Abwaan Cabdilaahi Saleebaan Bidde Muxuu Ka la Kulmay Xabsigii 20 Jirow

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Abwaan Cabdilaahi Saleebaan Bidde Muxuu Ka la Kulmay Xabsigii 20 Jirow| QARANJOOG ILAA QURBEJOOG|#3-2aad
    Hore waxaad u daawateen qaybtii hore ee abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde, kaga sheekeynayey sababtii keentay in la xidho, iyo iyadoo Hargeysa laga qabtay loo na sii wado Muqdisho. Qaybtan oo aanu ku soo gabagabaynayno xadhiggii Cabdilaahi, waxa uu kaga hadlayaa wixii uu ka kulmay xabsigii labaatan jirow iyo sidii markii danbe loo sii daayey. Waxaad wareysiga ku daawadan doontaan qiso cajiib ah oo uu xadhigiisii hore ee 1974 la kulmay. Wareysigu waxa uu qayb ka yahay barnaamijka “KULANKA GORFAYNTA”, oo uu saare ka yahay Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare”.

ความคิดเห็น •