ROODA KAYF AWADA U DHIBTOON OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ส.ค. 2023
  • ROODA KAYF AWADA U DHIBTOON
    EREYADA BAASHE BOGAAYE
    LAXANKA MAXAMED DAYAX
    MUSIC DJ ADAM
    Copyright@Hawraar Music
  • เพลง

ความคิดเห็น • 880

  • @CABDULAAHI_QARXIS
    @CABDULAAHI_QARXIS 9 หลายเดือนก่อน +202

    Wxan Hubaa inad heestan miraha mcn so booqtay hda iga dambyso like dhac kusii🥰

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 11 หลายเดือนก่อน +763

    Heesha waxaa ka macan Quraanka Allah yaa igu raacsan 🖐 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @hamzaaar8068
      @hamzaaar8068 11 หลายเดือนก่อน +11

      Imisa jeer ayad dhagaysatay

    • @leyloabdirahmansheikhalile604
      @leyloabdirahmansheikhalile604 11 หลายเดือนก่อน +6

      Saxiix aniga wan kugu raacsanahay

    • @Aniita-Malpo
      @Aniita-Malpo 11 หลายเดือนก่อน +5

      Me wllo😢

    • @RaxmaXuseen-uu5kv
      @RaxmaXuseen-uu5kv 11 หลายเดือนก่อน +3

      Aad iyo aad is ❤❤❤❤❤❤

    • @fadumoelmi6895
      @fadumoelmi6895 11 หลายเดือนก่อน +7

      Waa runtaa lkn waa inaad joojiso dhagaysiga heesaha iyo meesha lagu hayo👍

  • @JackCadnaan5
    @JackCadnaan5 11 หลายเดือนก่อน +297

    Ilaahay qof walboo isoo booqda gamcaha haw Barakeeyo Aamin❤🤲🥲

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 หลายเดือนก่อน +1

      😊❤❤❤😊😊😊❤😊❤😊❤😊❤

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 หลายเดือนก่อน +2

      😊❤😊❤😊❤😊😊❤😊😊❤❤

    • @sahrasiidow317
      @sahrasiidow317 26 วันที่ผ่านมา

      ❤​@@user-li2hv7xm6v

    • @sahrasiidow317
      @sahrasiidow317 26 วันที่ผ่านมา +1

      ❤💓💋👍✌

    • @sahrasiidow317
      @sahrasiidow317 26 วันที่ผ่านมา

      9

  • @user-jx8fm8hu7y
    @user-jx8fm8hu7y 11 หลายเดือนก่อน +144

    Aniga ayaa kugu raacsan quraanka ayaa ka mcn yaa alaah

    • @abdilahidaad3190
      @abdilahidaad3190 10 หลายเดือนก่อน +2

      Yaa kuwaydiiyey

    • @QueenIlkacas-qt1ni
      @QueenIlkacas-qt1ni 9 หลายเดือนก่อน +2

      allahu akbar 😢

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@QueenIlkacas-qt1ni😊😊😊😊

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 5 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@QueenIlkacas-qt1ni😊😊😊😊😊😊❤

    • @AsmaaGeele
      @AsmaaGeele หลายเดือนก่อน

      Adaa og maxaad meshan kasoo dontey😢ilaahey hana soo hanuuniyo

  • @user-ov8ke5oj1x
    @user-ov8ke5oj1x 9 หลายเดือนก่อน +81

    Allow yaa codkaas quruxda badan QUR'AANKA ku aqriya.❤

    • @user-vy3xp6ni1d
      @user-vy3xp6ni1d 8 หลายเดือนก่อน +1

      Quranka karimka aya macan❤

    • @boboolomme5284
      @boboolomme5284 2 หลายเดือนก่อน

      Ala yaa dhagahaaga heesaha ha daaya😂

  • @zaimazultan193
    @zaimazultan193 11 หลายเดือนก่อน +206

    Maxaan anigu keli ugu ooyayaa
    Ama aan dartaa uilmeynayaa
    Adna aad marqudha ii ogaan la'dahay
    😭💔
    Anigoo ifka adi kuugu jecel
    Oo aan marqudha kaa ahaan karin
    Adigu maxaad iigu darantahoo
    Ood ayaankastaba iidhaawacdaa
    😭😭💔
    Adigoo irabin yaan aawadaa
    Udhibtooninoo uga goin dadkee
    Inaad iogoshiyo inaan kaa agtago
    Labadaa miduun afka iiga sheeg
    😭😭😭💔
    Aniguna asaaga kuma agdhigo
    Adna aragtidaada meel fog jirin
    Ana wehel aduun baan ka dhigtaa
    Adna aamusnaan baad igu dishaa
    😭😭💔
    Ana eegmadaada iidawa ah
    Adna erey idhibayaa igu tidhaah
    Aniguna agtaadaan doonaya
    Adiguna ulashadaydaa kuu cuntamayn
    😭😭💔
    Aniguna asaaga kuma agdhigo
    Adna aragtidaada meel fog jirin
    Ana wehel aduun baan ka dhigtaa
    Adna aamusnaan baad igu dishaa
    BEYDKANI ILAA XAD BUU QALBIGEYGA TAABTEY ISHEYDANA ILIN BUUKA DAADSHEY😭😭😭

  • @mohamedabdirahmaan6338
    @mohamedabdirahmaan6338 11 หลายเดือนก่อน +55

    Erayada laxanka codka labiska. Iyo quruxada gabadha garxjis love teeda lama haysan karo❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @DeeqoXassan2000
      @DeeqoXassan2000 3 หลายเดือนก่อน

      Sax waaye walaasheena allaha xafido from dir ❤❤❤❤

  • @ahmmedisse
    @ahmmedisse 11 หลายเดือนก่อน +72

    Aniguna asagaa kuma agdhigo
    Adna aragtidaadaan meel fog jirin
    Ana wehel aduunbaan ka dhigtaa
    Adna aamusnaanbaad igu dishaa 🎙🎵👌

  • @Wiilo___Hassan
    @Wiilo___Hassan 11 หลายเดือนก่อน +34

    Qofkii ku sugan marxaladaan ookle ayaa dareemi karo heestaan macnaheeda💔😭😪

    • @NimcoQaran
      @NimcoQaran 24 วันที่ผ่านมา

      Ax waa run wlhy😢😢😢😢

  • @amaalmaxamedcabdi1760
    @amaalmaxamedcabdi1760 10 หลายเดือนก่อน +24

    Aniguna asaagaa kuma ag dhigo
    Adiguna argtidaadaan meel fog jirin
    Ana wehel aduun baan kaa dhigtaa
    Adna aammusnaan baad igu dishaa😭
    Heestan waqti ka hor bay noloshyda khusaysay lkn hadeer alxm inkstoo weli aan qalbiyan dhaawacanahy oo habbeen walba aan oohin ku seexdo haddana iminka waan soo fiicnaanaya🙏😭
    Noloshu casharada ay i barty waxay ii noqdeeen kuwo aan kaga gudbo dhibaato kasta oo ani ila soo gudboonaata 😭qofkaan noloshyd ku aaminay wuxuu noqday hagaha murugada noloshayda lkn waxaan aaminsanahy maalin uun inaan sidan ka fiicnaan doonno allena qalbiga hay qaboojo😭🥰

    • @Anzal___
      @Anzal___ 10 หลายเดือนก่อน +2

      Qalbiga allaha ku qawoojiyo❤

    • @HassanAbdi7707
      @HassanAbdi7707 8 หลายเดือนก่อน +1

      Walaahi waxaad moodaa in ani laigu sameeyay saas sida uu jawigagu isku badlay aduunka dhibaatooyin ugu waaawayn ee kadhacaya waxaa kamid ah qalpiyada daacada ah ee ladhaawacayo alle ayaan kabartayaa in uu iga dhaafo wax kasta ay dhalin yaranimado iigaysay hadii aan maanta sida caqliga uleeyahay wakhtiyada qaar aan lahaa dad badan oomaanta jira ayaana barteen inta adi aad godob galilahayd adi halagaagalo

    • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
      @abdirahmansaeddhuux_yare1186 7 หลายเดือนก่อน

      Walaal Amaal Alle qalbiga hakuu qaboojiyo.
      Walaal waxaad helaysaa qof nolosha si farxad iyo dareen leh kuula qaata insha Allah.
      Alle haku xafido wllo

    • @Samsamcabdilaahi4119
      @Samsamcabdilaahi4119 2 หลายเดือนก่อน

      Wll sorry 😢

    • @MaankaMaxamed-kl3sl
      @MaankaMaxamed-kl3sl หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤​@@Anzal___

  • @sagalosman6873
    @sagalosman6873 11 หลายเดือนก่อน +26

    Wakhtiga hadiii dip loo celin karo waxyaaBo badan aaan Manta Ka Qoomameynyo baan wlalHy sameeyeeen😭😔

    • @Samsamcabdilaahi4119
      @Samsamcabdilaahi4119 2 หลายเดือนก่อน

      Wlhi sidoo kle wn kugu raacsanhy wll 😢😢😢

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 11 หลายเดือนก่อน +41

    ax Ficnan Lahayda Hadi Waqtiga dib lo Celin karo ☝️🥺 xasusaha qarna la ilawi Karo 😭💔😭 every time I feel broken heart💔🥺💔

    • @sumeramoha9892
      @sumeramoha9892 11 หลายเดือนก่อน +3

      Nolosha iska saasa xabbti

    • @ubahmoahmed5620
      @ubahmoahmed5620 11 หลายเดือนก่อน

      @@sumeramoha9892 Wax Walba way Iska hagagi Dona 😩

    • @Samsamcabdilaahi4119
      @Samsamcabdilaahi4119 2 หลายเดือนก่อน

      Noloshu waa iska sidaa ah marba noloshu kugu adkaanysaa marna waa ay kuu fiicnanysaa 😢

  • @hiboahmed3892
    @hiboahmed3892 11 หลายเดือนก่อน +21

    Ana wehel aduun baan kaa dhigta adna aamusnaan baad igu disha 😢 marka aad Qof aan kuu jeclayn oo jacayl beena kula jiilayaa aad dareen dhabaa uu qado dhiibataddeda ayay ledahay walhi 🥺 ado oog waax walba oo arkaya Qofkan inuna kuu rabin ayad hadana kusi dhagananaysa oo waxad is odhanaysa mar walba xiliimu is badali dona isna kaliya Afka uun buu ku macanaynnaya adnaa af macanida ayabad ruun modaysa ilayn waxad tahay ruux wax jecele ALA jacayl aan lagula wadin xanun kulula 🤔 dadka qaar jacaylka waxay ka yaqann afka oo kaliya lkn jacaylka dhabta aah waxa garankara ruxii so marayy 👋

    • @somaliyameni202
      @somaliyameni202 11 หลายเดือนก่อน

      Ax waan daremaya xanunkaso kale ilhay ayaan kaashtay imjka wan ka bogsaday adina ku rajeen 😢😢

    • @hiboahmed3892
      @hiboahmed3892 11 หลายเดือนก่อน

      Hy hno😊

    • @NasiibWanaag
      @NasiibWanaag 9 หลายเดือนก่อน

      Miyaa ku jirtaa xaladaas hada wllo aanku caawiyeee

    • @user-go1te9em1c
      @user-go1te9em1c หลายเดือนก่อน

      aad io aad😭😭😭

  • @zamiashiine7601
    @zamiashiine7601 11 หลายเดือนก่อน +25

    Heestan inta ka fal celisay oo aad ay u taabanaysaa dumar Bay u badan yhn wllyaal nin aydaan farxad agtiisa ku haysanjn iskaga tag mid farxad ku siiya baad helaysaa is adkeeya jiljiaycu waa waxa halkaa idin dhigee 😢

    • @HaniDayax
      @HaniDayax 11 หลายเดือนก่อน

      Thanks xappti 😢

    • @NaciimamahdiXayd
      @NaciimamahdiXayd 11 หลายเดือนก่อน

      Haaa Wlhi iskaga tagyNaaa😢😂

    • @user-zu4mc4vk4s
      @user-zu4mc4vk4s 15 วันที่ผ่านมา

      Inaa katago waa go.aansaday ilahow dalqadaheyga iga soqad😢😢

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer 8 หลายเดือนก่อน +16

    Heestan saaxiibkay ahmed garaadbaan dhegaysigeeda kubartay, waa sxiib karaamo badan❤

  • @user-di1ej9xw2z
    @user-di1ej9xw2z 7 หลายเดือนก่อน +20

    She's beautiful and Golden voice💙

  • @user-bm9sh9io8x
    @user-bm9sh9io8x 10 หลายเดือนก่อน +15

    Aniguna Asaagaa Kuma Agdhigo
    Adna Aragtidaadaa Meel foG jirin
    Ana Wahelo Doon Baan kaa dhigtaa
    AdNe Aamusnaanbaad igu Dishaa
    Xaaladaan Anigaaa Just Ku jiro Ilaaahyow Iga Bixi aniga Iyo dhamaan inta Qalbi Jabka DareemaYo😢😢💔💔😭
    4-Septemper-2023da 09:55am

    • @samirogeele8279
      @samirogeele8279 7 หลายเดือนก่อน

      the last day of the year seetahey hada

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 11 หลายเดือนก่อน +21

    Golden Voice Roda Keyf🥺❤️
    Codkan kaliya qofka dhagaysta qiimeyn kale uma baahna❤

  • @suumi-zs1vc
    @suumi-zs1vc 11 หลายเดือนก่อน +12

    Ana eegmadaada i dawaa 🥺
    Adna erey i dhibaa igu tiraa💔
    Aniguna Aktaadan doonaya😭
    adna ulashadydaan kuu cuntamin ax😢😭💔

  • @alibashir1067
    @alibashir1067 10 หลายเดือนก่อน +10

    heestan daad badan bey ka hadleysa oo an ogahay wana miiraha laxanka codka styleka waxkata 100%100❤❤

  • @MaxamedmustafMaxamedmustaf
    @MaxamedmustafMaxamedmustaf 28 วันที่ผ่านมา +4

    sea we to kind

  • @asmadahir2073
    @asmadahir2073 8 หลายเดือนก่อน +6

    Ana wehel aduun baan ka dhigta adna aamusnaan baad igu disha marku nafsiga kugu dhaco aan arkidonaa😢😢😢😢😢😢💔 lakin anigu ka daba cararimayo

  • @Farayare451
    @Farayare451 9 หลายเดือนก่อน +5

    Rooda kayf cod,qurux,isteel bay isku darsty waaw erayada heesta inaba caadi ma aha ❤

  • @fathumo7858
    @fathumo7858 10 หลายเดือนก่อน +10

    Emotional song anigana asaga Kuma Agdhigo Adna argtidada meel fog jirin ana wahel aduun bn kadhigta adana Aamusnan bd igudisha 😢😢 Jast bn kujira xalada lkn mlinba wa qof Wn sugin Jabkags😢

    • @NasiibWanaag
      @NasiibWanaag 9 หลายเดือนก่อน

      Ila wadaag sheekadada wllo waaxan qoraa sheekoyinka jacaylka iyo
      Kuwa xasuus qorkaaba

    • @user-bh2gp3cl3p
      @user-bh2gp3cl3p 6 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hawaahmed6487
    @hawaahmed6487 11 หลายเดือนก่อน +10

    Jacaylow xumaan malihid ee dadkaa kuxumeeya 😊😊

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 11 หลายเดือนก่อน +1

    Adan on the beat + boqorada codka jiilka cusub on fire🔥🔥💯

  • @peerlula
    @peerlula 11 หลายเดือนก่อน +7

    qof aan niyad ku haynin hanashadiisa guul kama garaysid🥺❤️
    jecelka marka ogu xnunka pdn wa markad arkeysid in lagu rapin adna wax walpO isaga ka jcshahay🥺
    cudur daro peen lagu shega io palan qadyO peen ah lajogistoda kugu xnun ah🥺

  • @munasagal288
    @munasagal288 11 หลายเดือนก่อน +27

    Hees wakhtigeedi iguu so aaaday 😮dareenad qarsoon iyo waaqic jira iyo dadka jacaylka la dala dhacaya sida aniga kale 😢ka hadalysa anigu ifkaba adi kugu jecelhy maxan anigu kali ug ooyaya😢😢😢

    • @abdiazizali5681
      @abdiazizali5681 11 หลายเดือนก่อน +1

      Same wlhy

    • @raxmakhadar8329
      @raxmakhadar8329 11 หลายเดือนก่อน +1

      Walhi hestan sii garay igu socota i😢😢😢 roda kayf❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢

    • @amirdahir1000
      @amirdahir1000 11 หลายเดือนก่อน

      Sxp aniga sidoo kle jacayla aan daalaynin ayaa i haya

    • @user-qi4pu4ld2y
      @user-qi4pu4ld2y 9 หลายเดือนก่อน

      Ma sas miyaaa 😢

    • @munasagal288
      @munasagal288 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@amirdahir1000😮😮

  • @maxamedsiciid883
    @maxamedsiciid883 10 หลายเดือนก่อน +6

    ERAYDII BASHE BOGIYE
    LAXAXKII MOHMED DAYAX
    MUSIGII DJ ADAAM
    CODKII ROODKA KAYF
    wixii hore qubaa LAYAB LAYAB ❤
    dhawaan filo 2M iyo iin kaa badan
    Hawaarna hanbalaiyo boqol jir comsonm 2M 🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @nasro__abdullahiofficial7724
    @nasro__abdullahiofficial7724 10 หลายเดือนก่อน +12

    Hestaan darenkeyga bey ka turjumeysaa wllhi aadna wey uxanuun badan tahy markuu naziibka kugu daro Qof aan ku daremeyn ax😢waliba aan ahy xamilo cunugusii ugu horeye ban mar xaladan daremayah blse waa aduun waan arki malin uun adoo marxaldan igu sugun oon kuu bahneen 😭💔💔😭😭

    • @ikramhashi7233
      @ikramhashi7233 10 หลายเดือนก่อน +1

      Abyo Malin un qiimahaga fahmi is adkee

    • @Choco-choco33
      @Choco-choco33 9 หลายเดือนก่อน

      Iska samir mxn samayna wx ksta wa qoraal only inn isk ilmaynan awoodna naftada un ilaali sisters 😢❤

  • @hanadsiciid6113
    @hanadsiciid6113 11 หลายเดือนก่อน +5

    Waa markii 6aad aan kusoo ceshto war waxani hees waa dhaaftay wlhy❤❤❤❤

  • @Mohamed.Cabsiiye
    @Mohamed.Cabsiiye 11 หลายเดือนก่อน +15

    Rooda Kayf best Of the song keep going sister 🎶❤️💯

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 หลายเดือนก่อน +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤😂

    • @user-li2hv7xm6v
      @user-li2hv7xm6v 10 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @quruxeyquruxey203
    @quruxeyquruxey203 11 หลายเดือนก่อน +6

    Heestan aniga miyee iga hadlee wlhi waqti ay haboon tahay ayaa sooqaday 🥺🥺

  • @shugriomar9421
    @shugriomar9421 11 หลายเดือนก่อน +6

    😭😭😭😭2021 ilaa haad u nolashayda ku soo biraay. malin qudha maa helin farxad waana oyooyaa markasta kama taagoo. heesan waa is aniga laga diyariyay. qisaduna waa sameyen buuxdaa😢😢😢 Roda kayf tnks

    • @inahusein9316
      @inahusein9316 11 หลายเดือนก่อน

      Jcylow maxad dhib keentay 😢

    • @raxmakhadar8329
      @raxmakhadar8329 11 หลายเดือนก่อน

      Ax ax 😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @kakacade-my8vi
      @kakacade-my8vi 2 หลายเดือนก่อน

      jh

  • @Aaminaaaaaa
    @Aaminaaaaaa 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah very talented much love from Australia am in my Somalian era wahali at 30 years old lol

  • @user-ns8qd9eu7l
    @user-ns8qd9eu7l 11 หลายเดือนก่อน +1

    Lagenad aan cidna ubaahnayn Allah mooyee ku soco my dhiiga❤

  • @rayaancabdi6542
    @rayaancabdi6542 11 หลายเดือนก่อน +1

    Aww make me emotional
    Anigu asagaa kuma agdhigo❤adna aragtidadaan meel Fog jirin😢

  • @user-it2ki9um3j
    @user-it2ki9um3j 11 หลายเดือนก่อน +14

    Ana eegmadaada iidawa ah💔😭
    Adna erey idhibayaa igu tidhaah💔🥺
    Aniguna agtaadaan doonaya🫂🥺adiguna ulashadaydaa kuu cuntamyan 💔😭 3:06

  • @skymedia3681
    @skymedia3681 10 หลายเดือนก่อน +2

    Adam on the beat Haddad maqasho iska fadhiiso ... Roda Keyf iyo codka dahabiga ahina kasii daran....

  • @Dhiiqadasomalida
    @Dhiiqadasomalida 11 หลายเดือนก่อน +8

    Roda Kayf voice golden 🎉🎉🎉🎉

  • @nagaad1689
    @nagaad1689 11 หลายเดือนก่อน +7

    Anuguna asaaga kuma ag dhigo
    Adna aragtidada meel fog jirin
    Ana wehel aduun Baan kaa dhigtaa
    Adna aamusnaan baad igu disgaa 😢💔
    Jacaylku waa waxa qudhee kaa dhigaya qof jilicsan oo bilaa goaana eed xataa xumaanta lagugu sameyay aad u raadinayso cudur daar 😢

    • @quruxeyquruxey203
      @quruxeyquruxey203 11 หลายเดือนก่อน +1

      Haa wlhi ilahay qalbiyada haiskusoojediyo wlhi waxan moday inee iga hadaleyso 🥺

    • @HanaCawil
      @HanaCawil 11 หลายเดือนก่อน +2

      Runtii hees Tani waxay soo baxday xalada aan hada kujiro waxaa jira qof aan jeclahay Dushan ka ilashada. Awood na Uma lihi inaan jacyl kayga usheegto. Waa dareen xanuun badan wlhi
      Waxan nafis ka dhigtaa oon markaan ara giisa ubaah do xafiis kisa ayaaan taga si aan uso arko ayaan dhaha sawiraan raba in layga qaado. Runti jcylku waa dilaa qarsoon wlhi😢😢😢

    • @nagaad1689
      @nagaad1689 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@HanaCawil sorry mcn😢 alle khyr hkga dhigo

  • @apdiqaniuthman
    @apdiqaniuthman 11 หลายเดือนก่อน +1

    Best Music 🎶 DJ Adam
    Roda kayf Sweet song ❤😢

  • @najmafunnyofficial2601
    @najmafunnyofficial2601 8 หลายเดือนก่อน +5

    Heestan xasuus igu leedahay wax jirya wiil aan u jecela 2020 wilkaas😢 wllhi wax kasta dartees u samen jirya waxan jecelaa farxadiis haduu xanuunsanya xatta aniga lacagta dhakhatarka ka bixin jirya heer waxan gaadhay mudo 6 bila ah aan qol ka dhex oohi jirya Habeen Iyo maalin hadalkiis dhan canaan Iyo Taag Taag ayuu ahaa family xatta dartiis isku dhacanya isaga mooye cid kasta waan jarya Noloshayda odhan Murug ayay ahaydan Cidan garabkaygan ma joog oo waan qarsan jirya laba sanno ayan sidaa ahaaa ugu danbeyan go aan baan qaatay shan bil Kadiban waba guursaday isagan aniga ila hada xatta xidhidh kale ma samen oo waban ka cabsanya waxaas 😢

    • @HassanAbdi7707
      @HassanAbdi7707 7 หลายเดือนก่อน

      Huuno waalahi Waan qiirooday lkn Waan kula dareemayaa xanuunkaa lkn waad naziip badan tahay hadii lagaa galay godobtaa adi oo adaan. Adigu galin mxaa yeelay maanta maalin Aan ahayn buu dareemi doonaa xanuunka uukumarsiiyay

    • @abdirahmansaeddhuux_yare1186
      @abdirahmansaeddhuux_yare1186 7 หลายเดือนก่อน

      Walaal iska samir allena isku xidh, isaguna godob buu kaa galay maalin kale ayuu dareemi doonaa, waxaad arki doontaa isagoo ku daba socda oo nabsi helay.

    • @NasroXamud-lu6mf
      @NasroXamud-lu6mf 6 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢 xanuun wye😊

  • @mohayare9752
    @mohayare9752 10 หลายเดือนก่อน +8

    Qofka Aad Jeceshahay Mararka Qaar Adigoo Arkaya inaanu Ku so Jeeedin Baad Qiil U Raadinaysaa😢

    • @MarwaanYare-vk2rh
      @MarwaanYare-vk2rh 10 หลายเดือนก่อน +1

      Xalad an ku suganahay ayad Moda inad ogtahy 😭😭😭

    • @user-cv1yq6rw6q
      @user-cv1yq6rw6q 10 หลายเดือนก่อน

      Really 😮

    • @NasroXasan-lp1tj
      @NasroXasan-lp1tj 3 หลายเดือนก่อน

      Amxvu😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @omarabdiaziiz726
    @omarabdiaziiz726 3 หลายเดือนก่อน +1

    Janadeidii mcnteidii naxariisteidiii barlin khaalid please iga ilaali erey idhibaayo 😢😢😢😢😢aadaa iikuleesi maxaan dumarkaan kale uarki la'hay barlin ❤❤❤love you Janadeidii

    • @ashrafmavio1008
      @ashrafmavio1008 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sxb usabar adaa leh jaceilkaagii halis ilaashado halis cafiyo halisku soo dhabaado ❤❤😊😊😊

  • @Abdikarim12
    @Abdikarim12 10 หลายเดือนก่อน +15

    Quruxda iyo codka inantuba waa ay heesta u sameynayaan dhadhan cajiiba ❤👏

  • @sacdiyayassin747
    @sacdiyayassin747 9 หลายเดือนก่อน +4

    Wan jaray dhamn asxabtydi wan jecla mar in u Idaho SI Barrera kuma rabe idaa si kastooy ahaataba Xaalad aan kaso gudbay alxm😰🤲

  • @Farham_Osman
    @Farham_Osman 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qurux,cod iyo qaab maxuu alle qurux abuuray fanaanad.❤

  • @ssm3933
    @ssm3933 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hestan hesso way dhaftay roda keyf waxab kasi daren sidad u matashay darenkaga jah 🔥

  • @kabtankaliil
    @kabtankaliil 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    One thing I like about Roda KAYF is her songs are constantly great maashalah Ilaahay muuqa magaca Iyo mabdaba kuu barakee Adan makes great music too keep the consistency and let me drop rap verse on the song UDUG coz great minds think alike.

  • @user-eo3jh8eq3s
    @user-eo3jh8eq3s 11 หลายเดือนก่อน +2

    Roodakeyf go forward sis🎉❤

  • @mohamedabdilatif
    @mohamedabdilatif 11 หลายเดือนก่อน +4

    Way hees dhaaftay tan inta ila dareena ✌️

  • @Xaawahappycabdulaahi
    @Xaawahappycabdulaahi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maxan anigu kali ugu oyaya ee aan dartaa u ilmaynaya adiguna mar qura ii ogaan ladahay ❤

  • @siciidshaam2613
    @siciidshaam2613 6 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉 masha allh cod wa hysa gabadhani ❤geesta markn maqloba jacayl neecowdii ayaa iso agmarta

  • @khuumproduction
    @khuumproduction 11 หลายเดือนก่อน +5

    Abwaanka qarniga. Ilaahay baa xigmad ka shubaya. Baashe bogeeye.

  • @monisamohamett6955
    @monisamohamett6955 10 หลายเดือนก่อน +1

    Adigooon i rabin yaan awada
    U dhibtoonin dadka uga goinee❤❤ wow

  • @nouradeeqa299
    @nouradeeqa299 11 หลายเดือนก่อน +5

    Golden song❤❤

  • @peaceandlove8760
    @peaceandlove8760 11 หลายเดือนก่อน +1

    OMG DJ ADAM IS phenomeno

  • @user-tp6fh3ru9y
    @user-tp6fh3ru9y 11 หลายเดือนก่อน +1

    Walhi waxn. Hees way dhafty ilaa 8 jeer ku ceshty❤❤❤❤

  • @mohamedsuleiman8796
    @mohamedsuleiman8796 10 หลายเดือนก่อน

    DjAdam, Thank you❤

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 11 หลายเดือนก่อน +28

    Beautiful princess with a golden voice ❤

  • @maxamuudabdi2095
    @maxamuudabdi2095 11 หลายเดือนก่อน +4

    Waxad moda hestan in xidhiidh la ledey nolol hore o iso martay🙂abwaanki hestan sameyey wa mucjiso darenada dadka qaar ayu soo gudbiyey🥲”inad i ogoshey iyo inan ka tago midun afka iga sheeg”hadalba gam😔

  • @naimamohammed3432
    @naimamohammed3432 11 หลายเดือนก่อน +11

    Her voice 😍 mashaallah ❤

    • @xhakaboy8316
      @xhakaboy8316 11 หลายเดือนก่อน +1

      Her voice

  • @user-dm8hj3ey7b
    @user-dm8hj3ey7b 11 หลายเดือนก่อน

    Aniguna asagaa kuma ag dhigo adna aragtidaadan meel fog jirin another level 😢😢

  • @hawobaiiz6243
    @hawobaiiz6243 11 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waxad bah modah HeestaH in ani laygu tala galay 😢 best song wlhi waah qisadaydaah hestan 🤐

  • @eemarmedia2772
    @eemarmedia2772 10 หลายเดือนก่อน +4

    Heestan maalmahay soobaxaday ka hor ayaan isbaranay ❤jacaylkayga iyadoo mid aan kahelay ugu adkaysay oo aan dhawr cishaba garacayay

  • @user-kj9lq6gt8n
    @user-kj9lq6gt8n 6 หลายเดือนก่อน +1

    Qurux-dada ayado aad aheyd waxaa ii sii qurxiyey codkaga❤ fav fanaan

  • @hassancade8377
    @hassancade8377 2 หลายเดือนก่อน

    Woww wllo qawasho malihid keep going dear

  • @NasimaMahamud-kf7pw
    @NasimaMahamud-kf7pw 3 หลายเดือนก่อน +3

    She s beautiful and Golden voice❤😂😢

  • @alishirebashi9479
    @alishirebashi9479 11 หลายเดือนก่อน

    Hallaaa eshcallaa heees weeeyaaan Alfa mara waaad mahad San tahay

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 11 หลายเดือนก่อน +1

    MILLION ka inoo balana🖖🏽❤

  • @SAFWAN.0.499
    @SAFWAN.0.499 10 หลายเดือนก่อน

    Nacala shaydn kuyaala roda keyf boqorada fanka inaan ku caleemo saarno wie ❤.

  • @Simanadan1
    @Simanadan1 11 หลายเดือนก่อน +2

    Gabadhan cod & qurux isku darsate❤👸

  • @Awosaleban.x
    @Awosaleban.x 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ana wehel aduun ban kaa dhigtaa
    Adna aamusnan baad igu disha 😢😔

  • @buuxshetv4290
    @buuxshetv4290 11 หลายเดือนก่อน +1

    Maxamed Dayax Hees Uso Wadan Sugi kari la ahay mar walba youtubka so boqda mansha Allah laxankiisuna weeye wll hore Usoco nogu so dhakhso Heesta

  • @XamdaAdan-ec4yz
    @XamdaAdan-ec4yz 11 หลายเดือนก่อน +3

    Rooda kayf best of the song keep going sister😘❤❤❤

  • @user-rh6ol1gt9l
    @user-rh6ol1gt9l 11 หลายเดือนก่อน +4

    Heestaan Dhankastaba way ka dhisan tahay
    Erayda
    Laxanka
    Another level Adam on the beat ✔️
    Camerada
    Wow R.keyf♥️

  • @adnasiciid5915
    @adnasiciid5915 10 หลายเดือนก่อน +2

    Heestan wax badn Bay kahadleysa
    Waqti baa jira lasoo dhafy waxaan is leyhy maxy kuuguu soo bixi weyday heestu wiil baa jira aan waqtiga aad iskugu dhaweyn wiilka wax walba wuu ogaa lkn cayaar bu wax walba ka dhigan jiray mar walbana ilmadeyda wuu kuraaxeysan jiray idaa waligii ima dhihi jirin hddana marka is dhaho daa waakan wuu ooyaya weyna adagthy qofa jeceshahy inaa ilintiisa u adkeysatid markaa caadi unoqdana naago iyo khiyaano mar marka qaar dadka qeybtood waxay u ooyaan inaadan khiyaanadoodaa ka fogaan dhinaca kle waxa jiray wiil ijecla oo aan dartii iskaga diray mar walbana i raadin jiray heer waxaa gaaray qofkii wax yar kasheega aragiisa aa dhibsado asaguna waxaas wuxuuba kasii qaadi jiray raganimo iyo ad adeyg baan is iri waa saan dareemaye lkn ugu danbeyntii go,aan baa qaatay waan is illwsiiya sido kle magaaladii waa ka tagy sido kle waxaa bartay wiil ixtiraam iyo jaceyl wanaag aan kahelay mar walba idhaha boos kasta waa kuu buuxinaya waxyaabo badana dartey uga tagy alxm lkn hal dhib baa jira wiilkii gadaashay wuu silcay balwad buu bartay suu iisheegay cid way isfahmi waayeen wll hadhihin waalid ha dhihin wuxu iso wacay asago xabsi ku jira wuu ibaryey aan ku arku idhahay waan booqday runtii marka arkay waan kanxy noloshuu ku jiro lkn waxba kama qaban karo hdda sababtoo ah asaga waxaas shaqeystay dhinaca kle waan weydiiyey maxaa balwada ubaratay lkn wuxuu iigu jawaabay inaan adi kugu ilaawo qof walbana wuu inacay gadaasha noloshuna wey igu adkaatay wax barashadeydi xtaa waa kaharay xqqdii waa ka xumady waxna iri wll waan kuso ducaynaya lkn waxba kama qaban kro sbbto qofba manta noloshiisa ahy any way alxm for everything sbbto ah waqti bdn baa so xanuustay anigubq heer aan naco magaladeydii iyo asxabteydii iyo dadkeygii iyo xtaa nafteydii dad bdn oo qiimo lehna waan ku waayey madaxiisa lkn waxaaso dhan qofa ku ilaawa haysta shlay marka niyad jabsanana waqti walba aa farxad kaheli jiray mntana wali wax walba intaana usheegin hdalkeyga ka garta hdaa farxsanhy hdaa murugsanhy hdaa xanuusanhy intaba I dareema in bdana iiso dulqaatay nolosha maalma adagna garabkeyga sooo ahaa alxm ilhay Ha iidaayo qalbigeyga ❤🫂 wiilkaasna ilhy ha utoosiyo nolosha any way nabsigu wax fudud maaha 🥺😥

  • @apdizhakuraadan789
    @apdizhakuraadan789 10 หลายเดือนก่อน

    Emotioneel song ana eegmadaada ii dawa addna eray i dhibiyaad igu tidhaa aniguna agtadan doonaya addna ulushadeydaan kuu cuntamin omg 💔😫

  • @sahraqani
    @sahraqani 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waanka hadhi doona qof aan iiqalmin oo wakhtigaygii ugu badna ku ag qatay 😢

  • @SalmaMohamed-sc5qh
    @SalmaMohamed-sc5qh 11 หลายเดือนก่อน +3

    Heesuba mnay iga hadlysa 😭💔xaladan kusugnhy hader 🥺

  • @maxamuudxaashi9206
    @maxamuudxaashi9206 11 หลายเดือนก่อน

    True story abwaan bogahaye ✌🏼🤦🏾‍♂️

  • @khadardayax6200
    @khadardayax6200 11 หลายเดือนก่อน +3

    Heestan runti xaalad aan ku jiro ayay ka hadlaysa.💔

  • @ayaanabdi8465
    @ayaanabdi8465 11 หลายเดือนก่อน +1

    Hees macn rood kayf ❤😊😢

  • @maidakhalifali1232
    @maidakhalifali1232 11 หลายเดือนก่อน

    Keyfey wad na washy🎉❤

  • @CabdalaDaamey
    @CabdalaDaamey 9 หลายเดือนก่อน

    Heestan in naba caadi machan
    Thanks rooda kef

  • @suhaybcumar1359
    @suhaybcumar1359 11 หลายเดือนก่อน +2

    Rooda kayf 1sano iyo badhbay fanka ku jirta hadana waa another level heeseheedu❤❤❤

    • @abdurazzaqmuhmmed227
      @abdurazzaqmuhmmed227 11 หลายเดือนก่อน

      Dadkan imika iska saasa 1 bil bay bulshada ku samaynayan mustafe kante maanad arag

    • @ahmethkaderofficial1639
      @ahmethkaderofficial1639 11 หลายเดือนก่อน

      Hal Sanaba Ma Dhama Malaha

  • @ahmedaarka1276
    @ahmedaarka1276 11 หลายเดือนก่อน +1

    Eegmadada ii Dawo💊 ah 🥺🧕🏻❤️🔐💍🌍💋💉👑💎

  • @halimawarsame9385
    @halimawarsame9385 11 หลายเดือนก่อน +4

    waaa xalada an ku sugahay qof an dadka dawestay ayaa meel cidlo iga tagay haba tage xita hdlka waa ideeqsiin o waxa u raabo ma aqani balan kasto u qaday waxa u ka dhigay hal bacad lagu lisay hadi waqtiga dib lo celin lahay xasusha dhan waa masixi lahay mana barten 💔💔💔💔💔💔

  • @abdallemohamed213
    @abdallemohamed213 10 หลายเดือนก่อน

    The prince rooda Kayf you r brilliant

  • @qaaliladanofficiall4603
    @qaaliladanofficiall4603 11 หลายเดือนก่อน +2

    Anothel song❤

  • @princesssz5557
    @princesssz5557 11 หลายเดือนก่อน

    deep feelings wlhi😢inaa igoshay iyo inaa kaa agtago labada afka iga sheeg

  • @fadxiaxmed9867
    @fadxiaxmed9867 11 หลายเดือนก่อน +1

    Iskaga kaalay rooday Ana ku rabeee😢😂❤

  • @maxamedbiixi2264
    @maxamedbiixi2264 17 วันที่ผ่านมา

    Waaw wa hees mcn❤🎉

  • @Al.vanan.Abdillahi
    @Al.vanan.Abdillahi 11 หลายเดือนก่อน +1

    Jah boqoradda fanka rooda kayf❤🎉

  • @Bilcaksi
    @Bilcaksi 11 หลายเดือนก่อน

    Voice amazing 😍 m.a

  • @user-nd3zc3hc5m
    @user-nd3zc3hc5m 10 หลายเดือนก่อน

    ❤sheeko heesa Ayse Media lagu hayaaa

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 11 หลายเดือนก่อน +1

    Natural beauty 😢😢 cod dahabley

  • @user-eh4fq9rh6s
    @user-eh4fq9rh6s 11 หลายเดือนก่อน

    2 jeerban ku ceshto heesta Musikgeda kaliyan maqlaya inantan cajiibka ahna indhahan la raacaya 😂😂 Kayf 🥰🥵

  • @abdihassanaden2268
    @abdihassanaden2268 11 หลายเดือนก่อน +2

    Waw franchement quelle belle chanson qui porte un sentiment precieux Merci huno ROODA tu as bascule nos coeurs from djibouti