UP TO NINE wlhi aniga xataa muqdisho xudunteyda ayaa ku duugan wiliba suuqa xoolaha dhinace ceel turcaay ayaa ka dagneen wlhi waan u xiisay muqdisho hormar wacan ayaa u rajeena insha allah big respect reer jigjiga singing 🎤 muqisho song keep it up Guys ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷🙂🙂🙂🙂🙂🙂💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵🚘🚘🚘🚘🚘🚘🚘🚘🚘🚘🤞🏼🤞🏼👌🤞🏼🤞🏼
Pro cisi xasuus walhi rag saa isku jecel baan ahayn manta na salaaan nagama dhaxayso sxb kay cisi noloshu ku ma xumayso wakhtigaan soo wada qaadanay ma iloobi doono😢
Viva my country muqdisho ilaahay nabad kaa dhig wali rajaan kaa qabnaayoo quluubtayadaa kuu qoyan inaad mar qudha qaranimadaadii soo noqoto insha allah qaadir baan ka baryaynaa mlnky noqotaba amiin
Casimada Uma Somaliyed Muqdisho🇸🇴🇸🇴Keep Going Wll Ceyto🇸🇴🇸🇴🇸🇴One Love Somali Wayn🇸🇴🇸🇴
soomali galbeed waa dadka ilaa haatan afka ka dhigi la. somaali inay israacdo haday noqoto fan iyo haday noqoto gabayo wax waliba way sameeyeen lkn hadadfkoodii wali maanay gaadhin ilaahy ha urumeeyo hadfkooda ah inay somli isracdo amiin amiiin
Amiin somalinimada nagu weyn
ree jigjiga Fankoodi Waa La Tabay Yaaa Reee Jigjiga Ahaaaaay 🤔Cayto 👂👌👌👌👌
Iga haysa🖐
Jigjiga 2015 wanku xirnani jirey fankoodi waloo xisey
😮yrj
Wlhi si buu magaca muqdisho ii soo jiitaa muqdisho aad ban u jclhy ruux walbo aamaana mahdsnid ban leyhy meeshan dunida ugu jclhy ❤🇸🇴❤🇸🇴❤
Muqdisho magaa lada umada soomaliyeed wali gaa magaca hajiro 😍😘🇸🇴
Miyaa kaba daalaya Moqdisho Big Respect Sumada Somalinimada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Like 👍 Somalinimada 🇸🇴🇸🇴♥️
Muqdisho Marun Yaa igeeYa
Reer muqdisho salaan gopeed
From adis ababa😍😘😍
Wad imaan insha Allah
@@thelastone7763 isha allah wllo Qli
Kuso dhawoow wll dad ku jecl oo qalbi furan
Ka qdnt lbx ku sugyna
@@malabocdey7220 HYe wllzhY Qli
Cayto aniguu ii qaday 💕 o gurceel iyo xamar kaso jeedo 😍🙏
Way dhci krtaah
Inta quraanka jeceL like ku tuura💘
Inta somalinimo ku fanto wan salamayaa malin wanagsan
🤗
muqdisho cadeey xudunteyda ku dugan wana jecalahy muqdisho alle maxaan u xisay i.a waa imanaa ❤❤❤❤🇸🇴
UP TO NINE wlhi aniga xataa muqdisho xudunteyda ayaa ku duugan wiliba suuqa xoolaha dhinace ceel turcaay ayaa ka dagneen wlhi waan u xiisay muqdisho hormar wacan ayaa u rajeena insha allah big respect reer jigjiga singing 🎤 muqisho song keep it up Guys ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚📚🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🌎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤🎤📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷📷🙂🙂🙂🙂🙂🙂💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵💵🚘🚘🚘🚘🚘🚘🚘🚘🚘🚘🤞🏼🤞🏼👌🤞🏼🤞🏼
Viva Mogadisho🙏🙏❤❤
My Motherland🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯
Allow Cadowga naga qabo🤲🤲🤲
amiin yarbi
Nasiib Abdirahman inan fcn iga dheh
Fansnka jigjiga cayto bsb ❤
Guriceel io xamar cadeey🔥🔥😘 hees io bar
Cayto Ahmed jeex Nin qaliya Keep going...😍
Cayto Keep Going Proda🤗🤗🤗👋👍💯
Kaalay iska arag waaye muqdisho 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴one love 😓😭😓😭😓😭😓😭
Libaax aan tageero cayti ahmed jeex inta ila tageerta like ha dhaafin fanaan sare maan sha allaho
Sifican aya laguso dhawenay welcom to muqdisha for addi walaalh anigu qaliye waaaaaaaaaw 👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽🗨💜🧡🧡💛💚💙💙👂🌷❤💗🤩😍🤴🏃♀️⚘⚘
Waw mr cayto kollay magacaga sxda ah magaranayo lakin hambalyo zxp hora usoco👏👏👍👌
Salma Nuura caydaruuus ahmed jeex
Waxaa loo'gaabiyey Cayto lkn magaca waa Caydaruus
From bariga somaliland pray for moqdisho
2024 in away 😅
Wana kan
Yo 😂😂
CAYTO BSB KEEP GOING
AAWAY DADKAYGII REE J.JIGA
ALLA MAXAAN KUU XIISAY J.JIGAAY 😭😥😥😥❤
🖐
The 0ne N ONLy fanan #cayto keep Going prdey
One love#somali♥️♥️
Lika ha ila dhaafinina inta cayto tageerta♥️♥️🇸🇴🇸🇴😎
Allow dalkayga nabad igu gee mar cagaha ii dul dhig😢😢 #MOGADISHU cadey💙💭🇸🇴
Ilhy Dalkena barisimaadki io wayihi wacna nogu celi🤲dalkeena Fikir xun ba nalaga siiyay dadkena qurbaha jira😭😭
Yaan wax xun lagaaga shegin wadankaaga waa nabad barwaaqo wlhi dhibana mar uun bey kabaxee insha alaah
Ina abdikadir Nirobi ma wali jogta Dalkaga wa nawad
Wa MaLaB wll SomaLia.😍
Masha allah muqdisho magaladeydii🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋
Cayto love U prow🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somalinimo
Maryaneey waxkle the best songs and dance keep going bro cayto bsb
weey casimada dlka jecliyaa maruun inaa tago i love you casimadeena muqdisho caday 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
My proh caydrus ahmed jeex cayto 💗💙keep going
Ma meel lo dhigaa jirto mogdisho wa mya 🇸🇴🇸🇴 inta jcl gcn taaga bal idin arkee ✋like dhac siiya ✋
Muqdisho my city hooyadii dalka allow nabad noga dhig 😥🥰🥰🥰🥰🇸🇴🥰🇸🇴🇸🇴👍👌
muqdisho waa hoydii uma somali yeed ⬆️👍
Cayto Bsb hormar wcn bro
Nin tagay tahee 👏👏👏👏
Casimada umada somaliyed keep going bro muqdisho dhibka wey ka bixi
Haddii aad comment-gayga aragtay waxaan kuu rajeynayaa noLoL farxad Leh iyo barwaaqo💯
😭😉 zhp carto bsb 😭😭😭😭😭
Hees Qiima Badan Cayto Go Forward Brother❤
Top bsb cayto Keep Going ProH
5 somali aduunka ugu jecelhy Wlhi nolada cadowkiin Hoos Ilhey qulubtena ha isku furo one love all my Somalis
Waah waah wxasa kaaheesa inta muqdisho neceb jwbtooda
Cayto fanaan somalinimo kuweyn tahy waye wlhi
Markuu 5 somali hees ah so qaday maantana muqdisho allayacizak😍
Waxaa qoray cisi waxaa ila joooga saaxipaday oo Kala ah mandad iyo jamarti 4:36 daqiiqo maalin abraca ah August 14 jawigu waa mcn quraankii waan soo jaray saaxiip Kay mandad ayaan yaan u tagay jawigu walaahi waa mc lkn ku xagana ayaa jawiga Naga qasaya oo foolxun 😅 2024 heestaan walaahi aad Ayaan u jeclahay
Pro cisi xasuus walhi rag saa isku jecel baan ahayn manta na salaaan nagama dhaxayso sxb kay cisi noloshu ku ma xumayso wakhtigaan soo wada qaadanay ma iloobi doono😢
Muqdisho io gurcel dhulki gobta cayto legend hormar wcn king😍
Moqdisho meel aan ku doorsanayo majirto allow nabad noga dhig my country🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💗💗💗❤❤💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waawa cayto waxay iku raben heestii kabadhii curyanka laku madalayay
Guricel ❤️❤️❤️❤️❤️ ya ila maqlay Viv muqdisho
Best keep going borther allha moqdisho nabad caa diige🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😱👼
Cayta nice song 🔥🔥🔥 inta ka hashey like ha iisarto plz
Love muqdisho from diredaw
Waaaaw muqaal wali ah 👌😍😍😍
Jaceylkan ma maydh maye
Wadnaha magan bu u yahay❤cayto bsb
Dhashii ogadeen we love you imboow😚😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Ninkani waa nin isaaqa malaha jigjiga inay ogaaden dagaan ayad u haysata ee somali odhan ayaa ku nool
Cayto Ahmed jeeh waanka hayna aaabo heestii qarniga wlhi hore usoco sayid bilaa farasaa taheee ❤️🙏✋️👌
Mugdisho casumadii somaliyed
Mar wlpo iyada lagu hos hirta alow npd io barwAqo kusii❤
From lascanood🇸🇴🇸🇴
Muqdisho ❤
Guriceel❤
Cayto fanan an tageero hore usoco proh
Proud to be your flowers😍😍😍
Maryama😘😘
AL fanan updifatax mahamot ahmett cazka💖🎤🎻🎹
Shacabka reer jijiga
Waa shacab jecel Somalida kale oo dhan
Muqdisho
Hargaysa
Jabouti
Nfd
Jijiga
Inta muqdisho tagin
Like isaar
Anaa iden jooge
*Anoo Ah Reer SomalilaNd Muqdisho waan jecelaY dadkeeda*
Heesta muqdisho markaad tiri baan gasta u jaray😂
Kaftan wiil cod macaan bilowga video ga baaba idilay👏👏👏👏👏👏
Wee_wee🤩🎙
Heezki_heezaha iYo caYto bsb❤
Keep GoinG brothr 🌸🎵🎼
MoQdizho🇸🇴 HaJirto ha JooGto
Markan guriceel dhexdagay axyaa hees cayto bsb👌
Magaca guriceel markan maqlay mar qura darenkyga isbadalay
Muqdisho caasimadeyda waa wadankeyga one love
💎💗#maryama mi nme
imisa kle o maryam aya ila dawanayh
😍😘keepgoing bro #cayto
Muqdiaho muuqwang❤❤✌
Somali yikdem... Iska zelalem we love you Muqdisho... Jiir oo jooj
Cayto super man horay u soco sxb
Woow nico my sxb king 👑😘
Shugarn wall qali
Keep going pro✌
Maryan ahmed day gadhsiya heestan 🤘🇸🇴
Bro Keep going cayto
Wllahyga waxaan idiin rajayn khayr iyo naalo
Ayto muqdisho kaale hno hees iyo badh
Mahdisho cadeey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️👑👑
Inta heestan ka heshy like isaara plz
💞Mariam Ahmed Sh My👸 Jaceylkani Ma maydh mayee Wadnaha Magan Buu uyahee Intaan Noolahay Mar Uun commntgyga Mad arag😚 at 5:13
Muqdisho WlHi Dhalinyaradii Somaliyet En Ahayn Kuwa JoGa Wala So JeCLaanayaa Sababto ah AniGo Somalilander Ah Ayaa Aminzan
Cayto Fanaan Aad Uweyn Wan kugu soo dhaweynaynaa hada nahy reer muqdisho Hore usoco
Waan ka helay heestan ilaahay hakuu barakeeyo codka brother 🥰🥰❤🥰❤
Viva my country muqdisho ilaahay nabad kaa dhig wali rajaan kaa qabnaayoo quluubtayadaa kuu qoyan inaad mar qudha qaranimadaadii soo noqoto insha allah qaadir baan ka baryaynaa mlnky noqotaba amiin
Dnce GaN AnUu XiZeYaa RuNaHanTiH😍
Viva Muqdisho cadeeeeeeeey❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Reer muqdisho Salaam buxiyo galkacal ku dheehantahay oo kazoo koday Kal idin jecel from Buuhoodle
1 qf kah ;h3stan kuhesto markasto 🔥❤✌
Saxiiix bratta keep going Cayto BSB 💪💓
Dhalinta allaw barakee
Hayey ninki cayto aha ka haya heesta
Reer muqdisho waan idin jecelnahay from jigjiga ogdeenia
Cayl jigjiga wlha waa somli jeclhiin🥰
Muqdisho 🇸🇴💋💯❤️
I love mogdisho cdy 🇸🇴🇸🇴 alow wx xun ka dhowr
Jecl igu maaxdeY maryama👌nice blhi
Markan Gurceel dhex Dagay 😘😘😘
inta ila aragtay inuu cayto bsb yahay fanaan mustaqbal leh SUBCRIBE ha ila dhaafina
Muqdisho cady ilhy cadwgaga ha jabiyo
😘😘
Best Somali song ❤😍
Il
Cayto zp wad dhaqaday
cayto ahmed oo aan inbadan waqti azxaabnimo ku wada qaadanay hargeisa-goljano salaan iiga geeya badan nin rageedkaz
sacad bustaale Cayto goormuu goljano deganaa eddo, waligii reer jigjiguu ahaaye ina bustaaloow🤔
Sacad dhamaan bsb waykusalaamaysaa wakhtiga ma ilaabidoono xataaa nin qaaliya
Sacad sxb aadban ku salamaya gol jano ma iloobo walahi sxb
@@sadiiqtimiro6801 bro timiro horta kooxdiinii bsb may baabaday
Walayaaby ugaas