24Hr & 100K 🥰 ILAHAYOW SOMALI ADAA IGA DHALIYAY | HANAN OO SHAACISAY QAYB KA MID AH RAGI SO HUJUUMAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1.1K

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 ปีที่แล้ว +372

    Dunida masoo marin qof lamida nebi muhammed scw❤☝️😢

    • @mohamedadenabdigangstar8271
      @mohamedadenabdigangstar8271 ปีที่แล้ว +3

      Allahuma sali wasalam cala sayidina muxamed ❤❤

    • @hodanitanajmanita6664
      @hodanitanajmanita6664 ปีที่แล้ว +1

      💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

    • @Darajooyin
      @Darajooyin ปีที่แล้ว +1

      S.C.w.

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 ปีที่แล้ว

      Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 ปีที่แล้ว +1

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hananchannel1928
    @hananchannel1928 ปีที่แล้ว +69

    Thank you very much Zaki Bin Xaaji.. 🙏🥰🇸🇴✌️

    • @omarpraatiko6620
      @omarpraatiko6620 ปีที่แล้ว +1

      Kor baa liif noogu saranahay carabta byo❤⚔️🔫

    • @dagandaacad5812
      @dagandaacad5812 ปีที่แล้ว +1

      Walshy malaayiin jeer adaa mahadsan kuwa kugu soo qaldamay way ka shalaay doonaan inee soomaali soo faragashteen.

    • @aaya_channel
      @aaya_channel ปีที่แล้ว

      Masha Allah ❤❤❤❤

    • @aayanaayan6338
      @aayanaayan6338 ปีที่แล้ว

      @hananchannel1928: Waad ku mahadsan tahay walaashay sida aad dhaxalkeena u soo bandhigtay una difaacday
      Soomaalidu waxay wakhtigooda ku lumiyaan ka hadalka qabiilka sidaa darteed dhaxalka taariikheed ee ay leeyihiin ayaa aad uga weyn
      Jiilka Soomaaliyeed ee da'da yar waa in ay ogaadaan asalkooda

    • @khadiijohassan8454
      @khadiijohassan8454 ปีที่แล้ว

      Boqortooyo😊❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW ปีที่แล้ว +234

    Hanan Queen of queen ❤️ Keep going sister 🙏🫶🏻❤️😊

  • @unique45016
    @unique45016 ปีที่แล้ว +65

    Let her gets into half million in TikTok and 100k in TH-cam I know we can do this somaaliyee, Alhamdullilah Somali aankadhalane ❤🥰 dad dhiigle leh💪🤩we love you hanaan, our queen 👑🥰

  • @ladannor1041
    @ladannor1041 ปีที่แล้ว +21

    From zero to hereo hanan channel 14k to 100k in one night somali ay ka dhalatey mrnba no hooos🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 ปีที่แล้ว +44

    Anagu aan is xagxagano lkn hadii aftubakayaal nugusoo xad gudbeen somali waa hal far masha allh dadkayga dhiigaan ku jeclahay ilahay baa iga dhaliyey soomali ❤❤❤❤❤❤

  • @samiiroxasan3288
    @samiiroxasan3288 ปีที่แล้ว +127

    Somali is not easy 😂😂

  • @sayid5352
    @sayid5352 ปีที่แล้ว +29

    markas oo kale qabiil dhanba ilawna hada somali nahay waa dad qalbi wanagsan somali hadanahay ❤

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 ปีที่แล้ว +44

    1M gaarsiya gabdha Somaaliyey ❤️🇸🇴🙌🏾

  • @SucdiHaybe-xm2qr
    @SucdiHaybe-xm2qr ปีที่แล้ว +58

    Adun weynaha 😮😅hal qof somali ah oo hadlo ka cabsadan😂ya u shega somali iney iyagu is heystan mar walba lakin cadow Goda 😂wey isku racay vivi somali❤😢

    • @dagandaacad5812
      @dagandaacad5812 ปีที่แล้ว +2

      Dad laga duceysta nahay😂

    • @aminaamish242
      @aminaamish242 ปีที่แล้ว

      Xin uwalalal bn nhy saasna maxumo aad ayey ufcnthy qof digaga inad garab istaagto👍🏽🇸🇴

  • @hamdilast1223
    @hamdilast1223 ปีที่แล้ว +62

    Viva Hanan ❤❤ Zaki you’re one of a kid👋🏽

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 ปีที่แล้ว +21

    Somali quwadood hada rabto inaa aragto dagaal anaka iyo wadan kale aan is qabsano maasha allaah hanaan waa runta abaayo qurux ilaahey somali inaga dhaliye mahad leh kun Mar kow dheh anigo arintaan ogeen had zaki ku xeranahay ka maqlay xataa dhiiga I kacay waa ku soo raadin doona aniga iyo asxaateyda gara kaaga naga day ❤ boqortooyo

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 ปีที่แล้ว +104

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤❤

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 ปีที่แล้ว +1

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @guirehmoussa8848
    @guirehmoussa8848 ปีที่แล้ว +26

    200 k inshallah hanan ,elle defend notre identité from Djbouti.

  • @nafissaladieh9671
    @nafissaladieh9671 ปีที่แล้ว +33

    Viva hanan from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @CubeydFaarah
    @CubeydFaarah ปีที่แล้ว +9

    Xanaan abaayo waxaa ka dhalatay Boqortooyo soomali🇸🇴🇸🇴🇩🇯 guulayso soomaali oodhana waa adiga wayna ku garabtaagan yihiin viva xanaan❤❤

  • @lafaane
    @lafaane ปีที่แล้ว +34

    Allow adaa somali iga dhaliyay alx🥰🤲

  • @macrobians
    @macrobians ปีที่แล้ว +4

    Wasiir waa mahadsan tahay abaal weyn baan kaaga haynaa Soomaalina waa u hiilisay. Carabtaan masaarida iyo yemaniyiinta u horeeyaan waxay dagaal kula jiraan taariikhda soo jireenka ah ee ummada Soomaaliyeed.
    Carabtaan anaga dad ka dhignay oo waxay haystaan oo ku faanaan taariikhdii awooweyaasheen.
    Soomaalinimo🇸🇴🇸🇴❤

  • @R9_H4keem
    @R9_H4keem ปีที่แล้ว +55

    Ku salli rasuulka scw❤

  • @BuuhroobleAfteeb
    @BuuhroobleAfteeb ปีที่แล้ว +13

    Mahadsanid wasiir way na soo gaadhay fariiinyaada waana mudan tahay wx wlpa oo wngsn❤

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax ปีที่แล้ว +66

    Mahadsanid waziirkeena waxa tahay Dhiirigaliyaha dhalinta maanta guulayso waziir zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤l 💯 👌 👏 💪 👍
    Somalia is not easy

  • @Zimish12380
    @Zimish12380 ปีที่แล้ว +20

    Masha allah wasirka gabadhan mu ka hdla ba isla ha ugu danbeyn gabdha wad so qabatay wasir ani xanan mrki horaba wan ku xirna ugu danbeyna sarakisha iyo somalidaba wey u kacen I.a 1m u rajeyna 3 days wa ina 500k xirna wasir thanks adna 🧡ader dhigu biya maha👸🇸🇴 🤍🔥

  • @Hamoudi_A
    @Hamoudi_A ปีที่แล้ว +23

    Msha allh Somalinimo viva Hanaan🇸🇴👑

  • @fadumaabdi5812
    @fadumaabdi5812 ปีที่แล้ว +24

    Viva Hanaan guul somaliwyn🇸🇴❤️

  • @Ryn20011
    @Ryn20011 ปีที่แล้ว +9

    Adigane boqor batahay wllo keep going ❤
    Viva hanaan ❤

  • @hamdimaanka
    @hamdimaanka ปีที่แล้ว +6

    Wlhi 5 cinwaan aa leyahy iyo intaan aqaaney baan so qabtey wana u saarney somalinimada wlhi waku dhintaaa jah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @samiraswety2115
      @samiraswety2115 ปีที่แล้ว +2

      Dhiig ledahay abayo aniga wa uso saare wana u sher.gareye dadka aqano somali way is jcshay m.a

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 ปีที่แล้ว +9

    Thanks wll zaki bin haaji shaqo fiican baad qabatay ❤️🇸🇴🙌🏾

  • @DayaxYaasiin
    @DayaxYaasiin ปีที่แล้ว +9

    Wasiir wanku salamay qofkii labaad ayan ahy oo muqalka dawanayo❤

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 ปีที่แล้ว +6

    Viva hanan waa in 1 million la gaarsiiyo 24 saac gudahood😢❤

  • @MaryanGarad-p1d
    @MaryanGarad-p1d ปีที่แล้ว +7

    Manashallah guuleyaso walaal zaki bin xaaji adaa lagugu ogayahay in aad Soo ururiso dhalinyarada somalida hanabalayo

  • @mariamdegan8961
    @mariamdegan8961 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah zaki bin haji mahadsanid gabadha dhanwalba halaga dhiso

  • @layloali6139
    @layloali6139 ปีที่แล้ว +13

    Alx illaahoow adaa soomaali iga dhigay❤❤

  • @QadariNolosha123
    @QadariNolosha123 ปีที่แล้ว +4

    Waziir cawaa dhiibtii itusisay dhiiga inow mid yahay Salute Zaki 🙌

  • @ibrahimfakatax6532
    @ibrahimfakatax6532 ปีที่แล้ว +21

    Masha allh dhabadhena dhiig ee ledahay ❤

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 ปีที่แล้ว +1

    Hanan waa geesiyad soomaliya
    Habbti hore u soco quxley❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamzeomarwaberi8988
    @hamzeomarwaberi8988 ปีที่แล้ว +23

    Viva somali

  • @MaxamedSiraad-ip5fl
    @MaxamedSiraad-ip5fl ปีที่แล้ว +10

    All Jecliyaa somali Nimada ❤❤❤🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @ubahmoahmed5620
    @ubahmoahmed5620 ปีที่แล้ว +6

    Gulayso wasir runti waxa thy dhirigaliyaha dhalinyarada keep going 🥰💖

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 ปีที่แล้ว +14

    Zaki adigana legend 🙌 👏 ❤ 🎉

  • @samiraswety2115
    @samiraswety2115 ปีที่แล้ว +8

    Queen hanan anaga garabkada ah abayo somaliya ka dhalate ciil uma dhimanaysid carabta xunta anaga ujoogno dulufyasha

  • @marayamomar7481
    @marayamomar7481 ปีที่แล้ว +10

    dhiigo biyo maha somalinimo❤❤❤❤

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 ปีที่แล้ว +22

    Waziirka dhalinyarada waan ku qiray Allah ku dhowro wll✊✊❤
    Viva Hanan

  • @AyanAden-up5yr
    @AyanAden-up5yr ปีที่แล้ว +1

    Xanan waxan leeyahay walashay Hawalwalin اقولك اختي أشكر ربك انك الصومالية الشعب الصومال أسود وابطال الإفريقية💪💪🦁🦁🦁🦁

  • @ShaakirSaadaq-u9d
    @ShaakirSaadaq-u9d ปีที่แล้ว +41

    𝐭𝐚𝐥𝐢𝐲𝐨𝐨𝐰 𝐚𝐧𝐚𝐠𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐤𝐮𝐰𝐚𝐝𝐧𝐚𝐚

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed ❤

  • @madinaomar3703
    @madinaomar3703 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah damiirkaa kugu jeclahay ❤allaha ku xafido Viva Xanaan❤❤❤

  • @yasminhashi2392
    @yasminhashi2392 ปีที่แล้ว +5

    Hanaan waa in la garab istaago inka difacena ayaa lagu hayastaa ❤

  • @djibworld
    @djibworld 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hanan the Queen of somalis

  • @gacal121
    @gacal121 ปีที่แล้ว +5

    I support our sister hanan
    Keep going sis.

  • @user-j2i9d
    @user-j2i9d ปีที่แล้ว +15

    Viva Xanan ❤👑

  • @farhansaed6705
    @farhansaed6705 6 หลายเดือนก่อน

    Wasiir aad iyo aad baad ugu mahadsan tahay isgarabtaaga Dr's hanaan hoyga taariikhda soomaaliye she is guuto kooeaad carab meel baysaartay

  • @MaanCade-ri3tc
    @MaanCade-ri3tc ปีที่แล้ว +10

    M.a soomalinimo viva xanaan❤❤❤

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd ปีที่แล้ว +4

    Somalinimo🇸🇴❤️❤️ Viva hanan ❤❤🥰🥰

  • @umashapeel
    @umashapeel ปีที่แล้ว +25

    Keep going sis we love you ❤️

  • @Haashim3460
    @Haashim3460 ปีที่แล้ว +2

    Legend zaki binu xaaji horay u soco walee Waxad tahay halyey

  • @ahmedosman8802
    @ahmedosman8802 ปีที่แล้ว +13

    War soomaaliyeed gabadha aan garab galno aaan garabistaagno
    Follow haladhaho❤❤

    • @hidan268
      @hidan268 ปีที่แล้ว +1

      Aniga TH-cam kama xasdin lkn wax kaleh maisticmalo lkn wakaas TH-cam aan usaari waayo dhiigo biyo maahin ayee dhahda somalida❤

    • @niyaaladem
      @niyaaladem ปีที่แล้ว

      ​@@hidan268. Sidoo kale TH-cam mooyee social media kale ma isticmaalo

  • @abdirahmanmankey2253
    @abdirahmanmankey2253 ปีที่แล้ว

    Gawadha wlhi waxee hesaa tariiq dheer 1m uqlantaa zaki thenks mesha kasii wad somalia hormarkeda utaganthy ytubeka sida kuwa malayacniga kuma jirtid m.a

  • @fadumoali4700
    @fadumoali4700 ปีที่แล้ว +11

    Aaway yutubleey kale oo caanka ahaayeen Ck. Dirisle Asad? Gabadha ha la garab is taago . Soomaaliya ha noolaato❤❤❤ waziir waan ku wadanaa masha'allah

    • @ZAKYAREE
      @ZAKYAREE ปีที่แล้ว

      Kuwas ma dad u taqanaa sorry wllo

  • @iimanahmed4503
    @iimanahmed4503 ปีที่แล้ว +12

    Soomali soo jeesatey cidna ma hor istaagi karto❤❤ wasiir guuleyso

  • @galoolconsultinggrp893
    @galoolconsultinggrp893 ปีที่แล้ว

    Sxb Hannan is our ambassador in Arabia waan tageersanahay e you tube keeda magacii….. adigana waad ku mahadsantahay inaad nala socodsiisid

  • @AshaAdan-fc1do
    @AshaAdan-fc1do ปีที่แล้ว +6

    Viva hanan ❤❤🎉

  • @AbassAbdinasir
    @AbassAbdinasir ปีที่แล้ว +3

    Viva Queen Hanan❤,Zaki Ur legend.

  • @MaxamedNuur-k1n
    @MaxamedNuur-k1n ปีที่แล้ว +17

    Queen xanaan❤

  • @galoolconsultinggrp893
    @galoolconsultinggrp893 ปีที่แล้ว +1

    Somali History is buried we have to reintroduce it again and again viva Somalia is 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cumarqalombi
    @cumarqalombi ปีที่แล้ว +3

    Anoon comments qori jirin caawa waa iqabatay dhishiike wadaa walhi waxaan dhigo soo fiirso ❤❤❤❤❤

  • @BahjaAxmed-ut6qr
    @BahjaAxmed-ut6qr ปีที่แล้ว +1

    Wad mahadsantahay waziirkena waxa tahay wiil dadkisa iyo dalkisa kawar qaba ilahay haku xafido wazir adunkan kugu jecelahay Walalnimo waadhah🥰🤴🤲🫂♥️

  • @nasranuura1125
    @nasranuura1125 ปีที่แล้ว +6

    Keep going wllashay Hanaan ❤❤❤

  • @asmasmoments9083
    @asmasmoments9083 ปีที่แล้ว +3

    11kun oo sano 11qarni maaha waa boqol iyo kow qarni 101 qarni weeye😢😢alla somaliyey maxan hurudnaa Ma waxan ahaan jirnay iyo maanta waxan nahay KACA hurdada ka kaca 😭😭😭😭😭 hanan garab istaaga barta jiritaankina🤌

  • @amishmaxamed3043
    @amishmaxamed3043 ปีที่แล้ว +4

    Viva Hanan 🇸🇴🦁

  • @housseing
    @housseing ปีที่แล้ว +3

    Viva Hanan Stay ahead always🎉🎉

  • @hananfashion1126
    @hananfashion1126 ปีที่แล้ว +7

    Somali ciyaar ciyaar ma ahan😮😅❤

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah guuleso saki bin xaji gabada wa so followers gareynay shalay 100k subscribers wa garsiyen sarakisha carab wxey yahin aya tuseyna wan so rabot nay somaliya so rabot carabto gabartan wa gabar halyey ah xit waxey natustay in ey farconti ahayen somaliya

  • @abdihakindaqni3070
    @abdihakindaqni3070 ปีที่แล้ว +3

    Hanan we are with you sis

  • @kmss757
    @kmss757 ปีที่แล้ว +6

    Keep going Hanaan❤❤❤

  • @Kingyakiboy
    @Kingyakiboy ปีที่แล้ว +7

    zaki bin xaaji waziirka ❤❤ viva xanaan

  • @khadrabintusheikh8862
    @khadrabintusheikh8862 ปีที่แล้ว +4

    Jah somalia ha noolaato 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤ waa qiiroode😢😅❤❤❤❤❤

  • @LastTime-sc4ky
    @LastTime-sc4ky ปีที่แล้ว +4

    Sxp waa mahadsantahay gabadhaan horaa muuqaaladeeda udaawan jiray lkn magaceedi iloobay hadaa inaa isoo xasuusiso oo lagarab istaago waa kufaraxsanahay adiga mahadsanid
    Dhalinyaradaan ookale soo garab istaag

  • @hassanabdinasir5847
    @hassanabdinasir5847 ปีที่แล้ว +1

    Zaki legend keep going my brother always we are your side and don't scary something like that

  • @iqramaxamud4890
    @iqramaxamud4890 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah ❤❤❤❤

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 ปีที่แล้ว

    GEBDHAH SOMALIDA
    WA LAMA TABTAN DHAMANTOT.
    QAALI XANAN FI SML
    SHARAF KU NOLOW
    ALLAHU MA AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN
    🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴.

  • @WasaayeQooroweyne
    @WasaayeQooroweyne ปีที่แล้ว +4

    Viva hanan❤😊💪🇸🇴

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 ปีที่แล้ว +1

    Dhiigaa i kacay maasha allah tabaarakallah hanan ❤️🇸🇴🇸🇴💞

  • @FardouzMohamed-dv1vn
    @FardouzMohamed-dv1vn ปีที่แล้ว +3

    Alx Illahow Adan iga dhalin carab bila tarikha😂❤

  • @aliahussein9044
    @aliahussein9044 ปีที่แล้ว +1

    Qadiyadii ku qaaday kuma dhigto hadaa maqasho iney igu dhacday caawa wiligey comment qof uma qorin lkn caawa goor aan cashadii dhameyey xitaa waan gara wayey😅😂 😅

  • @osmanhusienabdi6458
    @osmanhusienabdi6458 ปีที่แล้ว +5

    Waa ku salaame talye ❤❤❤❤❤😂🎉

  • @abshircadde2910
    @abshircadde2910 ปีที่แล้ว +1

    Somali meel ay kaa jirto waziir rag ayaa kaa jirto 😢❤

  • @midnimomedia198
    @midnimomedia198 ปีที่แล้ว

    Wa mahadsantahay halyaygeena Wasiir Zaki adiga iyo walasheen aqoonyahamad Hanaan sido kale waxaan umahadcelinaya dhamaan wazirada kugu xiran wa libaaxyo geesiyaal aan agtooda lagu cishoon alle madaxiina haraajiyo sharaf iyo gobanima no horsedaan haka daalina Ina udgaalantan magaceena geesyasheena VIVA Wasiradeena Saa noga farxiseen rabi haidiinka farxiyo 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @Mohamed_Haaji_issa
    @Mohamed_Haaji_issa ปีที่แล้ว +3

    FIFA Hanaan Boqorad Nala Dhalatay Waaye 🥰🥰🥰🙏🙏🙏

  • @MulkiQueen-o6l
    @MulkiQueen-o6l ปีที่แล้ว +1

    Wallaahi waan farxay markaan arkay gabartaan nimanka ciwaankood iyo dalkooda ayaan kucaayay luuqada carabiga

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂We commentiland are on it sister Hanan💙

  • @Barlamantalka
    @Barlamantalka ปีที่แล้ว

    Hanaan wax badan ayaan ku xirnaaa oo waxanlahay gabartan maay garab istagaan lakin somalida social media jogta badankod xumaanta iyo qabyalada ayaaa ubadan yihin aduunka ilaaa gar ah isgaa firiyaa oo dadka tariikhda ka hadloo hala dhiiri galiyo
    Somali hanolaato❤❤❤

  • @Ahmedfanah-ch2il
    @Ahmedfanah-ch2il ปีที่แล้ว +5

    Viva xanan❤❤❤

  • @waayahaonlineacademy
    @waayahaonlineacademy 28 วันที่ผ่านมา

    mr zaki bravo gabadhan hanan walaahi waa xaawa taako oo kale taariiqda umadeenna oo la tirtiraayo ayey iftiimineysaa waxa eey kahadleyso oo dhanna waa xaqiiq sal iyo raadleh guul hanan

  • @Xamda-wp9pz
    @Xamda-wp9pz ปีที่แล้ว +4

    Viva xanan 🎉🎉🎉❤❤

  • @aididmohamed8165
    @aididmohamed8165 ปีที่แล้ว +1

    Viva HANAN, somalidu hanoolatoo❤

  • @tasnimsaid7939
    @tasnimsaid7939 ปีที่แล้ว +3

    Viva somalia 🇸🇴 ♥

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi ปีที่แล้ว +1

    Mashallaah 🇸🇴🇸🇴❤️ keep going 🇸🇴💙🇸🇴🌺🌺💐

  • @deeqomohamud6962
    @deeqomohamud6962 ปีที่แล้ว +3

    Allow Somali hano wayin❤

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 ปีที่แล้ว +1

    Walahi wasiir aad ayaad ugu mahadsanatahay in aad gabdha garab istaagtay mahadsanid ❤❤❤

  • @boqorkakaftankainamohammed1448
    @boqorkakaftankainamohammed1448 ปีที่แล้ว +3

    Legend zaki keep doing brother