Reer Somaliland Ilaahay Axmaarada ay Jecladeen ha Usoo dadajiyo - Jama Gallad oo Falanqeeyay Heestii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 177

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 3 หลายเดือนก่อน +9

    Asc jaamacow noosoo duceeya in rabi swt naga saaro cuqdada xinka iyo xumaha aan uqaadnay walaalahayaga soomaliyeed ee noo nasteexa ah alow nagaransii walalahayo intan cid aan naf noohayn daba ordayno ee aan ka ordayno kuwii wax waliba naga dhexeeyeen dhiig dhalasho diin iyo dhulba
    Walaaluhu way is qabtaan islayan kala guran taa macnaheedu maaha inaanay walala ahayn walal tinimadu waa halkeedii mana lunto mana bado mana dhimato walaahayaga somaliyed noosoo duceeya marwalba in rabi swt cuqdada naga saaro haka daalina ducada ilaah wuu idinka aqbali insha.allh wanuna iman gooray ahaataba idina waanu idiinsoo ducayn alle swt haydin dhawro kuwii nagu qaaliga ahaayow kuwii noo dhowaayow kuwaanu ehelka dhow ahaynow

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 3 หลายเดือนก่อน +6

    Qamri iyo hilib ceeyriin beey rabaan inta wax magaratada ah ee iidoor eeä ab iyo isir qof dhiig somali kujiro axmaar ma jeclanaayo

  • @hallas643
    @hallas643 3 หลายเดือนก่อน +6

    war sxb jamac galad long time wlhi wan u xiisey
    waa nin somalinadu ku wenthy ilaahay ha na tuso somali oo dantooda garto oo mid ah ❤

  • @Hawaelmi-m7w
    @Hawaelmi-m7w 3 หลายเดือนก่อน +8

    Haqaldamin galadow soomaalilaan hadhihin awdal Kareeb awdal Waa soomaali

    • @Liverpooledit-e7y
      @Liverpooledit-e7y 3 หลายเดือนก่อน

      Wll gabar mise wiil ba tahay Mida kale da ahaan meqe wayo😢

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z 3 หลายเดือนก่อน +1

      Amxarada marna miya nacdaan marna miya soo adegsataan oo tidhahdaan tplf tii hargeisa hadhay ee abiyow kalay weraar waar idinku markaad hadlaysan malaha isma dhagaysataan sawkii farmajo hoosta kaga jiray ayuu usoo adegsan rabay ,nacsnimo wata 😂😂😂😂😂😂 sawkii ugaskagu ogolaa , somali maxa tartay angu waxa tarnay waala yaqana ee dasad nidoo site

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 3 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajihi Muwaadin Somali Tigree udhiibay ayuu leeyahay Wadani buu ahaa Xasan Sheeqna caayayaa. Daarood munaaqsanaa 😅😅

  • @hamzadabeyl2515
    @hamzadabeyl2515 3 หลายเดือนก่อน +1

    Farmaajaa dhaama sxb wlh jaamac gallad runtaa kujeclaaday❤❤❤❤❤

  • @Hamza00001
    @Hamza00001 3 หลายเดือนก่อน +1

    Runti dadka reer Somaliland xamar amba somalia dagal iyo cunaqabateyn moyi ee wax kaleh kamay arag waligood.
    Iyagay uu talah ciday raban

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mr Galad ,Waxaa hore loo yiri Fure hadduu kaa lumaayo Shanqadhiisa ma maqleysid, Soomaaliland waxay u lumaysaa sidii Furihii, Amxaaro haday fiican tahay iyo haddii kale dadkii Soomaalida ah ee aygumaysatay ayaa amaaniblahaa, Xamar wax ugama baahna Hargeysa Walaalnimo ,Islaamnimo iyo Soomalinimo mooyee, waxaan leeyahay iimaanka Allaha idingeliyo

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z 3 หลายเดือนก่อน

      Amxarada marna miya nacdaan marna miya soo adegsataan oo tidhahdaan tplf tii hargeisa hadhay ee abiyow kalay weraar waar idinku markaad hadlaysan malaha isma dhagaysataan sawkii farmajo hoosta kaga jiray ayuu usoo adegsan rabay ,nacsnimo wata 😂😂😂😂😂😂

    • @shaondthesheeb6809
      @shaondthesheeb6809 3 หลายเดือนก่อน

      @@Sharmarke-h1zoromow adiga waqoyi ma matashidee naka fadhiso nacala ku dhale

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waar wuxu maxey ahaayeen masoomaali ayaa cadaw u ah ayey xabashi kusoo dhaweysteen Islaamna wey sheeganayaan subxaanallaah

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z 3 หลายเดือนก่อน +2

      Amxarada marna miya nacdaan marna miya soo adegsataan oo tidhahdaan tplf tii hargeisa hadhay ee abiyow kalay weraar waar idinku markaad hadlaysan malaha isma dhagaysataan sawkii farmajo hoosta kaga jiray ayuu usoo adegsan rabay ,nacsnimo wata 😂😂😂😂😂😂

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 3 หลายเดือนก่อน

      @@Sharmarke-h1z cudur baa ku dhacay isaaq la yidhaa yaahuu hada iyagaa xabashida keenay dhulka soomaaliya

    • @shaondthesheeb6809
      @shaondthesheeb6809 3 หลายเดือนก่อน

      @@Sharmarke-h1z waa isla saxanthy miya hada duli

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

      Waar gaal ka ayaanu kaa jeclahay waayo way noo kiin dhamaan uuf Somali maxay isku tahay waanu ku nacnay miyaad na qasbi

    • @ceelocadhays5593
      @ceelocadhays5593 3 หลายเดือนก่อน

      @@Sharmarke-h1z wax dhintaa tehay oo buka soomaali maxey kaa haleysay gaalkaad sheegaysidna orod utag quluubtaa kumadawe

  • @kilershakazulu400
    @kilershakazulu400 3 หลายเดือนก่อน

    Isaaqland waa burco iyo hargiesa mantaa.Awdal iyo khatuumo waa federal

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 3 หลายเดือนก่อน

    Waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @hudiefireeradam9812
    @hudiefireeradam9812 3 หลายเดือนก่อน +1

    Muuse waa mahdi uu ilaahay umadda soomaaliyeed usoo diray waana mideeyihii umadda sidii uu u mideeyay dhulbahante ayuu soomalina u midaynayaa Alle ayaa yidhi wax aad karaahsanayso ayaa khayrba kuu leh wax aad khair moodayso ayaa sharkuu ah wlhi muuse wxaa ka daran xasan sheekh,deni,axmed madoobe laftagren,qoor qoor iyo kuwa kle faraha bdn

  • @AamiinDubed
    @AamiinDubed 3 หลายเดือนก่อน

    jaamacow sayidka.muxuu yiri kafac.kafac baad gaalo weheshan doontaan tiibaa taaganmaanta

  • @mrsomali7
    @mrsomali7 3 หลายเดือนก่อน

    Ethiopian iyo muuseland 🎉😅🎉🎉 gurigiina guri hoog gurigiina guri gumaysi hambaliyo 😂😂

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 3 หลายเดือนก่อน

    Jam hada somaali laan wacadaw ga somaaliyeed e hala iska suuliyo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 3 หลายเดือนก่อน

    Jaamac Galad wuxuu ku hadlayaa dareenka wadaniyiinta Soomaaliyeed noolow Jaamac

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน

    hunguri walligeed ayaa lasku qasani jiray oo bayacmushtarigu saxiib iyo walaltoona ma yaqaan lakiin xassadka ayaa reeban sharaftuna kujirtaa ninkii damiirleh ....

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    SOMALILAND CEEBA CEEBTAY KA WEYNTAHAY BAY ISKU SOO JIIDAAN. ILAAHOW NA ASTUR.😂

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 3 หลายเดือนก่อน +2

    xabashi khayr nooma laha laakiin xinka somali ka dhexeeya ayaa hadba meel inaga tuuraya adinba waa tii aad dhahdeen tigree daarood markay c,hi yuusuf taageerayeen

  • @farxiyaaxmed3826
    @farxiyaaxmed3826 3 หลายเดือนก่อน

    Somalia has many dibatayshan gaajayshan dhakafaarayshan qabiilayshan but raganimo dhayshan

  • @laylaalin7530
    @laylaalin7530 3 หลายเดือนก่อน +1

    Miyir iyi maan ka ba Allaha Raxmaanka ahi ha usoo celiyo erer Tolkay

  • @mohamedadan2439
    @mohamedadan2439 2 หลายเดือนก่อน

    Somalida inta kale maxay raadinayeen 33 sano? Halka Somaliland aqoonsi raadinaysay. Bal ka jawaaba..

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa axmaar idiin keena gumeysi ayaad arki laheyden jig jiga ku quus qaata xabasho soomaaliyeed ayaad tihiin

  • @Diidnay
    @Diidnay 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka hogaanka noo ah weey ku fashilmen in umada somaliyed eey ku hogamiyan midnimo iyo iney iska eegan cadawgoda so jireenka ah fadlan naga horwareega HSN sheekh iyo muuse bixi iyo dani iyo ismacil cumar gele

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

      waan kugu raacay

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 3 หลายเดือนก่อน

    Amxaaro hadey malab tahay, Ogaden baa leefi lahaa, iidoor sal fududaa, ma sagaaraa ?!?!

  • @abdikarinhajji
    @abdikarinhajji 3 หลายเดือนก่อน

    War jamacow kada raga gobalas kunol amxaku wu dilaya ninkuna Malin bu dhinta Lakin madawankarno gabdhahena somaliyed o axmar garcinayo madawankarne

  • @kabridgas1416
    @kabridgas1416 3 หลายเดือนก่อน

    MD xassan Sh wuxu walal ku sheegaya wa shacbiga laakiin mowqifkisa siyasaseed ee badah somaaliya waa cadyahay

  • @yomamaobama4184
    @yomamaobama4184 3 หลายเดือนก่อน

    Allah xaqa ha tuso dheh ya galad reer waqooyi waa dad fcn ee kooxo xum bajira

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 3 หลายเดือนก่อน

    ADIGA WAX LAGAA WEYDIINMAAYO QUDBADA M/W xasan sheedkh jaamacoow ee caradaada ladhimo qabiileesto yahoooow

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 3 หลายเดือนก่อน

      GOOJE CADDE.
      GOOJE CADDE,
      GOOJE CADDE.

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 3 หลายเดือนก่อน

    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE.

    • @XamseXashi-ht6wh
      @XamseXashi-ht6wh 3 หลายเดือนก่อน

      Adigu maxaad heshay markaa ma qarax ayaad nala rabtay

  • @shukriahmed4346
    @shukriahmed4346 3 หลายเดือนก่อน

    Ka daa habar ka , wey caqli xunyihin.cuqdad bey qaban, wana jahiliin

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 3 หลายเดือนก่อน

    Kkk guridumay guri dumay kamanaxo lkn habaar ayaad isku raacdeen

  • @The-Black-Star-of-Somaliland
    @The-Black-Star-of-Somaliland 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaalinimadii waraabo utaaga ahayd ayuunbaa hees iyo laxan la idiinku tumay ee maaha wax cusub

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    INAALILAAH😂
    FANAAN88NKII SOMALILAND WAY IS TOOGTEEN MARKAY HEES NOOCAAS AH KU HEESEEN. HADEED HA U HEESAAN AMXAARADA.CID SOOMALI AH OO SOO DHAWEYNEYSAA MA JIETO😂

  • @abiabi2393
    @abiabi2393 3 หลายเดือนก่อน

    Benbadkashegtay marka manta ay idinshiday Jamac afwynow tarikhda dib urac xamar wamutaysatay hadalada idingubay calamku wu ogyahay iyago Somali iskushegaya siday usaren cunaqabateynta ay dhenackasta ay isyidhahden ilaahay mu odhan manta siday somaliland siday ladonayen walawayen mantana iyado aad xabashi utegin ayay kawanagsantahay oo xasan wuxu islaha madaxa iskagatag lakinway usurtageliwayda alaylehe cabadki ba idinka dhamaday 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👎❎

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z 3 หลายเดือนก่อน

    Amxarada marna miya nacdaan marna miya soo adegsataan oo tidhahdaan tplf tii hargeisa hadhay ee abiyow kalay weraar waar idinku markaad hadlaysan malaha isma dhagaysataan sawkii farmajo hoosta kaga jiray ayuu usoo adegsan rabay ,nacsnimo wata 😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamedAli-v8c
    @MaxamedAli-v8c 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland iyo ogadenia haa isbadalan oo somlilnd ethiopia ha ku birto anagana somalia aya ku darsanayna

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 3 หลายเดือนก่อน

    GAALXMBAARYADU WELIGOOD SIDAASAY GAALADA FUTADA U DHIGANAYEEN GAALKU HA MADOOBAADO AMA HA CADDAADO WAA ISUGU MID

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 3 หลายเดือนก่อน

    GAALXAMBAARYADA IIDOORWAGAASHE WAA CAADADOOD INAY GAALADA FUTADA U DHIGTAAN OO XAMBAARAAN MAANTANA WAXAY U DUNUNUCAYAAN INAY XAMBAARAAN AMXAARKA.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 หลายเดือนก่อน

    Xadka africa hab qabil u badalaya socon mayso darood iyo hawiyow taas ku biyo caba somaliland calankidu waxa laga taagaya xarunta midwga africa adis ababa wana dalka 55 qaarda africa 😂😂😂

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sheekh madax weyne somaliyeed ma aha ee waa jamhad beeleed!!

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 หลายเดือนก่อน

    Jamac munaafaq ma galad ducanakama aha wa ku wii nalaynayay eereer doqon ma waye cagdheer aday waliga kugu maysanaysay

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa suudaanta keenay mays waydiisay waxaanu amxaar kaaga jeclaanay waa run Amxaarkaanu idinka ka jeclahay qasab maaha jacaylku

  • @AbdibasedOsman
    @AbdibasedOsman 3 หลายเดือนก่อน

    Gabdh yaro isaaq oo hoyaded oo buktay diridhaba ku waday ba oyday oo tidhi boramr mel an u hoyanan ka wayney isaq nacayab diridhan mel an u hoyanan ka waynay isaaq naceb

  • @shakumar47
    @shakumar47 3 หลายเดือนก่อน

    Muslinimo nin an igu dhaqayin muminimo khasa gal maxasta ii dhuwara o magansada dhama

  • @mohamedadan2439
    @mohamedadan2439 2 หลายเดือนก่อน

    Somali hadaynay cadow isku ahayn maxaa xadad u dhex yaalaan? Maxay wali u hishiin la’yihiin hadaany cuqdad isku hayn?. Munaafaqada joojiya oo is cafiya haday wadaniyadu dhab idinka tahay

  • @bigie2264
    @bigie2264 3 หลายเดือนก่อน

    Gafuur culusti cagdheerta yagiiba adooma ah oo dulaysan markaasay sidi habraha habaartamayaan hoostina gafuur culuseey cagdheer

  • @kabridgas1416
    @kabridgas1416 3 หลายเดือนก่อน

    Walal jaamacow shacbiga ithiopia iyo siyaasiyinta kala saaar

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 3 หลายเดือนก่อน

    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI karaan.

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 3 หลายเดือนก่อน

    Horeba gaal ingiriis ah ayey u ooyayeen haddana amxaaro ayey u ooyayaan (nasab haddii aad tihiin gaaladaad nici lahaydeene naar quuteyaal iyo kufraad nabiyo moodaan)

  • @lulmusse1224
    @lulmusse1224 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk Jamac please ❤habaarla naga daaaaa’aaaa???????

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 3 หลายเดือนก่อน

    Kan aad hor fadhidaana jamacow waa nacas waana Ka ugu liita weriyaal ku sheeka.

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 3 หลายเดือนก่อน

    Waar reer Hargeysa anagaa ah,ee maxaad brushka xaarka leh u wada marrmarinaysaa mise weli waa sidii kale,ee beri hore.

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 หลายเดือนก่อน

    WAR HEESTAN KULMIYE OO NAFLA CAARID AH BAA NOLOL KQ RAADINAYAA HADALADA AY KOOXDA U DHIIBEEN OO QAADA YIRAAHDEEN. WAASE AY CEEBOOBEEN OO LALA WADA YAAB😂

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8ly 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan jec laan laha maxagamad in lasoo taago ku waa itoobiya soo dha waystay

  • @saidamohamud2300
    @saidamohamud2300 3 หลายเดือนก่อน

    War isaaq
    Kolba dad wanaagsan waa ku jiraane, maxaa kuwi wanaagsanaa aamusiyay?
    War kuwa waashay oo xanuunsan naga aamusiya

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 หลายเดือนก่อน

    axmaar adiga kaa xasidsani dunida ma jiro kolkaad reer bahal ku dagaal galiseen inaad somaliland kala jartaan qabiil ma somali jacalbay ahayd fikirkii kasoo maaxday faysal roobleh iyo beentaad samayseen ilaahay kama dhigin inaad somaliland baabissaan qabiilkiini ku jooga somaliland hoyadaa malaha baddeedee

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 3 หลายเดือนก่อน

    WAN IYO WARAABE KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK. JAAMAC GALLAD WAA RUNTIIS WAANU KU TAAGEERSANAHAY. WAAYO WAANO AYUU KALA DAALE

  • @adenabdiyussuf5921
    @adenabdiyussuf5921 3 หลายเดือนก่อน

    Jama galladow kuma cafin doona akhiro iyo aduun waayo farmajo dadka nadhaafiayey ayaad kamid ahayd
    Hadana wadiga qirayo wax uu ahaa

  • @Dayibmuuse-c3b
    @Dayibmuuse-c3b 5 วันที่ผ่านมา

    Malihin cadaw xamse wayn

  • @ahmedadanali7380
    @ahmedadanali7380 3 หลายเดือนก่อน

    Jaamac galad caawa waxaa uu raacay wadadii balwaal ayuu raacay igu shubo

  • @maxamedcilmi2338
    @maxamedcilmi2338 3 หลายเดือนก่อน

    Dulli Alla ku bad jaamac gallad-dhal amxaaro wuxu kala saari layahay shacabka balaaadhan ee gobta ah iyo koox yaroo dan gaara wadata,ader anagu axmaaro ma arki karno orod adigu dabada u dhaq adaa dabaqoodhi weligaaba ahaaye👎

  • @ahmedabdisalad7056
    @ahmedabdisalad7056 3 หลายเดือนก่อน

    Walaal maanta caydii mj miyaad hilmaanteen maanta

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 หลายเดือนก่อน +1

    SOOMAALIDU WAXAY HORAY U TIDHI HASHII AWRKEEDA DIIDAA AFARTABA DAB LAGA SAAR WAY ABAAHA SEEGTAA .

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 3 หลายเดือนก่อน

    Amxarada daroodka ka xuun walahay oo k xaasiidsan

  • @xirsimaxamed2809
    @xirsimaxamed2809 3 หลายเดือนก่อน

    Waar illayn doqon ku bartay xal looma hello

  • @hamzadabeyl2515
    @hamzadabeyl2515 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk masajidkuu dadka kugaadaa munaafaq dheh

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 3 หลายเดือนก่อน

    Ila shiikhoda umal ba laha shahiid dagalka idoorka

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 3 หลายเดือนก่อน

    Mamacno ayuu ku hadalay mise waa hadray kani

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂xaasidkuu ka cabanayay kulahaa😂

  • @AamiinDubed
    @AamiinDubed 3 หลายเดือนก่อน

    ILMOwalan waa iidoor sooma.aha

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaali weligeed may heshiin ka hor reer galbeedka kadibna may may heshiin mano heshiin doonto ee nin walba wuxuu doono ha sameeyo ee dantiisa ah.

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z 3 หลายเดือนก่อน

      Waa sida ninka amxarada nacaya tiisa ha nabadaysto

  • @AbdirashiidMuxumed-sh7ch
    @AbdirashiidMuxumed-sh7ch 3 หลายเดือนก่อน

    Jaamav galad waa Munaaf Laban jajiilah

  • @dayiboahmed7511
    @dayiboahmed7511 3 หลายเดือนก่อน

    dadka soomaaliyed ee soomaaligalbed kunolba amxaro iyo itobiyan way iska ilaaliyane iyaga oo soomaaliya ah maxay kujecladen wuxu aqlimalahan

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z 3 หลายเดือนก่อน

      Amxarada marna miya nacdaan marna miya soo adegsataan oo tidhahdaan tplf tii hargeisa hadhay ee abiyow kalay weraar waar idinku markaad hadlaysan malaha isma dhagaysataan sawkii farmajo hoosta kaga jiray ayuu usoo adegsan rabay ,nacsnimo wata 😂😂😂😂😂😂

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 3 หลายเดือนก่อน

    Madaxweynaha miyuu yiri malcuun jamac bilaa dhaqn aan wax garad aheyn bilaa mano

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 3 หลายเดือนก่อน

      Ibna Faqri.
      Waa dhammaatey macaankii iyo raaxadii aad ku haaysateen Xamar iyo Koonfur.

  • @Mahamed-rg2rk
    @Mahamed-rg2rk 3 หลายเดือนก่อน +1

    Axmaaro arxan male dhulka maynoo badalaan

  • @CxakiinMaxamuud-qu8sj
    @CxakiinMaxamuud-qu8sj 3 หลายเดือนก่อน

    aadbaad umahadsantihiin bahda galad

  • @FaatimaAwdhuub
    @FaatimaAwdhuub 3 หลายเดือนก่อน

    anagu jamuuriyad aahaan jaamacow horta citiraafbaa Naga maqane nooga qaad

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 3 หลายเดือนก่อน

      User
      Ictirafkaga aniguu igu xiranyahy waligeyna kuma ogolanayo

  • @Red_CCC
    @Red_CCC 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪🏼💪🏼

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wadanka anagaa iskaleh ninkii itopia jecel ha guuro warka intaas waaye

  • @UbaxMaxamed-g7w
    @UbaxMaxamed-g7w 3 หลายเดือนก่อน

    Iskubax oo hoostaada la hel

  • @lulmusse1224
    @lulmusse1224 3 หลายเดือนก่อน

    Waad waanisay 10000 jeer ?

  • @shuceeyb8822
    @shuceeyb8822 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aamiin ilaahay ha usoo dadajiyo gumaysi Ku carara lama arag qof ka dagaalama mooyee

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z 3 หลายเดือนก่อน

      Amxarada marna miya nacdaan marna miya soo adegsataan oo tidhahdaan tplf tii hargeisa hadhay ee abiyow kalay weraar waar idinku markaad hadlaysan malaha isma dhagaysataan sawkii farmajo hoosta kaga jiray ayuu usoo adegsan rabay ,nacsnimo wata 😂😂😂😂😂😂

    • @farxiyaaxmed3826
      @farxiyaaxmed3826 3 หลายเดือนก่อน

      1977 isaaq inuu somali galbeed u dagaalamayaay oo amxaarada jaboyay ayaanu maqlanay

    • @Sharmarke-h1z
      @Sharmarke-h1z 3 หลายเดือนก่อน

      @@farxiyaaxmed3826 waxaas lama joogo hada xabashida udaflamayna hada

  • @yussufhussein8123
    @yussufhussein8123 3 หลายเดือนก่อน

    Galad 😂😂😂😂😂 nimanka daa

  • @UbaxMaxamed-g7w
    @UbaxMaxamed-g7w 3 หลายเดือนก่อน

    Isku bax oo hoostaada la hel

  • @caseerdiiriye8519
    @caseerdiiriye8519 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wllhi mayaqanan amxaaro dal iyo dibadba aniga ayaa ku arkay deris aan xabad aheyn malahan

  • @aminadam2572
    @aminadam2572 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkllllllkkkkk

  • @subeermohamed3051
    @subeermohamed3051 3 หลายเดือนก่อน

    SOMALIDU waa CAARO-CAARO
    7da cayayaan ee Qur'anka lagu sheegay sida: Quraanjo, Kaneeco, Shini, Daqsi ... iyo Caaro-Caarada
    mida ugu liidata ee ugu dhaqan xun ee iswada gaada isna mishinta waa caaro-caarada, dhaqanka Somaliduna waa mida Caarada oo kale,
    ALLAAH, waa khabiir, markuu Caarada ka hadlay wuxuu sheegay inay tahay Comunity ugu liita ee jira, marka qofka dhaqankeeda lehna waa lamid

  • @hajiabdi5927
    @hajiabdi5927 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 dhuuso ogaadeen wax ka qadhmuun bal dhaysta, Somalia yaa ugu horeeyay ee xabashi keena miyaanu daarood Ahayn cabdilahi yusuf

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jaamacoow nac xasan sheekh aa kaabatay indhihi aad xasan ku aragtay hakaadhacaano insha alaah

    • @AbdinasirYusufcise
      @AbdinasirYusufcise 3 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa yaab ah. In ey jiraan dad jewel xasan. Qabiil ahaan. Xaarka uu qasaaya. Aanu. U urin. Indhana. Aan laheyn. Ilaahey indhaha idinka tour. Faa. Iida. Malahidiin qabiil baa idin wasay. Iyadoo xeebaheenii am,aar usoo socda

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 3 หลายเดือนก่อน

      User​@@AbdinasirYusufcise
      Lafta nagaa xabashi ha idin wasto

  • @mustafeanshax12
    @mustafeanshax12 3 หลายเดือนก่อน

    Sawtii la lahaa tikreeguba waa daarood hhh

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน

      iyagaa lahaa wxaas si aay dalka u qabsdaan waa tan maanta oromo rabto idinkana in aay dinku qaadato

  • @BarlinHashi
    @BarlinHashi 3 หลายเดือนก่อน

    Ayaga ku eg

  • @Diidnay
    @Diidnay 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂 dadka markuu kubato jahliga iyo xumaanta iyo cuqdada iyo xaasidnimada heestas oo kale ayay qaadaan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 หลายเดือนก่อน

    Jun 1960 26 somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 3 หลายเดือนก่อน

    Labada milyan, ee gaajada, ee ku dawarsada Xamar iyo Koonfur, ee weliba ka soo jeeda reer Hargeeysa, ee weliba rabin inneey ku laabtaan saxaarahaa Hargeeysa, haddaan soo raacdeeyno
    Halkee trying karaan ?

  • @Diidnay
    @Diidnay 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka hogaanka noo ah weey ku fashilmen in umada somaliyed eey ku hogamiyan midnimo iyo iney iska eegan cadawgoda so jireenka ah fadlan naga horwareega HSN sheekh iyo muuse bixi iyo dani iyo ismacil cumar gele

  • @sabamoumin6259
    @sabamoumin6259 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aamiin ha arkaan amxaarada soomaalizalkeda inshaa allah

  • @abdillahideheye2748
    @abdillahideheye2748 3 หลายเดือนก่อน

    Wax kale maaha dhirbaaxadii ku dhacday bay la wareersanyihiin weli😂 ee way miyirsan doonaan

  • @fardowsadahir6675
    @fardowsadahir6675 3 หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad ku soco jamac

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 3 หลายเดือนก่อน

    nin kaliya ayaa yidhi...oo sameeyay una dhiibay ....dadka qaadaya..ma ummada ayaa dhalada laga wadasaaraya huuraaloow Jaamac sideetay