Waw niyow cadi maba tihid isha ayad jabine baldadow ma ila aragtan fananka caadi ma ahan wllahi ish cala cod illah haku dayo codka ❤❤❤❤❤❤ like iii sara inta ila tagerto kaadhere
Wiilkaa ha cuninaa gabdhow wa wiil kaaso jedo qomiyada somaliyo uguu baadn ugunaa quurxdaa baadn 😍😍😍😍😍 og likee haa iladhafinaa na ala sheydaan Ku yaalee wilkeenaa amany
Ala kaadheeriyaw wll jacyl kuu qaba wlahi xata wan maseeraa mararka qaar heesahaaga qaar arko iyo ado hblo la jooga😥😥😥enywy wlllky wan ku jeclahy runtii
Walahi xasuus baan galay wayo waxaa soxasuus tay xaas keygi lakin waa kala tagnay wayo waxaa nasoo dhax galay shey daan lakin waxaa rajeeyaa inaa isku laabano lakin waxaa kala jognaa somali & yurub ee nosoo duceeya inaa is helno in sha allah
Walalow waxad I xususisay 2011 anigoo xerada qaxotiga ifo jogo ayaa gabar saxibtey ah wil jeclaty sidey u xiri jiren ayuu qiyaamay oo nag arosay markas ayan hurdo xataa iska weynay ala jclka xumaaa wexey ad u dhageysan jirtay hesaha jclka hestan ayana ka mid ahyd😭😭😭
Most of them waxay ku soo qoren allh haku xifdiyo wlhi somali jahilno kkk nin asaga dhan dhambi ku jiro aad u qoresan allh haku xifdiyo war allh kaa cabsaada subxanallh
Ninkaan waa fannaanka kaliya ee badanaa aan dhageysto heessahiisa marka laga hadlayo kuwa hadda soo baxayay, dhanka dumarkana waxaan ku haystaa Alfanaanada Deeqo Afro.
Walal, codkaaga mcn inaad quranka kuaqriso ilahey hakugu hadeeyo Amiin
Adhiga kac kuaqriso maxa udageysani hees haday run katahay quran aqrisa.....ilen quran iyo munkar meel islama galan
Allah hakuhanuuniyo qeerka ayaa kulajeclahay walalkey mcn my former schoolmate
Ninyahow ya hesaha intu kunacsiyo calaf igu kadara enway luv u wllky mcn hees kukuma tageraye allh haka madhoweye
, man sha allh
@@nimcodagan842 lĺ
Miyad sheceshahay maxamed kadheri
Waw niyow cadi maba tihid isha ayad jabine baldadow ma ila aragtan fananka caadi ma ahan wllahi ish cala cod illah haku dayo codka ❤❤❤❤❤❤ like iii sara inta ila tagerto kaadhere
😋
@@axmedsagaar9983 pppppp}p)l
Wiilkaa ha cuninaa gabdhow wa wiil kaaso jedo qomiyada somaliyo uguu baadn ugunaa quurxdaa baadn 😍😍😍😍😍 og likee haa iladhafinaa na ala sheydaan Ku yaalee wilkeenaa amany
War Ogadenow Hadad tol tihiin wiilka igu darsada 🤣🤣Horay u soco Dhal Abwaan macal fanan
Wilku xaas ayu leyahy lkn will dhadheer oo qurxbadan aya ku hayna 😁💚💙❤️
Anaa Adeer u Ah oo kugu Dari Lambar kiisana Haya e isoo Qabo
Inta ila Aragtay in fanaanka gabdha badan is gaad gaad ku hayaan like ha ila dhaafina
Anaa kow ka eh e iso raadi
@@sacdiyolucky1423 asc
wow masha Allah wlhi qurux iyo cod isku darsatay masha allaah ilaahay haku xafido heesaha na hakaa madoobeeyo❤❤❤❤
Wakabahsate legend horii usocoo bloody wanktageraan hesdhaa ad ujdeclaa
Viva mohamed ka dheeri nice song masha allah waad cod macaanta.allah ku xafido
Axsan hees
Axsan fanaan
Waaa ku kaabeysay m kadheri
Mnsh-alllah wllky marka hore allahakubarakeeyo codkaaga macaan iyo muqaagaba.
illahay dartiis ayaankujeclahay.
Eebe weyne hakuxifdiyo ee fanka iskadhaaf
Ala kaadheeriyaw wll jacyl kuu qaba wlahi xata wan maseeraa mararka qaar heesahaaga qaar arko iyo ado hblo la jooga😥😥😥enywy wlllky wan ku jeclahy runtii
Hhhh..mxaa tiri wan ku jeclahay maba ku yaqaane huuno...calaa xaal like iisaar wll
😂😂😂😂 wiilku wa xaas huno
❤
Axyaaaaa cod fanaaaan aaaan aaaad utaaaageeero keeep going fanaaaaan cod iyo quruxba rabi wuuuu ku siiiiyey m.a 🥰🥰🥰🥰🥰🥰❣❣🥰🥰🥰🥰🥰
Heestaada iyo adigaba wanka helay😍 am in love with your voice and face😙
Mahadsanid wll wa ani qofka heesta qadaya🤣
@@abdikaniahmedbalal4249 😅😅😅 ku qabso😅
Mr m kadheeri horey usoco fanan an aminsanhy
Horay u soco video naga soo habe bro
M.a wilkan dad ka ugu jeclhy 😍😍😍😍
M, abowe mcn wlhi wad cod macan thy ilahey haku xifdiyo abowe mcn 🙏♥️💯
Masha alihi
Allah mar ha ina tuso codkan qurxon adiga o heesaha ka dhaafay o qur.anka kalamka rabi ku akhrinayo
Anigoo hoyaadoo
Hooygeygi joogoo
Meelna leyga heynbaa
Hurdo seexan waayaa
Wow zxb maxamed heetan halkeedii ayaad dhigtay hore usoco zxb
Cod macaan iyo quruxbo alla wkusiiye ilaahey ha ikaadaayo mcn
Wiilkan iska jeclahay ❤❤❤🤝isoo Radiya hhh
ana ku lamiid ah sxb hhhhh
HeestAn fanaan reer Nairobi ah oo aan qaadin malaha maba jiro wlhi waxaa isoo xasuusisay 10 Sano ka hor iyo Nairobi illahow markaas waqti wacnaayaa
Heestan wllhi qofkii ugu horeeyay oo aan jeclaado ayan heestan bartay hadana waa sowjkeyga alx hadii aan dhageesto wllhi said usii jeclaadaa
M.a wllshey mcn alle hakuxafido wll iguqaliya inolow inbadan wll
Kkk gabdhihii jaceyl ayey uwda qaadeen ninkan inta ila aragtey like kuqabta
😢😢😢❤❤ ruuxii jecle haye lee fahmikaro
M.a my blood brother sxb sare keep going I.a
❤❤❤❤❤ illhow an dumarku cunin waxa jira dad an mnsha alllh dhihin
Asc manshalaha wllo wilshayada ilaha habarkeko
muhamadow muqaaga io maqalka hadlkaagba waan isaga qancsanhy heesha alle hakaa madobeyo
Walahi xasuus baan galay wayo waxaa soxasuus tay xaas keygi lakin waa kala tagnay wayo waxaa nasoo dhax galay shey daan lakin waxaa rajeeyaa inaa isku laabano lakin waxaa kala jognaa somali & yurub ee nosoo duceeya inaa is helno in sha allah
Kugu haystaa kaadheeri hore u soco zxb ❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋
Xex masha alha walalkey waxa ka dhiman hesti xamdi bis iso qad wa codsi hada farinteda argto 💋👈❤
Masha allah my brother keep going
Hhhh inte ila nartaaa
Msha alh hadhihin qof hesaya wll🙏😰
Mbna utapata faida gani cz
Subxanallah
Inta Aaminsan in Mohamed ka dheeri Uu Heesaha Qaramiga Ah Halkedi Dhigo Is Muuji from Hargeisa.
M.a keep going powe♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Keep goin fankena💖❤❤❤❤
2
Mash allah cod kugu dhan huno❤❤❤❤❤💗💗
Mahamed Kaadheeri HEES MACAAN WALEEE
LYRICS MA ka dhigi Karaa BRO MAH.ED
Fanaan igu qaaliya horey usoco 💯💯💯💯❤❤
Please wllo number kaga reeb waxn raba inaan kulso xiriro sikale haw qadan lakin tageradan Ku haya iga badadtaye wllo Qali
Hestan waxan dhgaysan jiray 2018 mantana waxan dhagaysanaya 2021 18 January cover19 laga soo dalay
, bisinke meshu wawada nago ninja hungurikagalay kumutiga Mansha allahdhaha nagoow yaraaadeee
Hory usoco hu no mcn inaderky inaa kadheriyow
Abwaan goormaad noosoo badhigaysaa heestii sihaam dheeman. Abwaan noogu Soo dhakhso heestaa inta ladhaho sihaam ayaa kaasugaysee
Kadheri in an ku arkan rabaa plz xegen kaso wcaa
Mansha allah ina abti guuleyso keep going
Mash allh wiilka kaliya oo fanka ka jeclhy ilhy dartiis kuu jeclhy Maxamed khadar ilhy ha kaa ma doobeeyo heesaha bosaso marka timaadi inoo balama
Walalow waxad I xususisay 2011 anigoo xerada qaxotiga ifo jogo ayaa gabar saxibtey ah wil jeclaty sidey u xiri jiren ayuu qiyaamay oo nag arosay markas ayan hurdo xataa iska weynay ala jclka xumaaa wexey ad u dhageysan jirtay hesaha jclka hestan ayana ka mid ahyd😭😭😭
Most of them waxay ku soo qoren allh haku xifdiyo wlhi somali jahilno kkk nin asaga dhan dhambi ku jiro aad u qoresan allh haku xifdiyo war allh kaa cabsaada subxanallh
kaadheeri😘👌
First 🤟
Waxn salamaya abdi askari iyo kadheeri aska iyo abwanka dhale cudkoda wan ko hesta 💟💕💕💕✌
M a i love 💘 ❤ 💗 ♥ 💕
Alaaaa Aniga iko socawi nambarka gesiyow aniga ko jecl kadheeri moyi naf kali mawa hayo
The great man back again
MoHA
M.a😘
Mo kaadheeri Proh Keep Going ✋
Masha allaah maxamed 👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Masha Allah 👑
Manshalaha waalala m kadheeri horusoccc ❤️❤️👍👍👍👍🌷🌹❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷🌷💋💋💋💋💋💋💋
M.a
Codbu hayaa kadheeeri hore u soco bro
Masha llh zhpkey qalih ahii maxamd kadheri
Zhp Maxamed kadheri waxad ino so qadah oo tagerah hagaa kacodsanayah heestii king Khaliid qadey eee ahii Nagma inad ino so qadii codkaga ayaan kacodsanaynaah zhp qalih
Woow hareedka ama garka ayaaba la dhacay si aan caadi aheyn ayuu usoo saaray quruxdaada
Waaaaaw 💓💓💓💓💓💓💓💕💕💕
Kaadheeri adigo mahadsan heesaha siciid mire xeydar io shey mire dacar remax ku samee❤💯dib usoo cusboneysii
Waaaw m.a xasuustii bacalwan❣❣❣❣❣❣🤰🤰
Keep going kaderi wllka
Waaw bro kal iyo laab
Nio walugu waye mxaa kadacay hesa maisdayse❤
Kadheeri keep going
M.a bro keep going
Legend aan taagero Mohammed ka dheeri
Hhvvvzbva
Masha Allah maxamed kadheri cadawgaga cagta hoosteda
Wan kasugaa heesihii cumar dhule
Tageraa weyn kuahay 💓💓💓💓
W00000W esh calaa fanaan💯💯✅✅❤❤❤❤💋
Thank you for your good boy
Wow wow ❤️😘👌👍
❤❤ 0:56
Manshalah wllo kadher
Asc my people waxan idinka codsanaya subscribe inad isartaan. Chanelkan waxa ka heleysan cafimad fcn maqar dhalalayo o qurux badan casharada waxa idin sinayo macalimin ku taqasusay maqarka iyo jirka adanaha. Kafa ideysta🙏🙏🙏
Masha.allah.wll.alle.xafido
Maasha Allaah Allaah hakuxafo runtii xarakaadkaaga waan kahelay horuso wlll qli aha
Asc
Keep going fanakena🥰❤
I love uu forever 🥰💞💉💗❤
@@najmo5415 78654ytu
@@najmo5415 😭😍😍😍😍😍❤❤❤🧡🙏
Heestan waxa hore u qaaday cabdi cali bacalwaan waxa la qaada hibo nuura
Thank you for your ok thank you
Ninkaan waa fannaanka kaliya ee badanaa aan dhageysto heessahiisa marka laga hadlayo kuwa hadda soo baxayay, dhanka dumarkana waxaan ku haystaa Alfanaanada Deeqo Afro.
Keep going bro
Mashaallah ❤😂
Ayaan waliba hodaneey... Inaad dhahdo ayaan waliba qaaliyey heesta deel-qaaf ayay Ku tahay.
The legend mohamed kadheeri allways his legendry😎
Wowowowo 😘😍🌹🙏✌👌👍🙏💞👏💗💖👑
Horay usoco shb
Maxan Heesta dawadda
Quruxdi fananka
Ayan dawakhee🤭🤭🤭
Masha allaha maxamed ka dheeri
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂wlhi waa runtaa
Love ayabakulaaxay
Walaalo heesta ma feecna izka dhaaf Yh 😥😥
Heee eeeeeee waxas aya i marah moh kan ku qabaad ogayn 🥰
Aboowe mashaa Allaah
Musian man keep going
Mashaall