Gabadhan wan tagera wana dawada aad ayey Somalia u difaacda lkn kuwa xumo Yemeniyin u badan ayey cuqdad ku dishay allow yeysan naga cunin VIVA HANAAN Wadani magacasna marhore ayan ula baxay 🇸🇴🫶💪🥰
Mahadsanid Zaki Bin Xaaji Gabadhan ilaa Sanad aa la socday runti waxay si wngsn uga hadasha Taariikhda Soomaaliyeed Waba rabay Qof Bulshada la wadaaga waxa fcn oo ay ka hadasho Carabtu Gabadha luuq ay noga ceshten
Hanan qurux waa gabar ay somalinimada ku weyn tahay waa jeclahay sida qiimaha leh ay dadkeda iyo dalkeda u difaacdo guuleyso abaayo zaki thankyou wllkey anaga amar lee ka sugeyna suuqan ka saareya carabta😂😂
ما حصل لأختنا حنان مرفوض تماما . تاريخ الصومال من أعظم التاريخ الإنساني العالمي . نحن الصومال اسود العالم . نحن الصومال اسود العرب. نحن الصومال بناة الاهرامات والحضارة المصرية والحضارة القديمة اليمنية . في الصومال اقدم نقش سبئي غدفي العالم .
Waa dad is og inay taariikhdeena xadeen marka waxayba diidanyihiin inay hadasho soomaali intay qabyaalad kahadlayeen umadihii kalena taariikhdeenay xadanayeen
sax waye waxa jirto magaalo ku taala dalka masar aana lo ogoleyn in qof somali ah uu galo halkas waxa tala tariikhda dalkeena mana ay raban inay ogadan wana ka tariikh weynahy masarida
Wasiir waa ku salaamey arintaan adiga aan kugu deanery carabtaan mel aan sareynaa ee waa la isa soo galey fadhiga halaga kaco xanaan ku soco libaaxyo ayaa garbahaaga tagan
Ala zakiyow ku jecliyaaa wlhi manta dhanaa lahaa yaa qof caana oo arinta umada ogoysiyey kaca somaliyey❤
Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend legend
@@mohamedmowlid7239 zaki carab maanahay hada
Scw scw scw scw
Carabta waa cadowga 1 markaa iska ilaaliya. Waar Isreal baa laga qaatey 6:31
Viv Hanan war waa aqaan true historic somali ayey kahadashaa
Waxii ay haynina waa lagu biiriyaa
Luuqada carabiner carabtey ku noodhey Haloo gurmado hannaan
Qoftan triikhdeena ayay kahadasha waana codkar wax badana way baadha oo akhrida an u hiilino somaliyeey 💪 💪
An umidowno an uhelino 😢abayo hanan
Saas lewaye masar unukaa iskaleh somaliyee 🇪🇬🇪🇬🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hanan waa rabay qof kaso hadlo thanks zaki waziirka dhalinyarada bilash uma tihid❤ viva Hanan
TH-cam keeda pin usaar saaxib Hanan channel AA ku qorane
youtube.com/@hananchannel1928?si=WJhLaw7r1tMBqRG1
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️☝️🕋😢
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤
Koko wAn ku taageeraa
scw scw scw ❤
Asc koko
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Gabadhan wan tagera wana dawada aad ayey Somalia u difaacda lkn kuwa xumo Yemeniyin u badan ayey cuqdad ku dishay allow yeysan naga cunin VIVA HANAAN Wadani magacasna marhore ayan ula baxay 🇸🇴🫶💪🥰
Viva Hanan she's absolutely brilliant women we support her for every minute ❤
Sheekada reer Bahal socon mayso
Waa gabar garab dadkeeda oga baahan
We stand with you Hannaan Waddani
We proud of you Hanaan ❤
Thank you Dr Zaki Bin Hajji🙏
Soomaaliya wa Mid💯✊️
Hadan Soomaali nahay laga yaabaa inaan anaga is dagaalno lkn cidkle nama soo dhex gali karto gabadhaan waa ugurmanaynaa wasiir😊😊
❤❤❤❤Love you sister warunta walahi an bilowno
Somaali anagalee is jafekarna cidka Maya wllhi 😊
Waxaa noogala faa,iideysto Soo dagaalka dhexdeena ah ma,aha
@@batulasmail8261laakiin dagaalkeenu waa tobo barasho oo kaliya
Sidaas waaye taliso adiga sirdoon noo ah ciwana Doda soobar😊😤👩✈️👨💻
I love your program zaki hajji Keep going man
Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam (SCW) .igula salliya suubanaha 😍😍❤❤❤❤❤
Thanls wasiir gabadha qadiyadiida waad muujisey aad baad umahad san tahay😊
Mahadsanid Zaki Bin Xaaji
Gabadhan ilaa Sanad aa la socday runti waxay si wngsn uga hadasha Taariikhda Soomaaliyeed
Waba rabay Qof Bulshada la wadaaga waxa fcn oo ay ka hadasho
Carabtu Gabadha luuq ay noga ceshten
Allha sharfo gabadhaan carabtu ma.oogala horumarka soomaalida
Somaaliyeey gabdha hanaan 1M gaarsiya Taarikhda Soomalida beey difaacda naago niiko bas soo bandhiga waad ugu shubteen
Wa layaba nagha nikoyo micnaha e uso kordhoyan umada somali jahilina ubadan yap
Mahadsanid zhp. Ilaa maanta qof kasoo. Hadla ayaan daydayayee 😢😢
Somali wa Somali ❤✅💪🏽👍girl my beautiful sister Allah ku barakeeyo Hanan iyo Zaki
Viva hanaan ❤❤❤❤❤
Mahadsan waziirkeena Dhiirigaliyaha dhalinta maanta waziir zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤❤❤❤
Gabadhaan aan ukacno Somalia 🇸🇴 ❤❤❤
ماشاءالله تبارك الله حنان عاشت الصومال وعاشت شعبها الله يعزك اخوي زكي❤❤❤🥰🥰🥰🥰
❤❤❤❤
فائزه كمان انتي ربي يحفظك لنا
Thanks, brother Zaki alle Haku sharfo sxb nun raga tahay walaasheen aan garab istaagno Somaliyey kartidrrna aan muujino I am Proud Somali
Hasoo sheegto xataa afsomali aan ku ceyneynaa waana xireynaa dhamaantood. VIVA HANAAN 🥰🥰🥰🥰🥰
Saaan idiin jeclahay somaliyey markaan cml
Asc All Hanan gabar aan aad ujecelhay somalinimada iyo tariqada u dagalanto uhiliya hanan❤❤❤❤❤❤
Thanks wll Zaki Soomalida Marna u qaraxee marna dadka somaalida difaaca garab sii 🇸🇴❤️🙌🏾😅
Waxaan noqonayaa qofka 19 naad oo soo gala
Viva xanaaaaan❤
viva gabar somaliyed oo carab dhan iskuga tagtey.
Viva hanan wana soo booqday tiktok iyo TH-cam keeda because of you mahadsanid zaki
FIFA MISS XANAN
NEVER GIVE UP MY SISTER WE ARE STAND UP FOR YOU FOR EVER SOMALI ARE WITH YOU SISTER XANAN ❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaa alaa hanaan waa rabay qof ka hadla waa gabar wanaagsan aqoona leh ha la caawiyo
Viva Hanan ❤❤❤ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ALLOW wiilasheena Noodaa Soomaalina Allow barakee
Never knew who she was but Will definitely support her Salute to Hanan.
Hannan gabadhaa waku xiranahay waxay u istaahishaa wlhi 1m inay gaarto ee somaliyay halagu yaaco gabadhaas wlhi
waad ku mahadsantay FariinTaadaH waan kuusoo jawaabi doonaaH sida ugu dhakhsiyaha badan *Wll qali Ah*🙏✌️😟🙏waad ku mahadsantay FariinTaadaH waan kuusoo jawaabi doonaaH sida ugu dhakhsiyaha badan *Wll qali Ah*🙏✌️😟🙏
Hanan qurux waa gabar ay somalinimada ku weyn tahay waa jeclahay sida qiimaha leh ay dadkeda iyo dalkeda u difaacdo guuleyso abaayo zaki thankyou wllkey anaga amar lee ka sugeyna suuqan ka saareya carabta😂😂
Wasiir ciwaanadoda no radi anakaa jafeynee Balan waye🇸🇴🇸🇴💪💪💪
Viva Hanaaan ♥️ 👌🏻 masha alah dhal gobeed
ماشاءالله.. اخت حنان الاصيلة… بارك الله فيك اختنا الكريمة…🌷🌷🌷
wlhi waa sugaayey ina arko gabadhaan wax fahma ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ carab wa saqajaaaan o xaywaano eh anaa aqaaano dad nafta ku jirto o waxa waye zeero
Somalia 🇸🇴 ❤
VIVA HANAN Somali I🇸🇴
masha allaah zaki gabadha hala caawiyo meelkastaba ciwanadeda dhan dadka halosoo bandhigo
Viva hanan 🦁🇸🇴🤝❤🇸🇴
Somaliyey hadan qabyalada iskadayno on iscawino carabta iska dhafo America la tartamayna ❤❤ viva xanan
Somaali iyagaa halkaa is dhigay ilaahay hawgargaaro ❤❤❤❤
Wan sugayay qof ka so hdlo wllshen hanan thanks wasiir zaki binu xajji waxa thy dhirigaliyaha dhalinyarada keep going ♥️😘
Viva xanaan love❤️🌹👍🇸🇴
Proud to xanaan
Sakariye waa legend sare oo dhalinyaradi u hadla dhiiga biya maaha 👏
Waan soo soconaa waa soomaali weyn
Keeb goin wasiir zaki pin xaaji 🎉🎉
Somaliyeey hanaan itena badan wa naqanaa ee aa washamsi bilaawno diyaar garoowa bal
Aana faaafino arintaan TH-cam kale aan gaarsino 🎉❤
Viva Hanaan ❤️🇸🇴🙌🏾
Inta ❤jiif kudawanaysa ❤like saara
Baaraka Lallah fiik 😊
SALALAAHU CALAYHI WA SALLAM 🖤🌼💚🍂💚🖤🖤
Masha Alaah ♥️ hanan viv wa hallo yeyada carabta ka ilmesisay gawadha halagarbistago❤❤
Salalahu caleyhi wasalim ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
viva xanaan cadeey ❤❤
Masha Alaha waa sax Abowe ilaha ha ku xafido nin nol
100k hala gaadhsiyo gabadha somaliyeey
Yeah sistee tell this arabs Somalia existed before arabs❤❤❤iisheega cawaankeeda aan ku darsadee laakiin carab hanagu sheegin gabareey
War daga daga ah nooqaka keena habeen danbe ❤❤
ما حصل لأختنا حنان مرفوض تماما .
تاريخ الصومال من أعظم التاريخ الإنساني العالمي .
نحن الصومال اسود العالم .
نحن الصومال اسود العرب.
نحن الصومال بناة الاهرامات والحضارة المصرية والحضارة القديمة اليمنية .
في الصومال اقدم نقش سبئي غدفي العالم .
😂😂😂😂😂 ربنا يحفظ لنا حناان
Waan kugu faanaynaa xanaan walaasheen baa tahay❤
Viva Hanaan Chanel ❤❤🇸🇴💪💪
gabar wax baraty waa dal wx bartay✊
Walaalahay waan idin salaamay dhamaantiin wax naga galay qiila wa qaala naar ha ku galinina soomaali iyadu ha isxisaabiso inta ilaahay uu ku qaban
Allah Is One ☝️🥹♥️🕋
Soomaalida iyagaa is daba jaro
Hore u soco abaayo❤❤❤❤❤❤ naga dhici dhurwaayada❤❤❤
Viva hanan🎉❤🇸🇴
Finally Waaa Soo qaadatay Queen of somali ❤❤❤❤
Viva gabadheena xanaan dabsaara carabta
Soomaalida qaar baa caqliga dameeraha ookale leh waayo isgoo ilaahaay soomaali madoow kadhigay ayuu carab sheeganayaa waar carab matihid ilaahaay qofmadoow buu kaadhigay midabkaaga Aamin ilaahaay halamurmin toobad keen subxaanalaah
I LOVE HANAN WLHI❤
Markay baahida u dhimanayeen soomaalida waa soo dhaweeyeen sharci xitaa waa siinay. Yamaniyiinta iyagana maxay noogu abaal gudeen inay dadkeenii dhibaateeyaan allahuma.
Waxey la yaben waaga aragnimadeda iyo sey wax u yaqaan wey u.adkeysan waayeen jaahilnimadooda iney wax ka faidanna ma rabaa balse wey iska kibrisiinayaaan ANNAGA DAD JUHALO AH WAXBA NAGA QADIMAYAN
Foolkaga ha sareyo wlshy❤❤😊
Wllo inay wax kafaaiidaan madiidanee inay taariikhdeenay xadeen kasooceshano diidanyihiin
6:32😂😂 wlhi waa qosly ,Alx ilahy somalia iga dhaliyay anaga wn is dagaali krna oo waa kala qeybsan krna ,lkn banaanka hdii la aado Hal ayaa nhy one❤maryooleyyy
1 million aad garsiino washamsina aad ku qaadno somaliyeey
Waa dad is og inay taariikhdeena xadeen marka waxayba diidanyihiin inay hadasho soomaali intay qabyaalad kahadlayeen umadihii kalena taariikhdeenay xadanayeen
Viva xanaan❤🎉
Masha allah my dhiiga allah ka qabto ishooda only gabar somalia ayaa sidaas sameeso❤🪬🪬🫂🫂🧿🧿
Allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Viva xanaan guul iyo gobanimo
Qofki uu horeyay from Australia
One day 100k so geynay 💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wr wasika gabadhi wan ku yacnay 80kun by u sii dhawadahay from wasirka 😊😊😊😊
Maxa ugu qoran tiktoka gabadha?
Hanan wa qof aan Mar hore ku xirnaa oo difaacda jinsiyadeda
Zakiyow gabadhi weyso jawabtaye sarakishina wey ka war sugayane lasoco ❤
Carabto wa xasidiin weyna na necebyihin somalia
Fiifa xannaan ha guullasato cadowgeedduna ha jabo Inshallahu bidmilaahi Kariim.
Keep going Hanan❤❤❤🎉
sax waye waxa jirto magaalo ku taala dalka masar aana lo ogoleyn in qof somali ah uu galo halkas waxa tala tariikhda dalkeena mana ay raban inay ogadan wana ka tariikh weynahy masarida
Mashaallah subhanaallah ❤️ 😍 💖 💙 ♥️ 💕 ❤️ 😍 💖 💙 ♥️ 💕 ❤️ 😍 💖 💙 ♥️ 💕 ❤️ 😍 💖 💙 ♥️ 💕 ❤️ 😍 💖 💙 ♥️ 💕 ❤️ 😍 💖 💙 ♥️ 💕 ❤️
HORE u soco
Half an dhee
Inaga Arabta somalida ayaa ka xadara ka tacna weyn
Wasiir waa ku salaamey arintaan adiga aan kugu deanery carabtaan mel aan sareynaa ee waa la isa soo galey fadhiga halaga kaco xanaan ku soco libaaxyo ayaa garbahaaga tagan
Viva xanaaan ❤❤❤❤
El sultana hanan 👸🏾💗
Viva hanaan waku wadana hore usco😍🥰🥰
Viva hanan👸🏽❤️🔥