SIDEE LOO QORSHEEYAY BUR-BURKA SOMALIA IYO DAGAALLADA QABAA’ILKA?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 มิ.ย. 2024
  • SIDEE LOO QORSHEEYAY BUR-BURKA SOMALIA IYO DAGAALLADA QABAA’ILKA?
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 207

  • @abshiroismail1407
    @abshiroismail1407 หลายเดือนก่อน +19

    Allah! Run badannaa ninku allaha caqligaaga ha kuu dhowro

    • @aliderie4978
      @aliderie4978 หลายเดือนก่อน +1

      Sax caqliley allaah haku karameyo qaali ❤🎉

    • @user-le3ki9dp5f
      @user-le3ki9dp5f หลายเดือนก่อน

      Been haku taagerina ninkaan
      Waydiiya dagaaladii meesha uu joogay.
      Ok

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 หลายเดือนก่อน +16

    Walal somaliyeed oo xalal ah

  • @abdihameidhusseinsayid4250
    @abdihameidhusseinsayid4250 หลายเดือนก่อน +12

    Waxaan xasuustaaa 2009 markaan galay jaamacada ayaa waxaa macalin ii ahaaa nin ka soo jeeeda 🇺🇸 oo la odhan jiray Richard ka mid ahaa ciidamada 🇺🇸 airforce wuxuuna fasax walba tagi jira dalka djibouti 🇩🇯. Wuxuuu nagu idhi oo markhaati cad loo hayaaa Somaalia hadii aan 1991 la dumin maanta quwada africa ayay noqon lahayd markaasi waxay 🇺🇸 iyo reer galbeedku ku isku raaceeen in soomaalia laga dhigo dal baabay oo la kal qaato. Chenelkani maanta ka hore maan arkin balse waan soo dhawaynaynaaaa

    • @AbdiazizBarrow
      @AbdiazizBarrow  หลายเดือนก่อน

      Abdihamid xiriirkaaga ii reeb

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน +6

    Absolutely 👍 you right

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u หลายเดือนก่อน +13

    Waa. Ku. Salaamey. Abdi. Asiis. Baroow. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Joogo. Canada. Beentaada. Ma. Aha. Aniga. Mar. Horey. Ayaa. Sheegey. Saxib

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 หลายเดือนก่อน +1

      Asc walaalkey cimriga Allah kuu barakeeyo ♥

    • @gaashaamotv
      @gaashaamotv หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @afgobeedle
    @afgobeedle หลายเดือนก่อน +4

    Ilaahay aqligeena foorara hanoo Soo celiyo, inshallah.😢😢😢😢😢

  • @daawooltv4608
    @daawooltv4608 หลายเดือนก่อน +5

    Runtii Waa Macquul Dad Aqli leh Ayeynu Nahay Waan Ku Raac Sanahay Abdi,aziiz

  • @AbdulAziz-vl9pu
    @AbdulAziz-vl9pu หลายเดือนก่อน +16

    Dhalinyarta ka yar afartan iyo shan jirada uu la hadlayo ayaan ka mid ahay waana ku qancay waxa uu sheegayo, qofkii xamar ku noolaa sodonkii sano horey ayuu ka fahmi karaa in ay xaqiiq tahay waxa uu sheegayo Cabdicasiis

  • @abdallamohamed9845
    @abdallamohamed9845 หลายเดือนก่อน +8

    Waan qabaa waan runta aan la isku sheegin

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +2

    Mnsha allah waa runtaa, waa nalaga dhaadhiciyey ,anagana waan aqbalnay

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +2

    Waa barnaamij qiimo badan

  • @AhmedAdheys
    @AhmedAdheys หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay haku xifdiyo runtii waa nin wanaagsan oo waxbadan og

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid abdicaziz

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllaah waxuu ka hadlay wax macquul ah.

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 หลายเดือนก่อน +1

    Anaa ku raacsan Somalia dagaal sockeye kama dhicin 1994kii waxaan joogey ruwanda, waxaan joogay Congo, s/sudan waxaan soo arkay Somalia kama dhicin !!.

  • @Somalibarbie1
    @Somalibarbie1 หลายเดือนก่อน +6

    Walahi aad ayaan uguxumahay nacasnimada nayna in aysan nogasho 😢

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 หลายเดือนก่อน +10

    34 Sano Ka Hor Waxii Dhacay Waxaa Ka Xun Tan Ilaa & Hada Jirta Almost 34 Sano Ka Bacdi Ilaa 2024 Wadanka Aan Xasailooneyn Oo Gadaal Gadaal U Socda Kuwa Hada Jira Ayaa Ka Sii Xun Ee Ka Hadla?? 34 Sano Ka Hor Odayaashii Dhibaatada Sameeyey Oo Qabyaalada Ku Awar Kiciyeen Soomali Maryooleey Qaarkood Ama Badanaa Allah SWT Abuurtay Ayey Maanta Hor Taagan Yihiiin !!

    • @hawamohamed2377
      @hawamohamed2377 หลายเดือนก่อน

      Calamada iyo madaxweyneyaasha is diidan iyo beesha caalamku wey is ogyihiin waxana ku ciyaarayaan Caqliga shacabka soomaaliyeed.

  • @MurtidhamanteedMurtidhamanteed
    @MurtidhamanteedMurtidhamanteed หลายเดือนก่อน +3

    Waa sax

  • @habashhabashy4169
    @habashhabashy4169 หลายเดือนก่อน +1

    Masha'Allah akhi Allaha ku xifdiyo, dadaalkaneh hajoojin, Somalidaneh Allaha qalbiyeena iskufuro. Amìin Yaa Rabi

  • @daawooltv4608
    @daawooltv4608 หลายเดือนก่อน +3

    Abdiaziiz Sir Weyn Ayuu Fashaliyey Taxadirkaaga Ha Badnaado Atasioni

  • @Hello-ev5tu
    @Hello-ev5tu หลายเดือนก่อน +3

    Amazing show

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน +2

    Waa xaqiiq

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse หลายเดือนก่อน +3

    Ninkaa xaqiiqada iyo runta ayuu ka hadlay. Somalia digaal soke kama dhicin waa waa wax la inoo maleegay

    • @user-tk3np3qe9d
      @user-tk3np3qe9d หลายเดือนก่อน

      Hadi somali siiqir ahayd waaga .hada 2024 ...shiki maleh gacmo shisheeya inay ku jiran lakin nin tashaan wayay wa lo taaliya ) Tusaale Rwanda 🇷🇼 aya somaalia ugu filaan .xatta madaxwaynihu kuma imaan qof iyo cod ee shacaabka Rwanda ayay ka timid dawladnimada sare hada hogaamiyana way heeshay

  • @sucdiisse7679
    @sucdiisse7679 หลายเดือนก่อน +1

    Caddeyn uma baahna haddi qofka somaaliyeed uu leedahay Caqli iyo Cilmi. Mahadsanid

  • @aliigueh255
    @aliigueh255 หลายเดือนก่อน +1

    👋
    He is a right ✅️

  • @xaajiafrisom114
    @xaajiafrisom114 หลายเดือนก่อน +1

    TRUE

  • @asmaabdi5476
    @asmaabdi5476 หลายเดือนก่อน +1

    C/Casiis waa mahadsan yahay isaga soo celceli ummadu wacyi galin badan bay u baahan tahaye siiba Somalida ka yar 45 sano. Wuxuu yiri oo dhana waan ku raacsanahay.

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 หลายเดือนก่อน +1

    💯 TAAS baan aaminsanahay, ilaa hadana in magaca mashruuca kaiya naloo bedelo

  • @abdulazizfarah7422
    @abdulazizfarah7422 หลายเดือนก่อน +1

    100% true

  • @MaxamedFaarax-bm9fw
    @MaxamedFaarax-bm9fw หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa wll

  • @SaciidAbuukar-uj5zj
    @SaciidAbuukar-uj5zj หลายเดือนก่อน +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢 wlhi waa sax

  • @abdullahabaw6922
    @abdullahabaw6922 หลายเดือนก่อน +3

    Dad waxgarad ayaa diidey dagaalki 1991 in
    Somalida qabiil qabiil la isugu diro
    Lakin wa laga guuleestey

  • @mayowomarr5123
    @mayowomarr5123 หลายเดือนก่อน +1

    100%

  • @SaciidAbuukar-uj5zj
    @SaciidAbuukar-uj5zj หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ader macan waxan jira 33 taana wan qaba

  • @AbdinuurHassan-gq8nl
    @AbdinuurHassan-gq8nl หลายเดือนก่อน

    Haa

  • @AliYusuf
    @AliYusuf หลายเดือนก่อน +1

    Dagaal sokeeye macnihiisu waa waxa aad ka sheekeyneeyso, in dadku is laayaan, laka baxo, Qarankuna dumo, markaa ma fahmin "Dagaal sokeeye ma dhicin"

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 หลายเดือนก่อน +3

    Dagaal sokeeye mahayn, waxa uu ahaa filinta dano shisheeye,

  • @cabiraxmanaxmadnur5107
    @cabiraxmanaxmadnur5107 หลายเดือนก่อน +2

    WAARUN AANYSOMALIDU WALI OGAYN

  • @mohamedyussuf5701
    @mohamedyussuf5701 หลายเดือนก่อน +4

    Aad iyo aad kugu racsanahay

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 หลายเดือนก่อน

    🇵🇸 Sidii loo dhaxal wareejiyey 🇸🇴 U EKAA ‼️‼️‼️

  • @woowe2
    @woowe2 หลายเดือนก่อน

    Walaalkeyoow aniga waxaan dhashay 85tii waxwalbana waan ogsoonahay balse ilaahay hanasamata bixiyo waan dareemi karaa dhibka kajiro somalia balse ilaahay ayaa joogo

  • @sahromahamud
    @sahromahamud หลายเดือนก่อน +1

    Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka😭😭

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 หลายเดือนก่อน

    Linkiga yaa iisoo dhiga please

  • @user-tu2pt6cc2x
    @user-tu2pt6cc2x หลายเดือนก่อน +1

    Waawarjira.laakiin.makadhaadhicikartaa.soomaaliya.shisheeye.in.uu.adnebi.ahaayeen.weli.waadaan.manategin.

  • @aadanaamin7022
    @aadanaamin7022 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtii

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaa Waa ku raacsanahay

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 หลายเดือนก่อน

    Aniga xattaa mar dhaw aan kubaraagugay inay reer galbeedku rabaan inay Somalia kula wareegaan sidii Candulus oo kale.

  • @user-eu7hu5vm4f
    @user-eu7hu5vm4f หลายเดือนก่อน

    True story meeshan qolyo ayaa meesha kujira ⁉️🤔all most everyone talking about that but no one finds that resales 🤔👍🙏🏼 come on Somali 🇸🇴

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 หลายเดือนก่อน +1

    Dawlad xumada ayaa keenaysa arrintan oo reer galbeedka u sahlaysa inuu dhabqiyo soomaaliya

  • @pauljean-fm8xb
    @pauljean-fm8xb หลายเดือนก่อน +2

    Wlhi wa runti qorshahasi ila manta cidna ma fahamsano shirqolkasi

  • @nboss8028
    @nboss8028 หลายเดือนก่อน

    Asc marka maxaan u fahmi lanahay oo aan iskaaga dulqaadi kari lanahay damauljadiid ayaaba ka mid ah iyo muuse juudaan

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 หลายเดือนก่อน

    قال الله تعالي : إن الله لا يغير ما بقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم .
    ALLAAH QOOM MABADALO ILLAA AY IYAGU ISBADALAAN EE CALAALKA INTA NAGA DHAAFTAAN ISBADAL DIYAAR MA U NAHAY HORTA? YAANAN NAFTEENU BEEN U SHEEGIN?

  • @nboss8028
    @nboss8028 หลายเดือนก่อน

    Asc marka maxaan u fahmi lanahay oo aan iskaaga dulqaadi kari lanahay damauljadiid ayaaba ka mid ah iyo muuse juudaan aniga wax badan kama xasuusto lakin somali waalan ayaa na soo gashay xafadeenii yaaqshiid

  • @ChiefAbdullahiMohamedChief
    @ChiefAbdullahiMohamedChief หลายเดือนก่อน

    Waa runtiisa anaga joogay wanna Dhab warani

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb หลายเดือนก่อน +1

    Xitaa waad daawan kartaa 🇸🇾Syria sida loo burburiyey inuu mudaaharaadkii Syria ka dhacay waxaa dhex boodaayey Safiirkii MaraykankaU fadhiyey .

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v หลายเดือนก่อน +1

    Wll arinta qeeyb ayaa run ks aha Talyaniga ayaa kaalin weeyn ka qaatay kadibna America iyo Ingiriiska iyo Ismacil Cumar Ghelle. Waa La weraraa Jabuuti. Ciise Somalia kama degeno 100 qof, waxaa la siiyay 9 Xildhibaan sideey ku heleen😮😢😂😢😮😅😮😢😂😂😂😂😂

  • @cabdulaahicabdi687
    @cabdulaahicabdi687 หลายเดือนก่อน +2

    ASC.BAROOW WAA RUN IN
    LAGUBAY LACAGTII SH SOOMAALIGA WAXAA LAGU
    GUBAY SAFAARADDII
    MAREYKANKA EE BARAANDIR
    KU TIILAY. WAXAA GUBAY
    RABAD OOGLI SAFIIRKII
    MAREYKANKA.WAA RUN
    MARTIDA SHARAFTA LEH.

    • @daahiradanhersi595
      @daahiradanhersi595 หลายเดือนก่อน

      Jabuutina waa looqaaday waana lagu gubay oo waxaa wakiil uga ahaa ismail cumar geelle oo sarkaal ushaqeeya Ethiopia iyo reer galbeedka

  • @user-tf5hi7yn8b
    @user-tf5hi7yn8b หลายเดือนก่อน

    Mr Barrow, 1991 meeqaad jirtey?.

  • @ahmedshire1382
    @ahmedshire1382 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ruunti
    Cabdiaziz waxa u ka waramayo.

  • @zahrasaleh396
    @zahrasaleh396 หลายเดือนก่อน +1

    Waa iska hadalay. Waxuu rabaa in uu qaraninyaa sirtii iyo genocide ay sameyeen hawiye. Wixii ay Hawaye Xamar ila Kismayo ka samiyeen. Genocide, looting, robbery ayeey hawa Samyey.
    Balaan hawa samyey ayuu wax ka ogo.

    • @user-le3ki9dp5f
      @user-le3ki9dp5f หลายเดือนก่อน

      Ninkaan taariikhdii dhacday ayuu bedelayaa.
      Raali ahow goobjoog ayaa laga ahaa wixii dhacay.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน +1

    Dhalinyarada waa in la wacyi geliyaa

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 หลายเดือนก่อน +1

    Macaluusha,amni daradu uraacday waxay garan la,yihiin meel ay usocdaan ,meel ay ka socdaan,halka laga haysto,ilaahay baa idin haysta ,weligeedna sidaa ayey ahaanaysaa yaa munaafiqiinul akbar

  • @alielml8735
    @alielml8735 หลายเดือนก่อน +1

    Aragti hufan oo 100%
    Oo shaki la.aana weeyaan
    Soomaaliya Cibaado waxaa. La fur furay mahajkii waxbarashada
    Waxaa cuna qabatayn la saaray xoolahoogii
    Dad isku tafiir ah
    dad isku diin ah
    dad isku af ah
    Dad isku dhaqan ah
    Dad isku deegaan ah
    Ayaa loo sameeyay federal
    Caruurtaa. Xitaa garanaysa
    In soomaaliya SI badheedh ah loo bur buriyay

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 หลายเดือนก่อน +1

    Walaahi waa runtiis siyaadbare lama rideyn soomaaliyaa la ridayay mar danbaa intii wax garad aheyd fahantay maan gaabna ilaa hada ma fahmin 😢😢😢

  • @user-iz4tc3kh5q
    @user-iz4tc3kh5q หลายเดือนก่อน +1

    Conspiracy theory ayaa la dhahaa arintaas badanaa waxaa aaminsan bulshooyinka fashilmay oo guuldarestay si ay nafis iyo isqancin uga dhigtaan

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 หลายเดือนก่อน +1

    Anigu waxaan maqlay oo xaqiiq ah rag ka tirsanaa snm baa yiri . Itoobiyaan saraakiil ah iyo yahuud +mareekan baa noo imaaday waxay nagu dhaheen soomaaliya inaa marsiino wadadii andaluus iyo falaatiin marsiino adinkana dowlad idin aqoonsado ee ilaa 50 sano nagu caawiya inee did dambe soomaaliya dowlad uga dhalan😢

  • @Naafac-Shiikh19
    @Naafac-Shiikh19 หลายเดือนก่อน

    Runtii waan aaminsanahay

  • @Abdalahasan123
    @Abdalahasan123 หลายเดือนก่อน

    Wa Run waxa uu ka hadlaayo 💯% ✅

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia waxaa loo diyaaryay in Somalia loo qaybiyo Ethiopia iyo kenya, wali waa socotaa.

  • @XiisAxmed-up1py
    @XiisAxmed-up1py หลายเดือนก่อน

    Subxaana laah.
    Dawladii kacaanka waxa jabhado ku kiciyey reer galbeedka kuwaa oo aan hadaf lahayn keliya waxa lagu dhahay siyad bare meesha ka saara.
    SNM,USC,SPM,SDM ayaay ahayeen markii siyad barre tegey daarood ha la qabto ayaa la dhahay meeshii la rabay in dawlad kale lagu vedelo

  • @mowlidcabdulahi3544
    @mowlidcabdulahi3544 หลายเดือนก่อน

    Wlaahi waa runtii aniga xamarbaan kaso qaxay ilaa xadka kenya liboyo
    Gaadhigan ku qaxayay reerki ilasaaraa wiil ay dhaleen yaa darawal ka ahaa gaadhigii zoo gu saaraa ee na eryanayay

  • @user-it1pe9ew3l
    @user-it1pe9ew3l หลายเดือนก่อน

    /casiis Run Ayuu Sheegay Somaaliya Kor Aya Laga Haysataa Waxaana Adeega Ka Ah Kuwa Dalka & Shacabka Somaaliyeed Ka Doortay Waxaan Usahlay Qabyaalad Wayo Dadkii Dalka Lahaa Aya U Qaybsan
    Xalka Wa Aqoon Yahay Wax Garaad & Culimada Oo Waajibkooda Guta

  • @aminadahirabdi935
    @aminadahirabdi935 หลายเดือนก่อน

    Encourage boarding schools and discourage reaching children tribalism.

  • @flimbychuckz6947
    @flimbychuckz6947 หลายเดือนก่อน

    Cabdicisiis waan ku raacsanahay qabil somaliueed isma dilin waxaa is dilay naman sarakiil somaliyeed ahaa oo iimaan laani ku cadhay oo cadawga somalia adeegsaday oo lacag la siiyay ilaa maantana waxay somalia ka degi laadahay iimalayaasha dhulkii iyo badiiba iibinaaya xitaa maydadkii dhulka ku jiray qabuuraha ugu tegay si ay dhaqaale uga sameeyaan ilaa soomali iska qabatana somali khatar bay ku jirtaa qofkasta oo somaliyana dhibku albaabkisa ayuu ugu soo galayaa

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 หลายเดือนก่อน

    🇸🇴 iyo 🇵🇸 ISU EKAA ‼️‼️‼️

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 หลายเดือนก่อน

    Anigaaba Aaminsan
    In ay gabiil aheeyn

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 หลายเดือนก่อน

    Waarun shaki kuma jiro in burburkii soomaaliya ka dhacay shisheye kadan beeyey waxana kamid ahaa ingiriiska maraykan carabaha iyo dowladaha deriska oo iyagana la adeg sanayey waxana naloo isticmalay jabhado aakhiro iyo aduunba ciqabkii Rabbi haku dhaco.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 หลายเดือนก่อน

    Waxaa loo baahanyahay C/caziz barow barnaamijkan intan kasoo badi waa wacyi gelin wanaagsan ,si ay dadkan wax u ogaadaan

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 หลายเดือนก่อน +2

    Barow sxbow adiga khayaaliga maxaad ka heshaa ninkaan waa riyoonaa marka riyo ayuu noosharaxaa

  • @NimcoXasancali-vm8zb
    @NimcoXasancali-vm8zb หลายเดือนก่อน +1

    War ninkaan waa run arintaan waxaa katanbeeyey ree gal beedka hagu horeeyeen talyaani ingiriis iyo mareekan simba talyaanigu sixir buukeeney oo beerihii buu iciilqabaa iyo dadkuu adoonsanjirey soomaali maryooley buu Heley oo uubeen kadhaadhacsiiyey oo uu yiri shawaalaha dowlada waxaa ubadneed hawiye markaa buu ugu dhuftey 12000 oo h iyo 6000 oo d is laaya 6000 oo hawiyaa soo hard intiinaa baa lahaanaya dalka marks sidaa buu ku bilowdey dakaalkii jabhadaha ssdhf snm usc iyakaana ugu beer badnaa inta la ogyahey

  • @SaciidAbuukar-uj5zj
    @SaciidAbuukar-uj5zj หลายเดือนก่อน

    Zxb aderkan wax badan ayu og yahay ee Mar kale soce anka faidesane

  • @user-of4oy5ei2j
    @user-of4oy5ei2j หลายเดือนก่อน

    WAA RUN WAX QABIIL OO WAX KA DHEXEEYEY HAWIYE IYO DAAROOD

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 หลายเดือนก่อน

    Moryantas foshoxun dilla kujihada moryantas

  • @user-nr7gx7lx2d
    @user-nr7gx7lx2d หลายเดือนก่อน +1

    Dee waa runtii, dagaal sokeeye kama dhicin somaliya ee dagaal dano shisheeya wata ayaa ka dhacay

  • @Roteyaani
    @Roteyaani หลายเดือนก่อน +1

    ma ciyaal buu u sheekeynayaa Ninkani ? dadkii wax kufsanayey iyo kuwii hantida dhacay waa yaqaan waana kuwa hada xamar jooga ee ilaa maanta dhaya unukaa leh xamar .

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 หลายเดือนก่อน +1

    Dee hubka laysugu dhiibay taasi been ma aha hubka safaarada laga soo dajinayay ay isku gumaadeen qof arkay baa nooga sheekeeyay ilaa gasana waa laynagu lamaanyahay ilaahay faraj haynoo furo

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 3 วันที่ผ่านมา

    Dadka aad ledahay xavee aaden. Kuli waladiley dadki aaway. Wali waasocda

  • @user-tu2pt6cc2x
    @user-tu2pt6cc2x หลายเดือนก่อน

    Soomaaliya..dadka.sameyyey.jamhada.ha..waxaan.isleeyahay.gumays.tihii.dalka.qabshay.nin.kanina.runbuusheegay.

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 หลายเดือนก่อน

    NINKAAN HADALADIISA WEY IQAN CIYEEN TUSAALE AYAAN IDIIN SIINAYAA WAXAAN KAMID AHAY BEELAHA LASHEEGAYO WEY DAGAALEEN H.IYO .D ALLA HORTIISAAN KAQIRAYAA IN AAN KALAJECLEYN H.IYO.D WAXAAN U ARKAA DAGAAL HANTI DADGAAR AH AY KURAAD SADAAN ALXAQIIQA

  • @mahamedyusuf-2502
    @mahamedyusuf-2502 หลายเดือนก่อน

    Anaa aaminsan in uu sax yahay hadalkaasi oo dadkaani ay moodayaan in reru yagu isdilayaan waa been ee hawlkale. Ayaa socotaa

  • @mustafemohammed9220
    @mustafemohammed9220 หลายเดือนก่อน

    Arinkaas waxan is leyahay wa run in ey dadkaas ey isku diriyaan

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 หลายเดือนก่อน

    Waan taageersanahay arintan uu sheegay ninkan odayga ah

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 หลายเดือนก่อน

    Illaa hadday wadaan qorshahaas

  • @mohamudali7354
    @mohamudali7354 หลายเดือนก่อน

    Masibo meshas ay ka timid

  • @user-tu8nt7js1n
    @user-tu8nt7js1n หลายเดือนก่อน

    Kuwa haddeer dhacaya waa samays waxana wada siyaasiyiin adeegsanaya dhallinyaro baahan

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr หลายเดือนก่อน

    Ruwanda lagu was

  • @Roteyaani
    @Roteyaani หลายเดือนก่อน

    wax badan buu khaldayaaa 🛑.

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 หลายเดือนก่อน

    Waxaasoo miidhanbaa la dhageysanayaa

  • @alidalmar2754
    @alidalmar2754 หลายเดือนก่อน

    waa ku racasanahay 100%. dagal qabil ka ma dhicin somalia