XURMO BY WIZ LIL FT 2 PAC 2019 OFFICIAL MUSIC VIDEO DIRECTED BY DJ CATOOSH logo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • CLICK SUBSCRIBE FOR MORE TH-cam VIDEOS

ความคิดเห็น • 275

  • @kingalwaysking3042
    @kingalwaysking3042 6 ปีที่แล้ว +37

    ❣Markn i xasusan weydy❣
    ❣Jceyl ila xeerin weydy❣
    ❣Naceyb xeradisa ooday❣
    ❣Hadan ka xarig laabty❣
    🙏Aniga eed ha i xambaarin😰❣👈⏰🙏

  • @AbdirasaqTamaan
    @AbdirasaqTamaan 11 หลายเดือนก่อน +5

    Ax waa hees mcn oo Dareen wadataa runtii qof wax jeceeL unba fahmiiy karaa 😢😢😢

  • @cabdiraxmaancabdiraxmaan6311
    @cabdiraxmaancabdiraxmaan6311 6 ปีที่แล้ว +3

    Ax heestan mooyane heskale maba daa wado wllky 2pac iyo zxpkii mlp DJ catosh adigun mlp zxp lkn xayisika hore yare

  • @ceyntekhan2765
    @ceyntekhan2765 6 ปีที่แล้ว +5

    Really I liked😲😲😲❤❤❤
    Inti iiga danbeysohestan like iisaara

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 6 ปีที่แล้ว +12

    Dj catoosch my huuuuuuuuuuuuniye long life keep the going i love you jigjiga my home land miss you jigjiga love from Switzerland

    • @Khadarokey78
      @Khadarokey78 6 ปีที่แล้ว +1

      king hindi holish ruun

  • @ibrahimalta141
    @ibrahimalta141 6 ปีที่แล้ว +8

    Keep going my guys. I like it this song💋❤

  • @xamdikhayre5837
    @xamdikhayre5837 6 ปีที่แล้ว +5

    Ma bro go forward DJ CAToosh .niga 🙏🙏🙏🙏

  • @rayaanhaldhaa904
    @rayaanhaldhaa904 3 ปีที่แล้ว +2

    Wllee waa xaqiiq xalkeedii aad baan ugu daalay ...
    Lkn kharyka ayay tagaysaa
    All my Friends LIKE .. DHAC DHAC

  • @notorious9152
    @notorious9152 6 ปีที่แล้ว +6

    Dj catoosh camera and Editing adaan kuu daayay Keep going bro

  • @mohamedcaatif6757
    @mohamedcaatif6757 5 ปีที่แล้ว +3

    MASHAALLAH HEES KAL IYO LAAB USHIDAN WEEYE WLHI KEEP GOING zhpAYAAL

  • @daljirtvusa
    @daljirtvusa 6 ปีที่แล้ว +3

    Dj catoosh saas weye my broGodjab

  • @hamzamohamed5128
    @hamzamohamed5128 6 ปีที่แล้ว +3

    Runtii waaa heees laga shaqeyay dhalin mustaqbal leh iyo dubitaan wacan asxaabta intaaan in ka badan aa noo baln ah

  • @nazer4644
    @nazer4644 6 ปีที่แล้ว +1

    cool.. keep going bro dj catozh

  • @hamsehamse1952
    @hamsehamse1952 6 ปีที่แล้ว +2

    Jigjiga hoyga fananinta qaran hore u socda I'll run idima aragto thank

  • @kikikiki821
    @kikikiki821 6 ปีที่แล้ว +36

    Ax heesta wanak helay Wa hees maxan Oo muqal shidan Tnx DJ &jgjga boys. 😘

    • @djcatooshproduction5523
      @djcatooshproduction5523  6 ปีที่แล้ว +1

      AXLAAN cumar U Wlcm Based On Tru3 Story

    • @kikikiki821
      @kikikiki821 6 ปีที่แล้ว

      @@djcatooshproduction5523 haa sax way u egtahy mid runo dhacady

    • @deexhussein3707
      @deexhussein3707 6 ปีที่แล้ว

      @@kikikiki821
      .

    • @tjzack7600
      @tjzack7600 6 ปีที่แล้ว +1

      Anna adaan ka h3lay huno

  • @suhaybisguji301
    @suhaybisguji301 4 ปีที่แล้ว +68

    😓 xasus anigo Tahriiba ayaan dhagesan jirnay aniga iyo gabadh aan is jeclayn iyo saxibkay lkn Gabadhi way Naga dhimatay alle Janada Haku geeyo wall😥😭😓

  • @handulleyareapokor8259
    @handulleyareapokor8259 6 ปีที่แล้ว +3

    Reer jigjiga wiilasha rapka oo dhan Waa ardaydayadii noolaada huunayaal

  • @sallahahmed7772
    @sallahahmed7772 6 ปีที่แล้ว +2

    Keep going bro Dj catoosh 👌👌

  • @aznamabdulahi1009
    @aznamabdulahi1009 6 ปีที่แล้ว +2

    Marakasta hormara kurajena Dj Caathosh😘💕❤😘

  • @abdi_mo
    @abdi_mo 6 ปีที่แล้ว +40

    Jigjiga soo boqda chanelkayga jigjiga one love ❤️❤️👏❤️👏❤️👏❤️✊🏿🔥🇩🇪😊

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 6 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro waku taganahy marwalpa dj catosh jigjigawi lij✌✌

  • @Siciiddhiif14
    @Siciiddhiif14 6 ปีที่แล้ว +2

    DJ catoosh
    good jog bro
    keep going

  • @suldan.seraarguhad4607
    @suldan.seraarguhad4607 4 ปีที่แล้ว +1

    Go wllo.dj catoosh

  • @abasmohamed9819
    @abasmohamed9819 6 ปีที่แล้ว +2

    *Jigjigadii cadeyd* 😍💥🔥💪🏾

  • @abdimalikosman4919
    @abdimalikosman4919 6 ปีที่แล้ว +3

    keep going ika gadanyihiin erayada broh catosh

  • @RobleIbrahim
    @RobleIbrahim 6 ปีที่แล้ว +1

    Dj catosh
    Great video

  • @abdiazizaliabdullahi5580
    @abdiazizaliabdullahi5580 5 ปีที่แล้ว +7

    Fananka codkisa 🔥
    Style 🔥
    Film editor 🔥
    Keep going.

  • @zakisuldaan9975
    @zakisuldaan9975 6 ปีที่แล้ว +2

    Nice one Lilka 👌👏👍

  • @DOLIYARE24
    @DOLIYARE24 6 ปีที่แล้ว +5

    Best edeting
    Oooh
    Congratuletin
    Dj catoosh hori u soco

  • @xamdayasin8504
    @xamdayasin8504 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw waa hees macan 😘

  • @najmaaxm2148
    @najmaaxm2148 6 ปีที่แล้ว +14

    lilka iyo hire wiilal qli igu ah horey usocda😙catoosh camera man aan cadi ahayn horey usoco wll

  • @daljirtvusa
    @daljirtvusa 6 ปีที่แล้ว +4

    Dj catoosh Hor mar wacan

  • @abdi_mo
    @abdi_mo 6 ปีที่แล้ว +4

    Dj catoosh ☀️👏❤️✊🏿

  • @husseincabdulahi370
    @husseincabdulahi370 6 ปีที่แล้ว +1

    Wllh fikaradeeda hdaan kadhiibto ani heestaan wee ika kadanthay Aad baan ukahelay 3 guy oo ciyaar yaqaanana weekujiraan waa Hees Dhanwalba kadiyaarsan keep going Dj catuush marwalba waxshidan lameel mar🏆

  • @omar1786
    @omar1786 5 ปีที่แล้ว +4

    Dj catosh legend ❤️❤️❤️

  • @leylocabdulaabi6739
    @leylocabdulaabi6739 5 ปีที่แล้ว +2

    codbuu hayaa wllhi

  • @azhakourbulshaawifilms419
    @azhakourbulshaawifilms419 5 ปีที่แล้ว +1

    Hees iGa dheH la dhacaY🙌

  • @dirisleabdi3807
    @dirisleabdi3807 6 ปีที่แล้ว +2

    Dg catoozh keep gowing zhp

  • @mustafepiratte9670
    @mustafepiratte9670 6 ปีที่แล้ว +1

    Boss #liiilka Aboo boqortoyo go forward my brother misse uh 🔥🔥🔥🔥🔥🔥💓

  • @suldaandisco8886
    @suldaandisco8886 5 ปีที่แล้ว +5

    wlhi heestan waan ka hilay inmada jigjiga adabaan idin jecLaHay♥️♥️♥️♥️

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 6 ปีที่แล้ว +2

    Macal Abwaan dj Catoosh zhp wanku wataaaa aad baan kugu xidhanahy guulayso mar walba

  • @ahmedyareofficial1265
    @ahmedyareofficial1265 6 ปีที่แล้ว +2

    Catosh goptiiH thy wlhi keep going

  • @munaapdi454
    @munaapdi454 6 ปีที่แล้ว +3

    Nin kaa shadhka sapidhiga xidhan iyo surwlka sipidhiga wn kuhysta ciytisa iyo istelkisa inta igu Racsn likta hayla dhafina

  • @amdaada0481
    @amdaada0481 6 ปีที่แล้ว +4

    Dj Catoosh bro Ila iyo 40Sec Wxa Nagu daahise Logo io Xayesin ee Heesta Hore haka so gasho kuwa so socda .
    KeepGoing 🇸🇴✌❤

  • @abdiazizyare8200
    @abdiazizyare8200 6 ปีที่แล้ว +1

    Woow sxb DJ lilka waxba ku jirey ileen Yaaa caadi MA ahan

  • @samatarmahamud3142
    @samatarmahamud3142 6 ปีที่แล้ว +3

    DJ CATOOSH WLHI WAX KALE IGA DHEH BRO KEEP GOING 🤟🤟🤟🤟

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 6 ปีที่แล้ว +1

    ma sha llaH dJ caTosha
    hore u soco zhp

  • @shacnimohammed9699
    @shacnimohammed9699 6 ปีที่แล้ว +4

    heeestu caaadi maaha intii tano kle haystoh like isar inaderyaal

  • @gamadidpro766
    @gamadidpro766 6 ปีที่แล้ว +2

    Midho+naaxiyad+editor waa heer dadku wada gaadhin hory u soco

  • @ugbadbbarre4749
    @ugbadbbarre4749 6 ปีที่แล้ว +8

    Dj atoosh keep going 😍😘

  • @hajjiadam7837
    @hajjiadam7837 6 ปีที่แล้ว +2

    Heezn wn ka heLy ❤ jigjiga pioz
    Dj catoozh Horumr Wcn Lkn Xyazizka Hore yare vidogiba na nczize

  • @abdiqanijama2915
    @abdiqanijama2915 6 ปีที่แล้ว

    Keep going brother 😍😍😍🤗🤗inaBa caaDi maHa muqaaLadasoo baDaN lo baHan YaHy😎😎😗😗😗

  • @sahraamiin1716
    @sahraamiin1716 6 ปีที่แล้ว

    Heez dhamayzaa😍😍😍😍😍😍

  • @updyzhakurmukhtar2279
    @updyzhakurmukhtar2279 6 ปีที่แล้ว +4

    Dj catoozh keep going bro from qatar 🇶🇦

  • @faisalabdikadir3406
    @faisalabdikadir3406 4 ปีที่แล้ว +1

    heestu wey wacantahay fanaan kalebiskiisa ayaan kuso baxeyn malaha. 😍

  • @Xogsidemedia0
    @Xogsidemedia0 6 ปีที่แล้ว +1

    Wow like ii sara somalaay

  • @moofficial8224
    @moofficial8224 6 ปีที่แล้ว +1

    Hees macan video mcn

  • @bilalyare466
    @bilalyare466 6 ปีที่แล้ว

    Wxkle wa ku wataH 🔕✌

  • @cabdiraxmanmaanoofficial1919
    @cabdiraxmanmaanoofficial1919 5 ปีที่แล้ว +3

    DJ CATOOSH 🤟

  • @mowfarah252
    @mowfarah252 6 ปีที่แล้ว

    Hees iyo bar bravo gys🤞

  • @ayaansky2386
    @ayaansky2386 6 ปีที่แล้ว

    DJ CATOOSH GO FORWARD PRU

  • @mustafaomer8679
    @mustafaomer8679 6 ปีที่แล้ว +2

    Lilka ugaas wan ogaa in hawlahagu yihiin badaas abwanka dadayar dj cadoosh nin culus

  • @AbduhalimXallo
    @AbduhalimXallo 6 ปีที่แล้ว +1

    Hees kaLa kacsan😎😎👊

  • @Apdifatah_TaaxO
    @Apdifatah_TaaxO 6 ปีที่แล้ว +1

    #dG-CatooZh keep goinG bro

  • @abokoryare37
    @abokoryare37 6 ปีที่แล้ว +31

    DIRECTED BY DJ CATOOSH
    EREYADA DJ CATOOSH
    LAXANKA DJ CATOOSH
    WAX BA LAGAMA QABAN KARO KEEP GOING BROOOO

    • @zermahdi8817
      @zermahdi8817 6 ปีที่แล้ว

      Aryhe apokor

    • @abokoryare37
      @abokoryare37 6 ปีที่แล้ว

      @@zermahdi8817 yeah broo

    • @zermahdi8817
      @zermahdi8817 6 ปีที่แล้ว

      Zhp 😂

    • @zermahdi8817
      @zermahdi8817 6 ปีที่แล้ว

      Numberkagii igh pxe ila zo hdl paL

    • @abokoryare37
      @abokoryare37 6 ปีที่แล้ว

      zhp mobilkii iga jabey

  • @Abdirahman-t3q
    @Abdirahman-t3q 3 ปีที่แล้ว +13

    2 years ago I love this song dj catoosh keep going ♥ 🙌😍

  • @kingnakhlan674
    @kingnakhlan674 4 ปีที่แล้ว +4

    Hestan wan uso xiisay👌😭💔

  • @omar1786
    @omar1786 6 ปีที่แล้ว

    Hot music jigjiga one love

  • @sidiiqyare1184
    @sidiiqyare1184 5 ปีที่แล้ว +1

    Heez calacala waan kaheelaa

  • @mohamet2035
    @mohamet2035 5 ปีที่แล้ว +3

    Budhcadd faneed dj catoosh
    Ereyaddi abwaan fasilaye

  • @alfanaanmaxamedjaceylowoff9514
    @alfanaanmaxamedjaceylowoff9514 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax heesta wee ika dhexbaxday oo waan ilmeeyey runtii waa hees ani itaabatay dhabtii

    • @najmanalka5762
      @najmanalka5762 4 ปีที่แล้ว

      Hno hees Haa uu oyyin wayo adu danbi ku jira ohin uu danbi kle ah haku darsan😢🙏

  • @hoodokamal5822
    @hoodokamal5822 6 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi qofkan qaadaya dakhar

  • @mustaphausmanhassan9016
    @mustaphausmanhassan9016 5 ปีที่แล้ว +1

    Iga daa nio

  • @muztafeahmed1998
    @muztafeahmed1998 6 ปีที่แล้ว +2

    Fananku haduu dhinaca jaska kadhisan yahy hadu cod xun yhy xata wala qadaanaya
    lkn ninkani cod iyo wax walba uu isku darsaday waa qof talantile Cadoosh adiguna naga yaree xaysiiskan badan mesha flm maso daynside waa
    hees 5 daqiqo soconase

  • @sahraamiin1716
    @sahraamiin1716 6 ปีที่แล้ว +1

    Woooooooowww😉

  • @raaliyarayn4142
    @raaliyarayn4142 6 ปีที่แล้ว +5

    😢😢😢😢😭😭😭wlhy bilahay waa talo uu isiyey jacaylku anigu ii dhawacay haddan dib u sheegto dib i dil oo ii duufso

  • @sharmaakehasan9632
    @sharmaakehasan9632 6 ปีที่แล้ว +1

    dj catoosh tageera buuxa

  • @Kaltunuur
    @Kaltunuur 4 ปีที่แล้ว

    Hesti adunkah❤😍

  • @maxamuudaxmed8349
    @maxamuudaxmed8349 6 ปีที่แล้ว +8

    Haddaan jecelaw ku doono
    Haddaan dawyada istaago
    Haddaan dibnahayga ka sheego
    Aniga idil oo iduubso

  • @artetahussein9522
    @artetahussein9522 5 ปีที่แล้ว +1

    lil wad mareysaaah codkaagah shidanyhy

  • @khadarabdilahi3279
    @khadarabdilahi3279 2 ปีที่แล้ว +1

    Kings of jig jiga 12qabalee 🤣✌🇬🇶tupack 👑liil legend ♥

  • @adeecagobtitogdher3333
    @adeecagobtitogdher3333 6 ปีที่แล้ว +20

    Axxxxxxxx😭😭😭😭😭hestan any igu socota Markad ixasusan wayday neceb xeredisa oday hadan kaxadhay labti aniga ed hay xanbarin😭😭😭😭😭

    • @khaliifmahamutt2570
      @khaliifmahamutt2570 5 ปีที่แล้ว +1

      Saaso dhan miyaa laguu xumeeyay meeL ayaaba i xanuuntaY😂😂

    • @adeecagobtitogdher3333
      @adeecagobtitogdher3333 5 ปีที่แล้ว

      Haa den hadana larabay in layberlaxawsadozhp🤣

    • @khaliifmahamutt2570
      @khaliifmahamutt2570 5 ปีที่แล้ว

      @@adeecagobtitogdher3333 wixi ku dhibaa idhabaH hana😂

    • @adeecagobtitogdher3333
      @adeecagobtitogdher3333 5 ปีที่แล้ว +1

      khaliif Mahamutt zhp adun thanks zhpozidokle😍

    • @ciiltira10
      @ciiltira10 ปีที่แล้ว

      Hataa maka bogsatsy😢

  • @naagtanaagahautalisonajmom519
    @naagtanaagahautalisonajmom519 5 ปีที่แล้ว

    Codkagu maxuma lakiin dhesha nagasax zhp

  • @cabdicasiisciiseshidaaleca424
    @cabdicasiisciiseshidaaleca424 6 ปีที่แล้ว +4

    Hees cajiib ah

  • @qurankakariimka4860
    @qurankakariimka4860 6 ปีที่แล้ว +1

    Jijiga homie 💔😤. U xiizy

  • @urzatyare7127
    @urzatyare7127 5 ปีที่แล้ว

    Pest Song😍😘😙🙌

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 6 ปีที่แล้ว +57

    Wara horumar wcn samaysay lkn xayaysiska hore yaree waaba na nacsisay vediogii

    • @ahmedwardi7525
      @ahmedwardi7525 5 ปีที่แล้ว +1

      Us aybaad tahay garac

    • @muriidiman
      @muriidiman 5 ปีที่แล้ว

      Heheheh
      Drone ma la xyeysiinoyaa 😂👌

    • @asmamuuse2523
      @asmamuuse2523 5 ปีที่แล้ว +1

      Dadax catoozh 😍😍😍

    • @niciimamahamed4337
      @niciimamahamed4337 5 ปีที่แล้ว

      Xaga hore haa,egine heesta mcnkeda EEG wiilkow

  • @hodanjaamac7780
    @hodanjaamac7780 3 ปีที่แล้ว +5

    My live waxa izo marey qiyaano badan been cidlo dulmi bahdilaad badan alxm all waxy ibareen ina noqdo qof adag iyo dhiiranan kalsoni badan 😭😭

  • @asensio568
    @asensio568 6 ปีที่แล้ว +2

    Asxapta reer jj hore uu socda

  • @fadmacoof2051
    @fadmacoof2051 4 ปีที่แล้ว +2

    Heestan marwalbo iska dhageystaa ilove my song ♥️♥️♥️😘😘😘😘😍😍😍

  • @ZuhaybHassan
    @ZuhaybHassan 6 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxaan ku xasuusta 2019 an examkii dawlada galaynay bay bus an la soconay ka daarnayd cabsi cabsi wakhti tagayow salama😢

  • @hodanizha6003
    @hodanizha6003 3 ปีที่แล้ว +5

    Hadaa☝️ jeceyloow ❤️ku doono hadaan ☝️doyowda 🥺istaago🙅🏻‍♀️hadaan dibnahay👄 ka sheego 🗣aniga idillo 🔪💣iduufso 💀
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 5 ปีที่แล้ว +4

    Jacayl kaa hadad xumasay maxaa ani ixijiyay waaaaaw sanad kaan fanaano aan la is dhaheen waay soo baxeen basoo baxay lkn 🤔angu music iga ilaasha heestan waan taageera ee iyadoo bilaa music ah baan rabnaa wakaal

  • @Ehnajo
    @Ehnajo 10 หลายเดือนก่อน

    Xilkisa mxa isaaray😃

  • @yartasoomaliyed6783
    @yartasoomaliyed6783 6 ปีที่แล้ว

    ma fanaan bu noqday kii yara 😳 lkn waa cod mcnyhy keep going ku odhan mayo waa danbi ye 😅 nice song ciyaal qumadayaw

  • @yugtaahmad6307
    @yugtaahmad6307 ปีที่แล้ว

    Fortr songe❤🔥

  • @liibancosta7767
    @liibancosta7767 6 ปีที่แล้ว

    Keep going

  • @Shaaca
    @Shaaca 9 หลายเดือนก่อน

    15/Apr/ 2024 still watching axyaa hees😅😢

  • @mome_film
    @mome_film 6 ปีที่แล้ว +1

    Aniga i diloo i doorso

  • @habebatmukhtar2360
    @habebatmukhtar2360 5 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤ilove your song waaaw😊