Trump oo Goolaani u diray 4 qodob oo uu ka doonayo in uu fuliyo,Mareykanka Oo isbedelka dan kaleh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 104

  • @liibancartan8591
    @liibancartan8591 หลายเดือนก่อน +24

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 หลายเดือนก่อน +7

    Somalia ayaan aad ugu baahan Goolaani oo kale haka eryee sideeda madaxweynayaal iyo shisheeyaha ku xereysan xalane oo Somalia caqabad ku ah !!

    • @SafiyoFarah-j4u
      @SafiyoFarah-j4u หลายเดือนก่อน +1

      1000 goolaani Ayaa Joogtee Waa Qabiil dhibaatada jirtaa Nin Aan Qabiil Hogaaminen Naguma Jiro

  • @Maakhirland
    @Maakhirland หลายเดือนก่อน +6

    Weriye Gaylan Suxufi
    Warkiisu Yahay,,,,,,,,
    Warar
    Sugan
    Hufan
    Habaysan
    Heelan
    Hanaanle
    Maasha allaaah Gaadh Himiladaada
    Maasha allaaaaaah marlabaad
    From Maakhirland

  • @SakariyecabdiXasan-j2j
    @SakariyecabdiXasan-j2j หลายเดือนก่อน +12

    galodhanab wacadwaga musliminta allow mide muslimnta insha allh🤲🤲🤲🤲🤲

  • @yayaqanciye195
    @yayaqanciye195 หลายเดือนก่อน +5

    Askari shisheye habaxan

  • @WabaxMedia
    @WabaxMedia หลายเดือนก่อน +5

    alle Ha Gar Gaaro Walalaheen Suuriya.

  • @ikranroobleali451
    @ikranroobleali451 หลายเดือนก่อน +3

    Thanks wll.

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w หลายเดือนก่อน

    Mareykanku Wuxu u joogaa Halka a ilaalinta sahnuuniyada is ay shacabka wadamada muslinka oo ay ugu amarkutaagleeyaan ale ha jebiyo🤲✌️❤️🇪🇭

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c หลายเดือนก่อน +13

    Arqaqaxisada uqu weyne caalamka wa réer galbeedka iyaqana calufey Al qaida sicey caalamka islamka u burburiyane

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq หลายเดือนก่อน

      Kitabka Quranka fiiri

    • @MaxamuudDaahir-lq1ff
      @MaxamuudDaahir-lq1ff หลายเดือนก่อน

      Reergalbeed iyo alqaacido maxaa iska galey isku wado xitaa kuma socdaan waa qolo midba midka Kale rabo inuu tirtiro teedakale alqaacido waa Niman Raba islaamka in uu dunida Kataliyo reer galbeedkuna waxey rabaan iyaga in ay dunida kataliyaan dhulkana fasahaadiyaan marka afkaarta reegalbeedka maankaaga kasaar hadaad Iman leedahey quraanka akhri

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood หลายเดือนก่อน +7

    ❤😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee caalmka ❤😂🎉😢🎉🎉

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 หลายเดือนก่อน

      Inshallah sidii Afganistan bey noqon Suuriya Ilaah baa la jira

  • @MohamedAbdiabey
    @MohamedAbdiabey 22 วันที่ผ่านมา

    Geylan midiya asalaamacaleykum masha alaah

  • @laylasaid7273
    @laylasaid7273 หลายเดือนก่อน +1

    mahadiga muslimiinta alle ha ka dhigo mohamed Golani

    • @SaherAliMohamed
      @SaherAliMohamed หลายเดือนก่อน

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war iska amu awoowgaa la gub !

  • @abuucabdalla2545
    @abuucabdalla2545 หลายเดือนก่อน +5

    Cadawgaada aqoonsi kasug waa musiibada uku weyn ee maantay haysatay caalamu islaami

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 หลายเดือนก่อน +1

      Wadada afghanistan inay maran ayaan rajaynayaa haday dad hanleh yihiin

  • @user-alma996
    @user-alma996 หลายเดือนก่อน +3

    Mar walba guusha islaamka ayaa leh, dublimaasiyaduna waa halkeeda.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 หลายเดือนก่อน +2

    Gaylaan waan aaminay ee Allaha Sugo

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 หลายเดือนก่อน

    XB WAXBA MAY XASUUQIN EE WARKA CADOWGA JOOJI..!!!

    • @subkannakbuss2756
      @subkannakbuss2756 24 วันที่ผ่านมา

      Shiicada ayaa xasuuqday mooyee xasuuq kale majiro

  • @ahmedcumar8335
    @ahmedcumar8335 หลายเดือนก่อน +8

    Reer galbeedka waa cadow

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq หลายเดือนก่อน +1

      Hadda maad ogaatey, Quranka maalin walbo noo sheego

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 หลายเดือนก่อน

      Zxp maxu madaxweynaha uga dambeya iyago ah cadaw Islam

  • @Shiza-hiii
    @Shiza-hiii 28 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar❤😢😢❤

  • @AbdirahmanHaji-po6rj
    @AbdirahmanHaji-po6rj หลายเดือนก่อน +6

    إسمه جولاني ليس غولاني
    Hoogaamiyaha magiciisu waa joolaani ee maha goolaani.

  • @cabdixakiinmahadmacalin
    @cabdixakiinmahadmacalin หลายเดือนก่อน

    اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @AbuubakarYuusuf-gm5em
    @AbuubakarYuusuf-gm5em หลายเดือนก่อน

    Waaaw studio Shidan iyo war sugan

  • @SamiiraXasan-vz2wc
    @SamiiraXasan-vz2wc หลายเดือนก่อน +1

    Trump oo Golani u diray 4 qodob oo uu ka doonayo in uu aqbalo, si u helo aqoonsiga Mareykanka
    Wararkii U dambeeyey ee Caalamka & Falanqeyntooda Noogu Kaalay.

  • @faafintadiintaislaamka2942
    @faafintadiintaislaamka2942 หลายเดือนก่อน

    FALANQAYN SARE
    WERIYE SARE ...

  • @Darulqalam12
    @Darulqalam12 หลายเดือนก่อน +2

    Insha allah faraj ayaa imanayo

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤

  • @HamseFaakah-y5u
    @HamseFaakah-y5u หลายเดือนก่อน +1

    Guushu waa dadal iyo dulqad dunidana markasa ayad la dodi

  • @FarahHasan-x1y
    @FarahHasan-x1y หลายเดือนก่อน +1

    Asc bahda tviga gaylan midia hadii ay kabadbaadaan fara galinta dibada iyo wadamada jiiraanka kaga imanhaysa dawlada kadhalatay wadanka syria dawladaas waycagadhigan inshaa allah

  • @AbdiHassan-br3gw
    @AbdiHassan-br3gw หลายเดือนก่อน +2

    Ma waddan dadkale leeyihiin ayay leeyihiin waan joogayna,war waxu kibir badanaa.

  • @Mahad-z6v
    @Mahad-z6v หลายเดือนก่อน +3

    Abuu maxamed goolani waxa la gudboon in uu heshiis la galo dowladaha ciraaq iiraan iyo ruushka sababtoo israiil iyo mareykan waxba uma hayaan

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 oo ma kuwii hilibkii dadkiisa jarjartay buu la heshiinaa oo isaga xitaa la dagaalayay si uusan xukunka mujrimkii Bashaar uga tuurin. Dabcan Ciraaq iyo Iran deris bay yihiin is nabad gelyeen iyo faragelin la'aan waa macquul haddii Shiicada dhankooda laga helaayo nabadda lkn Ruushka muxuu kula heshiiyaa noo sheeg bal? Wax xuduud oo Ruush kala dhexeeso ma jirto, dhaqaalo uu ka taageeri karo ma heestaan Ruushka, ku darsoo waa kuwa xasuuqa ugu badan dadka reer Siiriya ee Suniyiinta ah u geestay. Marka sidee cadaalad ku noqonee kuwii reer Siiriya ugu gumaaday sida arxan darada ah, si uu mujrimkii kawaanlaha ahaa ee Bashaar xukunka ugu fadhiyo? Mise adiga ayaan taariikhda gumaadka muwaadiniinta Suniyiinta reer Siiriya ee wadanka ugu tirada badan loo geestay la soconin?

  •  หลายเดือนก่อน +3

    Cid kasta oo magaca diinta kursi ku gaarta waxey ku danbeeyaan fulinta danaha mareykanka iyo yahuudda.
    waayo marka horeba meesha ma yimaadeen.cidda ciidankii suuriya kala furfurtay oo kala diray waa
    dowlado shisheeye.

  • @MowliidXareed-z1n
    @MowliidXareed-z1n 29 วันที่ผ่านมา

    Magacaygu waa abwaan cilmi sharmaarke cilmi isla markaana siwanaagsan u bartay shuruucda Maxkamadaha tastuuriga ah sdaa darteed waxaan doonayaa inaan kula soo xiriiro ee fadlan ii soodir lambarkaaga hormuudka MAHADSANID

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille หลายเดือนก่อน +2

    maraykan waxuu doonaya yaan la aqbalin xaaraanka musliminta ha israaceen shiico walaa suni

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 หลายเดือนก่อน

      Shiico muslim laguma sheegi karoba. Xisbulaatina wuu burburayaa sababtoo ah muslimiinta reer Suuriyuu xasuuqay, markaa maanta ayay reer Suuriyina aar goosanayaan wax saad ahina ma gaadhayo

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 หลายเดือนก่อน

    🎉Mansh🎉Mansh 🎉Mansh

  • @MulkecabdiMaxamed
    @MulkecabdiMaxamed หลายเดือนก่อน +1

    Magaca ninka iska hagaaji maalin walba waxaad tidhaahdaa goolaani magaca saxda ahi waa jawlaani

  • @Ashaabdi-n7v
    @Ashaabdi-n7v หลายเดือนก่อน +1

    Shiico iyo suni ALLAHA mideyo hal cadow bay leyihin qofka aqliga leh baa og idacadina naa afka reer galbeed ka in ad ku hadleysan baad mooda

  • @Runta2024
    @Runta2024 หลายเดือนก่อน +2

    GaaLo oo dhan waa inuu katashto. Dagaal haisku diyaariyo.
    Israel iLaa shiico iLaa reer bari waa inu Isku diyaaariyo siduu unoqon Lahaa awooda koowd Ee dunida .
    Waa musiibo Cadawgaaga Haku aqoonsado.

  • @MuuqLibaax
    @MuuqLibaax หลายเดือนก่อน

    Qodobkan ugu danbeeya ayey ku heshiinanay

  • @UmuRaxmaInabashiir
    @UmuRaxmaInabashiir หลายเดือนก่อน +1

    Bal waan argi doonaa in uu fuliyo warqadaahasa la soo qoray caqli xumaa shidaalkaga anigaa haysanya ciidakeguna yuhuuda ayay halkan ayay ka ilalinyaan walee waxabaa salka le ciil waynaa hadii ay ogolaadana suuriya oo dhana ayay yuhuuda ayay la wareegi doonana argi doonaa

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 หลายเดือนก่อน

    احمد الشارع 😅😅

  • @mohamednajibegeh31
    @mohamednajibegeh31 หลายเดือนก่อน +1

    laba qodob ilama ahaa inay qadan donan waa inuu maraykanku sii jogo iyo in israel dhul hore leh siriya haysato

  • @NimcoMahad-b4b
    @NimcoMahad-b4b หลายเดือนก่อน

    Allahu akbar

  • @AbdulkhadirCilmi
    @AbdulkhadirCilmi หลายเดือนก่อน +1

    Giolaani iyo geylan maxaa ka dhaxeyo

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye warka maraykan nagama dhaadhicin kartid ee Xisbillah , itan maraykan iy Irsail way wada shaqeeyaan ee filinka ay jilayaan waa double standard hypocrisy

  • @xasanaxmedjaamac7184
    @xasanaxmedjaamac7184 หลายเดือนก่อน

    Insha allaah kaafiriinta Ameerika waala eryayaa. Guul ayaan u rajaynayaa walaalaha Suuriya

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi หลายเดือนก่อน

    Ha diree yaa maqlaya eey buu ka yahay

  • @Dalmar-r6g
    @Dalmar-r6g หลายเดือนก่อน

    Runtii anigu arqam kalleeshiwà iibsan maayo, meel aan somaliya ahayn ka iibsan maàyo.
    Ha wàreerin.

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN หลายเดือนก่อน

    MUQDISHO ayaan mardhow la fiirsan doonaa !

  • @abdisalanyoung4019
    @abdisalanyoung4019 หลายเดือนก่อน +1

    Abu Mohammad al-Julani Hogamiyaha HTS waxaa Horyaalo Go’aamo oo ay ka mid yihiin Mideynta Umada Muslimiinta Qaasatan Suniyinta ah lkn waa haduu qaado Dariiqa ay qaaden Hogamiyasha Dalka Afghanistan 🇦🇫. Lkn haduu Gorgortan la galo xulufada mareykan Sumcadisa wey dhimaneysa xataa waxaa Mugdi galayo jiritanka dal la dhoho Syria 🇸🇾.

    • @ubahdhool8158
      @ubahdhool8158 หลายเดือนก่อน

      Warun caqabado badan ayaa haysta shiicada yahuuda reer galbeed ka iyo xukuumada carabtoodhan waa u cadow badankodu yahuuda iyagaa kaga daran

  • @cabdalla6257
    @cabdalla6257 หลายเดือนก่อน

    ؤتلك الايام نداؤلها

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 หลายเดือนก่อน

    Geylan ayaan u aqaan weriyaha
    Heerka koobad ee Soomaalidu lee dahay maanta

  • @Ahmeddauud-g5z
    @Ahmeddauud-g5z หลายเดือนก่อน +1

    Oo Mataykanku Maa Adduunka oo Dhan ayuu Lee yahay.?

  • @kingofpharaoh352
    @kingofpharaoh352 หลายเดือนก่อน +1

    War mesha israil iyo marekan ayaa haysta arab maxaay ka tahay

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 หลายเดือนก่อน

    Haddii ay aqbalan in xizbullah
    Go doonayaan
    Iyaguna ma sii jirayaan😊

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah Syria Wey Guuleysatay Iyadoo Xuduud La leh Walaalaha Turkey yuhuudna Wey Ka Adag Tahay Mareekan Laga Yeeli Maayo In Dhul Syria iney Yuhuud Sii Heesato Waa Shacabka Ugu Wanaagsan Syria iyo Yeman Aduunka Muslimka Ah Xadiis Weeye

  • @mohomedusman862
    @mohomedusman862 หลายเดือนก่อน

    hoosbay usoo noqotay

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 หลายเดือนก่อน

    احمد الشرع

  • @MowliidXareed-z1n
    @MowliidXareed-z1n 29 วันที่ผ่านมา

    Gaylan media Magacaygu waa Abwaan CILMI SHARMAARKE CILMI isla Markaana si wanaagsan u bartay Shuruucda MAXKAMADAHA Tastuuriga Ah gaar ahaan Sharcyada KOODISHE BINAALE Waxaan doonayaa inaan kula Soo xiriro ee Fadlan waxaan kaa Codsanayaa inaad iisoo dirto Lambarkaaga hormuudka MAHADSANID

  • @Macquul-w8x
    @Macquul-w8x หลายเดือนก่อน

    Ujeeda ugu weyn uu mareyka kalahaa suuriya waxey aheyd inow kala jaro xizbulaah iyo iraan

  • @issaali8297
    @issaali8297 หลายเดือนก่อน

    7:19 iraan in meesha laga ceeyriya miyaad kawaddaa?
    Ma fahmin

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 หลายเดือนก่อน

    sxb ninkan aad kasheekaynayso ee wakhtiga badan aad sinayso waa gacankurimis basaas ah isaga iyo kuwa lsocdaan waa toolis keliya

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 หลายเดือนก่อน

    Haddii xizbullah ka hor yimaadaan waxay u shaqeeyaan
    Yahuuda😊

  • @habonfarah2666
    @habonfarah2666 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye tob ah wararkiisa aan xiiseeyo suuriya ilaahay cadoga hakaqabto gal iyo muslin wixii dhib la maahan

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 หลายเดือนก่อน

    Hadana suuriya ayay yuhuudi aadeen iyagaa isku keenay hadal halmar ku duulilahaayeen sidaas uma dhaqmeen

  • @HusseinAbiikar
    @HusseinAbiikar หลายเดือนก่อน

    Qodobka ah xisbllh in wadoyinka lagajarayo wa inay kubedeshan gud ahan dhulka ay israel kahaysato wana talo wanagsan lkn haday go, ankas qadan wayana wax badan o hada imuqda aya dhici dona ona shalayto kunoqon dona rer suriya

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c หลายเดือนก่อน

    Cimika Waxa loyaaba turkika iya Iran burburkoka

  • @AbdullahAdam-y6b
    @AbdullahAdam-y6b 25 วันที่ผ่านมา

    Hawaalin ummada somalida maxaa lagu falayaa Nairobi iyada oo dalkeygu ii baahantahey.

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 หลายเดือนก่อน +1

    reer galbeedka waa cadawga musliminta rushanka waaba gaalkii xasuuqay sunigii reer suuriya

  • @AbdeksIbreks
    @AbdeksIbreks หลายเดือนก่อน

    Siriya koxaha shicada ayey israil kaga badbaday hada israisha weyn ayey ku biiri donta

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c หลายเดือนก่อน

    Tahrir Al sham réer galbeedka iya Israël siey uqu burburiyane iran

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 หลายเดือนก่อน

    GOOLAANI ISAGA AYAABA AH DAACISH EE MUXUU SHEÉGAYAA QOFKU??

  • @MohamudSaid-i2d
    @MohamudSaid-i2d หลายเดือนก่อน

    Asc wrx fadlan soo jeedinta wararka ee page kaagaan geylan media kaligaa kaligaa ka howgal si aysan sumcadaadu u lumin waa iga talo

  • @Deeq_official
    @Deeq_official หลายเดือนก่อน

    Waxaaan wariye ma ahan waa lo idaacadeed hada waxa dadka u sheegayo arak

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 หลายเดือนก่อน

    haduu aqbalo sharuudo dal uu dalkale u gudbiyo si xiriir loola sameeyo taas macnaheedu wuxuu ka dhigan yahay in dalkaas la dulaysto amaba loo tuso in u yahay dal daciif ah waxaana jeclaan lahaa in aanu fulin wax sharuud ah oo maraykanka ka timaado sida dalibaan oo kale ogow reer galbeedku ayagaa dunida u daciifsan lkn waxay kugu dayayaan in ay tooda ku marsadaan hadaad diidana ay ku qasban yihiin in ay taada yeelaan

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN หลายเดือนก่อน

    Canug maskaxda ka dhaqan waxuu moodaaa in USA tahay ILAAH yaroo Caalamka ka taliya ! Adeer waa laga gudbay waqtigii GALBEEDKA !

  • @Itsmeabdidr
    @Itsmeabdidr หลายเดือนก่อน

    5:2

  • @mohamedcabdiwade5036
    @mohamedcabdiwade5036 หลายเดือนก่อน

    Mareykanka waa cadawga diinta islamka iyo muslimiinta wa cadawga yuhuda ku dhex haya yuhuuda muslimiinta halganaya e ragganimadu ku danbeeysana argagixiso ku sheega siyaasadiisi noocas eheed waxey noqotay ma dhalees dhanka kalana saboil ka aradan xikmada dowladaha uu biilo waa adoomo u shaqeeya isaga muslimiinta aan wax ugu fadhinin sida mida somaliya ka jirta mida masar ka jirta iyo kuwa daba dhilifka ah

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 หลายเดือนก่อน

    Bla bla waa idigii ku hayaye aaway turkigii siiriya yuhuudbaa qabsataye

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o หลายเดือนก่อน

    KUWAN SUNIDA SHAGANAYA WA GAALO KAL KAL

  • @najibasad7675
    @najibasad7675 หลายเดือนก่อน

    Wariye Somali waxma aqriyaan
    Horufadhi ayaa say magac uqaldadeen TH-cam kii xataa la yaabay 😂

  • @AdanCaynte
    @AdanCaynte หลายเดือนก่อน

    😂😂

  • @sabraa2009
    @sabraa2009 หลายเดือนก่อน

    In under 48 hours in Syria, Israel has:
    -Destroyed the air force
    -Destroyed the navy
    -Destroyed chemical stores and research facilities
    -Destroyed dozens of sites hosting sophisticated missiles
    -Destroyed all HIMAD
    -Seized high ground overlooking Damascus

    • @Bandaasproduction
      @Bandaasproduction หลายเดือนก่อน

      So sad 😢

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq หลายเดือนก่อน +1

      Ethiopia sidaas nagu suubisey maalin walbo Last 34 yrs ilaa hadda, waa isku qaacido Ethiopian ka iyo iyaga nacalada