FAYSAL MUNIIR & MISS XIIS | SIDA WALAL | New Somali Muisc Video 2020 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • Hoyga Fanka Sugaanta & Madadaalada soomaaliyeed
    MAAME HD MEDIA PRODUCTION
    Subscribe,Share,Comment, Like
    Facebook Page like
    www.facebook.c...
    TH-cam like
    / @mohamed-hasen-farah
    HEESTA SIDA WALAL
    WAA XASUUSTII
    CABDIKHADA XASAN LARI &
    HIBO NUUR
    CODADKA
    FAYSAL MUNIIR
    MISS XIIS
    MUSIC
    F MUNIIR
    CAMERA
    MAAME HD
    AMIIN CABDIFATAX
    EDITING
    MAAME HD
    PRODUCTION BY MAAME HD MEDIA

ความคิดเห็น • 458

  • @abdirahmanmohamedahmed1989
    @abdirahmanmohamedahmed1989 ปีที่แล้ว +6

    Wa hees tarikh aad u weyn igu leh waxan ku xasuustaa degmada barey gobolka afdher Ethiopia waqti xusuus mudan cawana waxan ku suganahay degmada Quracjome Bakol somalia

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 2 ปีที่แล้ว +3

    Woow waah wow ya salaam eash calaa hees one of the best song and singers fayzal muniir and miss xiis waxbaa ka dhacay runtii waad ku farayareysateen
    u🥰 heestaani caadi maaha wa kuwii hore wax dhaama lawaah 🥰💖💚💛💯💖💚💛💯💖💖💖💚💛💯💖

  • @hakiim25
    @hakiim25 4 ปีที่แล้ว +28

    Xasuustii C/khadar xasan laari iyo Hibo Nuura.
    Erayadii Abwaan Axmed saleebaan bidde .
    Faysal muniir iyo miss xiis waa soo dhaweyseen ❤

    • @bogaayeofficialtube4233
      @bogaayeofficialtube4233 3 ปีที่แล้ว

      Ku darso oo laxamkuna waa isla axmed saleebaan bidde

    • @cabdiaadancabdi5226
      @cabdiaadancabdi5226 2 ปีที่แล้ว +1

      xasan qawdhan ayaa lahaa heestan

    • @japdoorganization922
      @japdoorganization922 ปีที่แล้ว

      Qalinle & islaan kale o cadar in ladhaho an u maleynayo aya lahaa lkn khadar x laari dhab ahaan asaga ma lahyn original keeda

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 ปีที่แล้ว +33

    Laba Fanaan ood codkooda jecelahay
    Heestan waaa Xasuusihii Fanaaniinteenii hore 😞

  • @sagalbare9070
    @sagalbare9070 3 ปีที่แล้ว +15

    Labadn fanaan hees ay qadaan oo an necebhy ma jirto nolada wllaal 🎧

  • @farhankasim2748
    @farhankasim2748 4 ปีที่แล้ว +18

    Heestan waan jecla markan yara, waxàn jecla in fananiinta danbe ay so qaadan, waad ku mahadsantiin muniir & mss xiis💋♥️🌹

  • @HayatAAden
    @HayatAAden 4 ปีที่แล้ว +38

    Faysal muniir miss xiis mame hore u socda jigjiga jecliya ❤from bosaso

  • @gulledmohamud1700
    @gulledmohamud1700 4 ปีที่แล้ว +12

    MISS HIIS WAX YRO AAN IZKA JECLAHAY NOLOL WAARTA Sister and mi FANAN MUNIIR GZI LAPO MAAHA KEEP GOING BRATHER
    MAAME HD GOOD JOP BRATHER👍❤

    • @hodangaapo7178
      @hodangaapo7178 3 ปีที่แล้ว

      🤞🤞🤞💟💟💟💟

    • @Dolinho598
      @Dolinho598 3 ปีที่แล้ว

      ❤❤❤❤❤❤

    • @xaliimocaynaashe144
      @xaliimocaynaashe144 3 ปีที่แล้ว

      @@Dolinho598 👨‍🚀👩‍🚀👳‍♂️👳🏻‍♀️🤑🙆‍♀️🤷‍♂️💁🏻‍♀️👫🏻👯🏻‍♂️🕺🏻👬🏻💪🏻🏃🏻‍♂️💁🏻‍♂️🤷🏻‍♂️🇸🇴💪🙆‍♀️😢😭🤑💋😋😫👋😲👧🏅🥇🥈🥉🏥🌋🗽🗼🏬💈🚎🚐🚑🚒🚓🚔🚈🚉🚊🚝🚞🚋🚌🎰🚂🚃🚄🚅🚆🚇🎡🎢💈🎪🎭🖼🎨

  • @idilomar7021
    @idilomar7021 4 ปีที่แล้ว +9

    Wlhi naagtan dharkeeda idily bal ee dirica marwalba 🥰

  • @xasanyare5160
    @xasanyare5160 4 ปีที่แล้ว +5

    Heesatan wax hore u qaaday cabdi khadar xasan ilaahaya ha u naxariisto iyo hibo nuur

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +8

    Labo fanaan oo qiimo leh Faysal muniir iyo xiis muxumed runtii heesta wayka baxsadeen 💯❤️✌️

  • @kamalabdi7436
    @kamalabdi7436 4 ปีที่แล้ว +9

    salaan sarae wllhay JIGJIGA Faysal waa fananka kali ah een odhan karo waan tageeraa from HARGAISA ♥️♥️♥️

  • @Garaaado
    @Garaaado 4 ปีที่แล้ว +7

    Walhi waa labada fanan ee fanka ugu jeclhy xiis iyo faysal
    Keeb going walalyal❤️❤️

  • @RiyaaqFilms
    @RiyaaqFilms 4 ปีที่แล้ว +8

    Woow masha alaah fayssl.muniir ft miss xiis
    Horay usocda ree maame HD

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 4 ปีที่แล้ว +12

    Walahi miss xiis fanaan ka cod qurxoon oo ka labis qurxoon in aanan wali arag masha allah, waliba waa qof dagan,

  • @zaynumahamed6161
    @zaynumahamed6161 3 ปีที่แล้ว +7

    Sida sabiga aabuhu
    waanada usiiyo
    maansada usiib siib😍🥰

  • @osmanheymoy5527
    @osmanheymoy5527 4 ปีที่แล้ว +12

    Wow feysal muniir iyo xiis horay usocda wl caadimaaha

  • @guuleedcabdiciise541
    @guuleedcabdiciise541 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaaaw faysal and miss xis maame HD media horay u socda warshada fanka deeganka ayaa tihiin aniga waan idin ogahay shaqada aad haysaan wlahi

  • @hoodoabdi2845
    @hoodoabdi2845 4 ปีที่แล้ว +12

    Ad baan idiin jeclahyi wlhi hoore usco daa from hargesa

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan ปีที่แล้ว +4

    Xasuusti hibo nuura iyo cabdi khadar xasan laari❤️🙏. faysal iyo mss xiis na si wanaagsan bay u qaadeen🙏❤️

  • @fatouhersi9337
    @fatouhersi9337 4 ปีที่แล้ว +8

    🔥🔥🔥🔥 Miss xiis cadimaha keep going fananinta qaliga

  • @misraabdirhman5959
    @misraabdirhman5959 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaw halkeedii bay dhigeen heesta miss xiis raxmaanku haku dhawro indr horay usoco

  • @ifraxabdulqadir4901
    @ifraxabdulqadir4901 4 ปีที่แล้ว +3

    Wow f.muur fanan an tagero wey u ahay waye miss xirna wa fananed cod macan best hes iga dheh feysal marka lofirsho hesihi hore wow kusobaxaya codkisa 🥁🎻🎼🎺🎤🎸🎶🎹💋💙❤

  • @abdirizakmohamed1658
    @abdirizakmohamed1658 4 ปีที่แล้ว +5

    Mame wn ku saray subscrb👍🏻👍🏻👍🏻horay usoco wll from xafdahada bada cas iyo gurigayga

  • @ifraat6362
    @ifraat6362 3 ปีที่แล้ว +7

    Wooooooooooow best song muniir xiis

  • @nasriinamagan5738
    @nasriinamagan5738 4 ปีที่แล้ว +35

    Reer jigjiga ❤

    • @fuaadcismaan6910
      @fuaadcismaan6910 4 ปีที่แล้ว +2

      💋❤SIDOKALE

    • @khadarahmed793
      @khadarahmed793 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa ree jigjiga cady horay uu soco waliga guul iyo goboniimo Ayan idikuogahay 💋💋💯💋💯💯💯💯🔥💢💋💋💯💋💯💢🔥🔥💢💢🔥💫❣️❣️❣️❣️💓 ee danten my idil

    • @abdirizakal-adala2975
      @abdirizakal-adala2975 3 ปีที่แล้ว

      Ha noolaato jigjiga qurux

    • @abdurahmanalihassan4326
      @abdurahmanalihassan4326 3 ปีที่แล้ว

      @@khadarahmed793 ft

  • @abdirahmanmacaani452
    @abdirahmanmacaani452 4 ปีที่แล้ว +32

    Erayada 100/100
    laxanka 100/100
    Music 100/100
    codka 100/100
    feysal nd miss xiis

  • @abdikarimbedal5943
    @abdikarimbedal5943 3 ปีที่แล้ว +3

    Faysal munir iyo miss xiis horay u socda labo Qof oo aad Qliya tihiine😘🙏

  • @drzkaldeeqa4555
    @drzkaldeeqa4555 4 ปีที่แล้ว +71

    Wll.rajaaaaaaan leeeyehey inuuuuu ilaaaahey irumeeeeyo waxaaaaan gacanteyda kuhayo maaha xataaaa wllyaaal iiiigusooduceeee ducadiiina waaaaa muhiiim pleaz 😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏🙏🙏

    • @MOHAMED-HASEN-FARAH
      @MOHAMED-HASEN-FARAH  4 ปีที่แล้ว +4

      Insha allah ilaahay wll rajada haa ku rumeyo

    • @quenraymarayan8790
      @quenraymarayan8790 4 ปีที่แล้ว +1

      Alle hku fudaydio waxd rajaynayso

    • @qamarabdi5932
      @qamarabdi5932 4 ปีที่แล้ว

      Allah kufudedeyo abyo😥🤲🤲🤲🤲

    • @cismaanxasan6555
      @cismaanxasan6555 4 ปีที่แล้ว +1

      malcamadaha u radso ducadu halkan ma qur'aan baa lugu akhrinayaaa dulli yahay

    • @haniadanali5247
      @haniadanali5247 4 ปีที่แล้ว

      Alleh haku rumeeyo adiga iyo intii kula midaba

  • @asalimuhumed1521
    @asalimuhumed1521 2 ปีที่แล้ว +1

    😍😍🥰🥰wxa kle hestan anigo yar dhageysan jiray hdan soradiye xasuus hore

  • @falismohamudgelle6984
    @falismohamudgelle6984 4 ปีที่แล้ว +2

    Ayy cod iga dhe inkasto hestan wa ano yar maqli jiray✌

  • @mohamedshardi6198
    @mohamedshardi6198 4 ปีที่แล้ว +2

    Hesstaan qomaal yare ayaan ku baranay 2015 lkn cod ahan faysal aku faryarestay 👌🏾😎

  • @AnfacD
    @AnfacD 11 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waa hees taariiqda galidoonta. Hiba Nuura & fanankeena. Faysal MUNIir & MISS Xiis waa Mahadsantihiin. MAAME HD Mahadsanidiin.waxan ka maqnayn camariis taha Mahadsanid.

  • @shaafiyare8854
    @shaafiyare8854 4 ปีที่แล้ว +5

    waaaw waa hees iyo badh meelo badan bay taabanayzaaaa

  • @aaminadalmar3017
    @aaminadalmar3017 4 ปีที่แล้ว +2

    Www gobtiii boqortooyda sheekhal noolaada

  • @khadarahmed793
    @khadarahmed793 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a he'sacan badan wan tageera labadan fanan

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 4 ปีที่แล้ว +4

    Faysal muniir dhawaan ayaan indhaha ku kala qaaday runtii waana la yaabay codkiisa ....
    Mss xiis yaduna kama yaraysato....
    Xusuusti c/khadar xasan laari
    Iyo hibo nuura ....
    Qofka duubay si cajiiba ayuu uduubay...
    📹📸👍......

  • @mustafesuudi7554
    @mustafesuudi7554 4 ปีที่แล้ว +4

    Hees mcn weeyi nice halkeda dhigten heesta

  • @jamal_Ak
    @jamal_Ak 3 ปีที่แล้ว +1

    Aun iyo Hibo nura kadib walabadina hestan waxa shidan.
    MISS XIIS IAM ONE OF YOUR FANS🖐️

  • @ridwancaamir985
    @ridwancaamir985 4 ปีที่แล้ว +20

    The way uu Codka feysal isku badalayo😘😍amazing wlh my fav singers

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 2 ปีที่แล้ว +3

      Wiilkaan heesihi hore sidu u keeno Baseka iyo tonke fanan kle oo u keena ma arkin wlhi

  • @yasinahmed931
    @yasinahmed931 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam Janno kaboodow maantaad janadii saani uga booday .
    Waaw top level

  • @Cartan7
    @Cartan7 4 ปีที่แล้ว +3

    waqooyi murti caadi ma aha music heesaha somali great song makers

    • @hamz233
      @hamz233 3 ปีที่แล้ว

      Waqooyi wax la dhaha ma jiraan hada waa jiho😂 Jamhuuriyada Somaliland dheh ama iska aamus✌🏽

  • @farhiamumtaz
    @farhiamumtaz 3 ปีที่แล้ว +9

    Sidan walaal sidan walaal zakariye wll segseega igadaa😥❤

  • @aishaxasan9075
    @aishaxasan9075 4 ปีที่แล้ว +59

    Heestaan in ay 1M gaarayso yaa og

    • @sportigadadka912
      @sportigadadka912 4 ปีที่แล้ว +1

      Ialahy uun

    • @munahaile1126
      @munahaile1126 4 ปีที่แล้ว

      @@sportigadadka912 g

    • @MohamedHassan-nv1gm
      @MohamedHassan-nv1gm 3 ปีที่แล้ว

      Only Allah knows everything 🙏

    • @nuuradeeq816
      @nuuradeeq816 3 ปีที่แล้ว

      @@sportigadadka912 cwwwwwwwwwwwwwwwččccccccrcrrddrrrrrrrdrrrdrrrcrrrrrdrrdrrrrddrrrrrrrrrrrrrrrrr\\\a\aä\aaa\aaa\aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

    • @iqramohamalin5180
      @iqramohamalin5180 3 ปีที่แล้ว

      Wey gadhay

  • @bushramaxamedcawil3092
    @bushramaxamedcawil3092 4 ปีที่แล้ว +9

    Hestan sidan uclhy inta ilajcl ❤ismuu jiya❤🔥💋2021💯

  • @olaadali3507
    @olaadali3507 4 ปีที่แล้ว +16

    Somaalaay Miss Xiis miyaa la Qabaa Billaahi calayk Runta ii sheegoo😋

    • @olaadali3507
      @olaadali3507 4 ปีที่แล้ว

      @@macaaneeyahmed Macnihii Mawaa la Qabaa Baad leedahay

    • @olaadali3507
      @olaadali3507 4 ปีที่แล้ว

      @@macaaneeyahmed tallow markaa ayaa qaba baad maqashay

    • @ekranahmet5803
      @ekranahmet5803 4 ปีที่แล้ว +1

      Lama qabo

    • @olaadali3507
      @olaadali3507 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ekranahmet5803 Warkeeda iyo halka lagala xidhiidhi karo igusoo caawi inaabtaay ajarbaad heliye

    • @cabdimuse1099
      @cabdimuse1099 4 ปีที่แล้ว

      May wlhia

  • @barkhatismail5099
    @barkhatismail5099 4 ปีที่แล้ว +20

    Wooow!!! Heesta iyo musicga iyo labada fanaan marka laga yimaado edit ka quruxda badan ayann wax lodhigaba jirin.!❤️🙏🏻👋🏻

  • @musabali5679
    @musabali5679 4 ปีที่แล้ว +3

    Waayo waayo alaha u naxriisto Abdikhadar hasan & Hibo nuura ,ruwaayada murug & macaan.1974

  • @HiboMaxamad-w4r
    @HiboMaxamad-w4r ปีที่แล้ว

    Wow faysal muniir wa boqraka codka and mss xiis ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sadiiqtimiro6801
    @sadiiqtimiro6801 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah mss xiis iyo faysal
    maame HD horay usoco sxb

  • @umalkhairali6610
    @umalkhairali6610 4 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw wa waxkale heestu lbada fanana adban ugahelaa

  • @sumayahussein2298
    @sumayahussein2298 4 ปีที่แล้ว +3

    Wah wah wan taganey heestan

  • @muniiryusuf9994
    @muniiryusuf9994 4 ปีที่แล้ว +2

    waah waah xidigaha ree jigjiga barteedi ayad dhigteen heesta

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 4 ปีที่แล้ว +5

    Wooow. Miss. Xiiis codkeeda woooow

  • @cadceedfilms1114
    @cadceedfilms1114 3 ปีที่แล้ว +3

    Algan the first time ...munir. ...xis

  • @barwakoyousuf8582
    @barwakoyousuf8582 4 ปีที่แล้ว +4

    Hadal karimyso heestuh haapan u hayaa❤💚💛💜

  • @xamdixiis1089
    @xamdixiis1089 4 ปีที่แล้ว +4

    Wow❤m.a izhcalaa cod and styl leesku darsdy hees iga gadan sida walal seeg seega iga daa🙏🙌❤❤❤

  • @nasiibthebosslady5477
    @nasiibthebosslady5477 4 ปีที่แล้ว +4

    LEGEND feysal muniir👑🔥🔥🔥and Queen miss xiis👑waalayaabay Walle Heesteydii🎵🎵🔊🔥🔥🔥MAAME HD🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @capitanotaabici7073
    @capitanotaabici7073 3 ปีที่แล้ว +2

    Hibo nuura iyo Cabdi khadar xasan laari ayaa hore u wada qaaday hadana Faysal iyo miss xiis halkeeda ayey dhigeen

  • @asalibashir5886
    @asalibashir5886 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow cadi ma aha 💗😍

  • @abdishakureid795
    @abdishakureid795 4 ปีที่แล้ว +11

    Waan tageeraa labadaba keep going fanaaniin qaliya

  • @m.shaanichannel877
    @m.shaanichannel877 4 ปีที่แล้ว +17

    Feysalow Adoo Miss Xiis Ka Dheer Gormeen Ku Arki Donaa🙄😂😂😁

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule3766 4 ปีที่แล้ว +4

    FYsal muniir iyo miss hiis waa legend halkeday dhigegeen kabasii wanaagsan go forward both of you

  • @hamdanuura7320
    @hamdanuura7320 4 ปีที่แล้ว +3

    Waw keep going wllky muniir n sista miss xiis tagerobuxan idinlahuyaa

  • @ahmedmuse1339
    @ahmedmuse1339 4 ปีที่แล้ว +6

    Fanaaniita inta ila tageerta like isara

  • @maryamcismaan9072
    @maryamcismaan9072 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah cod macaana somalia miss xiis faysal muniir

  • @nimcaanwalicali5702
    @nimcaanwalicali5702 4 ปีที่แล้ว +29

    Heestan waxan ku bartay qomaal yare lkin Faysal muniir aya kaga leh
    Eesh cala cod

  • @khadarahmed793
    @khadarahmed793 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah habalyo habalyo

  • @cawaalemustafe3522
    @cawaalemustafe3522 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa fanaaniin aan taageero rntii😍😍😍😍😍😘😘😘😘

    • @faayyusuf5568
      @faayyusuf5568 3 ปีที่แล้ว

      😍😍🥰🥰😇😇🇸🇴

  • @sarahaahmed6313
    @sarahaahmed6313 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaha af ka canal.l
    .lugu qaba.iyo.mala

  • @amiiragoobe6828
    @amiiragoobe6828 4 ปีที่แล้ว +6

    Keep going brother my sister Queen mise xiise keep going Ilaa akhiiro

  • @secretqueen7768
    @secretqueen7768 3 ปีที่แล้ว +3

    Xis xarago caadi maha hal keeday dhig tay 🤗🤗😙😙😙

  • @HappyCanoe-sl3gd
    @HappyCanoe-sl3gd 7 หลายเดือนก่อน

    walee waa hees iyo bar lkn wayo waayo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinhandule3766
    @husseinhandule3766 4 ปีที่แล้ว +5

    Jigjiga wa hargeysa yar fankeedu ka hsrgeysa kama dhaco inkasto lada magaalo isku dhaqan isku dad yihiin
    Fanaanin tuna isku mid yihiin

  • @jwxo9313
    @jwxo9313 4 ปีที่แล้ว +5

    Queen Xiis👏👏👏

  • @shamsadinali993
    @shamsadinali993 4 ปีที่แล้ว +10

    Qoftu dhoola cadayn qurxoona 🥰❤️

  • @deeqaxasan9325
    @deeqaxasan9325 4 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaw muniir iyo miss xiis waan taaageeraa

    • @faraxfaseex5073
      @faraxfaseex5073 4 ปีที่แล้ว

      Waw faysal iyo miss xiis wan jeclhy noolaada

  • @suhiepali4874
    @suhiepali4874 ปีที่แล้ว

    Sida walal sida wll xiisey wll seeg seega igadaaa

  • @samirasaid4276
    @samirasaid4276 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax kale 🔥❤🥰👌 wad ka baxsaten rnti 👍 My queen xiis and king muniir 😍💞😍

  • @RiyaaqFilms
    @RiyaaqFilms 4 ปีที่แล้ว +3

    Maame HD sxb waxba lagaama qaban karo

  • @allstar6271
    @allstar6271 3 ปีที่แล้ว +1

    Ereyadii Abwaan Axmed Saleebaan Bide. Laxanka Bashiir Xadi!
    Waxaa Horay u qaaday (AUN) Cabdiqadar Xasan Laari & Hibo Maxamed (Hibo Nuura) 1975

  • @isseosman3574
    @isseosman3574 3 ปีที่แล้ว +3

    Erayadii abwaan axmed saleeban bide
    heestaan waxaa qaaday hibo nuura iyo xasan laari

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 4 ปีที่แล้ว +1

    Midab Soocday Maaha Ee Waa Kaa Soocday
    Soorata Maahee Waa Suurfta Meerta
    Midhaha Iska Hagaajiya Sida Kale Waa Top

  • @hamsehajji2702
    @hamsehajji2702 4 ปีที่แล้ว +8

    hees an inaba cadi ahayn🤟

  • @idirisabdisalam3553
    @idirisabdisalam3553 4 ปีที่แล้ว +3

    Hlkedday dhigeen mnsha allh faysal and miis xiis axyaa cod iyo muqaal quruxbdn

  • @heyg8163
    @heyg8163 ปีที่แล้ว

    Xusuus cabdi khadar xasan laari

  • @istarlinkhalif2223
    @istarlinkhalif2223 4 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa alah nice voice

  • @maariyahassan5171
    @maariyahassan5171 4 ปีที่แล้ว +3

    Faysal muniir codkiiso 💯💯👌🏻👌🏻👌🏻

  • @abdifatahxaaji3073
    @abdifatahxaaji3073 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshallh wlllo

  • @inauujeyali4028
    @inauujeyali4028 3 ปีที่แล้ว +2

    hees iyo bar waaye heestan xili hore ayaan dhagesan jiray 🥰🥰🥰 Qomaal yare🐐🐐

  • @muhassen2409
    @muhassen2409 4 ปีที่แล้ว +2

    #mss__xiis___Geenyada__Akisho horey usoco

  • @sacdiyomaxamed9181
    @sacdiyomaxamed9181 4 ปีที่แล้ว +3

    Maalinte so baxday ila hda hal maalin xitaa ima dhaafto TH-cam kana waaba jeclahay keep going huuno jiro joog waaya badan❤❤❤🌹💋

    • @buzuri2510
      @buzuri2510 4 ปีที่แล้ว

      888888888⁸8⁹is ibub8ubuubujubyuu78uuhuuh8uu⁹88888u888iu88888888uuuuuuuuuuuùuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuù87uu8 in ⁰888iu8888

  • @SmilingIslandRetreat-cz3hn
    @SmilingIslandRetreat-cz3hn 5 หลายเดือนก่อน

    Mashalh.wahis.abumcan
    Waxni.gudhgsan.jire.
    Saang.kahrahn.milxo
    Bidlaani.saamaliya

  • @wariyeistahilpodcastsomali
    @wariyeistahilpodcastsomali 4 ปีที่แล้ว +2

    Papapapapa woooooow Daxdax caadimaha muqaalka iyo qaabka lo Duubay
    Cod shiidan heestan jeecla en rabay inan fanka kuso gaalo aniga iyo Bashir Jaaaaaaawe kkkkkk

    • @MOHAMED-HASEN-FARAH
      @MOHAMED-HASEN-FARAH  4 ปีที่แล้ว

      Wariye istahil waad mahadsanthy wll

    • @guuleedcabdiciise541
      @guuleedcabdiciise541 4 ปีที่แล้ว

      Wariye istaahil mar miyaa damacday inaa fanka gasho hadaa gasho heestada ugu horaysa aniga qiso kuu hayee si ay kuugu qaraxdo isoo qabo qiso jacayl oon horay loo arag ayaan hayaa

  • @Naadircadesulub
    @Naadircadesulub 2 ปีที่แล้ว

    Libaax faysal muniir from poqortooyo reer ow qudub

  • @abwaangaas8451
    @abwaangaas8451 4 ปีที่แล้ว +3

    Sida sebiga hooyadu
    Caanaha u siiso
    Gaadada isaarsaar

  • @fahiimaiskufilan9105
    @fahiimaiskufilan9105 4 ปีที่แล้ว +6

    Miss xiis boqorada masraxa ❤

  • @barwaqosiciid2263
    @barwaqosiciid2263 2 ปีที่แล้ว +1

    Wax kale miss xise iyo faysal muniir

  • @abdirahmansolar7323
    @abdirahmansolar7323 4 ปีที่แล้ว +20

    Qoomaal yare aan ku bartay heestan tu yaroo agtaagnayd ayaan ka helay 😂

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 3 ปีที่แล้ว

      Wa hes hore 🇮🇹🇮🇹xas laley.

    • @Chen12347
      @Chen12347 3 ปีที่แล้ว

      🤣

    • @faizabeautysalon605
      @faizabeautysalon605 3 ปีที่แล้ว +1

      Oo horta hesta yaa horay u copy is dhahaayay 2015 ayaa arkay 🤔🤔🤔🤔

    • @mohammed-jama
      @mohammed-jama 3 ปีที่แล้ว

      @@faizabeautysalon605 *Heestan wxa hore u qaaday Hibo nuura iyo abdiqadar xasan laari (AHU)*

    • @faizabeautysalon605
      @faizabeautysalon605 3 ปีที่แล้ว

      @@mohammed-jama qomaal yare ayaa ku maqlay 2015

  • @aidarussyussuf4028
    @aidarussyussuf4028 4 ปีที่แล้ว +3

    Calanka U.S.A mesha ku arkaa miyay dhofen mise waa soomali iyo qurba jecaylkodii