WARIYE CABDULAHI XAAJI WALIGAA LAALUUSH MA QAADATAY ??

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 21

  • @sudaysimedia
    @sudaysimedia 2 ปีที่แล้ว

    Wariye clahi haji waa wariye rugcada ah
    Waxaan salaamaya Madaxwaynaha Mustaqbalka Hon Abdihafid mohamud jama iyo sxp kiis cfitax cali shirwac

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 2 ปีที่แล้ว +1

    Abdulaahi xaaji cimri dheer iyo caafimaad baan kuurajeynayaa insha Allah 🤲🤲🤲

  • @manaomar212
    @manaomar212 2 ปีที่แล้ว

    Illahow adeerkey cimri dheer caafimaad cibaado suuban allaha siiyo

  • @salaahhussein8270
    @salaahhussein8270 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa alaah wareye clhi haji rugcdaa inbdn soojiray alow cumregaaga dhere ader mcn

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 ปีที่แล้ว

    Wariye Rug cadaa ah C/ llaahi Xaaji caqliga cimriga & cibaadada Eebe hakuu barakeeyo. Xushmad baanu kuuhaynaa.🙏❤️

  • @ibrahimabdi907
    @ibrahimabdi907 2 ปีที่แล้ว +2

    Abdullahi haji waa wariyihii oogu ficnaa inta afsomaliga kuhadasha waa aniga malaheeygi cafi iyo cafimaad ilahay hasiiyo wariye haji

  • @mahamudjeylaniyare4064
    @mahamudjeylaniyare4064 2 ปีที่แล้ว +1

    Another one legend ❤Abdihafiid ❤ keep going ❤BRIT SOMALI TV 📺❤🙏

  • @Cafiifachannel
    @Cafiifachannel 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc asaxaabta isoo booqda fadlan waxaan soo gudbiyaa waxyaabo diini ah waxaan rajaynayaa inaad ka heli doontaan insha allah

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc maansha allaah.maasha allaah Soomaali Tv illaahey ha idiin ciseeyo keep going waxii wanaag ah waan idiinku garab taaganahay iyo Duco walaalahayaga Soomaaliyeed iyo waliba taageero allena ha idiin xafido,aaaaaammmmiiiiiinnnnn

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 2 ปีที่แล้ว

    Abdullahi haji waa weriye an noociso kale an dib lo arkeynin alle hakuxafido xaaji

  • @mohamedshire8747
    @mohamedshire8747 2 ปีที่แล้ว

    Legend ruug cadaa ilahay haku xafido

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 2 ปีที่แล้ว

    Waa wariye caan ah cavdullaahi xaaji ,hada waxaa badalay jamac gallad oo yolow yolow ah

  • @mrali3601
    @mrali3601 2 ปีที่แล้ว +2

    Weriyuhu marku waraysi qaadayo shicib weynaha bu matala oo masuul ka yahay, Cllahi wa somalidi hore oo saafiga ahayd lkn wayadan waxay raban iska qastan

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 2 ปีที่แล้ว

    masha allah thank you

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 2 ปีที่แล้ว

    masha allah nice masha allah

  • @Dheemanluul903
    @Dheemanluul903 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah 🥰🥰

  • @amalomar860
    @amalomar860 2 ปีที่แล้ว

    Wariyashii hore waxay ahayeen wariyal waxay tabinayan aqoon u leh

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 2 ปีที่แล้ว

    Alla maxan codkaas inbadan kadhagaystay bbc codkisi ismabadalin.runty waa wariye rug cadaaya

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 2 ปีที่แล้ว

    WARIYE HADA MA JOOGO WA FADLAN IGU SHUBO KUWA HADA JOOGA SHARAF MALAHAN.
    WADANKODA IYO DADKODA WAXAY TARAN ISKA DAYE WAXYELO AYAY KU HAYAAN❗
    SAXAFAD SOMALIYA WAY SHAFAF BEESHAY
    WA JIRTAY WA AYA SHACAB WAXA TARI JIREN HORMAN U JIHAYN JIREEN❗