Xogta Fannaanka Nimcaan Hilaac Hub & Saannad Ciidan u Iibiyay AWDAL STATE, & Olole ka Socda USA....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 มิ.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 21

  • @user-tu8in2sk3t
    @user-tu8in2sk3t 26 วันที่ผ่านมา +4

    Awdal State of somaliya , Kuma xoroobi karto sida ay maanta tahay, balse awdal State IYO somaliya kaleeto Ku midoibi karaan ,waa hadii dawlada faderaalku soo celisa soo nooleynta 18kii gobol ee Hore siblings baxo warwarka IYO hubanti maanta somaliya ka jirta.
    Macquul maha Inu shacab wax kasta oo dawlada somaliyeed loga baahan tahay,balse waa inay dawlada la timaada halku dhag wacan oo somaliya mideysan.

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 22 วันที่ผ่านมา

    Guul guul owdal sted🇸🇴❤️🇸🇴

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 26 วันที่ผ่านมา +1

    Nicmaan waa mucjoso wlh hadiiba Awdal olole u galay waa nin qaran siyaasada inuu ku biiro ayaan rajeeynaa

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c 25 วันที่ผ่านมา

    Waa nin raga maaha kuwa horgalada u ah muuse fircoon

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 26 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga waxay iilaatahay Ahmed madoobe wa ka wadanisan yahay siyaasiyen badaan siida siciid Dani farmaajo sharif cabdishakuur kheyre cosoble iyo kuwa kale oo badaan oo ah jajuuska iyo jajusenta dalka

  • @MohamedHassan-jt1xr
    @MohamedHassan-jt1xr 22 วันที่ผ่านมา

    Wasiir feqi malasocon miya xelwareejintii madaxweyne far.maajo feelkii gacanta laga saaray loona sheegay arinkaan inuu dhamaanayo 20024 bishan juun

  • @MariamAd22
    @MariamAd22 26 วันที่ผ่านมา +1

    Walalaha Somaliyed oo madaxweynihore mohamed cabdullahi farmaajo taageersan wa ineey ogaadan farmaajo iyo kooxdiisiba waxaba kuma sookodhiin dalka iyo dadkaba oo aan lugooyo ka ahayn, sababtuna waxay kudhacday waxyaabo an lobahaney ayuu lad aaday dadka iyo dalkiiba siidas darteda farmaajo iyo fahad sharif dani cabdiraxman iyo kheyre wa raag fashiilamey dhamandooda wana in laga badbaadiiyo dadka iyo dalka Somaliyed

    • @user-gr6gu8bs6q
      @user-gr6gu8bs6q 25 วันที่ผ่านมา

      Farmaajo waxqabadkiisa Somali oo dhan ayaa markhaati ka ah hal tusaale
      Wadada xamar IYO afgooye
      Wadada xamar IYO balcad

  • @siatbulle5893
    @siatbulle5893 26 วันที่ผ่านมา

    Fiqi waa beentiisa war ba Kama hayo

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 25 วันที่ผ่านมา

    Mr fiqi ma ahan masuul qaran wuxuu mar kasta xambaarsan yahay qabiil dadka soomaaliyeed waxba kama qarsoona cunaqabateytii la qaadaye dayn cafintii ku biiridii bariga afrika iyo kursiga qaramada midoobay waxaa meel mariyey dowladii mudane farmaajo waayo dhamaan waxaa xog ogaal ka ah dowladaha ay kala saxiixdeen dowladii farmaajo damal jadiid qiyaali ayey naf ka dooneysaa runtii dameer ciyey weeye fiqi ilaahay a kama uu baqayo laakiin ma caruur Buu la hadlayaa dhamaan howshii nool qabsoontay waxay ka timid farmaajo guruub

  • @user-ew5oo4sf4d
    @user-ew5oo4sf4d 25 วันที่ผ่านมา

    farmaajo ayaa iska lahaa guusha kursigan qaramada midoobey ee soomaaliya heshey... waxba yaanay dafirin damuljadiid iyo mamulkooda fadhiya villaqabyaala hadalkan fiqina waa iska dafiraadii gamuljadiid.

  • @user-uj4so9qq8u
    @user-uj4so9qq8u 26 วันที่ผ่านมา

    Wasiirka waa lagu been abuuranayaa sababtoo ah warkan ma aha wasiir hadalkiisa wuxuu dhihi lahaa guushaan waxay usoo hoyatay dhamaan somaali oodhan mida kale markay labo madaxwane kunsiyada lakala wareegayeen wuxuu farmaajo afcad kusheegay kursigaan uu sheegay in cosigiisa ay golaha amaanka ugaysteen labo kun iyo 18kii afar iyo labaatankana loo tartami doono si loolo wareego 25 shanta ilaa iyo 26kana somaaliya ay ku fadhindoonto lkn guusha cid gaar ah haday sheegato waa siyaasad xumo iyo wixii somaali qaribay oogu danbayn hadakaan hadii uu wasiir fiqi yahay kama faa iidaysandoonto somaaliya kursigaan saa maba taqaan waxa lagu qabanaayo ninkaana wuxuu u haystaa in uu ninka kufadhiyo qayskiisa oogu faa iidayn doono

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 26 วันที่ผ่านมา

    GUUL SOMALILAND IYO DAWLADA ITOBIYA HAWIYO CIIL U DHINTA.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 26 วันที่ผ่านมา

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

    • @user-gr6gu8bs6q
      @user-gr6gu8bs6q 25 วันที่ผ่านมา

      Oromka soo xanbaar Deji gebiley
      Ciise IYO samaroon dhulkooda iib ma aha

  • @NajaxAxmed-tq6ix
    @NajaxAxmed-tq6ix 26 วันที่ผ่านมา

    Beenaale beenaale dhalay dadka beenta kadaa dhilaa ku dhashee

    • @user-gl2go3kp6s
      @user-gl2go3kp6s 26 วันที่ผ่านมา

      Diyado ma gaced gari damer miya diyardo dagal ah

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 26 วันที่ผ่านมา

    ILAAHOW NA ASTUR.😂😂 DAMULJADIID BEENBAA KASOO HADHAY. ILEEN MOORYAANTU MA XISHOOTO😂

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 26 วันที่ผ่านมา

    Somaliland diyaaro dagaal bay soo iibsatay awdal sheegayse dhawaan ka eeg garoowe dusheed

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t 26 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 BISMILAAA😂😂 W. FIQI MABA XISHOONAYO.
    CEEBAY TAXAAL😂. WAA TUUG AAN FROMAAJO WAX U QUREYN😂