Xasan itoobiya bada haduu sidaa fudud u siinayo maxuu muuse biixi ku haystey mida kale ninkani ma miyir qabee baarlamanku may xil ka xayuubin ku sameeyaan dalkii tagyeye inta hadhay ka qabtaan iimaan laawahan 70 jirka ee inanka yar ee 40 jirka ahi marna adisababa qol ku xidhanayo marna bada ka saxeexanayo ee iska qoslaaya
Mansha allah Cabdiraxman c shakur waa nin siyasi ah runta sheega
Hassan Tuug🤣🤣🤣🤣🤣
Shaqadaada ma aha CC Shakuur in aad madaxweynaha talo siisid. Shaqadaas dad kale ayaa iskaleh.
C C SHAKUR ADIGA LATALIYE MADAXDA MA IHID EE WAXAATAHAY MUCAARAD SOMALI KUMARABTO NIN KII HADA KA HOR BADDA IIBSHAY
Yaanlootudhi xasan shiikh ha eryo
Waa arin Qatar ku ah qaranimada Soomaaliyeed
SOMALIA 🇸🇴 BARLAMAN KAMA JIRO DAWLADU WA HAL NIN IYO TOLKISA OO BORSO WATA OO HADBA DAL HESHIS LASO GALAYA ANAN CIDNA WAXBA KA OGAYN
Really store
Xasan dhiiqo.wadanga halis ayuu galiyay .waa in mudahaarad lakaga hor yimaado.cadawka somaliya waa ETHIOPIA
Mucaaradka Haddii ay madaxweyne Hassan ay dhaqankiisa ay beddeliwaayeen oo uu barlamaanka iyo shacabka ka haysto iyagana wuu ka raayay.
Ninkan ALLOW Talada wadanka u sareysa gaadhsi Runti waxan islehey waxbu toosin karaa
MUDANE CC waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay xuriyada aad heysato maanta oo aad ku dhaliili karto cidkasta, oo aadan ka baqeyn in xabad laguugu eryado.
Laakin waajibka ku saaran waa in aad dhowrto xadka xuriyatul qolka.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kuwaashay madaxweyne Xasan
😂😂😂kan mahan madaxweyne ma ahan
Cabdirixmaan cabdi shakuur waxaad manta sheek tid waa xaq odogaas xasan shiiq waa lamadiideeyey maskixiyan mafayooba ee kursiga habaneeyo bad iyo barina mabixin karo.
Baaq baaq
Abdi rhma abdi shkur a s c slan kdib. Wan kugurac snahai blse wasugeina suk athiguna wasx qof kasta wxi askuqldayaha wani lashego athiga nftatho tagerida hogamiyaha qaldan ee ahmed mathobe
WAXAAS DAD BAA QABIIL KU TAAGERAYA WAR IS DABA QABTA QABIILKAAN IYO QURUNKAAN ISKA DHAAFA
Madaxweynaha yaadoortey,waamasiibo umada iyo dalkaba usohoyatey,
Hassan tooksade wadanka halagaqabto
Masha Allah Abdirahman Abdishakuur runta ayaad sheegtay .
Kan qoray madam waynaha ka xishod waxadan garanayn macnaha madam wayna nimo
Adinka.ayaa.kamasuula.wixi.dalkeena
Kudhacay.adinka.kamasuula
Inuu..lacagta.khaato.ayuu.rabay
C c shakur Halsey Karan madaxweynaha mustaqbalka insha ale
Inkaartaba waxaa waaye Maamul Goboleedyada kaas oo aanan laga noqonin maadaama aysan jirin cid taageersaneyd.
Tan in laga bilaabo ayey aheyd markaas kadib ayaa Dalka laga gadli karaa.
War qofkaan maskixiyan mafayoobe ee dalkaan kawareejiya. hanugu dabaajininee.
NOTE ME AFTER HASAN NO MORE WHAT SO CALLED SOMALIA
NO SOMALIA.
Xasan itoobiya bada haduu sidaa fudud u siinayo maxuu muuse biixi ku haystey mida kale ninkani ma miyir qabee baarlamanku may xil ka xayuubin ku sameeyaan dalkii tagyeye inta hadhay ka qabtaan iimaan laawahan 70 jirka ee inanka yar ee 40 jirka ahi marna adisababa qol ku xidhanayo marna bada ka saxeexanayo ee iska qoslaaya
Xasan beenaale itoobiya gooramaye heshiiyeena sotaya Cadowaa Somalia ahaye mise waa dameero hankiisa waa cawasa loo digo
Cabdaraxmanow siyasad markii lagu tartamo 15 ma dhaaftid ,hadii lagaa badiyana war ma dhaaftid see lagu yeelaa?kkkkkkkkkkkk
Ccsh kula yoom mucaarad miyaa?kkkkkkkkkk
Dal Bireeye
CC Shakuur dowladdaas Itoobia oo aad ku tilmaameeysid dowlad weyn oo dhisan dibolomaasi ahaan ayuu madaxweyne hassan ka adkaaday.
Muxu kaga adkaday damacodi bu ufuliyaye ma borobogandada social media ha laga shubayey bad maqashay
War nin yahaw dantada garo , waxa lagaga yabay waxad ugu walatay Mw wadanka
CC Shakuur dowladdaas Itoobia oo aad ku tilmaameeysid dowlad weyn oo dhisan dibolomaasi ahaan ayuu madaxweyne hassan ka adkaaday.
beenta nagala hortag wax laga adkaadey maleh usujuud cadawga somaliya . doqon qabiil kutageeerayo madaxweyme bahdilan