SABRIINA MUSSE - ISBITAALKA CUMAR DHUULE OFFICIAL VIDEO 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Sabriina Musse
    Cusbitaalka Cumar Dhuule
    Ereyadii & Laxankii: Abdiahakur Badmadow
    Music: Mustafe Karaama
    Directed by Naima Guleed
    Camera & Editing: Khadar Waqal
    Vocal Rec: Khadar Waqal

ความคิดเห็น • 798

  • @mohammeddoule8825
    @mohammeddoule8825 3 หลายเดือนก่อน +66

    First of all may Allah have mercy on the golden soul of the greatest legend of all times (CUMAR DHUULE CALI)
    Secondly ⬇️ Congratulations to you honourable Sabrina 🙏🏾🌹
    this is the most miraculous and outstanding performance of all times.
    This is the most professional singer and video producer i have ever came across.
    The singer is on the celebrity level and very stylish. Nothing like the rest of somali stars with all respect to each and everyone of them but still i have to say
    She is the real and the true somali star
    I have ever seen.
    Special thanks to the producer. Once you find out whose comment this is
    i promise you will appreciate it. Incha Allah

    • @SiciidShire-mj2nx
      @SiciidShire-mj2nx 15 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @SiciidShire-mj2nx
      @SiciidShire-mj2nx 15 วันที่ผ่านมา

      😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @SiciidShire-mj2nx
      @SiciidShire-mj2nx 15 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤

    • @Zainturkish
      @Zainturkish 11 วันที่ผ่านมา

    • @AbdallahAbdulRahman-vm5kz
      @AbdallahAbdulRahman-vm5kz 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Well Said, You surely have a high taste of Wisdom Mashallah.

  • @ShamsaApdi
    @ShamsaApdi 3 หลายเดือนก่อน +432

    Taaarikh du waa 2024 5/28 habeeen salasa waxan u rajaynaya qof kasta ooo akhrin doona qoralkyga mutaqbal wanagsan 😢❤

    • @Jamaalofficial
      @Jamaalofficial 3 หลายเดือนก่อน +5

      Sidokale

    • @NimcoMaxamuud-bk1ki
      @NimcoMaxamuud-bk1ki 3 หลายเดือนก่อน +2

      Sido kale ❤😢

    • @khalifxavi6613
      @khalifxavi6613 3 หลายเดือนก่อน +4

      Qof walba oo dhalin yar ah maanta wuxuu la dhiban yahy jecel 😢😢😢😢

    • @Casaanyo1
      @Casaanyo1 3 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks wall 😊

    • @samiraahmed3844
      @samiraahmed3844 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sidokale😢

  • @Ayaaniita112
    @Ayaaniita112 3 หลายเดือนก่อน +99

    June/1/2024 Ayan hestan dhageystey. qofkii qoraalkeygan akhriyow aduunka raynrayn iyo nolol sare ku noolow aakhurona jano.🥰

    • @hindaaxmed8697
      @hindaaxmed8697 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waxan heestan dhagaystay manta oo ay sabti tahy 8 Jun 2024 sacada 2:26 daqiqo qofkasta oo qoralkayga akhiriya waxn urajaynayaa cimridherar iyo cibado suuban

    • @AyaanBollina
      @AyaanBollina 3 หลายเดือนก่อน +2

      Qoralka hada arkay sidokleh samiyey😭

    • @Abshiroabe
      @Abshiroabe 2 หลายเดือนก่อน +1

      Aamiiiiiin adneh sidokale sister 😊

  • @saara795
    @saara795 3 หลายเดือนก่อน +95

    Imisaa cuntada daayay murugada la ciir ciiray imis iscelin waayay markii calaacal loo daaray 😢😢 gold voice sabriina ❤

    • @HafsaHussein-ec7oe
      @HafsaHussein-ec7oe 3 หลายเดือนก่อน +1

      Walabo hospital 🏥 u galaye😭😭😭😭😭😭😭qofkas dartiiis cayan lahan leygu shagaye dadkii ii so racaye

  • @bintuhayba2847
    @bintuhayba2847 3 หลายเดือนก่อน +132

    Xaladan hadan kujira iduceya inu alllha iga saro😢😢

    • @hamdamalabo2217
      @hamdamalabo2217 3 หลายเดือนก่อน +2

      Aamin qlih alle qalbiga haino qaboojiyo😢

    • @ruunhabi2777
      @ruunhabi2777 3 หลายเดือนก่อน +1

      Allha ku fududeyo isadkey wan guuleysanysaa insh.alh

    • @user-kp2cz2cj5v
      @user-kp2cz2cj5v 3 หลายเดือนก่อน

      Amiin 😢

    • @lifeishardeverytime9627
      @lifeishardeverytime9627 3 หลายเดือนก่อน

      Alle ha kuu boogo dhayo walaal

    • @user-iz7cv6vu2b
      @user-iz7cv6vu2b 3 หลายเดือนก่อน

      Gus ayad ubahantahy

  • @ikraambashiir5105
    @ikraambashiir5105 3 หลายเดือนก่อน +62

    Sabriina fanaanad waqtigeed timid fanka dadka fahansan qeybta dumarka number one ka thy xaqiiq 👸❤️❤️💙

  • @siciidsayidcali-ly3nv
    @siciidsayidcali-ly3nv 28 วันที่ผ่านมา +3

    Waa yaab dunidani qofkii jacayl hayo like

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif 3 หลายเดือนก่อน +58

    Aniga wxan ahy dadka aan qalbigooda kala reeban markey qof jeclaaneyso 😢😢 💔 waxaan modaa dadka dhan iney sideyda yihiin wlhi cashirna kama qaato calaacalna ma daayo😢😢😢😢

    • @Udoon182
      @Udoon182 3 หลายเดือนก่อน +1

      Inshallah wllo qli beddel khayr qaba wd heli keliya sabarka badi

    • @HafsoJabril
      @HafsoJabril 3 หลายเดือนก่อน

      Sorry dear taas waan kala simanahy 😢

    • @AmalMohamed-um8yi
      @AmalMohamed-um8yi 3 หลายเดือนก่อน

      Isku mid ayaan nhy wlhi😭💔qofka dhan inaan leyahay u maleya uusan i xumenen

    • @bushuroDarajo
      @bushuroDarajo 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢

    • @safiyoadam8155
      @safiyoadam8155 3 หลายเดือนก่อน +1

      Hada kadib ka fiirso qofna ha is wada siin qof kuwada lehna ma jiro cadadaa baddal sidagdaga waliba❤

  • @user-bj4tm1xp7n
    @user-bj4tm1xp7n 3 หลายเดือนก่อน +16

    Inta Qalbi jab dartii meesha uso gashay alle murugada haynga dulqaado

  • @user-uu6gh6vk4t
    @user-uu6gh6vk4t 3 หลายเดือนก่อน +13

    Imisa ucatabay cshaqa uweydaobay isbtalka lo qaday cumar dhule loo dary😭🥺25/05/2024malin murge igu leh fadln iso duceya inuu ilhY iga aqablo ducadayy🥺🤍

  • @hoodoismail2301
    @hoodoismail2301 3 หลายเดือนก่อน +23

    3year ayaan ku jirayaa hada alxamdulilaah dhakhtarkaygii waa joogaa alle ha cimiriga ha dheere waa gobe waxan rajeenaya wadnah qalinka galayaa intuu iswana u ilaaloyo allowo nolol farxadleh nagu kulansii waa gobe❤❤❤❤😊😊

    • @zunaarimavio
      @zunaarimavio 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤

  • @CuseemPoy
    @CuseemPoy 3 หลายเดือนก่อน +16

    TEAM CALAACAL LOVETA HA ILA DHAAFINA🥺🙏

  • @haldornajiib
    @haldornajiib 3 หลายเดือนก่อน +18

    Taarikhdu waa 30/05/2024 habeen jamca qofkasta qofku rabo qalbiga ha,ufuro❤

  • @Mustafeindho879
    @Mustafeindho879 2 หลายเดือนก่อน +6

    2/7/2024 ban ku qayilaya heestan ma rabin inaan dhagaysto lkin naagta meherada an fadhiyo aya mopilkayga ka kaysatay😢❤

  • @samirasuleyman-nk9hq
    @samirasuleyman-nk9hq 3 หลายเดือนก่อน +12

    Xaladan hada kujira 😢😢 iduceya inu alllha iga saaro 😢

  • @haniali5394
    @haniali5394 3 หลายเดือนก่อน +11

    Imisaa ucaatubay jacaylkii 7sano dhisaayay been la iisheegay imisaa isceliwayay markii calacal lodaray 😢😢 imisaa been la igu sasabay lkn nftayda qaadan wayday malintaa qofkaan go aan kaqaaty! 19/5/2024😭💔💔💔

  • @Ishwaaq123
    @Ishwaaq123 3 หลายเดือนก่อน +32

    Sabiriin wa Nagtii Kiin Jamac nabartay Labiskana bartay

    • @abdikadirgulet9566
      @abdikadirgulet9566 3 หลายเดือนก่อน

      Wlhi runta wye sxp 💯

    • @user-vy6qv3iz2s
      @user-vy6qv3iz2s 3 หลายเดือนก่อน

      Run ayadan ku bartay

    • @alijames95
      @alijames95 2 หลายเดือนก่อน

      Absolutely waa runtaaa

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 3 หลายเดือนก่อน +8

    Ayyyy Sabriina Muuse Fanka ku baahan kusoo laabo Quruxey 😮
    Badmadaw abwaanka Sannadka 😊
    Waqalka duula Gacmo dahab 🫡

  • @TruthTellerMan
    @TruthTellerMan 3 หลายเดือนก่อน +11

    Sabriina Stylish baa tahay inader Masha Allah. God bless you and keep up the good work.

    • @ikraambashiir5105
      @ikraambashiir5105 3 หลายเดือนก่อน +3

      Fanaanadaan cod qurux style labis kal iyo laap ah wan wataa xilli kasta sabriina muuse👸💙

  • @AamiinkaH
    @AamiinkaH 3 หลายเดือนก่อน +14

    Erayo jaad gooniya Laxan Jaad gooniya AbdiShakur Yaasiin Badmadow Shumac daara FankaH qarnigan🔥🐐

  • @harunsaiddiraac9397
    @harunsaiddiraac9397 3 หลายเดือนก่อน +5

    This song is above my spirit! Si ruuxiya bay dareenkayga u jiirtay gabadhaan jeclaa 9ka sano class 7 kaygii maanta oo aan jaamacad soo dhameeyayna waala qabaa waana ku faraxsanahay inay iyadu qoyskeeda ku faraxsanaato anigana 😢

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi 3 หลายเดือนก่อน +15

    Imisaa is celin waayay
    Markii calaacal loo daaray
    Like me 😢
    Sabriina ❤

  • @farhanfarah3987
    @farhanfarah3987 3 หลายเดือนก่อน +8

    Cabdishakur Badmadow abwaanka fanka casriga ah ❤❤❤reer borama ayaa fanka shiday

  • @AyaNDahir-se1jo
    @AyaNDahir-se1jo 3 หลายเดือนก่อน +10

    Waxaan jeclaaday fanan sharma boy waxa uu guursaday malyuun ani habeenkii arooskooda waan iskaga farxay ileen waa qof aan i aqoon oo aam jeclaaday ilaa masntana waan jecelahay kolay maalin uun ban helaya maalintii inantu i dhalatay sidij aan anuu dhalay baan farxad oo yay ilee imikana waan u. Oyaa iloow isoo dhawee sharmaarkr😢😢😢

    • @darwiishboy6524
      @darwiishboy6524 3 หลายเดือนก่อน +2

      Abaaayo anaaa ku gursanaya iska iloiiiw

    • @user-st7cu8rn4h
      @user-st7cu8rn4h 3 หลายเดือนก่อน +2

      SHARMA JEc latay miyaa

    • @AyaanBollina
      @AyaanBollina 3 หลายเดือนก่อน +2

      Samiyey nin fanan ah hadana xasa waxaba jcylkisa hakufalin eee iska ilaaaa😢

    • @AyaNDahir-se1jo
      @AyaNDahir-se1jo 3 หลายเดือนก่อน +1

      😢

    • @AyaNDahir-se1jo
      @AyaNDahir-se1jo 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waan isku dayaa ilhada inaan ilaawo😢😢

  • @xargagamusic3559
    @xargagamusic3559 2 วันที่ผ่านมา

    Imisa cuntada daayay murugada la ciir-ciiray
    Ayaan abdirashid 2019❤ End julay 2024 💔

  • @maxmed175
    @maxmed175 3 หลายเดือนก่อน +9

    Heestan anay igu socotaa i aamina 😢

  • @billecaddebaariyow9510
    @billecaddebaariyow9510 3 หลายเดือนก่อน +7

    SABRIINA Cajabal Cajiib fankada Horumar u sameesayee✋️👏👏👏👏

  • @mohaluvmohan2729
    @mohaluvmohan2729 9 วันที่ผ่านมา +1

    This is another level video music......thank u the producer
    Thank you Sabrina
    Thank you for everyone who took a part on this video.......❤

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 3 หลายเดือนก่อน +11

    Saabiriin Muuse haday heli lahayd abwaan heeso badan u sameeya fanka iyadaa la wareegi lahayd, horo usoco abayo❤

  • @rashflash5721
    @rashflash5721 3 หลายเดือนก่อน +3

    Camera $ Editing Khadar Waqal Wow 😮💯
    Sabriina 🐐👸
    The best song 🤩🎶

  • @MaryamaAhmet
    @MaryamaAhmet 3 หลายเดือนก่อน +25

    Codka heesta lagu qaadayaaa iga gadan inta caashaqu taabty ooo bukaanka ah alllha caaaafiyo

  • @falisahmed3681
    @falisahmed3681 3 หลายเดือนก่อน +15

    Sabriina is the only Somali female that actually has a beautiful style. I honestly believe if she was in the fashion industry she would definitely be a recognised fashion designer.

  • @mustafakosovo5936
    @mustafakosovo5936 3 หลายเดือนก่อน +6

    Imisaa U Caatoobay
    Caashaqa u waydoobay
    Cisbitaalka Loo Qaaday
    Cumar Dhuule Loo daaray
    Imisaa Cuntada daayay
    Murugada La ciirciiray
    Imisaa is celin Waayay
    Markii Calaacal loo daaray
    Kooras
    Gob Xariira Kuugu Ciidmay
    Farxad adiga kula ciiday
    NAFTA Ciidan Kaa doonta
    Cirbad baad Ka Goysaayee
    Caadiga kusoo Laabtay
    Nimuu Caashaqi Taabtay
    Dadku Inay ku caayaanee
    Waa Caada Soomaali
    Imisaa Ku Ceeboobay
    Calmashada Bukaan eeday
    Markuu Caawimaad waayay
    Imisaa u ciil Ooyay
    La colloobay Dookhooda

  • @caynabyare3133
    @caynabyare3133 3 หลายเดือนก่อน +4

    Fanaanda waan salaamayaa waxaan kaa codaanayaa inaad hospitalka omar dhuule igasaarto😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kamallpabdikadir6511
    @kamallpabdikadir6511 3 หลายเดือนก่อน +15

    Ispitaalka Cumar dhuule loo qaaday Wxn dhageysanyaa 4;10 Oo Haoeenimo Hadii aad iga danpeyso 5/6/2024 Hadaad igadampeyso liketa ha ila dhaafin wll mhdsnid 🥹💔🙏

  • @SabiriinahmedAbuukar-sd6sn
    @SabiriinahmedAbuukar-sd6sn 3 หลายเดือนก่อน +5

    Imisa cuntada daayey murugada la ciir ciirey imisaa iscelin waayey markii calaacal loo daarey❤❤sabiriina

  • @apdiqaniuthman
    @apdiqaniuthman 3 หลายเดือนก่อน +8

    Camera & Editing Khadar Waqal Wow 😮💯
    Sabriina 🐐👸
    The best song 🤩🎶

  • @abdilaahimaxamedjaamac-fd9nh
    @abdilaahimaxamedjaamac-fd9nh 3 หลายเดือนก่อน +15

    Tariikhdu waa 30/5/2024 qofkasta waxaan ujaenayaa nolol qurux badan iyo mustaqbal quruxbadan jacaylku hawaaro❤️🥹💯

    • @ramlomohamedosmaan3678
      @ramlomohamedosmaan3678 3 หลายเดือนก่อน

      Amiin illhy ha isoo celiyo Farxadii luntayy😢

    • @amaalibrahim2223
      @amaalibrahim2223 3 หลายเดือนก่อน +1

      Aamin dhamanteenaba nolol qurux badan Allah ina wada siiyo 🤲🏻🥺❤️

  • @MinaalHassan-md5wg
    @MinaalHassan-md5wg 3 หลายเดือนก่อน +4

    Calmashada bukaan eedey
    Markuu caawimaad waayey
    Immisaa la ciil ooyey
    La colloobey dookhooda😢💔💔💔
    Intaasa qalbigeyga ka hadleysa😢

  • @habarkuuley
    @habarkuuley 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waqtigii loo baahna baad Dib ugu soo Noqotay
    Runtii hore uma Aqoon sabriin soo dhawoow markalle

  • @MunaIbraahim-nz9cd
    @MunaIbraahim-nz9cd 3 หลายเดือนก่อน +8

    Imisaa iscelin waayey markii calaacal loo daaray💔🫶🏻😭

  • @zakinasiib
    @zakinasiib 3 หลายเดือนก่อน +18

    Inti igu raacsan iney somaali u ekeen like ta dhac siiya

    • @mjiheeye6440
      @mjiheeye6440 3 หลายเดือนก่อน +3

      Somali inaytahay miyaa muran kaaba galay xaliimoyinkeena yaa gaadhi Kara marka nolosha dhaqaale u wacantahay carabtaa masayrta😊😊

    • @Quruxleyda-fw9rs
      @Quruxleyda-fw9rs 3 หลายเดือนก่อน +1

      ”Ineey Soomaali u ekeen” maxad ula jeeda? Quruxda sharafta iyo dad nimada intaba Soomaali eey ka keentay. Soomaali la’aanted ma ayadaba jiri lahed? Comment gaga waxan ka dareemaya ”self hate” in u kugu jiro ee walalo caawinad raadso iskana daa fikirkan qaldan oo aad Soomaalida quruxda ugu didantahay! Soomaali iyo Soomaaliya ha nolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙🫶🏾🙌🏾✊🏾

    • @zakinasiib
      @zakinasiib 3 หลายเดือนก่อน +1

      @@Quruxleyda-fw9rs wlhi abayo self hate iguma jiro lkn waxaan ula jeeday she is an other level side of beauty ❤

  • @HappyClfataax
    @HappyClfataax 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waxaan joojiyay inaan ka fikiro maalinkaga sida ay u egtahay waxan joojiyay inaan ka war Karo caafimaadkaaga waxaan joojiyay sugidda wicitaankaaga ama fariintaada anigo oo rajaynayaa in aan Kol un isku soo noqono waxan joojiyay inaan magacaaga ka raadiyo khadka ssi aan u arko swiradaada waxaan joojiyay inaan Dib u akhriyo firmahaagii marwalba oo aan xiiso waxaan joojiyay Gabi ahaanba inaan ku sugo iyo inaad garwaaqsato waxa aad waydyy run ahaantii waxaan dareemay cafimaad mar kale xitaa adiga la,aantaa❤️😊

    • @baarcadbashiir8103
      @baarcadbashiir8103 3 หลายเดือนก่อน

      Naftaada wax ka muhiimsan ma jiran zhp❤

    • @HappyClfataax
      @HappyClfataax 3 หลายเดือนก่อน

      ​@@baarcadbashiir8103 benta mahan❤

    • @user-nl8kx2is8r
      @user-nl8kx2is8r 3 หลายเดือนก่อน

      Nafdada jecloow ❤

    • @bushuroDarajo
      @bushuroDarajo 3 หลายเดือนก่อน

      😮woow ❤

    • @SurprisedSkeleton-sd2eg
      @SurprisedSkeleton-sd2eg 3 หลายเดือนก่อน

      Alla run badanidaayeeey wuuuuuuw dhulka maisku maya😢

  • @Abdulahi-1
    @Abdulahi-1 3 หลายเดือนก่อน +31

    Old Sabrina is backkkkk❤️❤️😮‍💨😮‍💨😮‍💨😮‍💨

  • @HodanAhmed-hs1we
    @HodanAhmed-hs1we 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aniga jclkan la shegya maba ikaraa is dhahy haduu saa yahy illahow hygu ridin amiin idhaha

  • @maxamedhamse1127
    @maxamedhamse1127 3 หลายเดือนก่อน +3

    29/5/2024 oo ah habeen arbaca ah insha alaah waxan rajaynayaa inay sidan rabay ilahay ka dhigo wax walba insha alaah ❤❤😢😢😢

  • @user-nf7vy6ze2j
    @user-nf7vy6ze2j 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aboo xanuun san ayaan jeclaaday mudo 3 sano ah ayaan jeclahay😢💔 Umana sheegan karo😭🫂

  • @cismaanmaxamed1209
    @cismaanmaxamed1209 3 หลายเดือนก่อน +2

    Murugada aan qabo alle ayaa iga saari kara isoo duceeya walaalayaal somaliweyn😢 1/6/2024 😢

  • @AbdallahAbdulRahman-vm5kz
    @AbdallahAbdulRahman-vm5kz 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    The Most Classy, Sassy & Positively Confident Lady in the Worldwide Somali Music Industry🌟👸💯.

  • @user-ww2uw7xp6f
    @user-ww2uw7xp6f 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaladan hadan ku jiraa qof walbo qoralkeyga aqrinayo ha isoo duceyo please si wllnimo😢😢😢😢😢😢😢

  • @hayadmahdi1595
    @hayadmahdi1595 3 หลายเดือนก่อน +2

    In badan ayan ku jiray isbitalka😢 3year😢 wan ladanahy ahada cadiga ku so labtay❤😊

  • @lakadbawa6320
    @lakadbawa6320 หลายเดือนก่อน +1

    Sabriina gabar an tageero walalo gulayso ❤

  • @user-tj8rb6ho7f
    @user-tj8rb6ho7f 3 หลายเดือนก่อน +1

    Imisa Cuntada Dayey O Murugada Laciirciray Imisa Is Celin Wayey Marki Calacal Lo Daray😢❤️Alle Haka Saro Dadka Xaladas Kujira Anagana Jcyladen Calaf Alle Hanogu Daro🤲😢

  • @Lil_shaafi1
    @Lil_shaafi1 3 หลายเดือนก่อน +7

    Sabriin muuse Istaalka cumar Dhuule waad ka baxsatay🔥

  • @Jamiilo21
    @Jamiilo21 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wow Sabriina Legendary qofti mudo La waayay back to old❤

  • @reemmaxamed6702
    @reemmaxamed6702 3 วันที่ผ่านมา

    Inta jeer ee an dhagestay lama so kobi karo alle waxan oga baryay ciid walbo qalbi jab la kulmay inu ugu bedelo qof ka cawiyo waqtiga aadag ee u ku sugan yahay mudo 7 bil ah waxan la nolahay qalbi jab iyo xanun an u dul qadan Karin hestan markan arkay waxan is moday qofka laga hadlayo inan aniga ahay 😢😢

  • @monamodelproduction2016
    @monamodelproduction2016 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alla jacayl waynaayey 🫀📌 Iga gadan heestan 🥹🥹Sabiirina 🔥🎊✔️

  • @user-iz2dh2hl4t
    @user-iz2dh2hl4t 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wakhti badan oo aan So Dhibtoodaay igu Danbe wan isku Farxsan nahay Inta Dhimaana Alle Hana Gadh siiyo❤😢farxd aan Dhaman inzha allah❤

  • @KaYfcidagaleMan
    @KaYfcidagaleMan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Heestu waa xanuun wllhi😭😭😭

  • @zahruujaahmed9331
    @zahruujaahmed9331 3 หลายเดือนก่อน +4

    nabsi aann galaaa iheesta ilahow dhibka nagasaar🥹

    • @xasanfaaraxsiyaad2123
      @xasanfaaraxsiyaad2123 3 หลายเดือนก่อน

      Qofkaad ka gashay hadu nool yahay ka cafis dalbo waad ka gudbeesa markaas

  • @user-dq3rn1yu8x
    @user-dq3rn1yu8x 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wow intan nolahayi wan dhageysan ❤😢😢

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_24 2 หลายเดือนก่อน

    Sabriina fanaanad way dhaaftay Somalilanderad wadankeeda jecel 12june 2024 From Burco

  • @ramla-kf49db3h
    @ramla-kf49db3h หลายเดือนก่อน +2

    Imisaa cuntada daayah
    Murugada la ciirciiray
    Imisaa is Celin waayay
    Marki calaacal loo daaray
    💔 💔 💔 💔 💔 💔 💔 💔
    Calmashada bukaan eeday
    Markuuu caawimaad waayay
    Imisaa u ciil ooyay
    La coloobay dooqooda

  • @niigaaalii5989
    @niigaaalii5989 17 วันที่ผ่านมา

    Ita sugaya inaay cadi kusoo labtan like isku asxaba nahe

  • @zs4967
    @zs4967 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahy amarkiis hees abdishakur badmadow uu sameeyo aan ii cuntamin maba arag ❤ abwan abwan dhaafay❤

  • @HiboMaxamedcali-bf1dn
    @HiboMaxamedcali-bf1dn 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wow boqrada fanka abyo wnku salaamy mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤sabariina boqrada heesheeda ad ujeclahhy❤❤❤❤❤❤❤

  • @Marcoz19973
    @Marcoz19973 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qof wlpa oo qalpiga laga jabiyay xgaan ayaan ka salamaya wlzhei ama wllkei wxaan idiin rajeynaya mustaqbal wngsn ilahay qalbiga ha idiin qbojiyo❤️

  • @bashirhassan-q7w
    @bashirhassan-q7w 13 วันที่ผ่านมา

    The only fanan an si dhab ujeclahy❤❤❤

  • @CiiseAbshir-wp8jg
    @CiiseAbshir-wp8jg 3 วันที่ผ่านมา +1

    Imisa iscelin wayay markii cala cal lodaray😢😭💔

  • @NajmaNimcaan
    @NajmaNimcaan 3 หลายเดือนก่อน +2

    Sabiriina maxaa SaaS iigu galaysa sistareey anigaadba iga hadlaysaaye😭😭💔

  • @abdihollandshow2147
    @abdihollandshow2147 3 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhaan waan iska jeclahey runtii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 17 วันที่ผ่านมา

    Style qurux codkag kawa daraan 🎉🎉🎉 wooow 🎉🎉

  • @Clown4real
    @Clown4real 3 หลายเดือนก่อน

    Sanadkan heesihii ugu macaana ayaa iska so daba bax baxaya team cumar dhuule
    1- ii fur buuga naxariista 10/10 song of the year 🔥
    2-isbitaalka cumar dhuule 8/10
    Hees kale hadii aad hayso replay iguso qor

  • @hamdaali5964
    @hamdaali5964 3 หลายเดือนก่อน +2

    Wooow old sabriin is back hees wey dhafte ❤

  • @Abdallagaani.
    @Abdallagaani. 3 หลายเดือนก่อน +1

    Legend sabiriina muuse wan ku arkah waxan kugu xasuustah HEESTII MAAMUUUSE O ILA HADA AAN DHAGAYSTO❤❤❤ TH-cam’kayga Abdalla Gaani ayan kuso qaatah ee ogow abaayo❤❤

  • @maviojoker7783
    @maviojoker7783 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wey sabriney maxad sameysey mcnto😢❤❤❤❤❤

  • @cheazi1
    @cheazi1 หลายเดือนก่อน +1

    Wn salaamayya mucaashaqiinta keli socodka ah ee dib uso baaray heeskan💔🥲

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sabiriina the one and only my favorite Somali singer girl. Welcome back my dear Crush 😅❤❤

  • @IsmaelAtlas
    @IsmaelAtlas 3 หลายเดือนก่อน +1

    What A Song SABIRIIN IS BACK ❤😊

  • @AbdiMuqtaAli
    @AbdiMuqtaAli 3 หลายเดือนก่อน +6

    Cagta meesha dhigtaba adigaan ku arkaa bbe sweet Dreams ❤

    • @user-bz2rc6cj6x
      @user-bz2rc6cj6x 3 หลายเดือนก่อน +1

      Cawo io Malin maseexan kare hurdo la.an casar kan gaaray😂😂

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 3 หลายเดือนก่อน +5

    Heesteydii weysoo dhaceydey sabriina muuse madaxa korkiisa isarantahay zhp

  • @MucaadViigsane
    @MucaadViigsane หลายเดือนก่อน

    Hadii jacayl loo qiron wataa😢😢😢😢

  • @user-uk5rh4ry1h
    @user-uk5rh4ry1h 3 หลายเดือนก่อน

    Qalbiigaa ii jabanee iiso duceya iin alle xalkayaga ii sahalo tariikhaduu waa 5/29/2024 habeen khamiisa 10 maar kuu ceeshatay good song sabariina

  • @Aziiza-halgan
    @Aziiza-halgan 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ladnow markaad isdhahdee Dhaymo yar dareentoba, Laxaw kalay kugu furayaan heesaha noocani💔😒

  • @abdillahimohamed5528
    @abdillahimohamed5528 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kader imisa murugada la ciirciiray

  • @AbdirazakCafis
    @AbdirazakCafis 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sabrin is back

  • @bashirhassan-q7w
    @bashirhassan-q7w 17 วันที่ผ่านมา

    Sabirina muuuse never disappoints❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamuudCawil-yi5dz
    @MaxamuudCawil-yi5dz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sabirn wad mahadsantahy heestani Anay hadlay❤

    • @Munochannel
      @Munochannel 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢😢😢 qoftaaa anaygi besaa moodayey inay tabaty sad ila midaa jooga miyaa sorry

  • @safiaamiin1609
    @safiaamiin1609 2 หลายเดือนก่อน +1

    Umisaa u cataaway😞🙇‍♂️
    Cashaqa u waydooday🥺😭
    Hospitalka lo qaday🏥💔💔😭
    Cumar dhuule loo daray 🎶🎵🎵🎻
    Imisa cuntda dayay 🙇‍♀️
    Murugada la circiray😢😢
    Imisa is celin wayay 😭😭💔
    Markii calacal loo daray😢💔😭
    Gob xariira kugu cirmay 😢❤️‍🩹🤕😊
    Farxd adiga kula ciday 😢😊
    Naftan cidan ka dontaa 🤕❤️‍🩹
    Cirbad baad ka goysaye🤕🥺
    Cadigii kuso lapoo

  • @MohamedMoussaMohamed-zl4mg
    @MohamedMoussaMohamed-zl4mg 3 หลายเดือนก่อน +1

    Nio abwan ka Abdishakur badmadaw wlhi waa la jaan

  • @caaishonuur3052
    @caaishonuur3052 3 หลายเดือนก่อน +2

    Run ahantii cid wlba siyaabo goniya iyo daren goniya ayey udhageysanee lkn anigu cawa oy tariqdu thy 25/5/2024 wxan udhageysanyaa sxibaday oo la ildaran xanun jacel iyo qof aan fahmeyn allaha niyadeda uga saaro allahana siiyo boqor fahma waa boqorad dacadee sxb mcn shukri 😢wad ka bixi eray aan ku dhaho kuma dhayayo lkn wxii kuu qeyra allaha ku siiyo caadi kusoo noqo sxb mcn😢😢😢😢😢

    • @NawalAdaawe
      @NawalAdaawe 3 หลายเดือนก่อน

      😢😢

  • @user-ll6th2yb9b
    @user-ll6th2yb9b หลายเดือนก่อน

    Ina Robleh Adan. Maxan ka galabsadey. Oo iga goynesa. 😢😢😢

  • @user-ud1vx6fd3b
    @user-ud1vx6fd3b 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ana hadan iheeysata tanow kale😭😭😭

  • @muqtarhassan9173
    @muqtarhassan9173 3 หลายเดือนก่อน +1

    Calmashada bukaan eeday
    Marku cawimaad waayay
    Imisa u ciil ooyay
    Lacoloobay dookhoodda😢😢Calmashada bukaanlaysay eeday
    Marku cawimaad waayay
    Imisa u ciil ooyay
    Lacoloobay dookhoodda😢😢

  • @UzamaMaxamuud
    @UzamaMaxamuud 3 หลายเดือนก่อน

    Imksa is celin wayey marki
    Calacal lo darray 😢 eryo 10/10 wye
    Wxan ku dul dhagayzan zariirti emergencyga dhakhtarki cumar dhule ❤😮

    • @nasser-1429
      @nasser-1429 3 หลายเดือนก่อน

      Nio beenta jooji guriga hooyada ba jiiftaye😂

  • @yaxye-zE
    @yaxye-zE หลายเดือนก่อน

    Waxan dib uguso laabty heestan dhagysigeeda 2/8/2024😢❤ like ii saar

  • @user-kj8xn8bj3g
    @user-kj8xn8bj3g 3 หลายเดือนก่อน +4

    Love is pain, I pray to recover😢😢😢

  • @MohammedAbdi-vn5ft
    @MohammedAbdi-vn5ft 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan daawanayaa caawa oo ay taariikhdu tahay june7,2024❤❤❤❤❤

    • @NajmoXassan-ln1kh
      @NajmoXassan-ln1kh 3 หลายเดือนก่อน +1

      Me waxa dawanaya 8jun 2024😢😢😢

  • @jibriilc.rizaaq1675
    @jibriilc.rizaaq1675 17 วันที่ผ่านมา

    Dagaalka kdip inta imaade like😂

  • @Jaabirjb
    @Jaabirjb 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ahay qof adiga ka danbeeyo❤❤❤❤ waa ka baxsatay