NIN NARCISSIST SIDEE UGA TAGI KARTAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 82

  • @IQARAFAISAL
    @IQARAFAISAL 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waa maalintii ugu horeysey een ku daawado si wanaagsan baad u soo jeedisey , qurux badaney waxaan kula jeclahay inaad quruxdaa inoo asturto waayo boqorad aqli badan baad tahay❤❤❤❤

  • @nasraaden9812
    @nasraaden9812 3 หลายเดือนก่อน +5

    God Bless You walaalo. Si wanaagsan baad mawduuca ooga hadashey. Dhiirigalinta soo badi. Mahadsanid.

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน

      Thank you qali for the support ❤ waa so badinaya

  • @marwo_8031
    @marwo_8031 3 หลายเดือนก่อน +2

    Great advice ❤❤ Thank you we need more of this topic please

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks walalo I’ll keep posting more ♥️

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk 3 หลายเดือนก่อน +12

    Labo waji ayu wata marku kula jogo waji ayu leyhayey marku katagana waji ayu leyahey aniga hal cunug ayan uhaya wana kala tagney wuna na bila lakin naftu ikeney igama dhamado hadana ima deynayo runa ima shegayo wa Benale qa in ah marku ila jogana wuu isarsarta marku iga tagana talefanadu iga xirta wuu iwaley alaha wale hada waxan raba in. an cunuga an kala dhunto Usan dib oo dabe Usan I arkin noloshan hadan ku jira abayo waxana iguhayo wa darurf aya igu heyso oo cunuga ayu igu bila lakin hada ayan go an ka qatey

    • @afaleebo9243
      @afaleebo9243 3 หลายเดือนก่อน +2

      Abayo ka dherow

    • @munabihe4463
      @munabihe4463 3 หลายเดือนก่อน +2

      Ka fagoow wllo yanu ku waliin ee

    • @ismahanhussein2901
      @ismahanhussein2901 3 หลายเดือนก่อน +1

      Xanaqisa wa side

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน +1

      Nolol adaag weye walalo kafogow kasi kheyr maso wado

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ha ku barakeyo wll Sifican bad uga hadadhay ee caruur ta markan uu leyahay na noso raci jizkalahu kharlyr

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wll anaa laa noool wlhi jarmalkan jogaa 3 sano iyo baar ayn laa noleey maar yaahii ayaa igu guubteey waxan sameeyo maa aqaan ani dhaan cabsi cabsi xataa dadki uu I nacsiyey dadki dhan waankaa baaqaayaa Ilow I bad baadi ayn mar kasta idhaa 😢

  • @Dagiyeudug_spa
    @Dagiyeudug_spa 19 วันที่ผ่านมา +1

    Musiibadii oo lasoo duuduubay wlh so funny😂😂😂

  • @haniismail3310
    @haniismail3310 3 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allh wll sifican ayad noo fahansiisey nimanka suntaa dida layssga ilaaliyo lkn wll pls viodga dambe adoo asturen noosoo duub qurxy tnks

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน +1

      Thanks qali ♥️♥️

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 3 หลายเดือนก่อน +3

    Abayo gabar qurxon batahay masha alah lkn is astur oo ilhey ka cabso waxa ogaataa adunkan wa imtixaan. Qofbo qofaa lagu imtixanay

  • @Ugbad904
    @Ugbad904 3 หลายเดือนก่อน +2

    Si fiican baad u sharaxday wlhi wlo❤

  • @faadumomuhumedgaabay-kh7mk
    @faadumomuhumedgaabay-kh7mk 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ha abayo kaso hadal aniga cudur ayan ka qadey wali cadi ah ayu igu ridey ka so hadal ilmo ayan u haya lakin ilmaha waxa iga dara wuu na bila bilkisana wuu igu rakateya wayo wuxu ogyahey in an u bahanahey lakin hada go ankan garey waligey kama garin wa wain warku ku dhaho ayu kugu inkira waligey qof San oo kale ah ma arkin lakin alx hada waxan go ansadey in an ka dhunto Usan dib oo dabe I arkin

    • @haniismail3310
      @haniismail3310 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry wll si aad uilawdo dhibkuu kubadey ilah udhawoow oo tasbiida iyo istiqfarta badso

  • @Sadgirl12386
    @Sadgirl12386 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mid narcissist ah bn xidhidh lahayn ayamihii ugu horaysay siduu igu ahaa wn yaabay jcylka naxariista farxada mr bn is idhi malaha waa qofkii lgugu talo gly anagoo saas isku ah buu I qiyaamay oo dagalkayagii baa batay wuxu bilaabay inuu intuu igu qaldamo qaladkii aniga dusha iga saaro mrkn ogaaday inuu qofkani narcissistic yhy bn go aan ka qaatay imika wuu iga hadhi lyhy maalin ksta number cusub buu isoo samaysta qof cusub buu isoo dirsada meel ksta wuu iiga ooyaya isoo noqo Ana wn oghy inuu narcissistic yhy oon lala socon karin isagiina wxksta oo dhaca wuu iga hadhi lyhy mr mr intuu gacmaha wx iskaga dhufto bu isoo sawiraa codad isagoo ooyaya buu isoo duuba wn yaabayba sideen iskaga reeba qofkan plz ii sheega qof xidhidh lala wadi kro maha ana ma rabo qofkan xanusan inuu waali igu rido

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน

      Fariid kabaxso kasii waligii isma badalayo lakiin been ayuu kushegii inuu isbadali doono 🤥 ha uu bixiin kasi

    • @zakbaar_______7303
      @zakbaar_______7303 20 วันที่ผ่านมา

      abyo haba fiirin wxuu kuso diro io fariimihiisa meelo wxaa jira aad kaxeran kartid oo hadii aad fariinta aragto uusan mooden inaa aragty asiga dhanneh mute iska saar notivicationkiisa🤝

    • @Dagiyeudug_spa
      @Dagiyeudug_spa 19 วันที่ผ่านมา

      Hadaad numberkaaga ka maarmi kartid iska bedel oo mid cusub qaado dadka aad wada taqaanaana ha siin numberkaaga cusub hadii aadan ka maarminna ayaan Dami haba kugu adkaatee mid kumeel gaar ah samayso social media-ka block meel walba kuwa cusub ha u jawaabin oohintu waa limo yaxaas qeyrna malahan kaas allah kaa badbaadiyo haduu yaqaano meelaha aad wax ka barato ama ka shaqeyso wuu ka dhibaatayn karaa ee INTA kugu dhow usheeg oo la soco marwalba

  • @saynabjimcale
    @saynabjimcale 3 หลายเดือนก่อน +2

    Nimanka Narcissist ah ilmo marabaan naagta uun bay rabaan ilmaha waxay kadhigtaan meeshay kaliyah ay qofta dumarkaa usoo mari karaan

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely 💯 caruurta huub ayey uu isticmalan

  • @Arwa-c8s
    @Arwa-c8s 3 หลายเดือนก่อน +2

    Thks
    Midbaba idhibay anigu waxna kumahesto ima qabo wuna i contrilaa hada waba caqliyesto ninku hadanba dhaqalo kuqabin inan waqti isaga lumin maku qaldanahay bal iso sheg walal

  • @Fuaadaelmi
    @Fuaadaelmi 5 วันที่ผ่านมา +1

    Adigo uu jedo oo naag shukansanayo ku qabatay ayu ku leyahay Adiga aya uu maleyo, was aan ku walo oo hadiyaa 😂lakin waxan ahay empathy,mirayada intaa hoor geeyo🪞ayan uu shega meel kasto uu ku xun yahay😂god wuxu so galay usan ka bixi kariin😂

  • @biyondafamilybiyondabeela4718
    @biyondafamilybiyondabeela4718 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hi sister wax ficaan band ka hadashay no sheeg markada ubad idinka dhaxeeyo sababto ah raga somaliyeed 100/70 waa narcissist ❤

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน +2

      Thank you! Haye qali waa so sameynaya videoga ❤

  • @amedfarah299
    @amedfarah299 3 หลายเดือนก่อน +1

    Narcissism

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ani uu I caayaa uu I aaflgaadeeyaa wlhi afkaa maa aqaan wadanka waanku cusubeey 3 ciyaalaa iskuu nuug aah ayn haystaa anoo 2 cisho umulaan ayuu I gacaan I qadeey hadaa wxn rabaa inaan luuqda barto aan shaqeeystoo oo aankaa guuroo mar kasta waxa uu igu idha ilmaahaa laagaa qadaan xtaa

    • @zakbaar_______7303
      @zakbaar_______7303 20 วันที่ผ่านมา +1

      hdii lagaa qaato ilmha wey kuu koraayan abyo waxba yuukgu cabsiin

  • @NimaOmar-lw4vf
    @NimaOmar-lw4vf 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walal 🎉🎉🎉🎉

  • @hibo1986
    @hibo1986 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ❤😢

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 3 หลายเดือนก่อน +1

      Naaheedhe bal bidaartaan gamboniskasaar ama masar iskasaar

  • @layloxaaji2569
    @layloxaaji2569 3 หลายเดือนก่อน +1

    ASC wllo marka aad ubad uheeyso nin kan oo kale sidee looga dhamaan karaa kasoo hadal please thanks

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน +1

      Haye waa kaso hadla ♥️

  • @Faycadeey-gb2ys
    @Faycadeey-gb2ys 3 หลายเดือนก่อน

    Waad mahadsan tahay haboo alaha ku xidiyo ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน +1

      Amiin habo ♥️♥️♥️

  • @AmalSheekh-ur7ol
    @AmalSheekh-ur7ol 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤ ubafka kasheke❤❤❤

  • @ifrahomar4511
    @ifrahomar4511 หลายเดือนก่อน +1

    Abayo nin baa la zhekeyzta dhowr zano xnuunkaz bn oga zhakiyeyy inu qabo wyo wu cantrool bdn yhy hdlkiza in la qato moye wax kle ma zocdan hdan dhowr bari ku wdan marka klena qalbigu ka jabin hdana rali noqo wey ku adag thy oo marku rbo inu kuzo noqdo cadi bu kula zo hdlin izago kaftamaya lgama yabo inu khaldkiza qirto hdanze go,an ka qato dhowr bari kadip wu iga zo dabo ordin izago ibaryaya oo leh mkala maarsno xya kma maarmo mhn lkinze hormar ina garo wax jecel bu izka key dhiga oo intaz grbkeyga wye hdan wax yar ihagagan blze hdan iz dhaho zhaqo lcg yar ka zhaqe wu iniyad jabiya oo wuxu leyhy intaz oo zano ma wxa u baranayzay ina lcgtn yar qadatid mar marka qar wxan drema xta grb iztagaz inu fazhilnimadiza ku qarinayo madama uu waxbarazhii mar hore ka haray uzan zhaqezanna bal maxay kula thy wlazhayeyy??

    • @Maryama-idil
      @Maryama-idil 15 วันที่ผ่านมา

      Maskaxiyan bay dadka u dhaawacan.

  • @zakiyamujib8245
    @zakiyamujib8245 3 หลายเดือนก่อน

    Avoidance attachment style kaso hadal abayo

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน

      Haye qali

  • @popcorncoffeechannel7649
    @popcorncoffeechannel7649 3 หลายเดือนก่อน +1

    Markey yihin walaalaha sida walalkaa kuwaaas oo diin ku dhuunta sidey ku bahdilaan?

  • @ayaanmohamed-t6d
    @ayaanmohamed-t6d 17 วันที่ผ่านมา +1

    aniga xirir la leyahe saaan iskaga reebo aan aqon la ahay
    marka wax ku arko wuu inkiraa hadneh wuu is oysina guri jogana albabkiso imanaa qabow aso dhacayoh wuuxu idhaha ilahey ka cabsoh wx ku samen malahan marka saan iskaga reebo garan la ahay iyo meel uga ordo tankle ima ogalo gabar sxp nahay inaa raco dadka wu igu dira wu i cayah mel kaligey ma adi karo wu i raca wan fahmi la ahay mar wu ku jeclyaha is dhaha jecelka indha tiray marna wxa is dhaha hadana muran dod madax xanun igamana dhamaado saa shegtay wuu is oysina inaa nolsha ka dhaca rabta oo idhaha yurub ku cusub nahay wuxu dhaha inaa nolsha ka dhacad rabta oon wax baranin

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  17 วันที่ผ่านมา +1

      Abayo ka carar aya ku dhiyi laha wayo Ninka hada sida udhaqmaya marka gursatid nolashada wey uudhamatey

    • @nujuumf.abdullahi8651
      @nujuumf.abdullahi8651 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadad janis haysataaye ka carar. Wallee hadii kale jabkuu kugu dhigo 15 ka sano soo socda ka kici maysid. Oohintaas iyo wxaas w been iyo filin jilaayo.

    • @nujuumf.abdullahi8651
      @nujuumf.abdullahi8651 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hadad janis haysataaye ka carar. Wallee hadii kale jabkuu kugu dhigo 15 ka sano soo socda ka kici maysid. Oohintaas iyo wxaas w been iyo filin jilaayo.

  • @aminoalli-o1j
    @aminoalli-o1j 3 หลายเดือนก่อน +3

    Abaayo waad mahadsan thy aad io aad waxaan uhayaa 2caruura waxaan jognaa somaaliya waan usheegey waalidkey inaan rabin lkiin cidna wey idhageysan waysey wuxuu idhahey hdaad iga tagto waan kudilayaa lama seexdo mudo sanad kudhow waalaygu so celiyay guriga hooyadii ayaan wada joognaaa qolkeyga hoosta ksoo xirtaa mlin io hbeenba Alle ayaa mahad iskleh shaqo ayaa layso helay wuxuu dhahey marabto ee iskadaaya alx hda waan shqrystaa waxaan aruursadaa lacag waana ka tagi kraa wlidkey ayuu isku ohiyaaa markaan aniga ka dhageysan waayey alle ha iga qabto

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน +1

      Add ayan uga xumahay dhibtad ku jiirtid. Haku odhan waa ka tagaya. Hawshada hoos uu dhameyso. Walal snap chat ka iga so waac Gmusefam hadi aad rabtid ina si gaar ah kula taliyo. ❤❤❤❤❤❤

  • @MaaidaReermagaal-rr4up
    @MaaidaReermagaal-rr4up 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mowduca uwadka ka so hadal habibti

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน +1

      Haye qali

  • @zuldaanzeed7788
    @zuldaanzeed7788 3 หลายเดือนก่อน

    Kawaran naag narcissist ah side loga baxa

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน

      Vidioga cusub dawo sidaa loga baxo narcissist (NIN iyo naag waa iskumid). Lakiin dumarku weey qaarsadaan calamadaha narcissistka si fuduud loma garto. Waa passive aggressive

  • @mohamedAhmed-ci2bh
    @mohamedAhmed-ci2bh 3 หลายเดือนก่อน

    narcis baan iskaga shkaisanhay🥰

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน

      Hadabad shakidey ma tihid Narc because qof Narc ah waligi waan ahay kuma odhanayo

    • @mohamedAhmed-ci2bh
      @mohamedAhmed-ci2bh 3 หลายเดือนก่อน

      waan shakiyay kaliya.wll,waayo dadka isma.fahano😂

  • @MaryamaAbdulahi-er5ug
    @MaryamaAbdulahi-er5ug 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi wa icaawise😂😒

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน

      Aad Ayan uugu faraxsanahay ay ku cawiyey videogu

  • @hibaakMohamet-zr5yk
    @hibaakMohamet-zr5yk 3 หลายเดือนก่อน

    Wll maawduuc kasoo samee ilmo ayaa naaga dhexeeyaaa

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry walal xalad adaag aya kujirta ilaahay haku fududeyo. Video ayan kaso sameyn inshallah. ❤️❤️❤️

    • @hibaakMohamet-zr5yk
      @hibaakMohamet-zr5yk 3 หลายเดือนก่อน

      @@G-Musefam hye wll waan suugi doonaa

  • @AnisoaliAbdulaahi
    @AnisoaliAbdulaahi 3 หลายเดือนก่อน

    Midka caruurta kasoo hadal

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน

      Hadaan videoga so dhigey ee dawo abayo

  • @mohamedAhmed-ci2bh
    @mohamedAhmed-ci2bh 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 3 หลายเดือนก่อน

    Raga oo keliya maahe somalida cilada ugu weyn haysataaba waa taa magaciisuna waa wakiil shaydaan culimadaa ku magacaabay ama waa munaafuq ama ibnu shaydaan

  • @mohamedsomaali
    @mohamedsomaali 2 วันที่ผ่านมา

    Waryaa sowtan bulshadii jabtay ma adigaa cidi talo ka qadanaysaa.

  • @Nadiya-v-p2d
    @Nadiya-v-p2d 3 หลายเดือนก่อน +2

    Naagkasto qawan naasaha sooqawisay maxay dumarka utageeran naa hedhe wa adun akhiro saman

    • @myfowsy8079
      @myfowsy8079 3 หลายเดือนก่อน +3

      Abyo isdaji u nastexee walashada diinta islamku wa naxariis. Si wanagsan ugu sheeg hada donesid inaa asturka kla hadasho. Hadalada xafta leh walalayal an iska deno.

  • @Aminaaa55
    @Aminaaa55 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wuu kugu inkirayaa

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน +1

      Absolutely, waxkasta wuu inkiraya

  • @TiktokSomalia-l6h
    @TiktokSomalia-l6h 3 หลายเดือนก่อน

    Aboyo si qaas inaa kula soo hadlo rabaa whatspp numbarkada

    • @TiktokSomalia-l6h
      @TiktokSomalia-l6h 3 หลายเดือนก่อน

      Plz ii soo jwb muhiim ii thy inaa kula hadlo wn cabursanhy

    • @G-Musefam
      @G-Musefam  3 หลายเดือนก่อน +1

      Walalo snap chat igalaso xidhidh Gmusefam

  • @Nadiya-v-p2d
    @Nadiya-v-p2d 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dad ka walan aya sobadanaya naag walba oo nolosheda halagtay oo alaah kaxishon wayday aya dumar latalinaysa naaya reeraha hakala gayn balayo walbo waysocanbaxaysa war nagatag shaydam yahay madaxa qawan wadwalte orod xisho dhar xidho

    • @zallaama
      @zallaama 3 หลายเดือนก่อน

      man😂

    • @zakbaar_______7303
      @zakbaar_______7303 20 วันที่ผ่านมา

      mannn😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhanmohamed4791
    @farhanmohamed4791 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga nin ajnabi ah ayaa isqabtaan ee taladaan makuwa kula midka ah ee ajnabiga qaba miyaa siineysaa mase reeraha soomalida ah ee wada noll ayaad buufineysaa ?

    • @hilaalfaysalcali7113
      @hilaalfaysalcali7113 17 วันที่ผ่านมา +1

      Gabadh kasta oo soomaaliyeed bay siinaysaa haduu ajnabi qabo yaa u diiday inay talo na siiso mise qoladay ka hadlayso ayaad thy adigu