NINKII GABADHA NAIROBI JOOGTA AY EEDAYSAY | XOG CUSUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.9K

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 10 หลายเดือนก่อน +7

    Thank Abdihafid may Allah bless you and your family. Well done I wanted to express my gratitude for the clarity you provided regarding the situation Your detailed explanation has been valuable in understanding the circumstances.
    Upon learning that he mentioned a desire to go to Nairobi, but I feel concerned that he might be planning to run away again. I believe it would be prudent to report this information promptly to the relevant authorities. Your cooperation in this matter is highly appreciated. Thank you again❤

  • @ahmedomar-im1sl
    @ahmedomar-im1sl 10 หลายเดือนก่อน +53

    Walaal cabdi xaafid ninkaas haduu baaritaanka ogolaado ana waxan diyaar u ahay in aan nigala qayb qaato lacagta aad ku baadhayao ama hotelka ku dagayo inchalah ee ninka naga soo qabo

  • @mohamedaffey6110
    @mohamedaffey6110 10 หลายเดือนก่อน +49

    The innocent lady has publicly tested on her status. He should too do the same to prove his innocence

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 10 หลายเดือนก่อน +19

    Maashaa allaah caawa waad roontahy hadaad khaladkaagii sax day wiilkaas anagaa isku jafiya umana hiilin karo ha isbariyeelo hadii kale gabartaa maskiintaa haka soo garbaxo

    • @ayaanayaan3532
      @ayaanayaan3532 10 หลายเดือนก่อน

      C xafiid kun iyo koow jeer ayaad mahadsanthy wlaahi waan ku qancay warkaada sifiican ayaana arinkaan uga hadashy kusoco arinkaas waa meesha ugu fcan ayaad ku dhufatay waana ku madsantahy

    • @sahrocisman953
      @sahrocisman953 9 หลายเดือนก่อน

      Xalimocali wll mahdsnid wiilk aqoon m u leedahay

  • @fardowsaabdi290
    @fardowsaabdi290 10 หลายเดือนก่อน +12

    Cabdulxafidow ma gafe waa Ilaahay, wareysigaas mid lagaaga bartay ma aheyn, haddase waad saxday...waana kaa qanacnay...
    Waxaa fiicneyd su'aasha ku saabsan xaaska iyo carriurta waxaa fiicneyd inaad wareysiga ku dhex weydiisid, maadaama aad warkaaga kubilowday inaadan Xasan horey u aqoon....
    Si kastaba ma gafe waa Ilaah, ku mahadsanid garbixiddaada...

    • @fartundahir1380
      @fartundahir1380 10 หลายเดือนก่อน

      Muxuu ku saman karaaah Subxanallh war somaliyeey dulmiga daaya

    • @mrshidane8353
      @mrshidane8353 9 หลายเดือนก่อน

      Xas iyo carur haduu leyahay hadu lahenbo kiiska waxba kama badalayan.
      Cunug cafimad qaba iyo xaas cafimad qabtp hada waa gursan kartaa adoo cudurkas qabo hadu dawoyin qaato kuwaso sababta in uunan faafin karin.
      Sida warqadisa baritanka Muqata undetected waa inu dawoyinkas hada qaato

  • @samsammohamed163
    @samsammohamed163 10 หลายเดือนก่อน +35

    ManshaAllah❤❤ waa dadashay

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 10 หลายเดือนก่อน +6

    Maansha Allah si fiican baad u garnoqsatay laakiin hadey soomaali saan shacabkooda u qanci,lahaayeen wadankeena wuu hagaagi,lahaa marka waad mahadsantahay abdihaafid gabadhaan walaasheen ilaahay xaqeeda ha usoo iftiiniyo aamiin ya Allah

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  10 หลายเดือนก่อน +60

    SIXITAANTAARIIKHDU WAA 28-FEB-2024 EE MAAHA 18 NAGA RAALI AHAADA

    • @dream-fi3sm
      @dream-fi3sm 10 หลายเดือนก่อน

      Please dhiiga in laysku maro ka digtoonoow

    • @ardhoyahmed6189
      @ardhoyahmed6189 10 หลายเดือนก่อน +3

      Hada run shegi odeygas public kubar sida Ridwan isaak or else warka joji

    • @munadeg-aware1022
      @munadeg-aware1022 10 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@ardhoyahmed6189 odayga miyuu dhalay isaga soo doontey kana dalbaday inuu warysi bixiyo so that ninkan wariyaha ha ula dhaqamina wax aanu gayan miyuu xukumaa!

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 10 หลายเดือนก่อน

      @@ardhoyahmed6189 SIDAAS WAAYE WAR KAN WAABA LOO JEEDAA IN UU XANUUNAAN YAHAY ALLOW HA MAGU RIDIN WAXAAN

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 10 หลายเดือนก่อน

      Ridwaan public kuma baarin wax camira lagu soo jar jaray aragtay sido kale qolof logu soo sawiray lama cadayn karo​@@ardhoyahmed6189

  • @aishaj6547
    @aishaj6547 10 หลายเดือนก่อน +2

    JazakaAllah kheir abdi hafid for the professional and exceptional job you have done waad na qancisay and answered all of our questions . Kheir ilahay haku siiyo!!!

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 10 หลายเดือนก่อน +17

    Ninjas wuxu Nairobi u doorte musuqmaasuq ba yaala halkaas. Wana nin lacagtiisa sharciga kaga baxsanaaya ilaheyow maskiintas xaqeeda u dhici 😢😢😢😢🤲🤲🤲🤲

    • @KOKO-BULLE_8p5r
      @KOKO-BULLE_8p5r 10 หลายเดือนก่อน +2

      Hye Kenya laaluush baa shaqeeyo wuu gadan kara dadka lkn cadaalada haguulaysato

    • @shamisali4599
      @shamisali4599 10 หลายเดือนก่อน

      @@KOKO-BULLE_8p5raniga swidan jogo norwey ugu tagaye dhaqtarkisa ha ila kulan siyo cadalad halkas talahe

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 10 หลายเดือนก่อน +11

    Cabdixaafid geesinimada kartida iyo dadaalka aad samaysay waaadku mahadsantahay. Illaahay hakaa ajarsiiyo. Waxwalba ood nagu qancinkarto waad samaysay lkn arintu waa arin qofkale ogolaashihiis ku xiran. Jazaakallah khayr walal 😊❤❤.

  • @maleshad1
    @maleshad1 10 หลายเดือนก่อน +20

    Ninkan (Hassan) wuxuu baare viral load but not the presence of the disease. Viral load is mostly done after the presence of the disease was established. Therefore Hassan knows his status of positivity. Viral load helps the decision of whether the antiretroviral is working for the client.

  • @AbdinoorJeele-n5m
    @AbdinoorJeele-n5m 10 หลายเดือนก่อน +9

    Thanks, for your understanding and defending the dignity of your TV..

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 10 หลายเดือนก่อน +74

    Soomali waliged saas ahayeen looma jojiyo kaliya ninka horteena halagu Baaro Asagan Daarood la aha mana uhilinayo ilaahey dulmiga ma ogola Gabdhas Masakinta Allah Caafiyo 😢

    • @AliAli-qp3uv
      @AliAli-qp3uv 10 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😅

    • @ZakariyeMaxamed-vj5ot
      @ZakariyeMaxamed-vj5ot 10 หลายเดือนก่อน +1

      Gawadha ya hasto mey imado su wax u dhacay iyo dumanti ila timado cadeyso abayo waxey usku qarisay aya mesha mesha ku juro allah wada cafiyo cudurkas maxaba macqul allah in 2027 dawadisa so baxdo wayo hada mida hows udhigeyso dawo wax ma dhanto hadal le yana lugu dilin cuduro ka daran aya jiro horta uk hergab cml bu kayahy halis alaliyo amizon halaga so adegto howsha hadi lugu warero aniga nag bonbolo ah aya so gadan laha wawerey war yana lusku babi in plse 😢

    • @naagnool4127
      @naagnool4127 10 หลายเดือนก่อน +2

      @@ZakariyeMaxamed-vj5ot Ma iyada is qarisay iyada ayaaba inta is keentay? Gabadhuna waa is cadeysay ee ninku ha is cadeeyo. Gabara laheystana qof ma dhihin ee is daji

    • @aminaabyan6373
      @aminaabyan6373 10 หลายเดือนก่อน

      Waa sax isagaba waan u hiilin lahayn

    • @Hodanmoh15
      @Hodanmoh15 10 หลายเดือนก่อน +2

      @@ZakariyeMaxamed-vj5otwaar gabdhu haday been sheegayso 2018 ayay ka sheekaysay qisaded wana isku af wana la badhay waliba iyado diidaysa adigon ciidna qabiil ku raciin siida runta waxa uu eeg adigon qofna qabiil ku raciin 3 jeeraba la waraystay iyda ridawn isaaq isna saadex jeerbu waraystay hoortena lagu badhay isna siido kale 😢

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 10 หลายเดือนก่อน +7

    Reer saylaan dad wanagsan oo wadado ah baa lagu ogaa laakiin allah baa wax og xanunkana alle baa kena ee Yan Lay's nicin somali waa.dad walalo ah oo wanagsan gabdha alle ha cafiyo inshallaah cabdi xafid asagu shalay si sax ah buu u hadlay yaan hadalka la xumayn gabadha iyo wiilku waa.dad.labadena garab ah ee an uducayno labdooda hadalada inaga dhafa alle hayna wada xifdiyo mahadsanid cabdi xafiid

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 10 หลายเดือนก่อน

      Walee reerkisa ka maqlay sheekadaan !!! Marka aynu isdajino

  • @AK47571
    @AK47571 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah thank 😊😊 abdixafid lakine Hassan sii caad haa isku baraxo sii runta loo ogaado inshallah 🤲🏾 xaqu oo cadan

  • @fathiahmed1468
    @fathiahmed1468 10 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you for clarifying Abdihafid
    This is a sensitive case

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 10 หลายเดือนก่อน +13

    Aabo wanagsan baad tahay allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga❤walahi ma rabin in ad ka qado waraysi😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @najmayaasir7855
    @najmayaasir7855 9 หลายเดือนก่อน

    Well done cabdixafid this justice maasha allah

  • @adenhassan4254
    @adenhassan4254 10 หลายเดือนก่อน +26

    Well done 👏 ✔️ Next time when someone contact you your team...make sure that he/she has enough information and witness .
    Wbtf

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  10 หลายเดือนก่อน +109

    FADLAN #LIKE | #SHARE | #SUBSCRIBE THANKS 👍😀😘GUULAYSTA th-cam.com/video/RWhSFp71NFc/w-d-xo.html

    • @munadeg-aware1022
      @munadeg-aware1022 10 หลายเดือนก่อน +4

      Waxad tahay wariye caqli iyo Cilmi Allah swt ku manaystay e yey ku wareerin Somali hadal iyo xumaan shaydan ku ibtileeyey xafidu Allah cabdixaafid keep going bro ❤

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 10 หลายเดือนก่อน +1

      ​​@BRITSOMALITV midna ogow in gabadha live iskuma baarin vido lasoo jar jaray baa qolof naloo soo sawiray marka ha ku deg degin ninka hadii run la rabo labada inta isku meel la galeeyo si toos ah ha loo baaro camira soo daawo video gabadha u dambeeyey wax la xaqiijin karo ma ahayn oo ridwaan live kuma jirin sawir na tusay

    • @Hibo6875
      @Hibo6875 10 หลายเดือนก่อน +3

      Xaruunta lagu baaraayo yeey noqon mid isaga laso heshiyay ha noqoto hospital ween aat adiga geeysay inaat iga qaadato ayaan rajeynaayaa 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @Hibo6875
      @Hibo6875 10 หลายเดือนก่อน +1

      😢😢😢1 ninkaas hadu nayroopi yimaado waxa suurta gal ah ridwaan iyo gawadhiba inu dilo u lacag adeeg sado hadu run sheegaayo mu halkiisa isku baaro u halka kaga haro keenya waa meesha ugu badan musuq maasuq u badan lacag ayu adeegsanaaya dhibaato ayu gaarsiinaya xarig iyo dilba

    • @Footballgamer1589
      @Footballgamer1589 10 หลายเดือนก่อน +1

      War adeer anagu war uma hayno ilaahay baa xaqiiqada og! Laakiin waa la baadhi karaa arintan! Sidoo kale gabadhii ayaad iyadana wici kartaa oo waraysan kartaa,

  • @Fatamaahamed-vh7or
    @Fatamaahamed-vh7or 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah cabdixafiid waan ku dhageysan hore u soco walalo

  • @ayanmuuse4620
    @ayanmuuse4620 10 หลายเดือนก่อน +14

    C/Xafid hada laftigeda ayad been shegaysa waraysigi hore waxad ku tiri waxan ogahay inaad xaas iyo caruur ay ku joogan halkan yacni UK
    Marka maad sidaad ii sheegtay ee waxaad tidhi anoo og
    Warya cabdi ilaahay ka baq aakhiro dhinaga abor baleh walidka oo aad aduunka ugu jeceshahay kula gali mayaan aakhiro wll isa sax

    • @AbdiqaniGadari
      @AbdiqaniGadari 10 หลายเดือนก่อน +1

      Caadi u dhux ,Gooni wareysiga Ka hor Buu waydiiyey

    • @ayanmuuse4620
      @ayanmuuse4620 10 หลายเดือนก่อน +4

      @@AbdiqaniGadari adigu si fiican u akhri qoralkayga waxaan ogahay iyo waxad ii sheegtay labo erey ayey kala yihiin waraysigi hore wuxuu yiri waxaan ogahay inay xaas iyo caruur ku joogan halkan waxay ahayd inuu dhaho waxad ii sheegtay inaad xaas iyo caruur ay halkan ku joogan so wll C/Xafid hadu khaldan yahay intas unban ana sheegay mahadsanid

    • @fariida6236
      @fariida6236 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayanmuuse4620 abaayo waa bini Adam waalaga yaaba inu si qaldan uyiri lkin hada wuu garnaqsaday

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 10 หลายเดือนก่อน +5

    ❤❤❤ wlh jawab muhim ayuu ka baxshay intan ka aqaney edemahan uma qalmin balse qof niyad safiya waxba kama halaban ka raali noqo ugaas

  • @QodarAbdulahi
    @QodarAbdulahi 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waad gar nokhsatay waana sida wanaagsan allaha ku xifdiyo akhii

  • @MaxamedMuslim-6
    @MaxamedMuslim-6 10 หลายเดือนก่อน +2

    5 Gabdhood Alle ha ku barakeeyo wll

  • @fankafarah701
    @fankafarah701 10 หลายเดือนก่อน +1

    masha Allah walaalkay ilaahay Haku barakeeyo waad isbari yeeshay waadna ku mahadsan tahay shalay waanba kaa naxnay sida aad u qaaday waraysiga

  • @munagaraad8375
    @munagaraad8375 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allh illhy haku karaameeyo sifiican baad noogu faahfaahisay wll mahadsid

  • @goldenkhalif7111
    @goldenkhalif7111 10 หลายเดือนก่อน +1

    Legend cabdixaafid ❤❤well said buddy 🎉

  • @AhmedJubba-kn7sq
    @AhmedJubba-kn7sq 9 หลายเดือนก่อน

    Waa hadal nin wayn abdixafid mahadsanid

  • @ahmedolow7623
    @ahmedolow7623 10 หลายเดือนก่อน +7

    aad baad u mahadsan tahay, 30 daqiiqo waxaad sharxaysay waxay ahayd ixtiraam aad u heyso daawadayaasha lakin sida xaqiiqdi ah looma baahneyn in intaas waqti ku lumiso waayo adga waxaad ahayd wariye shaqadiisana tahay war gudbiye ama warkas ha qurxanaado ama ha foolxumaado ama farxad ha ahaado ama murugo shaqo kuma lihid adiga shaqaada waa qabsatay waana ku mahadsan tahay waxaa tahay wariyaha kaliya aan ka dhadhan sano diin iyo wadanimo. guuleeyso

  • @cabdikarinibrahim9604
    @cabdikarinibrahim9604 10 หลายเดือนก่อน +1

    masha allah sxb sharaf ayaa leedahay waana xaqiiq in aadan aheen caada qaate aniga ayaa qiraya oo tahay nin mudakar ah oo masuul ah allah yaxfadak adiga iyo caruurtaada iyoo waalidkaagaba wa hubaal in aadan aheen nin qabiil

  • @liinmango3656
    @liinmango3656 10 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadhas waad uu hilisay madama aduunkana aad uu sheegtay iin uu usocdo nairobi. Thank u

  • @SeymabCisman-fe4et
    @SeymabCisman-fe4et 9 หลายเดือนก่อน

    Mashalha guuleso xafidahula

  • @SSTV2
    @SSTV2 10 หลายเดือนก่อน +1

    Good Lucky Abdihafid

  • @mohamoudnur5215
    @mohamoudnur5215 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid laakiin Waa la dhimanaya ee ilahay halaga cabsado adoo cid u eexan si cadalda arinka u baar hadii kale ninku gabdho kale ayuu qaadsiin

  • @mustihaji97
    @mustihaji97 9 หลายเดือนก่อน

    Thank you Abdihafid qaladkii kaa dhacay waad saxday waan rajaynayaa ninkaas inu cadaalada hor yimaado gabadhaas maskiinta ah nolosheedi wuu burburiyay

  • @UbahSheikdon
    @UbahSheikdon 9 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah wariye rug Cade aha👏🏼👏🏿👏🏼

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 10 หลายเดือนก่อน

    Thanks abdi warkada waa cadyahay👏🏾👏🏾

  • @naimaahmed346
    @naimaahmed346 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha Allh Allh ku sharfo waad is bari yeeshay walal waana na shaafisay xaqa Allh iftiimiyo

  • @nasraismail1661
    @nasraismail1661 9 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah ABTI Macan Allé ha ku xafido❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @munirawarsame3353
    @munirawarsame3353 10 หลายเดือนก่อน +3

    Walaalo absolutely 💯 well done masha Allah rabbi cadaalad buu na farey marka waa in aan xaqiiqda ka run sheegna well done

  • @maryuuntiiw4816
    @maryuuntiiw4816 9 หลายเดือนก่อน

    Mash allh abdixafid wa muwadiin iyo saxaafi dacaad ah guleeysoo

  • @iglanahmed4348
    @iglanahmed4348 10 หลายเดือนก่อน

    👍👍👍👍👍👍👍waa gar layaqaano nabee 😊

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v 10 หลายเดือนก่อน +2

    Alaylehe meesheedii baad dhigtay hadal badani haan ma buushee.Well done 👍

  • @AmosMamos-b9h
    @AmosMamos-b9h 9 หลายเดือนก่อน

    I LIVE IN THE UK AND U CAN RECORD WHAT EVER U WANT

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dadashay cabdixafid Kher Allaha kusiiyo,ninkaan ila mereyso uwadaa siduu isku badalaayo Waa aragtay

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 10 หลายเดือนก่อน +8

    Masha Allah, waa isbariyeshey waana sidii lagugu yiqiin, aharaf iyo karamo ayaad mudan
    tahay
    Horeyna laguguma aqoon qabyad iyo qashin ❤❤❤

  • @ayaanmohamed154
    @ayaanmohamed154 10 หลายเดือนก่อน +1

    Walal waxad awoodid waad samaysay thanks gabadhaa walashen ah xageeda ilahay hasiiyo gabadhaan Deeqa waxan isleeyahay indhaha ayay dadkii u furtey Is ilaasha somaliyay isna baara before guur cidna ha aaminina ilahay ahayn

  • @abdulkadirabdi6325
    @abdulkadirabdi6325 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Cabdi xaafid khayr allaha kusiiyo waa mahadsantahay you did good job brother

  • @hafuusshiine
    @hafuusshiine 10 หลายเดือนก่อน +2

    Thanks to u for understand us and defining your dignity

  • @rahmaabdirahman1670
    @rahmaabdirahman1670 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allh dadki u hiiliyy ee ku gu kalify inad video gas so dubto oo farimo kuso diran Ilahay abalkina jano haka dhigo wad u hilisen gabdha maskinta ah 14 sano ka dib 😢 masha Allh

  • @munisha163
    @munisha163 10 หลายเดือนก่อน

    Shukran jasakalahu qeeral jasaa
    Inan wanaagsan ayaatahy

  • @tatimoussa2179
    @tatimoussa2179 10 หลายเดือนก่อน +1

    Machallah tabarakallah Gessi abdi xafid

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 9 หลายเดือนก่อน

    danks walalkjsa

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allaah ❤Cabdixafid waa Garnaqsatay walaalkeey Alle ha Ku xafido❤

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi 10 หลายเดือนก่อน

    Cabdi xaafid masha allah ilaahay haku xafido sida xaqa uilaliso❤❤❤

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack5542 10 หลายเดือนก่อน +2

    M.a abdihafid nin qabiil iyo dulmi midna lagu barty mhn guulayso inna adeer......intaan ku arkayay damqasho iyo damiir xariiraan kugu barty allha ku shrfo boqor

  • @muwahibcali3386
    @muwahibcali3386 9 หลายเดือนก่อน

    Mansha allah waad dadashey allah ayase runta og oo wax xugmin kara allow qofki dulman uu gargaar oo garab sii 😢😢😢

  • @HiboMohamoud-o3j
    @HiboMohamoud-o3j 10 หลายเดือนก่อน

    Sax wllo abdixafid wad is Bari yeshay Mashalah hore u soco

  • @Hani-h5g
    @Hani-h5g 10 หลายเดือนก่อน

    Well done Bro,👏🏽

  • @AishaAbdi-m9r
    @AishaAbdi-m9r 10 หลายเดือนก่อน

    Very good abdixafid well dine❤

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 10 หลายเดือนก่อน

    Ma sha allah Abdihafid ilaahay haku xafido

  • @omarmohamed-vn7zs
    @omarmohamed-vn7zs 10 หลายเดือนก่อน

    Manshaallah abdihafid waxad kumahadsantahay sidad oga garbaxda team brit somali tv.

  • @ifrahbahasamatar2617
    @ifrahbahasamatar2617 9 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah wll Thank you

  • @ubahsaid9043
    @ubahsaid9043 10 หลายเดือนก่อน

    Mashalah. Thank walal waad nah qacanisayiih 👏😩 tugah nagah So qabiinah waayo gabartu rabah inu dhib ugistooh😳

  • @sahraabdi1589
    @sahraabdi1589 10 หลายเดือนก่อน

    Good job A/xaafid sax weeye taas waa tii lagaa sugayey bro

  • @NASRUDIIN87
    @NASRUDIIN87 10 หลายเดือนก่อน

    Thank you Abdihafid

  • @DrAliMohamed
    @DrAliMohamed 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah Guuleyso Saxafi

  • @Sultana17930
    @Sultana17930 9 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ilahay haku xafido

  • @fathiadjama
    @fathiadjama 10 หลายเดือนก่อน +1

    🎉 Macha Allah, Cabdixafid. Warku waa cadyahay. Allah ha idin barakeeyo sidaad u dadaalaysaan.

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 10 หลายเดือนก่อน +12

    bismillah asc xasbunallah wanicmal wakiil illahow naga badbaadi inta qabtana kabad baadi aamiin yarabi

  • @mahamudjamamahamud
    @mahamudjamamahamud 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah cabdixafid alle haku xagido faamaliga❤

  • @AhmedOmarIlmi-zl6qo
    @AhmedOmarIlmi-zl6qo 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah allaha kuu daayo sxb

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 10 หลายเดือนก่อน +1

    MaanshaAllaah tabaaraklaah wllk cabdixafid 👏👏👏👏👏✅️✅️✅️✅️🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺

  • @ayancadey7985
    @ayancadey7985 10 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely c/xaafid si fcn sameysay thnks wll na cafi qaladki hore dhcy👍🥰

  • @kaltunmohammed4409
    @kaltunmohammed4409 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha ilaahay ha ku xafido wllo
    Well done 👏 👏 👏

  • @MohamedMohamed-m7u8r
    @MohamedMohamed-m7u8r 10 หลายเดือนก่อน

    Abdihafid you’re really Trying to do your best

  • @hiboabdi350
    @hiboabdi350 10 หลายเดือนก่อน +7

    Brilliant Inteview we can’t trust the woman both sides should come together we can’t just trust someone she might have got it somewhere Allah knows best he should come kenya 🇰🇪💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

    • @bintuzahraa
      @bintuzahraa 10 หลายเดือนก่อน +1

      Do you think if he comes to Kenya inee cadaalad ka dhaceyso anyway aniga sidee ilatahay meeshuu joogo ayuu isku bari yeeli karaa Kenya wexeeda dhan waa laaluush

    • @zahrahassan9627
      @zahrahassan9627 10 หลายเดือนก่อน

      What do you mean somewhere? Subhanallah She was his wife

  • @mariaismail6817
    @mariaismail6817 10 หลายเดือนก่อน

    Xasha wax lagushegy c/xafid qof ilaahy xafidy dulmin ogalen gabdhaha somliyedn madax u saranyihn allh kuxafido wll

  • @fardusa411
    @fardusa411 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid waan idinsigaynaa insha Allah
    Gabadha iyo wiilkaba in ay caqooda helaan oo lakalasaaro waa waxa ugu fiican❤

  • @Anab-x7p
    @Anab-x7p 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah tabaraka lah abdi xafid 😂😂😂😂😂 wlhi wan qoslay wax kala malaqoslin ee waxan ku qoslay msg yada laqoray odhan sad ogu sojawabtay intasne waxey katahay inad naqan ciiso shugran wan ka qabna wllkey 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 10 หลายเดือนก่อน

    Masha.Allah. guuleyso ❤❤❤

  • @yurubhashi8372
    @yurubhashi8372 10 หลายเดือนก่อน +1

    Marshall, and keep going and well done.

  • @Ahmedshaah123Mahmod
    @Ahmedshaah123Mahmod 10 หลายเดือนก่อน

    Si wanaagsan baad yeeshay mahadsanid

  • @hassanhassandahgo4790
    @hassanhassandahgo4790 10 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah wad masntaxi abdixaafid

  • @deeqoibrahimmohamed233
    @deeqoibrahimmohamed233 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you c/ xafidow ❤

  • @fahima6186
    @fahima6186 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah Tabarakllh may Allah SWT make it easy for you and him. @Abdulhafith👍. And I also pray to Allah SWT to make everything easy for our sister and get well soon 🔜 INSHA ALLAH امين يا الله 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @zakariarashidabdi1753
    @zakariarashidabdi1753 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah abdi hafid run ahaanti aniga wanagaas waan kafilaaye marnaba aniga kamaan shakin shaqsiyadada ilaah haku xafido xaqane ilaah unba ogg lkn hasaan meeris meeris ayaan kadareemay xita wareysiga uubixiyay musan aheyn qof is huba

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Allah ku barakeeyo

  • @mahadoabdichannel7747
    @mahadoabdichannel7747 10 หลายเดือนก่อน +4

    Well done brother, you are really an honest man I like how you clear the problems, mashallah, may Allah bless and protect you and your family inshallah 🎉🎉🎉👑👑👑👑

  • @AmiraDegan
    @AmiraDegan 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks wariye abdixafid waan kugu kalsonahay

  • @abdimfarhan
    @abdimfarhan 10 หลายเดือนก่อน +1

    Good hadda garnaqsadaty sida waaa ka sugeynay oo waaa qanacnay qaabka u hadashay oo aad u fahfahisay sida eey wax u jiran good point

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 10 หลายเดือนก่อน

    Abdihafid masha allah sifiican baad dadka u qancisay

  • @ladanhussein1834
    @ladanhussein1834 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hadal nin masuul ku hadlo waad ku hadashay allaahuma baarik hablahaga illaahay habarakeeyo mnshallah,well done ✅ hassan bay dul hogonaysaa illahay deeqa haka caafiyo😢

  • @cadaraden5211
    @cadaraden5211 10 หลายเดือนก่อน

    Thank you brother

  • @caydaruusadanclahi5717
    @caydaruusadanclahi5717 10 หลายเดือนก่อน +1

    Adigana ALLAAH haku dhawro aduunka iyo aakhiraba

  • @anisahersi8392
    @anisahersi8392 10 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah tabarak thanks for listening to us I hope everything will get well 🎉

  • @mohamuddahir9981
    @mohamuddahir9981 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaha cabdi xafid Thank you illahay ha ku xifdiyo❤❤❤❤⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘⚘❤❤❤❤❤

  • @sahrofarah7451
    @sahrofarah7451 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abdihafid waad garnaqsatay thanks brother