKE INTABA KAHA BAQIILIN----------
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    WAXAAD KA HELEYSAA QALABKAAN OO DHAN LINK-GA HOOSE
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    AMAZON GERMANY: www.amazon.de/...
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    SWITZERLAND: www.tectake.ch...
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    WAXAAN ADEEGSADAY INTA AAN DUUBAAYAY MUUQAALNAAK
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    #BOYA M4 PRO KIT
    #CAMERA CANON 70D
    #CAMERA #GOPRO HERO 7 BLCAK IYO #G7X MARK 2
    WAXAAN KU HABEEYAY #FCPX #CAMTASIA STUDIO 9
    COMPUTERKA AAN ISTICMAALAY #WINDOWS10 #MACBOOK AIR

ความคิดเห็น • 130

  • @halhaystv
    @halhaystv 10 หลายเดือนก่อน +1

    Sidee Facebook page community standards against loo fix gareeya

    • @bilecomedian
      @bilecomedian 10 หลายเดือนก่อน

      Sxb xal ma heshay

  • @news24tv63
    @news24tv63 ปีที่แล้ว +3

    Wax Aadan Aqoon U Lahayn Maxaa Uga Hadleysaa
    Waxaas Oo Dhan waxaa Ka Horeeya In Wadanka Laga Ogol Yahay Ee Dadka Halumin sxb

    • @uzaame_7k
      @uzaame_7k ปีที่แล้ว +1

      Legend isaga ba views ku raadinaya

  • @ruumichannel
    @ruumichannel 9 หลายเดือนก่อน

    Asc walal waan ku salmaya intas kadib waxan rabay inad wax yar iga cawiso side ku helay kara

  • @Daily-Hadith10
    @Daily-Hadith10 ปีที่แล้ว +6

    Waiting second lesson🎉

  • @ghoztmusic310
    @ghoztmusic310 ปีที่แล้ว +2

    Thank you

  • @hal-abuurcawilbile2863
    @hal-abuurcawilbile2863 ปีที่แล้ว +1

    Welcome bro

  • @abdiladhifxasan1905
    @abdiladhifxasan1905 ปีที่แล้ว +5

    Thanks ustaadi ❤🙏

  • @hudaahmed-sd1iz
    @hudaahmed-sd1iz ปีที่แล้ว +1

    Azc waxan u baahna inad iga caawizo face book profile 5k ah sidii aan lacag uga samayn laha mahadsanid 💯

  • @Jackcadnaan1234-d8p
    @Jackcadnaan1234-d8p ปีที่แล้ว

    Wll waan buuxiyey sadexdaba lkn dhibaatada I haysataa waxa weeyi waxaan joga Somalia sideen adders ka ku buuxiyaa mana haysto qof ii jooga qurbaha markaa ma I caawin kartaa adoo raaliya wll 🙏

    • @mssmaryan
      @mssmaryan ปีที่แล้ว +1

      Legnd waa fudu tahay modaas Sma somalia jooga waana kasameeyaa

  • @suheeybofficial
    @suheeybofficial ปีที่แล้ว +7

    insha allaah❤ waan furan

  • @Guhaad10
    @Guhaad10 ปีที่แล้ว +6

    Legend Cabey 👍

  • @maxamuudgaxuure-gi9cy
    @maxamuudgaxuure-gi9cy ปีที่แล้ว

    Sxp sideen usoo ceshtaa paswer maraan gasho wuxuu iwydiinaya kode .
    Xageen kaala soo xiriiraa

  • @MohamedMahmoud-ty4dn
    @MohamedMahmoud-ty4dn ปีที่แล้ว +2

    Asc wall qaali 👍👍👍👍👍🙋‍♂️🙋‍♂️🙋‍♂️👏👏👏💝💝

  • @ABUCADOOD77734
    @ABUCADOOD77734 ปีที่แล้ว

    Bro miyaanan lacag ka sameyan karin inoogo postiyo qoraal ah mise waa waajib vieod bes

  • @mohamedahmedhussein2921
    @mohamedahmedhussein2921 ปีที่แล้ว

    Casharkaan waa i ancafay ustaad waxbaa wali ii dhamn xagee kaalo soo xiriiraa

  • @IRASRESEARCH-b3m
    @IRASRESEARCH-b3m ปีที่แล้ว

    Sxp cabey hadaaan lacag ku shubo oo sas follow badan ka helo iyo daawasho mala aqbalayaaa inan lacag ka sameeyo?

  • @clcasiismawliid56
    @clcasiismawliid56 11 หลายเดือนก่อน

    Zxp anigu hadii facebook page aan sameeyo oo aan wax lacagaa inaan ka sameeyo aanan uga baahnayn waan iska isticmaali karaa soomaaha

  • @XafsoCumat
    @XafsoCumat 7 หลายเดือนก่อน

    Wll face book shaashada iigama soo muqanayo maxan sameeya

  • @Kalsooni100
    @Kalsooni100 ปีที่แล้ว +1

    bro qaabka lawfu xiro cashuurta facebook pageka video kasoo samee

  • @AbdirahmaanAbdirahmaan-yc2xm
    @AbdirahmaanAbdirahmaan-yc2xm ปีที่แล้ว +4

    Inshaa allah waan furanayaa 🎉🎉

  • @HiboAhmed-l7r
    @HiboAhmed-l7r 19 วันที่ผ่านมา

    I dont no what you deserve to say you but i ask the God the make you happy ❤

  • @amiinzadik1092
    @amiinzadik1092 ปีที่แล้ว

    waxaad isheegta haddi aan facebook ga caadiga ubadalo page maka sameen kara lacag oo page caadiya manoqonaya isoojawab zxp plz

  • @AdamaElmi
    @AdamaElmi 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wallahi mafahmin

  • @ابوهانئ-خ6ب
    @ابوهانئ-خ6ب 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb waxaa noo shekta sida caan loga dhigo

  • @IgaranMahda-ux1mk
    @IgaranMahda-ux1mk 7 หลายเดือนก่อน

    Mazha allh

  • @RuunCandow
    @RuunCandow 9 หลายเดือนก่อน

    Wan jeclahay lki qof iga cawiyo ma aqaan

  • @abdikariimcawil9904
    @abdikariimcawil9904 ปีที่แล้ว

    Nio cashar muhiim ah waaye ee noo soo dhaqso sxb cabey

  • @NoloshiQali-iy9im
    @NoloshiQali-iy9im ปีที่แล้ว

    Muhimada wxa weyn wll ado somaliyah jogah ma ka sameyn kartaa fadlan igah so jawab su aasha

  • @Sihaameyyya
    @Sihaameyyya 26 วันที่ผ่านมา

    Wllo lcgta sidee ulabxaa f.b 5kun maraayo baa wlshy heesataaye plz wax ifahansii Somalia baanu jookaa plz iisoo jawaab inteena kaalasoohdlaa WhatsAppkaaka wll plz

  • @BiimaalOfficial
    @BiimaalOfficial ปีที่แล้ว

    Tik tik page sidee loosameeyaa sxbsre

  • @jabradaaud378
    @jabradaaud378 ปีที่แล้ว

    Cabey sxb location ka somaliya lagama sameyn karo lacag mxa farasamo o la sameya nala wadaag

  • @xamdamaxamedxamdamaxamed999
    @xamdamaxamedxamdamaxamed999 ปีที่แล้ว +2

    Facebookayga page kama dhigin laakiin isagoo ah baan arkay maxay tahay

  • @MahamedYaxye
    @MahamedYaxye หลายเดือนก่อน

    Cabey xasan aadbaaumahadsantay waxaankuwayidiinayaa fayisbuuga marakaadlacagtakalabixirabtid sideebaaloogalabaxaa lacagta

  • @SamiyaJamac-dd8mf
    @SamiyaJamac-dd8mf 10 หลายเดือนก่อน

    Sual ado rali iga so jwp wxn uu bahana hye in an lagc kasa meeyo een mrka lcgta siden u ga sameeya sidena ku arke kara lgctn sameeye plz wl iso jwp🙈

  • @mustafekullan4704
    @mustafekullan4704 ปีที่แล้ว

    sxb waxan rabaa inan si khasa kula soo hadlo xagee ka helaa

  • @caaishokiin2970
    @caaishokiin2970 8 หลายเดือนก่อน

    Ustaadoww mayeelayoh

  • @zakiboy2792
    @zakiboy2792 ปีที่แล้ว

    Aad baad u mahadsantahey zhb wax badan baan kaa faaiidey
    Lkn zhb horey bn page u sameystey balse wax yaroo ciladaa i heysta

  • @RuunCandow
    @RuunCandow 9 หลายเดือนก่อน

    Wan jeclahay lki qof iga cawiyo ma aqaan 3:50

  • @aishamohamettcadey6278
    @aishamohamettcadey6278 9 หลายเดือนก่อน

    Dee wll so adiga meel dhexe nooga baxey aawey wixii aan ka soo boodno dhan see u buuxinaa mrka

  • @ShààficiShààficifaarax
    @ShààficiShààficifaarax ปีที่แล้ว

    Noi 5k marayaaye sidee lacag uga sameeyaa

  • @Daxay955
    @Daxay955 8 หลายเดือนก่อน

    Siraadley iyo xolodyare waa pagekayga soo followe

  • @CadeCabdi-uf3xw
    @CadeCabdi-uf3xw ปีที่แล้ว

    Sidee loosamayaa account
    Sxp

  • @Ahmed_habiib
    @Ahmed_habiib ปีที่แล้ว

    Sxp Facebook page 9k+ wye dashboard calaamad gaduud iga saaran lacag maka sameyn karaa bro

  • @jimcaalegacan2556
    @jimcaalegacan2556 11 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allah

  • @mohamavio7094
    @mohamavio7094 ปีที่แล้ว +2

    Bro qabka logu badalo Facebook kaga cadiga ah logu badala beej

  • @raabciiseraab4559
    @raabciiseraab4559 ปีที่แล้ว

    Sxb sida facebook lagu badilo page noo sheeg

  • @jimcaaledirir2141
    @jimcaaledirir2141 ปีที่แล้ว

    Bismilaah

  • @abdulkarimmohamedadam
    @abdulkarimmohamedadam ปีที่แล้ว +1

    Inoo Sooobadi Macalimoo 🙏

  • @abdizeeofficial8616
    @abdizeeofficial8616 ปีที่แล้ว

    Thanks bro so badi bage ban rawa inan furto

  • @Warmaxanmedia
    @Warmaxanmedia 9 หลายเดือนก่อน

    Sxb cilada ayaa iheysato in aad iga caawisited ayan rabaa xageen kaaq so xoriiraaa

  • @QAalpiDHAgaxninwayn12
    @QAalpiDHAgaxninwayn12 ปีที่แล้ว

    Okay

  • @CANOBORECABDI
    @CANOBORECABDI 6 หลายเดือนก่อน

    Sxp kasoo hadal adigoo Somali jooga sida kacag looga sameeyo

  • @goatcr7fans835
    @goatcr7fans835 ปีที่แล้ว

    Thanks zxp

  • @liibaabdimohamed9809
    @liibaabdimohamed9809 ปีที่แล้ว +1

    Zxp facebook geyga seen uga dhigaaa bage

    • @MohamedAli-cc1yi
      @MohamedAli-cc1yi ปีที่แล้ว

      Taaas waa easy shp lkn sidee lacag looga samayn karaa taaas dhib ah

  • @GAASHAAN114
    @GAASHAAN114 ปีที่แล้ว

    Sidee loo sameyaa calamada blue ah

  • @AbdinorMohamed-l9t
    @AbdinorMohamed-l9t ปีที่แล้ว

    Warniyow waa fahmi waayey ee adi iisoo samee

  • @asmaidil
    @asmaidil 11 หลายเดือนก่อน

    Thank you wll ❤

  • @asadtoxow401
    @asadtoxow401 ปีที่แล้ว

    Sidee xayeesin lagu furaaa

  • @WaaniyeAbdullaahi
    @WaaniyeAbdullaahi 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks aniga file kaa wuu isdhaafdhafshay

  • @Luulcabdulahi-i4i
    @Luulcabdulahi-i4i 7 หลายเดือนก่อน

    thank you

  • @RuunCandow
    @RuunCandow 9 หลายเดือนก่อน

    Adigoo mahad san

  • @wehliye2
    @wehliye2 ปีที่แล้ว +3

    Pᴀʀᴛ ᴛᴡᴏ ʙᴀᴀɴ ᴋᴀᴀɢᴀ ғᴀᴅʜɪɴᴀᴀ ᴢʜᴘ sᴀʀᴇ❤

  • @maxamedjalaato3277
    @maxamedjalaato3277 ปีที่แล้ว +4

    WALAALKEY Cabey Ina Adeerow Please Icaawi Wlh Blh Tlh Abaalkaada Aduun Iyo Aakhiro Ma Iloobi Dooni Waxan Ubaahanahay Social Media Inaan Ka Sameeyo Lacag Wlh Isku Filnaado Please 🙏🙏🙏😢😢😢😢

    • @IRASRESEARCH-b3m
      @IRASRESEARCH-b3m ปีที่แล้ว

      Walal TH-cam si fudud bad lacag ugu sameyn kartaaa wayo adga 8years ago bad sameysatay shuruudh laguguma xiraayo.

    • @LaapDaweeye
      @LaapDaweeye ปีที่แล้ว

      ​@@IRASRESEARCH-b3m8 years kali miyaa sxb

    • @samiirbinu21
      @samiirbinu21 9 หลายเดือนก่อน

      Sxbow bal wax yer iga caawi​@@IRASRESEARCH-b3m

  • @Zackaliohmett123
    @Zackaliohmett123 ปีที่แล้ว

    Side Facebook Hore ugu hadali kara page

  • @LakiAdam
    @LakiAdam 10 หลายเดือนก่อน

    Group iyo bage ma isku midbaa

  • @KaadheriTv
    @KaadheriTv ปีที่แล้ว +1

    Wllka Hal su.aal

  • @salmanmanka
    @salmanmanka 5 หลายเดือนก่อน

    Thanks sxb

  • @malikayaseen8260
    @malikayaseen8260 ปีที่แล้ว

    Wll ma u isticmaali karaa Facebook bayjka qaa onlayn alaab aan ku gado iyo in aan lacag kasameeya isku mid miyaa

  • @yuusufmusdhafyuukeey7437
    @yuusufmusdhafyuukeey7437 11 วันที่ผ่านมา

  • @UbaxMukhtaar-u4q
    @UbaxMukhtaar-u4q ปีที่แล้ว

    Wallo sidee loga jawaba suualah wallo ta labad waxa weey side password ugu sameesta

  • @ibrahimtahlil6823
    @ibrahimtahlil6823 ปีที่แล้ว +1

    i am farom your tiktog❤❤

  • @noorzepoy
    @noorzepoy 6 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @zainfilms15
    @zainfilms15 9 หลายเดือนก่อน

    Wll wu iga diidan yhy sida lo sameyo marka inte kala so xariira

  • @cabdirisaaqcali553
    @cabdirisaaqcali553 ปีที่แล้ว

    Side video Facebook

  • @danqaran9084
    @danqaran9084 6 หลายเดือนก่อน

    Sxb mahadsanid Aniga waxaa Uu iiga Istaagay 5000k friends
    Sedoo kale 6000k follower's ee ciladaasi Saan iska xaliyaa Qof danbe waan Aqbali Waayay

  • @ZamiraMohamed-y3n
    @ZamiraMohamed-y3n 7 หลายเดือนก่อน

    Zxb MCN plze mn kuwareejinkaraa facebookgayga hore

  • @XafsaQueen-m1l
    @XafsaQueen-m1l 3 หลายเดือนก่อน

    Samsung ❤ ayaan haystaa

  • @Bakardaahir
    @Bakardaahir 3 หลายเดือนก่อน

    Lacagta sidee loola baxaa

  • @kinga1635
    @kinga1635 ปีที่แล้ว

    Asc wllo iima shaqeynayo

  • @Saedfarhaan
    @Saedfarhaan 7 หลายเดือนก่อน

    Waan idin saalmah

  • @ZakiZaki-zw7bd
    @ZakiZaki-zw7bd ปีที่แล้ว

    Sxb wuu iga diiday

  • @LakiAdam
    @LakiAdam 10 หลายเดือนก่อน

    De iima soo bixin

  • @Daauudciise-nm
    @Daauudciise-nm ปีที่แล้ว

    M.a

  • @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb
    @AbdulkadirhashiYusuf-gp8bb 5 หลายเดือนก่อน

    Ist good🎉🎉🎉

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว

    From hiigsiNo1

  • @Sumalelove
    @Sumalelove 4 หลายเดือนก่อน

    ani sede lacag logu sameya wll qaLi

  • @Cagdahab
    @Cagdahab ปีที่แล้ว

    Wanfahamay por

  • @cabdalexasancali7955
    @cabdalexasancali7955 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @Kunmateke7
    @Kunmateke7 ปีที่แล้ว

    From tiktok

  • @cabdalexasancali7955
    @cabdalexasancali7955 ปีที่แล้ว

    Sxb

  • @Cali-i5k
    @Cali-i5k ปีที่แล้ว

    malagayapa in page Virivaid la saaro

  • @AhmedIbrahim-ft8pg
    @AhmedIbrahim-ft8pg ปีที่แล้ว

    ❤❤

  • @saciidyaremaxamuud660
    @saciidyaremaxamuud660 9 หลายเดือนก่อน

    Hanti

  • @Sumalelove
    @Sumalelove 4 หลายเดือนก่อน

    pls

  • @UptheqaniDirir
    @UptheqaniDirir ปีที่แล้ว

    Woow😢pro

  • @x-db4os
    @x-db4os ปีที่แล้ว

    Isa goo dhames tiran ma hela sxb

  • @MukhtarAli-ti6ue
    @MukhtarAli-ti6ue 4 หลายเดือนก่อน

    Sidadadkalogudarsada

  • @MaxamadYacQub-e9d
    @MaxamadYacQub-e9d 11 หลายเดือนก่อน

    Sedi losamiya fisbok

  • @Yuusuf1234Salmaan
    @Yuusuf1234Salmaan ปีที่แล้ว +1

    😂😂❤

  • @naasirgarweyne4262
    @naasirgarweyne4262 ปีที่แล้ว

    Cabey tlie salan bqortoyo wa bsow