Habiba Addow
Habiba Addow
  • 264
  • 2 501 332

วีดีโอ

Ilmaha soomaliyeed oo hooyoyinka aan dowlada kudiro, meeqo lcg ayaan ka qaataa??😱😱😱
มุมมอง 35K3 หลายเดือนก่อน
Ilmaha soomaliyeed oo hooyoyinka aan dowlada kudiro, meeqo lcg ayaan ka qaataa??😱😱😱
Malintaa keligay bananka baxo
มุมมอง 4.6K5 หลายเดือนก่อน
Malintaa keligay bananka baxo
Wadajirkaa wacan
มุมมอง 9K5 หลายเดือนก่อน
Wadajirkaa wacan
Shaqada nimanka ayaan qabanaayaa maanta ✌🏽😎😱
มุมมอง 6K6 หลายเดือนก่อน
Shaqada nimanka ayaan qabanaayaa maanta ✌🏽😎😱
Donuts 🍩 🍩 dambe maku dhibi doono samayskiisa huuno 😱🍩😍❤️ https://www.shoobey.com
มุมมอง 7K6 หลายเดือนก่อน
www.shoobey.com/products/6-donut-cake-silicone-molds-kitchen-baking-cookie-mold-high-temperature-resistant-baking-tray-donut-making-mold-cake-accessories
Reer youtube ina waqti badan idinka maqanaado adinkaa sabab u ah runtii🥺wan idin jeclahay aniga❤️
มุมมอง 3K6 หลายเดือนก่อน
Reer youtube ina waqti badan idinka maqanaado adinkaa sabab u ah runtii🥺wan idin jeclahay aniga❤️
Markad buskutka ciida 13 qofood usamaynaysid😱 isku soo noqod wanaagsan
มุมมอง 11K6 หลายเดือนก่อน
Markad buskutka ciida 13 qofood usamaynaysid😱 isku soo noqod wanaagsan
(34) cake karis ayay Anhar iga badisey😱 maanta🥰😱
มุมมอง 27K10 หลายเดือนก่อน
(34) cake karis ayay Anhar iga badisey😱 maanta🥰😱
(33) Cabbage si cajiib ah loo kariyey😱 mar hada barato wad ku walan doontaa
มุมมอง 6K10 หลายเดือนก่อน
(33) Cabbage si cajiib ah loo kariyey😱 mar hada barato wad ku walan doontaa
Suuqa ugu raqiisan jarmalka😂😂
มุมมอง 2.9K10 หลายเดือนก่อน
Suuqa ugu raqiisan jarmalka😂😂
Friday Routine, Jimca wanaagsan❤️
มุมมอง 4.5K10 หลายเดือนก่อน
Friday Routine, Jimca wanaagsan❤️
(32) Bariis ka ugu caansan China 🇨🇳 Fried Rice , hadaa baratid kama hari doontaan😲😋
มุมมอง 19K10 หลายเดือนก่อน
(32) Bariis ka ugu caansan China 🇨🇳 Fried Rice , hadaa baratid kama hari doontaan😲😋
Malintan jamacada ugembiyo maxan qabtaa 😂😂 genbisey aya la idhahaa
มุมมอง 4.8K10 หลายเดือนก่อน
Malintan jamacada ugembiyo maxan qabtaa 😂😂 genbisey aya la idhahaa
(31) Jabati aad waligaa ka sheekaen doonto hadaad cunto🤩❤️🫓
มุมมอง 32K11 หลายเดือนก่อน
(31) Jabati aad waligaa ka sheekaen doonto hadaad cunto🤩❤️🫓
Qeyladii iyo oohintii xalay iga soo baxday😂😂😂 lkn xasuus ayay ahayd🥰
มุมมอง 7K11 หลายเดือนก่อน
Qeyladii iyo oohintii xalay iga soo baxday😂😂😂 lkn xasuus ayay ahayd🥰
Malintey ilmahayga jamacada ii raacayan(1) malin xiisa badan leh ayay ahayd.
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
Malintey ilmahayga jamacada ii raacayan(1) malin xiisa badan leh ayay ahayd.
Markan somaliya imado 😂😂😂 insha allah
มุมมอง 2.5Kปีที่แล้ว
Markan somaliya imado 😂😂😂 insha allah
Morning Routine for Student mother in Germany 🇩🇪
มุมมอง 5Kปีที่แล้ว
Morning Routine for Student mother in Germany 🇩🇪
Casuumaad Heer sare ah ayaan sameeyay, dad igu qaalisan ayan casuumay❤️😘🫢
มุมมอง 10Kปีที่แล้ว
Casuumaad Heer sare ah ayaan sameeyay, dad igu qaalisan ayan casuumay❤️😘🫢
(30) qudaar hadii aad jeclaan weyso, waa qasaro waqtigey😂 qudaartii ilmahay ka waashay😂
มุมมอง 5Kปีที่แล้ว
(30) qudaar hadii aad jeclaan weyso, waa qasaro waqtigey😂 qudaartii ilmahay ka waashay😂
Daily Routine for XXLFamily❤️ wad ka heli doontaa
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
Daily Routine for XXLFamily❤️ wad ka heli doontaa
(29) Apple cake 🍎doolashada tufaaxa ❤️🍎🥮
มุมมอง 3.1Kปีที่แล้ว
(29) Apple cake 🍎doolashada tufaaxa ❤️🍎🥮
Malinta fasaxayga inaa shaqeeyo ninkeygaa usabab ah😂😂 shaqo laguugu qasbo cml😂😂
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
Malinta fasaxayga inaa shaqeeyo ninkeygaa usabab ah😂😂 shaqo laguugu qasbo cml😂😂
Shaqaa sharaf leh,xiliga jaakadaha lasoo baxsho aya lagaaray😂🧥
มุมมอง 5Kปีที่แล้ว
Shaqaa sharaf leh,xiliga jaakadaha lasoo baxsho aya lagaaray😂🧥
Wax Adan adinka sameynin ayan sameynaa😱 sidee gurigeena cadaan iyo nadiif ugu ilaalinaa😱🧹🛀
มุมมอง 4.2Kปีที่แล้ว
Wax Adan adinka sameynin ayan sameynaa😱 sidee gurigeena cadaan iyo nadiif ugu ilaalinaa😱🧹🛀
Maa iska soo laabatid, yurub haduu dhib yaalo, sheekaa heysaa, wa hadalka aan nacay😢
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
Maa iska soo laabatid, yurub haduu dhib yaalo, sheekaa heysaa, wa hadalka aan nacay😢
Morning routine markii layga kalo tago😂 anigaaba energy ka qaaday
มุมมอง 6Kปีที่แล้ว
Morning routine markii layga kalo tago😂 anigaaba energy ka qaaday
(28) burkii tufaaxa ee tiktok keyga gilgilay❤️😂😱 Apfel Tasche 😋
มุมมอง 8Kปีที่แล้ว
(28) burkii tufaaxa ee tiktok keyga gilgilay❤️😂😱 Apfel Tasche 😋
Wax walbo oo qarsoon ayan ilmahayga ugu sheekaynayaa😱 Ceeb majirto hada ka dib😱😢
มุมมอง 7Kปีที่แล้ว
Wax walbo oo qarsoon ayan ilmahayga ugu sheekaynayaa😱 Ceeb majirto hada ka dib😱😢

ความคิดเห็น

  • @ashaissa2723
    @ashaissa2723 วันที่ผ่านมา

    Mansha allaah

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 6 วันที่ผ่านมา

    Alaah a Kuu xaafido

  • @seynabcabdiwahab1335
    @seynabcabdiwahab1335 9 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah abayo wana dhiri gilisa kher badaan Allaha ku siyo

  • @fooshassan1379
    @fooshassan1379 10 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Allaha kaa ajar siiyo habo sida aad familias da ugu heelal tahay waa chantal waxbarasho gabdhaw ka faaiidaysta insha Allah

  • @ayaanamiiindaauud5797
    @ayaanamiiindaauud5797 10 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah 🎉🎉

  • @ayanahmed8967
    @ayanahmed8967 10 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah waan ka helay wana kariyay lkn karamelka ayaa iga adkaday sida kale wuu ii tosay masha Allah

  • @hindamohamed8430
    @hindamohamed8430 12 วันที่ผ่านมา

    Wll waxan rabay inaan ku weydiyo shago may jiirta pleas iso jawaab waxa jiraa walkay o jaarmal joga oo dhahaa shago mahelin 😢😢😢

  • @RidwanCabdinaasir
    @RidwanCabdinaasir 18 วันที่ผ่านมา

    Apyoh ani maba fahamoyi wana rpaa inaa sameyo😢❤

  • @NimcoDaahir-h9b
    @NimcoDaahir-h9b 19 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @hoodoahmed-5497
    @hoodoahmed-5497 19 วันที่ผ่านมา

    Mshllh ❤

  • @MaxamedAxmedOogle-my1ig
    @MaxamedAxmedOogle-my1ig 20 วันที่ผ่านมา

    Asc wllo xabiibo waan ku salaamay aa wllo . Waxa aan jeclaaday in aan kula wadaago war iga soo gaadhay maamo soomaaliyeed taas oo aad u cabanaysay isla markaana ka cabanaysay dayn kooban Waxa aan kula jeclaaday in aan kula wadaago maamadaa daynka lagu leeyahay . Sidaa awgeed waxa aan rajayna in aad fariintaydaa iga aqbali doontid oo aad la bixiso daynkaa Mahadsanid wllo

  • @Ubaxchannel-er9sy
    @Ubaxchannel-er9sy 22 วันที่ผ่านมา

    😂😂

  • @RuqiyaMohamud-p7z
    @RuqiyaMohamud-p7z 24 วันที่ผ่านมา

    ASC Habiba Kusoo noqo TH-cam kaaga ha u joojin dad dartood hawshaada wado iska ignore garee waxma garatada Laakiin caruurtaada ha soo galin

  • @simonolow1008
    @simonolow1008 28 วันที่ผ่านมา

    Mashallah Walashey waad ku mahadsan tahay wax badan baan kaa faaiday ❤😊

  • @hoodoahmed-5497
    @hoodoahmed-5497 29 วันที่ผ่านมา

    Mshllh ❤

  • @AsisaJama-go8kj
    @AsisaJama-go8kj 29 วันที่ผ่านมา

    Ashwaganda dadka uurka le ma cabi karaan

  • @simonolow1008
    @simonolow1008 หลายเดือนก่อน

    Mashallah mahadsanid 🎉❤❤😊

  • @FartunMohamed-t4s
    @FartunMohamed-t4s หลายเดือนก่อน

    Mashaallah ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🫶🫶🫶🫶🫶🫶🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @IscomohaIscomoha
    @IscomohaIscomoha หลายเดือนก่อน

    Qamriga ayaa kadaran

  • @IscomohaIscomoha
    @IscomohaIscomoha หลายเดือนก่อน

    Fiiri abaayo aniga culumada waaweyn ma.ahi lkn qof diinta barty an ahy. Marka doon faarka inuu qalo iska dhaafe xita haduu taabto ayaa xaaran ah. Dambi kaweyn

  • @IscomohaIscomoha
    @IscomohaIscomoha หลายเดือนก่อน

    Fiiri walshey meeqa sodalar aalagu taga germany 🇩🇪 marka aad joogto somalia 🇸🇴

  • @iqraclqani
    @iqraclqani หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @nasramohamed5904
    @nasramohamed5904 หลายเดือนก่อน

    Waxaa lagu dhahaa af Soomaaliga maah maah (hal xiraale) sidaa ayaan u maleynayaa markaan Hooyadey macaan aan weydiiyey waxeyna igu tiri waa hal xirale.

  • @ayanbuule8292
    @ayanbuule8292 หลายเดือนก่อน

    Mashllh dar alle habibo kujeclahay abyo allha kuxifdiyo adiga io ubadlaga Annagana sido kle lkin Hal dardaran abyo ubadkaga ladeyso Baraha bulshada adigo rali ah

  • @UbaxAadan-gb7rf
    @UbaxAadan-gb7rf หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @FaadumoJamac-e9x
    @FaadumoJamac-e9x หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah ha idin xifdiyo

  • @FatimaMacalin-uo5ne
    @FatimaMacalin-uo5ne หลายเดือนก่อน

    Hooyo mcn waxaan ahy gabadhaada oo dhashey wllshaa Haawo adow sethy hooyo mcn

  • @hindaabdi8267
    @hindaabdi8267 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Amir_khan_raji
    @Amir_khan_raji หลายเดือนก่อน

    Habo anhar igudarso❤❤😢

  • @Dekohassan-e2f
    @Dekohassan-e2f หลายเดือนก่อน

    Lasagne keen

  • @Dekohassan-e2f
    @Dekohassan-e2f หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂allah ciyalku lasagne jeclah maxey kufalan horta waxwalba waa lagadhisah lkn lasagne beey udhimanayan mid aan dhalay baa hada ku adkeyay marku igu adkeye lasagne ken

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 หลายเดือนก่อน

    XAbiibo cudooney cuudka caafiyey caziiz wehelkis noqo cudoon loobogo noqo canabo lalacajabo noqo carfoon carafteeda loohiloobo noqo casalad muslimadey maasha allaah kuxifdiday marwo dumaro duceysan yaad tahay habo eedo mcn❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘💜🥰💞♥️👌👌👌👌💖💖💖♥️♥️♥️

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 หลายเดือนก่อน

    Ilhy hooyooyinka haynoo daayo❤

  • @dahabodolar2875
    @dahabodolar2875 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤ masha alah xabiibt guleyso

  • @hamdiahmed6695
    @hamdiahmed6695 หลายเดือนก่อน

    Naa ilmaha hadii dhashay Uma raadisdeen isha biniadamka dadka waxay kaa sheegayaan baa sax isiri oo ah inaad naag kale kasoo wadatay Swabta brand aad xayaysiinaysa ka dhigtay owlaad dad haysan wax kale ku faan

  • @madinaainan3846
    @madinaainan3846 หลายเดือนก่อน

    Waa bibliothèque d'université not université wllo

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 หลายเดือนก่อน

    Daanyeer qofkii ku yiraahdo Doofaar le la dhaha😅Aniga daanyer adiga doofaar,

  • @ifrahaden3782
    @ifrahaden3782 หลายเดือนก่อน

    Cuntooyinka jaalaha ah cun sheekh xasaan ban kamaqlay fahmada ayay ufiicanyihiin sida babayga canbah sabiibka iyo kuwo kale uu shegayay raadi ❤

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 หลายเดือนก่อน

    SCW SCW SCW SCW DCW SCW SCW SCW❤❤❤

  • @halima2893
    @halima2893 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abayo ilaaheey ha idin xifdiyo

  • @LeylaOsman-p1f
    @LeylaOsman-p1f หลายเดือนก่อน

    Masha Allha

  • @SacdiyoOfficial
    @SacdiyoOfficial หลายเดือนก่อน

    Abayo iso boqo xbbti xabibo ❤❤

  • @DeeqsanHassan
    @DeeqsanHassan หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkk😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @SacdiyoOfficial
    @SacdiyoOfficial หลายเดือนก่อน

    M.A abayo iso boqo xbbti ❤❤

  • @ShukriaSomal
    @ShukriaSomal หลายเดือนก่อน

    Wwee

  • @ShukriaSomal
    @ShukriaSomal หลายเดือนก่อน

    ❤❤

  • @khadraxasan7330
    @khadraxasan7330 หลายเดือนก่อน

    From tiktok ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasramohamed5904
    @nasramohamed5904 หลายเดือนก่อน

    Walaahay Xabibo waa runtaa waa ahay intaad sheegtay oo dhan Ilaahey kheyr aan dhamaan ha ku siiyo waa na guubaabisay kuligeen taladadana waan ku dhaqaaqi Allahuma Baarik adiga iyo odaygaaga iyo caruurtaadaba Allaha ku xafido abaayo.

  • @cafiifo5580
    @cafiifo5580 หลายเดือนก่อน

    Mashs allh hoyo ilmaheda jecel ilhw u barake ane isii ilmo bariya🤲🤲

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 หลายเดือนก่อน

    Wlashay qaaliya xabiibo cadaw ilaahay dartiis baa kugu hiiliyey oo kuu jeclahay cadawgaaga ilaahay qabto markasta ducooyinka iyo adkaarta akhriso baayo