#sooraaan allooow kuu naxariiso waxaa uu geeriyoodey july 22 2015 asagoo mashaa,iikhda waawyn kamida dacarra waa nooolyahay hargeysuu joogaa kukucna waa dhinty axmed salebn war uuma hayyo inatana ma aqaanno
Somali-weyn Cid kastaba tabarteeda ha maasho! Awrtu waa xariirsantahay. Beri uma socoto; hoggaankiina waa kaa horeeyaa -kakanowna waa ku dacayeynaa!!!!!
A s bide abwan aan jecelahay buu ahaa markan riwaayadihiisa geli jirey ama radio muqdisho\hargeysa magiciisa ka maqli jirey lkn hada qabyaalad iyo inuu somali kala gooyo ayuu u ololeeyaa faysal cali dhurwaa ayuuna jeebka ugu jiraa
Axmed Saleebaan Bidde
Maxamed Aadan Dacar
Maxamed Axmed Kuluc
Saddex nin oo Habaryoonis ah oo Xirsi Cismaan ah, Alle kuluc Haw naxariiso oo geeriyooday 2015, labada kalena Alle cimriga haw dheereeyo Amiin. Alle haw naxariisto sidoo kale Cabdilaahi Diiriye Cali Sooraan oo isna kasoo jeeda beesha Arab Alle haw naxariistee oo isna geeriyooday 2015.
6
Ameen ❤️
Maasha Alaah alaah rabulcaalamiin ha idin naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin
Waa xasan diiriye sooraan alle ha u naxariisto isaga oo wadaad ah ayuu dhintay oo fanka iskaha baxay
london bo jokjere
Allaha uu naxaristo inta kale Allah cimriga udhereyo
Abwaan Maxamad Aadan Dacar waa talented❤ xataa marka uu sheekaayanaayo
#sooraaan allooow kuu naxariiso waxaa uu geeriyoodey july 22 2015 asagoo mashaa,iikhda waawyn kamida dacarra waa nooolyahay hargeysuu joogaa kukucna waa dhinty axmed salebn war uuma hayyo inatana ma aqaanno
Mustafe Bin Rashiid AhmedSaleebaana Hargeisuu joogaa AllAH cimriga haw dheereeyee
@@abdiqadirabdillahi4727 amiin
sooraan wll pasapor uk bo heste somaha
Riwaayda waxa alifay Axmed Saleban Bidde wuu noolyahy hargaysa ayuu joga iyo inta kale dacar ayaa ka nool Alle haw naxaristo intii dhimatay
Ka tag dacar ba alifey
xasaan bile ma nolyaha
Yes Good to see you again for your picture now insha allah
Ilhy ha unxristo sooraan mrkuu dhintey jiilka danbe way yaabeen wxy mooden kii jawaan zxpkis ahaa jhhh
wll hargisa o kudente
qamar wadaad weyn bay noqotay alaah wuu soohadeeyo.
watooma
Yes Good to see you again
inta dhimatay allah u naxariist inta nool hala baada goobo qaraabo
amiin
i love it.................
Yes Good to see you again and
Somali-weyn Cid kastaba tabarteeda ha maasho! Awrtu waa xariirsantahay. Beri uma socoto; hoggaankiina waa kaa horeeyaa -kakanowna waa ku dacayeynaa!!!!!
Inaabti aakhiro in laykaa qabanayo miyaad ogeyn?😆👊wey daacad hadashay wallaahi. Ruwaayadan Meeqa mar baan daawaday sidaan u xiiseeyo miyaa iyada iyo sheekadii hurre walanwal iyo Cambaro nuux axmed.
Waaa xishoood iyo jacayl waa curiyey axmed saleeban bide
waa sooraan iyo dacar
raga riwaayadan waxaa ka nool oo kaliya
dacar iyo Axmed saleebaan bide
iyo cabdi jibaar cali khaliiji
Dacarna wuu noolyahay Hargeisa ayuu jooga
Khadra daahir iyo qamarna sawkuwa nool
@@engineerdahir6517 xaaqe be jokan
Waa nin wareersan saaxiib maahan waa tuug sooraan
Ilhy haw naxariisto inta dhimatay
amiin
Aun Cabdullaahi Diiriye Sooraan.
Sooraankii runta ahaa weeye
Allah unaxaristo
Washeko kaale
yasir
Waaa maxay ujeedad riwaayadu
waan sooraankii hore kan hada jooga maaha
Waaar xaaji RIBIISHOOW HOOY
As, E, Familyyyyyy familiessss jiilbajiilaa, QatraaayqaranEEy cadayyareey qiimobadan murwodumaroo samsamEey shamsoooy cadceed murwodumaroo SamsamEey Reero, Yartaanaa tanaa tii laga soooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta lagufarho I naanayso badana waa leeyahay.yartaan haa
Dumarku ninka kaxishooda maxay doqon ugu tilmaamaan horta?
Walle anigaa wax iila hadla u baahan
Aar adigana iinagaa kuula hdleeynee meeday
maxad la ooyaysaa hhhh maxaan la ooyi waayay niyoow imisa sanaan......bini aadam baan ahaye
Soraan wuka tobadkeenay kasaar mesha xata kuwa kale
sooraan pasapor uk bo heste somaha alla ha onaxareesto
masha allah
Maanta xishoodku halkuu maray subxan lahaa dhaqankii wuu lumay jacaylku aamusnta ku fiican calkuna cajiibsana
2019, 13, NOVEMBER , WUU BAAQAAY KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.
iam in uae
Sooraanku ma sooraanki jawaan ruwaaYadaha la jili jiraa
Nor Bisle May huuno wuu dhintay sooraankaan
Yasmin Farah haaa soo aNiGa sooraaNkaN MoodaY oo YaabaY aLLa ha u NaxariisTo
Nor Bisle 9
@@yasminfarah2280 wll mataqan casho jamac wadad
Raga waxa ka nool Dacar oo kaliya.sheekh sooraan oo udanbeeyay waxa uu dhinta July 22 2015 isaga oo sheekh caalima.
ilaahay ayaa khatimo fiicn kudilay ilaahay ha uwada naxariisto dhamaantood
xaaji Abdulqadir hhhh war sxb sooraan ka hargeysa jooga baan moodayay
Awdal state of somalia magac wacanle ku saaran
xaaji Abdulqadir maan sh allh asg oo toobd keeny buu dhinty miyaa wll allh u nxriist intii dhimty aamin
abdul farah Abdijibaar Al khaliiji maada dilay
Axyaa riwayad
Hi xooshow
walaahi way latalisay ku laha cosobsiga iska ilaali rag u daranaa
Warsame Mohammed ,,
Warsame Mohammed
7
666
axmed saleeban bide uu nool.yahay hargeisa ayuuu joogaaa 2018
alla omreeka ha o dereeyo
UURSO UUBAXAA KKKKKKKKKKKKKKK
2019,13, NOVEMBER.
War ragbaadan ayay haysataa iny waxba shegi wayaan
Kkkk kulahaa caawa caawa soo dhameeba
Warnooga bax mobeeylksa shawo miyasdan laheyn qofyahaw xumi
Waar niyaw riwaayadu ma tii xirsi cismaanka
Riwaada magaceeeed
Siciid Farax waa ruwaayadii xishood iyo jaceyl waxaana alifay axmed saleebaan bidde
dhamaan fanaaniintan waxay u dhasheen beesha isaaq marka laga reebo qamar abdilahi harawo.
cabdirisaaq maxamed I
cabdirisaaq maxamed 7
Kuwa rawaxayna aakhiro qabiil MA LOO weheshada yaab
cabdirisaaq maxamed
cuuubn
intuba waa matanaha arab iyo garxajis
Mataanuhu maxay ahaayeen? ??
isaaq waa cajiib
WAR'SAN IYO WEEDH'SAN hhhhh so ma ragtid xigmadiibaanu kala tagnay koonfur
HaheY
nagti way ku didaay maxay igu diday haba i dide nagtu ha ha cadi mahaa
TH-cam
Kkkkk
A s bide abwan aan jecelahay buu ahaa markan riwaayadihiisa geli jirey ama radio muqdisho\hargeysa magiciisa ka maqli jirey lkn hada qabyaalad iyo inuu somali kala gooyo ayuu u ololeeyaa faysal cali dhurwaa ayuuna jeebka ugu jiraa
Ceeb ceeb abwaanka ka xishood
Iskahadle awalba isku soomazli maynaan ahayn raali ahaada
LAABO XIINIINYOOD UUBA UGU DAARAAY KKKKKKKKKKKKKKKKKKK
AFAAR XINIINYOOD LOOOOOOOOOL. 2019, 13 NOVEMBER.
Ruux weyno kuso eegaysa miyan odhan kara goorman ku meheriya dacar ilahay cimriga haku barakeeyo hhhhhhhhh
kkkkkkkkkkkkkkk
Waa qosol
amiin
Hhhhhhh
adeerayakow sorankuwakee makan iminka jilaagaba mise mid hore
somali hana hilaa sxb maaha Kan waa kii originally ahaa waaba fanaan waana abwaan kan imakana joogaa a waa madhaxle
somali hana hilaa waa ku hore oo la odhan jiray cabdilahi diiriye sooraan isagoo sheekha ayuu hargaysa ku dhintay dhawaan
input tybe="reset"
Abdirahman Abdirizaq
Abdirahman Abdirizaq
Abdirahman Abdirizaq I
subxaan maxaad ka wadaa input type=rezet
INAA AABTI MAA LEEYSKU WAASAAY KKKKKKKKKKKKKKKK
riwayadan magaceedi iyo ninkii alifay ayaa layska raba
Ahmed saleban bide ayaa sameeyey sxb
Xishood iyo jeceyl axmed saleeban bidde
@@abdirahmanaadan2835 xasan baile manolya
Kkkkkkkk
xayawaanada
No to see you again for
X
cabdl
html
Abdirahman Abdirizaq 5
sooraan
Yes Good to see you again for your