Hordhac Natiijada dorashada Madaxwynaha Somaliland oo sobaxday!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

ความคิดเห็น • 58

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 4 วันที่ผ่านมา +2

    Wadani sanadkan codka ugu badan buu ku guulaysanayaa

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 4 วันที่ผ่านมา +3

    Masha allaah waa rajada shacabka soomaaliland wa wadani

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 4 วันที่ผ่านมา +4

    Saddexdaas Nin waa hal reer waa ilmo adeer waana saddex xisbi.

  • @canbecabdisamad4820
    @canbecabdisamad4820 4 วันที่ผ่านมา

    Masha allah wan ku faraxay guul wadani

  • @quulefaarax6513
    @quulefaarax6513 5 วันที่ผ่านมา +5

    Alle naguma sooceliyo Muuse

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 4 วันที่ผ่านมา

      Siilkii hooyadaa wase ma ninkii goojacade ku jabaad soo celinaysaa

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 4 วันที่ผ่านมา +3

    SL hadaad rabtaan inada midnimo ku socotaan kulmiye Allah idin Dhaafiyo walaalyaal

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 4 วันที่ผ่านมา +2

    Wooow wadani guul way heleen olaaax😊

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 4 วันที่ผ่านมา +3

    Wadani is the winner 🎉🎉

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 4 วันที่ผ่านมา +3

    Ilahay naguma soo celiyo muuse fulayga xaasidka ah

  • @YusufJama-u8n
    @YusufJama-u8n 4 วันที่ผ่านมา +2

    Sidaa ayay noqonaysaa isha allaahu

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 5 วันที่ผ่านมา +5

    Muuse waa fuuley jabey muuse sabaya

  • @NasirSulub-tj7rt
    @NasirSulub-tj7rt 4 วันที่ผ่านมา +2

    Muuse wasaq no more

  • @ibraahimcali5998
    @ibraahimcali5998 4 วันที่ผ่านมา +2

    Jamacow ka daah oo ha nagu baryin in oo soo noqdo yaynaan is niacin allih inaguma soo caliya eh😂

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 5 วันที่ผ่านมา +2

    Muuse ha dhaco

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waraaqaha kaambaynka ee lasoo bandhigay waa sida codka lagu kala codayn doono hadhow lkn maaha natiijadii codka oo lagu dhwaaqay codkana waxa haya waa bulshada codaynaysa ee kala garanaysa cidii wax u qabanaysa iyo ninka iska seexanaya ee laga adeeganayo markaa waxaan filayaa inay bulshaduna ku baraarugsan yihiin qofka ama musharaxa quluubata umada hantay inay codkooda siin doonaan oo aanay cid kale la simidoonin ama ku qaldi doonin oo shacabku waxay noqdeen indheer garad yaqaana cida ay dooranayaan?guul iyo gobonimo qaranka j.somaliland.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 5 วันที่ผ่านมา +2

    Somaliland is not easy 😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 4 วันที่ผ่านมา +1

    Hadanbaain feysal manoqonayo madaxweyne isaaq laakiin 2 nin ee kale haa

  • @moabdi6739
    @moabdi6739 4 วันที่ผ่านมา

    viva kulmiye

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 5 วันที่ผ่านมา +3

    Muuse alley ma so cesho masiibo weyan waa jaahil dhibjira oo ciil qhaba waa niigyaab tuuga oo Munaafaq

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 4 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkkkkkkkkkk maxaa kaagalay

  • @Mohamed-n9s2j
    @Mohamed-n9s2j 4 วันที่ผ่านมา +1

    Sadexdubaa maa wa da idoor

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 4 วันที่ผ่านมา +2

    Eyey dhalay wali ma waxaad ku jirta fatalnimadii reer somaliland fataal ilma fatal

  • @sadiyaahmed2148
    @sadiyaahmed2148 5 วันที่ผ่านมา +3

    Noyow qoladan darood somaland waxaan ahayn kama sheekeeyaan waa xoolo adeer dameeraha iska raacda

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 4 วันที่ผ่านมา

      Naa cayda jooji fidhiqo yahay sabiisha kala haysaa

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 4 วันที่ผ่านมา

      Maxaad ninka islaameed ku cayday nacdal yahay

  • @ibraahimcali5998
    @ibraahimcali5998 4 วันที่ผ่านมา +1

    Jaamacaow saakaan kala dhamanay awal waynu isku fiicnayan ducadaadana aamiin kuu odhanmaayo Insh Allah hargaysa tii oo cid kale ka talinayso kuugu soo ayaad yimanaysaah ee adigu aamiin dheh 😅

  • @maxamuudcabdilaahi9119
    @maxamuudcabdilaahi9119 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waar maad fahmin ee waxa laga hadlayaa waa warqada lagu codaynayo sida ay u kala saraynayso marka qofku codaynayo warqadii uu calaamadin lahaa ayaa waxa ugu sareeya wadani labada kalena way kasii hooseeyaan ee sidaa u faham jaamacow.....

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 วันที่ผ่านมา

    KULMIYE ugu yaraan 50000 kun cod ayuu kuso baxayaa
    Kasoo baxaba waa MDXWEYNE SOMALILAND IN KASTON KULMIYE AHAY

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 4 วันที่ผ่านมา +1

    Jaamac galladdoow sidaa maaha, waa marka kaadhka lagu qori sida dadku u kala dooranayaan bimacnaa hadaad wadani u codaynayso kaadhkiisu waa ka ugu sareeya ee ha ku khaldamin kuwa kale

  • @user-eu8zr3cj2s
    @user-eu8zr3cj2s 4 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkk Waxay la mid tahay 2017kii bakhtiyaanasiibka 1 waddani 2 Kulmiye 3 UCID
    Wa democratic 😂😂😂😂😂 Cag dheer mashallah dheh

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 4 วันที่ผ่านมา +1

    Dadka waxaad uhaysata in aad ka aqli fican tahay waar muuse bixi maxad ka badli karta muuse la col matihide wali somaliland ayad cadow utahay oo waxd jeceshay asal madoriyaha reer somalilan amus fatalyahaow fatalku dhalĺay hargaysa ayad ka hadlaysaye jijga ayand iman karin

  • @TobanKabe
    @TobanKabe 4 วันที่ผ่านมา +1

    Jaamac, dhuuso maxaa kaa galay.somaliland,😂

  • @MohamedBOUHALI-g6y
    @MohamedBOUHALI-g6y 5 วันที่ผ่านมา +1

    Aniga aragtidaydu muuse waa cadawga somalida

    • @AbdirahmanMohamed-hm8nd
      @AbdirahmanMohamed-hm8nd 4 วันที่ผ่านมา

      Anigo ficn somalida waaa niinka xalka somalida ayaa waa iska yahy

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 4 วันที่ผ่านมา +1

    Jaamac galladdoow jeegaanta dhiiga iyo sonkorta ha ku kicin

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 5 วันที่ผ่านมา +1

    Cagdheer caruurtiina school hagaasan uu fura dad 99% failed rate hore looma arag wa bilaa Somaliland ee, yaab dan aan SL ahayn ma la mooda inayana haysan😳

  • @salebaanhassan7371
    @salebaanhassan7371 4 วันที่ผ่านมา +2

    JAMA glad waxad jeceshahy,SL mayaalan...
    Xisbiga huwantu SL ma guulaysanayo...

  • @Bakery9hargeisaawi
    @Bakery9hargeisaawi 4 วันที่ผ่านมา +1

    Guul itobiya gul somaldn❤❤❤❤

  • @moabdi6739
    @moabdi6739 4 วันที่ผ่านมา

    WAA SAAD ISKA DHAADHICISAY KKKKKK

  • @XamdaCumar-m6h
    @XamdaCumar-m6h 4 วันที่ผ่านมา +1

    Alle wadani baaa sooo bixi

  • @XamdaCumar-m6h
    @XamdaCumar-m6h 4 วันที่ผ่านมา +1

    Guuul somaliland iyo soolaliyoo dhan

  • @canbecabdisamad4820
    @canbecabdisamad4820 4 วันที่ผ่านมา

    Muuse bay bay ciro so dhawowo

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 4 วันที่ผ่านมา +1

    Wali ma daglkii gojacade ayaad ku jirta fatalow wanu ognahay in craxman cirro nayrobi kugula kulmay sidan umad fatashene isaga ayad dhirigalin aad ka haysata isGa iyo adiguba wXad tihiin cadowga somaliland

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 4 วันที่ผ่านมา

      Shadhaab oromoy bilaacaqligii

  • @abdulkadirali6971
    @abdulkadirali6971 4 วันที่ผ่านมา +1

    Muuse noo fiican anaga

  • @sadiyaahmed2148
    @sadiyaahmed2148 5 วันที่ผ่านมา +1

    Daroodku muuse sida ilaahy ayeey uga baqaan
    Muuse wa so noqonayaa jaamac dameerow

    • @MohamedAbdiali-zn8yj
      @MohamedAbdiali-zn8yj 5 วันที่ผ่านมา

      Istaaqfurulayso waa dambaabtaye. Ilaahay ha barbardhigin qof

    • @MohamedBOUHALI-g6y
      @MohamedBOUHALI-g6y 5 วันที่ผ่านมา

      Muse waa muuse waa tuug tuug dhalay muuse waa somali did , muuse waa xabashi xabashi dhalay ilahay haa kaa hoor qado somalida

    • @AadanAbdi-e1d
      @AadanAbdi-e1d 4 วันที่ผ่านมา

      Muuse-saamiri ma kaanu qaawiney ?
      Muuse-saamiri ma kaanu hub ka dhigista ku samaynay ? Kkk
      Ma Muuse-saamirigii afka taagi jirey, imminkana sida gabdhaha hoos eega ! Dhirbaaxadii
      Goija-cadde kkkkkkkk
      Muuse-saamiri waa naqaan sida loo edbiyo
      Darwiish

  • @jaroosecumardheere8723
    @jaroosecumardheere8723 5 วันที่ผ่านมา

    Jaamacaw adigu ma mid baad jeceshay asxaabta sland has fahanto

  • @luulsharib
    @luulsharib 5 วันที่ผ่านมา +2

    Anagu hadaan nahay SSC Khaatumo waxaan rabnaa in Muuse soo noqdo sabab waxaan naqaan sida loo karbaasho
    Waana furada burburka Isaaqland 💯
    Haduu soo noqdo waxaa meeshii aan dib dambe loo maqlaeeb maamul gobaleedkaas

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 4 วันที่ผ่านมา

      Isaaq xagee isku aragteen falastiney aduun tuuladadi bad kaga xaraysan tahee

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 4 วันที่ผ่านมา

      Waar habaryoonis idin lamay dagaalamine sxb bakhbakhda jooji, nacas yahaw gowsaha waaweyni ninkii gacanlibaax kuugu hoosaasiyay jeegaanta baan ahee, waxaad jebisoo wastay waa jeegaantii futo awal iyo siil bakhti iyo samaroon, habaryoonis waa taa aad sanaag isku haysataane iisoo badheedh laakiin isaaqa kale ee naagaha ah anigu ma soo kaxaysto, sidii nin shirshoore ah u hadal ha igu dhega hadline

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 5 วันที่ผ่านมา +1

    Xisbi ha oran waa saddex jifo oo hal qabiil ah

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 5 วันที่ผ่านมา

      Oo ma Somali ba dhaama, Somalia laba qabil 60 sano iis badelayey Djibouti hal family 50 sano, SL waba one person one vote nasib.🙄

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 4 วันที่ผ่านมา

      ​@@Tamsim3358uma muuqato ileen faqash ma daahirtee