HAL MAALIN NOLOSHA DHABTA AH EE JARMALKA 🇩🇪| Geele Family

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 30

  • @geelefamily
    @geelefamily  5 หลายเดือนก่อน +2

    Haddii aad ka heshay Muuqaalkan Fadlan Like , Share and Commenti ❤️🫶🏾

  • @SUMAYOMAXA
    @SUMAYOMAXA 6 หลายเดือนก่อน +3

    Sxp waxa aad baratay ee aad ku shaqeeysato noo sheerg iyo xirfadaha la baro ee ugu fcn mahadsanid 😍

  • @saacidabdikadirhassan768
    @saacidabdikadirhassan768 6 หลายเดือนก่อน +3

    Videoyadan oo kale inoo so badi lipax

  • @Kowsar-sd4jg
    @Kowsar-sd4jg 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah

  • @drxulboibrahim8746
    @drxulboibrahim8746 6 หลายเดือนก่อน +2

    Keep going br9

  • @NimcoMusa-r9m
    @NimcoMusa-r9m 8 หลายเดือนก่อน +3

    Maxaad soo gudbisaa wll 😊

    • @geelefamily
      @geelefamily  8 หลายเดือนก่อน

      Walaal Dalxiiska goobaha shidan, Nolosha Jarmalka Wax‘barashada, Sharciyadda, Iyo Podcast- aan Marba maeduuc kusoo qaadano 🫶🏾❤

  • @KhadarXayo
    @KhadarXayo 8 หลายเดือนก่อน +2

    👍👍👍👋👋👏👏👏👏

  • @AxmedQaasim-d4l
    @AxmedQaasim-d4l 5 หลายเดือนก่อน

    walaal sida aad video gan u soo gudbisay waa qaab fiican

  • @eidmohamed8651
    @eidmohamed8651 5 หลายเดือนก่อน +1

    M.a bro soo badi

  • @shaaficisoofe7455
    @shaaficisoofe7455 5 หลายเดือนก่อน

    Mi Barther Hore usoco pro ♥️♥️

  • @AsmaMustafe-b2p
    @AsmaMustafe-b2p 8 หลายเดือนก่อน +1

    Form tiktok

    • @geelefamily
      @geelefamily  8 หลายเดือนก่อน

      Soo dhawaw wll ❤

  • @aaya576
    @aaya576 5 หลายเดือนก่อน

    Dhulka galada maxa cidlo cidlo ka dhigey mise saxaraaga ayay idin dajiyaan

  • @kulanso2355
    @kulanso2355 8 หลายเดือนก่อน

    Mnsh allah muuqal qurxoon weeye dalxiiska soo badi bro

    • @geelefamily
      @geelefamily  8 หลายเดือนก่อน

      Haye insha Allah , waa balan wllo 🫶🏾

  • @BisharoAbdibotan
    @BisharoAbdibotan 5 หลายเดือนก่อน +1

    Oo maad kaqabatit ninka aadaan ka maba karee

  • @sseeffaldenahmd
    @sseeffaldenahmd 8 หลายเดือนก่อน

    عليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

    • @geelefamily
      @geelefamily  8 หลายเดือนก่อน +1

      Welcome Bro ❤

  • @AxmedQaasim-d4l
    @AxmedQaasim-d4l 5 หลายเดือนก่อน

    video yadan oo kale inoo soo badi

  • @LegendMohmet-dm4hr
    @LegendMohmet-dm4hr 8 หลายเดือนก่อน

    Mashalh wll

    • @geelefamily
      @geelefamily  8 หลายเดือนก่อน

      Soo dhawaw

  • @MohamedAli-rk3qy
    @MohamedAli-rk3qy 8 หลายเดือนก่อน

    Keep going bro

    • @geelefamily
      @geelefamily  8 หลายเดือนก่อน

      Soo dhawaw sxb qaali ❤

  • @SubeerSamo
    @SubeerSamo 8 หลายเดือนก่อน

    🥰🥰🫶🏾

  • @ZayidShucayb
    @ZayidShucayb 5 หลายเดือนก่อน

    wan kusare iga shandhee wax madhaxa wakhti adiga kuLumin waye cidkaLe kuLumin mayse wax garad😮

  • @maxamedcade9134
    @maxamedcade9134 8 หลายเดือนก่อน

    Sided europe ku timid pro

    • @geelefamily
      @geelefamily  8 หลายเดือนก่อน

      Waa sheeko dheer , marbaan idiinka sheekayn 🫶🏾

  • @ugaaz
    @ugaaz 5 หลายเดือนก่อน

    WAJIGAAGA UNBAAD NALA DABA SOCOTAAYE CAMERADA WAXAAD ARKEEYSO KU AADI LOL

  • @mustafekoosar9979
    @mustafekoosar9979 5 หลายเดือนก่อน

    Waxba mad noso gudbin wan kala noqday subscrib kii dame shit