MOHAMED KADHEERI ≈Dhowrsan≈ New Somali Music |Official Video 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024
  • เพลง

ความคิดเห็น • 705

  • @KornelAbdi
    @KornelAbdi  3 ปีที่แล้ว +25

    instagram.com/kornel.abdi/

  • @abshirsheikahmed6485
    @abshirsheikahmed6485 4 ปีที่แล้ว +59

    Love aan ku’ahay heestan Arooskeega laga daaray Love my Queen Xamdi I love you . Xasuus gaara 2019/04/16 . Jaceelku hawaaro . Loveta ha iga ilaawin marwalba. Thanx

  • @sultancarte4258
    @sultancarte4258 5 ปีที่แล้ว +219

    Heestaan mudo hal isbuuc ah radinayay ugu danbeynti manta helay 🎧🎧🎧🔥🔥🔥
    Inta daren goniya sisay hestan like me

  • @nadiiramaxamed4927
    @nadiiramaxamed4927 5 ปีที่แล้ว +103

    Bisinka dadkiiba wadafanan ayay noqdeen ilaahey kheyrka heydinku hanuunsho

  • @yasminibrahim9113
    @yasminibrahim9113 4 ปีที่แล้ว +80

    Whose back after quarantine to watch this amazing song

  • @filsannuura2352
    @filsannuura2352 5 ปีที่แล้ว +196

    Kornel Abdi Is the best Wiilkan cod baa ku dhamaaday Hesstana inta ila Aragtay inay Safwan Halac iyo Ayana U egtahay like I saara kornel Abdi Horey U soco

    • @mosalat7086
      @mosalat7086 5 ปีที่แล้ว

      Filsan Nuura musica hal nin ayaa u tumay sheegow bishaar

    • @sahanmediapro1054
      @sahanmediapro1054 5 ปีที่แล้ว

      Filsan Nuura music abdi rashiid Cali xamari Ayaa tumay laxanka Moyee inta kale Way Isaga Eeg Yihiin

  • @muna455
    @muna455 5 ปีที่แล้ว +159

    xabiibkay aan dunida ugu jeclahay baa heestaan iso diray ❤️❤️thank you babe love you❤️ gacaliye you are my world ❤️❤️A❤️❤️

    • @adnankhalif6345
      @adnankhalif6345 5 ปีที่แล้ว +8

      Hees muxiba xambarsan ayuu kuso direy wanaji oo xuman ka dhoowr 👍⚘♾

    • @quruxbadanqayowcn5410
      @quruxbadanqayowcn5410 5 ปีที่แล้ว

      L

    • @muna455
      @muna455 5 ปีที่แล้ว +3

      @@adnankhalif6345 absolutely thanks
      xumaan iyo dhib uma quuro waa nafta aan dunida ugu jeclahay ❤️A❤️

    • @adnankhalif6345
      @adnankhalif6345 5 ปีที่แล้ว +1

      @@muna455 waan kugu kalsoonhy walal qaali ha waaro jaceylkiina
      (A) salan sare ıga garsi keep goin

    • @alihaykal7439
      @alihaykal7439 5 ปีที่แล้ว

      Baq baq markaa...........

  • @Shaakirmahamuud
    @Shaakirmahamuud 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaw heestaan caadi maahan qalbiga ayee i taabatay inkastoo jclkeyga ila joogta inyo suldaanka i dhashay Bbe uuuuumac in badan faraxd igu nolaada Deeqa bintu cukaash inta is jcl like.t iska reeba

  • @Tk-nr7nm
    @Tk-nr7nm 5 ปีที่แล้ว +578

    Inta jiif Ku dawanayso oo hadana comentiyada aqrinayso like-ta😍😍😍

  • @fowsiyodaahir6692
    @fowsiyodaahir6692 4 ปีที่แล้ว +7

    Codka 100%
    Stly 100%
    Dhan kasta ka dhisanyahaya caadi ma aha masha allah Flanagan taagero tahay

  • @moham.h.c3593
    @moham.h.c3593 5 ปีที่แล้ว +151

    inta codka ku riyaaqday like yeysan ila dhaafin boqorka codka 🤗

    • @Fahima4498
      @Fahima4498 5 ปีที่แล้ว +1

      man och till mariama

    • @boqoradadumarka2059
      @boqoradadumarka2059 5 ปีที่แล้ว +1

      Jiilka hada jiro oo koobka uhaayaa wallee cod ku dhamaaday masha allh ❣️❣️❣️👈

    • @moham.h.c3593
      @moham.h.c3593 5 ปีที่แล้ว

      @@boqoradadumarka2059 😍😍😍😍😍😍

    • @boqoradadumarka2059
      @boqoradadumarka2059 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed jecelow ❤️❤️❤️❤️👈

    • @moham.h.c3593
      @moham.h.c3593 5 ปีที่แล้ว

      @@boqoradadumarka2059 💘💘💘💘💘💘💘👈

  • @FaraAhmetAli
    @FaraAhmetAli 6 หลายเดือนก่อน +2

    2019 dhagaysan jiray😊

  • @abdullahiabshir4344
    @abdullahiabshir4344 5 ปีที่แล้ว +175

    Inta u jacyl hayo 2019, o heestan ka heshay❤️ m❤️ like saar

  • @naima1.5.75
    @naima1.5.75 5 ปีที่แล้ว +62

    Cod iyo ereyo is helay
    Dhayihi ku arka u dheeftahy
    Mar qura ku dhugta ku dhertahay
    Dhawaqaaqa dhagaha culayoo
    Liketa kusi dhaaf❤❤❤

  • @maanjama
    @maanjama 5 ปีที่แล้ว +222

    Inta stutuska kuzzo argty like😘❤

  • @shamsoqueen488
    @shamsoqueen488 5 ปีที่แล้ว +7

    Dhowrsaan Waa magacu igu wacyo nolasheydii 😍😍😍😍

  • @saamiyabashiir9557
    @saamiyabashiir9557 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha allh fanankena qaliga ah hda rer kismayo thy like hailadhafin👍😍😘😘

    • @dyamoog1028
      @dyamoog1028 4 ปีที่แล้ว

      Vii afmadoow ❤️❤️❤️💯🙏🏾

  • @nuuradheeman4774
    @nuuradheeman4774 4 ปีที่แล้ว

    Www mgc dheman haa ayaan baa uleeya heesa Mohammed kadheeri Thanks 💟💟💟💟💟💥

  • @micraajolaad1165
    @micraajolaad1165 3 ปีที่แล้ว +12

    I used to come out of the exam and I used to listen to it because of my hard life.

  • @moemahir3384
    @moemahir3384 5 ปีที่แล้ว +61

    muqalka 100%
    Mirahaa 100%
    Laxanka 100%
    Codka 95 100%
    Style. 89%
    Hadaa Igu racday like haila Dhafin

    • @abdirolandoproduction8912
      @abdirolandoproduction8912 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkk ninka wayn uu ciyaal camal usoo labisto ma rabtaa xishoo sxp

    • @abdirolandoproduction8912
      @abdirolandoproduction8912 5 ปีที่แล้ว +1

      Style 110%

    • @nimoahmed7189
      @nimoahmed7189 5 ปีที่แล้ว

      Style 45% inta kale agree

    • @moemahir3384
      @moemahir3384 5 ปีที่แล้ว

      @@nimoahmed7189
      Xogaa wuiskaa dhisayaa madamaa hestisaay ogu horaaysay aay taahy

    • @zafwaaanipraahin725
      @zafwaaanipraahin725 5 ปีที่แล้ว

      Codkiisa inad 110%tidhahdey ahyd style ka waba caadiye

  • @maankacadeey2653
    @maankacadeey2653 5 ปีที่แล้ว

    M.a wall codkaada aad buu umacanyahay maahan mid loogu tala galay fitnada inu faafiya ee wa midki quranka loogu tala galay wax badan kuma oranaayo ilahey wadada saxda ah hainagu soo wada hanuunsho😍❤dar alle ku jeclahay

  • @najiibtarabi5412
    @najiibtarabi5412 5 ปีที่แล้ว +49

    1M hestan way gaaree soomaliyeed meel ku qorta🙏

    • @aminadaahir2844
      @aminadaahir2844 5 ปีที่แล้ว

      Wayba gaadhey 1m

    • @amiiraadan3017
      @amiiraadan3017 5 ปีที่แล้ว +1

      Waaba gaadhay brother 🙏🙏👌👌👌

    • @fatmahassan7902
      @fatmahassan7902 5 ปีที่แล้ว +1

      Wey gaartay laakiin cadaalad looma falin walee waa hees jirto weliba erayada macaan

  • @qanciyemedia8374
    @qanciyemedia8374 5 ปีที่แล้ว +47

    Erayda 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    Codka 100%
    Stelka 100%
    Camorra 100%

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 5 ปีที่แล้ว +5

    woow heeskan cadi mahan fanankan magaca iyo codkaba wan wadagnaa 👍👍👍

  • @daadirm2669
    @daadirm2669 5 ปีที่แล้ว +7

    Abwan bakaal axzan erayo zxp qli allaha ku xafido nin aan khartoum waayo kuwada qaadanay apwaane horay usoco👑

  • @niniineima2834
    @niniineima2834 5 ปีที่แล้ว +18

    Intu Jaceylku dhib ku hayo la joogta kana tagi la aniga 1✋😔😔

  • @apdiaziiz4520
    @apdiaziiz4520 5 ปีที่แล้ว +9

    Dhaayihi ku arkaad ku dheertahay hees macaan Fanan dhamays tiran cod & ztyle
    Well done kornel abdi

  • @BashirAhmed-ne4kk
    @BashirAhmed-ne4kk 5 ปีที่แล้ว

    waan kudaalay raadiskeeda walhi quraanka iyo diinta inaan sidaa u raadiyo iigu duceeya wllayal

  • @fatushey9695
    @fatushey9695 3 ปีที่แล้ว +1

    M,a abowe kadheri inolow inbadhan wlhi hestan wan jclhy wa hestaa hesa odan adunkaa lagaqaday ogumacan wlhi mhdsanid

  • @fastfast911
    @fastfast911 5 ปีที่แล้ว +3

    Qalbiga lawa dhinac dhan ba tahay ❤❤

  • @fatushey9695
    @fatushey9695 3 ปีที่แล้ว +2

    M,a Mohamed khaderii ilhun Kuma aragto abowe inolow Inbadan guleyso Abowe mcne

  • @somalilandgirl8019
    @somalilandgirl8019 5 ปีที่แล้ว +15

    Inta singel nimo ku ragtay sidayda hadan heestan ka heeshay bila jacyl❤ 😂😂like 👍

    • @ilhanisse60
      @ilhanisse60 4 ปีที่แล้ว

      Anaa kugu racasan

  • @najmaaliahmed6731
    @najmaaliahmed6731 5 ปีที่แล้ว +6

    Hees Qiiro leh wayeH wlhi mashallah Hore osoco wll QaaliyaH kornel abdi🔥😘👉🧕🔥🔥🔥

  • @ninismood123
    @ninismood123 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestan mid la midaa indhawaale ma maqal #mohamed wllo horimar wacan👏👏👌

  • @muhuboaidid4401
    @muhuboaidid4401 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhu u heesayo wiilkan quruxda bdan wa teeeh farta so taaag 😘

  • @fcwiriqclub1680
    @fcwiriqclub1680 5 ปีที่แล้ว +5

    Al abwaan bakaal surcad wuu kabaxsadaY

  • @boqoradadumarka2059
    @boqoradadumarka2059 5 ปีที่แล้ว

    Dhaayihii ku arkaad udheeftahay mar qura kudhugtaad ku dheertahay dhawaaqaaga dhagaha culayo wwwww ❤️👈boqorka codka

  • @suldaanahmed4235
    @suldaanahmed4235 5 ปีที่แล้ว +2

    hees iyo badh dheeh manta muqalkeda igu horaysa lkn qofkan adunka ugu jecla iso diray thanks hantida qalbigayga love A deeq😘

  • @cabdicaziizyare2832
    @cabdicaziizyare2832 3 ปีที่แล้ว +5

    This song remembering me my Ex💔😥 Nolosha sida aad macalinka b t j kubaray u ilaawi karin ayaana qofka ugu horeeye ee aad si dhaba ujeclaato wiliga u ilaaween now she is a wife alx Anna I have another one but alx lkn waxaan xaqiiqa labada qof ee is fahansan inaysan ishelin badana😔

  • @dhalboqortooyo602
    @dhalboqortooyo602 5 ปีที่แล้ว +2

    Hal abuurka heeska curiye ii raadiya from swedan 💝
    music 100%
    labis 60
    codka 100 %
    laxanku 100 %
    erayada 100 %
    fanaan labiska naga soo giiji gabar kula jishana raadso

  • @shuuriyeyare3023
    @shuuriyeyare3023 5 ปีที่แล้ว +379

    Axyaa yaa hees mohamed kadheeri sxp beautiful song well done horey usoco hit song 👏👏👏
    Korneel sxp hawhsa ha socoto
    Best video ✌️
    Music wa hadlaya 👏👏👏
    Jumca mubarak saaxipayaal

    • @KornelAbdi
      @KornelAbdi  5 ปีที่แล้ว +6

      Shuuriye Yare Thanks Libaax Sare Fanan Waxa Ku Qarsan Ma Sii Shega🤣

    • @shuuriyeyare3023
      @shuuriyeyare3023 5 ปีที่แล้ว +7

      Hhh Kadis baynu kadhigna lipaax sidaanu isla ogayne

    • @dachaji2019
      @dachaji2019 5 ปีที่แล้ว +3

      kornel heesaha caption usameeya bilaacalyk anaga inana qabanaa waqti nagu qaadanooyso

    • @abdirisaqyare1461
      @abdirisaqyare1461 5 ปีที่แล้ว +1

      Kornel job well done 👍🎶

    • @moomar1989
      @moomar1989 5 ปีที่แล้ว

      @@shuuriyeyare3023 fanaan cod ku dhamaaday keep going libaax

  • @amaanamaan4994
    @amaanamaan4994 5 ปีที่แล้ว +2

    Heestaan cadi ma ahan best song hore u soco sxp codkga waa qatar

  • @Abdifitah1122
    @Abdifitah1122 5 หลายเดือนก่อน +1

    2024 still i love this song🤗🔥

  • @suatomar8434
    @suatomar8434 5 ปีที่แล้ว +1

    In badan ban radinayey heestan qofka qada manta helay
    Heestiii hesaha❤❤❤❤❤

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 5 ปีที่แล้ว +1

    Wow qof qaali ah ayaa isoo diry
    Thanksa wlh waan ka helay💖💖💖💖💖💖💖💖👏👏👏👏

  • @abdirisaqyare1461
    @abdirisaqyare1461 5 ปีที่แล้ว +4

    This is gonna be one of my favorite song of this year 👌well done

  • @sadam5351
    @sadam5351 5 ปีที่แล้ว +10

    Wllhi heestan waati aduunka good job korneel and ksdheeri🔥🔥🔥

  • @nimconuura5608
    @nimconuura5608 5 ปีที่แล้ว +34

    Dhalaalkana Dheeyman baatahy ✅
    Dhal Culimiyo Dhowrsan Baatay
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️Aniga Ayuu Iga Hadlaya Kadheri waad ka soo shaqesay muqalkan kornel Horey Usoco

  • @ubaheyabdulkarim800
    @ubaheyabdulkarim800 5 ปีที่แล้ว +1

    Qebta aad suniyaha kor uqadhii mashsaAllah so sweet ## like yaqee

  • @abdihakimsankus5797
    @abdihakimsankus5797 5 ปีที่แล้ว +198

    Raxaweyn like looma saarayo miya

    • @somalilandgirl8019
      @somalilandgirl8019 5 ปีที่แล้ว +6

      Haa raxweyn Dhal culumo
      My queen aya ah wan idnka danbeyw walhi love from somaliland
      Isaaq
      Suber awal
      Sacad muuse
      Xusen abkor
      ❤❤❤❤

    • @zacimaspurs9100
      @zacimaspurs9100 5 ปีที่แล้ว +9

      Tuugsiga hadana ma liketi buu idin ka galay 🤣

    • @ayanhassan2177
      @ayanhassan2177 5 ปีที่แล้ว

      Dhal boqortoyo somali dhalad wad ledahy like ka badan 😍❤

    • @mahamedhabane6609
      @mahamedhabane6609 5 ปีที่แล้ว

      Yurub genyo raxanwaynta halken iska soo galnaa

    • @nasabboy3580
      @nasabboy3580 5 ปีที่แล้ว

      @@zacimaspurs9100 😂😂😂

  • @hamdamahamed7577
    @hamdamahamed7577 5 ปีที่แล้ว

    hesta waxaan soo raadiyoba hadaan nasiib waa isla kulmey wow mnshaa allh

  • @ugaaskagabdhisaa7954
    @ugaaskagabdhisaa7954 5 ปีที่แล้ว +44

    My king codkaga wa malabka o kale❤️❤️❤️💯💋💋💋👌 rabi haika xifdiyo

  • @mohamedabdikarinmohamud5496
    @mohamedabdikarinmohamud5496 5 ปีที่แล้ว +5

    Yaa jaceyl hayo 2019 oo heestan fiirsanaayo

  • @rijaal4rl
    @rijaal4rl 5 ปีที่แล้ว +5

    Best Song WllHi Waa Hees Aad U Macaan❤👌Hdd heeska Ka Heshay Like ii Saar plz☝❤

  • @farhandalnurshe3009
    @farhandalnurshe3009 5 ปีที่แล้ว +4

    BesT Song 1million Waa Gaadhi Kartaa🇸🇴👈

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 5 ปีที่แล้ว +4

    Inta laxankii safwaan iyo ayaana maqashay like i amaahiya😂😋

  • @abdirisaaq3358
    @abdirisaaq3358 5 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan bakaal surcad heestaan waad ka baxsatay like hala saaro inta abwankala dhacday

  • @abdallaahmed6025
    @abdallaahmed6025 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxay aheyd maaLintii ay aduunka kusoo piirtay ayada wana dhalashadeedi #17 , markay xafladii dhamaatay ayaan waxan wada galnay qolkeeda anigoo yaapan waxay samay doonto ayey earphone soo qaadatay dhagna gashatay anna dhagtii kale ii galisey waxan dhagaysamey heestan ilaa 20 jeer maalintaas ilaa intay ayada garabkayga kaga zeexanayzay ❤💑
    Hadii aad la dhagaystay heestan qoFkaad jecleed naziip pad leedahay ilahayna hani izku keen daayo aamin 🙏

  • @unitedkingdomnazrinunitedk2178
    @unitedkingdomnazrinunitedk2178 5 ปีที่แล้ว +3

    Hesta inbadan radinayey iminka helay nice fanan ❤❤❤

  • @faraxfaraxsan4436
    @faraxfaraxsan4436 5 ปีที่แล้ว

    Www hees iyo badh nolosheyda aan dunida ugi jeclhy ayaa iisoo diray hore usoco fanan cod ku dhamaday lagama sheekeyn karo heestani

  • @azadcaraale8283
    @azadcaraale8283 5 ปีที่แล้ว +1

    Inta aaminsan inay Heztani Hit Noqonayzo oo ay dhaafayzo 3 Million+ Like Here

  • @Mohamedahmed2022
    @Mohamedahmed2022 5 ปีที่แล้ว +1

    Qalbiga laba dhinac dhanbaad tahay💉🔥🔐

  • @nimcoabdi7868
    @nimcoabdi7868 5 ปีที่แล้ว +18

    Codk 100%
    Miraha 100%
    Laxanka 100%
    Muuqaalka 100%
    Inta ba waa ka maraysaa wllo

  • @umuilwaad8492
    @umuilwaad8492 5 ปีที่แล้ว +3

    Hestan macaankeyga isoo diray wlh wana i dhiro galin ayado.mid xun i bahdilayo i dhahayo sharaf ma.lehid.inaan sharaf leyahay ayo i shegay waloow An ogaa marwalbo sharafka iyo cisiga aan leyahay ano intaas ah ayaan isku duleyay dhaqanka goba nimo.dhal baan ahay walee my Lovely Husband M.ed Aminkey thnx xubi kuma wayo

  • @asmasaed2393
    @asmasaed2393 5 ปีที่แล้ว

    *_Qalbiga laba dhinac Dhanba Tahay Laf dhabariyo dhiig wada Tahay Nice Song Ummmac💋💋💯💯🔥🔥_*

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 5 ปีที่แล้ว +1

    mohamed kodhare fanan cod mcn hore usoco shp cod macaan thy eee hees shidan wyn wlhi

  • @ahmetcadamiinaiman4876
    @ahmetcadamiinaiman4876 5 ปีที่แล้ว

    aaar nii alpo ma.ahan wle watan mahamed kadheri nin zacdda❗

  • @farhanpogba5812
    @farhanpogba5812 5 ปีที่แล้ว

    Ar heetaan waa heestii u kuhoreesay qalbigeega taawatay wallahi ar heestaan wee I kadhax baxday❤❤❤

  • @miskiin_______2393
    @miskiin_______2393 4 ปีที่แล้ว +4

    Intaa dawanaysa 2021 liketa ha ila dhaafina

  • @hibobare775
    @hibobare775 5 ปีที่แล้ว

    Wwww mansha allha Haba MCN cod ilahey wuuu kusiyay alle hanukadaya hormar wacan

  • @yazkaabdi4948
    @yazkaabdi4948 5 ปีที่แล้ว +2

    Qalbiga Laba dhinac dhan baa tahey ❤M😘

  • @faasproduction6386
    @faasproduction6386 5 ปีที่แล้ว +35

    Plhi heestan wey iga gadan tahy 10milion views wa gari kartaa keep going king adi io kornel abdi🇸🇴🙏🏿🙏🏿💥💥🇰🇪🇰🇪💥🙏🏿🙏🏿

  • @dheymaluula4452
    @dheymaluula4452 5 ปีที่แล้ว +1

    Ar heestan gabar oo hijaaban ayaa ku ficneed in lagu so dara asxan hees 😃👏

  • @suldaanseerar9579
    @suldaanseerar9579 5 ปีที่แล้ว +2

    Hesta sanadka weli yaa dawanayo👌

  • @farxiyagure7381
    @farxiyagure7381 5 ปีที่แล้ว

    Weeeweee maxameD kadheri onLy Fananka DarooD ugucodka mcN😍😘

  • @drs.suldishhazzo6541
    @drs.suldishhazzo6541 5 ปีที่แล้ว +6

    This song 😍 is amazing awesome brilliant wilhi his voice is beautiful bro go ahead 👍 you can reach whtver u want to reach hit on. Once again ur voice is amazing 😍😍😍😍🤩🤩🤩😘😘😘

  • @Shuaibtajir
    @Shuaibtajir 5 ปีที่แล้ว +5

    the beast songs I never see and wonderful keep going bro😘😘😘

  • @mohasaid6237
    @mohasaid6237 5 ปีที่แล้ว +1

    Fanaaanka jupaland uso baxay wlh mohamed ka dheeri hor mar wacan pro keyga

  • @inahassan6431
    @inahassan6431 5 ปีที่แล้ว +3

    Wwwww esh cala hes caadi mahan moha horusoco walalkey qali KORNEL Abdi my boro wil boqortoyo keeep going ❤❤❤❤

  • @Sabrasiman9
    @Sabrasiman9 5 ปีที่แล้ว +2

    Dhaayihii ku arkaad ku dheertahy❤

  • @xariiromar2641
    @xariiromar2641 5 ปีที่แล้ว +12

    Kornel Abdi is the best 👯🕺 🎥 miss u bro

    • @kingqeys1045
      @kingqeys1045 5 ปีที่แล้ว

      War sawirkas islameed mxa usaaratay

  • @mumtaazhilwa3647
    @mumtaazhilwa3647 5 ปีที่แล้ว +1

    waaaw quruxloga masha allah wallo allaha ku xafido m kaadheri walhi wan kaa helay

  • @zamzamhassanali6684
    @zamzamhassanali6684 5 ปีที่แล้ว +1

    Wooow eesha calaaa heees
    Axyaaaa cod mustaqbal fiiican

  • @ayooshbintuhassanzubeir5178
    @ayooshbintuhassanzubeir5178 5 ปีที่แล้ว

    Run ahaanti ka hely heestan in badn cod barakeysan alle haku xafido king hormar wcn kuu rajeyna i.sh🤴✔🙋🏽‍♀️🎵🎶

  • @farhiyaali2507
    @farhiyaali2507 5 ปีที่แล้ว +6

    The dude oowwh handsome I say the voice perfect love everything abt him😘😘🤩🤩salute wlll

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 5 ปีที่แล้ว

    Wllhi heestani way iga gadan tahay rayi ahaan aniga 👌👌 caadi maha mahamed kadheeri fanan shidan codna ku darsaday 😎👌👌🙏🙏🙏💑 14/12/2019

  • @GULED.M
    @GULED.M 5 ปีที่แล้ว +4

    Mash allaha muqal qurexbadan k-studio keep going sxpyaaal😎😎😎😎😎😎

  • @yasminali3520
    @yasminali3520 5 ปีที่แล้ว +3

    Woww ManshaaAllah 😍💓👏

  • @KhadraBilan
    @KhadraBilan 5 ปีที่แล้ว

    Dhaqanka gobonimo dhal baa tahay
    Dhawaaqaagaa dhegaha culay
    Allow yaa ii gaadhsiiya ha ii ogaado sidaan ugu ildaranahaye
    Dhabtii ruux loo dhintaa tahay
    Dhibaato loo mutaa tahay
    Dhammi ragaa dheerto
    Dhigaa keli doortaa tahay
    Qalbiga labo dhinac dhan baa tahay
    Laf dhabar iyo dhiig wadaa tahay
    Dhigaa adigaa wax dheer

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +5

    1M coming soon🔥

  • @muslimgirl7838
    @muslimgirl7838 5 ปีที่แล้ว +2

    Hees igadheh shukran wllky kornel abdi muuqalada quruxda badan ee aad marwalba nooso gudbisid🙏❤️

  • @kowtharfanaxley6864
    @kowtharfanaxley6864 5 ปีที่แล้ว +4

    Dhalaalkana dheyman baa tahay Dhal culumiyo dhowrsan baa tahay axyaa hees mohamed kadheeri well done bro kernel abdi 😍👌

    • @queenmaria9140
      @queenmaria9140 5 ปีที่แล้ว

      dhaayihii ku arkaad u dheef thy

  • @amrannoor3247
    @amrannoor3247 5 ปีที่แล้ว +1

    Woow big love bro...waa hes dinac walbo la diyarsan keep going

  • @Saaboali
    @Saaboali 4 ปีที่แล้ว

    Intii 2021 daawaney so ismuujiya hee🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @ruunruuhi1762
    @ruunruuhi1762 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwww heestan jacaylkaga iso diray wlhi caadi maahn love u my world 🌎 ❤️❤️❤️❣️❣️❣️

  • @najmahassan8068
    @najmahassan8068 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa hees qiiro leh 💝💝💝💝

  • @saidali1607
    @saidali1607 5 ปีที่แล้ว

    Heestii igu shidneeyd somali Waa tan allow dhowr gabdhaheena somaliyeed amaan weey ka dhan yihiin love somaliweeyn❤️🌹❤️🌹

  • @malmo4235
    @malmo4235 5 ปีที่แล้ว

    Meel Latuuro Maleh Quruxloow MashaAllah Dhagdhag 🍯🍯🍯🍯 Malab Woooow Madhicin less than 24 Hrs And Almost I Million 🙏🙏🙏👌👌👏🏾👏🏾👏🏾

  • @eggboy3714
    @eggboy3714 5 ปีที่แล้ว +12

    2:46 camera manka ayuu u baaqayaa hadad ila socoto like👍

  • @sakisom1
    @sakisom1 4 ปีที่แล้ว

    Abwaanka heesta markad lajoogto bay heestu macno ledahay a wan bakal surcad wayuhu kuma ciilo sxp markale wan is arki dona insha allah