Abdirizaak Qurbo I Qof Ku Jecel Ayaad Heli | Official Video 2019

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 388

  • @abdirizaakqurboofficial3334
    @abdirizaakqurboofficial3334 5 ปีที่แล้ว +212

    Dhamaan dadkayga somali mel walboy joogan wan ni salaamaya inta amaanty iyo inta kleba sbbto ah inta kle xataa wax iga maqan bay ii sheegayn lkn inta fns ii ah ad ban ni jeclhy🙏

    • @khadarcasoodofficial5314
      @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdirizaak Qurbo aabo waanu ku jecel nahay hore usoco

    • @mameab5975
      @mameab5975 5 ปีที่แล้ว +4

      Syd bila farasa ♥♥♥

    • @sigane9351
      @sigane9351 5 ปีที่แล้ว +1

      qurbooz wlhi Hees dareen leh ayay noqotay oo dad badan amaneen intaan aqrinayy comments qof kaso horjedo ma arkin go ahead bro

    • @nimcoyar312
      @nimcoyar312 5 ปีที่แล้ว

      Runtii waa hees cajiiba huuno

    • @najmaxidigo3900
      @najmaxidigo3900 5 ปีที่แล้ว

      Mnzha Allah hore uzoco

  • @najmanuura5473
    @najmanuura5473 3 ปีที่แล้ว +22

    2021 October 30 waan helay qof I jecel alxm🥰🥰🥰heestan Waxaan dhageysanayey 2020 july 28 anoo murugoonaya😰maanta anoo faraxsan oo aan helay qof I jecel waliba dadkoo dhan iga naxariis badan 🥰🥰alleh ha I daayo my husbandkayga🥰samraa sadkii waa uu helaa🥰anoo noloshaba nacay oo leh nin danbe ma rabo ayaan hestan dhagaysatay wllhi dhiirigalin ayaanka qaatay " u noqo calafka markaleh"🥰🥰been maaha wllhi 😰nololshu hadaadan guuldaraystan sidee guul u gaari kartaa😥anah guuladaradii waayo aragnimo ayaanka faaiiday oo maanta guul ayaan gaadhay alxmdulilaah ubadd un baa iga maqan alleh awlaad baariya ha isiiyo insha Allah waxaan jecelahy in aan mar un hooyo noqodo 🥰🥰🥰

  • @newage1393
    @newage1393 5 ปีที่แล้ว +294

    Walhi been maahan "Naftaada mcnta bdn cid ha u nugleyn, qof ku dhawrto baad heli" nasab qaali ba tahay 😭🤟
    Heestan qofkey dareen galisay sideydo kala.. like-ta igula dhac

    • @ifrahxad9978
      @ifrahxad9978 5 ปีที่แล้ว +1

      Xaqiiq wlhi pru

    • @guletahmet3912
      @guletahmet3912 5 ปีที่แล้ว +2

      📸❤❤

    • @ceeblayar2660
      @ceeblayar2660 5 ปีที่แล้ว

      ✋✋

    • @kawsariinakordahap1355
      @kawsariinakordahap1355 5 ปีที่แล้ว +2

      Si gaara bey ii taawatay wallh si'markii loo fiiriyo nah Wey iguso cotaa😭😭😬

    • @amalyusuf1089
      @amalyusuf1089 5 ปีที่แล้ว

      Adil Afrah imika ayaa xaalada ku jiraa 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @RuzaykiMohamed-dt1wg
    @RuzaykiMohamed-dt1wg ปีที่แล้ว +2

    13/10/2023/ xaalka ay heestani ka hadlayso maanta ayaan ku sugan yahay insha allah waan ka bixi doona maalin dhow ❤❤❤❤

  • @asturan_edebsan5630
    @asturan_edebsan5630 5 ปีที่แล้ว +59

    Nasiib kii marka xumaade😢
    Yaanu naafo ka dhigin 😢
    Sidaad shalay unooleyd
    noqo oo hadane farax 😃
    Ogoow naftaada macaanka badan
    Cid ha unugleyninee
    Qofku jecel ayaaad heli💖
    Naaxariis leh baad heli 😚
    Qofku dhowrta ba heli
    nasab qaaliya tahee ❤❤ intee sideedo kle hestan taabate bal like ta ii saaara

  • @Eva_gamingRp
    @Eva_gamingRp 5 ปีที่แล้ว +47

    Aningoo u hadlaayo teamka commentey aqriyaasha please waxaa niiga codsanena inaad wacdiga iyo like melaha la rooreysan inaa naga dhaaftan sharaf ma lihidiinee😂😂😂😂

  • @nafisaiidle7200
    @nafisaiidle7200 5 ปีที่แล้ว +12

    Noqo oo markale farx waxaanba moodayaa in uu aniga iiga sameeyay heesta fanaanku😘

  • @mahaddawiiltube8032
    @mahaddawiiltube8032 5 ปีที่แล้ว +42

    Heestani Waxy dheeri Galin U Tahay Dadka Jilicsan Ee Jcylku Jibada Beenta ah ku Riday Hadii qof Kaa Tago Aduunkoo dhami kaama Tagin Walow Ay Yara Adagthy hadana Waa inaad Eegtaa qofkan kaa Tagay miyuu dabadaa Farxad helay mise Sidaada ayuu Murug Qabaa hadii Uu Murug qabo Waad sii Jeclaan kartaa ilaa intaad helayso blze hadii Uu dabadaa Farxad helay uma qalmo inaad U Bohowlyowdo Ee waa inaad Naftaada Tustaa siduu kuu ilaaway inay U ilowdo Qof kuu Xiisay is ayaa loo Xiisaa qof ku Tabay ayaa la Tabaa 💁‍♂️💁‍♂️💁‍♂️

    • @farxiyonuur6321
      @farxiyonuur6321 5 ปีที่แล้ว +1

      wnkula qabaa wlhi xaqiiqdaana saas ah

    • @luulomar7674
      @luulomar7674 5 ปีที่แล้ว

      Wa dhip isheysta blse wxan rajeynaya inN ilawo qofkaas😓😭

    • @caaliyaumucabas5308
      @caaliyaumucabas5308 5 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq

    • @caaliyaumucabas5308
      @caaliyaumucabas5308 5 ปีที่แล้ว

      Way igu dhacady taasi 😭😭😭😭😭

    • @luckyinaliizhane8752
      @luckyinaliizhane8752 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi anigey igu dhacdey sidan biloyinki lasodhafey waxn aha waxba yahay yacni ruux xannsan ila leyla tacaaley qur.aan saar lkni hda alxahdullih alle aya isiiyey qof ijecel ina daayeey boogihi hore xanunsana nasab qaliya ayan heley alow idaa ahmedkeyga

  • @nuuraabdirizak2083
    @nuuraabdirizak2083 5 ปีที่แล้ว +14

    Way iga gadantay wale heestani 🙏😍💥🥰 kaman quusan nolosha

  • @Ismailsheelare
    @Ismailsheelare 5 ปีที่แล้ว +6

    qurbo alfanan ka an adka u jaclahaay wlhi hami ayaa ledahaay alle haku siiyo bro
    inta alfanan qurbo ila tagerto please like I tabo

  • @إعلمفيالحولالعالم
    @إعلمفيالحولالعالم 5 ปีที่แล้ว +86

    Zakariye kobciye inta tageerta like saar
    Walhi wan amin sanahy abwaankaas

  • @zunduzdiamond6194
    @zunduzdiamond6194 5 ปีที่แล้ว +8

    Qof ku jcel ayad heli
    Naxariis leh bd heli
    Qof ku dhwrto baad heli
    Dadka kaga Nugul Bad heli
    Nasab qaaliya thee
    💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓

  • @jomaomer3948
    @jomaomer3948 5 ปีที่แล้ว +20

    From hargiesa I love Jigjiga fafan nogob GodeY iYo Dhamaan DhuLka somali DegTo❤❤❤

  • @user-xv3yk7fb9g
    @user-xv3yk7fb9g 5 ปีที่แล้ว +13

    Wlh waxaad mooda heestan in aniga ey iga hadleyso
    Qofkii aan Nolosheyda oo dhan u hibeyay ayaa wuxuu igu noqday mid aan nolosha macanteda ila fahmeen😭hada MA faraxsani☹️lkn waxaan rajeynaya iney farxadeyda isoo laaban doonto sidoo kle calafkeygana wan tijaabin doona markale insha Allah😢😘

    • @sumayomohamed8621
      @sumayomohamed8621 5 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo dhibta laguma waaree dhaxal looma yeeshee waalaga dhamadaa naftan dhiiragaliyow ruuxii dhab kuu jecel waalala dhadhamiyaa😭😭

    • @user-xv3yk7fb9g
      @user-xv3yk7fb9g 5 ปีที่แล้ว +1

      Sumayo mahamed
      Thnks xbbti waa iska aduun Waan ka bixi doona😍

    • @sumayomohamed8621
      @sumayomohamed8621 5 ปีที่แล้ว

      @@user-xv3yk7fb9g insha allah abaayo niyada qeyr u sheeg xppti❤

    • @musbaaroffial802
      @musbaaroffial802 5 ปีที่แล้ว

      Inshalaha waxaan ku rajaynaya khayr walshy😭😭😭

    • @GATEXsp
      @GATEXsp 5 ปีที่แล้ว

      @@user-xv3yk7fb9g sorry ☠💀 lkn en en

  • @aaliyamoalin6683
    @aaliyamoalin6683 5 ปีที่แล้ว +2

    sidaad Shala u Noolayd Noqo oo Hadana Farax waaaaaaaaaaw Ahzan hees Macno leh Soo dhawoow Alfanaan ABDIRIZAAK QURBO

  • @nawalabdikani9366
    @nawalabdikani9366 5 ปีที่แล้ว +13

    Anigoon arag ayan iska fahmay in erayadii kobciye yihen
    Noolow kobciye❤

  • @abdiismail6390
    @abdiismail6390 5 ปีที่แล้ว +8

    QurBo inta Ka Heshey like saar 🙏❤

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 5 ปีที่แล้ว +3

    Waxan layaabay qofka qofkale noloshisa wareer ugaliyay isu noolow jeclo naftada hees isku fadhida👌😍😍

  • @kawsariinakordahap1355
    @kawsariinakordahap1355 5 ปีที่แล้ว +6

    *Nasiibkii mar kaa xumaaday yaanu naafo kaadhigin nafteydaay* 🙏😭💔

  • @mahadsanja2766
    @mahadsanja2766 5 ปีที่แล้ว +10

    Legend qurbo all the way from muqdisho like dhag kusi hada is lee dahay fanaankan mustaqbl bu lee yhy jaaaw

  • @najmanuura5473
    @najmanuura5473 4 ปีที่แล้ว +3

    28 july 2020 Waa Hees xasuus mudan 💟💋Waan Hees I dhiiri galiseY runtii 😍😍😍 waan isku soo noqon doona mar kaleh 🙏

  • @Balanbaalis26
    @Balanbaalis26 5 ปีที่แล้ว +3

    sidaad shalay u noolayd noqo oo markale farax
    waa hees soo dhacday wakhti ay igu haboonayd guul inshallah

  • @zakiabdiibrahim8856
    @zakiabdiibrahim8856 5 ปีที่แล้ว +8

    Way Jijigay😭❤️🙏 wan Uxisay wlhi

  • @samatarofficial9904
    @samatarofficial9904 5 ปีที่แล้ว +6

    Naftada Ha Nicen Wali Waad Yartihee
    Is badal Nololed Samee
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️ ❤️❤️

  • @muntahaismaciil60
    @muntahaismaciil60 ปีที่แล้ว

    Heestan waxan dhagaysan jiray 2019kii anoo naftayda ku dhiirigalinaya😔 wn ka soo kabtay xasuusihii khadhadhaah alx🤲 samraa sadkii mawaayo wana helay qof I jecel oo dadka iga waada nugul🥰

  • @drzamzamsuldandiriye2819
    @drzamzamsuldandiriye2819 5 ปีที่แล้ว +2

    nasiibkii mar kaa xumaad yusaan nafoo kadhiiigiiin😘 Qof kujecl baad heliii💕

  • @najiibtarabi5412
    @najiibtarabi5412 5 ปีที่แล้ว +5

    Qurbo hesihisa si wanaagsan loo duubaa
    Waqal studio 🙏🏻

  • @nahlaqueen5764
    @nahlaqueen5764 5 ปีที่แล้ว +3

    Nasiibku iyo calafkuba anuu iga xumaaday naafo ayuu iga dhigay qalbi jab 😢😢

    • @ملكةالقلوب-س2ن
      @ملكةالقلوب-س2ن 5 ปีที่แล้ว

      Is adkee wll😭 wanku Dareemi karayaa😘🙏 Nolol Qurux badan ayuu Allah kusiin InshaAllah ❤

  • @Kartibadan09
    @Kartibadan09 5 ปีที่แล้ว +23

    Mansha Allah ninka ka soo baxay jigjiga
    Keep going bro
    The best waqal studio🎙
    Like IGA dhaafi no xaasida😭😭😭

  • @abdihussein8020
    @abdihussein8020 5 ปีที่แล้ว +8

    Qurbo iyo cayto oo wada socda inbadan ayaan sugayay labadooda heesoood

  • @hamdahurmo4249
    @hamdahurmo4249 5 ปีที่แล้ว +12

    10 cishee ukhyrka badnaa galylnaaye khyrkeeda alla hyna siiyo

  • @khadarmahdikhadar7452
    @khadarmahdikhadar7452 10 หลายเดือนก่อน

    Nqsiibki mar kaa xumaaday
    Yaanu naafo kaa dhigin
    Abwaan kobciye iyo legend qurbo runtii waa hees dhirigalina😮

  • @quenjowhara5749
    @quenjowhara5749 5 ปีที่แล้ว +1

    Heestan markan maqley wey i dhiiragalisey wlhi alla jacel dhib badana marwlba ilaaw baad is leedahy mana ilaawi kartid ilahow qalbigeyga iga saar jecelkan sandkan i heley😭😭😭😭😭😭

  • @abdihaybad7897
    @abdihaybad7897 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw fanaanka qurbo
    Heesta beenbkumuu sheegin sidaad shalay ahayd maan tana ufarax naftaadana mcnka badan cidna haw nuglaynine qofku dhewrta waad heli nasab qaaliyaa tee

  • @hoodojamac1143
    @hoodojamac1143 5 ปีที่แล้ว +10

    Heeztan qofta qizadiza thya like izara🙏

  • @hibaqso9075
    @hibaqso9075 5 ปีที่แล้ว +5

    Qof i jecel waan helin ilaahow nasiibka noo hadaaji🙏

  • @naima1.5.75
    @naima1.5.75 5 ปีที่แล้ว +8

    HeestiH qarnigaH k33p going apdi rizaak😘❤👏👏

  • @kalidmalik2299
    @kalidmalik2299 3 ปีที่แล้ว +1

    Qof ku jecel ayaad heli
    Naxariisleh bad heli
    Dadka kaaga wada nugul
    What an emotional song😥
    Qurbo jnb Legend

  • @abdullaahimuuse4262
    @abdullaahimuuse4262 5 ปีที่แล้ว +2

    Ax wlhi been mahan waa ruunti 😭😭😭 ilhy noo gargar amiin

  • @Shamsayid
    @Shamsayid 5 ปีที่แล้ว +2

    😭😭 tnx wll mcn insha allh isbadl ban sameni cidey siqas utawate like

  • @updikhaalikducoqabeh
    @updikhaalikducoqabeh 5 ปีที่แล้ว +68

    The first Comment ilahay hada Ka baqanayzaan dar Alle idiin jeclahe Like io subscribe ila gaadh😢♨️♨️💯💋

    • @bulshaawisports3928
      @bulshaawisports3928 5 ปีที่แล้ว +1

      Wan kusarayaye adna isaar bro

    • @iqrawarsame930
      @iqrawarsame930 5 ปีที่แล้ว +1

      Wanku saaray walalo

    • @updikhaalikducoqabeh
      @updikhaalikducoqabeh 5 ปีที่แล้ว

      @@iqrawarsame930 walaal qali mahadzanid

    • @xidigfilmshd
      @xidigfilmshd 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/XScsYe1EwDc/w-d-xo.html

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว

      @@updikhaalikducoqabeh waan kuu saaray isaar walal

  • @dhambaal3
    @dhambaal3 2 ปีที่แล้ว

    Xanunka ugu weyn Waa inad allah
    Ka barido inuu ku ilowsiiyo
    Qof ad shalay allah u baryeysay
    Inuu Kuu ilaliyo mantana aad Kabariso
    Inu Kasaro qalbigaga😢ax💔

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว +3

    Abdirizaak qurbo fanaanka fanaaninta waanka hayna heestii qisada ahayd ha nicin naftaaada hore usoco zxp qalih aabo waala yaabay ❤️✋️

  • @caashahodan3439
    @caashahodan3439 5 ปีที่แล้ว +3

    Anicin naftada macnka padn wali wad yartahe ispadil same nolo rad same unaqo calf ka mar kale qurop ka hely runti hestada 👌👌

  • @Tafo775
    @Tafo775 5 ปีที่แล้ว +19

    Qof I jecel ayaan heli naxariis leh baan heli nasab Qaaliyan ahay 😂😂

  • @duniamaxamed4701
    @duniamaxamed4701 5 ปีที่แล้ว +2

    Naziipkii mar ka xumadY yaa naafo ka dhigin wllhi waa zax 😍😍😍😍 inta. Ila argtY like i dhaxaa

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 5 ปีที่แล้ว

      Xaqiiq wllhy runti weyan hora lo soconaya qof kaa tagey Loma jabo

    • @duniamaxamed4701
      @duniamaxamed4701 5 ปีที่แล้ว

      Thnkz mcn pdn 😘😘😘😘😍😍😍😍

  • @zainismail4308
    @zainismail4308 5 ปีที่แล้ว +4

    Qurbo Hees Dareenkedi Wadata wataa Wlhi Zhp Wnka Hayaa 🙏🙏

  • @xamzecabdaleaxmed474
    @xamzecabdaleaxmed474 5 ปีที่แล้ว +2

    qurbo zxp ku tageero keep going pro hore usoco cadawgaga ha ujabin zxp talo fcn isiisay

  • @Mici_libaax
    @Mici_libaax 5 ปีที่แล้ว +4

    From nogob waxaan love ❤️ ka aheeyn ilaali my people 🙏

  • @craxmaancandimaxamuud3941
    @craxmaancandimaxamuud3941 5 ปีที่แล้ว +1

    qurbo waxaaa thy fananka heesihiida khaazka itaabtaan😢 wxn Ku leeyhy keep going prther😍

  • @mameab5975
    @mameab5975 5 ปีที่แล้ว +7

    Nin qliya go forward sxp ♥♥♥heesti hesaha eryatay ninka shirkada sudhadhka iskle 😂

  • @lamafilaanchanel539
    @lamafilaanchanel539 5 ปีที่แล้ว +2

    Wax kaLe👏👏Qof ku jceL aYad heLi 🙈

  • @deeqahappymohamed1436
    @deeqahappymohamed1436 5 ปีที่แล้ว

    Inaba caadi mahan wa ereyo saxix ah hore u soco fananka qaliga ah tariq iso martaya u maleysa ereyadan awod ku yelan jiray sxbku wa mid u horkac u ah awodada

  • @azhravsoomaal1246
    @azhravsoomaal1246 5 ปีที่แล้ว +2

    Waqal studio and henok
    Legends waan ini wataa

  • @rahmoabdulkaderrahmoabdulk6305
    @rahmoabdulkaderrahmoabdulk6305 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi beeen ma ahn qof ku jecel waad heleysaaaaa😢😢😢😢😢😢

  • @rahmoabdulkaderrahmoabdulk6305
    @rahmoabdulkaderrahmoabdulk6305 5 ปีที่แล้ว +1

    Sida shaley u nooleyd noqo oo hadana farax 😭😭😢😢😢😢

  • @rijaaljr
    @rijaaljr 5 ปีที่แล้ว +5

    Qof Ku JcL Bd Heli 😭😭🤩♥️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️🏃‍♂️wxkle Wyy Heesta Keep Going @Waqal GROUP👈👏🙏🙏

  • @zakciro9373
    @zakciro9373 5 ปีที่แล้ว +3

    Qurbo keep going broh ✊

  • @weheshoofficial5446
    @weheshoofficial5446 5 ปีที่แล้ว +3

    Fadln qf kii kahely plz like ha iga dhafinah Apwaan kopciye saln sre

  • @Tafo775
    @Tafo775 5 ปีที่แล้ว +9

    29 min 1540 dad baa TH-cam ka dhex seexdaba 😂😂😂😂😂
    Super Sunday🤞🏾👌🏾👌🏾👌🏾
    Farahaha amateedka u fura comments iyo like

  • @sahraabdilahiliban8695
    @sahraabdilahiliban8695 5 ปีที่แล้ว +2

    Sax waa waxaan curinta iyo suugaanta afkeena ku jecelahay waa dhiiri galinta iyo is garab gelida marka caqabad aanan dhaafi karin ku hor timaado
    Nasabku ha waaro rag iyo dumarba alla yacizakum fanaanka iyo abwaankaba

  • @kaahanuura6261
    @kaahanuura6261 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilahow qof idhawrta isiii😔

  • @Zaki-matic
    @Zaki-matic 2 ปีที่แล้ว

    Kobciye
    ereyadada ku laapasho malahan gob baa taahy an liicin❤️‍🔥

  • @sadiyaseeko7401
    @sadiyaseeko7401 5 ปีที่แล้ว +1

    hees iyo badh wlhi wee dawesey horey usoco walal fanan cod mcn thy💖🙏

  • @fadxamoh7144
    @fadxamoh7144 5 ปีที่แล้ว +8

    jigjiga cadey xiis u 😭

  • @ayushabdirahmam7542
    @ayushabdirahmam7542 4 ปีที่แล้ว +1

    waxn ahy gabr ad u qurux badn waxn anu dhahy mahn e wasida e hd io gor igu dhahn wil io gabrba sas o aytahy nin aya niyda iga jabiyay intas o nin ba itirhda nabsigena kugu dhacya lkn manta ayn xaqiqsady inu igu dhacy coz jacylkygi ayn wayay wan raja dhigy wllhi😭💔😭💔waxan sameyo wan kasi la ahy sidi ron ban ale ka baryin i.a😔😓

  • @mohahukun4291
    @mohahukun4291 5 ปีที่แล้ว +11

    From Fafan Dhulkii HooyO Qurux Badna 👌

    • @abokorabdi254
      @abokorabdi254 5 ปีที่แล้ว

      Fafan wa halkeeee

    • @mohahukun4291
      @mohahukun4291 5 ปีที่แล้ว

      Abokor Abdi Jigjiga La Dhaha Faafan Broe

  • @salmancr751
    @salmancr751 5 ปีที่แล้ว +7

    Jigjiga I miss you 😘 my dhulkeeni

  • @nasriinamohamud8656
    @nasriinamohamud8656 5 ปีที่แล้ว +2

    Wlh wa run qof ku dhowrto ba heli qofku jcl ayd heli e sida shly unooled nqo o hadana farax qfk hestan darenkisa badashy

  • @zhaaficiapdirahman3267
    @zhaaficiapdirahman3267 5 ปีที่แล้ว +1

    Ala dhul soomali QuruX badana alle Haykiin daaYo raadinaYa si aan u imaado dhul soomali😍

  • @wizzkhaliifa2366
    @wizzkhaliifa2366 5 ปีที่แล้ว +2

    Anaa Uhoreeya manta😍

  • @lamafilaanchanel539
    @lamafilaanchanel539 5 ปีที่แล้ว +8

    DhaLinta zomaLiyed Like haYla dhafiNa plz🙏🙏

  • @nadiyanalka7584
    @nadiyanalka7584 5 ปีที่แล้ว +1

    warun tasi qof ku dhawrta ayad heli 😚

  • @roodoqorox6938
    @roodoqorox6938 5 ปีที่แล้ว +1

    Wwwwww waxa qiqi naftada qof bili adana waliga haudayicin

  • @nuramahamed8009
    @nuramahamed8009 5 ปีที่แล้ว +1

    Horey usoco huno

  • @wardamaxamed2961
    @wardamaxamed2961 5 ปีที่แล้ว +2

    Ku tageera wlhi hormar wcn hno

  • @zamzamyoussef2194
    @zamzamyoussef2194 5 ปีที่แล้ว +2

    Qof idhowrta wan heli 😍

  • @nawalitabbelove2134
    @nawalitabbelove2134 5 ปีที่แล้ว +3

    Hadii aan Somali isla nahy like ha iga baqiilan ,🇸🇴🇸🇴💋💯❤️

  • @amerafarhan9180
    @amerafarhan9180 5 ปีที่แล้ว +1

    Qof ku jeceL ayaD heli
    😇Naxaris leh bad heli
    Qof ku dhawrTa ayad heli 😇❤❤💥

  • @munodhigane7454
    @munodhigane7454 5 ปีที่แล้ว +1

    Zakariye kobciye wa fanan kaliyah erayahisa emotional yihin keep going abwan zakariye

  • @hamzecaaqil5314
    @hamzecaaqil5314 5 ปีที่แล้ว +1

    Jilinka in ay gapadhi gashey ahayd mazul well done waqal

  • @fihimaugaas3510
    @fihimaugaas3510 5 ปีที่แล้ว +2

    Qurbiye horey usoco💋😍

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 3 ปีที่แล้ว

    Qof ku jecel ayaad heli ☝️😊😊

  • @mohamedwardi0fficialchanel98
    @mohamedwardi0fficialchanel98 5 ปีที่แล้ว +1

    WaY naga gadantay sidaad shalay unolayd noqo like halya dhaafina

  • @qatraalimohamed4625
    @qatraalimohamed4625 5 ปีที่แล้ว

    waligey hees comenti kama bixin wllhi lkn heestan dareenkeyga aan markaas ku jiray ayey sheegtay 😭😭😭💔💔💔💔💔

  • @8dsomalisongs319
    @8dsomalisongs319 5 ปีที่แล้ว +4

    Codka 💯
    Music 💯
    Editing 💯
    Kepe going bro 2019 heesaha hirgalay bay KU biirtay heestan😥😥😥

    • @xidigfilmshd
      @xidigfilmshd 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/XScsYe1EwDc/w-d-xo.html

  • @khaalidmuusecilmi6284
    @khaalidmuusecilmi6284 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahay codka hakuu barakeeyo waan kahelay heestan waan kutaageeraa walaalo qurbo😍😍😍😍😍😍😍

  • @HomeDailyMusic
    @HomeDailyMusic 5 ปีที่แล้ว +6

    Ninkan Yari Waa Talanted See Heeso Ciyaal Bu Badanka Qaada Sida Rapper-Ka Brother Heesano Kale Do Qaad

  • @abokorabdi254
    @abokorabdi254 5 ปีที่แล้ว +3

    Fananiita sanadka qurbo horw u soco zxp

  • @Abdi_Geedi
    @Abdi_Geedi หลายเดือนก่อน

    Naftada ha nicin wali waad yarte
    Isbadal nololeed samee
    Unoqoo calafka
    Noloshii mar kaa nagaatay
    Yaanu niyad jab kuguridin
    Oo niyad jab kugu ridin 😢
    Sida shalay unoolayd
    Noqo hadana farah
    Naftaada macaanka badan
    Cidna ha unuglayn
    Qof ku jecel baaad heli
    Naxariis leh baad heli
    Qofku ku dhowrta baaad heli

  • @duniamuhamedosman3451
    @duniamuhamedosman3451 5 ปีที่แล้ว +1

    Naftada ha ncin wli wd yartihii is badal noolal samaY u noqo calfka mar kle
    Wllhi tas aya ben ahee nasiib shalY ku dhaafaY beri kso laaban 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @amataabdi5559
    @amataabdi5559 5 ปีที่แล้ว +1

    Heez iyo badh koly wxa drema qof so arkay mrka keep going qurpo

  • @hamseibrahim9268
    @hamseibrahim9268 5 ปีที่แล้ว +4

    Heesta qof ku jecel
    Ereyada =100%
    Laxanka= 67%
    Music= 100%
    Codka = 75%
    Editing = 100%

    • @khadarcasoodofficial5314
      @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว +1

      hamse ibrahim qiimayntaada waxba kama jiraan laxanka iyo codkuba waa 100%

  • @hamzefarah1070
    @hamzefarah1070 5 ปีที่แล้ว

    Khadar waqal wllo waligaa like iimad saarine maanta iisaar 👏👏

  • @ubahahmed7640
    @ubahahmed7640 5 ปีที่แล้ว

    Qof ku jacel ayd heli hees dhiiri galin ah keep going pro

  • @ZuhaipEprahimi
    @ZuhaipEprahimi 5 ปีที่แล้ว +5

    Video 100%
    QURPO fanaan TageY
    Waqalka Keep going

  • @haniiracabdikariim2195
    @haniiracabdikariim2195 5 ปีที่แล้ว +2

    Qof KU jecel bad heli naxris leh bad heli really wlhi

  • @ceeblayar2660
    @ceeblayar2660 5 ปีที่แล้ว +1

    Qurbo hore mara wacan wllo

  • @mohameddualle3152
    @mohameddualle3152 5 ปีที่แล้ว +4

    inta muuqalkan uu sojiitay Like tii aawat

  • @apdirohmankaizeh4945
    @apdirohmankaizeh4945 5 ปีที่แล้ว +7

    WaqaL Studio KeeP GoiNG Pr0