Everything “doesn’t exist in our community, “please don’t pretend, these kinda things and much worse than that exists in Somali community. Open your ayes for Gos sake !!
@@barwaqogulled5219 lying, changing names, and killing each other is a common thing In human. But child trafficking is not something we do GET IT . . .
Hussein Abdi Kaahin jaa fariid Allaha xifdiyo, wan ka helaas dadnimadiisa, data islamnimada lama Ogola in macag aan aabaha Heyn Aad heysato was maraan, wat ina Abdi Kahin, mahan ina Farah. Hore u soco Hussein Abdi Kaahin
Fadna cadeey waan ku salaamay habo, Diinta Slam ka wey ka hadashay qofka inuusan Nasankisa kalumin oo uu faraca ama heredity ha la ilaaliyo.Qabiil maahan ogoow.
Waa maa huraan in caruurtiisa iyo caruurta ay dhalaan ay dhaxlaan magac dhabta ah ee aabahood iyo awowgood. Somaali badan ayaa dhibaatada Mo oo kale haysataa.
Anigu Mo wan ku raacsanahay inuu sheego noloshiisa qaybta qarsoon.. ilmo yar na ma deserve gareeyo wixii Mo soo maray inuu maro/marto. Uma maleynayo in cidi ku kaliftay ee isagaa adkaysan waayey!! Somalidan leh somalidu waxaa ma taqaano.. boqlaal wax oo ka xun baa somali ka dhexjira ee idhaha fura oo ka daaya caruuraha silica.
Fadumo walaal I hope you can make it to Fatxiya Cabsiiye's show that will be on Saturday 23rd July @ The Claretian Oasis, Botwell Ln, Hayes UB3 2AB 7:30. There will be riwaayad, singing as well as a speech made by Fatxiya in addition to sale of her debut novel Mahadho all this is for charity to build a centre for the margibalised and mistreated Gabooye people of Hargeysa which I understand is your home city. Ha moogaan walaal come along and bring your family and friends ka qayb qaata khayrka.
Waxan nacy wax kasto oo dhacy waaa la qarinaaa somlia people waxas wa cadadoda subanllha yeh jamal qisadisdia wa wan dawdy wax yaro ka mid ah sorry jamal marki ad Italy jootay
Asc walal Aj&fadna aad ayaad u mahadsantihii awalan hadii aan barnaamijka aan ka dhiibto fekerkayga walhi anigu beri aan Holand joogay waxaan maalin maalmaha ka mid ah booqday eedaday adigu qarabo nahay sida moha Farax hada haysta oo kale ayaan ku arkey guriga edaday ka dib anigu waxaan salamay wiil ayna dhalin oo ah soo kaxaysteen isaga oo yar lakiin aan aqoon cid dhashay markaa waxaan ku idhi dar ilahay reerkiini ma la xidhiidha islantii ayaa I maqashay say igu tidhi eedo ilmaha waxaas ha sheekeyn waan naxay markaas ayaan ku idhi eedo wiilku miyaanu ahayn Ina hebel markaas ayey tidhi iska dhaaf arimahaas markaa wiilka reerkoodii walhi way ildarnaayen ilaa xad waxay ahayeen dad danyar ah markaan maanta fadna aan arkey in aad ka hadlayso arimaha moha Farax waa wax dadbadan lagu sameeyey inankan aan Holand kula kulmay xita afsonaliga ma ku hadli karayn marka markaa walhi waa dhib qof qof uuna dhalin doonaya in uu ka fa.iidaysto
Adiga lafdadu sookordhi waxa cusub sida xanuunada kuwa adtaqaano oo kale ama sida dhukumateriga lagu magacaab I shouldn't be alive oo kale sooturjun ama air crash
Xayati walahi waxan garnay carur laso qatay oo sidi logo shaqay sanayay had curayamay oo anan kici karin onan akhir ana adin adunkan ciila kunol😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Walaahi arintan si fiican baad uga hadashay waa intii aan odhanlahaa qudhaydu waa in labada geesoodba la waraystaa hadii dhibaato khatar ah ay reerku ku hayeen kuwa isaga ka yarna xiligaa waa laga qaadi lahaa markaa in wax la hubsadaa waa mahiim waana dad wada dhashay ee maaha dad is keenay uun wadanka waxaan filayaa cid iiga xogxogaalsani in ay yartahay balse aan sugno xaga kale waxa ka soo yeedha insha allah khayr bay sheekadu ku dhamaan.
Xaq buu u leeyahay inuu runta ka sheego wax walba lakiin ma ahayn inuu si dembi crime ah u sheego waxay ahayd inuu si Sama fal ah u sheego islaantana uu gelin denbi u keeni kara xarig .arinkaan waxaa la wadaaga somaali oo idil si sahlan baa lagu bedeli karaa magacaga.
Wuu ku saxsan yahay famil aan familkaaga aheeyn in lagugu shaabadeeyo ku abtirsada Diiniyan waa xaaraan adigoo og aabe aan aabahaaga aheyn xitaa kuma xajin karo.
Inuu dhib galiyo muu ahayn gabadii soo kaxaysay waynu ognahay inay family yihin inuu yidhaah bay ahayd wan yaraa anigu gabadhana family shishe ayaan ahayn sis fadna
He was 100% correct to tell the truth in fact he should of told it lot earlier, 1 thing I dont agree is the trafficking bit , we all know it is not true
Asc ninkan inan yar ayuu ahaa mana dooran in la soo kaxeeyo marka maxuu dembi ah ayuu leeyahay ,hadii la dhibaateeyey somalidu maxay ugu hiilinayaan qofkii soo kaxeeyey oo ku shaqeystay, wejiyo badan ayey leedahay sheekadani.hadii la rabay in blackmail lagu sameeyo isaga oo sheega ayaa u wanaagsan dantiisa ayuu gartay Well done. Somalidu waxay doonto ha yiraahdaan.
sax in magaciis runt sheegto laakin in dadkii soo wadey in ku sheego in soo xadeyn ka xumadey somalid weey is caawiyan dadka keeyn in qarabo nimo agoon yahay sas u soo wadey naagt ku xumaato qof keeyn aabah rerkaas in hay laga yaab
Fatma wa ok in u shego runta maxaa yelay wa u cebobi laha hadi qofkale laga maqli lahaa yan lagu mash qulin wa wil somaliyed hadi shari laga qato wa wax rabi u qoray waxas waxa ka daran ma secret ayuu for ever xambar sanan ha hadlo ok.
Sheekadiisa ha sheego si runa laakiin waa la i soo xadey si la iigu shaqeysto inuu dhaho waa been wxuuna rabey inuu buug iyo film xiiso leh ka sameeyo sheekada si uu lacag bdan u helo.... Mrkeyse cadaato iney qaraabo yihiin reerka sumcadiisa ayuu ku waayi doonaa. Miskiin.
But wuxuu dhahay waa wax run ah waayo ma ahan wax uu hada kasoo fikire macalinkiisi xitaa wuu sheege arintiisi sidee eheed iyo in famil kale loo wareejiye
Where is the full documentary I couldn’t find it 😞
It’s on BBC IPlayer sis here’s the link www.bbc.co.uk/iplayer/episode/m001977f/the-real-mo-farah
@@AJFADNA meesha ka dawateh igu caawi plz abayo
@@luulali5367 wll ma xanuun saneysaa ma u jeedid miyaa inee linkiga soo dhigtay commentiga 😭
Ninkaan isaaq ma aha ee waa dhulbahante run miyaa arinkaas
@@Liiloowe wuu Yahay ❤🥰😁
Anigu markii ugu horeysey ayaan iri qofku inuu runta sheego wax kafiican maleh, markaa waan ku raacsanaa ,lkn somali badan wey diidanayeen Subhanallaah ,, iimaankii iyo cabsidii illahey Ayaa dadka ku yaraatey,
He has the right to tell his story, by not lying and making our community to look bad. Child trafficking does not exist in our community.
🤣🤣🤣😂 your serious right it doesn’t exists in our community
Everything “doesn’t exist in our community, “please don’t pretend, these kinda things and much worse than that exists in Somali community. Open your ayes for Gos sake !!
You are funny MO didnt make look bad we are bad before him we lie we change the names we killed each anther
@@barwaqogulled5219 lying, changing names, and killing each other is a common thing In human. But child trafficking is not something we do GET IT . . .
You right
Masha Allah ad ban oga helaay sidad okahadashaay arintaan. I can’t wait next video of you and Jamal
He has every right to tell his story ❤️❤️❤️
fadna quruxey we love u and u r family😘 abayoy noso dadaji qisooyinka
Waa nin soo dadalay masha allah 😉❤️
He is right what ever he did is true reality his pain no one can't understands
Absolutely I agree with you runtaa wngsan Somali wax qaris ayay rabaan but for how long ayuu qof ku wax qarin karaan
Absolutely 💯
Faadumo wan kusalmay adoo mahadsan kasoo hadal Fl v. NIKOLAS CRUS , ( PARKLAND SCHOOL SHOOTER
PANELTY PHASE, MAHADSANID
Fadna qaali Thank You SO Much Wallashey .Best Somali youtube Channel...
He has right to tell his story
Fadna qali dumar wan ku salamay ❤️ 😍
Alle ha ku xafido iminkaad sax tahay
Ha hadaan fahmay wan lyabnaa ninkan Marki hore thnks hppt 😍💚🌼
Hussein Abdi Kaahin jaa fariid Allaha xifdiyo, wan ka helaas dadnimadiisa, data islamnimada lama Ogola in macag aan aabaha Heyn Aad heysato was maraan, wat ina Abdi Kahin, mahan ina Farah. Hore u soco Hussein Abdi Kaahin
Fadna cadeey waan ku salaamay habo, Diinta Slam ka wey ka hadashay qofka inuusan Nasankisa kalumin oo uu faraca ama heredity ha la ilaaliyo.Qabiil maahan ogoow.
Waa ku xidhnaa marku aj ka sheekeenayay sheekadiisa
Wuudhibana maskiinka intaa hadu qarinayay fatima waad u shaxday somali aan ku faraxsanen Mao sheekadiisa mahadsanid walaal 🥰
I agreed 👍 💯
Waa maa huraan in caruurtiisa iyo caruurta ay dhalaan ay dhaxlaan magac dhabta ah ee aabahood iyo awowgood. Somaali badan ayaa dhibaatada Mo oo kale haysataa.
Asc fadumo khadka. Wankamaqna adban kugu xiisay xabiibti safa igawaran iyo caruurtikalaba from hareisa
Waa geesi om farax from burco
Waa ku taagera❤
Wan dhageystay Mar hore aj qisadisa Mar hore alle aya bad badiyay
Abyo fadna qisadan noso samee Turpin family "escape from horror house " ee 15 carur oo walidkod gumeysteen
He is right
Jamaal qisadiisa shabahdaa
Video gaagii hore markaan arkay aj baan xasuustay qisadiisii xataa wlshaybaan uga sheekeeyay
Maanshaa allaah fariid fariidi dhashay from hargaisa
Walaahi waa run waayo nolosha dhabtaa waa lagama maarmaan dadkiisa inuu saxdaa inuu soo bandhigo👌👌👌👌👌👍👍👍
Wcs sax sax waaye abaayo hashego ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Film 🎥 xatta walaga sameyn kara qisadiisa mo farah tan jamal noso dhaqsada hee i like 👍 story tellers ☺️
Child trafficking in Somali community ma jirto was ogtahay in uu somalida been kasheegay.
Aniga mo codkiisa markaa maqlo naxariis aa ii gasho waayo qof wuxuu iila egyahay aad usoo dhibaatoodo like ciil badan intuu soo arke
Saxiix taas ayaa xaqiqi aha wllo
Absolutely right 👍🏾👍🏾
Fadna my ❤
Anigu Mo wan ku raacsanahay inuu sheego noloshiisa qaybta qarsoon.. ilmo yar na ma deserve gareeyo wixii Mo soo maray inuu maro/marto.
Uma maleynayo in cidi ku kaliftay ee isagaa adkaysan waayey!! Somalidan leh somalidu waxaa ma taqaano.. boqlaal wax oo ka xun baa somali ka dhexjira ee idhaha fura oo ka daaya caruuraha silica.
Thanks walashay fadna
Wlo documentary nala wadaag plz
Waan daawaday qisada Jamaal
I totally agree,
Qofka ugu qalbiga wanaagsan wll fadna🥰🥰🤍
Waqtigii saxda aheed buu shegay
Absolutely
Intaan sheekadiisa intaan lala wareegin buu isagu soo bandhigay waana wax uu ku qasbanaa madaama waxani eeysan secret eheeyn oo familka oo dhan ogaayeen.
Full documentary intee ka heli karaa plz
Bbc iplayer
Bbc iplayer
Fadna fariid ❤️ thanks ❤️
Shugran wll
Asc fadna tan inlo fadhisto Shah lookensadowraba
Anigu wan ku raca sanahi qofka bili adamka tisaba waa la ega waan uxura mashalllah sir Hussein abdi
Asxaan baa loo sameeyey markii hore
saax walalo.qaali
Fadumo walaal I hope you can make it to Fatxiya Cabsiiye's show that will be on Saturday 23rd July @ The Claretian Oasis, Botwell Ln, Hayes UB3 2AB 7:30. There will be riwaayad, singing as well as a speech made by Fatxiya in addition to sale of her debut novel Mahadho all this is for charity to build a centre for the margibalised and mistreated Gabooye people of Hargeysa which I understand is your home city. Ha moogaan walaal come along and bring your family and friends ka qayb qaata khayrka.
Waxan nacy wax kasto oo dhacy waaa la qarinaaa somlia people waxas wa cadadoda subanllha yeh jamal qisadisdia wa wan dawdy wax yaro ka mid ah sorry jamal marki ad Italy jootay
Fadna qurux badan
Masha allaah🥰💯
Keep going wlloh Allah keep you
Asc walal Aj&fadna aad ayaad u mahadsantihii awalan hadii aan barnaamijka aan ka dhiibto fekerkayga walhi anigu beri aan Holand joogay waxaan maalin maalmaha ka mid ah booqday eedaday adigu qarabo nahay sida moha Farax hada haysta oo kale ayaan ku arkey guriga edaday ka dib anigu waxaan salamay wiil ayna dhalin oo ah soo kaxaysteen isaga oo yar lakiin aan aqoon cid dhashay markaa waxaan ku idhi dar ilahay reerkiini ma la xidhiidha islantii ayaa I maqashay say igu tidhi eedo ilmaha waxaas ha sheekeyn waan naxay markaas ayaan ku idhi eedo wiilku miyaanu ahayn Ina hebel markaas ayey tidhi iska dhaaf arimahaas markaa wiilka reerkoodii walhi way ildarnaayen ilaa xad waxay ahayeen dad danyar ah markaan maanta fadna aan arkey in aad ka hadlayso arimaha moha Farax waa wax dadbadan lagu sameeyey inankan aan Holand kula kulmay xita afsonaliga ma ku hadli karayn marka markaa walhi waa dhib qof qof uuna dhalin doonaya in uu ka fa.iidaysto
Fadnaay fariid
Waa qiso xanuun badan wlhi waxaa ka calol xumaday arxan darada ula dhaqantay qofka masuul ka ahaa
Fadna waxaa noo shegtaa qisada Oo dhamestiran cida kentay maxay is ku yihin wala iso xaday run mahan noso dhamestir qisada
Waarun taaaa sax waakuugu raac sanahay abaayo
Amazing 👏
Adiga lafdadu sookordhi waxa cusub sida xanuunada kuwa adtaqaano oo kale ama sida dhukumateriga lagu magacaab I shouldn't be alive oo kale sooturjun ama air crash
Dhariga karka Maxaka keenay dadki dhibaateeyey Aya wali daba socda walagu kalifay Wuna kagudbi Insha Allaah 🌺😇💕💐👏👏
Inshallah wll maskiin weyaan inbadan bow dhib ku jiray 🥲
queen🥰🥰🥰
Asc wllky iyo walshy fadna waxn ahy hoyo somaliyed o caruur agoon ah hesato ilhy dartii icawiya 3 caruur on cuno lohayn ilhow isii iso duceya
Anaa u horaya cawa saan u xiisenayo sheekadan
Asc sister pls don't cal mo Farah because is disappointing to say that the mohmmed is more high don't call mo stop and shame
@@hkookoo ma aniga Ba MAGAC sheegy Maxa ka hadleysa
He was afraid the truth to come out the long run
Xayati walahi waxan garnay carur laso qatay oo sidi logo shaqay sanayay had curayamay oo anan kici karin onan akhir ana adin adunkan ciila kunol😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Walaahi arintan si fiican baad uga hadashay waa intii aan odhanlahaa qudhaydu waa in labada geesoodba la waraystaa hadii dhibaato khatar ah ay reerku ku hayeen kuwa isaga ka yarna xiligaa waa laga qaadi lahaa markaa in wax la hubsadaa waa mahiim waana dad wada dhashay ee maaha dad is keenay uun wadanka waxaan filayaa cid iiga xogxogaalsani in ay yartahay balse aan sugno xaga kale waxa ka soo yeedha insha allah khayr bay sheekadu ku dhamaan.
hooyada la aan lama noolan karo waa nolol adag 🥹
M. Farah xaaskiisu waa Cadaan wlhi wuu raaxaysty hhhhhhhhhh
Xaq buu u leeyahay inuu runta ka sheego wax walba lakiin ma ahayn inuu si dembi crime ah u sheego waxay ahayd inuu si Sama fal ah u sheego islaantana uu gelin denbi u keeni kara xarig .arinkaan waxaa la wadaaga somaali oo idil si sahlan baa lagu bedeli karaa magacaga.
Mo farah wuu nafisay maalinku sheegay sirahiisa, shaakadisa flim ayaa laga samayn karaa halkaa dhaqaale badan ayuu ka heli karaa
Habaryarihii miya so kaxaystay horta ninka mise dad ayna waxba isku ahaynba
Dhaqanka kalada madaxa inika kale ninkan , hoyadisi so korisay ayuu ku xaad kudbay , illahay aya ooog , lkn wax dhaqan u lenahay maha ,
Please sister somali caadi ugu health bacdeyn moderate ukaaly🤨
Wuu ku saxsan yahay famil aan familkaaga aheeyn in lagugu shaabadeeyo ku abtirsada Diiniyan waa xaaraan adigoo og aabe aan aabahaaga aheyn xitaa kuma xajin karo.
Wcsm abaayo 🥰
Inuu dhib galiyo muu ahayn gabadii soo kaxaysay waynu ognahay inay family yihin inuu yidhaah bay ahayd wan yaraa anigu gabadhana family shishe ayaan ahayn sis fadna
Fadana huuno mcneey collagen ka so sheeke plz Mar kale inte in leeg bu wajiga ka binya jactatka
❤️❤️❤️
Lama degdego fadnaay walalo marwalba ado huba waxa aad sheegayso kahadal.
He left a lot of question marks talked about his history but left big points to suit himself
He was 100% correct to tell the truth in fact he should of told it lot earlier, 1 thing I dont agree is the trafficking bit , we all know it is not true
Asc ninkan inan yar ayuu ahaa mana dooran in la soo kaxeeyo marka maxuu dembi ah ayuu leeyahay ,hadii la dhibaateeyey somalidu maxay ugu hiilinayaan qofkii soo kaxeeyey oo ku shaqeystay, wejiyo badan ayey leedahay sheekadani.hadii la rabay in blackmail lagu sameeyo isaga oo sheega ayaa u wanaagsan dantiisa ayuu gartay Well done. Somalidu waxay doonto ha yiraahdaan.
sax in magaciis runt sheegto laakin in dadkii soo wadey in ku sheego in soo xadeyn ka xumadey somalid weey is caawiyan dadka keeyn in qarabo nimo agoon yahay sas u soo wadey naagt ku xumaato qof keeyn aabah rerkaas in hay laga yaab
I agree
anoo sababta ogayn baan kuraacsanaa magaacu waa muhiim diintaa qabta in la ilaasho nasabka geesi weeye manshlh
👍👍👍
Jamaal baa Kaa ag waramayo
Why did he name his son Hussain if that was he's real name. The truth will come out soon.👁👁 Tahriib majidho walal.☝️
Xaqiiqda waa taas culees ayaa qalbiga kasaarnaa inuu nafiso culeeska kadago ayuu rabey
Fatma wa ok in u shego runta maxaa yelay wa u cebobi laha hadi qofkale laga maqli lahaa yan lagu mash qulin wa wil somaliyed hadi shari laga qato wa wax rabi u qoray waxas waxa ka daran ma secret ayuu for ever xambar sanan ha hadlo ok.
Sheekadiisa ha sheego si runa laakiin waa la i soo xadey si la iigu shaqeysto inuu dhaho waa been wxuuna rabey inuu buug iyo film xiiso leh ka sameeyo sheekada si uu lacag bdan u helo.... Mrkeyse cadaato iney qaraabo yihiin reerka sumcadiisa ayuu ku waayi doonaa. Miskiin.
But wuxuu dhahay waa wax run ah waayo ma ahan wax uu hada kasoo fikire macalinkiisi xitaa wuu sheege arintiisi sidee eheed iyo in famil kale loo wareejiye
Sax waa wlh
Faadumo MO faarax hadii asaga xuseen la dhaho why uu wiilkiisa xuseen ugu bixiyay?
Wuu sheegay sababta wuu wiilka ugu bixyay Hussein
No no it won't effect anybody
Mo faharax igadayoo Zayn kawarn qal iyo caruurtii