Casuumaad Heer sare ah ayaan sameeyay, dad igu qaalisan ayan casuumay❤️😘🫢

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 32

  • @munoguure2652
    @munoguure2652 ปีที่แล้ว +10

    Iso duceya walalyal in ale igu arzaaqo olad cafimad qabto o saalixa o bariya insha alah

  • @ilwaadqurux8281
    @ilwaadqurux8281 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah wlh Waa fikrad aad uwanagsan abayo curadkeeyga wa 2 jir lkn fikirkaan muhiimka ah meel aya dhigana insha allaah❤❤❤❤

  • @abdifitahHussein
    @abdifitahHussein 10 หลายเดือนก่อน

    M.a m.a m.a ilaahey adiga iyo ilmahaaga ha idin barakeeyo m.a waad ka farxisey caruurta waana calaamdaaha waalidka fiican lagu garto

  • @seynabcali5760
    @seynabcali5760 4 หลายเดือนก่อน

    Waw aad ayaan u jeclahay sida aad wax uqabanaysid waaw❤❤❤❤

  • @Zihaam-smile2022
    @Zihaam-smile2022 ปีที่แล้ว +1

    Ala cazuumada aniyaaa ka maqan momy❤ m.a

  • @anababokorhamud3860
    @anababokorhamud3860 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @Hanushqurux
    @Hanushqurux ปีที่แล้ว +1

    Isoo booqo walaashey wn ku soo booqday ❤❤

  • @hawomahamoud2498
    @hawomahamoud2498 ปีที่แล้ว

    Manshallah tabaarakallah ilaahay idin barakeeyo adi iyo familkaagaba
    Hooyo karti iyo caqli isku darsatay baa tahay

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 ปีที่แล้ว

    Mashallaah tabaarakallaah sixa wa hanaa hbbt🎉

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Bilcaafiya❤❤❤❤❤

  • @SurprisedGarterSnake-zv2ym
    @SurprisedGarterSnake-zv2ym 7 หลายเดือนก่อน

    M.an sh aallh

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว

    Salaamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu.
    Maansha Allah Tabaaraka Allah.
    Ilaahay gacantaada ha kuu barakeeyo

  • @sulekam1806
    @sulekam1806 ปีที่แล้ว

    Asc abayo masha allah waxaa tahay hooyo ku dayasho mudan caafimaad ku cuna🎉

  • @IkramAhmed-vg9dv
    @IkramAhmed-vg9dv ปีที่แล้ว

    Masha Allah Hooyo qaliyaad tahaay ❤❤❤

  • @Amiira9
    @Amiira9 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 ปีที่แล้ว

    Masha allah qaali waa arin aad ufiican arintaan alla haku xafido❤

  • @amalosmanhassan818
    @amalosmanhassan818 ปีที่แล้ว

    M.a Hooyo wngsn❤❤❤

  • @hami6hadaf
    @hami6hadaf ปีที่แล้ว

    Asc abayo habibo waxan kaa codsanaaya inad iso boqoto ❤ youtube kayfa plz adiga iyo asxaabtaada wlhi abal ayan iniiga haynaa isnha allah

  • @marwo1162
    @marwo1162 ปีที่แล้ว

    Maasha alllah❤❤❤❤❤❤❤

  • @hafsuja114
    @hafsuja114 ปีที่แล้ว

    Masha allah kun dhaan❤❤❤

  • @naeemaabdulkhadir2946
    @naeemaabdulkhadir2946 ปีที่แล้ว

    Bilcafiya masha allah

  • @NaimoMohamed-z9w
    @NaimoMohamed-z9w 9 หลายเดือนก่อน

    🎉

  • @munoguure2652
    @munoguure2652 ปีที่แล้ว

    Masha alah alha yaaxafidah alah yaabaarik my family qurux badan ♥️🩸🌍♥️♥️ bilcafiya 🤲

  • @hami6hadaf
    @hami6hadaf ปีที่แล้ว

    Mansha allah ❤❤❤

  • @kinsidaahir
    @kinsidaahir ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @nimceeya3700
    @nimceeya3700 ปีที่แล้ว

    Abayo waan ku bahaanahay inti kala so xidhiidha

    • @leyloleylo3755
      @leyloleylo3755 ปีที่แล้ว

      Masha allaha illaha Haku xafido

  • @umumascuud3307
    @umumascuud3307 ปีที่แล้ว

    5bil ka hor cazumdi aad sameysaa xalay fiirsaday

  • @ahmadsheikh789
    @ahmadsheikh789 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤🎉

  • @aaminadiy3020
    @aaminadiy3020 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah hooyo kudayasho mudan

  • @habonaden2080
    @habonaden2080 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤

  • @kinsidaahir
    @kinsidaahir ปีที่แล้ว

    ❤❤❤